Qofka Ku Dhaawacey Wuu ka Qoomameyn Donna Hadi Aad Talaaboyinkan U Sameyso | Iyaga Ayadba Dhawaceysa

  Рет қаралды 212,970

AbdiRahiim Ali

AbdiRahiim Ali

Жыл бұрын

Qofka Kaa Taga ama ku dhawaca sidan usamey waa 6.arimood weyna ka shalayn donan iney ka tageen adiga wexeyna isweydiin donnan waxa adiga ku bedeley.
AbdiRahiim Ali
Insta AbdiRahiim Ali
Facebook AbdiRahiim Ali
For More Videos Subscribe And Like The Video
#subscribe #like #abdirahiimali

Пікірлер: 220
@user-ff6me3fq8f
@user-ff6me3fq8f Жыл бұрын
Aniga leygama tagin ee aniga ka tagy sawabta ah waxuu mid 3:54 gabar walba lahdla markaan ogaday xariirka u jaray hdda nafid ayaan dareemay😊😊
@user-jq7et9gf7w
@user-jq7et9gf7w Жыл бұрын
أللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد ماشاء الله جزاك الله خيرا يا اخي الغالي ألله يحفظك و يطول بعمرك ان شاء الله
@arkeofficialpro2722
@arkeofficialpro2722 Жыл бұрын
Scw scw
@ClnaasirCllaahi-bm1tr
@ClnaasirCllaahi-bm1tr Жыл бұрын
Scw
@XamdiXaaji-js5ow
@XamdiXaaji-js5ow 9 ай бұрын
❤❤
@user-wj2oj6yv9u
@user-wj2oj6yv9u 7 ай бұрын
Scw scw scw 🥰
@ayaannuur643
@ayaannuur643 6 ай бұрын
Scw
@munasarmaxamed1797
@munasarmaxamed1797 Жыл бұрын
Mahadsanid sxb wax baan kaa faaiday ❤🥺
@qancisokukis2496
@qancisokukis2496 Жыл бұрын
Wll sad ii caawisay wlhi Qof ii caawiyay dhaman wn samyn doona tilmaamahan shukrn
@maxamudyuusuf1420
@maxamudyuusuf1420 Жыл бұрын
Thanks bro wax badan ayaan kaa faa iday wlhi runtii hada aniga wax badan ayaa iskaykay badalay ok mar labaad wad mahadsan tahy koly oo waxan ku dhoho oo aan intaa aheen garanmayo
@safiyoabdullhi997
@safiyoabdullhi997 Жыл бұрын
😘
@sucaadcabdisucaadcabdi7079
@sucaadcabdisucaadcabdi7079 Жыл бұрын
Wr qofkan yu idinku dirin dadka jeceshahy fikir idinkuma dhame
@shukrimohamud5558
@shukrimohamud5558 Жыл бұрын
WA sidas keep going wllo
@user-kq9qu7eb8d
@user-kq9qu7eb8d 5 ай бұрын
Masha allaah aad iyo aad ayaad u mahadsantahay wll
@aishaomar8176
@aishaomar8176 Жыл бұрын
Thanks wllo qalbigah iqaboojisay ❤
@rayaanali5210
@rayaanali5210 Жыл бұрын
Thanks you helped us so much 💖
@AadanMaxamed-sq6tz
@AadanMaxamed-sq6tz 8 ай бұрын
Wuuu Eee canfacy muqaalkaaaan walhi mahadsanid😊😊😊😊
@Nasrocumaan
@Nasrocumaan 3 ай бұрын
Mahadsanid walkey❤❤
@Talizo9
@Talizo9 Жыл бұрын
waligy ba macalaclin wlh mana liga fadhiyo taas wana runtda ana arky wlh mrka hore nftda hda jecshhy qof katgy loma calaclo good 😍✌️
@somaliqueen521
@somaliqueen521 Жыл бұрын
Hadadan calacalin jacayl dhaba kuma galin😅
@aminaamish242
@aminaamish242 11 ай бұрын
​@@somaliqueen521qofka markad ucalacashid ukasifogaan donaa
@juliemalik7258
@juliemalik7258 11 ай бұрын
Indhihisu wa sida dayaxa okale dhola cadeyn tisu wuxu udrensiya farxad socodkisuna wa mid degan waxanba uriyaqa marku gadal iso eego welibo indho naxaris leh 😢
@cabdihindiofficialstudio2248
@cabdihindiofficialstudio2248 3 ай бұрын
❤❤❤
@NacimaM-yi4qx
@NacimaM-yi4qx 6 ай бұрын
Mahadsanid Wall ❤❤😊
@kiinmahamud4061
@kiinmahamud4061 15 күн бұрын
