No video

4 FURSADOOD OO LACAGTAAGU KUUGU SHAQAYN KARTO

  Рет қаралды 35,315

Zakariye Abdullahi Ali

Zakariye Abdullahi Ali

Күн бұрын

Muuqaalkan waxaynu ku sharaxaynaa maalgashiyo kooban oo aad lacagtaada gelisid kadibna si joogta ah dhaqaale kuugu soo celin karta.
FADLAN HADAAD JECESHAHAY INAAD KANAALKAN TAAGEERTID NAGU TAAGEER BOGA PAYPAL IF YOU LIKE TO SUPORT ME PRODUCE MORE QUALITY CONTENT WITHIN THIS SUBJECT PLEASE DONATE.
⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️
www.paypal.me/...
#Horumarsamee
#Horumarsamee

Пікірлер: 123
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 5 жыл бұрын
Qodobkee jeceshahay inaad dhaqan gelisid ama samaysid? INSTAGRAM HALKAN KU DHUFO wwww.Instagram.com/zakariyecaawiye If you like to support my channel and like the content I post please support me through Paypal in order to create more quality business contents. Many Thanks. www.paypal.me/Zakariye127
@abdilaahiaadan9460
@abdilaahiaadan9460 5 жыл бұрын
Asc
@guuleedahmed4080
@guuleedahmed4080 5 жыл бұрын
sxb sakariye wxan doonayaa inaan sameeyo ganacsi Ku salaysan pottery " habkan wxan Ku jeclaaday imika dadkeenu aadbay u fahmeen faaiidada laga helo beedka "eggs" mrkasi lacag kun dollarka yarbaanay igu qaadanaysaa sxb , imika hargeisa wxa ka jirta shirkad kaliya " maandeeq " . markasi faaiido badana way Ku jirtaa xaga incomeka . markasi sxb bisha dambe ayaan Ku rajo waynyahay inaa sameeyo . markasi ka waran sxb fikirkaasi . mahadsanid taageero waynbaan kuu ahay sxb sakariye
@laylaxaaji243
@laylaxaaji243 5 жыл бұрын
Zakariye Abdullahi Ali /waxaan doonayaa inaan sameeyo ganacsi baabuur sid languruusar dhawr xabo inaan iibsado insha alaah
@aaminadahir1230
@aaminadahir1230 2 жыл бұрын
Waxan rabaa bajaajta
@somfishchannel3218
@somfishchannel3218 5 жыл бұрын
Thanks zakariye Allah Haku xafido waan ka qeeb qaadi doonaa inshaa Allah Allah Haku xafido
@hodanmuhudiin
@hodanmuhudiin 5 жыл бұрын
Thanks wllkn zakariye runtii fikiro bdn aan ka helny keep going wllo
@abokorcarabileeye3177
@abokorcarabileeye3177 5 жыл бұрын
Mahadsanid walaal sakeriye, alle haku barakeeyo, fikrado fiican ayaad nala wadaagtay
@somalipatriot7160
@somalipatriot7160 5 жыл бұрын
hadad iga dambeso like saar
@keyfmire3156
@keyfmire3156 5 жыл бұрын
Saki illhy ha ku xafido taladad wan jeclhy
@maxamedsuldaan5330
@maxamedsuldaan5330 4 жыл бұрын
Intaad like raadinaysid ka faaiidayso casharkan
@rahmaali1772
@rahmaali1772 5 жыл бұрын
Qof kii ugu horeyey waa aniga yeah. 😍🤘🤘🤘
@qalbiqaboojis9206
@qalbiqaboojis9206 3 күн бұрын
MashaAllah 💯
@feswalsalim7909
@feswalsalim7909 2 жыл бұрын
Wallalo.wa friport msa was good job waher Haas fridpm in kaahaa
@jijaluup7873
@jijaluup7873 5 жыл бұрын
dad badan ayad tustay sida lo shaqaysto lacagna lo helo qalbigaga wanagsan aqiro iyo adunkaba ilahay ha ku cawiyo amiiin
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 5 жыл бұрын
Allahuma walal jazakllah khayr
@mohaxarbi2020
@mohaxarbi2020 2 жыл бұрын
M.a wll alle haku xifdiyo
@farhansalaamachannel7425
@farhansalaamachannel7425 5 жыл бұрын
Waan Ku salaamay wllky sakariye waad Ku mahadsantahay soda fican ee aad noola wadaagtay fikradahaas ganacsi way fiicnaan lahayd hadii aad shirkadna Inoo furtid gacan wayn baan ka qaadan lahayn
@diiniahmad4298
@diiniahmad4298 5 жыл бұрын
Masha Allah Ilaahay adduunyada iyo Aakhiradaba haku sharfo zxb sakariye casharo fiican ayyaad nooso jeedisay
@AA-ks2tw
@AA-ks2tw 5 жыл бұрын
Thank you for the video and the advice. I would invest in a business that you are involved in.
