7 Nolosha 20 Jirka Ku Adkaysa - Sannadka kuugu xanuunka badan

  Рет қаралды 26,282

Ayub Ahmed Media

Ayub Ahmed Media

15 күн бұрын

=======================================
Connect with me on social media
Facebook: / ayubaxmedmedia
Twitter: / ayubaxmedmedia
Instagram: ayubaxmed
#ayubaxmed
Subscribe to my channel:
/ suhaybsaajidmediapro
Subscribe to my second channel:
/ @ayubahmedpodcast
My Gear:
Nikon DSLR Camera
Lens Nikon Prime
Mic Movo WMX 1
Lighting: Neewer
Editing Software:
Sony Vegas Pro 13
After Effects
Sounds:
VideoHive.com

Пікірлер: 133
@abdijibaarabdirixmaan-8778
@abdijibaarabdirixmaan-8778 14 күн бұрын
Noloshan hadaa ilaahay ku xirnaato wax kaa halaabaayo majiri doonaan wlhi quraankana halagu dadaalo (Ilaahay qofkii xasuusta isna ma ilaawo )❤
@LovelyBird-zm4zq
@LovelyBird-zm4zq 13 күн бұрын
As a 16 years old who has a big dream and has this certification ccna and i learned english , i hope all of you guys to become successful, stick with your studies, and never give up.
@asmoc.xakiin2413
@asmoc.xakiin2413 13 күн бұрын
Bro can you speak English as fluent
@craxmaanmaano
@craxmaanmaano 13 күн бұрын
Hi😊
@LovelyBird-zm4zq
@LovelyBird-zm4zq 13 күн бұрын
Nobody is perfect bro
@ayuubaxmedmedia
@ayuubaxmedmedia 12 күн бұрын
I can, most definitely, but 90% of my audience is based in Somalia.
@ayuubaxmedmedia
@ayuubaxmedmedia 12 күн бұрын
I’m not perfect either, it’s not even in my vocabs.
@AishaAwale-wq2fe
@AishaAwale-wq2fe 12 күн бұрын
2020 ano ano 16 years jira halganka nolosha sobilaabay 2024 ano 20 years jira runti waxbadan ayaan kafaiday abwe wanad mahadsantahay malinkaan kubartay waxan dhahayay Illahow Aduunka saan u adag uma adkaysan karee iga ofso lkn alx hda waxan ahay naag isku filan rabi moye anan cidkale u bahnen waxyar unbaa idhan darajadaan rabaa mayara lkn malinkaan goal kayga gaaro waa balan waan ku abaal marin🙏 age kayga waad kahadlaysaa lkn aniga ima quseeyo wayo waan kabarmoosay marxaladaan
@Sahruush
@Sahruush 13 күн бұрын
Wllhi hday ii nolaal lahayen canantooda waxba igama dhiben wax walba qadarta rabbi ka wayn😭hdan tabya 💔😭😭Alxmdullilah si wangsan oo aqlaaq leh isoo koriyen illhay jannada ha ka waraabiyo🤲😓 Maclin adna illahay haka awaal mariyo waqtiga quruxda bdn ino hurtay❤
@ayuubaxmedmedia
@ayuubaxmedmedia 12 күн бұрын
Allaha u wada naxariisto waalidkeen
@Sahruush
@Sahruush 12 күн бұрын
@@ayuubaxmedmedia Aamiin yaa Rabbii 🤲
@CabdulahiCarafaat
@CabdulahiCarafaat 14 күн бұрын
Noloshaada hadda alle ka capsi ku dhamee sato wax kala habaayo majiraan ❤
@AbdiazizElsisi-ud8yx
@AbdiazizElsisi-ud8yx 14 күн бұрын
Eng ayub ahmed keep going sxb runti nolosheyda wax badan oo caqabad ah ayaad ka bedeshay Haddey ahaan laheyd nolosha maalinteyda iyo dhammaan qorshooyinka nolosheyda, runti ustaad waxaad ii tahay role model waxaan kuu rajeynayaa guul iyo gobonimo.
