5 Adigaa isu keenay qasaaro

  Рет қаралды 47,566

Ayub Ahmed Media

Ayub Ahmed Media

Жыл бұрын

=======================================
Connect with me on social media
Facebook: / ayubaxmedmedia
Twitter: / ayubaxmedmedia
Instagram: ayubaxmed
#ayubaxmed
Subscribe to my channel:
/ suhaybsaajidmediapro
Subscribe to my second channel:
/ @ayubahmedpodcast
My Gear:
Nikon DSLR Camera
Lens Nikon Prime
Mic Movo WMX 1
Lighting: Neewer
Editing Software:
Sony Vegas Pro 13
After Effects
Sounds:
VideoHive.com

Пікірлер: 117
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
Muuqalada noocan ah waxan kahelaa dhiiri galin😊Mahadsanid ustaad ayuub❤️
@cabdifataaxmuuse802
@cabdifataaxmuuse802 Жыл бұрын
Mansha allah nolosha somalida wll waxaad kaga tagtay positive impact alle ilaahay abaalkaaga janno haku gudo aduunka nolol qiimo iyo qaayo leh allaha raxmaankii hakugu nooleeyo IA
@user-em3wf8or1k
@user-em3wf8or1k 7 ай бұрын
Wad mahadsan thy Wall.ayuub runtii waxad tahay dhirigaliye shidaal bad inoqotay wax badan nolol khiyaali ah ku jiray insha alh balse hada Wan is badalaya ❤❤❤❤
@nasrinaytaali3866
@nasrinaytaali3866 Жыл бұрын
Waxa tahay shidaalka nafta runtii Keep going brother 🙏
@fardowsaabdi6881
@fardowsaabdi6881 Жыл бұрын
Our legend ayuub✅️ ❤
@saciidoasxmed2194
@saciidoasxmed2194 Жыл бұрын
Runti ayub 😢 marwalba dremayo nolasha wajiyadeda kaladuwan oon xamili wayo walahi bilaahi Talahi marka waxadba moda in lagu shegay wax Ani igu Sabian markaba darema energy thanks alot walahi hadalkada hurdado iga kacsha waxana kidhirta inan istaagin horey usocda😢
@hafsadahir4316
@hafsadahir4316 Жыл бұрын
Walhi malin aa muqaaladada an dawan ma jirto hadana goan ma yeesho manta oo tariikhdo tahay 2023/7/23 sacadu tahay 4:55 galabnimo waxan alle ka baryaay in uu goanka aa qatay Ila garab galo 40 qof ducadooda wa la aqbala waa ni barayay si niyad ah iigu duceeya 😢😢😢😢😢😢
@fuadfarahh
@fuadfarahh Жыл бұрын
Allaha kula garab galo walaal
@user-xq1mv1sr3f
@user-xq1mv1sr3f Жыл бұрын
Allaha noo rumeeyo riyooyinkeena dhamaanteen🤲
@cabdimursal5566
@cabdimursal5566 Жыл бұрын
Alle hakuu fududeeyo wllo
@shaakirdaaud2729
@shaakirdaaud2729 Жыл бұрын
alle hakugu kalmeeyo wll ducada badii
@thefutureofgeneration9476
@thefutureofgeneration9476 Жыл бұрын
Wll waankula qabaa Allaah hainaga aqbalo
@abdallaomar9203
@abdallaomar9203 Жыл бұрын
Asc wll illah ajar haku siiyo
@sundaosmansundaosman9060
@sundaosmansundaosman9060 Жыл бұрын
Mashallah allaha kuxifdiyo my brother ayuub Ahmed ✨️❤🤲 runtii aadban idhirigalisa isbuci aan kumaqlina mabadqabo allaha kuxifdiyo wllo mar walba iyo melkataba🥰❤️
