4 xirfadood oo Guurka Muhiim u ah I ~ Mubarak Hadi

  Рет қаралды 36,637

Mubarak Hadi

Mubarak Hadi

2 жыл бұрын

4 xirfadood oo Guurka Muhiim u ah I ~ Mubarak Hadi
TELEGRAM: t.me/Garaadsointaadanguursan
Y O U T U B E: / 5486147 .
I N S T A G R A M: / mubaarak_hadi

Пікірлер: 100
@abdiawale5121
@abdiawale5121 2 жыл бұрын
Required SKILLS for successful marriage life: 1. Effective communication 2. managing finances 3. Conflict resolution 4. Child rearing. Thanks Macalin Mubarak.
@abdielmi6419
@abdielmi6419 2 жыл бұрын
Lkn fekeradahan waa kuwii Beta Male ee Kuwii ALPHA MALE ka mayee? Mararka qaar ayaan aamus ku xaliyaa conflict jira amma aanan wax jawaab ah ka bixin xaalada jirta. Waa in aad sidii nin u fekerto ma aha inaad sidii gabadha u fekerto. psychologyga gabadha waxaa ku jira maskaxdeeda in hadii adiga dhaqaale kuu kordho ay iyada dhibaato ku tahay markaas way kaala dagaalamaysaa shilin walba xageed marisay bay ku odhansaa. haddad istidhaahdo waalidkaa wax sii way ka xumaanaysaa lkn hadaaad ku 1000$ ee aynu ururinay alaabta aan iskaga bedelo markaaba way kugu raacaysaa. Amma iyadaa ayaaba ku odhanaysa alaab cusub baa soo baxdayeb 1000$ doolar ee inoo yaalay aan siisano. Haddaad tidhaahdo mayana way xanaaqaysaa xageed gaynaysaa ayey ku odhanaysaa. Markaad u sheegto inuu dhaqaale tiradana aad u sheegto ayaa account inoogu jira iyada ayaa u fekeraysa wixii lagu bixin lahaa Mar walba baahi ayey abuuraysaa ama reerkooda ayey ku odhanaysaa baahidaa iyo taas baa jirta ee intaas keen. Hadaad diidana way xanaaqaysaa reerkayaga dan kama lihid cadow baad tahay xageed gaynaysaa lacag accountka ku jirta. Markaa wllo Mubaarik Haddi. waxaan ku talin lahaa ninku inuu dhaqaalihiisa u madax banaanaado gabadhana waxeeda u daayo wixii ay iyadu reerka ku kordhinaysana ay u madax banaanaato oo dhaqaalaha si wadar ah lagu darayo layska daayo. Wixii uu nin ku reerkiisa ku bixin karo ee awoodiisa ah uu aanu waxba ka hagran lkn Horumarka reerka iyo hogaamintiisaba uu ninku ka fekero. Dhaqaalihiisana u madax banaanaado.
@zakariaadam3138
@zakariaadam3138 2 жыл бұрын
@@abdielmi6419 aad iyo aad 100% waan kugu raacay wlle.ALPHA MALE.✍️😅
@zakariaadam3138
@zakariaadam3138 2 жыл бұрын
The thing is;this is not the fact is an idea.yes someone can sell and make an argument or something that would be excepted by View individuals . The base of our family (husband,wife and children ) Islam put that strongly on Qur’an Sunah.the other things like,books,ideas and platforms could be taken or left.✍️
@maanka305
@maanka305 2 жыл бұрын
Maanta🍁 waa maalin jimce ah aan kuwada🌼 sallino Xabiibkeena محمد🌹Scw Nagu soo biira Alla ha idin barakeeyo🧡💯🙏
@fardawsakheyre2487
@fardawsakheyre2487 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw
@cabdullahi1927
@cabdullahi1927 2 жыл бұрын
waxaan rajeeynayaa sandkaan in guursado , xaas wanaagsan Alle ha ii sahlo
@qummane118
@qummane118 2 жыл бұрын
Ustaad rabbi haku karaameeyee baryahan muuqaalladi qurxoonaa waad naga yaraysay.
@ruqiaali5716
@ruqiaali5716 2 жыл бұрын
macallin nolosha waxbadan iga baray allaah haku xifdiyo ustaad😍
@abdirisakamir985
@abdirisakamir985 2 жыл бұрын
Ustaad nala wadaag buugagta Qoyska kuwa ugu fiican " PDF"🙂
@shamsosheek
@shamsosheek 2 жыл бұрын
Masha Allah yaa ustd thanks alot
@umurashaad6869
@umurashaad6869 Жыл бұрын
Jazakallahu kheer inshallaha ❤❤❤❤
@zeinabhassan4104
@zeinabhassan4104 2 жыл бұрын
Jazakallahu khayra
@ahmeddeeq9464
@ahmeddeeq9464 2 жыл бұрын
Jazakallah kheer bro
@hibonuura9462
@hibonuura9462 2 жыл бұрын
ماشاء الله بارك الله فيك وجزاك خيرا أستاذه
@FatmaAli-zi5gj
@FatmaAli-zi5gj 2 жыл бұрын
Shukran ustaad Mubarak 👏
@eekaadanofficial989
@eekaadanofficial989 2 жыл бұрын
Shukran. Ustaad 🙏🙏
@hawoabdullahi720
@hawoabdullahi720 2 жыл бұрын
Shukran Wll mubarak .
