No video

5 GANACSI OO KUN DOOLAR KU BILAABI KARTID

  Рет қаралды 197,070

Zakariye Abdullahi Ali

Zakariye Abdullahi Ali

Күн бұрын

Asalamu alaykum walalayaal muuqaalkani wuxuu ku saabsanyahay fursadaha ganacsi ee wadankii looga bilaabi karo lacag dhab 1000 dollar fadlan hadaad ka faaiday lawadaag walalaha u baahan inay ganacsi bilaabaan iyo asxaabta wadankii joogta ee ganacsatada ah.
#Horumarsamee
cidii u baahan inay ila soo xidhiidhio qaybta hoose ee social mediaha ha igala soo xidhiidho adoo lifaaqan hoose ku dhufanaya inshallah.
📞 Talk to me for 45 mins 👉 calendly.com/c...
🌍 Booqo Website kayga 👉 suuqaturkiga.com/
► Social Media igala soco!
📸 / zakariyecaawiye
📖 / sakariyecaawiye
🐦 / zakariyecaawiye
💛 / zaki-sool
👊 Paypal waad ku taageeri kartaa kanaalka.
► www.paypal.me/...
#Horumarsamee

Пікірлер: 557
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 5 жыл бұрын
4 sano ayaan dhex fadhiyaa Maqaaxidan KZfaq. Maanta ayaan wax faaiido leh arkay Guuleyso Bro
@rawmo7336
@rawmo7336 5 жыл бұрын
Wiilka Reer Cigalle TV lol
@deeqaadam1175
@deeqaadam1175 5 жыл бұрын
Wiilka reer cigalle aniguna maantaan faa’iidaystay kun na waan hayaa aan ku bilaabo inaga jaf boodhka ina wad..lol
@deeqaadam1175
@deeqaadam1175 5 жыл бұрын
Sorry Ina wad ayaan u jeeday waa khalad xaga teebka ah I realy 😐 sorry
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 5 жыл бұрын
Deeqa Adam kun kaaga Dollar keyga aanku daro ganacsi shidan noofur kadibna aan is guursano 😂😂😂😂
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 5 жыл бұрын
Deeqa Adam calaamada qoraalkaaga udhoow taabo kadib Edit dheh INA WAD kadhig walaashey 😘😘
@munirkh
@munirkh 5 жыл бұрын
Fariid. Nin kaloo kale ayaa looga baahan yahey social media oo faaido laga helayo. Hore u soco sxb waxa tahey qof ku fiican gudbinta. Mahadsanid.
@fartuunfarah2356
@fartuunfarah2356 5 жыл бұрын
The most positive Somali Video i have ever watched in KZfaq.
@ayanitainafarhan8386
@ayanitainafarhan8386 5 жыл бұрын
shahaado qaata kadibna kolba xafiis labarya moyane figradahan naguma sodhicin thanks wll
@MrAntoniyo12
@MrAntoniyo12 5 жыл бұрын
Asc wr wb. Dadka oo dhan waxaa loo qeybiyaa labo qaybood oo kala ah. 1_ People orientated group. 2_ Idea orientated group. Qaybta hore marnaba lagama sugayo inay horumar gaaraan waayo waxay wakhtigooda iyo juhdigoodaba ku bixiyaan inay dadka uun ku mashquulaan, Qaybta dambe se waxay wakhtigooda iyo juhdigoodaba ku bixiyaan inay fikrado iyo aaraa cusub bulshada ku soo kordhiyaan. Sidaa daraadeed zakariye wuxuu tusaale macaan u yahay Qaybta dambe ee Idea orientated.
@abdihakimfarah2469
@abdihakimfarah2469 5 жыл бұрын
You deserve more than one like bro from ME
@jawahirprincess9898
@jawahirprincess9898 3 жыл бұрын
Asc wll setahay ruux shaqo radis Ayan ahay mairadini karta shaqo
@abobasement346
@abobasement346 3 жыл бұрын
wl waxaad ka warantah waxaa wanagsan.wax ganacsih lagah samenkaroh.las aanod plz
@adnamukhtaar1653
@adnamukhtaar1653 4 жыл бұрын
Waad mahadsantahay wll zakarie,wxn aad ujeclaan lahaa inaad nala wadaagto fikiro kusaabsan sidii looga faa'ideysan lahaa khayraadka dalka si looga maarmo output loona isticmaalo input production. Sidaan wada ognahay waxa INA haysta output production oo hoos udhigay productionkii dalkeena sido kalena dadkeenii ka dhigay 80%workers ee aanay jeclayn inay noqdaan owners.