@abdirahmanfarahabdirahman164
@abdirahmanfarahabdirahman164 Жыл бұрын
Amiin ilahya ha xifdiyo
@cabdimursal5566
@cabdimursal5566 Жыл бұрын
Shugran ustaad ayuub axmed alle Abaalkaaga janatul fardawsa haka dhigo
@faaido_official
@faaido_official Жыл бұрын
جزاك الله خير يا استاذ ❤
@daganmahamedabdi3252
@daganmahamedabdi3252 Жыл бұрын
Thank you for your time teacher
@Gaaani7
@Gaaani7 Жыл бұрын
Ustaad cimri dheer iyo cibaado suban Waa xisad kale oo aan dhiganayo casharkeda ....❤❤
@abdialiibrahim9469
@abdialiibrahim9469 Жыл бұрын
شكرأ جزيلا استاد ايود احب في الله ❤
@user-jx2tw2cs9w
@user-jx2tw2cs9w Жыл бұрын
My teacher ilahay cilmika haku barakeeyo Xaqiiqo dhab ah ❤😊
@user-cp3ol3yx5i
@user-cp3ol3yx5i 11 ай бұрын
My pro Ayub Ahmed Tnx wll qali❤❤
@Ducaysane-to1qv
@Ducaysane-to1qv Жыл бұрын
Best motivation and Realy Words
@cabdicarabcabdi8245
@cabdicarabcabdi8245 Жыл бұрын
Thanks Teacher Ayuub
@Xasankiko
@Xasankiko Жыл бұрын
Ustad Runti noloshyda wax badan ka badashay جزاك الله خير ❤🎉
@NajiibAsam-he9wd
@NajiibAsam-he9wd Жыл бұрын
Legend ayuub ahmed thanki you.
@MohamedGuediidriss-uy8se
@MohamedGuediidriss-uy8se Жыл бұрын
Macha Allah
@najinurow8148
@najinurow8148 Жыл бұрын
Masha Allah Thank you for time bro ❤❤🎉
@faaraxsheeko3669
@faaraxsheeko3669 Жыл бұрын
Wall ayub alle haku xafido ❤❤❤❤❤❤❤ masha Allah
@MaxamedAli-ls9ce
@MaxamedAli-ls9ce Жыл бұрын
Mahadsanid ayub ahmed
@faysalcaydiid8110
@faysalcaydiid8110 Жыл бұрын
Masha allaah Mr ayuub axmed
@Abdiraxaanmuuse
@Abdiraxaanmuuse 10 ай бұрын
Mahadsanid ustaad 🎉🎉
@ahmednooradan7950
@ahmednooradan7950 Жыл бұрын
Ayub Axmed my mentor❤❤❤
@saciidyare2107
@saciidyare2107 Жыл бұрын
Tanxs wll Ayubow ale adun io akhiro hku xfido mlintan vediogi ugu horeyey io ila mnta xqiqdi wx bdn bn ka barty shugrn ale hku shrfo wll Ayub🙏🏻👑❣
@user-or9do6vo9x
@user-or9do6vo9x 4 ай бұрын
Masha allah ayub allaha ku barakeeyo wll
@HachimDjama-qi5gv
@HachimDjama-qi5gv Жыл бұрын
Mashallah allah haku xifdiyo walalkey ayub axmed
@farxiyogabal7984
@farxiyogabal7984 Жыл бұрын
Wllllllo allh haku xiftiyo runtiii hawl adag baaad noohaysaaa alllh hakubarakeyo akhiro iyo aduunba mahadsnid
@AhmedMohamed-uz2qz
@AhmedMohamed-uz2qz Жыл бұрын
War waaaku salaamay
@ahmedzaid3628
@ahmedzaid3628 Жыл бұрын
Thank you Brother Ayuub
@nuraakhadar7813
@nuraakhadar7813 Жыл бұрын
thnks my pro ayub ahmed
@barwaaqomaxamuud5231
@barwaaqomaxamuud5231 Жыл бұрын
Maasha alaah ilaahay haka abaal mariyo
@MaxamedFaarax-cu3pr
@MaxamedFaarax-cu3pr 6 ай бұрын
Thank you teacher
@user-jn7rg5eq2b
