PART 5: SIDA LA ISO TARXIILAY KADIB MARKI MAXKAMADA DIIDMI ISISAY

  Рет қаралды 156,895

Ridhwan Issack

Ridhwan Issack

3 ай бұрын

#Subscribe #Like #Share

Пікірлер: 1 800
@abdihakimarji
@abdihakimarji 3 ай бұрын
Part 6 inta ka so daawo kzfaq.info/get/bejne/qJpxq8h6uqqVf2w.htmlsi=qY1J29gc7aqArI4P
@amranqurux9730
@amranqurux9730 3 ай бұрын
Sorry pro gesi garab waye tahy😢😢
@user-iv3sm3le4v
@user-iv3sm3le4v 3 ай бұрын
KZfaq kaga soo update garee wll
@yaxyamaxamud5865
@yaxyamaxamud5865 3 ай бұрын
Geesi garab waayey
@luqmaan753
@luqmaan753 3 ай бұрын
Wlh waa geesi waa garab waayay
@zakariaduceesane27
@zakariaduceesane27 3 ай бұрын
Bldy wahba haa uu qaabin ilahey waah kaaa fcn oo kabarakeysaan haa kuu sahlo I.a
@mohammedpalle5934
@mohammedpalle5934 3 ай бұрын
Soomaaliweeyn waxaan u baahnahay 200 oo qof oo min $100 ah waa $20,000 USD fadlan walaalkeen aan caawino Soomaali ahaan reerkii uu ka dhashay aad ayuu uga cabtay telephone soo sheeg iyo magaca oo sadaxan from Canada 🇨🇦
@jamaabdullahibuuko4987
@jamaabdullahibuuko4987 3 ай бұрын
Acutely hadalkaada waa mid kaan siqori raway walal aniga waan kugu tagersanahy wayoo abdihakim was very helpful person marka in lacwiya xaq ayuu uleyahy somaliyeey lacag waxey ku baxdaa melaan munaasab eheen ee anagoon qawil egeynin wilkaa an caawin Please
@zalabala5176
@zalabala5176 3 ай бұрын
Sax inshaa Allah Muslim allaha u diro wiilkaan caawiyo
@Umumsahila
@Umumsahila 3 ай бұрын
Wlhi you are right and we are ready aid kasto ka qayb qaadanayo farta taag
@qaaliqurux1793
@qaaliqurux1793 3 ай бұрын
Mohamed snap kaada iiso qor wiilka aan caawino qof walba waxa uu awoodo
@Maria28832
@Maria28832 3 ай бұрын
Walaal diyaar meel lacagta ugu dirno soo shaaga
@AbdiRhmAbdow
@AbdiRhmAbdow 3 ай бұрын
Adunka masomarin qof kawanagsan nabige scw ❤❤
@aminaibrahim2268
@aminaibrahim2268 3 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw
@Destinay4lyf
@Destinay4lyf 3 ай бұрын
Lakiin aboowe don’t forget that maybe it is khair for you to stay in Kenya. Maybe it was allahs way for you to avoid a greater evil. Alxamdulilah you are alive and healthy today and the same way you use to be independent and working , you will find a job and make millions Inshallah. Don’t give up at the end of the day alhamdulilah Cala kuli xaal
@saedyasin89
@saedyasin89 3 ай бұрын
Definitely you gave him good advice
@cabdinasirosman8340
@cabdinasirosman8340 3 ай бұрын
Absolutely good advice thanks Sister ❤❤
@geesdheer1433
@geesdheer1433 3 ай бұрын
Excetly
@Mukhtaar2004
@Mukhtaar2004 3 ай бұрын
You’re right 100% Allah swt has a plan
@user-tg2bg1wu3b
@user-tg2bg1wu3b 3 ай бұрын
ilaahay waxaan kaaga baryay keenya inuu jano kaaga dhigo marakan ilaahay kuuma baahiyo ilaahay waxaan kaaga baryay taajiriinta soomaalida kenya joogto inuu kaa dhigo 🤲😭❤️
@FartinAhmed4ever
@FartinAhmed4ever 3 ай бұрын
Amiin ilahaw ducada u aqbal
@fatmazahra9441
@fatmazahra9441 3 ай бұрын
Ameen ya Allah
@ismailibrahim2376
@ismailibrahim2376 3 ай бұрын
Amiin amiin allaha kadhigo wllkeen
@suwiedahassan6141
@suwiedahassan6141 3 ай бұрын
amiin.😢
@rahaafhusein705
@rahaafhusein705 3 ай бұрын
Aamiin yarabbi
@RahmaOsman-xf3hs
@RahmaOsman-xf3hs 3 ай бұрын
Walaliyalow wilkaan hala caawiyo wlhi waan ka xumadey .insha Allah waad guleysan dontaa🤲😭
@user-qt8rj2lx2p
@user-qt8rj2lx2p 3 ай бұрын
Somali qira jabaan badanaaa waa nin xoogleh ha shaqeesto dee Masaakiinta aan caawino
@soultanalsoud4478
@soultanalsoud4478 3 ай бұрын
Sas waye wll
@soultanalsoud4478
@soultanalsoud4478 3 ай бұрын
0:30 wll qaali group haan sameyno ee private ika laso xiriir
@handle737
@handle737 3 ай бұрын
Haye igu qaad inshallah
@CqaadircalMohamuud
@CqaadircalMohamuud 3 ай бұрын
Wlhi wuxuu uqalmay inuu sharci helo😢 somali badan abaal wuu usameeyay intuu jidka soo socday sorry pro😢😭
@carooneboy
@carooneboy 3 ай бұрын
Xaqiiq
@Marynnna7
@Marynnna7 3 ай бұрын
Walhi waa la damqay 😢
@abdurazakfh
@abdurazakfh 3 ай бұрын
