No video

3 GANACSI WARSHADOOD ILA DAAWO ( REACTING 3 SOMALI BUSINESSES )

  Рет қаралды 43,902

Zakariye Abdullahi Ali

Zakariye Abdullahi Ali

Күн бұрын

Kusoo biir Telegram group keena : t.me/zakariyeA...
Muuqaalkan waxay kuso gudbinaynaa wershada Birta sida Jiingadaha, masaabiirta, wershada kaluunka Yustan iyo warshada calafka xoolaha. Waxaynu falcelin iyo bogaadin u samaynaynaa ganacsata mashaariicdan qiimaha badan soo kordhiyay.
suuqaturkiga@gmail.com
🌍 Booqo Website kayga 👉 suuqaturkiga.com/
► Social Media igala soco!
📸 / zakariyecaawiye
📖 / sakariyecaawiye
🐦 / zakariyecaawiye
💛 / zaki-sool
👊 Paypal waad ku taageeri kartaa kanaalka.
► www.paypal.me/...

Пікірлер: 125
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 2 жыл бұрын
Fadlan muuqaalka Like saar 3 dan wershadood midna maka adeegatay? Garowe, Berbera, Mogadishu ayay ku kala yaalaan.
@makahaaji4480
@makahaaji4480 2 жыл бұрын
Waxa tahay qof aan taagyeero
@makahaaji4480
@makahaaji4480 2 жыл бұрын
Masha allah
@sayidka6911
@sayidka6911 2 жыл бұрын
Doomaha yaryar ee kaluumeysiga qeymaha ay turki ka joogaan willi waan kaa sugayaa.
@Abdullahiali97
@Abdullahiali97 2 жыл бұрын
Maasha allaah aad baa ugu mahadsan thy Jaanisyada markwalba aad noosogydbiso iyo mid aad nootilmaamto mudo sano bdn ayaan barjaamiskada lasocdaa dhiira galin weyne waa kaahelaa aad ugu mahadsan thy Thanks wll qaali keep going in bdn.
@11naa44
@11naa44 2 жыл бұрын
MashAllah i love your creative videos can you explain how to import cargo at somali ports? Hawshasa weli iga maqan thanks
@OMARXAREED
@OMARXAREED 2 жыл бұрын
Maanshallah, Walaal Zakariye. Wax Wanaagsan Baad Umada Soomaalida u heeysaa. Keep the good work. You deserve more than a million Subscribers 🤝👊✅
@abdirahmanmohamud686
@abdirahmanmohamud686 2 жыл бұрын
Mashalah guuleyso caqliga wanaagsan itaal in uu ka roonyahay u fiirsada waa kanaal wanaagsan oo dhiirigeliyo horumarinta Soomaaliya mahadsanid walaal
@cismaanmuusecaawiye
@cismaanmuusecaawiye Жыл бұрын
Mahadsanid wll
@jijaluup7873
@jijaluup7873 2 жыл бұрын
awoe warfa sharmake ayuu ku magac yahay mansha allah awowe horey u soco
@zayidkacadeoffcial8017
@zayidkacadeoffcial8017 2 жыл бұрын
Sxp waad mahad santahy lkn waxaa inoo samesaa warshada calafka inoo soo faah fahi waxa laga sameeyo iyo makiinada qarashkeed
@dahirguuleed8813
@dahirguuleed8813 2 жыл бұрын
Thank you wiilkan oo kale ayaa loo bahan yahay isaga hala dhiira galiyo inta dadka waalan ladhiira galin lahaa
@ibraahiimxunduble3985
@ibraahiimxunduble3985 2 жыл бұрын
One of my dream waa ina noqdo business man ❤️ inshalah ganacsigu waa halka kaligee ku noqni kartid hantiile si xalal ah yaa rabi riyooyinka no rumee ❤️
@drsocial6889
@drsocial6889 2 жыл бұрын
Saaxiib soomaali baa tahay maa ku faantid luqadaada
@jaamacmjaamac814
@jaamacmjaamac814 3 ай бұрын
walaahi walaal qaali ah ayad tahay alle ha ku barakeryo
@cabdalemohamud917
@cabdalemohamud917 2 жыл бұрын
Waa gobtii walalkay zakariye abdilahi Alle haku barakeeyo Wll
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 2 жыл бұрын
Aamiin walal dhamaanteenba
@mohamudmohamedhussein6643
@mohamudmohamedhussein6643 2 жыл бұрын
M.a wall zakiriye aad baa u mahad santahy fikraha ganacsi aad noo soo gudbi m.a Ee waxan arakay muqal ka hadlayo warshid yar oo soo sarto kwaha dacsaka ee ka soo hadal wall
@waheliye44
@waheliye44 2 жыл бұрын
Keep going bro from Cardiff
@roogland6603
@roogland6603 2 жыл бұрын
Warashadaha 🇸🇴Somalida guulasta
@hassannur7269
@hassannur7269 2 жыл бұрын
Aad ayay u mahadsantahay shirkada Oomaar inernational company ee samaysay warshada masaabiirta iyo jiingada well done.
