5 Jacayl kasta u guul daraysto qofka lama baro dhaqankan jileeca iska daa!

  Рет қаралды 114,452

Ayub Ahmed Media

Ayub Ahmed Media

2 жыл бұрын

=======================================
Connect with me on social media
Facebook: / ayubaxmedmedia
Twitter: / ayubaxmedmedia
Instagram: ayubaxmed
#ayubaxmed
Subscribe to my channel:
/ suhaybsaajidmediapro
Subscribe to my second channel:
/ @ayubahmedpodcast
My Gear:
Nikon DSLR Camera
Lens Nikon Prime
Mic Movo WMX 1
Lighting: Neewer
Editing Software:
Sony Vegas Pro 13
After Effects
Sounds:
VideoHive.com

Пікірлер: 236
@MA-oo4hj
@MA-oo4hj 2 жыл бұрын
Qofkii ugu wanaagsan,uguna akhlaaqda fcn,uguna Naxariista badan uguna xishoodka badan, Inta uu allah abuuray waa Nabigeena Muxammad SCW
@tawakalxaapzade3968
@tawakalxaapzade3968 2 жыл бұрын
scw
@silentkillerchannel8764
@silentkillerchannel8764 2 жыл бұрын
Scw
@maxamedkaran6483
@maxamedkaran6483 2 жыл бұрын
𝗌𝖼𝗐
@zeinabismail2765
@zeinabismail2765 2 жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم
@rashidaxmed6098
@rashidaxmed6098 2 жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم
@hudacadey2209
@hudacadey2209 2 жыл бұрын
1 qofka ula dhaqan sida uyahy lkn haw la dhaqmin siduu noqondoono 2lasoco qofku yaqana marka xanaqo qof ku ixtiraama is kantaroolaya 3 xirir khaldan oo bilaa kalsooniya ogow inaa ku jirdid ayaa ka xun inaa ka baxdo 4 waligaa qof sixun kugalay haku noqon casharka baro ooo aad jartid 5 qof ku inkirsan haka daba ordin
@ubahsalah2773
@ubahsalah2773 2 жыл бұрын
Wallaahi runta aad ka hadashaa
@Maan_hage1
@Maan_hage1 2 жыл бұрын
Thnkz brother for saving our time🔥🔥🏃
@ashraf9958
@ashraf9958 2 жыл бұрын
Number 3 Aniga ayaa qiraya inuu sax yahay 3 sano kadb ayan goan qaatay 4bil ayayna igu qaadatay alx lkn markii ay ogatay inan goan qaatay ayay isku dayday inay godki igu celiso mana dhicin
@qaaliladaninaxersi951
@qaaliladaninaxersi951 2 жыл бұрын
Sax walahi
@hudacadey2209
@hudacadey2209 2 жыл бұрын
@@ashraf9958 m.a sasa laga rabaa
@Dooseyy3
@Dooseyy3 2 жыл бұрын
Rabbi ha kaa abaalmariyo Aragtiyahaaga togan iyo khibradahaaga aad inala wadaagto wll Ayuub🙏❤
@aadanyare4481
@aadanyare4481 2 жыл бұрын
Fardooso abaayo nambarkey whadisappka. 0611150451 isooqawo
@abdiselanismail2938
@abdiselanismail2938 2 жыл бұрын
Sxp ayub nolow waayo wax yaala badan baan kaa faaiidey thanks you my Best friend ayub
@amanizeee7022
@amanizeee7022 2 жыл бұрын
Rabiyo qof nolasha Nola fahmo allaha nasiiyo yarabi amiin yarabi
@ayanothman4963
@ayanothman4963 2 жыл бұрын
Masha'Allaah wllkay. Markasta wn ka faa'iidaa talooyinka aad bixiso, hadda afurkii baa ii soo dhaw, Ilaahay wxn kaaga baryayaa inuu kusiiyo wx kasta oo ku farax galiya 🙏
@zer.prown_yaahzer1349
@zer.prown_yaahzer1349 2 жыл бұрын
Ayuub walal ilahay jidhkaga narta haka xoreyo amiin
@fatimazarra7291
@fatimazarra7291 2 жыл бұрын
4: wuu iga tahay labo sano iyo badh ka hor lkn imika ayuu i baryaa saan usoo cesho jacaylkii uu igaga tagay lkn nacayb waxaan ahayn imika uma hayo😔💔