Dadka qaraabada ah qaar baa xun😭😭 aniga 2015 kii ayan yurub u tahriibay markan liibiya tegay ayan sowacay Familkayga anigoo dhaawac ah oo dhibaato xun kujira qaar kamida qaarabadii igu dhawayd ayaa igu jees jeesay weliba hadal aad u xun aanan ka filayn igu dhahen waxna iima qabanin Hooyoday mcn uun baa icaawisay ilahay kheyr ha siiyee alxm 2016 kii ban hadafkaygii gaadhay oo Yurub galay hada kuwii ixumeeyay ayaa isoo baahday oo maalinkasta lacag noosoo dir igu wareeriya Nabsigu masoo raago 💯💯
@hony5804
@hony5804 3 ай бұрын
Maudirtaa markaa war lacagtaad siinlaheyd qarabokuxumeysay aruurso oo rerkusameyso oocrurtada mustaqbalkoda yey ubahan qarabo waigatalo bro
@abdurazakfh
@abdurazakfh 3 ай бұрын
@@hony5804 wad mahad santahay wll reer iyo caruurba wan leeyahay hada dhibatadina wan ka baxay alxm
@Fatumomohamud948
@Fatumomohamud948 3 ай бұрын
Qarabo wa cadow qarson abowe dadka sas kugalay uwatka ad dhalidonto iyo walidkagaba udahimayan e ganacsiyo badan sameso sifo uwadkaga iyo hoyada ugubaxsadan birikamalin
@jamacaxmed4681
@jamacaxmed4681 3 ай бұрын
Aad iyo bro nafsiga ma so raago bro raga malinta uu cawinta u bahanyahay hadii aadan caawin waxad ogataa in un qofkaas malintiisa uu cawinaad kaso raadsandono waxuu kala kulmo ayuu leyahay malintaas 😍
@AbokorAli-io9qs
@AbokorAli-io9qs 25 күн бұрын
Legend Midh Xataa Haw Dirin Hooyadaa Iyo Cidii Xaalada Ku garab istaagtay uun xasuusuo xataaa haday qadhaan kuaoo ururiyen hawbixin
@fauzyahmed6765
@fauzyahmed6765 3 ай бұрын
He helped a lot wlhi ninka raga ciil kuma fcno wlhi bro you are still strong I believe 😢
@Rayaan277
@Rayaan277 3 ай бұрын
Kusaliya rasuulkeena muhammad scw❤❤❤❤❤
@mustofahmad6091
@mustofahmad6091 3 ай бұрын
😢cadowsana ninki sas kugaley ilahey masibo ka dul rido qof tahribey dhibtas odhan ado marey wlhy wa xanun inshallah wlle ado tahribin gabar naxaris badan aya dawan donta horey ka wa deysa hablaha Somali wa naxaris miran inshallah khayr Wu danbeya
@ciidxalane244
@ciidxalane244 3 ай бұрын
Somalia wiilka garab ayu rabaa Wlh iyo bilahi wax aan isku habenow insh allha Somalia hadi aan nahay 🙏🏾🙏🏾
@abdinour3782
@abdinour3782 3 ай бұрын
20 kun oo dolar ayaa khasaartay 1 sana xarig ahna wuu maray wlh waa xanuun ilaahey badal kheyr qaba alaha ku siiyo
@billionairebuskud4800
@billionairebuskud4800 3 ай бұрын
Nin ragga waxa ka oohiyo ma yaro, Ragguna ciil cadaab buu ka doortay, Hadana umaad qalmin sidan Lkn wax waliba qadar ayay aheyd, Alle aya og halka kheyr ku, kuugu jiro bro, Dad badan baa caawisay kuwaas xataa hadey abaalkaga halmaamaan Alle kuma halmaami doono kumana dayici doono, meel soke Alle ha kaa siiyo kana kheyr badan noolashaas siduu kheyrku ku jiro isaga oge, Guulayso bro…🫡💙
@cabdimaxameumar272
@cabdimaxameumar272 3 ай бұрын
Waabad sogashee intuu ale gacanta kaagooynin kusali n mohamed Scw 😢❤
@abdiaziizmohamed3552
@abdiaziizmohamed3552 3 ай бұрын
gacantu ka go,daye magaca suubanehena like iyo comnt haku radsan adiga kuwo duli ah oon melo kale ku arko
@YukeyzakirZakir
@YukeyzakirZakir 3 ай бұрын
Scw scw scw
@IkramAbdirazak
@IkramAbdirazak 3 ай бұрын
Scw scw scw
@fardawsaalifarah4587
@fardawsaalifarah4587 3 ай бұрын
Saliga rasuulka haku tuugsan jaahil yahow islaamka Allah haidinka qabto
@mohamedhussein857
@mohamedhussein857 3 ай бұрын
Scw
@AmusedAbyssinianCat-dn1or
@AmusedAbyssinianCat-dn1or 3 ай бұрын
Ku salin nabigena maxamed scw scw
@abdulahiroble4978
@abdulahiroble4978 3 ай бұрын
Asc asxbta an ku salino xabibkena Mohamed scw an ku xamdino allah SWT peace 🕊️ and love Somali weyn ❤️ no more qabyaalad somalinimo naga badan iyo muslinimo alhamdullilah for everything sxb ha u bixin nolosha wa imtixaan nin rag ah Aya u tahay horey usoco qeyr in Allah kugu badalo Laga yaba
@mahdiya9
@mahdiya9 3 ай бұрын
Soomaliyeey wiilkaas wuxuu ku shaqaysto haloo uruuriyo 😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 3 ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️🫵
@Hawohud
@Hawohud 3 ай бұрын
S.A.W
@dekmuhammadfarah6403
