No video

5 Fikradood Oo La Xidhiidha Youtube-Ka | $700/Month

  Рет қаралды 11,904

Gelle Bashir

Gelle Bashir

3 ай бұрын

Salaam
Hadaad jeceshahey in aad website laguu sameeyo , ama Course rabtid, fadlan number kan nagala soo xiriir +252905582875
👉 Services gellebashir.com/
👉 Dalbo Course ama Website WhatsApp Link wa.link/zjb442
👉 Kusoo Biir Course - gellebashir.com/lms/
👉 Join Our Newsletter - mailchi.mp/e2da28163cfa/dadwayne
👉 Register Binance - accounts.binance.com/en/regis...
👉 Register Crypto.com - referral.crypto.com/signup?_b...
👉 Register Skillshare - skillshare.eqcm.net/vNOGvd
👉 Buy Domain - namecheap.pxf.io/e49XXj
✅ FOLLOW ME ON INSTAGRAM / gelle_bashir
✅ SUBSCRIBE GUYS
Gelle Bashir Academy:
👉 gellebashir.com/lms/

Пікірлер: 122
@KHAIRUL_DIIN
@KHAIRUL_DIIN 3 ай бұрын
Gelle bashiir inaan content creator inaa noqdo qofkii igu dhiirageliyey shaley ayaana la isoo aqbaley guuleyso maclin ❤️🤚
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
good news wll, guuleyso
@khadiijodalmarhonest1895
@khadiijodalmarhonest1895 2 ай бұрын
​@@GelleBashirwalal axan ahay hoyo kuri jokto icawi walal wan kubarya❤
@maxamedmubaarag-br1pn
@maxamedmubaarag-br1pn 3 ай бұрын
Ninkan nin la mida weligay ma arag khayr badan alle haku siiyo zxp
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
Thanks wll
@owfarahmedia6091
@owfarahmedia6091 3 ай бұрын
Mahadsanid sxb ❤
@Malloofficial1
@Malloofficial1 3 ай бұрын
Wlhie legend realy ayad noso bandhigta thnkz so much🙏
@Noo60000
@Noo60000 3 ай бұрын
This man is a really legend keep up
@user-vz5qh5xk1r
@user-vz5qh5xk1r 3 ай бұрын
Absolutly yiu deserve millions subscribers Uatad 🙏
@engnor3318
@engnor3318 3 ай бұрын
Masha Allah
@Abdallagaani.
@Abdallagaani. 3 ай бұрын
Mahadsanid ustaad gele bashir
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
adaa mudan wll
@zeinabhassan3438
@zeinabhassan3438 3 ай бұрын
Mahadsanid walal gelle.
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
Thanks
@khadiijodalmarhonest1895
@khadiijodalmarhonest1895 2 ай бұрын
Alah ku xafido walalo wan ka Codsalna icawi KZfaq wan ku casbah icawi waxan ahay hoyo
@Amifta_Salah_77
@Amifta_Salah_77 3 ай бұрын
mahadsanid ustaad
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
ada mudan wll
@diintawaanasteexo7971
@diintawaanasteexo7971 3 ай бұрын
M.a allaah kuu barakeeyo shoqooyinkaada sxb
@user-vz5qh5xk1r
@user-vz5qh5xk1r 3 ай бұрын
Ustaad xage kaala soo xiriraa
@GARASHOOFFICIAL-rb4jn
@GARASHOOFFICIAL-rb4jn 2 ай бұрын
wka hela in aa daawado muuqalada sxb keep up talooyin nga sii content creation
@user-nt8bn4dw4e
@user-nt8bn4dw4e 3 ай бұрын
This channel moves to fast wllhy amazing
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
Appreciated
@Armanofficial99250
@Armanofficial99250 3 ай бұрын
Keep going bro 🔥
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
Thanks wll
@TijaaboChannel-cx4fw
@TijaaboChannel-cx4fw 3 ай бұрын
Mansha alaah alle hakuu bara keeyo sxb waad ku mahadsan tahay dhirigalin taada iyo garab istaaga dhalinyarada soomaaliyeed❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
Ada mudan wll
@DEEQHAPPY
@DEEQHAPPY 2 ай бұрын
Aad baad u mahad santahay
@filsancawad208
@filsancawad208 2 ай бұрын
Wn ku cusbhay youtube kaaga wllo alle haku xafido wiil dacada raba inuu dadkisa uga faidayo aqoontiisa tahy
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
Thanks wll soo dhowow
@khadiijodalmarhonest1895
@khadiijodalmarhonest1895 2 ай бұрын
​@@GelleBashir5:53
@teamzhugriyawyaw34
@teamzhugriyawyaw34 3 ай бұрын
Thanks I don’t need am with Allah
@zaavichpoi500
@zaavichpoi500 3 ай бұрын
wllhi halyeey baaatahay thanks