@quenarawelo3630
@quenarawelo3630 2 жыл бұрын
Yuu kugu so laaban xanun 2 sano iyo bar ka hor naftaada ha u celin
@ubahsalah2773
@ubahsalah2773 2 жыл бұрын
ha isku celin illaheey aa kaa baxshay dheh allxamdulillaahi
@Xuska-bukgaari-xuska
@Xuska-bukgaari-xuska 2 жыл бұрын
Kadid xirirka qlbign yukjbin
@sirtaquruxda
@sirtaquruxda 2 жыл бұрын
asc walal inta badan waxaad kasoo hadashaa xiriirka guurka ka hor, fadlan kasoo hadal labada isqaba iyo qaladaadka sababi kara in guurku burburo ama waxyaabaha qilaafka keeni kara...mahadsanid🙏
@faatimajeylani8277
@faatimajeylani8277 2 жыл бұрын
Ilahay qayr haku siiyo si wanagsana u hadle aad an kugu duceye ilahay haku aqbalo aada u dawese manta masha alah shukran
@Abdirahmanthezack
@Abdirahmanthezack Ай бұрын
Nio mucjisa igunoqotay subhanallah 😢😢allah kuxafido sxp cod karnimadada baan layabay thank u so much sxp guuleyso baan kuleyahay
@caqlisame5042
@caqlisame5042 2 жыл бұрын
Literally u're right bro , I appreciate 💯
@fatuushnoah9949
@fatuushnoah9949 2 жыл бұрын
Rabi ha Ka raali noqdo wll ayub shukran
@ruunruun6136
@ruunruun6136 2 жыл бұрын
Ramadaan mubarak my dhiirigaliyahayga ustad Ayuub be happy if Allah say💯💯❤🌹 so thank u
@samsamali4206
@samsamali4206 2 жыл бұрын
🙏❤️thanks teacher ❤️
@mustafxidig5833
@mustafxidig5833 2 жыл бұрын
M.a macalin aad ayaad umahada santahy dhaqmaan in ta aad Ka ahadashay waan wada arkay illahey hakaa abaal mariyo 💯💖👸💐🙏
@cimranoficial4094
@cimranoficial4094 2 жыл бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد
@idilismail2034
@idilismail2034 2 жыл бұрын
scw
@faizaclaahi8616
@faizaclaahi8616 2 жыл бұрын
M.a ayub axmed jazaakallahu qayran jazaa🤚❤
@ubaxfaysal6430
@ubaxfaysal6430 2 жыл бұрын
Mash Allah thnkz teacher
@Realman1430
@Realman1430 2 жыл бұрын
Welcome bro wankutagera
@suldan713
@suldan713 2 жыл бұрын
Thank you so much wll zuheyb Allah haku xafido
@faadumomohammed8343
@faadumomohammed8343 2 жыл бұрын
جزاك الله خيرا 🥰
@habonibrahim1795
@habonibrahim1795 2 жыл бұрын
Macha Allah wll Ayub Ahmed mahasanid xafida ka Allah keep going
@faizaabdirzaakahmed3285
@faizaabdirzaakahmed3285 2 жыл бұрын
Masha alh mahadsanid in badan ustaad
@tawakalxaapzade3968
@tawakalxaapzade3968 2 жыл бұрын
Ayub Ahmet mhdsanid ustaad
@shugrifarah5166
@shugrifarah5166 2 жыл бұрын
Fiicnan lahayda ina marhore sogalisid muqalkan abowe lkn.hada wxd kahadleyzo o idil wa runtada sharafi korkaada ha ahaato malinta wn somnhy wxn kugu duceyna janatul firdowza wllo 🙏🏼
@alisoubaneh4293
@alisoubaneh4293 Жыл бұрын
❤❤❤❤
@fardowsamohamed3745
@fardowsamohamed3745 2 жыл бұрын
Mashaallah nice topic
@caaqilkawayn4570
@caaqilkawayn4570 2 жыл бұрын
Best teacher of my youtubers
@bushradahir8876
@bushradahir8876 2 жыл бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته جمعه مباركه جزاك الله خير الجزاء
@caddekacadde5455
@caddekacadde5455 2 жыл бұрын
Thanks alot my bro
@soomaliteach
@soomaliteach 2 ай бұрын
Macalin wax badan ka Faiday thanks ❤
@g.hdjama8922
@g.hdjama8922 2 жыл бұрын
Thanks macalin.