@amoudicargo9470
@amoudicargo9470 2 жыл бұрын
maashalaah wiil duceysan baad tahay, anoo ka bilaabay cargo company uk waxaa maanta ka shaqo gala dad badan halkan iyo berbera iyo hargeisa,burco,lascanood ilaa xamar , markaa ganacsigu waa shay u baahan laba wax oo important ah samir iyo niydsami aad ku qabto ganacsigaaga
@Abdullahiali97
@Abdullahiali97 2 жыл бұрын
Aad ayaa ugu mahadsan thy dadaalka aad inooheyso umadeeno oodhan dhiira galin aad uweyn baan kahelaa iyo in wadankii fursada yaalo aan ka faa,iideyso noo soobadi Reactions kaan si aad ugu dano una aamino amniga wadan Thanks in bdn
@salebanmohamedmahmoud2483
@salebanmohamedmahmoud2483 2 жыл бұрын
maashaa allaahi dadkenu waagob dalkenu waa dahab diintena waa nastexo allaha caqliga usiyaadiyo illaahaw xafid inta horumarka kawada dalk
@darulakhirah6094
@darulakhirah6094 2 жыл бұрын
MASHA ALLAH jizakalah walalayal 👏❤️ INSHA ALLAH DARUL AKHIRAH sido kale wuxuu idin so gudbinaya Muxadaroyin diini ah fadlan soo booqo kuso dhowow mahadsanidin🌍🔑.
@cabdikariincabdilaahi1630
@cabdikariincabdilaahi1630 2 жыл бұрын
ma
@sahracumar8769
@sahracumar8769 2 жыл бұрын
Asc zakariye marwalba wax horumar leh ayaad ka warbixisaa
@CaraayeChannel3426
@CaraayeChannel3426 2 жыл бұрын
Wll zakariye waxa rabaa inaa ka hadasho kuliyada marine science adoo mahadsan
@JimcaleMacalin
@JimcaleMacalin 4 ай бұрын
Saaxiib waan kahelay warkada maisowici karta
@dailycontent3955
@dailycontent3955 2 жыл бұрын
M.a barnaamijyadaad aad ugu helaa runtii jazaakalah
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 2 жыл бұрын
Wa iyaak walal
@danielpubg5769
@danielpubg5769 2 жыл бұрын
Wiil dhalinyaro ah oo caqli badni iyo qalbi nadiif ah iyo jacayl wadani ku jiraa tahay
@xapipabdulahi6537
@xapipabdulahi6537 2 жыл бұрын
Asc.......... sxb waxa ubaahnaa inaa macdanta dahbka somaliya kasoo samayso sian lacag uga faaidno
@nassercham1314
@nassercham1314 2 жыл бұрын
salaam wll waxaan rabay calafka xoolaha inaan samayno ee bal fikir nugu caawi
@nuroducale7302
@nuroducale7302 2 жыл бұрын
Masha allah Wiil qalbigiisu nadiifyahay oo mada ufaideeya baatahay mahad sanid.