Thanks wllo hayeh
@user-kb4tx9eq5f
@user-kb4tx9eq5f Жыл бұрын
Abbowe malaha anigaa iga hadlee wllhi qof aan danayn jiray ayaa meel cidla ah iiga tagay lkn uma jixin jixin in badan ka dib ayuu ila soo hadlay lkn hadalkiisa waxba kama soo qaadin wax badan ayaa jira oo aan halkaan ka sheegi karin wllhi
@shuushuuisack5940
@shuushuuisack5940 Жыл бұрын
Wlhi aniga ayey isoomartay labamar
@maidohussain-it9nd
@maidohussain-it9nd Жыл бұрын
Iska Sabar abyo Mcnto Aniga xita dhip Saas Cml laso kulmay Aduunydu waa waregto abyo
@hodanali6483
@hodanali6483 Жыл бұрын
Hada ayey ihaysata wlhi
@barkhadlemahomed1768
@barkhadlemahomed1768 Жыл бұрын
Hda ku jira aniga walhi inkasto kale fognahaye wayo wax an seminkaro malahn jeef io murug jogto aih
@barwaaqoabdirahmand3794
@barwaaqoabdirahmand3794 Жыл бұрын
@@barkhadlemahomed1768 wllo qur aan iyo tasbixi akhriso wllhi cfimada ayaa darmaysa iyo faraxda
@user-zu6tc1ub1d
@user-zu6tc1ub1d 8 ай бұрын
Mahadsanid wll❤❤❤❤😊
@amiinkeeyamiinkeey1244
@amiinkeeyamiinkeey1244 Жыл бұрын
Adi fiiri jiljileeca nagadaa ee noosabadi sxp dhiiri galinta jacel iyo afaarihiisa anaka maxoo nogalay ee nafteeda sida aan uhor mari laheeyni noogo soo sheekeeye
@BureeqaMaxamud
@BureeqaMaxamud 21 күн бұрын
Dhiirigaliye mahadsanid ❤
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 Жыл бұрын
Masha Allah💯💯👏👏
@shakirasharfbdn4051
@shakirasharfbdn4051 Жыл бұрын
Mahdsanid wll mcn
@cabdihindiofficialstudio2248
@cabdihindiofficialstudio2248 3 ай бұрын
Waan kuusaaray wll walay dhawacay waliba si cadawadle warqada layga dalbade anoo jecel jacayl❤dhaba xanuunkii aduunka maxa ka xun qof noloshu idinka dhaxeeso aadna jeceshay umaseerto lana ooydo jacelkisa marku ka maqanye hadi u kudhaho kuma rabo iga dhamow
@AdanAbdilahi-wt9rx
@AdanAbdilahi-wt9rx 16 күн бұрын
Thanks sxb
@user-jd9eo1po9v
@user-jd9eo1po9v 7 ай бұрын
Thnks wllky qaali
@CabdifataaxTubiiste
@CabdifataaxTubiiste 2 ай бұрын
Thank you very much my. Brather❤❤❤❤
@ruwedoasad1539
@ruwedoasad1539 Жыл бұрын
Asc m.a keep going wll
@user-mr9hb9sw3l
@user-mr9hb9sw3l 2 ай бұрын
Mahadsanid❤❤
@Faiza.ahmediqro1700
@Faiza.ahmediqro1700 11 ай бұрын
Thank you so much🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@ibraahim_mahrez11
@ibraahim_mahrez11 Жыл бұрын
Tnx masuuul zhp🎉
@ruqiyasaalax4127
@ruqiyasaalax4127 Жыл бұрын
ad iyo aad ayaad umahad santahay taloyin kaad isiisay wallkay 💯🙏😊😊
@rahiimamuuse5469
@rahiimamuuse5469 Жыл бұрын
thnaks wll
@YoussoufSaredo-ux1zp
@YoussoufSaredo-ux1zp 2 ай бұрын
Mahasnid Wlly qali ❤❤
@sahromacalin1575
@sahromacalin1575 Жыл бұрын
Mahdsenid walaal 😍
@adnaibrahim143
@adnaibrahim143 Жыл бұрын
mash Allha wllo😘
@SimanAbiib
@SimanAbiib 2 ай бұрын
Thanks you so much
@kowsar39
@kowsar39 Жыл бұрын
Mahadsanid walkey 🤦‍♀️
@FardowsoAli-ij9gr
@FardowsoAli-ij9gr Жыл бұрын
Wlh wan leyahay wana jiclahay allh barakeyo wa habaryartey
@sahroxassan6123
@sahroxassan6123 Жыл бұрын
Keep going ❤️ ✨️
@zahrafathi-pj7wt
@zahrafathi-pj7wt 6 күн бұрын