@bra9749
@bra9749 2 жыл бұрын
Jazakallahu khyran
@fardowsamohamed9166
@fardowsamohamed9166 2 жыл бұрын
Masha Allah waanoo faaideysey Allaha kubarakeeyo Macalin mahadsanid
@balkizbarwaqo4462
@balkizbarwaqo4462 2 жыл бұрын
جزاك الله خير👏👏
@manazil3130
@manazil3130 2 жыл бұрын
Shukran wall qaliya Mubarak
@ibrahimgarorow6116
@ibrahimgarorow6116 2 жыл бұрын
Wad ku mahadsan Ustaad Mubaarak
@fardowsaisxaaq3726
@fardowsaisxaaq3726 2 жыл бұрын
M.a tnx ustaad Mubarak al haadi
@sumayayounis3970
@sumayayounis3970 2 жыл бұрын
Masha Allah
@cammaarsaadiq3147
@cammaarsaadiq3147 2 жыл бұрын
M.a shukrn ust , jazzakallzh
@zakariyeabdullahi6131
@zakariyeabdullahi6131 2 жыл бұрын
Mash allah wa skills muhim ah nolosha guurka. Shukaran ustaad mubaarak
@gabarsomali647
@gabarsomali647 2 жыл бұрын
Maasha Alaah mubaarak Alaah Haji xafido
@umucabdullahi3142
@umucabdullahi3142 2 жыл бұрын
Jasaak Allah khayr ustaad Ilaahy ha ku xifdiyo
@kaafiyashbashiir1685
@kaafiyashbashiir1685 2 жыл бұрын
Masha allah ustad alle hano ka xafido.
@Kaysex5
@Kaysex5 2 жыл бұрын
ماشاءالله Mahadsanid ustaad
@ibrahimnor9436
@ibrahimnor9436 2 жыл бұрын
Masha allah ustadow
@ismailhusni3262
@ismailhusni3262 2 жыл бұрын
Ustaad mubaaraK xafidaklaaaH
@asmaaxmed3527
@asmaaxmed3527 2 жыл бұрын
Maasha allaah ilahay ku barakeeyo
@caishawali8198
@caishawali8198 2 жыл бұрын
Cilmi baa kaa bartay Macalin Mubarak Allaha ku xifdiyo
@zuhaybtaman4007
@zuhaybtaman4007 2 жыл бұрын
Wad mahadsantahay ustaad allaha ku barakeeyo we love u
@flastinguled2815
@flastinguled2815 2 жыл бұрын
masha Allah ustaad haadi mahadsanid
@nailaabdirahman5451
@nailaabdirahman5451 2 жыл бұрын
Mansha Allaaah jazaaka last kheiran
@asmaadam2454
@asmaadam2454 2 жыл бұрын
Muchllh wl lmubarak hadi hafdakllh💚
@ilyaazzola.8189
@ilyaazzola.8189 2 жыл бұрын
Thanks mclin Mubarak hadi
@ibraahiimxunduble3985
@ibraahiimxunduble3985 2 жыл бұрын
Thanks ustaad wax badan baa ka faaiidnay ❤️
@hooyo6731
@hooyo6731 2 жыл бұрын
Shukran Nabadoonkayga Mubarak
@maxamuudxaaji2909
@maxamuudxaaji2909 2 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad
@sahraabdirashid7015
@sahraabdirashid7015 2 жыл бұрын
Mahadsanid maclim
@bashkaroyal358
@bashkaroyal358 2 жыл бұрын
Masha Allah ustaad
@ayanabdi5894
@ayanabdi5894 Жыл бұрын
Thank you soo mach
@aamiinahmed3246
@aamiinahmed3246 2 жыл бұрын
ماشاءاللہ
@nimcohodan6501
@nimcohodan6501 2 жыл бұрын
Mash allh ustaad mubarak alle haku xafido
@asmaismail6196
@asmaismail6196 2 жыл бұрын
Mansha allaah Alle haku Xafido
@ismailhusni3262
@ismailhusni3262 2 жыл бұрын
MashaalaaaH
@sumbeedasheekh2932
@sumbeedasheekh2932 2 жыл бұрын
Wll Mubarak ilaahay haku xafido oo haku barakeeyo🥰😇❤❤❤❤❤
@bashiircabdicasiis8940
@bashiircabdicasiis8940 2 жыл бұрын
mahadi hakaa gaarto ustaad mubarik hadi
@laylaabdullahi9911
@laylaabdullahi9911 2 жыл бұрын
Waa talooyin wanaagsan runtii ustaad ilahay wax khayr oo nolosha ila fahmayaa ha i sahlo
@dajistech1042
@dajistech1042 2 жыл бұрын