@najaxshariif5908
@najaxshariif5908 5 жыл бұрын
Mahadsanid zakariye walaal darsi faaiido leh ayaad noo soo bandhigtay jazakalaah insha Allah fikirkaagana waan doo dhaweynayaa.
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 5 жыл бұрын
Wa iyaak walal Mahadsanid
@humancare5259
@humancare5259 3 жыл бұрын
masha allah dadku ad ayay ugu bahanyihin fikradahan waad ku mahadsantahay waqtigad galisay
@garaadyare8980
@garaadyare8980 5 жыл бұрын
Msha alah si wacan ayn uga qeyb qadan laheyn
@ednaedna4309
@ednaedna4309 5 жыл бұрын
Masha allah waykobantahay shirkadahu gaaaar haaan dhalinyaro had an nahay mahelo meelo aan maaalgashano waaan hubaaabdad badanin aylayahiiin maalgashi calamiya dayarta aqooontalehna wadanka waalaxaqiraaa adoookale figradmalgashi lalyimada diyaaar zamariye
@najuuaraale
@najuuaraale 5 жыл бұрын
Waa fursad fiican wll inoo gur shirkadaas diyaar baanu nahay
@OGAAWDIINTA.1
@OGAAWDIINTA.1 3 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله لك
@abdirahmanismail7660
@abdirahmanismail7660 4 жыл бұрын
Anaa Ugu Horeeya Maal gashigaas waanad ku Mahadsan Tahay Sida Fiican ee Noogu soo Gudbisho Ganacsiyada Wadanka Ka jira
@RaygalMedia
@RaygalMedia 5 жыл бұрын
👍👍👍👍Kaalin muhiima baad ugu jiray bulshada oo ah baraarujinta fursadaha shaqo ee ku xeeran bulshada Hore usoco wll inshllh👍👍👍
@taloiyotarbiyo
@taloiyotarbiyo 5 жыл бұрын
Masha allahah
@camoproduction3638
@camoproduction3638 5 жыл бұрын
Thank you dhalinyarada aad ayaad ugu faaideysaa hore usoco bru💡✔️
@fadumaosman1862
@fadumaosman1862 4 жыл бұрын
Shukran runtii wacyigalinta noocan ah aad baaloogubahanyahay
@diinisanweyne4353
@diinisanweyne4353 4 жыл бұрын
Maansha ALLAAH jasaa, aka LLAAHU khayr wad mahad santahay wll
@sofiaabdulle6061
@sofiaabdulle6061 5 жыл бұрын
Masha Allah cabsida Allah ayaan kuugu jeclahay salaan from muqdisho
@omarmuhumed5505
@omarmuhumed5505 5 жыл бұрын
Diyaar, Waqti fiican hala giliyo inshallah
@zio__e
@zio__e 3 жыл бұрын
For sure waan maal gashan Lahayn
@cabdisalaanaamiin6373
@cabdisalaanaamiin6373 4 жыл бұрын
mahadsanid wll good tips
@macrufhis7439
@macrufhis7439 5 жыл бұрын
Ustaad aan dar alle u jecelahay
@Zara-San
@Zara-San 5 жыл бұрын
MashaAllah wll Zakariye waad ku mahadsanthy fikradaha qaaliga ah aad nala wadaagty
@abdalleabdirisaq157
@abdalleabdirisaq157 5 жыл бұрын
Masha allah wll wan isku dayi inasha allah markan lacag fcn zave gareeyo
@ahmednur8148
@ahmednur8148 4 жыл бұрын
zakiye sharkadadaada hadii aad samaysid waa hubaal in aan maaalgashanayno aad baan uga qayb qaadan lahayn waan kugu dhiirigalinaynaa
@caaqilyarre2558
@caaqilyarre2558 5 жыл бұрын
M.a Sxb Zakaria Abdulahi aadbaan ula dhacay Fursadaha faa'idadooyinka leh ee aad inoo soo bandhigtid waxaana tahay quf inoo hagar baxay Wxaana rajeynaa in dhalinba badan oo soomaali ah ka faa ideeysan doonaan fursadahaan banaan.