@sadioboolbire9372
@sadioboolbire9372 2 жыл бұрын
Allah ku xifdiyo bro mrka dhageyso vidio stronge bn nqdaa wx bdn ban ka faiday thnkz
@Hussein_Mohmd..
@Hussein_Mohmd.. 2 жыл бұрын
M.a ustaad xaqiiqdaa taabatay thnks Ramadan Mubarak❤
@faysalabdulqadir531
@faysalabdulqadir531 2 жыл бұрын
Ha igudiganin wan jabanahay
@nawaalcalixaydar8179
@nawaalcalixaydar8179 2 жыл бұрын
Ayuuub walal qali mahadsanid ♥️
@anfacabdi5319
@anfacabdi5319 2 жыл бұрын
Mahadsanid ayuub axmad wllo
@the_prince_abdulkadir
@the_prince_abdulkadir 2 жыл бұрын
Waad mahadsantahay macalin waxaan kaa qaataa talooyim alle haku denbi dhaafo mahadsanid
@issaabdikadir2132
@issaabdikadir2132 2 жыл бұрын
Best teacher
@ikraamnur7555
@ikraamnur7555 2 жыл бұрын
Alle haku shrfo wllky . Alle rmdnka hnga aqblo dhmnteen iinsha allh
@AdmiringAnacondaSnake-wq6ny
@AdmiringAnacondaSnake-wq6ny 6 ай бұрын
Rabiyow ku barakey wllkey dhiri gelintada nafis an ka helaa thanks 🙏🤍
@zainabduale9289
@zainabduale9289 Жыл бұрын
Waqti aan ubaahnaa ayuu isoo gaaray video gan sharafi korkaaga ha ahaato walaal ❤️🙏
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 2 жыл бұрын
Taasi waa saxiix ustaad💯💯👏👏mahadsanid
@maryamcabdi2486
@maryamcabdi2486 Жыл бұрын
Mahadsanid wllkeh 😍🥰
@ifraahsaciid6425
@ifraahsaciid6425 2 жыл бұрын
Mahadsanid mclin
@caaqilyare2426
@caaqilyare2426 2 жыл бұрын
Thanks waa runtii bro 🙏🏼
@libaangaraad2077
@libaangaraad2077 2 жыл бұрын
Allaha ku sharfo ustaad🥰
@mohedrashiidmohamed5720
@mohedrashiidmohamed5720 2 жыл бұрын
Thnks pro✌
@farxiyocabdi406
@farxiyocabdi406 Жыл бұрын
Mahadsanid wll mcn
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 Жыл бұрын
Jazaaka Allah wll
@zakariye7522
@zakariye7522 2 жыл бұрын
Thanks wll noosoo badi video-Yada dhiiragalinta
@AXMATO_
@AXMATO_ 2 жыл бұрын
Thanks Teacher Wuu na anfacey runtii
@fardowsasacidhalane8307
@fardowsasacidhalane8307 2 жыл бұрын
Aad iyo aad waa xaqiiq hadalkaagu runtii, mahadsanid walaal
@hiboahmed4791
@hiboahmed4791 Жыл бұрын
Manash Allah ilahay ha ku barakaayo keep going brother
@hudacadey2209
@hudacadey2209 2 жыл бұрын
Masha alh wky ayuub axmed ramadan Mubarak
@raxmaxassan1158
@raxmaxassan1158 2 жыл бұрын
Excellent bro thanks
@Bulshaawiofficial12
@Bulshaawiofficial12 2 жыл бұрын
Masha allah ayuubow waad mahadsan tahay