@dekmuhammadfarah6403 3 ай бұрын
Scw
@Cristianoronaldo-gt1234
@Cristianoronaldo-gt1234 3 ай бұрын
Wllley comment yasha manodafi karta wankudibsade wllhi 🥱🙄😏
@MASLAX4K
@MASLAX4K 3 ай бұрын
Scw scw scw❤
@nalidaahmd9582
@nalidaahmd9582 3 ай бұрын
Scw
@moodahirlyrics2229
@moodahirlyrics2229 3 ай бұрын
Waa dhacdo xanuun badan sxb waxan ku leeyahay Alle qalbiga haku qawoojiyo mida kale kaso qaad iney kenya qeer kuu ehed oo America shar ku ehed maxa yeeley waxa lagu duceysta allow meshi qeer noogu jiro noogu hagaaji qofka ku xaasidey ee ku dhagrey iska cafi alle ayaa ku awaal marinayo sxb ha niyad jabin be strong waxad tahay nin adag shaqo badan howl kar ah waxan rajeena intii kaa baxdey ka badan oo barakeesan inuu alle ku siiyo
@aslihousseinahmed1285
@aslihousseinahmed1285 3 ай бұрын
Walaliyalow wilkaan hala caawiyo wlhi waan ka xumadey .insha Allah waad guleysan dontaa WE ARE WITH YOU HOUNO FROM DJIBOUTI
@feysalowelnur3133
@feysalowelnur3133 3 ай бұрын
#Success is not about what you have but who you become in the process. #Success is not about the destination, but the lessons learned along the way . #Success is not about the possessions you accumulate, but the memories you. So sxb never give up
@safaquen7851
@safaquen7851 3 ай бұрын
Dadka qabiil ku washo cashir ka barta tol wax kuuma tato💔
@siciidcawil9894
@siciidcawil9894 3 ай бұрын
Arintaas hore u ogaaa wayo waayo arag aban ahay
@fowsiyonuur8990
@fowsiyonuur8990 3 ай бұрын
Tol iska daaye qof walaal ladhi majirto ilmo ader majirto qabil majirto walaal majiro waxaa walaal I eh qofki aa isfahano wale qofki dad kuxiga ku xasdayo
@Marynnna7
@Marynnna7 3 ай бұрын
Waa run qabiil wax ma taro waxa lagu ducaysta muslim ka illahay hooyo iyo aabe hanooga dhigo 😢❤
@mohamedomar9004
@mohamedomar9004 3 ай бұрын
20 sano ka hor ayayeeday, adeer, eedo iyago lix qof america joogeyn $1000 jiq iga digeen ku dofaaye, alx abtigeeya africa joogo deeyn ii qaaday hooyadeey safar ku maqneeda imatay deyn bixisay dahab heeystay iibisay waana tagay america airport igu wada imaadeen lix doodi aniga iskama wali sabaabto 15 jir ahaa because garab waa uu bahna, school iska aaday sanad kadib part time shaqo helay hooyadey iyo abtigeey lacag diro uu bilaabay m.a 5 sano kadib passport qaatay waa shaqeystay hooyadey uu lab africa so booqday barnaamij aan ku keeni laha 4 sano igu qaday dacwo alx waan kensatay familykeyga america waa ka qariye marka airport ka doonaye ku dahay hooyadeey so dageyso manta weey yaabi maxa noka qarisay cadowga manahay cml, qaarar iyaga intaas joogay hal xiita meey keenin la yaab ku noqotay sirtay waa ka qarsaday, abtigeeyga labo taxi ku shaqaysto, lacag business ku darsado, hooyo ii imatay kadib aniga guursatay m.a allah caruuro wuu ii siya, hooyadey weey ii garab qabatay ayuuto igalisay, taloyin badan , somalia iyo kenya guuryo ka qatay, america build business ka gatay business ka furay hal qof shirko nahay alhamduliaha, familykeyga america aduunka igu naceeb yahin aniga ii hadal haayan waa xaasid dadka wax masiiyo ehelkiisa aabo cml reer abti kaliya yaqaana cml aniga uma joojiyo, laakin ayeeyday waa ku taga wana cawiya marwalibo qaranka igu korato waa siiya, inta kala uma joojiyo.
@user-we7bl3vw5r
@user-we7bl3vw5r 2 ай бұрын
​@@Marynnna7haa walhi aamin amin
@mrabukarmohamed7529
@mrabukarmohamed7529 3 ай бұрын
its test bro never give up nin ka raaga waa ki jaaba hadana jaabka ka kaaca sabar wax ka qeer badn ayuu ilahay kugu baadlaya don't worry nin ka dhaabta in loo kaco mudan ayaad tahay bro i swear wan ku daraami karaa ee walaalha somaliyed wax kale support wad ku bixiisin walaalkeyna focus ka ha la saaro bro xaakim im proud of you bro guusha nolashana hal maar mahan don't worry
@diiriyeoomaar816
@diiriyeoomaar816 3 ай бұрын
Nin ragga ahi waa kii jaba oo nolol adag soo mara waxba ha welwelin walaal waad ka baxaysaa , cidna wax haka sugin waayaha adduun dhexda u xidho nin adag baad tahaye Alle haku garab galo zxp.