@mayzersaidadani6482
@mayzersaidadani6482 5 жыл бұрын
Sxb mcn narka hore wan kaga mahadcelinaa barnamij yadada quruxda badan Wll anaa u bahan in an mel ku darsado lagac mar walbo ayan ku fikiraa Wax adag in an wax ku darsado Insha allah Waxan ka sugayaa jawab wllo Thank you
@farxiyomaxmed5624
@farxiyomaxmed5624 3 жыл бұрын
Asc walal aniga qofka 1 ayaan ahay waayo wof wax bartay aamina ah ayaad tahay mantana lama helo qof aamina horay usoco igu dar walal wan haystaa lacag alxamdu lillaah jizaakallaah alfa khayr asc wr wb akhii zaki
@mahadsaladhussein7477
@mahadsaladhussein7477 5 жыл бұрын
Waad Mahadsanthy wall Zaki Caawiye
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 5 жыл бұрын
Adaa mudan wll
@xuskacali6946
@xuskacali6946 5 жыл бұрын
Haa wlall mahadsanid lkn isku day inaad qarisid taarikada babuurta allaaah haku xifdiyo walaal
@xamdiahmed840
@xamdiahmed840 5 жыл бұрын
Zakaria wiil tayo leh keep going
@awliyosporttrainer3615
@awliyosporttrainer3615 3 жыл бұрын
جزاك الله خيرا اخي
@bashkamahad9015
@bashkamahad9015 4 жыл бұрын
Hadii aad samayso anigu diyaar wan u ahay ixisaabso saxiib , macalin , iyo walalba
@djao2212
@djao2212 5 жыл бұрын
Shukran lakiin Ayala amina
@ismailnuure2822
@ismailnuure2822 5 жыл бұрын
Mahad Sanid Walal Zakariye 🙌🏻
@amiirqays1274
@amiirqays1274 5 жыл бұрын
mahadsanid in badan zakaria in badan ayan kugu xiranahay
@mow-khaliifa995
@mow-khaliifa995 5 жыл бұрын
ZAkariye HORE USOCO SIDA AD DADKA WAXA FCN UGU DHIRIGELISO 👌👍👍
@mommysqueem3793
@mommysqueem3793 5 жыл бұрын
keep going
@mustafeshiine4333
@mustafeshiine4333 5 жыл бұрын
Shukran wllo
@engjubbaismail1978
@engjubbaismail1978 5 жыл бұрын
Mahadsanid walaal gacaliye xalay baan dhegaysanayey passive income ka balse sidaan hadda kaaga faa'iday maashaa Allaah. mahadsanid.
@xasanbatalale4494
@xasanbatalale4494 5 жыл бұрын
Ariin wacan Fuur sharkeed
@cumaryuusuf8881
@cumaryuusuf8881 5 жыл бұрын
Mashallah waa furasado muhiima
@cabdiqaadirshariif3168
@cabdiqaadirshariif3168 4 жыл бұрын
Pro masha Allah wax badan baan kaa faa idey
@ashaahmed2172
@ashaahmed2172 5 жыл бұрын
Very beneficial ideas. Pls. advise Somali men to give up politics.