@BrotherofMuslims
@BrotherofMuslims 14 күн бұрын
Wllyal aan ku dadaalno inaan nolosheena wax ka bedelno oo kitaabka quraanka aan fahanno. Waxyaabaha ugu badan oo maanta ka dhalinyaro ahaan an ka cawano waa firaaqada aan heysano marka aan ka faa'iideysano waqtigeena firaaqada aan ku bixino wax wanaagsan oo aduunyo iyo aakhiro ina anfacayo.
@SuleimanAbdiElmi-ff2pt
@SuleimanAbdiElmi-ff2pt Күн бұрын
Now I'm 20 years old I will make new progress in my life And I will reach all my Dreams soon So this Motivation touch by my heart New chapter for my Life Incha Allah Thank you so much 💓 My Dear Teacher Ayub Axmed 2024 Keep Forward
@sulejamito8968
@sulejamito8968 13 күн бұрын
Ayub bro as a young adult now into his late 20’s trust me if we just zip up and control our sexual desires 90% of our problem we could solve them but we don’t that’s where we went wrong 😢
@ayuubaxmedmedia
@ayuubaxmedmedia 12 күн бұрын
I can’t agree more.
@nimcosulayban4714
@nimcosulayban4714 13 күн бұрын
Run ahaantii waxaa hubaal ah in hadii rabigaa raali kaa noqdo Noloshoo dhami sakhir bay noqonqysaa Ustaad ayuub Ahmed rabigay haku barakeeyo naftayda role model baad utahay🎉🎉🎉
@HassanMako-yz1lq
@HassanMako-yz1lq 14 күн бұрын
The best KZfaqr Ayoub Ahmed waxad uqalanta 10 millions ❤Horay usoco oo Hana ga cajisin 👌From Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯 Habalyada sanad guurahayaga waka sugna ❤
@Dhiirigaliyeec8cq
@Dhiirigaliyeec8cq 14 күн бұрын
Intixaan dowlad gali rbaa isoo duceeya asxaabta
@ExcitedAlligator-hk2ib
@ExcitedAlligator-hk2ib 14 күн бұрын
Zokle wll
@Xalwa61
@Xalwa61 13 күн бұрын
Natiijo aad kufaraxdo Allaha kusiiyo
@nimcosulayban4714
@nimcosulayban4714 13 күн бұрын
Rabi ha idiin fududeeyo Dhamaan ardayda soomaaliyeed😊
@mumtaazsaid3103
@mumtaazsaid3103 9 күн бұрын
Alle hkuu fudeeyo
@MAXAMEDJAMAALMAXAMEDDIINI
@MAXAMEDJAMAALMAXAMEDDIINI 3 күн бұрын
Kusaliya rasuulka muxamed scw❤❤
@CaashasalebaanUmucabdiraxmaan
@CaashasalebaanUmucabdiraxmaan 9 күн бұрын
Wllhi waa xaqiiq Alxmdulillah markaan ku jiray da'daas Allh ayaa igu hagaajiyey wax wanaagsan waayo ani maba kala garan jirin waxa aan wado inay wax I tarayso io inkale lkn hada ayaan ogaaday inaan ka faa'iidaysty wakhtigaas Alxmdulillah
@AliHarestoOlow
@AliHarestoOlow 11 күн бұрын
Baarakallahu feek akhi
@user-pf5vk4hh8z
@user-pf5vk4hh8z 14 күн бұрын
22 jir ayaan ahay balse nolosha ayaa ii dhadhami la' xanuun nafisi ayaa ii dheer, guriga ayan iska fadhiyaa ilaa xaalad xun uu ila gaaray guri fadhigii ii soo duceeya walal inuu Allaha iga dulqaado culeyska, noloshabii waasiciyo😢😢
@abdijibaarabdirixmaan-8778
@abdijibaarabdirixmaan-8778 14 күн бұрын
Kaligaa maahan zhp dhalinyarta badankood waa ku jiraan xaaladaan ee ilaahay ku xirno salaada masjidka ku tuko quraanka dhagayso oo akhri Gym aad ama kubad ciyaar wax barashadana xooga saar dadkana dhex gal oola sheekayso waad ka baxaysaa insha Allah
