48 Xeer Ee Awoodda✊

  Рет қаралды 33,798

XOGGOOB

XOGGOOB

Күн бұрын

Dareemida daciifnimo waa dareen aad u foolxun Adduunkan aan ku noolnahay waxaa ka jira loollan aad u adag qof jilicsanna loollankaas kuma guulaysan karo sidaa darteed haddii aad rabtid inaad yeelato awood kana mid noqoto dadka loollanka hormuudka ka ah kana baxdo xerada daciifnimada waxaad u bahaan tahay inaad barato Xeerarka Awoodda
Buuggan waxa lagu magacaabaa The 48 laws of power 48da xeer ee awoodda waa buuga ugu muhiimsan ee ka hadlay awoodda iyo xeerarkeeda haddaba muuqaalkeenan ayaan ugaga hadlaynaa qayb kamida xeerarkaas
#XOGGOOB
00:00 Horudhac
00:27 Xeerka 1aad
00:43 Xeerka 2aad
01:02 Xeerka 3aad
01:25 Xeerka 4aad
01:43 Xeerka 5aad
02:08 Xeerka 6aad
02:36 Xeerka 7aad
03:11 Xeerka 8aad
03:29 Xeerka 9aad

Пікірлер: 41
@bold_didat
@bold_didat 7 ай бұрын
buuugani waxaan aqriyay mudo ka hor, tanina waa soo koobidi , uga wangsaneed
@AbdiaziizMahamed-wy3yq
@AbdiaziizMahamed-wy3yq 5 ай бұрын
From waabari media kep going Zxp 😊
@MILGOAWEIS
@MILGOAWEIS 9 ай бұрын
Mahadsanid walaal XOGGOOB Sida wacan ee aad xogta noogusoo gudbiso .❤
@BakarHero-xw4qv
@BakarHero-xw4qv 8 ай бұрын
Barnaamijkaan kuma aanan xirnaam jirin laakiin maanta ayaan ku soo biirey waana kaa fileynaa inkabadan oo ka sii qurux badan inshallah mahadsanid
@MohamedDekAbdullkadir
@MohamedDekAbdullkadir 8 ай бұрын
Part 2 48 power
@user-wu8lh6ze1s
@user-wu8lh6ze1s Ай бұрын
Mahadsanid ustaad
@user-hr4th6nd8b
@user-hr4th6nd8b 8 ай бұрын
talo waa muhiim waayo hore waxaa lo yidhi wax wax ku siiya wax badan baad aragtaa lkn wax wax kuu sheega wax yar ayaad aragtaa❤❤
@AbdirashidFarah-143
@AbdirashidFarah-143 9 ай бұрын
Masha allah
@samiramir7117
@samiramir7117 8 ай бұрын
Mahadsanid zhp allah hagu barakeyo aqliga wanagsan ❤
@user-nn7rj3rb6n
@user-nn7rj3rb6n 6 ай бұрын
saaxiib xage laga hela buhan
@MuhamedMahrze
@MuhamedMahrze 9 ай бұрын
Ilaahow ii rumee riyadeyda hamigeyga ka dhex guuxaysa😇
@user-ct4zp3ol4p
@user-ct4zp3ol4p 8 ай бұрын
Mahadsanid wll
@MohamedAdbi-xj9zv1zm4i
@MohamedAdbi-xj9zv1zm4i 8 ай бұрын
I am search more time so finally get you 🎉😢❤
@Husni_l
@Husni_l 10 ай бұрын
Mahadasanid muqaalkii ugu danbeeyey Ee TikTok soo galisay waa igaga qosol siisay kun mar Alle hakaa farxiyo❤
@saabiriincali
@saabiriincali 10 ай бұрын
Maasha Allaah ❤❤
@MohamedXussien-jw7dc
@MohamedXussien-jw7dc 8 ай бұрын
Hor usoco lpx😊
@STICKER10
@STICKER10 8 ай бұрын
Keep going ✊️😊
@user-he5hp1yu6j
@user-he5hp1yu6j 8 ай бұрын
Soo badi walaalo ❤
@user-vi2en1kr6k
@user-vi2en1kr6k 9 ай бұрын
Aad ayad uu mahadsan thy ❤ wlll