@samatar1025
@samatar1025 4 жыл бұрын
You cant change the culture of your people but you can change your culture.
@alibuush356
@alibuush356 4 жыл бұрын
Asc wll wadkumahdsantahy fikirkaga wanagsan shugran jazalkhyr wll alah kubarakeyo wllqimohbadanbadtahy masha alah
@abdikafiali6584
@abdikafiali6584 4 жыл бұрын
Qodobka ugu dambeya o shirkada sami celinta ah
@daariqmahamoud4734
@daariqmahamoud4734 5 жыл бұрын
Mnch allh zhb waa fikir fcn inch allh markan lacg save gareeyo ayaan bilabi doona
@guuleedahmed4080
@guuleedahmed4080 5 жыл бұрын
mnsha Allah aadbaan ugu faraxsanay inuu dhalinyarada Ku jiro qof sidaasi wanaagsan u fikiraya sxb, fikirkaasi waa fikir wanaagsan hore ugu soco dadbadanbaa lacag haysta oon hadana wxay Ku qabtaan garanayn
@daariqmahamoud4734
@daariqmahamoud4734 5 жыл бұрын
@@guuleedahmed4080 mahdsnid zhb
@salmaali6135
@salmaali6135 5 жыл бұрын
شكرا
@nasradiinsiraaj1931
@nasradiinsiraaj1931 4 жыл бұрын
Masha allh
@Indhojacayl
@Indhojacayl 5 жыл бұрын
Masha allah Zakariye waad dadaalaysaa maantay waxaan u baahanahay share holders kuwaas oo wadanka ku soo kordhiya baahiyaha banaan sida warshadaha oo kale tusaale warshada birta ama birta dhalaalisa warshada suufka, warshada shamiitada iwm.
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 5 жыл бұрын
Walal barnaamij ka wershadaha dalka looga baahanyahay dhowr jeer baynu ka hadalnay maanta mowduucu wuxuu ku saabsana dadka lacagta kooban haysta ee raba inay wax uga soo noqdaan
@muhathr0plh708
@muhathr0plh708 5 жыл бұрын
Mncha Allah wll ilahy hkula garap zhirkadas anaguna ka qaydan incha Allh
@hodanabdi5352
@hodanabdi5352 5 жыл бұрын
Mansha Allah waa aqoon yahan maskax furan
@skycloud2054
@skycloud2054 4 жыл бұрын
ustaad wanu ka qayb qaadan in shaa Allah hadaad jirkad furta halkan iga so diwaan gali mahdsanid
@sakariyeahmedgaas2455
@sakariyeahmedgaas2455 5 жыл бұрын
alle hku xafdiyo
@dmddaacadchannel1066
@dmddaacadchannel1066 3 жыл бұрын
Azc maclin wll waxan u baahnahy inad iga cawiso sida youtube lacag looga sameeyo waxan raba inan youtuber noqde
@amalasad4027
@amalasad4027 5 жыл бұрын
Asc wllo jazakalahu khyr xaqiiqa taan waa ka helay barmamujkaga
@taloiyotarbiyo
@taloiyotarbiyo 5 жыл бұрын
Zakariye walal aadbaad u mahadsantahay caawimaadaada joogtada ah ee aad lagarab taagantahay umada somalieed
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 5 жыл бұрын
Adaa mudan walal soo dhowow
@cabdi_xasan
@cabdi_xasan 5 жыл бұрын
Inzha allah
@barawaani
@barawaani 4 жыл бұрын
Of course
@zahriinakuchannel6292
@zahriinakuchannel6292 5 жыл бұрын
waad mahad santahay walaal
@somalipatriot7160
@somalipatriot7160 5 жыл бұрын
mashallah wan so dhaweenaya sxp wan maal gashameyna hadan helno damaanad sxp sare
@kalcas-tv
@kalcas-tv 4 жыл бұрын
Mahadasanid in badan
@nourabdi2923
@nourabdi2923 5 жыл бұрын
SHUGRAN
@hafsamohamed6408
@hafsamohamed6408 5 жыл бұрын
10:26 waa sax waanu ka qeyb galaynaa inshaallah waanu ku garab taaganahy dadaal wll
@lilmanu6605
@lilmanu6605 5 жыл бұрын
Pro zakariye Abdulahi Ali Sxb kanalka manta ayan kuso birey videodada wan wada firsaday wax badana waka faiday oo ganacsiga ku sabsan sxb hor mar wacnba ku rajeynaya
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 5 жыл бұрын
Soo dhowow walal
@alibuush356
@alibuush356 4 жыл бұрын
Wll waxan jogaso somaliya waxraba adorali ah wspkaga mahadsanid wll
@billehashi4996
@billehashi4996 3 жыл бұрын
Asc Wll zakariye waankusalamay marka hore waxaan ahay oboretor of excavator shaqo wadankii makaheli karaa Mahadsanid
@CabdirisaaqACabdi
@CabdirisaaqACabdi 5 жыл бұрын
Waad mahadsan tahay.