@maaidasheikh5551
@maaidasheikh5551 3 ай бұрын
Abdixakiin dhibaatada ani igu dhacdaa ku dhacday miskinka abowe aniga kula daremi karo oo xaaladan somaray xitaa aniga ninki dadka igu sokeeyay lacagtu ehelka kaso aruuriyay asiga iga dhacay markale waa ki adeerkey dhalay aduunkan xaalkisa sidaas iska ah iska samir wax ka qeyr badan baa heli doonta aniga hadeer xamara jooga oo leygu so celiyay dadki ila socday meeshi ay rabeen tageen laakin aniga tol la'aan ayaa igu dhacday wallahi
@suweysmohamedjama6778
@suweysmohamedjama6778 3 ай бұрын
Sorry wll waxwalbo qaadar lkn cidna noloshaada ha isku halayn katasho
@ardhoyahmed6189
@ardhoyahmed6189 3 ай бұрын
Sorry abayo 😢
@AbdirahmanTuur
@AbdirahmanTuur 3 ай бұрын
Wax walba waa qadar alle, Ku sabar waa intaas oo aysan kheyr Kuu aheyn. Dhanka kale waa xaqiiq baniadam la isku haleeyo ineysan faido lahayn. Waa go,amada aan naftaydada Ku gaaray in qof ii dhow iyo midd iga dheer aansan weheshan idem alle. Dadalaa dantiisa iyo guushiisa garaa
@nasromohamedali3702
@nasromohamedali3702 3 ай бұрын
Wlhi waan ka xumahay waxa kugu dhacay sorry insha allah kheyr
@maariyamaxamed7406
@maariyamaxamed7406 3 ай бұрын
sorry wll😢
@engineeraymankw9989
@engineeraymankw9989 3 ай бұрын
Insha allah Million-neerka ree Nairobi baad noqon insha allah adigoo faraxsan baad safaro kala duwan ku tagi caalamka Xataa maraykan insha allah Guul baan kuu rajaynayaa sxpow 😢 aad baan uga xumaaday dhibka intaas leeg aad martey iyo khiyaamada inadeerkaas 😢😢.
@Abdalle-123
@Abdalle-123 3 ай бұрын
Waligaa qabiil ha u baahan, nin raga waa kii soo jaba, you are strong brother waana dhisanee noloshaada
@ogsooni6380
@ogsooni6380 3 ай бұрын
Aad baan uga xumahay Cabdixakiim, waxaad tahay nin adag, intaas oo dhan hadaad adugu sameeysatay, aad ba ku guul darraysatide, haddana waxaan aamminsanahay inaad wax wayn oo kale oo wanaagsan haddana aad sameeyn kartid, waxaad tahay nin dhallinyaro ah, niyadaada kor u qaad, gal shaqo adag. Guul ayaan kuu rajeynayaa.
@alkheyr4
@alkheyr4 3 ай бұрын
اللهم صلي علي محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد، ،اللهم أنصر هم في غزه، ،اللهم أنصر نصرا عاجلا غير آجل، ،اللهم بدلهم خوفهم امنا، اللهم أيدهم بروح القدس، ،ياإله الاولين والآخرين، ،،ربنا تقبل منا إنك أنت السميع العليم
@maxamedmowliidxarbi4738
@maxamedmowliidxarbi4738 3 ай бұрын
Wlhi part one ila part 5 waa la socday video wilkan inta uu cawiyay iyo waqtigi ka lumay wax la siisto aan jirin gabdhaha USA joogo wiilkan qabka u wadi kartaan u wada wlhi waa legend 🖐
@ghurabathestrangers4415
@ghurabathestrangers4415 3 ай бұрын
Wallahi to be honest I know abdihakim like no one else knows him , we used to stay at the same place , and he was really a help full person and cool , he used to give me advices like his own small brother , I didn’t knew he was in that situation coz the last time I called him he was in Brazil he told me he was sick , long story short my brother everything will be well and Allah didn’t wanted for you that place but mark my words you will be grateful one day to be in Kenya 🇰🇪 and your family will regret why they didn’t make the right decision trust me my brother 😔
@user-jt2up8pc5z
@user-jt2up8pc5z 3 ай бұрын
First comment hadaad caafimaad Qabto ALhamdulilah soo Qor.🤲
@user-st2qs8oy9d
@user-st2qs8oy9d 3 ай бұрын
Abowe kheer inesan kuehenaa lakayabaa lkn uma qalantid in lakuciilo lkn ninkii sidaa kukalay ayaa dhiban cawa kor iskuqaad waxaan waaduun haisracin marekan waxa kaheli leheed waxkaqeer badan meshaada allaha kukusiiyo adina sidaa noma kasheen hadad noawodo ankana kumakalneen wallhi hadan awood uleyahay hgnimo iskadaye somalinimo xita iyo muslinnimo bilaadano dhaana iska sidasa ee illahay talo saaro illahay haku xifdiyo aduun iyo akhiraba❤❤❤❤❤❤❤
@Mohamoud_1_YusuF
@Mohamoud_1_YusuF 3 ай бұрын