@abdihamidofficialchannel2802
@abdihamidofficialchannel2802 3 ай бұрын
Asc Geele Bashir sxb waxaan kuu rajeynayaa cimri dheer iyo caafimaad sxb si fiican ayaad noogu Hagar baxday weligey maan arag qof noo sheega inta wuu dakhli ka helay KZfaq ka sxb waxaan kuu jeclahay daacadnimada ogow waxaan ahay daawade ku xiran channel kaaga maalintii aad bilawday ilaa maanta halkaa ka sii wad dhiiri gelintada wanaagsan kheyr allaha ku siiyo sxb nabad galyo
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
Thanks wll , guuleyso
@saalimoffice
@saalimoffice 3 ай бұрын
Keep going zhp
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
thanks wll
@hennafoosladan6773
@hennafoosladan6773 3 ай бұрын
Maasha Allah mahad san walal
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
adaa mudan wll
@Dasamoha
@Dasamoha 3 ай бұрын
mansha Allah
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
Thanks wll
@DIGAALEMUSIC
@DIGAALEMUSIC Ай бұрын
Heesaha ama musica maxaa uga reentry iyaga lacag lagama sameeyi miyaa???
@AbdallaMãjid
@AbdallaMãjid 3 ай бұрын
Thank you wll Manta 10k Subscribe Ayaan jooga Waana sii wadya
@KHAIRUL_DIIN
@KHAIRUL_DIIN 3 ай бұрын
Joogteey waad gaari bro
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
guuleyso wll
@sagalonline
@sagalonline 3 ай бұрын
Gelle bashiir waxaan doonaya inan kula sooxiriro xgee kaala soxiriiraa bro
@Yousuf_Hassan
@Yousuf_Hassan 3 ай бұрын
Ustaad Xagge kaala soo xariira
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
+252 905582875 office kena Somalia
@suhaybalijama
@suhaybalijama 3 ай бұрын
Firsty❤
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
Thanks
@timesmusic3510
@timesmusic3510 3 ай бұрын
Mahad sanid wllkey qali
@Miraale11
@Miraale11 3 ай бұрын
Sxb gelle xagee kaala soo xiriira waxbaan rabaa inaad iga caawisee
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
+252 905582875 office kena Somalia laso xirir wll
@kingmaan1
@kingmaan1 3 ай бұрын
macalin lagend baatahii waxbadan baad noo faa'idaysee noolow
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
Thanks wll
@munamaxamud8032
@munamaxamud8032 3 ай бұрын
Xayeysiiskiisa xaaraanta ah ayaan iskaga daayey
@user-zh1wk5bj1y
@user-zh1wk5bj1y 3 ай бұрын
Nio waxaan rabaa inaan ku waydiiyo ee ii jawaab maalgashigu ma xalaal baa mise xaaran ii sheeg pro
@abdiazizahmedmohamed7927
@abdiazizahmedmohamed7927 3 ай бұрын
Ustad create growth jar oo sweatcoin ka ku dhex jira maxaa loo isticmaalaa Haddii qofka coint kiisa ka gasho malaga soo celin kara Pls sharaxaad ka so bixin Mahadsanid
@Eng.Mahadaay1
@Eng.Mahadaay1 3 ай бұрын
Ustaad, Labo wallets lacag maleyskugu diri karaa binance to trust wallet ama others?!!🙏🙏
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
haa mudane , Binance, trust wallet iyo coinbase ba ustd waa la isku diri karaa (Transfer), kaliyah make sure address ka iyo network in ay isku mid yihin
@farhan_taffo
@farhan_taffo 3 ай бұрын
Geele bashir mahadsnod
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
ada mudan wll
@Abdi.shakuur
@Abdi.shakuur 3 ай бұрын
Ustad wan ku xeranahay videos yadaada wana qatay taladaada wanag san ❤ hda ayan sameysanaa share out I same. Ustad
@maxamednuurilkacase1513
@maxamednuurilkacase1513 3 ай бұрын
Masuul sare waxan ku weydiin rabey binance Lite referral iyo standard referral maxey ku kala duwanyihiin
@warsame425
@warsame425 2 ай бұрын
Ustaad somalia youtube lacag malaga samey karaa
@GaraadBare-gp3so
@GaraadBare-gp3so 3 ай бұрын
Asc sxp Abdirahman, sxp intaanoo fikrado oo aad kasohadashay kwrn hadii aaan hal youtube channel kasoodaaayo. Thanks
@Eng.Mahadaay1
@Eng.Mahadaay1 3 ай бұрын