@Ahmed-ITPro
@Ahmed-ITPro 5 жыл бұрын
Brother, I highly encourage you to setup the type of business you are talking about, so every Faarax and Xalimo can invest it. Shirkadaha waaweyn ee aduunku siddaas ayey ku dhisan yihiin, SHARE HOLDERS nidaamk ah ayey ku dhisan yihiin.
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 5 жыл бұрын
Mahadsanid will look forward to implementing that idea near future inshallah.
@Anteeno
@Anteeno 5 жыл бұрын
M.a zhp mcne horo usoco inbdn
@fatheroflove5806
@fatheroflove5806 5 жыл бұрын
wall zakirya mhdsnd bro
@Dhisidanafta
@Dhisidanafta 3 жыл бұрын
Waan Ku jiraaa noo fur
@bilefaarah7229
@bilefaarah7229 4 жыл бұрын
Maasha allaah waa fikrad fcn inaad adigu samaysid shirkad saamilay badan wada leedahay. 1year baa ka soo wareegtay xiliga videogan aad samaysay, ee weli ma bilowdayday shirkada? Xitaa business plan ma qortay? Waan kaa war sugayaa..i think its possible in la helayo dhowr iyo toban qof oo min 1000-2000$ gashta. Count me in iA
@caishafarah8133
@caishafarah8133 4 жыл бұрын
Asc wll inteenkalaso xiriirikara adigo mahadsan.thanks
@aminayusuf3671
@aminayusuf3671 5 жыл бұрын
Wey wanagsan thy in ad asaasto shirkad cusub horumar wacan insha allah
@xisbigawaddanigermany1077
@xisbigawaddanigermany1077 4 жыл бұрын
Samee saaxiib anaa kusoo biiraayaa share kaase
@samiyaomar3483
@samiyaomar3483 3 жыл бұрын
Wllo hayada lama helo
@cismangurey5733
@cismangurey5733 5 жыл бұрын
Sakariye walaal ganacsiga onlineka kasoo hadal khayr allah hakusiiyee
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 5 жыл бұрын
Inshallah inkastoo muuqaal hore kaga hadalnay oo kanaalka kujira fadlaan kaana sii daawo.
@saybeeriyaboorama390
@saybeeriyaboorama390 4 жыл бұрын
Bajaajta Boorama 12$ ayuu qofka dirawalku kakeenaa.
@abdirahmaankhadar6395
@abdirahmaankhadar6395 4 жыл бұрын
👍sxb bajaajta sikinka ah imisaaa laga siiya boorama?