m.a libaax thanks waa tala muhim
@salmaabukaromar9386
@salmaabukaromar9386 2 жыл бұрын
Masha allah walaal an jeclahay taloyinkisa allah kuxafido ustad
@zeinabhassan3438
@zeinabhassan3438 2 жыл бұрын
MashaAllah wll mahsnid
@sayidsayid9266
@sayidsayid9266 2 жыл бұрын
Ustaad mubaark
@SOMTRUCK480
@SOMTRUCK480 2 жыл бұрын
Thank you very much
@khayrchannel2466
@khayrchannel2466 2 жыл бұрын
Walaal Mubarak kusoo biir podcast adoo raalliya 😍🥰
@xikameditz3144
@xikameditz3144 2 жыл бұрын
Mubaarak bro kep goinh
@user-zo8vs8xh4g
@user-zo8vs8xh4g 11 ай бұрын
asc wll mubarak wa mahadsan tahay wanadada wax barashada leh mahadsanid
@axmedkilwemaxamed7962
@axmedkilwemaxamed7962 2 жыл бұрын
Good ustaad nin aan waxbadan kabartay ayaatahay eebe haku sharfo.
@hoodoahmed6308
@hoodoahmed6308 2 жыл бұрын
Manshallah tabarak Rahman mahadsanid ustaad inta aad sheegtay ba bahi wayne baynu u qabna Hadan somali nahay
@faadumocigale6442
@faadumocigale6442 2 жыл бұрын
m.a ustaad mahadsamid
@ismacilissack3661
@ismacilissack3661 Жыл бұрын
Boogaas mgaciisa isheeg sxp thanks
@user-lg1gt4mk4s
@user-lg1gt4mk4s 2 жыл бұрын
baarakallahu fiik akhi
@ladna262
@ladna262 2 жыл бұрын
Asc laakiin one question wll Mubarak balkawaran Hadiii labada qofba ay yihiiin kuwa aamusan oon caadiyanba hadalka aqoon
@Losox77gamez
@Losox77gamez 2 жыл бұрын
Mubarak, the motivational somali speeker. I will see you on east Marjinal way soccer field.
@nastexoluul8649
@nastexoluul8649 2 жыл бұрын
Masha Allah Allah ha ku xafido wllkey ✅
@samiyoabi2416
@samiyoabi2416 2 жыл бұрын
Mashaalah ustadi shukran ilahay hakubarakeeyo cimri dheer iyo cafimaad alahakusiiyo
@edmangonjeex1721
@edmangonjeex1721 2 жыл бұрын
Wll allya barakllh
@marwaalimohamed4555
@marwaalimohamed4555 2 жыл бұрын
جزاك الله خير يا أستاذ مبارك 😊
@maryanadan1099
@maryanadan1099 2 жыл бұрын
Inta maanku🧠 gaajeysan yahay guuli waa weli caqli gacalkiisa tuusa fikira nolosha tulmoon
@AliKhan-Somali
@AliKhan-Somali 2 жыл бұрын
Maxaa laga wadaa tulmoon ma af Englisch baa??
@mariasaid1098
@mariasaid1098 2 жыл бұрын
Mubarak wahi waa cashir muhiim ah anfacayo kuwa guryaha leg iyo kuwa hada kadib sameen rabaa guri Jazakallah qeyran
@farahofficial9877
@farahofficial9877 2 жыл бұрын
wlcom to back ustad
@fardawsakheyre2487
@fardawsakheyre2487 2 жыл бұрын
Shukran walal.qali ah ruunti Mawducayada aadba uka faa.ida wax bdna waa ika baxa oo micna ah Adna ajir io xasanad allah ka siiya
@queen-nb6uq
@queen-nb6uq 2 жыл бұрын
ManshAllah caleeek illahye ha ku siiyadiyo garashada ustaad ani wali man gursan lkn wa wax aan ka fakarao markasta side aan ula janqaadilahaa lamanaha nololsha o manta aad u adagthy in aadba siku dhinac wax ka aragtan waxa aminsanhy reraha cusub hee sanadkasta la tago misna markiba kle taga aan waxba inks waydin nololsha guurku
@MohamedAhmed-ql9eo
@MohamedAhmed-ql9eo 2 жыл бұрын
M. A wll I. A
@hayaankanolosha
@hayaankanolosha 2 жыл бұрын
Aad ayaa umahadsantahay, waa muuqaal nolosha aad ugu ah.