@MohamedMahat-hf2kr
@MohamedMahat-hf2kr 14 күн бұрын
Suuratul baqra laazim wllo inshallah waadcafimaadi
@salmanmohamed946
@salmanmohamed946 13 күн бұрын
Same with u pro 😢
@ajmala522
@ajmala522 12 күн бұрын
Aa kuu nasteexeeyo wll salaatul laylka badso habeenkii rabi bari i.a faraj qeyr qabuu rabi ku siin
@anasgacshe8731
@anasgacshe8731 14 күн бұрын
wakhti ubahan ayaa so dhigta shukran ustad ❤
@nimoco401
@nimoco401 10 күн бұрын
جزاك الله خيرا واحسن اليك اخي العزيز اخي المحترم أيوب شكرا الله يحفظك 😢❤
@Abuumuscab25
@Abuumuscab25 14 күн бұрын
Waxyabo badan ayaad no faidaysay wa mahadsantahay wllky Ayuubجزاك الله خيرا جزاء ❤❤
@Rahmatii0
@Rahmatii0 14 күн бұрын
Wcs Mahadsanid Ustaad 🙏
@user-yt3ec4dp8o
@user-yt3ec4dp8o 14 күн бұрын
Ustaad AYUUB ciid Mubarak ustaad
@eymanabdiweli
@eymanabdiweli 14 күн бұрын
Masha Allah❤❤❤❤❤❤ Jazakallah qeer💯💯
@lingumohamed505
@lingumohamed505 13 күн бұрын
Hi Ammar waiting to join this amazing, opportunistic words , wonderful, impact piece of advice
@sahramaxamednuux4127
@sahramaxamednuux4127 12 күн бұрын
Eng ayuub Ahmed shukran ❤
@ApdihakimMohamed
@ApdihakimMohamed 14 күн бұрын
Mahadsanid ayub wll waxan ku waydiiyey wiil 18 jir ah ayan ahay xirfadee ugu fican ee aan bartaa ustaad thanks😊❤
@CrashiidFaarax-qc8xw
@CrashiidFaarax-qc8xw 14 күн бұрын
Forex trade sxp
@mumtaazsaid3103
@mumtaazsaid3103 9 күн бұрын
Forex bro
@mariammahmuud260
@mariammahmuud260 13 күн бұрын
Mashallah ustaad allah haku barakeeyo wax badan baad no sheegtaa
@user-rk5fn4oj5v
@user-rk5fn4oj5v 14 күн бұрын
جزاك الله استأذي
@user-ek1iq5bl5p
@user-ek1iq5bl5p 14 күн бұрын
EID MUBARAK
@nasrasaid4665
@nasrasaid4665 14 күн бұрын
Thank you ustaad waa ku farxaa video kaga😊
@HassanOsman-sw2os
@HassanOsman-sw2os 14 күн бұрын
Thank you ustaad
@AbdillahiAwalehRoukia
@AbdillahiAwalehRoukia 13 күн бұрын
Ayoub ahmed l an 20 year olnd keep going I suit your vidéo my18 olnd and to day so , you are m'y seconde father and dear techer 😊😊
@Lovesnaturechannel-bc9rz
@Lovesnaturechannel-bc9rz 14 күн бұрын
Ustaad guulayso
@FarhanNouh
@FarhanNouh 8 күн бұрын
Mashallah walalkey ayub axmed allah haku barakeyoo
@Suleeqa63
@Suleeqa63 14 күн бұрын
Shukran ustaad ayuub mar walbo xalda aad igu xuntahy waan so booqada bejkaga 😊
@Kingramesh11
@Kingramesh11 14 күн бұрын
Ustaad Mhdsanid 🙏
@CaliYare-ul3hd
@CaliYare-ul3hd 9 күн бұрын
Thanks ustad ❤
@Zakariye.2003
@Zakariye.2003 14 күн бұрын
Thanks macalin vedio midna ima dhaafo🧠
@SahalLeo-dr8fx
@SahalLeo-dr8fx 14 күн бұрын
Aad baad u mahadsantahay walaalkay Ayuub Axmed taladaada ❤❤
@Azmarmedia
@Azmarmedia 14 күн бұрын
Ustaad ale haku daayo
@abdulrahmanfarahali5759
@abdulrahmanfarahali5759 14 күн бұрын