@user-jn7rg5eq2b Жыл бұрын
Asc ustaad ayyub shugran Allaha haka ajirsiiyo wll
@betrahmuztaphe6034
@betrahmuztaphe6034 Жыл бұрын
Ayuub axmed keep going pro
@GuleithHussein-cs7zq
@GuleithHussein-cs7zq Жыл бұрын
ALLHA KU BARAKEEY0❤
@nuurcadaawe5095
@nuurcadaawe5095 Жыл бұрын
Tnks bro
@MajidMajid-yf2tt
@MajidMajid-yf2tt Жыл бұрын
Ustaad waad mahad santahay
@MariamAli-uq5zh
@MariamAli-uq5zh Жыл бұрын
Ilahay haku xafido
@maryan7063
@maryan7063 Жыл бұрын
Mashallh macalinkena ilhy hano ka xifdiyo🥰
@abdirahmanfarahabdirahman164
@abdirahmanfarahabdirahman164 Жыл бұрын
Mahadsanid poe
@maaslimmedia
@maaslimmedia Жыл бұрын
Guulayso Macalin 🥰 Ayub Ahmed
@hamdianahaaji4392
@hamdianahaaji4392 Жыл бұрын
Mashallah keep going bro
@user-ss1fr6lj5s
@user-ss1fr6lj5s 11 ай бұрын
Walal ayub
@NajmaomarNuju
@NajmaomarNuju Жыл бұрын
My fav person ❤❤
@user-fp4gg4ws5v
@user-fp4gg4ws5v 9 ай бұрын
Insha alaah waan isku dayi in aan nafta xakameeyo waliba dhinac kasta kamana quusan doono ,
@malyuunmanka5732
@malyuunmanka5732 Жыл бұрын
M.a ayuub aad ban uga hela muqaldada fican ee dhiiragelinta❤
@ibrahimu.2531
@ibrahimu.2531 Жыл бұрын
my role model Mr. Ayub.
@user-pr1tg4jd3h
@user-pr1tg4jd3h Жыл бұрын
Walaahi wllo ayuub waxan rabi dhiirigataat
@maxamudkhadarcabdiwali6435
@maxamudkhadarcabdiwali6435 Жыл бұрын
Thanks 👍😊💯
@user-iw7qh2ou6w
@user-iw7qh2ou6w 8 ай бұрын
Dhirgeliheyga nolosha ❤
@nuuraadan6798
@nuuraadan6798 Жыл бұрын
Waa sax ayuub blase dadka qaar daruufaha baa ku adkeya nolsha
@zuuzujama
@zuuzujama Жыл бұрын
My teacher❤🤴
@farxiyoaxmed749
@farxiyoaxmed749 Жыл бұрын
Asc ayuub vedio yada noso badi ❤
@Abu__yaxya
@Abu__yaxya Жыл бұрын
Isoo duceeya wll😢
@Gaaani7
@Gaaani7 Жыл бұрын
Rabigay culayska haka dulqaado
@xamdadheman7232
@xamdadheman7232 Жыл бұрын
40 qf ducadoda wa La qablaye inu alleah hadafkayga ii rumeyo goo an waLpa an qatan inu alleH iLa garab gale igu so duceyaa
@MuhimaBile-ob4mj
@MuhimaBile-ob4mj 11 ай бұрын
Sax walahi
@Khalidyare2
@Khalidyare2 Жыл бұрын
Tnx😊
@ninjababa3797
@ninjababa3797 Жыл бұрын
Good
@mohamedsalaad1644
@mohamedsalaad1644 Жыл бұрын
Take your time bro 😎
@cabaasmustaf2153
@cabaasmustaf2153 7 ай бұрын
👍 good
@CMC66116
@CMC66116 Жыл бұрын
Ayub sxb wankusalamay ❤sxb noloshena 100/70 waan badalay xarigarabigeen waan haystaa lkn ilaa &hada haldhib ayaan xal ula ahay qorsho walbo aan dajiyayna 3maalmod kadibna waanfashilmaa 😂dhiwatada waxkale ma ahan waa xarada balwada albaabkaan kagabixilahaa waanla ahay😮
@updy_khayreaaqilkaynan
@updy_khayreaaqilkaynan Жыл бұрын
Canantii oo motivated ah😢😂