Cashar hakuu noqoto saxiib, Marka aad hagar daamo kala kulanto dadka kuugu dhow ama familkaada ah xanuunkeda wa qiyaasi karaa Ha isdhiibin waligaa noloshana horay usii wado waad zamayn kartaa👏 #Asxaabti badneed ee Ninkaan maalin uun uu caawiyay inti safarkooda tahriibka ay kujireena maadama uu luuqada yaqaanay yaanay ilaaawin abaalkiisa👏
@abdirizakkhalif
@abdirizakkhalif 2 ай бұрын
Macha'allah Iimaankaaga Waa Kuu Dhuugsan Yahay Wallaahi Dadka Qaarkood Way Waalan lahaayeen Runtii Allah ku mahdi oo ku Fahansiiyay Qaddarta Beddel Kheyr Badan Allaha Ku Siiyo يقول المولى تبارك وتعالى (وَعَسَى أَنْ تَكْرَهُوا شَيْئًا وَهُوَ خَيْرٌ لَكُمْ . ..) Incha'Allah. Kheyr Ayay kuu Tahay
@mohamedyare9113
@mohamedyare9113 3 ай бұрын
Brother walliga ha niyad jabin ninka raga wa kisojaba waxan filaya inay Iman doonta malin ay tolka feyl kusogali donan horey usoco allaha kugarab galo geesi garabwayey aya tahay
@MohamedapdichehMohamedapdicheh
@MohamedapdichehMohamedapdicheh 3 ай бұрын
Fadlan kusali xapiipkena mohamett scw❤❤❤
@user-wq6rr7cn5g
@user-wq6rr7cn5g 3 ай бұрын
Qofka ugu horeeyo oo daawado in aan ahay ayaan filaa saan u sugaayay Lee part 5 miskiin waaye nin kaan wlh cadow ayaa heyley lkn iskaga samir wll 😢🙏
@user-sm4um8hh6m
@user-sm4um8hh6m 3 ай бұрын
Allah has better plan for you brother and you will have beautiful life in Africa in sha Allah you will be billionaire and help lots of people. Such kind young man.
@nimcoqaasaim1434
@nimcoqaasaim1434 3 ай бұрын
Wllo ilahay qalbiga iyo quluubta hakuu hagaajiyo xogii iyo masgaxdii aad labaatanka kun kushaqaysay waad haysataaye insha alaah guul
@MustafBashiirali
@MustafBashiirali 3 ай бұрын
Soomaaliyay hallo gurmado c/xakiin waliba gurmad dagdaga c/xakiinow illahay wax kaqayr badan Baan illahy kaagabaryaa insha allah guul aadane allenamabado
@Ahmed0253
@Ahmed0253 3 ай бұрын
Something much better waiting for you my brother, you're destined for greatness. Illahey garabkagaa ha ahadho
@abshiraden6193
@abshiraden6193 3 ай бұрын
Brother my advice to you is this. Never ever give up a go head. You will reach your goal,in one day. Good luck
@ahmedmohamed1340
@ahmedmohamed1340 3 ай бұрын
Ax ilinta suu iskaga celinaayo wlhi rag waaye 😢
@waliofficial1919
@waliofficial1919 3 ай бұрын
Sxb waan ku Dareemi karaa alxm dheh haddi aad caafimaad qabto tan labaad never give up meesha aad hadda joogto ee Kenya ka shaqey sxb wixii hore ee kugu dhacay waa wax adiga oo aan dhalan la sii ogaa oo alle kuu sii qoray guuleyso ebow
@bootstrap-es5wf
@bootstrap-es5wf 3 ай бұрын
geesi garab wayay saxiib allaha meshaad joogto hakugu garab galo in wax qeyra uusan kugu jiran ayaa laga yaaba halka aad joogta uun kadadal oo baro xirfafaha lacagta fiican lagasameeyo kolley nin karti leh ayaa tahee shaqalanimana ha ku gam in ee iskiisa ushaqeeyste noqo dadkaan ayaga ayaa kuubahan doona haduu nafta alle kuudaye guul ayan kurajeyna
@aweisabdikarimshire2732
@aweisabdikarimshire2732 3 ай бұрын
Walaal macane waanka xunahy dhibka ku gaaray ilahay badal kheyr qabo haku siiyo
@user-zh1rd3ev9c
@user-zh1rd3ev9c 3 ай бұрын
Part 5 waa naga soo dahisay wll kheer alah ku siyee
@anisohaashi9730
@anisohaashi9730 3 ай бұрын
It will be a lesson for you brother my Allaah will help you Inshaallaah
@HassanurMaalim
@HassanurMaalim 3 ай бұрын
Take heart my brother.. May Almighty Allah grant your wishes in shaa Allah
@omaradan56
@omaradan56 3 ай бұрын
You're still very young my brother,keep it a side you'll shine one day I'm sure ❤
@kingnasser9826
@kingnasser9826 3 ай бұрын
Runti Abdihakim qalbiga ayu kahadlay
@user-nc7fq8bf4y
@user-nc7fq8bf4y 3 ай бұрын
Niyow iska sabar iny kheer kuu tahay ayaa kuu rajeynaa
@AhAhmed-sn8sq
@AhAhmed-sn8sq 3 ай бұрын
Allaah wan kaxumahay runtii ... tol buu beelay waxaan hubaa wax ka kheyr badan inuu helaayo. Guul ban kurajeeyay iyo wixii kuciilaya adigoo guul kuciilay.
