4 Caado Kaliya | Hormarka Nolosha .

  Рет қаралды 26,072

MARWAN MEDIA

MARWAN MEDIA

28 күн бұрын

4 Caado oo Noloshaada Badali doona .
Kanaalka / @marwanmedia
Instagram pC5RFALlsQ...
Telegram t.me/+8ygYwLanGEE5OTFk
Fadlan Kanaalka sii faafi - iskuday ugu yaraan in aad 3 qof sii Gaarsiiso Linkiga Kanaalka oo ah / @marwanmedia
#Kanaalka / @marwanmedia

Пікірлер: 100
@marwanmedia
@marwanmedia 27 күн бұрын
Fa'idada muuqaalka qaado Kadibna Like inoo reeb 🙏
@caashoyuusuf3970
@caashoyuusuf3970 25 күн бұрын
Walaal maiga caawin kartaa luqada carabiga waxaan rabaa inaa barto pleas
@MajiidJama
@MajiidJama 18 күн бұрын
@@caashoyuusuf3970waaa fuduudyahay
@marwanmedia
@marwanmedia 9 күн бұрын
​@@caashoyuusuf3970 Wll Instagramka Ama Telegramka igala so xariir
@al-shaafici
@al-shaafici 25 күн бұрын
Cinwaanka muuqaalka: 4 caado kaliya | Hormarka nolosha. 1. Waqti hore seexo - yacni dhafarka iska dhaaf. 2. Salaadda Subax jamaaco ku tuko; haddii aad nin ragga ah tahay, haddii aad dumar tahayna waqtigeeda saxda ah ku tuko. 3. Samee jimicsi aroortii. 4. Maalintaada Quraanka wax ka aqri, sidoo kale waqtiga hore ee aroortii samee aqris kale, haddii aad awoodo ama aad kansho u heyso. Dhab-ahaantii, waa muuqaal aad u faa'iido badan oo inagu jihaynaya afar caado oo wax weyn ka baddali kara nolosheena isku dhexyaac san. Ku mahadsanid saaxiib la wadaagiddaada togan ee quruxda ku dheegan. Barakoow!
@marwanmedia
@marwanmedia 25 күн бұрын
Mahadsanid wll
@user-vo9pb4ij9r
@user-vo9pb4ij9r 3 күн бұрын
sallalahu celeyhi wasalam sallalahu celeyhi wasalam sallalahu celeyhi wasalam sallalahu celeyhi wasalam sallalahu celeyhi wasalam ❤❤❤
@eymanabdiweli
@eymanabdiweli 26 күн бұрын
Walalky👑🥰🫶Ilahy haku siiyo Cimri dheer,Cafimaad taam iyo Cibaado suuban Ilahy haku xifdiyo Aduun iyo Aakhiro Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin yarabi🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@marwanmedia
@marwanmedia 25 күн бұрын
🤲❤️💯💯
@hamdihussein8794
@hamdihussein8794 27 күн бұрын
Mansha allah
@cxamiidclaahiaadam3209
@cxamiidclaahiaadam3209 2 күн бұрын
صلي الله عليه وسلم ❤
@suheebsaajjidstudents7541
@suheebsaajjidstudents7541 27 күн бұрын
Ninyow shaqa wacan haysa Allah kubarakeyo 1m uqalmata ManshaAllah keep going bro
@marwanmedia
@marwanmedia 27 күн бұрын
Sharaf iyo Karaamo ❤️🙏
@user-oj7nd4po9i
@user-oj7nd4po9i 27 күн бұрын
keep moving pro💪💪💪
@xaushhsgscs
@xaushhsgscs 27 күн бұрын
Aad ayaa u maadsantahay wll
@deeqomaxamednuur4405
@deeqomaxamednuur4405 5 күн бұрын
صلي.الله.عليه.وسلم❤
@abuayman-wk4rv
@abuayman-wk4rv 27 күн бұрын
Alle hakaa abaal siiyo
@user-bk5wu9kd4v
@user-bk5wu9kd4v 6 күн бұрын
جزاك الله خيرا
@qadarcade2380
@qadarcade2380 18 күн бұрын
Shukran brother
@MohamudDiriye
@MohamudDiriye 16 күн бұрын
Thanks 👍 brother ❤
@user-kj3eu5xr9y
@user-kj3eu5xr9y 2 күн бұрын
M.ash allha❤
@ansahnalibmohamedali5204
@ansahnalibmohamedali5204 Күн бұрын
Machallah ❤❤❤
@CabdulaahiAlhaatimi
@CabdulaahiAlhaatimi 27 күн бұрын
Mahadsanid wallal Allah kubarakeeyo sida quruxda badan aad wax noogu soo gudbiso
@marwanmedia
