Ha Noqonin Qof Mar Walba Oo Loo Baahdo La Heli Karo - Xeerarka Awoodda

  Рет қаралды 84,666

XOGGOOB

XOGGOOB

Күн бұрын

Xalaqadii 3aad ee Sharxidda Buugga 48 xeer ee awoodda
Qaybtii 1aad: • Sideed U Yeelan Kartaa...
Qaybtii 2aad: • Sideed Gacanta Ugu Dhi...
Barahayga Bulshada:
Instagram: khair_uddin1?ig...
TikTok: www.tiktok.com/@khair_uddin1?...
00:00 Horudhac
01:33 Xeerka 15
03:15 Xeerka 16
04:36 Xeerka 17
06:35 Xeerka 18
08:09 Xeerka 19
09:35 Xeerka 20
11:18 Xeerka 21
12:44 Xeerka 22
13:50 Xeerka 23
15:31 Xeerka 24
16:33 Gabagabo

Пікірлер: 125
@XOGGOOB
@XOGGOOB 6 ай бұрын
Aad baan uga xumahay😣Inuu muuqaalku aad idiinka soo daahay mar walba waxaan isku dayayaa inaan muuqaalo tayo leh idiin soo gudbiyo I.a hadda laga bilaabo jadwal sax ah ayaan ku socon doonna🙏
@user-jc1gu4bc2d
@user-jc1gu4bc2d 6 ай бұрын
24 saac meeqaa muuqaal baad soogalibkartaa taliye kip going
@user-fg5lp7vl4v
@user-fg5lp7vl4v 6 ай бұрын
Insha Allh wll qaali dhib male ❤inaad muuqalo manfacle soo geliso ayaa nooga fiican in aad noo soo geli muuqaalo qosol ah❤
@cabdikarimmuuse3047
@cabdikarimmuuse3047 6 ай бұрын
Wacadi zxb dhib malaha lkn waxaan kaa codsanayaa labadii cisho aad soo dhigi jirtay inaad nosoo dhigtid anakuba aan iskaga daawano😊
@cabdikarimmuuse3047
@cabdikarimmuuse3047 6 ай бұрын
By the way Keep going ❤🎉
@user-sq3zp5yq9p
@user-sq3zp5yq9p 6 ай бұрын
Aad iyo aad aya umhadsanthey 🤝
@saidsms8488
@saidsms8488 6 ай бұрын
KZfaq dadkan oo kale ayuu u baahan yahay uma baahna in juhalo la dhegeysto waqtina lagu lumiyo , Alle ayaa mahad leh maadama aan helay Xoggoob channel iyo wll khairudiin Alle haku xafido masha allah .
@nuurulimanchannel
@nuurulimanchannel 6 ай бұрын
AlxamdulliAllh dadkan ayan dhageysta iyo diiniga ❤
@mustaqiimabdulaahi9717
@mustaqiimabdulaahi9717 6 ай бұрын
Masha Alaah 🤍💗 Allah hagu dhowro aduun iyo Aaqiro🤍
@SareyFarah
@SareyFarah 9 күн бұрын
Mahadsanid saaxiib❤inoo soobadi. Thanks.😊
@saidsms8488
@saidsms8488 6 ай бұрын
Eidtka :100% Storytelling:100% Content :100% Masha allah wll waxan rajeynaya inaad muuqaalo ee edit gareyn doonto mardhow ❤
@yacqupyuusuf6972
@yacqupyuusuf6972 6 ай бұрын
Ani waxaa cunto isla cunaa wiil walaalo nhy mar walba saas aytahay isaga mar walba haduu cunto cunayo muqaalo tiktok kadawanaya 😂 lkn ani walhi majecli inaan muqaal inaan shito kaliya mobilka waan damiyaa kadib cuntada kubilaabaa 😅 lkn dadka badan baa muuqaal shita markey cunto cunayan
@fatuushismail4459
@fatuushismail4459 6 ай бұрын