@fowzifowzi2149
@fowzifowzi2149 2 жыл бұрын
Waa duruufaha rajo xumo ee ku xeeran dhalinta dalkeena. Balse kuwa dibadaha waxay ku dadaalaan inay owners noqdaan.. Inshaa'Allaah waa laga baxaa duruufahan daba dheeraaday maadaam umada Soomaaliyeed ay yihiin dad hal abuur leh, caqli badan oo karti leh.
@hamdiiina
@hamdiiina 5 жыл бұрын
wlhi waa wax aan marar badan radinaayey thnks anoo lacag heysto diyraarna u ah inaa ganacsado aan meel wax kabilaabo la aa thnks walal markaan ku guleystana waan kula soo xariri donaaa
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 5 жыл бұрын
Inshallah walal Guulayso
@faraxmaxamed4371
@faraxmaxamed4371 5 жыл бұрын
@@ZakariyeCaawiye sxb wlhi waxaa tahy nin niyad fcn masha allah ddd intaba waad anfacee aniga waxaan ahy ardy wax barta shaqana iima dhawa lkn waa muhiim inaaa dhageesto fikradahaaga saliimka ah sxb waxaan kuugu dari lahaa adigaba waadku shaqeesan kartaa qaabkan aad hada wado ee ah fikrad ganacsi abuurida waxn kalo raby inaa helo fb gaga ama instgramkaga or whats up mahadsnid
@khadrakayse6541
@khadrakayse6541 5 жыл бұрын
Xamdi guulayso
@abdulkadirabdulkadir6794
@abdulkadirabdulkadir6794 5 жыл бұрын
shaqo wacan wiilkan waa mid duceysan wlhi
@imabdullah3538
@imabdullah3538 5 жыл бұрын
Ma isku darsanaa😂
@MohamedHassan-in7rn
@MohamedHassan-in7rn 5 жыл бұрын
mahadsand sxb hawk adag ayaad bulshada u haysaa adigoo taada wato ayaad fikradaha fiican we qofka dhisaya oo hormarinaya LA wadaagtaaa jazaa kalaah kheyran
@mahadxidig9197
@mahadxidig9197 5 жыл бұрын
Fikirku Aduunka Lacag Ayuuu Ka Yahay Blse Sakariye Wuu isXilqaamaY Illlah Haka Ajar Siiiyo Brother
@abdinaasirahmed3077
@abdinaasirahmed3077 5 жыл бұрын
Sxbb aad iyo aad ayaad u mahadsantahay waxaan daydayayaa isdaan ku abuuri lahaa 1000$ soo duceee
@hoobaanhawd
@hoobaanhawd 5 жыл бұрын
Insha allah wll abiguna sido kale soo duce
@mahniyunsi8497
@mahniyunsi8497 5 жыл бұрын
KU BIIR ARGAGAXISADA *1M* AYAY KUU DHIIBAYAANE😂😂😂😂😂😂
@abdinaasirahmed3077
@abdinaasirahmed3077 5 жыл бұрын
Mahni yaasmin imaanka qani ah waxaad tahay argagaxiso waaxadan dadka moodaysaa sidaada oo kale 😎😎
@mahniyunsi8497
@mahniyunsi8497 5 жыл бұрын
@@abdinaasirahmed3077 WAAD HELI LACAG HADII PORNSTAR SOMALI AH NOQOTO AMA KU BIIRTO LIKE MIA KALIFA😂😂😂
@safiyaabdule7364
@safiyaabdule7364 5 жыл бұрын
Allah ha kuu fududeeyo habo
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 6 жыл бұрын
Ganacsigee ugu socod badan magaalada aad joogtid? instagram.com/zakariyecaawiye twitter.com/Zakariyecaawiye www.fb.com/zakariyecaawiye7
@sabanlaseexde7506
@sabanlaseexde7506 6 жыл бұрын
Magaalada aan rabo inaan ganacsi ku yeesho waa magaalada muqdisho. Waxaa inta badan socon kara Ganacsiga cabitaanka ah iyo qudaarta la shiido Marka suaashu waxay tahay ma liiga shaqayn karaa ganacsigaas hadaan furo ? Mise waa in aniga aanka shaqeeyo ?