@marwanmedia 27 күн бұрын
Shukran ❤️
@qalanjosiman481
@qalanjosiman481 8 күн бұрын
Masha allh ❤❤❤
@IsmaaciilMaxamuud-cx1lb
@IsmaaciilMaxamuud-cx1lb 27 күн бұрын
Aadbaad umahadsantay
@AdaniHuseini
@AdaniHuseini 24 күн бұрын
Mahadsanid
@sucaadomaxmed3877
@sucaadomaxmed3877 2 күн бұрын
Sallalaahu calayhi wasalam ❤❤❤
@user-oj7nd4po9i
@user-oj7nd4po9i 27 күн бұрын
jazaakallaahu qeyr❤❤❤
@user-js3kl6ui1f
@user-js3kl6ui1f Күн бұрын
Sallalahu caleyhi wasalaam❤
@eymanabdiweli
@eymanabdiweli 26 күн бұрын
Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯
@Xafsa1
@Xafsa1 26 күн бұрын
Mahadsanid 😊
@AxmedXasan-oi3js
@AxmedXasan-oi3js 20 күн бұрын
Keep moving pro❤
@princemohaamiin9891
@princemohaamiin9891 10 күн бұрын
Hory usoco bro
@Ziyaad_goni_socod
@Ziyaad_goni_socod 27 күн бұрын
Thank you very much my brother ❤
@marwanmedia
@marwanmedia 8 күн бұрын
@@Ziyaad_goni_socod🙏 ❤️
@user-cg1ds7tf6n
@user-cg1ds7tf6n 13 күн бұрын
M.a wallahi Ani wan jeclahay inaan sameeyo jimicsi lkinse waa kacaajisa anaaba og faa idadeeda wll waan sameynayA Saad noogu dhiirigelisay ilaahay hakuxafido pro mcn
@marwanmedia
@marwanmedia 13 күн бұрын
Allah Yacizak wll
@user-mx2wi9pe7y
@user-mx2wi9pe7y 13 күн бұрын
جزاك الله خيرا يا اخي في الله
@marwanmedia
@marwanmedia 13 күн бұрын
ولك بالمثل 🙏
@user-px1wn8xw5n
@user-px1wn8xw5n 17 күн бұрын
Thanks wll wax badan baan kaa faa,idey❤
@marwanmedia
@marwanmedia 17 күн бұрын
Allaha Ku sharfo
@maxamedcabduqaadir7436
@maxamedcabduqaadir7436 2 күн бұрын
Shukhran bro❤
@nimofarah8193
@nimofarah8193 23 күн бұрын
Mashaa allaah wllky 👍💛
@FaahiyeYare
@FaahiyeYare 10 күн бұрын
Tnx powe❤
@Ducaysane-to1qv
@Ducaysane-to1qv 27 күн бұрын
❤️💯💯💯💯💯
@SahraMaxamud-re7ux
@SahraMaxamud-re7ux 2 күн бұрын
👌 Ok❤
@yahyowbishar008
@yahyowbishar008 12 күн бұрын
Thanks 🙏 usdaad❤❤
@marwanmedia
@marwanmedia 12 күн бұрын
Thank you too
@ubahaxmed
@ubahaxmed 8 күн бұрын
Soo badi wlle mcne
@K.r.mff22
@K.r.mff22 26 күн бұрын
جز ا ك الله خيرا اخي ❤
@marwanmedia
@marwanmedia 26 күн бұрын
❤️💯
@clcasiismawliid5104
@clcasiismawliid5104 2 күн бұрын
2:30 ayaan daawanaya😂
@baalcadofficial
@baalcadofficial 2 күн бұрын
Respect 🙏 ❤
@istarcali2993
@istarcali2993 14 сағат бұрын
Love saara ❤😊
@Omar___Hiigsade
@Omar___Hiigsade 22 күн бұрын
Faa'iidada jimicsiga Muqaal Nooga soo samee Sxp.
@marwanmedia
@marwanmedia 22 күн бұрын
Insha Allah
@KhaderXasan-os7zh
@KhaderXasan-os7zh 14 сағат бұрын
Lagend 🎉🎉
@hookreeb0244
@hookreeb0244 25 күн бұрын
M.a
@faraxmaxamed414
@faraxmaxamed414 16 күн бұрын
Wallo ale ha ku xafidoadama noo sheegty wixii maska xdaad ku jiry❤
@najmaquen9389
@najmaquen9389 26 күн бұрын
Excellent wlll we took your advice 🙏😇🥰 thnks marwaan
@marwanmedia
@marwanmedia 26 күн бұрын
🤗❤️
@user-jy1qn6bq8r
@user-jy1qn6bq8r 16 күн бұрын
Wll stress badan ayaan dereemoyaa inaa ilatalisaa rabaa
@marwanmedia
@marwanmedia 16 күн бұрын
Wll instagramka iga soo qbo
@taqwamedia1369
@taqwamedia1369 7 күн бұрын
Meel lagaaga soo xidhiidho walala ii sheeg
@ApdihakimhaajiMuuse16
@ApdihakimhaajiMuuse16 27 күн бұрын
Wcs wll.
@user-cx7re9sb5m