@dr.khyriabasheir5064
@dr.khyriabasheir5064 2 жыл бұрын
Shukr mcllin wxn codnsan lahaa buuga The alchemist Ama الخيمياء Inaad inoo soo galiso
@mohamoud_8852
@mohamoud_8852 2 жыл бұрын
جزاك الله خيرا يا استاذ.
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 2 жыл бұрын
Very important lesson
@falaqeyntadinta3449
@falaqeyntadinta3449 2 жыл бұрын
Wan kusalamy ustad
@TALLMAN114
@TALLMAN114 2 жыл бұрын
aad ba u mahadsan tahay ustaad waxan ogahay adna aad og tahay in bulshada soomaliyeed inta wax aqrisa ay yartahay buugta ma aqriyaan balse wa bulsho wax dhagasada. marka naga caawi buugta ku qoran afafka qalaad in aad ku tuubto si dhagaysi ahaana afka soomaliga maandama aan nahay bulsho wax dhagaysada.
@umalkhair6399
@umalkhair6399 2 жыл бұрын
Asc wll Mubarak haddi Waxn kaadoonaya tallo meesheen kaalasooxidhiidhaa
@ibrahimgarorow6116
@ibrahimgarorow6116 2 жыл бұрын
Ustad waxa kaga dhursugeynaa inaad 4 xirfadood buugaag ad noga tilmaamtid, si mankeena ukobco.
@amyfaycal5170
@amyfaycal5170 2 жыл бұрын
Mashallah ustaat jazakallah kheir
@caakifah
@caakifah 2 жыл бұрын
Horta adu ma gursatay?
@peyazahassan2303
@peyazahassan2303 2 жыл бұрын
Niyahow buugaaga ta somali da qortay oo muhiimka ah kadal sii dii dhabar adeeg ugu hadashay oo kale sababtoo maan ga teen haddii aaad ka hadli laheen marka way fiicnaan laheed in channel ku soo kor dhiso qeeb aad kaliye ugu hadasho buukta somalida
@axmeddahir8545
@axmeddahir8545 2 жыл бұрын
Masha Allh sharf baa ledahy waa mahdsanthy
@cabdiqadaryare761
@cabdiqadaryare761 2 жыл бұрын
Mhand mudne
@cabdiqadaryare761
@cabdiqadaryare761 2 жыл бұрын
Wx ficn ayaad shegty mahdnid markli
@aderaabdiaderaaderaabdiade6439
@aderaabdiaderaaderaabdiade6439 2 жыл бұрын
Macalin buuga garaadso intaadan guursan xagee laga heli karaa ??
@shaakirabdullahi389
@shaakirabdullahi389 2 жыл бұрын
Nairobi
@dr.omarjibrilabdimohamed8332
@dr.omarjibrilabdimohamed8332 Жыл бұрын
4ta xirfadood ee guurka guuleeysto u baahanyahy.. 1.xirfadaha wadahadalka tulmoon A. Isdhageesi 2booka ama kabada ka akhri Koorsa samee 2.xirfadaha maareeynta dhaqalaha #Waxa ugu badan maanta la isku furo. . Sanadkan . Mustaqbalka . Safarka #haba yaraato lacagta Book ka akhri ama doowra ka same 3.xirfadaha khilaaf xalinta . Khilaaf togon . Khilaaf xun Sidee loo dhaqma Emotionkaada u kontrooli kartaa 4.xirfadaha barbaarinta caruurta!ilma korinta. .#ku barbaari waqtiga hada . See u fahmi kartaa caruurtaada . Sidee u siin kartaa waxaa adiga so weeyday(jcl, naxariis, waxbarasho,) ©Xigmad Barbaarita caruurtada waxeey bilaabataa doorashada hooyadood... @MubarakHadi
@mohamedisackabdi6971
@mohamedisackabdi6971 2 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad
7 Caado oo ay Wadaagaan Dadka Guulaystay - Mubarak Hadi
14:25
Mubarak Hadi
Рет қаралды 82 М.
Albaabada Is-baddelka I - Mubarak Hadi
18:28
Mubarak Hadi
Рет қаралды 57 М.
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 9 МЛН
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 105 МЛН
7 Nolosha 20 Jirka Ku Adkaysa - Sannadka kuugu xanuunka badan
18:06
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 36 М.
WAXYAALO AADAN KA OGAYN CAADADA DUMARKA | ADNAN & SIRKA PODCAST
43:05
Sirta Guurka Guuleysta
15:13
Somvato Institute
Рет қаралды 45 М.
7 Sababood oo keeni kara in Hadafkaagu kuu Hirgeli waayo
15:32
Mubarak Hadi
Рет қаралды 58 М.
8 Ways to Manage Stress
19:32
Mubarak Hadi
Рет қаралды 27 М.
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 9 МЛН