@siciidjamaalsalafi2252
@siciidjamaalsalafi2252 2 жыл бұрын
Asc sxb Waxan bilaabay inan wax beero waxaanan joogaa wadankii hooyo qaasatan burco wixii talo ah iyo wixii kle an kaaga baahdo ama jeclaysto inaad iisoo iibisa wan kaa helayaa ayaan filayaa wll
@footballhighlights1858
@footballhighlights1858 Жыл бұрын
Kusoco wll inshlh khyr bn ku rajayn
@shankaroon8172
@shankaroon8172 2 жыл бұрын
Masha Allah zakariye qof dadka wax badan ufaa iideeye
@adduunkamaantachannel3906
@adduunkamaantachannel3906 2 жыл бұрын
@zakariye Walle warshada calafka macluumaad kasooraadi waxyaabaha loobaahanyahay iyo kharashka ay ku kacayso 👍
@adansantur4677
@adansantur4677 2 жыл бұрын
Waxaan ahay qof aaminsanaa , in aan Somalia laga heleeynin qof wanaag san , Laakiin hada waxaan arkaa taasi wax ka badalan.
@aragsanqurux7476
@aragsanqurux7476 2 жыл бұрын
Somalia qof wanagsan lagama helayo adiga dhahaayee mxd ula jeeda ma dadkoo dhan ayaa kawarqabta war haisku danbaabin
@nalkaaduun3333
@nalkaaduun3333 2 жыл бұрын
Asc wllo sakariye waan ku salaamay marka hore marka labaad rabaaa in aaad sida loo bilaabo dharka qiimohoogu ku garan yahay ii sheegto iyo lacagta ku baxaysa
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 2 жыл бұрын
Mashallh pro
@user-cj5fm4vm9y
@user-cj5fm4vm9y 2 жыл бұрын
Ina halka kala saxiibo malinta ganacsade weyn noqdo ku xusi insha allah انا الله علي كل شي قدير
@husseinibrahim2294
@husseinibrahim2294 2 жыл бұрын
mashallah walaalkey waad mahadsantahay
@abdulahimubarak3031
@abdulahimubarak3031 2 жыл бұрын
Xogtaas Yustan waa khalad Zakariye Yustan waxaa asaasey 2bo nin oo lakalayiraahdo Horiye iyo Mubarak waxayna bilowgii ka aasaaseen Ethiopia 🇪🇹 wiilkaan iyo dad kalana iyagaa ugu yeeray
@ahmedhassenahmed6482
@ahmedhassenahmed6482 2 жыл бұрын
Wll xalken kala xiri kara wilka kalunka masulka ka ah wll isheg in na iso jawb
@ahmedhassenahmed6482
@ahmedhassenahmed6482 2 жыл бұрын
Wll 1 jawba hano qoto wax uun idhe
@khalidfarah5757
@khalidfarah5757 2 жыл бұрын
Email kaga kama jawaabtid information waa sheekta lakiin not xitaa number oo just for business ah ma lehid
@kopend8638
@kopend8638 2 жыл бұрын
Good video brothers
@korodhsoaqoon
@korodhsoaqoon 2 жыл бұрын
masha Allah Thanks.
@CryptosomaliAcademy
@CryptosomaliAcademy 2 жыл бұрын
Ma sha sha allah waa hormar fcn
@Walalomarchannel
@Walalomarchannel 2 жыл бұрын
Haa anu waan kugu tageersanahay inaad ka soo bixiso reaction coz
@edelsom5948
@edelsom5948 2 жыл бұрын
Allah bless you my son we have to change our country Somalia VIV Somali people
@Soyaalka12
@Soyaalka12 2 жыл бұрын
Masha allah Horumar wacan.