Wll mahadsanid dhirigalintada qalbi kaste oo dhawacmay aad ku cawinaysid
@hawaabdulkader3111
@hawaabdulkader3111 Жыл бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيذنا محمد
@ifrah-wl1lv
@ifrah-wl1lv Жыл бұрын
Walalo wiilka an jecelhy wuxuu idhaha mar wal ba waa mashqulsanhy 4 cisho malin ila so hadla talefon igama qabto plz talo isii wllo
@bashirmohomedkaynan7251
@bashirmohomedkaynan7251 8 ай бұрын
mahadsanidwll
@AishaMohaSumeyaMohamed5
@AishaMohaSumeyaMohamed5 Ай бұрын
Keep going brother ❤❤❤🎉😊
@MarwaMahamud-x3u
@MarwaMahamud-x3u 15 күн бұрын
Thanks abowe❤❤❤
@nimcohodanmohamed247
@nimcohodanmohamed247 Жыл бұрын
Talo wanaagsan baa isiisay wllky waankaga mahadcelinayaa
@ruqiyoese1193
@ruqiyoese1193 Жыл бұрын
Mahadsanid
@Drs_fahmo
@Drs_fahmo Жыл бұрын
Boqor horay u soco👋🥰
@user-ui1po4df7o
@user-ui1po4df7o 9 ай бұрын
walahi waanku wani qatey walal mahadsinid❤❤❤🥰🥰🥰
@Cabdiyoaxmed-jn9nv
@Cabdiyoaxmed-jn9nv Ай бұрын
EID MUBARK ❤❤❤😂😂😢 ABDIRAHMAN ALI
@nimcofarayshiilow6814
@nimcofarayshiilow6814 Жыл бұрын
Mnash allh 💖💖💯
@xanaanbule7629
@xanaanbule7629 Жыл бұрын
Shugran walal
@wardamustafe5993
@wardamustafe5993 Жыл бұрын
Mash allah waaan ka faaidaye waan sameen doona insh allah 🥰
@FaadumoFaarax-dv1jt
@FaadumoFaarax-dv1jt 3 ай бұрын
Ilhy haku xiftiyo wllo❤️😭
@FardowsaAbdullahi-pz3uc
@FardowsaAbdullahi-pz3uc 10 ай бұрын
Thank you
@Cartancali-lf4qh
@Cartancali-lf4qh 2 ай бұрын
Yes abawan qali
@user-vl2oo3bw3b
@user-vl2oo3bw3b Жыл бұрын
Mahadsaniid wll
@crisaaqaxmednaaji8132
@crisaaqaxmednaaji8132 Жыл бұрын
taan kis walaal Guul wacan zxp qaali
@halimabuleabdow5817
@halimabuleabdow5817 Жыл бұрын
Thanks ❤❤
@user-vs4rf8bo6i
@user-vs4rf8bo6i 19 күн бұрын
Mahasanid wll gip gopin ❤🚶‍♂️
@kawserqaro7601
@kawserqaro7601 Жыл бұрын
tnx wllo qof ayaan rabay in aan xidhiidh u sheegto markaa 2 jawaabodba [ yes or no ] waan u diyaar garoobayay hab celin tooda 😊
@user-jt5ku2vt4w
@user-jt5ku2vt4w 2 ай бұрын
Keep going inder
@fatihaabiiint5090
@fatihaabiiint5090 Жыл бұрын
Thank you walkey
@xaawoabdifitah4968
@xaawoabdifitah4968 Жыл бұрын
Thank you wll waan dadaalaa zxb
@user-tq4sd5ql1t
@user-tq4sd5ql1t 5 ай бұрын
Thank you Wllky ❤❤❤❤❤ in badan❤
@Nasteha364
@Nasteha364 10 ай бұрын
Oky. Dear brother.♡🥰
@xuseenaadan1902
@xuseenaadan1902 Жыл бұрын
Thanks Our Teacher
@RaxmaRaxma-mc1fx
@RaxmaRaxma-mc1fx 9 ай бұрын
Dirigaliyehna
@waxbarasho-md8fi
@waxbarasho-md8fi Жыл бұрын
ɴᴇᴠᴇʀ ɢɪᴠᴇ ᴜᴘ✊
@yussufabdirahman1505
@yussufabdirahman1505 Жыл бұрын
Love waxa
@maidakhalifali1232
@maidakhalifali1232 Жыл бұрын
Thanks
@Deeqa6
@Deeqa6 Ай бұрын
Thanks you abowe
@AadanMaxamed-sq6tz
@AadanMaxamed-sq6tz 8 ай бұрын
Waan ka adgostay Alx hadne uma baxni😊😊😊
@bilalhawo
@bilalhawo Жыл бұрын
Tnxs teacher,😍😍
@AbdiRahiimAli3
@AbdiRahiimAli3 Жыл бұрын
Always welcome
@user-gq6tg8uj6w
@user-gq6tg8uj6w 2 ай бұрын
Intas wansamyn karaa lkn kwrn qofka kaafog sidee ugu arsan kartaa
@Guardiola463
@Guardiola463 7 күн бұрын
Wllhi waa i anfacen ereyadan❤