@cawosayid9557
@cawosayid9557 2 жыл бұрын
Waaaaw m.a Ayuub Ahmeth⚡ Xidhiidhada aan nacfiga lahayn jar😇
@user-xr4os7hc7s
@user-xr4os7hc7s 11 ай бұрын
Mashaa allh barakalaah ilahow kudhowr waxatahey qof aad uuwangsn alleh hakuu dhoweo
@asmaabdoulwahab1325
@asmaabdoulwahab1325 2 жыл бұрын
😘 this important thank you bro
@Maahir397
@Maahir397 2 жыл бұрын
Ayuub Axmed ramadan mubarak ✅❤✅
@warsankusow7080
@warsankusow7080 2 жыл бұрын
M.a tnx wll
@muunaxasan6562
@muunaxasan6562 2 жыл бұрын
Thank you ustaad casharo fcn ba Ka bartay inta kugu xirnsa
@abdirahmansalah5009
@abdirahmansalah5009 2 жыл бұрын
Khayr alle haku siiyo wll mcn
@nuuraabdirizak2083
@nuuraabdirizak2083 2 жыл бұрын
Macalinkaygi ayub ramadan mubarig mudo labo bil ayan ka mashqulay alxm iam back i miss dhirigalnti😊
@amranmaxamed8801
@amranmaxamed8801 2 жыл бұрын
Adbad u mahadsnthy wll👏
@cabdicasiismohamed9961
@cabdicasiismohamed9961 2 жыл бұрын
Mahasanid wll
@zamzammustafeprincess9945
@zamzammustafeprincess9945 2 жыл бұрын
Cimriga iyo caqligaba alla haku barakeeyo wll
@sharmaakecraxmaaan3984
@sharmaakecraxmaaan3984 2 жыл бұрын
Masha aalh wad mahadsan tahay
@sumayaged4588
@sumayaged4588 2 жыл бұрын
Jazakalah
@xanaannour
@xanaannour Жыл бұрын
Wax badan ba ka faide tnks🥰
@engabuu
@engabuu Жыл бұрын
Thank you 😊
@xasanmaxamud5871
@xasanmaxamud5871 2 жыл бұрын
Tnkz macalimu 🖤✌️
@werisisman335
@werisisman335 Жыл бұрын
Sax waad mahadsantahay walal
@zaytuunighannel140
@zaytuunighannel140 2 жыл бұрын
Shukran
@abdifatahyare2104
@abdifatahyare2104 2 жыл бұрын
M.a wll keep going
@mariyoqueen8240
@mariyoqueen8240 2 жыл бұрын
Thanks million times wlal hadaba ubahnaa taladan allaha ku sharfo
@EngDeeq789
@EngDeeq789 2 жыл бұрын
Thanks ugaad
@Slh4341
@Slh4341 4 ай бұрын
Mahadsanid❤❤❤❤❤❤❤
@ayanxurmo5613
@ayanxurmo5613 Жыл бұрын
m.a tasan beenahan thanks lejanow hore usoco lejanow🤗😍
@shamsacadey5163
@shamsacadey5163 2 жыл бұрын
Jazaaakallah kheer ❤
@maxamedkhadar6667
@maxamedkhadar6667 2 жыл бұрын
Macalin ayub wan ku salamy😎🙌
@mubaarikjamaalmowliid3264
@mubaarikjamaalmowliid3264 2 жыл бұрын
Ilaahay dartii ayaan kuu jeclahay pro ayuub
@cadedaahir5023
@cadedaahir5023 2 жыл бұрын
m.a wll qaali ah
@cabdiqanicawil5924
@cabdiqanicawil5924 9 ай бұрын
Kasii badi wll waan kuu soo gudbiyey❤