@abdirizakmahdihassan6262
@abdirizakmahdihassan6262 2 жыл бұрын
Mnsha allh waa warshada fiican lkn wxd ku dartaa warshada daqiiqda boodhari mells ee iyana ku taala berbera thanks
@nalkaaduun3333
@nalkaaduun3333 2 жыл бұрын
Mn sh alleh
@bilealiali9258
@bilealiali9258 6 ай бұрын
Waa ganacsi aan ku fakaro
@zakariaabdulle7273
@zakariaabdulle7273 2 жыл бұрын
Haah way fiicanyiin ee sobadi masuul
@historynerd7549
@historynerd7549 2 жыл бұрын
Great
@esara.mohamed3888
@esara.mohamed3888 Жыл бұрын
Marshall
@11naa44
@11naa44 2 жыл бұрын
Berigi hore warshado bdn aya jiray bastada sonkorta dawoyinka buugta dharka Iwm wxn la yaabey dadki ka shaqeyn jiray meeshay mareen macquul maha iney dadkas oo dhan la waayey wxy kordhin karan cilmi shaqo abuur iyo hamiga dhalinta manta
@akon669
@akon669 2 жыл бұрын
Asc
@akon669
@akon669 2 жыл бұрын
Mama waxan raba labarkaga in ad iga cawisid ganac si an rabo in an bilawo
@11naa44
@11naa44 2 жыл бұрын
@@akon669 wsc wll arin taariikhi ah bn halka ku qoray lkn aniga laftigeyga dadka channelka ku xiran ee wx raadiyaan ahay
@capdyzhakuur807
@capdyzhakuur807 2 жыл бұрын
Shirkdaha logistics io services bixiya kasoo hadal
@mahadabdi8170
@mahadabdi8170 Жыл бұрын
Asckwwk wll Zakariya jazaakallaahu lkheyr aadbaan ugufarxaa rajana igelisa markaan daawado xogaha baraarujinta ah eed usoogudbiso umadda soomaaliyeed waxaanaguyar dadka sidaadookale ah allaah hakudhowro tanxigta waxaad nooga warantaa sida loosameeyo jileyga iyo qalabka lagusameeyo maadaama dalkeenu uubad leeyahay tarniiga ama laamiyeeriga waxaa kahaboon jileyga fadlan si gaar ah wll arintaas iigu caawi ascwwk wbtf
@madadaalochanal4750
@madadaalochanal4750 2 жыл бұрын
Inoo soogudbi adoo mahadsan
@midnimo3593
@midnimo3593 2 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله
@Jamhuuriyada-barakaysan_
@Jamhuuriyada-barakaysan_ 2 жыл бұрын
Good experience to follow
@abdimalikhaji5339
@abdimalikhaji5339 2 жыл бұрын
Thanks for this video bro
@amalismail7772
@amalismail7772 2 жыл бұрын
Masha Allah waa wiil dadaalay
@ogaalkashaqooyinka2418
@ogaalkashaqooyinka2418 2 жыл бұрын
Thanks
@YOONKA-BUULADATV
@YOONKA-BUULADATV 2 жыл бұрын
Lacag aanan heesan maahine labo ganacsi furan lahaa sida warshad soo saarto miraayadaha guryaha lagu dhisto anoo adeegsanaayo ciida bacaadka dhulkeena iska dhooban iyo ganacsiga kale ee ah inaa warshadii siba fuustoyinka lagu korin lahaa kalluunka kala duwan siiba aargoosatada oo aad u qaali ah dunida.