@dhamaystiran8342
@dhamaystiran8342 5 жыл бұрын
Waxan rabaa inaan ku gamacsado online dharka haweenka iyo cariurta waxaana haystaa 1000$
@cabdilaahxanaficali4867
@cabdilaahxanaficali4867 5 жыл бұрын
Zakariye Abdullahi Ali zxp ganacsuban ahaya plze what isupkaaga rabaa
@mohamedhassanhaashi9495
@mohamedhassanhaashi9495 5 жыл бұрын
@somali south africa sxb maxumo fikirkada
@silencerak1156
@silencerak1156 5 жыл бұрын
Zakariye Abdullahi Ali waan dhageystay aad uga helay, wxad kaloo ku dartaa shaqo ah dry cleaner si dadku uga faideystan mhdsnid.
@Ariijiina
@Ariijiina 4 жыл бұрын
1 meel juice lagu iibiyo 2 goob dharka lagu tolo 3 goob tuition ah 4 goob xayeysis u sameyn karta company yasha ganacsi 5 brokers/dulaale
@somaligirlsomali1442
@somaligirlsomali1442 5 жыл бұрын
Marhore ayaan horumar gaari lahayn sida Shacabka China & Japan hadaan noqon lahayn Sida wiilkaan dhalinyarada ah o kale o qofba kan kale Guubaabin lahaa Advice yadan o kalana isuu soo gudbin lahayn Mashalah brother may allah bless you!👐
@Mr.Nuradin
@Mr.Nuradin 5 жыл бұрын
Mahadsanid Zakariya walaal, faxal baad tahay, hala dhiman fikradaha fiican in sha Allah.
@sahraisse2676
@sahraisse2676 3 жыл бұрын
Masha Allah fariid Somaliyeed guulayso Waxan rabaa inaan wadankii tago oo nolol la sameeyo icaawi walaalo
@abdillahiabdisamad6161
@abdillahiabdisamad6161 6 жыл бұрын
Maasha allaah sxb. Waa 5 fikir oo aad u fiican sxb. Waxaan ku dari lahaa arday da bara xanaada xoolaha. Inay ku diiraan inay bilaabaan adeega hilib nadiifa oo meel nadiifa lagu ama qaboojiyayaal lagu ridayo si looga baxo sariibadahan wasakhda ah ee duqsigu ka buuxo.
@nanaabdul3104
@nanaabdul3104 6 жыл бұрын
Wll way jiraan meelo nocaas ah sida shaybe fresh butcher jigjigayar iyo New Hargeisa inkastooy spacesku ku yaryiin lkn waa bilaw wanaagsan
@abdillahiabdisamad6161
@abdillahiabdisamad6161 6 жыл бұрын
@@nanaabdul3104 maasha allaah sxb. Burco lafteeda qaar baa ka jira lkn waa hal meherad ama labo. Neefka 70$ celcelis ahaan maanta wasladaa joogta 10 baan filayaa markaa qiimahaa laftiisu iyo waliba nadaafad darada u dheer waa wareer!
@ilhaamilhaam8854
@ilhaamilhaam8854 5 жыл бұрын
Waaruntaa wllhi
@nimcanhilaac6961
@nimcanhilaac6961 5 жыл бұрын
ganacsi cusub
@LibanMedia
@LibanMedia 5 жыл бұрын
mashallah wll zakariye thnks sida fiican ee aad noogusoo gudbisay , hore usoco waxan jeclaan laha inad sidoo kale noosoo gudbisid qaar intan kabadan oo ku saabsan dhinaca technologyada
@dahirhassan7508
@dahirhassan7508 5 жыл бұрын
MAHADSANID saxiib fikrad fiican ayaad nasiiday Waan hunaa inaa ku talo jiriray qeybo ka mid ah hadana waad igu baraarujisay Mar makale MAHADSANID
@faadumomaxamuud9329
@faadumomaxamuud9329 5 жыл бұрын
Masha Allah Tabarakallah Wiil Qalbi Fiican Oo Daacad Ah Ayaad Tahay Runtii Sifiican Ayaad Noogu Faaiidaysay Jazak'allahu Khayran
@wm9669
@wm9669 4 жыл бұрын
A good person is the one who benefit people. A great content. Mashallah
@basram1545
@basram1545 6 жыл бұрын
Fadlan noo soo geli qurbaha ganacsiga lagu samaynkaro isagana insha'Allah. Mahadsanid.