@hoobaanhawd
@hoobaanhawd 5 жыл бұрын
Walal waxad noo soo gudbisa sida online laagu shaqeeya wllo qaali Mahadsanid
@hodanaden6681
@hodanaden6681 2 жыл бұрын
Muqdisho wuxu lo kena qofka moto hesto 10 dolar
@cabdiqaadirshariif3168
@cabdiqaadirshariif3168 4 жыл бұрын
Pro waan maal gishan hadaan fa ido kahelaayo
@gaatamamohamed4522
@gaatamamohamed4522 5 жыл бұрын
Sxb howlfiican ayaad wadaa mahadsanid
@djao2212
@djao2212 5 жыл бұрын
Waxan jeclahay in lacagta la igu shaqeeyo
@siciidcabdi6845
@siciidcabdi6845 4 жыл бұрын
Waan ka qayb qaadan lahayn sakariyaw
@manitbaacy3413
@manitbaacy3413 5 жыл бұрын
Zakariye the other day i was asking you where can i reach you out for questions but you didn't respond bro...
@djao2212
@djao2212 5 жыл бұрын
Lacagta lagu shaqeyo ayaa ii cajabiisay
@pilotchannelofficials1027
@pilotchannelofficials1027 5 жыл бұрын
$200 ganacsi maku bilaabi karaa
@maryamsharifali2582
@maryamsharifali2582 4 жыл бұрын
in
@nimcoabdi7825
@nimcoabdi7825 5 жыл бұрын
Wllo kolay shaqooyinkad ka hadlayso waa shaqooyin tayo leh runtii lkn anigu ganacsi ka yar duwan ayan jclhy inan furto plz whatspp numberkaga igu cawi sad iigala taliso
@mouhyadinmed7877
@mouhyadinmed7877 4 жыл бұрын
Haye walashay welcom 0033753675435
@khadirbukhary
@khadirbukhary 5 жыл бұрын
Sxb forex ka kwrn
@sofiaabdulle6061
@sofiaabdulle6061 5 жыл бұрын
Wll sh umal baa ka hadlay waxa ku jira ribbo
@hamzaabdi1675
@hamzaabdi1675 5 жыл бұрын
Masha Allah sxb SakariyA wad ku mahad san tahay dhiri galintada, Haa Diyar aya anku Nahe Shirkadda ino BILOW wa an huba ina ad tahay good Manager & Also good planner.
@umumansur3930
@umumansur3930 4 жыл бұрын
Haa masha alla diyaar aan nahay noo samey walal
@aminadualle6479
@aminadualle6479 4 жыл бұрын
Asc maansha alah igu dar shirkada qalabka dhismaha laascanod
KOBCI DHAQAALAHAAGA 3 QAAB U MAAREE [Ogaysiis]
11:38
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 24 М.
SIDEE LOO HELAA FIGRAD GANACSI
11:54
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 32 М.
Can This Bubble Save My Life? 😱
00:55
Topper Guild
Рет қаралды 71 МЛН
WORLD'S SHORTEST WOMAN
00:58
Stokes Twins
Рет қаралды 195 МЛН
🩷🩵VS👿
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 21 МЛН
Why Is He Unhappy…?
00:26
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 110 МЛН
5 GANACSI OO XIISO BADAN 2019 LA HIRGELIN KARO
14:41
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 49 М.
Why is anti-immigration sentiment on the rise in Canada?
13:00
The Guardian
Рет қаралды 1,8 МЛН
MOGADISHO | Suuqa HAYAT MARKET Maxaa Ka Dhiman?
12:49
Hosow Pro
Рет қаралды 62 М.
CAMBE BEERO QAAB CASRI AH OO FAA'IDO BADAN
13:56
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 45 М.
LACAGTAADA KA SHAQAYSII - PUT YOUR MONEY TO WORK
10:16
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 34 М.
QIIMASHAYA QALABKA DIGAAGA
14:16
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 52 М.
UK riots: 400 arrested amid far-right violence and clashes with police
42:28
3 FIGRAD GANACSI OO DALKII LAGA SAMAYN KARO - WERSHADO YAR YAR
9:01
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 29 М.
5 xikmadood oo aad ku faa'idi doonto | sawir iyo cashar Q/5aad
10:41
Mubarak Hugur
Рет қаралды 2,3 М.
Can This Bubble Save My Life? 😱
00:55
Topper Guild
Рет қаралды 71 МЛН