@canabxasanmaxamed3519
@canabxasanmaxamed3519 Жыл бұрын
Majiro sxp noocaas ah
@NastexoNuur-zc5rp
@NastexoNuur-zc5rp 11 ай бұрын
wx bdn ayan kaa fahmy zxp mahadsanid
@MaxamadYare-vi9yx
@MaxamadYare-vi9yx Ай бұрын
Walalkey qali qof waalidka ah mar qaladkaga raadinayo oo jecel mar waliba ina aad raadiso ayaga an mar ke raban ku so radinaya maxa lagu samaynaya abowe mar waliba eed iyo Dacawo lagu qabsanayo ado waxaba ka halaynin maxa lagu samaya
@Cabdiyoaxmed-jn9nv
@Cabdiyoaxmed-jn9nv Ай бұрын
Ok wll qali
@Cabdiyoaxmed-jn9nv
@Cabdiyoaxmed-jn9nv Ай бұрын
Thanks
@CanabMaxamed-rl7jj
@CanabMaxamed-rl7jj 11 ай бұрын
Dhiirigaliye😫🦁
@maryamosman613
@maryamosman613 Жыл бұрын
Tangis waqti an ubahnaa ayaa soo Galizay
@user-yx1lv9lw5d
@user-yx1lv9lw5d 3 ай бұрын
Légende 👏👏👏
@ceydaruusclle84
@ceydaruusclle84 Жыл бұрын
Sxb runti qof aan nolasha u jeclahay ayaa iqayaante wayo mar kisto waan iska ooyaaaaa
@mumtaazsaid3103
@mumtaazsaid3103 Жыл бұрын
Wll hada ma hilmaanty ycni ma ilowdey hdey haa tahy sdee u ilowdey
@maryanbedel6605
@maryanbedel6605 Жыл бұрын
Ax sory
@barwaaqoabdirahmand3794
@barwaaqoabdirahmand3794 Жыл бұрын
Wllo tasbixida iyo qur aan akhriso 🥰
@munomuno6524
@munomuno6524 Жыл бұрын
Wll qofkan jclhy wu iqaba kamana daremo ini isagu ijclyhy mxan sameya
@ifraaxabdi1699
@ifraaxabdi1699 Жыл бұрын
Bayo ixtiraam kala danbayn waxa jeceshahay haduu kusiyo intaas ba waa jecel bayo jacaylku waa ficilka wanagsan khasab maha in uu ku dhoho waan kujeclahy
@hanadibraahim8261
@hanadibraahim8261 Жыл бұрын
Thanks bro codkuun noso dalac
@MaxamedAadandaahir-k2g
@MaxamedAadandaahir-k2g 15 күн бұрын
Lkn sxp hadii lagu dariin siiyo kawaran Sida mashqol aan dhamaan iyo hadlkii oo lagaabsadey 💔💔💔😎
@nalkamaxamed6363
@nalkamaxamed6363 Жыл бұрын
100/100روعه
@Poqorada
@Poqorada Жыл бұрын
mahadsanid 🥹🥹
@xasanahmed201
@xasanahmed201 Жыл бұрын
Wan ku jecelahay
@hodanmoha4672
@hodanmoha4672 Жыл бұрын
Wlhi dadku isku mid maaha wxa jira inyar oo dadka ka mida kuwaas oo qofka hdi ayna jeclayn runtana u sheegan jecel in anu murugon noloshisana hore usii wato kuna farxa hdi uu ka marmo A
@sumayocabdi
@sumayocabdi Жыл бұрын
Dabcan dabcan wey jiraan weliba waad mid xaqiiqa lkn weli waa qabyo
@user-dk2ot5xm4o
@user-dk2ot5xm4o 6 ай бұрын
Thanks bro
@AbdiRahiimAli3
@AbdiRahiimAli3 5 ай бұрын
Any time
@user-yg3hk7tc8k
@user-yg3hk7tc8k 5 ай бұрын
Wll.allha.kuxifdiyo..wll.lkn.qof.ayajira.isagu.ad.ijecel.kadibna..an.is.fahnay.a.an.dhay.wax.walba.hye.kadibna.igu.dhahy.an is.meher.xadno .ana.an.kadiday.kadibna.iga.gabsaday.lkn mar.mar.iso.qora.asc.wll.ana.maba.sidanay.wlh..wna.fahmi.lahy.ila.hada
@AhmedHassan-ih5zo
@AhmedHassan-ih5zo Жыл бұрын
Waxa dadka dhiba waa anga miyaa.commentiga dhan gabdhaha baa kasoo baxshay. Ragow yareeya dhibaatda
@DekaMahdi-bx3rk
@DekaMahdi-bx3rk Жыл бұрын
Merci mon frère 🥰🥰🥰
@muhaadamjaamacmagan1661
@muhaadamjaamacmagan1661 Жыл бұрын
Thanks for any thing❤
@AbdiRahiimAli3
@AbdiRahiimAli3 Жыл бұрын
Any time!