Thanks for your encourage❤
@ahlamabdiwahab
@ahlamabdiwahab 6 ай бұрын
Wah wllky ani io waxyaabo badan isaga egnahay kwrn mrkaa cunto cunayo mobelkayga dam haduu ku jiro xitaa wan kasoo baxsadaa saa wax oogu cuno lee😊 Keep going poweh ❤
@user-wu8lh6ze1s
@user-wu8lh6ze1s 25 күн бұрын
Mahadsanid ustaad
@SOMZONETECH6129
@SOMZONETECH6129 6 ай бұрын
Zxp waxaa tahay nin aan la dhacay qaab editkaaga Well done 👏🎉
@cabdiraxmaancabdulqaadir2787
@cabdiraxmaancabdulqaadir2787 6 ай бұрын
Sxb vidoes ka aad noosoo dhigtay ma badna hadana channel kan jow ayuu usicdaa ee haka rajo dhigin sxb guul ayan kuu rajaynayaa🎉
@mohamedsambul3667
@mohamedsambul3667 6 ай бұрын
Mahadsanid sxb
@faadumoalicumar662
@faadumoalicumar662 3 ай бұрын
Thanks ustaad
@user-rs1sd3pz3h
@user-rs1sd3pz3h 6 ай бұрын
Masha Allah ❤
@AliKhan-Somali
@AliKhan-Somali 5 ай бұрын
Thanks bro xoog aad muhiim u ah ayaa walalaha somaliyed la wadaagtay Anigu waxan ku leeyahay Thanks illahay swt ajar iyo xasanaad hakaa siiyo.
@farduuscismaan9927
@farduuscismaan9927 6 ай бұрын
Thanks bro👍
@naciimanuura-qo1ie
@naciimanuura-qo1ie 4 ай бұрын
M.allah alle haku barakeeyo wll
@shoot12
@shoot12 5 ай бұрын
Thank you bro ❤
@user-vr7gl4bx9n
@user-vr7gl4bx9n 6 ай бұрын
Geesi laba maaha sxb hore usoco sxb si gaara fariin iigu soodir
@MaxamedAxmed-ej1lw
@MaxamedAxmed-ej1lw 6 ай бұрын
Thank you
@user-lu2wi4fe4k
@user-lu2wi4fe4k 6 ай бұрын
Thanks zxb I found it at play store
@safiayusuf9431
@safiayusuf9431 6 ай бұрын
Maa sha alaah runtaa weeye
@user-cw3ny9lf8j
@user-cw3ny9lf8j 6 ай бұрын
Allah manka ka haku barekayo
@____Cumar____
@____Cumar____ 3 ай бұрын
Xeerka 23 🫡💯
@khadarsheekhcabdiraxman
@khadarsheekhcabdiraxman 13 күн бұрын
Thanks
@kamalyare8380
@kamalyare8380 6 ай бұрын
masha allah guleso wll
@jaamacmaxamed1910
@jaamacmaxamed1910 6 ай бұрын
Thank zxp
@user-cx7re9sb5m
@user-cx7re9sb5m 6 ай бұрын
Thanks pro❤❤❤
@MustafeAxmadwarsame
@MustafeAxmadwarsame 3 ай бұрын
اللهم صل على سيدنا محمد
@user-pc1gc1sd7g
@user-pc1gc1sd7g Күн бұрын
آللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين احبك يا رسول الله ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AhmedMohamed-lf2yx
@AhmedMohamed-lf2yx 6 ай бұрын
Shukrn ❤
@yonisbawbawle
@yonisbawbawle 6 ай бұрын
Thankz
@ShaaficiMaxamed-ub1wx
@ShaaficiMaxamed-ub1wx 6 ай бұрын
Zxp waanu kula soconaa
@ZakariaMuse-jk6mv
@ZakariaMuse-jk6mv 2 ай бұрын
Waaa murti qali❤
@SalmaanClaahi-ei8yl
@SalmaanClaahi-ei8yl 6 ай бұрын