Wlhi nolosha sidan ka rabay wa i noqon la'dahay lkn maka niyad jabayo wan dadaalaya
@muuna8497
@muuna8497 14 күн бұрын
Haniyad jabin malin un Wayku NoQon donta wll
@dahaboodaxow
@dahaboodaxow 14 күн бұрын
Ish allha Malin un wa ku hagageysa ish allha dadal ❤❤❤
@zeytunmoha8242
@zeytunmoha8242 10 күн бұрын
Bowe istiqfrta bdhi iyo saliga nabiga....afanan edhebsn yutupketha frso wxbxhn kafithi wlhi
@user-xf3hx7ls6z
@user-xf3hx7ls6z 14 күн бұрын
Cid mubarak ustaat walahi waaxa tahay dhirigiliye aad ufican allah haku barakeyo ustaat
@user-nt6fd2ie9e
@user-nt6fd2ie9e 14 күн бұрын
Ayuub Jano til firsowsa allah ha ku galiyo
@user-vn5vp6rt8k
@user-vn5vp6rt8k 14 күн бұрын
I AM 20 YEAR ALHAMDULILAH SEMESTER FIVE DHIGTA JAMACADA OR SECOND YEAR THANK YOU
@cabdiraxmaancqaadir6127
@cabdiraxmaancqaadir6127 13 күн бұрын
الحمدلله 20 Jir aabihiis soo tarbiyay ❤thanks my dear friend
@AyaanXuseen-tk1to
@AyaanXuseen-tk1to 14 күн бұрын
Ciid wangsn Ayub ❤🎉
@SawdoApdullahi
@SawdoApdullahi 14 күн бұрын
Ayyub Ahmed ❤ san kuu tagero le ❤allaha ku xifdiyo wllo ❤
@ayuushahmedelmi8191
@ayuushahmedelmi8191 13 күн бұрын
Mahadsanid 😊
@xiyock2419
@xiyock2419 14 күн бұрын
HADII ALLE XIDHIIDHKAD LA LEEDAHAY WANAAGSAN SAHAY. ADUUNYADADUNA WEY WANAAGSAN TAHAY. HADII KALE WALIGAA CIDHIIDHI KA BIXI MEYSID XITA HADAD MILLYANEER TAHAY.
@asmaomar7113
@asmaomar7113 14 күн бұрын
Wooooow thanks
@maymuunomer3829
@maymuunomer3829 11 күн бұрын
Xaqiiq weeye ✅️ Ma.allh barakalah ustaad ayuub allh haku xafido 🤲 20 waan dhaafy alx 30naad ayan usii socdo wax yaalahas waan so arkay runti in kamid ah
@maxamedfaadil
@maxamedfaadil 14 күн бұрын
The best thecher ayub ahmett
@user-yt3ec4dp8o
@user-yt3ec4dp8o 14 күн бұрын
Salaamullah🙌
@ismailhassanhussein404
@ismailhassanhussein404 14 күн бұрын
Jasaakallaahu kheyran
@MaxamedccasiisAbuukar-vb8pt
@MaxamedccasiisAbuukar-vb8pt 14 күн бұрын
Da,deyda iyo faaidooyin badan aan ka bartay qof alle isoo mariyay ayaa mahad is kaleh ut ayuub axmed m.a
@shaaficumar3742
@shaaficumar3742 14 күн бұрын
Wall ayuub Eid wanaagsan❤❤🎉
@user-vz3ec1ki4d
@user-vz3ec1ki4d 13 күн бұрын
Mahad sanid walalkey Ayuupow❤🎉🙏💪👏😊
@CaliMohamed-dm6ol
@CaliMohamed-dm6ol 14 күн бұрын
Ayyuyb axmad❤❤❤
@Ismaaciil-iy9kl
@Ismaaciil-iy9kl 14 күн бұрын
Alle ha kaa awal mariyo teacher
@Albaas7
@Albaas7 4 күн бұрын
Wlh ben mad sheegin mrka jiray 16 ila 20 gabadha badan ayan kahelay imtixanaadkeyga hoos udacay khabiir ba tahay wlh hada jamacad digta almxdlh 🔄🙏
@user-yq7ok4ut5b
@user-yq7ok4ut5b 14 күн бұрын
Ilaahay noloshena ha nuuriyo
@CaaishoMohamed-zp6nc
@CaaishoMohamed-zp6nc 4 күн бұрын
Mahadsanid
@saynabcali6288
@saynabcali6288 14 күн бұрын
Thanks
@AwaleBoy
@AwaleBoy 12 күн бұрын
Commentiga hakuzo ordine hadalka dhux taladaNa kafakar Amusnantu wa muhiM marmar😊
@XafsaXafsa-zh7jk
