5 GOORTA QOFKA XIRIIRKA LOO JARO💔

  Рет қаралды 97,666

Ayub Ahmed Media

Ayub Ahmed Media

2 жыл бұрын

5 Goorta qof xiriirka loo jaro baro.
=======================================
Connect with me on social media
Facebook: / ayubaxmedmedia
Twitter: / ayubaxmedmedia
Instagram: ayubaxmed
#ayubaxmed
Subscribe to my channel:
/ suhaybsaajidmediapro
Subscribe to my second channel:
/ @ayubahmedpodcast
My Gear:
Nikon DSLR Camera
Lens Nikon Prime
Mic Movo WMX 1
Lighting: Neewer
Editing Software:
Sony Vegas Pro 13
After Effects
Sounds:
VideoHive.com

Пікірлер: 239
@bilancadey6334
@bilancadey6334 2 жыл бұрын
Waxan lajoge qof aan islahaa tolow hadi uu kaatago noloshaadu maxay noqon waliba anoo an helayn wxi an kamudna Hadna goaan aan gaaray aanan katagay anigoo waliba ilmaynaaya balse waxaan galay farxad aanan islahayn waa galaysaa waliba anoo cidna kutiirsanyn mahadoo dhan allah Bay usugnaatay allxamdullilaah🤲❤
@randa2659
@randa2659 2 жыл бұрын
Aniga hada ku sugan qof ii qalmin baan la joogay mar walbo aniga qaladka.dusha.saaran.jiray lkn mantan ayaan kasoo dhaqaajiye
@bilancadey6334
@bilancadey6334 2 жыл бұрын
@@randa2659 Haa walshay meshan naftdu frxad ku daremayn wa kahasab ina kakacdaa
@randa2659
@randa2659 2 жыл бұрын
@@bilancadey6334 ha wllo lkn dreenka waa cajiib xanun baan dremayaa
@ayaanhamudguleed8955
@ayaanhamudguleed8955 Жыл бұрын
Alle Hakugu wado farxada waliga qof na laguma xidho farxadada ama noloshada
@khadijahassan7130
@khadijahassan7130 2 жыл бұрын
Thanks walaal qaali, aniga qofka marka aan la shekeesto waan aqri karaa waxuu yahay sida qof aan dukan waajibkii oo ilaah ku lahaa iyo wax la mid ah waan u goyaa sababtoo ah mustaqbalka dheer ayaan ka fikiraa. Hadaan Somali nahnay inta badan waa iska guurso lakiin qofka aa guursato waa your success or failure in this life and the next. Marka ani waxaan aaminsanahay put your trust in Allah and choose wisely 😊
@deqoali8160
@deqoali8160 Жыл бұрын
Ma shaa Allah hoyadi ku dhahay hadey noshahay cafimad iyo cimri dheer Allah hasiyo hadey dhimatay jaanatu fardows Allah hageyo
@YusufCumarxidhigAjka-tx5jg
@YusufCumarxidhigAjka-tx5jg Жыл бұрын
Masha Allah walal Hadalkaka waxbadan ayan kafahamay Arintan waa inaso afjara wayo mustaqbalkeyga aya ku dhumayo walal ayub allah ku barakeyo jogitankaka adunka faido ween ayan kuku qabana mahadsanid wll qaaali
@hamdihassan9578
@hamdihassan9578 2 жыл бұрын
Masha Allah wllkey sida mar Waliba nola talineyso🙏💚🥰adna allah ha ka abal mariyo amiin🤲💚
@khadarhello9071
@khadarhello9071 Жыл бұрын
The best teacher of the year❤
@hodanmaxamed7510
@hodanmaxamed7510 2 жыл бұрын
Masha allah dhirigeliye ayuub alle caqliga iyo cimriga haku barakeeeyo🥰
@khalidkhalif194
@khalidkhalif194 2 жыл бұрын
Alle haku xafido ustaad❤️ dhiirigalin wanagsan ayan ka dhaxlay🥰
@pheynuus9840
@pheynuus9840 2 жыл бұрын
Masha Allah ustaat Ayuub guuleeyso
@mariamohamed6785
@mariamohamed6785 Жыл бұрын
İlahey caqliga haku koriyo Qof kula mid ah ma arak Mash llh✔️🙏🏽
@hanaadan1283
@hanaadan1283 11 ай бұрын
Masha allaha caqliga allaha ku barakeeyo wllo ayuub wax badan Baan kaa faaiday wllhi shukran
@nuramaxamed9117
@nuramaxamed9117 3 ай бұрын
Wan warwr sanahay qofkan ima walmo. Wa. Raba mana rabo goana waxannku gadhay an igon wax xan tusin waxna ku odhan in ana ka gabsado sidana ugu jaro xidhidhka lkn nabsiban ka baqay wayo qofkan ma ogi inu qalbiyan i jecelyay xal ma garanayo farxadan kuam haysto iyo horu mar xidhidh😢😢