hye wxd waddaa shaqo wanaagsan think you ver mach
@Filsan10
@Filsan10 6 ай бұрын
🦋 Hore 🦋 u 🦋 soco 🦋 wllky ❤
@jamiilweheliye
@jamiilweheliye 4 ай бұрын
Wcs Aad bad u mahad San tahay sida quruxda badan ee ad wax u sharaxayso ad ayay cajib u tahay runti ad bad u so xushay maqducyadan ad ka hadlaysana waxay u muQdan Kuwa aad u xiiso badan oo run iyo xaqiiq ah Waad ii faa‘ideysay wad mahad San tahay mar kale 💪🏾🫶🏽
@Xogtamaalmaha
@Xogtamaalmaha 6 ай бұрын
NICE You are my Role model keep going up you level zxp
@SuadosharifMohmett151
@SuadosharifMohmett151 6 ай бұрын
Mahadsnid ❤
@amiirmaxamed2149
@amiirmaxamed2149 6 ай бұрын
Caajii ib
@abdiadan592
@abdiadan592 6 ай бұрын
Nice ❤
@user-cx1lv7dk3t
@user-cx1lv7dk3t 5 ай бұрын
ALAHA KUSHARFO WLLkay ❤❤❤❤
@CallmeR9
@CallmeR9 6 ай бұрын
MOTIVATION FCN NASIISEY LEGEND ❤
@Cabdiwaaxidcali-ss7jp
@Cabdiwaaxidcali-ss7jp 6 ай бұрын
Tnx sxp❤❤❤🎉🎉🎉😊😊
@user-dz4yr3we7d
@user-dz4yr3we7d 5 ай бұрын
Thank pro 😢😢😢
@JamacSiyaad-dr7qh
@JamacSiyaad-dr7qh Ай бұрын
ما شاء الله
@user-gb8zj3qj1u
@user-gb8zj3qj1u 6 ай бұрын
Legend waxn cml noo soo badi
@Cusmaanibraahim-qb6mk
@Cusmaanibraahim-qb6mk 6 ай бұрын
🎉🎉 nio buuga soo turjun oo u bedel luqada hooyo
@SahruujiAhmed
@SahruujiAhmed 6 ай бұрын
Buuga power of law48 oo soomaali ah Ayaan raaba pls igu caawi qofkii haya wan ubahany
@Akter.khaalid
@Akter.khaalid 4 ай бұрын
Mrkd hesho iso sheg😂
@muniirclaahi1978
@muniirclaahi1978 3 ай бұрын
😂😂​@@Akter.khaalid
@sacdiyosadia
@sacdiyosadia Ай бұрын
​@@Akter.khaalidanne iiso shek😂
@Akter.khaalid
@Akter.khaalid Ай бұрын
@@sacdiyosadia hye😂
@maxamedclnaasir
@maxamedclnaasir 6 ай бұрын
zp buugan buuga xiga waxaad nooga dhigtaa the 7 habits of highly people
@MahamudMohumed
@MahamudMohumed 4 ай бұрын
Good
@MOHAMMEDPRO1234
@MOHAMMEDPRO1234 6 ай бұрын
walalka waxaan rabaa meel aan kala soo xiriiro haddi ay macquul thy🎉❤❤
@XOGGOOB
@XOGGOOB 6 ай бұрын
Instagram iga soo qabo Khair_uddin1
@quantumleapsuccess368
@quantumleapsuccess368 6 ай бұрын
Good bone
@user-md2yp3on4j
@user-md2yp3on4j 6 ай бұрын
Okay
@user-tj9rf1ib1j
@user-tj9rf1ib1j 4 ай бұрын
Leggend
@fardosomuxudin523
@fardosomuxudin523 6 ай бұрын
❤❤
@AbdoElmi
@AbdoElmi Ай бұрын
Asc
@HamseAadan-Awli
@HamseAadan-Awli 4 ай бұрын
Sax sanidaàaaa❤
@Rohitt_21
@Rohitt_21 6 ай бұрын
inoo dhameystiran sxb buugan ado mahadsan💬👍🏻
@xadarisomali
@xadarisomali 5 ай бұрын
Anaa Hayo sHp
@SAABRIIN123
@SAABRIIN123 5 ай бұрын
Buugaan intee ka heli karaa wllo asoo pdf ama caadi 😮
@safahomer.