@user-nm8we1yq7o
@user-nm8we1yq7o 11 ай бұрын
Walaahi bilaa sabab ayay iga tagtay saasay ahaatano ugu danbeyn way soo laabatay ayadoo wax walba iga raali galin doonto ana ilaaa hada jawaab masiin😢
@hayaatmohamed1684
@hayaatmohamed1684 8 ай бұрын
Kan ixumeyay inuu kashalaya rajayni
@nimco99dagan71
@nimco99dagan71 Жыл бұрын
Walala thank you for advice.mela.qeryabta chancelkaga arkiay
@HamdaFahiye
@HamdaFahiye 2 ай бұрын
That's really
@mohamedhajiali2849
@mohamedhajiali2849 22 күн бұрын
From 4:25 to 4:40 he's really talking about what i did myself... this is real
@nafisoismaciil8633
@nafisoismaciil8633 7 ай бұрын
Scw❤❤❤
@hamdaabdi3520
@hamdaabdi3520 Жыл бұрын
Ok huno wantijabiinya wana kulasoowadagay After l months results ka
@amuun415
@amuun415 6 ай бұрын
Dhnk saxibtinimd waku xanunsada lkn had waxn hest gabr an amusanahy xit waye ifahntaa
@user-fm6es9se5g
@user-fm6es9se5g Ай бұрын
Wllhi beentaa maahaa prother
@farahabdullahi7801
@farahabdullahi7801 Жыл бұрын
kawaran hadaan kaligeey is canaanto
@najmoquruxnajmoqurux
@najmoquruxnajmoqurux 8 ай бұрын
Mahadsanid walaal❤
DAD LEFT HIS OLD SOCKS ON THE COUCH…😱😂
00:24
JULI_PROETO
Рет қаралды 15 МЛН
A clash of kindness and indifference #shorts
00:17
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 114 МЛН
Sigma girl and soap bubbles by Secret Vlog
00:37
Secret Vlog
Рет қаралды 6 МЛН
SIDA LOOGA JARO NAFTAADA QOFKAAN KU RABIN - ARRIMAHA JACAYLKA - Ayub Axmed
9:41
AAR GOOSIGA UGU WANAGSAN WAA AAMUSNAANTA 🤫
14:55
Lajecley Cawil
Рет қаралды 9 М.
6  QALADKA  OO AY DADKU KUGU NACAYA || HADAD SAMEEYSO || @Xogtamaalmaha
3:51
7 Talo oo aad kalsoonida naftaada ku dhisi karto
15:53
KABARO FREE COURSES
Рет қаралды 60 М.
Ma Tahay Qof Xishood Badan oo aan Dadka Dhexgeli karin?
8:03
sidee loola dhaqmaa qof ku ignore gareeya???
13:36
Caaliya Shuceyb Channel
Рет қаралды 15 М.
Спит с ОТКРЫТЫМИ ГЛАЗАМИ! 😱😴
0:25
Взрывная История
Рет қаралды 5 МЛН
как попасть в закулисье в schoolboy runaway
0:51
Это ежегодное настроение 😉 #tiktok #юмор #жиза #funny
0:10
Ангелина и Тая
Рет қаралды 3,7 МЛН
Собака не хотела чтобы так вышло...❤️
0:24