@xafsoxafsocaydiid1636
@xafsoxafsocaydiid1636 2 жыл бұрын
Mahadsanid wall alha ku barakeyo
@abdikariinmohamed7705
@abdikariinmohamed7705 2 жыл бұрын
5 SHANTUBA ISKUMA ARKIN WLL AYUUB WAANA KU FARAXSANAHY ♥️
@ayaanhamudguleed8955
@ayaanhamudguleed8955 Жыл бұрын
masha AllaH dhirigaliye Ayup Ahmed Alle Haku barakeeyo walal🥰❤️🤲
@xafsaxaji4576
@xafsaxaji4576 2 жыл бұрын
Mnsh allh. Ayuub ahmed 🙏🙏 rabi haku xafido 🙏 wlllo
@nimconawaal9001
@nimconawaal9001 2 жыл бұрын
thnks wllky wad nadhiri galisa Alle waxan weydisaneyna wax kastoino qeyra inu ina siiyo sharo dhana u naga fogeeyo qeyrodhana u nala kulmiyo
@user-HamDuSh
@user-HamDuSh 26 күн бұрын
HaDelKii noloshaYda BadalaY waxaN dip ugu raxaySanaYa 2024 June 30 AllaH Haku sharFo ❤😊
@muxuboahmed225
@muxuboahmed225 2 жыл бұрын
Masha Allah, barnamij aad ufican ayad nosogalisa huno kheyr Alaha ku siiyo
@hanaahmed2211
@hanaahmed2211 Жыл бұрын
mashAllah love this video. thank you
@zainabsiham3155
@zainabsiham3155 6 ай бұрын
جزاك الله خير ❤
@samiiroisse9686
@samiiroisse9686 2 жыл бұрын
Marwalpo wan kugu xiranahy sabbto ah videowyadada wa kuwa waxtar badan walal inbadn wax wan ka faidey ilahey haku xafido apowe💘
@kafiyaabdirahmanshekeye123
@kafiyaabdirahmanshekeye123 2 жыл бұрын
Masha Allah ustaad ayub
@sahramaxamed1572
@sahramaxamed1572 2 жыл бұрын
Thanks you wllkay
@sarahgadac
@sarahgadac 2 жыл бұрын
Absolutely it’s the facts 💯
@asmadahir9749
@asmadahir9749 2 жыл бұрын
Wxd thy qof aad uwangsan oo anfa umada ule الله يحفظك ياأخي
@mariammohamad7977
@mariammohamad7977 2 жыл бұрын
Ayuub Mashaa Alaah
@asmaxaaji8283
@asmaxaaji8283 2 жыл бұрын
M Allah shukrn wll ayuub
@laylaismail4209
@laylaismail4209 2 жыл бұрын
illahy swt hayno dooro meel khyr leh inshallah
@asmamahadcaaish4081
@asmamahadcaaish4081 Жыл бұрын
amiin
@aaminamursal1116
@aaminamursal1116 Жыл бұрын
M allh wllky alle haku xafido qof ayan lasocon jiray aa isiin xishmadii aan ugabaahnaa a anoo isku sasabaya mar ayey wax isbadalaayan dabadeedna wuu igategey lkn cilmi ayey iinoqota alxamdlillh waxbadana adaan kaafaa iida kadib wllky alle hakuxifdiyo
@emmyyyyusuf1662
@emmyyyyusuf1662 2 жыл бұрын
Teacher of the year😭❤👍
@kaletosman9069
@kaletosman9069 2 жыл бұрын
🙄waxbad fahante ma isku carrna
@emmyyyyusuf1662
@emmyyyyusuf1662 2 жыл бұрын
@@kaletosman9069 haaye😂
@kaletosman9069
@kaletosman9069 2 жыл бұрын
@@emmyyyyusuf1662 dee hye iso qabo hhh maga cayga un Facebook ha ku qor kaled ozman
@abdiali503
@abdiali503 Жыл бұрын
Orodoo shekh musatfe dhgyso
@queenkaafizoh4784
@queenkaafizoh4784 2 жыл бұрын
M.a wll tallo wngsan nasiiyo allaha kaa ajarsiiyo
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 Жыл бұрын
Thank you brother for advice
@fartunwasuge8322
@fartunwasuge8322 2 жыл бұрын
masha Allah baraka Allah fik❤👍
@Arisonnaa
@Arisonnaa 2 жыл бұрын
Thanks Ustaaad 🙏
@ridumuhiyadin6568
@ridumuhiyadin6568 Жыл бұрын
Inta wax ka faiday illhy baa og tnx mcln 💖
@jabaan20cumar33
@jabaan20cumar33 2 жыл бұрын
Masha allah brother
@simangurey8416
@simangurey8416 2 жыл бұрын
Video qalpigayga taaptay wlhi wax badan ban ka faiday jazakallah ayuupow malintan kupartay wlhi waxan bartay KZfaq aad uwanagsan wax badan ban ka faiday
@queenleyla3329
@queenleyla3329 2 жыл бұрын
Mashallah 🥰 aniga markan dadkale lajoogo farxaada an daremo mid kasi badan Ayan darema asaga markan lajoogo mana aqaan sbbta!