@safahomer. 6 ай бұрын
Great content🫶🏼🔥
@ShaaficiMaxamed-ub1wx
@ShaaficiMaxamed-ub1wx 6 ай бұрын
Zxp nio jimce qudha noo joogtey maxayeelay usbuuc kasta waxaan isku dayaa inaan ilaa shan xeer naftaydaa ku dabakho waxabaadan baan iska dareemay aad baad uu mahadsantahay cilmigaad noo fa iideysay
@XOGGOOB
@XOGGOOB 6 ай бұрын
I.a sxb adigana horumar ayaan kuu rajaynayaa I.a
@bold_didat
@bold_didat 6 ай бұрын
deep voice and deep meaning
@user-oc1gl7mg4v
@user-oc1gl7mg4v 3 ай бұрын
M..a waxti fican badgalisay wll whi muqalkaga waxban kuqatay inosobadi❤
@mohamedosman1939
@mohamedosman1939 5 ай бұрын
1. Qof dahsoon, aamusnaan badan ,ka taxadara falcelintiisa
@souhaibmohamed6665
@souhaibmohamed6665 5 ай бұрын
Sxb anigu waxan wagtiikayga Ku luumiya cilmi nafsiga ❤❤
@calisheekhmaxamed9219
@calisheekhmaxamed9219 6 ай бұрын
Wll kheyrudiin kasoo hadal buuga Art of war❤
@Ahmedcaaqil_
@Ahmedcaaqil_ 6 ай бұрын
M.a
@user-ug3oy3xl2o
@user-ug3oy3xl2o 6 ай бұрын
Soo bathi sxb
@HamzeHachi
@HamzeHachi 2 ай бұрын
M,a ugaaz😢
@HamzeHachi
@HamzeHachi 2 ай бұрын
M,a ugaaz😢 15:22 15:24
@updihakiinUpdilahi-kc6lg
@updihakiinUpdilahi-kc6lg 4 ай бұрын
Ani maba aamin sani cadow naftayda ahayn ina aan ileeyahay
@user-pe1hj4vr5t
@user-pe1hj4vr5t 6 ай бұрын
2weaks maxa kuhly sxb
@drtimir
@drtimir 3 ай бұрын
Qof buufis qaba oo iimaankiisu yar yhy wa waxan alifay
@deqmahamuddeqmahamud0950
@deqmahamuddeqmahamud0950 4 ай бұрын
Sxb qali fadlan lambaran uyeel
@user-xv9jk7md8j
@user-xv9jk7md8j 6 ай бұрын
Bro dhibaato keeni kartaa phone ka inaa cuno kudul isticmaalo
@hu5367
@hu5367 4 ай бұрын
Qof La HeLi karo Badana Ma Ihi Oo chance HaYa fan igama Aha Lkn uma Noli inaa Gapar QanciYo
@faadumoalicumar662
@faadumoalicumar662 3 ай бұрын
*FURSAD SHAQO OO DAHABI AH :-* 1. Ma tahay qof bilaa shaqo ah ? 2. Ma tahay qof ku daalay sidii uu shaqo u qalanta u heli lahaa ? 3. Ma tahay qof Meesha uu ka shaqeeya wakhti badan ka qaadato 4. Ma doonysaa inad ka xorowdo dhibaatada ay leedahay shaqaalnimadu ? 5. Ma doonysaa inad wakhtigaaga xor u noqatid oo xili kasta oo aad wakhti hesho aad shaqaysan karto Iyada oo aan cidna ku xakaminin? 6. Ma doonysa inad noloshaada shaqsiga ah iyo ta qoskiinaba aad horumar weyn gaadhsiiso ? 7. Ma Rabta inad kortdhisid dakhligaaga lagaceed ? 8.ma doonaysa inay hesho laba dakhli oo kala ah lacag isbuuc kaste ah iyo lacag bilkaste ah ? *WAXYAALAHA AAN LAGA DOONIN SHAQADAN* : 1. AQOON AMA SHAHAADO 2. DAMIIN NOOC KASTE OO UU YAHAY 3.MESHA AAD JOOGTANA KUMA XIDHNA SHAQADU Dhamaan su,aalaha aan kor ku so sheegay hadii aad haa kaga jawaabtay *FADLAN* nagala so xidhiidh Whatsapp numberka whstpp/+252 617499990 #guusha_sooraac.