@XafsaXafsa-zh7jk 14 күн бұрын
Acs wll sthy wll waxan rabaa in aan kulasoohiriiro eexalkee kaala sooxiriiri karaa wll
@user-su7jy1ks7m
@user-su7jy1ks7m 14 күн бұрын
Asc macalin
@Maryamahashi1234
@Maryamahashi1234 14 күн бұрын
First 😂❤
@HasanHasan-d9f
@HasanHasan-d9f Күн бұрын
ayub axmed asc wll
@CaaishoMohamed-zp6nc
@CaaishoMohamed-zp6nc 4 күн бұрын
Haa walaahi waa qasaaro aad uween
@user-nj5wu5kn1y
@user-nj5wu5kn1y 11 күн бұрын
22 jira nolasha meel aan kabilaabo magarayo mararka qaar waxaan dareema madax xanuun murugo heer aan gadhey qofkii xidhidh ku nagala dhaxeeyey aan ka niyad jabo rabbow nolasha iyasir😢
@MajiidJama
@MajiidJama 10 күн бұрын
Amiin lkn Sabur adkayso wxna baro xirfad baro😢😊
@user-nj5wu5kn1y
@user-nj5wu5kn1y 10 күн бұрын
@@MajiidJama thanks wllo🥰
@CabdilahiXasan-or7xm
@CabdilahiXasan-or7xm 14 күн бұрын
Fairly soon I will have 20 age god willing and I see more of things that is good my soul so still I wouldn't get 20 but only is left me 6 months at sometime I have good future also I proud of my self alhmdulilah whenever ♥
@maanleo5744
@maanleo5744 14 күн бұрын
role model
@IbrahimTayzan
@IbrahimTayzan 14 күн бұрын
Waad mahdsan thy sxp
@ajmala522
@ajmala522 12 күн бұрын
18 jir baa ahy alx jaamacada semestarka 4 baa hda kle rabaa iloohow noo naxariiso waalidkeena noo deyso kuwa dhinteyna unaxariiso
@mohamedbasheer9367
@mohamedbasheer9367 11 күн бұрын
Wll ayoobow walahi saaka guriga kolkaan kasoo baxay anoy ilin igasocoto ayaan ka soo baxay kolka aan dhagystay voedo gaaga fudayd ayaan dareemay ilaahay sida aad dhalin yarada aad udhiiri galiso adigana akhiradaada iyo aduun kaagaba hakuu hagaajiyo
@somwebsite3449
@somwebsite3449 14 күн бұрын
Masha allh kusoco ugaas
@hanaaneyyy1
@hanaaneyyy1 14 күн бұрын
Video aan sugeynay🎉❤
@sadaam_osman3336
@sadaam_osman3336 14 күн бұрын
😂😂wll ayuub anu waxasu igu bilaaabmo guursaxay alxm wiil ijooga alle hay daaye
@user-vv3tg4on9j
@user-vv3tg4on9j 11 күн бұрын
Yes❤
@CrashiidCrashiid-hj9ep
@CrashiidCrashiid-hj9ep 14 күн бұрын
Ani m.a 20jir ayan ahay dugsi sare ayan dhamayna wana shaqaysta lkn culeys bdn ayan wajahaya
@Mohamed-wp8ib
@Mohamed-wp8ib 14 күн бұрын
Teacher ayuub ahmed media rabi haku wanaajiyo sxp sare❤❤❤
@user-ls3cr2om5o
@user-ls3cr2om5o 5 күн бұрын
xayasiisada badan naga soo yaree bro
@NeymarJr-ng3qx
@NeymarJr-ng3qx 14 күн бұрын
Not the first 😂 👇
@hamdixsan
@hamdixsan 14 күн бұрын
Ninkan Dhiirigelintisa markan daawado qof kale ayaan noqdaa mhdsnid Ayuub
@nasrasaid4665
@nasrasaid4665 14 күн бұрын
Ani xitaa 😂😂
@mumtaazsaid3103
@mumtaazsaid3103 9 күн бұрын
Ani xtaa😂
@hawaoumalkair5490
@hawaoumalkair5490 14 күн бұрын
Tkhs
@ubahsalah2773
@ubahsalah2773 14 күн бұрын
inteed aaday
@dahaboodaxow
@dahaboodaxow 14 күн бұрын
Cidul cafieya ayuub ahmad guleyso
@canabshxasan433