@roxxbrown7421
@roxxbrown7421 Жыл бұрын
Thanks teacher 🙏🏿💕
@hdhdhhhdhhfjgkd6193
@hdhdhhhdhhfjgkd6193 2 жыл бұрын
Mashaa allaah mahadsanid talooyinkaada waan liibaanay wayo god aan ku dhicilaa ayaad iga badbaadisay shugran ustaad
@aaminaismaciil3720
@aaminaismaciil3720 4 ай бұрын
Ayuub alle haku dhawro wll su aal qof kasta aan xidhiidh wadagno wuu iga taga sabab la aan waxan ahay qof ad adag xaga jcylka anoo ilasha naya sharftayda maxn sameya haduu qofkan mudo wada soconaba iga tagayo sabab la aan tageran ku ahay bils iso jawab ayuub
@amancrn8715
@amancrn8715 4 ай бұрын
Waan ku saxan tahay in aad sharaftada ilaalsato
@MajidMajid-yf2tt
@MajidMajid-yf2tt Жыл бұрын
Shukran ustaad
@wardaadem8696
@wardaadem8696 2 жыл бұрын
Alle abaalkaga janno haka dhigo ustad🥰
@hafsasuleiman8270
@hafsasuleiman8270 2 жыл бұрын
Thank you brother .that happens many times.
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 Жыл бұрын
JAZAAKA ALLAH KHEYR
@ruunruun6136
@ruunruun6136 2 жыл бұрын
Ustaaad waad kuu mahadcelinaynaaa sida wacan oo Aad xaqiiiiqada noogu iftiiimiso thank u Again💯💯🌹🌹🌹
@kamaaldiinkamaaldiin2773
@kamaaldiinkamaaldiin2773 Жыл бұрын
la i qayanay
@islamicworld9438
@islamicworld9438 2 жыл бұрын
Aniga waan arkay intaba lkn isbuuc ka hor ayaan joojiyay xiriirkiisa lkn dhibaatadu waxay tahay qalbiga ayaa Ka gubanayaa waqtiyo badan
@queenayaan7948
@queenayaan7948 2 жыл бұрын
Ilaah Bari xabbti qalbiga allah ku qawojiyo mcne
@laylaaadanlaylaaadan7382
@laylaaadanlaylaaadan7382 2 жыл бұрын
masha allah keep going wll
@abdihakimjama1877
@abdihakimjama1877 2 жыл бұрын
Masha allh thanks 🙏
@fatoumamahamoud135
@fatoumamahamoud135 Жыл бұрын
Ayuub thanks for you ♥️♥️♥️♥️
@fatimafilsan8318
@fatimafilsan8318 Жыл бұрын
Wll ayuub waa kaa faa iidaa alaha ku xafido
@santos_tiktok8115
@santos_tiktok8115 2 жыл бұрын
Our solution ✌🏻🙏🏻
@saharaismail9661
@saharaismail9661 Жыл бұрын
Thank you 🙏 very much wll
@user-jr3ej9pw4h
@user-jr3ej9pw4h 2 жыл бұрын
Xaqiiq wllky yaxfidu kallaah
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 Жыл бұрын
Brother Allah kuxifdiyo
@ugbadabdirahman3837
@ugbadabdirahman3837 2 жыл бұрын
Manta aniga u horeyo aniga shekada nolashada dhageysanay iso dhacay mahad sanid ustaad 🙏 🤩