@user-cx7re9sb5m 2 күн бұрын
Sxp mahadsanid horey usoco ❤❤
@marwanmedia
@marwanmedia 2 күн бұрын
Allah Yacizak
@user-um6cg1fz9p
@user-um6cg1fz9p 27 күн бұрын
@Akhiiyusuf
@Akhiiyusuf 27 күн бұрын
Mahad sanid sxb ❤
@Randa17
@Randa17 27 күн бұрын
Mahadsanid wllo ❤ Wllo ayi jimicsi ayna sameyaa anaaba milif ah😂😂
@marwanmedia
@marwanmedia 27 күн бұрын
😆
@zaarakoronto4231
@zaarakoronto4231 10 күн бұрын
Thank wlkis
@marwanmedia
@marwanmedia 10 күн бұрын
🙏❤️
@idilkhadar4583
@idilkhadar4583 26 күн бұрын
m.a wllhi wax badanbaa ka faa,iday tan dhiiri galin lama odhan karo ee waa hadal ku meel mara oo wadadii saxda ahayd kugu ridaya,hadaa raacdo tolooyinkiisana waxaad ku guulaysanatsaa labada daarood .xaqiiqdii.❤ jasaa,akallaah.❤
@marwanmedia
@marwanmedia 26 күн бұрын
Allah Yacizak wll
@MawliidDayib755
@MawliidDayib755 25 күн бұрын
Xafada ayan ku tukanayaa
@nimcosuleiman4714
@nimcosuleiman4714 16 күн бұрын
Role model Keep going ustaad🎉
@marwanmedia
@marwanmedia 16 күн бұрын
🙏❤️
@ubahaxmed
@ubahaxmed 8 күн бұрын
Aad umhd snthy wllo mcn❤❤
@marwanmedia
@marwanmedia 8 күн бұрын
@@ubahaxmed 🙏❤️
@AnasaliAbdi
@AnasaliAbdi 21 күн бұрын
2 qaboow waa cishaha iyo salad subaxa
@marwanmedia
@marwanmedia 21 күн бұрын
Haa
@AbdirizakHassan-jk2sh
@AbdirizakHassan-jk2sh 24 күн бұрын
Buugan somali isaga oo ah majiraa
@marwanmedia
@marwanmedia 24 күн бұрын
Buugee wll ?
@AbdirizakHassan-jk2sh
@AbdirizakHassan-jk2sh 24 күн бұрын
Atomic hapits
@deeqqumana5340
@deeqqumana5340 19 күн бұрын
Kaso hadal jiimecsiga sxb ado mahadsaan
@marwanmedia
@marwanmedia 18 күн бұрын
I.....a
@user-kj3eu5xr9y
@user-kj3eu5xr9y 2 күн бұрын
L
@nour_____kenyow7058
@nour_____kenyow7058 4 сағат бұрын
Sxp TikTok asoo edit gareesana maso dhigan karaa
@marwanmedia
@marwanmedia 4 сағат бұрын
Raali kama ahi wll !
@IqlaasMoha-rd7jk
@IqlaasMoha-rd7jk 25 күн бұрын
Hadaa Gmail cusup sameysty xitaa waa imaday Chanel ka
@marwanmedia
@marwanmedia 25 күн бұрын
Sharaf iyo Karamo ❤️🙏
@ApdihakimhaajiMuuse16
@ApdihakimhaajiMuuse16 27 күн бұрын
1=inaad hurdo kugu filan seexato.
@marwanmedia
@marwanmedia 27 күн бұрын
☑️💯
@ApdihakimhaajiMuuse16
@ApdihakimhaajiMuuse16 27 күн бұрын
@@marwanmedia wllhi wll ta koobaad mooye inta kale waN sameeya noloshaydu wllhi way iitoostay wayna ihagaagtay alxamdulilaah waliba ta usii muhiimsan waa salaada.
@marwanmedia
@marwanmedia 27 күн бұрын
@@ApdihakimhaajiMuuse16 Fariid 💯
@AAMIINTAANI-b2x
@AAMIINTAANI-b2x 8 күн бұрын
1❤️
00:17
Nonomen ノノメン
Рет қаралды 13 МЛН
ROCK PAPER SCISSOR! (55 MLN SUBS!) feat @PANDAGIRLOFFICIAL #shorts
00:31
THEY WANTED TO TAKE ALL HIS GOODIES 🍫🥤🍟😂
00:17
OKUNJATA
Рет қаралды 20 МЛН
Muslim daily Routine | Mawduuc Muhiim ah |
9:24
MARWAN MEDIA
Рет қаралды 3 М.
Haddii Aad Khaladkan Samaysid Waligaa Horumar Ma Gaadhaysid
14:27
7 Talo oo aad kalsoonida naftaada ku dhisi karto
15:53
KABARO KFC
Рет қаралды 58 М.
Sidan Samee Maalin Kasta | 5 Caado = guul
7:22
MARWAN MEDIA
Рет қаралды 4,8 М.
SHEEKH MUSTAFA | QISOOYIN OO UGU SAAMEYNTA BADAN_XUL 2024
2:44:02
Madxafka Diinta
Рет қаралды 71 М.
1❤️
00:17
Nonomen ノノメン
Рет қаралды 13 МЛН