@XamseLutaaro-oq1zz
@XamseLutaaro-oq1zz 10 ай бұрын
Keep going
@user-nn7rj3rb6n
@user-nn7rj3rb6n 6 ай бұрын
xage laga hela bugan
@haboonasal2863
@haboonasal2863 10 ай бұрын
Mhdsnd Taladaada wax badan ayaan ka faaiday ilaa malinkaan dhagaystay😊🙏
@liptonmohmed-wp8rz
@liptonmohmed-wp8rz 9 ай бұрын
Xagee lagaala xiriirayaa
@bukhaari66
@bukhaari66 6 ай бұрын
asc wll waxna jeclaystay inaan suaalo dhawr ku weydiiyo
@Maxamedamiin300
@Maxamedamiin300 8 ай бұрын
Sidee Guulashaada U gandhi Kartaa Adoo and cidi
@JamalHajio-lq9wc
@JamalHajio-lq9wc 8 ай бұрын
wad ku mahad san tahay
@wallalganey2635
@wallalganey2635 10 ай бұрын
Mahadsanid zxp nala soo wadaak waxa aad oktahay lkn anga aanaan ogeyn sida muuqaal kaan oo kale Mahadsanid zxp markale
@XOGGOOB
@XOGGOOB 10 ай бұрын
I.a sxb❤
@dalmar309
@dalmar309 8 ай бұрын
@@XOGGOOB walal hdi ado amusn ay qof dadka dhaxdisa eray xun ku dhaho kwrn mxa laleyhy mrka muqal noga so samey plz walal🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@user-ug4oc9qe9t
@user-ug4oc9qe9t 10 ай бұрын
Wll noosoo badi
@XOGGOOB
@XOGGOOB 10 ай бұрын
Tamaam sxb❤
@asadonline3637
@asadonline3637 8 ай бұрын
Ustaad tanks lkn buugan halkee kahelikaraa isagoo somaliya 🙏
@ogaalsaremedia
@ogaalsaremedia 9 ай бұрын
ASC SXB SOO DHAWOW WXN AHAY KZfaqR
@AMSHORTS-np8hy
@AMSHORTS-np8hy 8 ай бұрын
Qeybtii fadlan soodaa
@user-fq4bw8kn4h
@user-fq4bw8kn4h 9 ай бұрын
Sxb please 🙏 nosobadi please
@HakiimiGuray-cp8kn
@HakiimiGuray-cp8kn 8 ай бұрын
Golden vioce
@ruunmaxamud6724
@ruunmaxamud6724 9 ай бұрын
Bro KZfaq-ka haka caajisin xooga saar. mahadsanid in badan
@AbdiHassan-kw7jn
@AbdiHassan-kw7jn 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤
@abdikaadirtacliin5546
@abdikaadirtacliin5546 8 ай бұрын
Mahadsanid ustaad
7 Qofkii nolol cusub raba keliya ayaa samayn kara
13:27
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 88 М.
Женская драка в Кызылорде
00:53
AIRAN
Рет қаралды 418 М.
THEY made a RAINBOW M&M 🤩😳 LeoNata family #shorts
00:49
LeoNata Family
Рет қаралды 43 МЛН
sheek xarafkan hees uu ka bilabmo iyo b.b.b.d.m
16:40
Muna Miski
Рет қаралды 117 М.
Siduu DOPAMINEKU U Burburinayaa Noloshaada? - Atomic Habits
21:38
قصة إنسان ترك شيء لله وانصدم بعوض الله له | فهد البشاره
21:55
10 Dardaaran oo Nolosha ah || Ustaad Hamse Habiib
10:17
Razeen Training Center
Рет қаралды 36 М.
Gaslightning: Habka ugu khatarsan ee qofka maskaxda looga qabsado. #Bahdilka #ogaansho
13:15
5 website oo aad u wanaagsan | Af Somali
11:33
Mahdi Miad
Рет қаралды 17 М.
Женская драка в Кызылорде
00:53
AIRAN
Рет қаралды 418 М.