@bashiirjeeni5358
@bashiirjeeni5358 2 жыл бұрын
Mansha alaah waan bogaadinayaa
@khalidsillah4525
@khalidsillah4525 2 жыл бұрын
Zaki likta ilkaha yaan ku wadaa
@abdimalikhaji5339
@abdimalikhaji5339 2 жыл бұрын
Zakariye Asc Can you make more KZfaq videos about Somalia Companies Thanks for this video
@abdulkadiranshur6822
@abdulkadiranshur6822 2 жыл бұрын
Maasha Allah
@CaynansheMuse
@CaynansheMuse Жыл бұрын
mosambique hadii aad timadid lacag badan baa kasamayn
@abdulazizhajji9495
@abdulazizhajji9495 2 жыл бұрын
Masha allah
@ugaasraash1068
@ugaasraash1068 2 жыл бұрын
Yustan wxa loo soo gaabshy yuufuf iyo tanade darood
@xamsemuuse2615
@xamsemuuse2615 2 жыл бұрын
Asc wllo suaal
@madadaalochanal4750
@madadaalochanal4750 2 жыл бұрын
Ustaad warshadaha soomaliya kuyaala waykabadan yihiin
@peaceandcalm4778
@peaceandcalm4778 2 жыл бұрын
Qof lacag haysta ayaa furan kara ganacsigaan
@nuuradiincaddee8544
@nuuradiincaddee8544 2 жыл бұрын
Zakariye goolayso poroo
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 2 жыл бұрын
Mahadsanid walal
@user-cj5fm4vm9y
@user-cj5fm4vm9y 2 жыл бұрын
Waxan kula talinaya dhalin yarta warshadah ku guuleysatey inay ka jabiyan bulshadda tusale jiingadu wa a $7.5 waa qali waxba isma dheera talaso dajiyo
@jamaalabdi714
@jamaalabdi714 2 жыл бұрын
Ganacsiga security company kasoo hadal wll
@CilmiChannel1
@CilmiChannel1 2 жыл бұрын
Noo soobadi reaction
@faisaaxmed8095
@faisaaxmed8095 2 жыл бұрын
Wll meel lagala soo hadlo soo sheeg emalka kama soo jawabtide
@dhaqankadiintaislaamka4935
@dhaqankadiintaislaamka4935 2 жыл бұрын
Waxaan aad ugu farxay barnaamijyadaada ifinaayo fursadaha dalkeeni dhexyaalo lkn dhalinyaradii dalkeena joogatay ma arkaan soo badi fursahada laga helo gudaha oo qofka ama u shaqadoonan karo ama uu saga abuurto shaqo
@abdirizakahmed1802
@abdirizakahmed1802 2 жыл бұрын
Mashiinkii riiga qoda ee yar ee aad tiri qofbaa gatay tijaabo ahaan maxaa ka soobaxay . Aad baan u rabaye
@abdifitahmarinechanal9572
@abdifitahmarinechanal9572 2 жыл бұрын
Waxan dhageestay barnaamij oo hada ka hor soo daaysay oo ahaa mishiinka dilaacinta digaaaga walal wan u bahnaa
@jijaluup7873
@jijaluup7873 2 жыл бұрын
👍👍👍👍
@maxamudibraahim8019
@maxamudibraahim8019 Жыл бұрын
Soomaali laga turjumayo waa yaab dadka uu uwaramayaa ma ingiriisbaa muu af soomaali ku hadlo
@adanyare6820
@adanyare6820 Жыл бұрын
Ninkan weeyn afsomali ma yaqaan miyaa ee aad wareysanayo waa mar dhoof
@rashiid187
@rashiid187 2 жыл бұрын
Welldine walhi for investing your own ethiopia is is a huge marked for our natural fish 🐟 swap qad with fish
@Layland_1
@Layland_1 2 жыл бұрын
Asc walal I want to ask hows starting real estate in somalia
@vintagelevel
@vintagelevel 2 жыл бұрын
What’s your Instagram
@cadesosiol8525
@cadesosiol8525 2 жыл бұрын
Soowad
@radhas2411
@radhas2411 2 жыл бұрын
Warshad masaabiir dalka waa kutaalay siiba burco
@hardlaughs8462
@hardlaughs8462 2 жыл бұрын
Bosaso ayay ku taal maahan garoowe
@khaalidakaadir395
@khaalidakaadir395 2 жыл бұрын
Warshada caaga ee Tayo plastic hargeisa
@abdiwahabahmed5926
@abdiwahabahmed5926 2 жыл бұрын
Sxb sidew jugula soo xiriiraa
@aweisabdulleali2666
@aweisabdulleali2666 2 жыл бұрын
Bodhari Mills from Hargeisa
@AhmedMohamed-cn7xn
@AhmedMohamed-cn7xn 2 жыл бұрын
Sxb bodhari mills mxd uguso dari wayday
@amb2524
@amb2524 2 жыл бұрын
Meel fcn bad ka heysaa somalida bar sida loo abuurto gancsi aan laso dhoofineyn waa sida warshadaha dhibatada naheysata waa shaqadii oo china inaga aaday ganacsatadan lacagaha farqaha uga buuxdo aan fursado abuureyn waxay dhib badan ku hayan mujtamaca
@thereds7223
@thereds7223 2 жыл бұрын
Pro ganacsi meel iga dhig ee ii jawaab sideen england ku tagi karaaa lacag ilaa 22k dollar waa iga diyaar wllhi🥰
@ahmedqumbe3644
@ahmedqumbe3644 2 жыл бұрын
Sxb 22k dollar adoo haysta maxaa ku falaysaa dibad maa 22kun dollar u badashid 1m dollar soomaaliya gudaheeda 10-12 sano gudaheed!