@qajo9403
@qajo9403 5 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkk
@mahamedhussein7216
@mahamedhussein7216 5 жыл бұрын
Amazon. Shopify kuwaas raadi soomali badan kujiraan
@abdullahhussein7440
@abdullahhussein7440 5 жыл бұрын
man shaa alla good to go thanks for your valuable business ideas
@Bbsmith-vo8rx
@Bbsmith-vo8rx 5 жыл бұрын
Mashallah walaal jizaakallahu khayr dhiragalin 👍💙
@safiaahmedofficial4506
@safiaahmedofficial4506 5 жыл бұрын
Asc waa mahadsantahay qer badan Allaha ku siiyo mashaa Allaah
@bukharijaamac6615
@bukharijaamac6615 3 жыл бұрын
Mahadsanid Sakariye one of my friends mentioned me this and I got it most productive clip.
@maanlulaahmed9003
@maanlulaahmed9003 4 жыл бұрын
Masha allaah wll waa videogii kowad ee iga qanciya youtube thanks wll qli wxan rajaynayaa inan kafaaidaysto fikradahan insha allaah markan guulaystana wnkula soo xidhiidhi donaa insha allaah inkastaba haygu qaadatee form to burco🥰
@xaydarofficial
@xaydarofficial 5 жыл бұрын
Mashallah aad ayuu ii anfacy mawduucagani wll shukran
@dalmarmahamed5412
@dalmarmahamed5412 3 жыл бұрын
Masha Allah wall Zakariye Waad Mahadsantahay Guulayso Runtii Waa fursado cajiib ah gaar ahaan Cabitaanka Guryaha iyo Tilorka
@mahdicismaan7517
@mahdicismaan7517 5 жыл бұрын
1.institutions 2.dawaarle 3.sharaab ridqan oola iibiyo 4.homteaching 5. suuq geynta 6.gurikireen dilaalka guryaha
@lanfurelias2244
@lanfurelias2244 11 ай бұрын
Mahadsanid
@saidibrahim8185
@saidibrahim8185 4 жыл бұрын
Masha Allah walal qayr Allaah hakusiyo si daacad ah ayat wax nogu sheegtay. Mahatsanit walalkay
@sumaya8279
@sumaya8279 5 жыл бұрын
Tutoring Center Waa fursad wanaagsan walahi maadaama waalidada sidooda badan aqoon lahayn, ubadka taakulayn fiican bay ka heli lahaayeen. Mashallah Digital Marketing ku Waa wax aan hada ka hor ku fakaray lkn dadku badankodu tv Ma haystan baan maqlay.
@midkuudaranmidkudooranalla4734
@midkuudaranmidkudooranalla4734 5 жыл бұрын
geesi geesi dhalay zxp mahadsnanid ganacsigaygu marku waynado waa wan kuu abal gudi hadu Alle iidmo fikaradaasna ean ku bilabaya insha AllAH from hargeisa
@abdiazizyusuf4587
@abdiazizyusuf4587 5 жыл бұрын
Machalllh wll ilahay haka jazayiisiyo qof wanagsan batahay
@said77-i5
@said77-i5 4 жыл бұрын
Halyeey dadkiisa u hagar baxaya runtana u sheegaya♥️♥️
@kooshinderi731
@kooshinderi731 5 жыл бұрын
masha allah waa fikir wanaagsan feed back ayaan kula iman doonaa markaan ku dhqaaqo mid kamid ah fikiradaas
@wardhere8699
@wardhere8699 4 жыл бұрын
Msha allah walaal ajar iyo xasaanad Allaha kaa siiyo waxbadan ayaan kaa faa'iiday.
@skrmasquad1457
@skrmasquad1457 5 жыл бұрын
Mansha allah alla ha ku xifido waa fikrado aad u fiican
@sidrasidra2621
@sidrasidra2621 5 жыл бұрын
Maasha alla wiilka kaliya ee niyada noo dhisa
@fadumohussen669
@fadumohussen669 5 жыл бұрын
Masha alah walaalo alah ku xafido fikradahad aad bay u wanaagsan yahiin Jazakalah qeer inta wanaag iyo horumarka jecal baad ku jirtaa I appreciate you
@umumohamedamiin2732
@umumohamedamiin2732 5 жыл бұрын
Waxaan ku ku dari xafiiska shaqaalaha xafiiskaas oo dadka aamini karaan shaqaalo la Soo baaray shaqaalo guri ama mid dhismo xataa islaamaha dharka dhaqo waxay ka nasan lahaayeen gidaar istaago oo waxaa la xiriiri lahaa ayadoo gurigeeda joogto oo ilmaheeda u adeegayso taasna waa fikradayda ibtisaam oo joogto swedan
@xaliimoali1962
@xaliimoali1962 5 жыл бұрын
Fikir kaga saliim waye abyo
@jilaanikayd4946
@jilaanikayd4946 5 жыл бұрын
Europe shaasatan Dalka Germany waa eaqiis machine ka xarqaanka oo Waliba casruya 45€ ilaa 50€ weeyi waliba kii ugu casisanaa oo New ah.