@hawahaybe5967
@hawahaybe5967 2 жыл бұрын
Mahadsanid wlo
@shaymaawil5872
@shaymaawil5872 2 жыл бұрын
Macalinka nolosha rabbi haku xafido
@anabise5112
@anabise5112 2 жыл бұрын
Maa shaa Allah sax 100%
@rahmamoumin753
@rahmamoumin753 Жыл бұрын
Merci beaucoup hno macan
@nadiiramaxamuud2404
@nadiiramaxamuud2404 Жыл бұрын
Wlll wxn wada second wiil wllkas wuxu jecelyahy inu markasta ikantarooro mrkstana igu hinaso wx kalsonyana iguma qabo hadana kali ayn uahy lkn isagu maaminsana wuxu jecelyahy inu dabecadahygi hore oodhan uubadalo Ana sikastan isu dhaho ka fogow kama figan karo Pilz tlow fican inad isiiso ayn rajaynaya Pils hore iiguso jawab
@basadiirkasoomaaliya5265
@basadiirkasoomaaliya5265 2 жыл бұрын
Keep going pro
@SaabiriinCabdullahi-hl4zm
@SaabiriinCabdullahi-hl4zm 8 ай бұрын
My teacher ayuub xafdullaah😭🫶🏼
@Rama____1
@Rama____1 2 жыл бұрын
Qeybta dhiiri gelinta ino so geli wa waxa kali ee aan ku dhaqaqo😌
@ismahaanroyaalbi3999
@ismahaanroyaalbi3999 2 жыл бұрын
wll Arin An go an ka qadan lahay mudo 7 bilod ihey sata in ad ila talisid Ayan Raba Xage laga la soxiriri kara
@hayaatmohamed8778
@hayaatmohamed8778 2 жыл бұрын
شكرا يا اخي 😘😘😘
@ayanabdi5894
@ayanabdi5894 Жыл бұрын
💔❤💔💔💔💔💔💔💔😭 Thanks research forever 🙏 hdl dareemiikaran 😘😘👍 oghyn kadhayan insh allah
@ahmedyahye2623
@ahmedyahye2623 Жыл бұрын
Wllky Ayub Moh'ed Alle Haku Barakeeyo.
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 Жыл бұрын
Absolutely good idea
@shadiyaadam
@shadiyaadam 2 жыл бұрын
Keep going 👍
@khadarinhobukaayali4156
@khadarinhobukaayali4156 2 жыл бұрын
Sxb suhayb waxan rawaa gabar aan is jecelnahay hadana waan kala tagnay markan kala tagnay gabadhii haweenki waan ku riyoona markaan aan iloowo waan ku riyoona waan ku wareerey mida kale gabadha laabtan isku hyna
@hamdakhader5294
@hamdakhader5294 2 жыл бұрын
Wll thnks wlhi waa caqiiiq
@suhuurbintusuhuur5711
@suhuurbintusuhuur5711 2 жыл бұрын
Ayuub ninkayga aad ima daneeyo xidhidhkisuna ma fiicna maxaan sameeya iso jawab pls
@abdiwaliibrahim303
@abdiwaliibrahim303 2 жыл бұрын
Ayuub Axmed 💯💪
@mohedrashiidmohamed5720
@mohedrashiidmohamed5720 2 жыл бұрын
Thnks boss💟💟
@HiboSahardid-rm8cn
@HiboSahardid-rm8cn Жыл бұрын
Kaliya markaan ku daawado nafisaa wlhi 😊
@kingvlogs.