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 2 жыл бұрын
Walal markasta su’aashab waad isoo waydiisaa walal anigu ma ihi immigration Lawyer ama qof ku takhasusay arimaha dhoofka InshaAllah ciday khusayso la kaasho. Nasiib wacan
@thereds7223
@thereds7223 2 жыл бұрын
@@ZakariyeCaawiye wllhi waan kula tashanooyaa lee wll qaali ganacsi qof weyn ayaa ku fcn anni waxaan rabaa player footbal inaa noqdo meeshaan kuma suurto galeeso intaas lee waaye wll qaali mahadsanid
@ahmedqumbe3644
@ahmedqumbe3644 2 жыл бұрын
@@ZakariyeCaawiye Zakariye wlle soomaalideenna dalka waan nacnay waana laynagu diray Uganda baan ku sugnahay waxaan arkaa Qoysas soomaaliyeed 50kun dollar wata layman ku gadanaya, Dalka haddii ay 10 qof min 50 kun oo dollar isku darsato waa 1 malyan shirkad fiican bey abuuri kartaa fadlan dadka dhiiri galinta maalgashiga dalka ku wad!
@thereds7223
@thereds7223 2 жыл бұрын
@@ahmedqumbe3644 war waxaas kabax meeshaan balaayo ayaa taaalo caqligaaga ayaad ugu tagtee uganda leman malaga helaa lacag diyaar waayee
@Bandha266
@Bandha266 2 жыл бұрын
Who wants to invest with me in Somalia
@shiikhduceeye2499
@shiikhduceeye2499 2 жыл бұрын
Asx Sxb Waxaan hayaa warshado jarmal ah kzfaq.info/get/bejne/orlmgt2ex9bGkac.html
GAACIDH | wadada ugu halista badan Somaliland
15:49
Mohamed Lafcas
Рет қаралды 64 М.
Can This Bubble Save My Life? 😱
00:55
Topper Guild
Рет қаралды 73 МЛН
Алексей Щербаков разнес ВДВшников
00:47
طردت النملة من المنزل😡 ماذا فعل؟🥲
00:25
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 12 МЛН
Running With Bigger And Bigger Feastables
00:17
MrBeast
Рет қаралды 138 МЛН
Barnaamij Mashiinada Riiga Ceelasha biyaha lagu qodo $4500-$6000 Turkiga 🇹🇷
10:16
2030 MILLIONAIRE-DA UGU BADAN AFRICA XAGAY KASOO BIXI DOONAAN?
10:55
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 42 М.
5 MASHIIN OO KU SHAQAYSAN KARTID XUL AH
11:16
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 32 М.
Hudheel ku yaalla  Afrika oo habeenkii lagu seexdo 25000 oo Dollar
15:10
4 WARSHADOOD OO MUHIIM AH WADANKIINA LOOGA BAHANYAHAY
14:04
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 30 М.
3 MASHIIN GURIGA KAGA SHAQAYSO DALKA OOLIN
9:54
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 40 М.
HALKAN AYAY LACAGTU KUJIRTAA!  Best Somali Investment
9:14
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 94 М.
Farax Badel  Gabadha Geela Hodanka Ku Ah
19:59
Hereri Media
Рет қаралды 554 М.
Can This Bubble Save My Life? 😱
00:55
Topper Guild
Рет қаралды 73 МЛН