@Abdulahiosmaan-ls4mk
@Abdulahiosmaan-ls4mk Жыл бұрын
Wlahi waxdtahy wllky macalinkaygaa ale ha ku dhwuro wll
@MohamedCabdinasir-ej4el
@MohamedCabdinasir-ej4el Жыл бұрын
Respect mcalin🙏☑️
@alhudageneraltradingcompan6667
@alhudageneraltradingcompan6667 Жыл бұрын
Xaqiiq😊❤
@zekidhagacade
@zekidhagacade Жыл бұрын
Ustaad ayuub waa dhiirigaliye aan caadi ahayn waxaa wanaagsanaa laheyd in uu yahay qof aan isku dhaw nahay❤ Ustaade allaha ku xafido
@maxamedaltaay5061
@maxamedaltaay5061 Жыл бұрын
Zhp plz reply 🙏 waku tagera ❤
@Aadancabdisalaan-kr5gd
@Aadancabdisalaan-kr5gd Жыл бұрын
Wll ayub sidan kuugu maxad celin garanimaayo inan kuu duceeyo moo walal horey usoco
@AbdifataahOmerSheikh-ko5ki
@AbdifataahOmerSheikh-ko5ki Жыл бұрын
Sawdigii sheekha ahaa.
@ahmednooradan7950
@ahmednooradan7950 Жыл бұрын
Malin walba notifcation marku isodoco vedio yadada le umaleya nosobadi wll
@asadaraujo
@asadaraujo Жыл бұрын
Ayuub ahmed media......¿
@Najmo-cp5rg
@Najmo-cp5rg Жыл бұрын
Yaa allah muqaalkan aniga iga hadlayaa 😢
@samiiraahmed9175
@samiiraahmed9175 Жыл бұрын
Tnks ayub 🥰🥰🥰🥰
@ummuintisaarchannel3655
@ummuintisaarchannel3655 Жыл бұрын
Asxabta walakey ayuub isoboqda youtub cusub ayan ahay icaweya
@musababdijamal9556
@musababdijamal9556 Жыл бұрын
Malinti igu horeysay an kudawado waxa na wan ka faiday macalin 😮🎉🎉❤
@MaxamedAli-ls9ce
@MaxamedAli-ls9ce Жыл бұрын
Ha joojin ayub ahmed ka faa idayso wll
@ISMAHAN-7
@ISMAHAN-7 Жыл бұрын
Mahdsnid macalin ayuub waligey wan kuxusi dona waxad sabab igu noqoty isbadlka nolosheyda illahay dartiis ban kuu jeclahay guleyso melkasto ood joogto 🩵🩵🩵💥
@maryancb1351
@maryancb1351 Жыл бұрын
Mhadsanid apowe
@ayaanmahamud3180
@ayaanmahamud3180 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤
@Najmo-cp5rg
@Najmo-cp5rg Жыл бұрын
Caajis madadalo cunto badni intaba waan leeyahay
@maahironline
@maahironline Жыл бұрын
Mcln wlhi muuqaalkan wxd moodaa inuu Aniga iga hadlayo xiligan waliba wakhtigaan 😢😢
@amarnaxmed1850
@amarnaxmed1850 Жыл бұрын
WLHi waa nolosha hada an ku suganhy 20jir ayaan ahy caajis badan fikir badan dhaq dhaqaa la,aan🤔
@Gaaani7
@Gaaani7 Жыл бұрын
Saxip macaane casharada hore dhacayso Run ahantii waad is badalaysaa Hadii ay siigo jirtana faraha kaqaad wlhi waad garaysaa halkaad hiigsanayso😊
@faaraxsheeko3669
@faaraxsheeko3669 Жыл бұрын
Waxatahy ruunlow
@Hanad-Abdi
@Hanad-Abdi Жыл бұрын
Nolosha waa buur lakarayo cml hdi aadan heesan wax garab ah iyo Wax ku garab istaako hadaadan heesan wee adagtahay ina buurta meesha ugu sareesl ka gaarto😢
@abubakarsheikh6701
@abubakarsheikh6701 Жыл бұрын