@cadniabshir3636
@cadniabshir3636 3 ай бұрын
Never give up bro .qaraabo khayr ma leh intooda badan
@user-zf4ly7li2p
@user-zf4ly7li2p 3 ай бұрын
Ku saliya xabiibkiina scw scw scw scw scw scw scw
@sudiboy1
@sudiboy1 3 ай бұрын
scw❤
@hassanabdi9511
@hassanabdi9511 3 ай бұрын
Ree Nairobi wiilka hala caawiyo walalayaal. Ninka waa soo burburay.
@alimohamud1451
@alimohamud1451 3 ай бұрын
Ar wooow habar gidir ma i maqashaan weliba ceyr maxamed wiilkaan soo fiiriya qandha farabadnee gabar canada joogta iska soo saara, intaan waceesle kadhigin oon gabar siiyin
@armyman5751
@armyman5751 3 ай бұрын
Abdihakim arji brother man baad tay adke you will reach it the USA and canada the one you want without disturbance👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽
@tarahfani1217
@tarahfani1217 3 ай бұрын
Mustaqbal kle oo ka Wangsn Alha ku Sahlo pro 🙏
@mahadqulcaale9988
@mahadqulcaale9988 3 ай бұрын
Waa baraamij kii kowaad oo aan ka daawada yuotub
@qalbidhayainaabdiwaliziaii2606
@qalbidhayainaabdiwaliziaii2606 3 ай бұрын
Dadka waxa barata maalinkaad bahato ama bukto wll c/xakiin geesi garab wayay baa tahay ilhy badal khayr qabo ❤
@yusufcabdi1731
@yusufcabdi1731 3 ай бұрын
Ilaahay hakuu sahlo sxb, inan gumeed ayaa ku helaye
@caaqilofficial4293
@caaqilofficial4293 3 ай бұрын
H.G oo dhan ma wada xuma Cayar oo dhana ma wada xuma balse waxa ku helay dad aan xeerka raga wax ka aqoon gaar waxa ku dayacay famil kaga samir sxb wax ka khayr badan alla hakugu badale😢
@yahyaabdi7664
@yahyaabdi7664 3 ай бұрын
Ceeyr dhan mawada xumee shaqsi xun helay
@didd3andmeltedchocalate606
@didd3andmeltedchocalate606 3 ай бұрын
Ceer aan baqiil iyo Xaasid ahaeyn ma arkin. Sacad ka xitaa qaarkood wa lamid.
@faridaaxmed4863
@faridaaxmed4863 3 ай бұрын
cayr tol jecel mabajiro hday jiraana qabaila kala u reer abtiyaa qeyb katirsan sacd iyo cayr oodhan tol manoqdaan waan hubaa taasi
@kaafi_ahmed6934
@kaafi_ahmed6934 3 ай бұрын
​@@faridaaxmed4863wiilkan waxa sidan ugalay familkiisa maxa cayr ka galay maba ogeen meel uu ku xiranyhy meel uu jogo
@hamdimohamadmohamad1385
@hamdimohamadmohamad1385 3 ай бұрын
Qabiil sidaas uga samir inuusan akhiro iyo adduun waxba tarin, Anigu 13sano ayaan kenya joogay illahay ayaa dadkale oo anan waxba wadagin isoo diray Oo canada ii waday Maalinkaan soo galay wadanka ayan qabil iyo qaraabo yeshay 13years cid xalkayga isoo weydisay maysan jirin adbanan u yara marka Kenya imaaday, markaa qabiilku waa midkaase somaalaay ogaada
@khaalidyare4252
@khaalidyare4252 3 ай бұрын
Tolka aad maanta leedahay ha tirsan hadiiba Shalay garab aadka wayday wllo
@yasirasaleban6152
@yasirasaleban6152 3 ай бұрын
Ilahay wax khayr qaba ha ku siiyo wll iinsha Allah adigaa ka kor maraya dhamaantood wll
@Ma_Duusha
@Ma_Duusha 3 ай бұрын
Saxiib marka hore illahay haku garab istaago, aniga waxaan ahay tahribe joogo yurub, ina adeer iyo tolkadana waxbo kuuma aho. The only persons that would 100% put their life on the line for you is,Hooyada & walasha, hada labadaas jeebkoda waxbo ku ogeyn ha murjinin. Siempre illahay marku albaab ka xiro, mid kale ayuu fura, waad guuleysan doonta in sha Allaah. HotelMarina.
@LibanAli-iy7jt
@LibanAli-iy7jt 3 ай бұрын
Wan hubaaa walal illh kuma dayacayo sabarka badi illh hakula jiro 🤲🏻
@aminamohamed3387
@aminamohamed3387 3 ай бұрын
Naag wilkan udacwotaa ilahow usaqir miskinka😢
@abdiseed3363
@abdiseed3363 3 ай бұрын
5 sano loma dacwoon karo abayo wax ka qayr bdn inshlh
@AbdallaMãjid
@AbdallaMãjid 3 ай бұрын
​@@abdiseed3363 wll qali Aniga Visa ku imaa nyaa Isoo ducee😊
@aminamohamed3387
@aminamohamed3387 3 ай бұрын
Masasa wa inta hada trum hadu solabto jogo 4sano sanadkan odagan udhiman xata darbigu marlabad kaso bodikara
@ahmedmohamud6496
@ahmedmohamud6496 3 ай бұрын
Gabar canada joogta haloo raadiyo.