@canabshxasan433 14 күн бұрын
Xaqiiq ✅ 😢
@CrAbukar-fc8yb
@CrAbukar-fc8yb 9 күн бұрын
M.a
@ramloraali1358
@ramloraali1358 14 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ahlamsalad9688
@ahlamsalad9688 14 күн бұрын
Pls wll like isara sidan markale Videogan aan ugu solabto
@user-wr6nw8kh8r
@user-wr6nw8kh8r 9 күн бұрын
Asc❤❤❤😢😢😢😢❤
@caashoabdullah
@caashoabdullah 8 күн бұрын
M.a😢
@user-wj4ex9wy7t
@user-wj4ex9wy7t 14 күн бұрын
Runti aad aayad umahadsantahay wax badan waa kaafa'iday
@XafsaXafsa-zh7jk
@XafsaXafsa-zh7jk 14 күн бұрын
Asc
@XafsaXafsa-zh7jk
@XafsaXafsa-zh7jk 14 күн бұрын
asc wll sthy waxaan rabaa wll in an kula sooxiriiro xalkee kaalasoo xiriiri karaa wll mahadsnid
@HothanHapy
@HothanHapy 14 күн бұрын
Mclin guulyso😢❤❤❤
@Maryamahashi1234
@Maryamahashi1234 14 күн бұрын
Wllkey igu caawiya xirfad ay gabadhu ku fcn thy oo daqli ka sameyn karto
@asmaomar7113
@asmaomar7113 14 күн бұрын
Qaali waxaad barataa dawaarka ama tolitaanka harqaanka waxaad noqonkartaa professional design
@ibraahimmohahasaan
@ibraahimmohahasaan 14 күн бұрын
​@@asmaomar7113 kaaas hormar dhan malahan lkn ganacsiga hadii meel hoose laga bilaabo sanado kadib meel fcn ayaad gaareysa lkn dawaarka wax hormar malahan
@asmaomar7113
@asmaomar7113 14 күн бұрын
@@ibraahimmohahasaan hye maxaa uu yahay ganacsigaas how's laga bilaabaayo wllow
@Maryamahashi1234
@Maryamahashi1234 13 күн бұрын
@@ibraahimmohahasaan haa inoo sheeg
ADIGA VS FACAA - Qof Walbaa Waa Siduu Iska Dhigo
10:57
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 26 М.
Qof ka bixi kara ayaad tahay GO'AAN GAAR
10:52
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 52 М.
Tom & Jerry !! 😂😂
00:59
Tibo InShape
Рет қаралды 58 МЛН
He sees meat everywhere 😄🥩
00:11
AngLova
Рет қаралды 9 МЛН
The child was abused by the clown#Short #Officer Rabbit #angel
00:55
兔子警官
Рет қаралды 18 МЛН
1 Qof la ilaawi karin si fududna lagu heli karin noqo
14:11
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 150 М.
Waxaad Gubaysaa Noloshaada Iyo Mustaqbalkaada |
16:31
OGAANSHO
Рет қаралды 75 М.
Maxaad 6 Bilood Ku Xaqiijin Kartaa ?!  Sidaan Ma Filaynin .
14:02
Mustaqbalkaaga Dhiso | Dhiirigalin | Sheekh Mustafe 2024
44:44
Wadaad Media
Рет қаралды 46 М.
043 | 03 | Sirta awoodda qarinta ujeeddooyinkaaga.
41:47
Sahan Podcast
Рет қаралды 67 М.
7 Adigu ku badali kartid noloshaada - Ha is daciifin
12:25
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 102 М.
7 SIDAN AYUU U SHAQEEYAA AWOOD BUUXDA - No Contact Rule
14:33
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 54 М.
10 Dumarka dabeecadahan leh Ha Guursan
38:04
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 16 М.
WHO LAUGHS LAST LAUGHS BEST 😎 #comedy
0:18
HaHaWhat
Рет қаралды 1,6 МЛН
Бросила дочку и мужа 🤯
0:35
Фильмы I Сериалы
Рет қаралды 2,2 МЛН