@hoobaanhawd
@hoobaanhawd 5 жыл бұрын
Masha allah waadmahadsantahay wllo waa fikirkayga oo kale ilaso xidhiidh wll si aan isku kaashano iso sheeg meelaan kalaso xidhiidho
@qalbihodon721
@qalbihodon721 5 жыл бұрын
Mashalah walaalo fikrad wanaagsan weeye
@hassanmohamud732
@hassanmohamud732 6 жыл бұрын
Masha Allah waad mahadaantahay, dhicana beeraha. . . Xaga waxsoosaarka. . .
@SuradTV1
@SuradTV1 5 жыл бұрын
Mazha alla zakariye hareisa ayuu aad usoo dhex maray barnaamijkasta wuu kusoo qaataa
@bashirhaji1227
@bashirhaji1227 5 жыл бұрын
WAA NIN NIYAD FIICAN .... ALLAH HA XIFDIYO.... BADANAA SOMALIDA GANACSIGA MA SHEEGAAN WAXUU KA BAQAYAAN IN LAGA HORMARO... TAASNA WAA XASADNIMO MA FIICNA.. WALAALAKAA LA JECLEOW KHEYR..
@yusufguulofficial
@yusufguulofficial 5 жыл бұрын
waadku mahadsan tahay soo gudbintaada bro masha allah dad badan ayaa ka faa iidaya oo lacag yarna haysta meel ay waxka bilaabana garan la'
@ismailabdi4206
@ismailabdi4206 5 жыл бұрын
Beautiful mind.. jazakallah walal.
@abdirhmandollarvlogs
@abdirhmandollarvlogs 4 жыл бұрын
Machallah WlHi pro cawa wax badan ka faiday wa malin ramadan allaha jisaka siyo sidaad dadka wax ugu shegayso
@ayuubcabdi2636
@ayuubcabdi2636 3 жыл бұрын
Allaah haku sharfo walaal qalbi xaadhan dadkeennu Mahadsanid iyo Duco ma yaqaanaanne Eebbe Wayne haku jeclaado.
@ayaanmohamud6032
@ayaanmohamud6032 5 жыл бұрын
Masha allah wll dhirigaliye wayn baa tahay allaha ku xifdiyo wan jeclahay ganacsiga
@alcadaalamediaproduction1820
@alcadaalamediaproduction1820 5 жыл бұрын
Waad mahadsan tahay walaal qaali ah sakariye allaah haku xafido sxb dhiiragaliye wanaagsan ayaad tahay
@aliyaasli9165
@aliyaasli9165 6 жыл бұрын
MashAllah wll fikrado wngsn runtii wxa ficn dhalinta iney shaqo sameystan halkay mid an jirin raadin lahaayeen
@abdiali1979
@abdiali1979 6 жыл бұрын
Mansha allah akhi zakiriye wa no fa,idaysay wana fursado mihim ah
@samatarbashir6048
@samatarbashir6048 5 жыл бұрын
Maashaa allaah walaal ilaahay haku xafido wax wanaagsan baad nala wadaagtay
@hoygaguusha1835
@hoygaguusha1835 3 жыл бұрын
MASHA ALLAH MASHA ALLAH MASHA ALLAH MASHA ALLAH MASHA WLL WLAHI WAA FIKRADO U QALMA IN KUN DOLLAR LAGA SIISTO RUNTII WALIGAY ISMAAN LAHAYN INTAASO GANACSI AYAA KA AGBANAAN
@maxamuudqorane1937
@maxamuudqorane1937 4 жыл бұрын
Masha Allah Alle caqliga iyo fikirkaba ha kuu barakeeyo
@safwanking9176
@safwanking9176 5 жыл бұрын
Maansha Allah waad mahadsan tahay. Kheyr badan Allaha ku siiyo
@abdilahiadam1273
@abdilahiadam1273 5 жыл бұрын
Amizing walhi fikirkaz uu igu jiray digital advetiment walhi qof dadka wax ku soo kordinaya zxp waa my 1st vedio aan dawado hampalyo hampalyo you honest and genuis wlhi
@fainakiika7289
@fainakiika7289 5 жыл бұрын
Shugran walaal
@sadamabdi9710
@sadamabdi9710 6 жыл бұрын
Masha alah sxb waan ku tageeraa hore u soco wlhi bibaax baad tahay
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 6 жыл бұрын
Mahadsanid walal soo dhowow
@muqdishogirl9244
@muqdishogirl9244 3 жыл бұрын
I agree with you . Maasha allah maskaxdada oo kale alaha noo dhaafo well done aboowe
@maxbubgorad5956
@maxbubgorad5956 5 жыл бұрын
shirkad kaah islamic microfinance service ayaa maalglisay oo gacan qabaya oo uu iibsay allabta iyo qudarta qalabka wax lagu ridqo maansha allahu
@zuhaybjr6953
@zuhaybjr6953 5 жыл бұрын
masha Allah wll allaha masgaxda ku barakeeyo
@maxamedali992