@koshiindiini7781
@koshiindiini7781 3 ай бұрын
Ilhy wax ka qyer badan ha siyo walo dacwon Kara Lkn wa inu 5 sano dhameysto ka dhib warqad cafin ah dolowda weydisto ka dhib visa hela wa arin at u dhibadan Wlhi 😊
@Abdirahman145
@Abdirahman145 3 ай бұрын
It will be a lesson for you my brother iska sabar runti waxa tahay geesi garab waye never give up badel qer qabo Allah haku siyo brother🙏🤲😢😢
@ismailibrahim2376
@ismailibrahim2376 3 ай бұрын
Wllkeen Abdi xakiin waxaan alle kaaga baryeynaa in uu qof dambe kuubaahin lactaadii badal qeyr qabo allaha kugu badalo Waxa aad kashekeysay waa taqiiq qoran oo kusoomartay sxb wali waa ad kuleysan kartaa waligaa haniyad jabi dadaal ayaan kaa sugeynaa insha allaah ❤
@MuscabDesign30000
@MuscabDesign30000 3 ай бұрын
Illaahow umuurahayga iisahal yaa rabbi
@nadirhaji1367
@nadirhaji1367 3 ай бұрын
Fack qaraaabo aduunkaan ugu necbahay. Sxb waad guuleesan one day wllhi waan ilmeeyay😢😢😢😢😢😢
@greatshidane
@greatshidane 3 ай бұрын
Qaraabo dad fcn aa ku jiro wll saas ha dhihin yeysan nabsi kugu noqon
@saacidabdikadirhassan768
@saacidabdikadirhassan768 3 ай бұрын
Ilhy Badal qeyr qwo haku siyo Bro si qalpiyan ankuguso duceyay Insha Allah wad heleysaa
@blaak23
@blaak23 3 ай бұрын
Aniga darood marexaan baa I aruuriyay anigoo Dir ah abtiyasheey 10,000 dollar xabsiga iga saray permit isoo saray ilaah baa mahad leh nin walbow wiilka aad dhali doonto abti wanaagsan u doon abaheey maalinba ayuu i hiiliyay..
@farhiyaladan97
@farhiyaladan97 3 ай бұрын
Hbo macaaan❤❤❤
@onkodchannel6817
@onkodchannel6817 3 ай бұрын
Mareexaan waa dad damiir iyo dadnimo leh❤
@nasrinafarah8390
@nasrinafarah8390 3 ай бұрын
Habo❤❤❤❤
@cimar7894
@cimar7894 3 ай бұрын
Aabti xabsi uma qalantid 😢❤
@barliinbaashi5110
@barliinbaashi5110 2 ай бұрын
@@onkodchannel6817mareexan😂 ha igusheegin
@Mr_Shafkaa
@Mr_Shafkaa 3 ай бұрын
ilaahey waxaa kabarya Xariifka ilmo adeerka ah in sharciga laga Qaado oo lasoo Tarxiilo 😡😡
@craxmaanducaysane
@craxmaanducaysane 3 ай бұрын
Aamiin Aamiin
@abdimalikakofficial1289
@abdimalikakofficial1289 3 ай бұрын
Xaasid mali bano waligaa waa arke kii xasidey aso ishisa kaso baxdy 😢
@craxmaanducaysane
@craxmaanducaysane 3 ай бұрын
@@abdimalikakofficial1289 Aad io aad wllhi 😭💔
@user-my4yk8jr1i
@user-my4yk8jr1i 3 ай бұрын
Saas ayaa sugeynaa insha allah
@mohamedcabdifitah
@mohamedcabdifitah 3 ай бұрын
Aamin 🤲🏾😊
@Nuurkamaanta
@Nuurkamaanta 3 ай бұрын
Sxp guuldarada waa guusha wadadeeda samir dadkaga waa hele
@alimahamud9824
@alimahamud9824 3 ай бұрын
Sabar walaal. Ilaahay ha kuugu badalo khayr amerrica ka fiican
@aragsanmaxamed125
@aragsanmaxamed125 3 ай бұрын
Wlaahi xanun waaye waxa kudha wiilkaaan waad guuleeyssn inaadeer❤
@nafisladan2225
@nafisladan2225 3 ай бұрын
Ciiil waaye wllhi
@kaabachannel7197
@kaabachannel7197 3 ай бұрын
Ilaahow qalbiga uga masax dhibtuu soo maray wax dhayal lagu ilaabayo maaha, aynu caawino wiilkan😢😢
@mulkixoriyo
@mulkixoriyo 3 ай бұрын
Waan ka xumahay wll mcn. Waxad tahay wiil qabi wnaagsan sida kaa muuqato. Alle wax ka qeyr badan ha kugu badalo aamiin.