Sidee loo iibsadaa coin cusub?!, Sidee loo iibsadaa coin aan ka heli karin binance?! Please 2daas su'aal nooga jawaab ustaad🙏🙏
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
1. Sid loo iibsado ( buy ) loo dhaho wll , cashar bn ka sameyey , soo daawo. 2. Coin aad exchange Binance ka weydid , waxa ka helaysa wallets waxa loo yaqaano sida Trust wallet ama Coinbase
@ozcarkhadar2798
@ozcarkhadar2798 3 ай бұрын
Geele taliye waxan ku waydiiyay ethiopia ma ka shaqeeyaa Google adsansi yaa hadji uu ka shaqeeyo is oo jawaab
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
haa wll, xataa wadanki buka shaqeeyaa , youtubers and bloggers badan baa Somalia iyo Ehiopia ku nool, kaliyah marka lacagta lagu furo baad bank qurbaha ku xiraneysaa .
@JamaHashi-yx9qn
@JamaHashi-yx9qn 3 ай бұрын
Mr geele bashir mahadsanid lkn dhaiinyarada somaliya joogta dhibka haysata waad deremaysaaye side adsense iyo lamabrada ugu xiranayaan
@nimconalka215
@nimconalka215 3 ай бұрын
Asc walalhey waxan ahay hooyo heysto carur agoon ah cidna igum garabtagn kirada guriga leyga rab waxn cunto ugu karsato uma heysto waxad awodin igu cawiya ilahey dardis igu cawinayo 🥺
@QOLOFEY_8
@QOLOFEY_8 3 ай бұрын
Gele sheekooyin caruurta nichkaas kwrn
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
perfect weeye wll , already , muuqalkas wn diyaariyey , apps iyo softwares ka animation caruurta laga helana wn kuso darin
@ahmedwaaberi8292
@ahmedwaaberi8292 3 ай бұрын
Ustaad Gelle, KZfaq Xisaabta ah nichkaas doortay oo bilaabi rabaa ee apps ka iga caawinaya iyo Xirfadaha Farsamada, talooyin ilaso wadaag Whatsapp na isoo sheeg
@shekeyeabdi6138
@shekeyeabdi6138 3 ай бұрын
Zxb sida criptiga video yada loo qoro muuqaal noga soo dub
@Boqolbro1
@Boqolbro1 3 ай бұрын
Film codeynta kwrn sxb
@daadirali241
@daadirali241 3 ай бұрын
Geele halkeen kalaso xiriraa brother.
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
Office kena somalia +252 905582875
@muhsinbazarce
@muhsinbazarce 3 ай бұрын
@@GelleBashir
@AsmaIsmailAli
@AsmaIsmailAli 3 ай бұрын
Sxb blogging kii aad idhahday asigoo faah fahsan waan kaso hadalaya kaama hayo kan xiga ka dhig pls
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
Wn kaso haldin wll
@AsmaIsmailAli
@AsmaIsmailAli 3 ай бұрын
@@GelleBashir Haye wll
@caweysmediachannel
@caweysmediachannel 3 ай бұрын
WLLO ALLE DARTI FOLLOW INDHE ALLE WAXAN KAGA BARYAYA CAFIMAAD IYO CIMRI DHEERI IYO CIBADO SUUBAN AMIIN AYARABI 🤲🏿🤲🏿🤲🏿
@user-rf3wf2sk3m
@user-rf3wf2sk3m 3 ай бұрын
Whi 1 sano waan ku waanayaa maalin online ka ka samee baad Leedanahy wll Lkn wax aan bilow ma garaneyno geediyo
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
Courses kena kuso biir wll oo baro xirfadaha
@miskiabdi1657
@miskiabdi1657 3 ай бұрын
Asc geela bashiir apwe telegram maa leedahy oo wax soo dhigto misa qofaa ku qaraaabto please isoo jawab 😢😢😢
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
Telegram fake ah ba jiro oo dadka lacago weydiiyo, iska ilaali wll fadlan number nagala so xirir +252 905582875
@miskiabdi1657
@miskiabdi1657 3 ай бұрын
100$ udiray oo 😢
@labalaako
@labalaako 3 ай бұрын
2sano ayaan ku fikirayay sidaan youtube u samaysan lahaa lakin waxaan waayay lanbar dibdda ah waxayna igu ka liftay inaan ka niyad jabo social media oo dhan
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
Sxb dhalinyar badan oo wadanka joogta KZfaq lacag badan ka sameyo , marmar siyo maah taas ee bilow Hada , marka shuruudaha lacagta buuxisid markad address dibada ah u baahantahey lkn waxa ka horeeya shaqada kale in ad qabatid oo shuruudaha buuxisid.
@cadceed-wt5
@cadceed-wt5 3 ай бұрын