@maxamedali992 5 жыл бұрын
jazaakalah fikir saliim ah
@diinidahir1802
@diinidahir1802 5 жыл бұрын
Zakariye thanks bro 3 xirfad ayaaaan midkooodba ku dhaqaaaqi karaaa wayna i qorsheysnaa yeen horranti adna waad isi dhiiri gelisey
@aishamohamed1522
@aishamohamed1522 5 жыл бұрын
Zaki walalakay Meel aan kaala soo xiriiro ma isiin kartaa
@casriyochannel6679
@casriyochannel6679 4 жыл бұрын
Maasha allah waa wax fiican oo loo bahan yahay 👌👌
@siciidadirhmn9317
@siciidadirhmn9317 5 жыл бұрын
Mansha Allah wll aad baad umahadsantahay
@hanadahmedvlogs3508
@hanadahmedvlogs3508 6 жыл бұрын
Zakariye Noolow zhp qaali! Allah caqliga ha kuu xifdiyo
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 6 жыл бұрын
Aamiin walal dhamaanteenba inshallah rabbi adigana haku dhowro
@munaofficial1689
@munaofficial1689 4 жыл бұрын
Ilaahay qalbigaaga daacada ah hakugu abaal mariyo
@bilaamuraad5616
@bilaamuraad5616 5 жыл бұрын
mahadsanid saaxiib Sekeriye waxaan qiraayaa inaa tahay shaqsi hawl kar ah,oo wax baddan oo wanaagsan dalka iyo dadkaba kusoo kordhiyay,fikradaha aad noo soo dhigtay waa kuwo macquula oo loo wada baahan yahay..
@abdisalamabdi3464
@abdisalamabdi3464 5 жыл бұрын
Mar heer waad gaari doonta anna fikirkaaga wan qatay wan ku guuleysan donaa Inshaa’ALLAH
@abdulkadirhassan7186
@abdulkadirhassan7186 5 жыл бұрын
Masha,Allah waa fikrado qaali ah oo qofka guul kaarsiinkaro islamarkaana bulshada adeegiisa ugu faa,iideesankaraan
@nuuxcabdicade5715
@nuuxcabdicade5715 5 жыл бұрын
waa barnamuj tayo leh .thank you brother
@amaalsiciid4152
@amaalsiciid4152 4 жыл бұрын
Maansha alllh wll waaanu kaa faaidaysney alleh maskaxda hakuu daayo mahadsanid
@sheikhbacadle1853
@sheikhbacadle1853 5 жыл бұрын
Ganacsi 1000 Dollar lagu bilaabi karo Magaalada Nairobi noo soo diyaari walaal waad mahadsantahay
@acacius9903
@acacius9903 5 жыл бұрын
Very well done MaashAllah. Keep giving Somalilanders great ideas. 👍
@daariqahmed8297
@daariqahmed8297 4 жыл бұрын
Acacius Darwish weeye adeer ninku ❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️ kaasa ina walaleya
@liibaannuuxe4085
@liibaannuuxe4085 5 жыл бұрын
saxib waa runtaa harqaanka ama dawaarka lacag fiican ayuu leyahy xitaa aniga harqaanka waan kushaqeyaa waxan jogaa UK waliba dad hindi ah ayaan wada shaqeynaa waa aqli ugu fiican ee aad lacag ku abuuri karto anigoo yar ayaa aabahey tolijeray kadib waaan ka dhaxlay waligaa waxad waxba u arkeenin ayaa wax lagu garaa xirfada waa tan ugu fiican xitaa dhaqtarka ama kan xafiiska fdhiya ayada ayaa kacagbadan waan hubaa wax walba hadaad si niyad ah kugasho guul ayaad gaari doonta aniga meshaan aan joogo waxa iiga fiicnaan leheed inaan dhulkeyga iyo dadkeyga wax baro si ay dhalinta u hormaraan aduunkan qof walba waxa uu ku fanaa dadkiisa iyo dalkiisa walllahi hindida aan islashaqeeno sanad walba sadax bilood ee wadankooda kusodalxisaan ayagoo dhanqooda kufanaayo jecelna wadankoooda waan kamaseraa markaan arko maalin walba waan wacaa hooyaday oo xamar joogto iyo walaalheyga aan jeclahy xusuus badan aa igajirto xamar waan jeclahhy dhulkeyga iyo dadkeyga inshallah nabad iyo nolol
@anisaadan6466
@anisaadan6466 5 жыл бұрын
Liibaan nuuxe MashaAllah ilahay hakusiyadiyo walal
@galoolmaraa5110
@galoolmaraa5110 5 жыл бұрын
IILLAAHAY Haku Barakeeyo dhiirigalinta aad umada u Wado kü dadaal I AAD Daka ku baraarujiso shaqooyinka XALAASHA ah .