@kingvlogs. 2 жыл бұрын
Wlhi cadiim in madaxa lagaa dhunkado ayaa istaahishaa walalkay ayuubow❤ 7:30 amazing fact😌
@farhanyuusuf6655
@farhanyuusuf6655 2 жыл бұрын
Tnks bro
@abdoulkadersaidzakaria862
@abdoulkadersaidzakaria862 Жыл бұрын
I very day is the teacher of the year 🎉🎉🎉
@shamsoaweis2199
@shamsoaweis2199 2 жыл бұрын
That’s true ❤️
@kaifciseabdulahi1014
@kaifciseabdulahi1014 2 жыл бұрын
Thanks 😊
@maryamcali138
@maryamcali138 2 жыл бұрын
First comemint
@siidcalixasancali5409
@siidcalixasancali5409 Жыл бұрын
Mhd snid dear teacher 👍👍
@ugaasmacalin5187
@ugaasmacalin5187 2 жыл бұрын
Masha Allah wll ayoub mahadsanid runti shantan qodoba waa kuwo shaqsiyan aad igu mihima thanks
@cabdiqadaryare761
@cabdiqadaryare761 2 жыл бұрын
Sx
@cabdiqadaryare761
@cabdiqadaryare761 2 жыл бұрын
Waa sx wx macquul ah
@cabdiqadaryare761
@cabdiqadaryare761 2 жыл бұрын
Barfasoori
@mulkimohamed2872
@mulkimohamed2872 2 жыл бұрын
Mash allh dhirigaliye ku dayasho mudan nolasha kum xumeyso🥰❤️❤️❤️🥰
@ayuubcsamad9018
@ayuubcsamad9018 2 жыл бұрын
Ilaahy baa wax xumeeya waxna haga jiya nololsha waxba ma habayso mana xumayso
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 Жыл бұрын
Maansha Allah
@mahadmuqtar7675
@mahadmuqtar7675 2 жыл бұрын
Wanku salaamey macalin casharki managa sodaahey ama anaa umaleeya
@user-xe6mg3ld1e
@user-xe6mg3ld1e 2 жыл бұрын
wll suheyb tnx palse ani ahan ruxas dumarka ah an la socdo sacn wn ku frxsanhy nolosheyda dagannteyda neh wn ka dhex arkaa palse familly problem pa jira wna jclaan laha ina talo iga siisid🤦‍♂️
@nuxurshow4748
@nuxurshow4748 2 жыл бұрын
Legend nin kaliya ee aan kudaysado..
@issabelaabdi2685
@issabelaabdi2685 2 жыл бұрын
Second comment 😇
@hibaaqmaxamed9646
@hibaaqmaxamed9646 5 ай бұрын
Wllhi waan qaatay mahadsanid teacher❤😢
@khadrahazzan9914
@khadrahazzan9914 2 жыл бұрын
Thnkz wlli
@zainabduale9289
@zainabduale9289 Жыл бұрын
Macalinka nolosha❤️🙏
@hargaysavipdecor289
@hargaysavipdecor289 2 жыл бұрын
Thanks wallkay qalli
@amrinetaali5205
@amrinetaali5205 2 жыл бұрын
Masha allah🙏🙏🙏🙏🙏👍👍👍
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 Жыл бұрын
Wll thank you 👍❤️
@abdallawarsame9350
@abdallawarsame9350 2 жыл бұрын
Qof an manta xirir la sameyo mar hore igu dan besay
@gabariwahooyaded6714
@gabariwahooyaded6714 2 жыл бұрын
Miyaa lagu niyid jabiyy wll
@Slh4341
@Slh4341 3 ай бұрын
Waa mahadsan tahay
@Ahmedkasim4545
@Ahmedkasim4545 Жыл бұрын
Wllka wan kugu xiranahy waxad noso badisa mar walba inad kaso hadasho xariirada waxban ka faaiideyna ❤
5 DUMARKA SOO JIITA
12:50
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 124 М.
7 SIDAN AYUU U SHAQEEYAA AWOOD BUUXDA - No Contact Rule
14:33
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 56 М.
Женская драка в Кызылорде
00:53
AIRAN
Рет қаралды 409 М.
Задержи дыхание дольше всех!
00:42
Аришнев
Рет қаралды 2,3 МЛН
Heartwarming moment as priest rescues ceremony with kindness #shorts
00:33
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 38 МЛН
Nin ku weydiiyey kuma jecla! su'aalaha jimcaha part 1
18:20
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 79 М.
Gaslightning: Habka ugu khatarsan ee qofka maskaxda looga qabsado. #Bahdilka #ogaansho
13:15
Dhiiranaanta In Lagu Necbaado
6:22
Kafikir
Рет қаралды 1,7 М.
5 Dumarka looma sameeyo waad ku qasaari doontaa
11:22
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 84 М.
MARKA AAD QOF BARANEYSO WEYDII SU'AALAHAN | Jacayl
6:59
LoNe Poy
Рет қаралды 142 М.
10 Dumarka dabeecadahan leh Ha Guursan
38:04
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 25 М.
Mustaqbalkaaga Dhiso | Dhiirigalin | Sheekh Mustafe 2024
44:44
Wadaad Media
Рет қаралды 74 М.
1 Qof la ilaawi karin si fududna lagu heli karin noqo
14:11
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 153 М.
He understood the assignment 💯 slide with caution x2
0:20
Carlwinz_Official
Рет қаралды 26 МЛН
POV Joy and Anger's house - Inside Out 2
0:40
AmogusMan
Рет қаралды 24 МЛН