Nio wax bdn wad I dhiiragalisaa lkn siban u warersanhy
@MahadsanidMahadsanid
@MahadsanidMahadsanid 3 ай бұрын
Aniga iyo 5 aanu saaxiibo nahay ayaa buugta ayaaanu furanayna
@channel-barkhadle
@channel-barkhadle 3 ай бұрын
mays la xiriirna wll
@MSR_TV1
@MSR_TV1 3 ай бұрын
sxb payoneer maku xidhan karaa adsense gayga
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
haa wll
@Kmn3214
@Kmn3214 3 ай бұрын
Wan leeyahay lacagna kama hele kan waa 3k
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
Guuleyso
@JHayyootaAddunyaa
@JHayyootaAddunyaa 3 ай бұрын
Dadka music channel sameyana kawaran bal gele
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
xogaa wa danbi lacagta kaso xaroota lol
@JHayyootaAddunyaa
@JHayyootaAddunyaa 3 ай бұрын
@@GelleBashir wxn ujeda anu imika music intan so dajiyo ayan so edit gareya magaranesa 1500 subscribe baleyaxay lakin xaga lacagta ma isoosareyo hargeisa ayan joga ijawab bal maxan sameya inan xaga lacagta sosaro
@Shamsa74
@Shamsa74 3 ай бұрын
KZfaq imaan samaysto waan rabaa lkn sida loo sameeyo iyo akonka iyo waxyaabaha looga baahan yahay ayaanan garanayen
@realboy1947
@realboy1947 3 ай бұрын
Wllo sameyso Ana ku fahnsina
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
Muuqal bn ka sameyey wll
@LovelyBird-zm4zq
@LovelyBird-zm4zq 3 ай бұрын
Haye zxp wxn raba inan bilbo youtube channel lkin wxn ka war war snhy kadhka lagu smysnyo ee ku somali ah ma ku smynkraa. Zxp geele ao aliyah no so gali sida channelka loo sameyo carqaladasa ihysata inad icawisid rjynaa
@realboy1947
@realboy1947 3 ай бұрын
Anaa ku carina wllo
@LovelyBird-zm4zq
@LovelyBird-zm4zq 3 ай бұрын
@@realboy1947 OK zxp mxd iga cawin krtaa
@teamzhugriyawyaw34
@teamzhugriyawyaw34 3 ай бұрын
I need to be private 🎉
@teamzhugriyawyaw34
@teamzhugriyawyaw34 3 ай бұрын
With Allah ❤
@Wold-light
@Wold-light 3 ай бұрын
Orod adigu ka hell la dhuumo adigii ba youtubka xooga ka raadsanaya😂😂😂
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
Bro ani an ka helaaye lacage, Adi raba in ad ka heshid .
@Samawadechannel99
@Samawadechannel99 3 ай бұрын
Facebook page ka so hadal
@diintawaanasteexo7971
@diintawaanasteexo7971 3 ай бұрын
M.a allaah kuu barakeeyo shoqooyinkaada sxb
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
Thanks wll
@diintawaanasteexo7971
@diintawaanasteexo7971 3 ай бұрын
M.a allaah kuu barakeeyo shoqooyinkaada sxb
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
Thanks wll
@diintawaanasteexo7971
@diintawaanasteexo7971 3 ай бұрын
M.a allaah kuu barakeeyo shoqooyinkaada sxb
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
Thanks wll
@diintawaanasteexo7971
@diintawaanasteexo7971 3 ай бұрын
M.a allaah kuu barakeeyo shoqooyinkaada sxb
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
Thanks wll
@diintawaanasteexo7971
@diintawaanasteexo7971 3 ай бұрын
M.a allaah kuu barakeeyo shoqooyinkaada sxb
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
Thanks wll
Imisa Lacag ah ban Youtube Bishii Ka Sameyaa ?
9:11
Gelle Bashir
Рет қаралды 14 М.
No empty
00:35
Mamasoboliha
Рет қаралды 11 МЛН
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 56 МЛН
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 7 МЛН
Sidee Ayaa Online Lacag Looga Sameeyaa?
24:48
Warsame Bade
Рет қаралды 13 М.
SHEEG CODKAN YAA LEH GAME ADAG
14:15
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 242 М.
AX! Habar Yartay Bursada Bananka iso dhigtay Ano 10 Maalin Nairobi Jogo
54:24
PART 5: SIDA LA ISO TARXIILAY KADIB MARKI MAXKAMADA DIIDMI ISISAY
19:40
Waa maxay Qiimaha Qofku? | Meehaal Podcast
27:39
Meehaal
Рет қаралды 16 М.
No empty
00:35
Mamasoboliha
Рет қаралды 11 МЛН