Lasocosha wanagsan wallken ayub iyo omar inshaar waaayo diri kilyasha nolasha
@Raage11
@Raage11 Жыл бұрын
😢✅
@user-kb8ls8yq2v
@user-kb8ls8yq2v Жыл бұрын
Wllhi ninka kaliya ee an kutashto ayadtahyy
@MedAbib-dr3fm
@MedAbib-dr3fm Жыл бұрын
Mclin👏
@AbdirahmaanOmerMoha-fq1yy
@AbdirahmaanOmerMoha-fq1yy Жыл бұрын
Dhiiri gelintada qofki dhageysto hubal wu is badali
@maahironline
@maahironline Жыл бұрын
Anigaa 𝗪𝗹𝗹 2022 ilaa hadda daawada wlhi nolosheyda wax badan iska badalay Maskax ahaan iyo 💰 ahaan waa qofka kaliya 𝗔𝗮𝗻 daawado nolol waarta kuu rajaynaya mcln 😢❤❤❤❤
@Harden837
@Harden837 10 ай бұрын
Hhhhhhh 😂
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 Жыл бұрын
Xaqiiq jirta Ayaad Sheegtay Ustaad wanad mahad santahay Date :23_7_23 Time 23:10 pm Ramadn Home.
@CabdiraxiimRaxmaad
@CabdiraxiimRaxmaad Жыл бұрын
ᴍᴄʟɪɴ ᴀʏᴜʙ ᴡᴀxᴅ ɪɴᴏǫᴏᴛʏ sʜɪᴅᴀʟᴋᴀ ᴀᴀɴ ɴᴀғᴛʏᴅᴀ ᴋᴜᴅʜɪʀɪɢᴀʟɪʏᴏ📚💵🤴
@AbdifataahOmerSheikh-ko5ki
@AbdifataahOmerSheikh-ko5ki Жыл бұрын
Ma sixkaad meteshaa?
@ibraahimmohahasaan
@ibraahimmohahasaan Жыл бұрын
Waxaan arday barta shareeco ama diin hadane wax mustaq bal ah igama muuqda marar ayaan ku fikiray inaan iska daayo barashada diinta halka riyadeydah ahna waa maadi io luqadda english ka imtixaanka inan isku rido aan mar marsiiyo ka dhigto xita waan isku dayay markasta kalin fcn ka gala maxaa ila gudboon ayuub
@ilyaascade3736
@ilyaascade3736 Жыл бұрын
Subxanalah walal adoo diin baranayo miyaad maadi u ordaysaa subxaana alah iyo English ay gaalo dajisay walee alaha ku fahansiiyo fahamka diinta iyo macaanka diinta alah kuu dhadhansiiyo runtii dadkii bartay maadi iyaga ayaa guryaha iyo laamiyada waxay kushiidayan cabitaano adoo alah kuu nimceeyay oo baranayo diinta islaamka walal shaydaanka iska near meel fiicanbaa haydaaye haka wareegin oo aduunkaan gaaban ha u wareegin alahana macaanka diinta kusiiyo
@LAoMore
@LAoMore Жыл бұрын
@ibraahimmohahasaan Wll talo aan ku siyo iyo 2 qof aan soo arkay, wll adigoo dinikaaga baranayo madine waad baran kartaa tusale hadan ku siyo aniga markan baranaye luqada english 4 sano kahor class ka waxa nala dhiganaye 2 arday cilmiga diinta baraneyse waqtigaa 25 sano wey ka weynayen xaqiiqatan hadane waxey kamid ahayen ardayda ugu wanagsan fasalka, aniga waxn arkay markan fasalka kasoo baxno masjidka salada casir kadib 2-arday mid kamida wuxuu lahaa arday cilmiga diinta kaqaadata, marka wll wad isku keeni kartaa kaliya waqtiga sifican oga faadieyso, wll adigoo hada baranayo cilmiga dinta dhaqaalo wad sameyn kartaa tusaale waxaad sameysaneysaa website ad ku soo gudbiso (ducooyin,masaloyin,axadis,cashiro iwm) oo intaba ku baxayo luuqada somali maanta way adagtahay in lahelo website sidaa u diyaarsan wll aniga wan kaa cabin karaa waxd Whatsapp number-kan ila soo xariir 610587659