@user-qq7yc6zr4e
@user-qq7yc6zr4e 3 ай бұрын
Geesi geesi geesi baa thy zxp qali hacabsan hana quusan cidnh ha isku halayn nin raga alle ka dhigay zxp ha quusan horay usoco wllky
@yasirasaleban6152
@yasirasaleban6152 3 ай бұрын
Dadka aad wada dhalateen Marka aad baahato ayaad baranaysaa wlhi ilahayow qof ha ii baahin yaa rabi
@abdifatahgiire2408
@abdifatahgiire2408 3 ай бұрын
Ninkan inaderkii wuxuu u haystaa mareykanka oo dhan qolka uu kadeganyahay wuxuu moodayey in lagu xidhiidhyayo
@user-oy4ci8hu5h
@user-oy4ci8hu5h 3 ай бұрын
Bro sorry wax kheyr ban allah ku weydiin waad dadaashay insha allah never give up
@SooSocoMedia2255
@SooSocoMedia2255 3 ай бұрын
Ishaa Allah waad guulaysan doontaa
@user-bc4di1ge3g
@user-bc4di1ge3g 3 ай бұрын
Bro never give up wlhi I feel you
@user-vh9lb3qu6h
@user-vh9lb3qu6h 3 ай бұрын
Insha allha malin un hostada way imaan donan
@BilanOsman-bx9qv
@BilanOsman-bx9qv 3 ай бұрын
Aad baan uga xumahay walal waxa kugu dhacay nin adag baad tahaye keep your keep your strength. Haw bixin waxaa laga yaabaa inuu sidan khayrku kuugu jiro oo ilaahay shar kaa badbaadiyay
@Abdikani-M_xaad1
@Abdikani-M_xaad1 3 ай бұрын
Never give up bro one day waad guulaysan sxb
@AnnoyedAquariumFish-dr1uz
@AnnoyedAquariumFish-dr1uz 3 ай бұрын
Saxib waxa tahay geesi garab waayey😢😢
@mariamabdi5932
@mariamabdi5932 3 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢 2500 ma lcgba, cil badana marku shaqeysan jiray wxa laga yaba inay baryi jireen o wici jiren hdana wakaas. Allaha kuu furo arsaaqada albaabkeda. Insh allah mareykanka iyo ka fcnba wad tagi hamigaaguna wakuu rumoobaya, wxba ugama bhnid wll dadkaan. Ha welwelin
@abdinasirmohamed2238
@abdinasirmohamed2238 3 ай бұрын
Lacagtaas haduu kabixin diiday oo intaas lee ku ekaado dhib malahaateen. Waxaa kasii daran inuu lugooyay, looyarkii kurikaateeyay, familkiisiina kudiray oo dhahay call ka yaan laga qaban. Qofkaas waa cadow ilaahay oo sidii gaal kuula jihaadaayo. Waxbana kuu ogoleen. Haduu heli karana gacantiisa kugu dili lahaa.
@nagadmaydhane2200
@nagadmaydhane2200 3 ай бұрын
haaa waa sidaa bal hal bil waxa waaa cidna kuma taqano xataa hadad joogto wadnka😢 waxa bixi balse waa inaad taqno qofkad cidad siinayso
@Issadere
@Issadere 3 ай бұрын
Just take it a lesson, pray to Almighty Allah brother, and try to start another new way to rebuild your live, so far you are alive ,you can do everything, and in sha Allah you will be successful
@nasteehanaruura3157
@nasteehanaruura3157 3 ай бұрын
Allahu Akbar 😢😢 ilahow caawi dadkaga kuwa wax haysta usoo adeeji yaarabbi i.a Waka baxee walalky
@najax1219
@najax1219 3 ай бұрын
Abdihakin pro waxaa tahay qof sabar badan iimaan leh allah ku siyaadiyo Wlhi waan il meeyay 😭😭 Guuleyso
@user-br1uu3yk7c
@user-br1uu3yk7c 3 ай бұрын
Kusaliya xabiikena
@muhyadinartan4747
@muhyadinartan4747 3 ай бұрын
Waan ku kalsoonahay in aad sxb aad successful noqonaysid. Nin raga oo guni heshay baad tahay.
@FathimaFathima-rz6yl
@FathimaFathima-rz6yl 3 ай бұрын
Walahi wa qiiroday maskin Allah wax ka qeer badan Allah u sahlo maskinka😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@Kibrani
@Kibrani 3 ай бұрын
Never give up bro waxaa tahay waya arag maanta 100 Dollar ka samayn kara 1m Dollar keep going bro
PART 6: XABSIGA AQOONTI KASOO BARTAY 1-KI SANO AAN XIRNA
12:34
Abdihakim Arji
Рет қаралды 110 М.
SHAMURE  IYO RIDHWAN OO KAHADLAY ARINTI KAARKA BANGIGA SIDE UDHACDAY
38:59
Викторина от МАМЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:58
Бискас
Рет қаралды 5 МЛН
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 18 МЛН
Они так быстро убрались!
01:00
Аришнев
Рет қаралды 2,3 МЛН
LABADI NAAG ISKU SHUKANSANAYA ISLA HADASHIYAY ASO QADKA KUJIRO
26:18
Ridhwan Issack
Рет қаралды 21 М.
TAHRIBKI DHERA KING CK WADA GALNAY TOL LA`ANTI UXIRNA 1 SANO
1:00:06
Ridhwan Issack
Рет қаралды 377 М.
GABILEY ||NIN FAQIIR AH MA GUURSAN LAHAYD ||
4:24
NUURADIIN MAXAMED
Рет қаралды 8 М.
La Journal de August 6, 2024
44:22
Balde Info
Рет қаралды 5 М.
PART 4:TAHRIBKI DHEERA DARBIGA MARKAN KABODAY DHIBKA IQABSADAY
49:59
Ridhwan Issack
Рет қаралды 184 М.
WARAYSI   HABOON OO WAXBADAN QARINAYSAY KA HADASHAY 👀
20:41
Abdullahi kashka
Рет қаралды 48 М.
PART 3: TAHRIBKI DHEERA IYO MALINTI DARBIGA KABODAY
39:33
Ridhwan Issack
Рет қаралды 182 М.
Потоп из какашек??? @zackdfilms - автор анимации.
0:31
Время знаний
Рет қаралды 4,6 МЛН
#starman #superman #viral #shorts
0:28
Starmaan
Рет қаралды 30 МЛН
All creatures are from God #jesus #jesuschrist #jesuslovesyou
0:19
Jesus By Your Side
Рет қаралды 58 МЛН