@xiyock2419
@xiyock2419 6 ай бұрын
XEERKA 21 WAA XEERKII UU KU DHAQMAY ABU,CUBEYDA MARKII UU JEELKA ISRAAIIL KU JIRAY
@fahansaremedia5048
@fahansaremedia5048 6 ай бұрын
P4
@BashirSiyad-qt9cv
@BashirSiyad-qt9cv 6 ай бұрын
Aniga iyo cadawgaygu hadan wada akhrisano buugan kwrn? Maanan isku jabayn😂😂😂
@XOGGOOB
@XOGGOOB 6 ай бұрын
😂😂
@jaamacmaxamed1910
@jaamacmaxamed1910 6 ай бұрын
😂😂😂
@abdulahiomar7933
@abdulahiomar7933 6 ай бұрын
Isla jaba wa cadiye 😅
@SahruujiAhmed
@SahruujiAhmed 6 ай бұрын
Ma haysa buuga
@Ikruushi
@Ikruushi 5 ай бұрын
😂😂😂weliba adi u aqri 😅😊
@Suldaani777
@Suldaani777 5 ай бұрын
Markaa cadowgan la shegayo meeyay , wan wareray wlhi😮
@mustafemaxamed2587
@mustafemaxamed2587 4 ай бұрын
Hhhh cadowga anba wayabanahay meel ujogo
@Joseph_abukar
@Joseph_abukar 6 ай бұрын
Dadka haka waalin
@sadiasaid5565
@sadiasaid5565 4 ай бұрын
Asc wall book power ma lobadalay af somali
@souhaibmohamed6665
@souhaibmohamed6665 5 ай бұрын
Playstorka Maan ka heelaya buugan SXB
@XasanNuur-yj9zo
@XasanNuur-yj9zo 5 ай бұрын
Qodabka 20 hooyo aabo amar maka qaadanaayi miyaa😂😂😂
@user-hj2yu7qk8z
@user-hj2yu7qk8z 6 ай бұрын
Ff
@Hanadcade9956
@Hanadcade9956 6 ай бұрын
Sxp private kugu so qaban
@HamzeHachi
@HamzeHachi 2 ай бұрын
Cch
@PeaceMan-rn6hv
@PeaceMan-rn6hv 5 ай бұрын
Mahadsanid ustaad
@hamzaabdullahi801
@hamzaabdullahi801 6 ай бұрын
Alle haku barakeeyo wll macaan
@MahadGofley1
@MahadGofley1 16 күн бұрын
Thanks
@clshakurmaxamed
@clshakurmaxamed 2 ай бұрын
Thankz
@HamzeHachi
@HamzeHachi 2 ай бұрын
M,a ugaaz😢
@user-os8qj7mw4r
@user-os8qj7mw4r 6 ай бұрын
Thanks
Sida xiriir looga kabto #1 Kuu shaqayn doonta mar kasta E07
23:13
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 22 М.
ОСКАР ИСПОРТИЛ ДЖОНИ ЖИЗНЬ 😢 @lenta_com
01:01
I CAN’T BELIEVE I LOST 😱
00:46
Topper Guild
Рет қаралды 91 МЛН
LOVE LETTER - POPPY PLAYTIME CHAPTER 3 | GH'S ANIMATION
00:15
Haddii Aad Khaladkan Samaysid Waligaa Horumar Ma Gaadhaysid
14:27
7 Qasaaro qofka noloshiisa ka dhigta E04
25:25
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 31 М.
10-Qodob oo keenaya inaad U Adkaysato Dhibaatooyinka
22:51
Macalin
Рет қаралды 88 М.
1% SIRTA AY FAHMEEN Qofka raba goal kasta inuu ka dhabeeyo
8:13
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 62 М.