@abdisamadahmed7918
@abdisamadahmed7918 Жыл бұрын
Wlhi bilahi cilmi fican baranaysa lkn ma ogid izku day inaad baratid english adigo labada dhiganaya waayo waad awooda wlin anigu huba france luqado dari kartid waayo xifdigaagu wacanyahy hdd dhaqaale ku filan hyin meelo kale ka same isku day
@Infooz2022
@Infooz2022 Жыл бұрын
Aakhiro sabaan waye wallhi!!😭 Wall haka tagin diintaada barashadeeda Aniga xith Wan bartah heerna inaa kagaaro baan rabaah sidokalle waxaan dhigtah school, English xith gaar ayaan ubartah, xirfadana waan bartah sida forex, iyo sida websiteka loosameeyo, Illhay baan kuxirnahay waxkastana ii ah even sahibo ma haysti mana rabi , waxkasta Rabigay ula tagah! Adi diinta hadaa kafogati ciriiri isku diyaari illhay kuma kaseeh! Ka faaiidayso waqtigaaga kaa badane shaydankana iska naar janadaa noo balana DAACI👋🏿💗
@AbdikafiMohamad-en1vh
@AbdikafiMohamad-en1vh Жыл бұрын
Thank you teacher
@maaslimmedia
@maaslimmedia Жыл бұрын
Guulayso Macalin 🥰 Ayub Ahmed
Qof nolosha daallan
8:55
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 61 М.
7 Ha isku Daalin Noloshayda Maalintii iigu xanuunka badnayd
19:41
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 80 М.
HAPPY BIRTHDAY @mozabrick 🎉 #cat #funny
00:36
SOFIADELMONSTRO
Рет қаралды 18 МЛН
아이스크림으로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 61 МЛН
БАБУШКИН КОМПОТ В СОЛО
00:23
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 12 МЛН
3 Qofka is bara dhinac walba noloshiisa........
14:44
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 59 М.
10 Nolosha qalbiga farxad ku BEERTA E08
35:38
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 39 М.
7 Samayso Nolosha Kuu Qalanta E09
29:16
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 20 М.
Qof kasta wuxuu noqdaa siduu doortay
9:35
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 65 М.
10 Dabinnada Xiriirada Maanta Jira EP10
28:53
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 12 М.
ISMA ARAGTID QOF JILICSAN HA ISKA DHIGIN MA TIHID - SHIDAALKA NAFTA
11:46
Детство злой тётки 😂 #shorts
0:31
Julia Fun
Рет қаралды 4,3 МЛН
Горилла Показала Малыша 😍
0:23
ДоброShorts
Рет қаралды 2,5 МЛН
Курение вредит здоровью
0:28
ЮРИЧ
Рет қаралды 4 МЛН
And who would you choose?👇
0:20
Kitty Power
Рет қаралды 9 МЛН
ToRung short film: the robber pretended to be a statue😬
0:30