@regalsnow9707
@regalsnow9707 6 жыл бұрын
Zacki masha Allah wa run dalka nimcaa taal! It's good the person can be productive, especially the digital one there is this guy who stalks me by technology if he would just send the energy he hacks with my phones computer it would be better for him unfortunately somalidu wakhti waxay ku ridan malayacnii intuu aniga 24 stalk garaynayo wax qabsan lahaa and he would stop abusing alcohol and drugs...just thought I should share that good job bro
@aweisabdikarimshire2732
@aweisabdikarimshire2732 5 жыл бұрын
Masha Allah mas kaxdaada iyo aqoontaada Allaha Kuudaayo
@HakaFakarin
@HakaFakarin 3 жыл бұрын
Mashallah allaha ku xifdiyo Wax fiican baad noofaaiideysey dhalinyaro badan baa kugu dayan doonto
@user-di2zt8nc5o
@user-di2zt8nc5o 6 жыл бұрын
Wll aad iyo aad baad u mahadsantahay ilahay khayr haku siiyo sidaad marwalba wax noogu faaiidayso waanu kuusoo ducaynaynaa wll.
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 6 жыл бұрын
aamiin dhamaateenba adigana sidoo kale
@user-di2zt8nc5o
@user-di2zt8nc5o 6 жыл бұрын
@@ZakariyeCaawiye wll waxaan arkay ardada schoolada inaysan haysan meelo wanaagsan oo ay ku nus saaceeyaan halkaas mays leedahay ganacsi baa kabanaan maxayna kula tahay caqabadaha ku xeeran gabacsi noocaas ah ?
@maxclipproductionhd1637
@maxclipproductionhd1637 5 жыл бұрын
Shukran Akhi Sakariye 💖
@MohamedJama-kr8gb
@MohamedJama-kr8gb 5 жыл бұрын
Walal diyada Ayaa kaga duceyey ilahey wax kudibo masa kugu adkadho kuma tuso fi dunya wal akhira
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 5 жыл бұрын
Aamiin walal Mahadsanid duco waxka qiimo badan majirto
@warfaalifeshow7584
@warfaalifeshow7584 4 жыл бұрын
Nin qalbi wanaagsan ayaaad tahay laftaada ducada qeyb baad ka leedahay oo Ale ha ku cizeeyo
@anfacsalad4812
@anfacsalad4812 5 жыл бұрын
Masha alla ilaah haku aman sado wlal qof qalbi ficn aya tahay
@kbpost6947
@kbpost6947 5 жыл бұрын
Sakariye wll waad mahadsantahay dadka KZfaq’s isticmaala kuwa aan ugu jecelahay ayaad ka Mid tahay
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 5 жыл бұрын
Alle haku jeclaado walal Mahadsanid
@abdiaxmedxuseen5560
@abdiaxmedxuseen5560 6 жыл бұрын
Masha Allah Saxib wax fiican ayaa inoo sheegtay fadlan inoo sheeg meel aan kaala soo xariiro si arimahan iga caawiso
@foxeyplayz7524
@foxeyplayz7524 5 жыл бұрын
Masha Allah tabbarakallah waxaad tahay wiil maskaxdiisa furantahay waan ku bogaadinaa waana kaaga mahad celinaa fikirkaaga wanaagsan
@Ariijiina
@Ariijiina 4 жыл бұрын
Wlhi wiilkan intaan KZfaq fiirsanayay qof aan wax ka faaiiday asaa kajira allow aduun iyo aqiraba ku barakeeeey 😘😘😘😘
@jijaluup7873
@jijaluup7873 4 жыл бұрын
Hoortisu qayr ka ka helaya maansha allah ilahow ku barakee wiil qalbi nadifa waye
@ilhamhassan3600
@ilhamhassan3600 5 жыл бұрын
Mashallah wax wanaagsan baad bulshada u soo bandhigtay oo tayo leh
@doctoranasmohamed2502
@doctoranasmohamed2502 6 жыл бұрын
Masha Allah Walal qaaali thanks
@cryptoinformation4978
@cryptoinformation4978 5 жыл бұрын
Fikrad in bilaash lagugu siiyo maaha wax sahlan. Thnks wllky 👏👏👏
@abdifitahabdullahi4316
@abdifitahabdullahi4316 5 жыл бұрын
mahadsnd saxib qof aad ufiican baa tahay
@mlaambalawzha
@mlaambalawzha 5 жыл бұрын
Allah yaa baarak akhi
@nuseibamohamed5869
@nuseibamohamed5869 5 жыл бұрын
Mansha allah waan fakir aad u fiican
@abdisalamabdi3464
@abdisalamabdi3464 5 жыл бұрын
Wa gaari doonta heer anna fikirkaaga wan ku guuleysan Inshaa’ALLAH
@munaahmed3316
@munaahmed3316 5 жыл бұрын
Aad baaa noo bararujisay wan ka fakiri jiray inaa ģanacsi bilaaabo lkn waan la.sanaa qof i baraarujiyo
@hamdaapdi9364
@hamdaapdi9364 4 жыл бұрын
Mansha Allah maanta ayaan ka faaiiday KZfaq shukran geesi dadkiisa wax u taraya
@ladanladan8461
@ladanladan8461 Жыл бұрын
Alle haku barkeeyo fikradahaas wanaagsan
@adonalle3784
@adonalle3784 5 жыл бұрын
Halkan iisoo gal laba qof oo ubaahan inay shaqystaan xitfad na leh hargaisa jooga anaa maal galinaaya ishaa allaah laberkoodana ha iireebaan thnks
@technologystudysoomali7690
@technologystudysoomali7690 5 жыл бұрын
6711380
@ifraaxfarxaan7519
@ifraaxfarxaan7519 4 жыл бұрын
0634196749
@abdirahmanrirash9906
@abdirahmanrirash9906 5 жыл бұрын
ManshaAllah akhi JZK
QAABKA LOO FURTO CAFETERI ViP AH | QALABKA IYO WARBIXIN DHAMAYSTIRAN |
13:16
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 61 М.
5 GANACSI OO 2 KUN DOOLAR LAGU BILAABI KARO
14:27
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 84 М.
Magic trick 🪄😁
00:13
Andrey Grechka
Рет қаралды 46 МЛН
WHO CAN RUN FASTER?
00:23
Zhong
Рет қаралды 43 МЛН
Zombie Boy Saved My Life 💚
00:29
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 10 МЛН
4 QAAB AAD KUN DOOLAR U MAALGASHAN KARTO
11:47
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 110 М.
700 DOLLAR KALIYA KU BILOW 2 GANACSI - STREET FOOD BUSINESS
9:05
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 38 М.
5 GANACSI OO XIISO BADAN 2019 LA HIRGELIN KARO
14:41
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 49 М.
5 Qodob | Samee maalinwalba | guul ayaad gaari insha allah
6:25
4 FURSADOOD OO LACAGTAAGU KUUGU SHAQAYN KARTO
11:03
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 35 М.
5 QAAB OO INTERNETKA GANACSI LOOGA SAMEEYO
16:02
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 89 М.
5 GANACSI OO FAA'IDO BADAN LAGA HELO
12:59
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 94 М.
DHALINYARO 500 DOLLAR 4 TAN FIKIR KAGA SHAQEE ( DO YOU HAVE 500 DOLLARS DO THIS)
12:00
Ma Qorshaynaysaa in aad  Sameysato Ganacsi kuu gaar ah?
6:47
idaacadda buuloxuubeey
Рет қаралды 104 М.
Magic trick 🪄😁
00:13
Andrey Grechka
Рет қаралды 46 МЛН