@mohamedabdi6601
@mohamedabdi6601 2 жыл бұрын
Asc akhii runtii waxan ahay qof aad ugu xidhan chanelkaga alle swc figradaha wanagsan ee ad no so gudbiso hakugu abaliyo aduun iyo aakhiraba Runtii waxan xidhiidh la yeeshay waqti sadex sano ka hor qof dumara ilaa mantana wan isla joogna oo hada ayan meherkaygii galayna rabadan ka bacdi inch alah run ahantii gabadha waxayabaha aan ka bartay ee ay ku amanantay mar walba waa wax aad noo so jeediso oo ad ka hadasho alx
@Jihaanjanno
@Jihaanjanno 2 жыл бұрын
M.a Allh ha isku kiin DaaYo waligiin wada jooga wllo
@gudonguleid8460
@gudonguleid8460 Ай бұрын
Mashaallah alle haysku kiin barakeeyo
@mohamedabdi6601
@mohamedabdi6601 Ай бұрын
@@gudonguleid8460 alle haku barakeyo wl
@gureymohamed569
@gureymohamed569 2 жыл бұрын
Ramadhan mubarak
@amaalmakhtal8588
@amaalmakhtal8588 2 жыл бұрын
thnks
@riyaadofficial9978
@riyaadofficial9978 Жыл бұрын
Waaruntaa ayuub thank you
@rumaanfidhig27
@rumaanfidhig27 2 жыл бұрын
Teacher waa soo noqdey long time 🥺🥰 mx u siisey daruustada
@caashojimcaleadam1360
@caashojimcaleadam1360 Жыл бұрын
I'm, supporting you brother ✍✌🙏👍
@Shacbaandauus9
@Shacbaandauus9 2 жыл бұрын
Our ustaaad
@Rahmatii0
@Rahmatii0 2 жыл бұрын
Wcs Ustad
@simansaid623
@simansaid623 2 жыл бұрын
Wanku tagera bro keep going mascha Allah 🥰
@maymuunomer3829
@maymuunomer3829 2 жыл бұрын
Ma.allh waan runtaa hadalo xikmad leh
@suhaibalimohamed8190
@suhaibalimohamed8190 2 жыл бұрын
Maashaa allah
@sacdiyocabdullhi-ht9rl
@sacdiyocabdullhi-ht9rl Жыл бұрын
King voice 😢 allah kubarakeeyo
@ayankhalif4504
@ayankhalif4504 2 жыл бұрын
Thanks
@adanduhurr3003
@adanduhurr3003 Жыл бұрын
teanks teacher
@mahdialale77
@mahdialale77 Жыл бұрын
Masha Allah wllky runti wax badan ayaan ka faaiiday muqaladada mahad sanid macalin
@TulipE2023
@TulipE2023 2 жыл бұрын
Wa aleykuma asalaam 100% true
@kiinali5994
@kiinali5994 2 жыл бұрын
2020 Jan ayan kala harney qof an xirir lahayn 4sano ila hadana ma hilmamin daqiiqad wlpo xasuusaha ixanunjiya ayaa daremaa🥺💔tilabo wan qaadi la ahay 😢
@hudacadey2209
@hudacadey2209 2 жыл бұрын
Ax wlo wlo ihay bari I a salal tulal tuko I.a wan dareemi karaa xanuunkaaga qalbiga lkn qof kaa tagay iska ilaw I.a wakhtiga hayskaga lumin I.a ilhy qalbiga haku kabo
@manhamanha5151
@manhamanha5151 2 жыл бұрын
2rakco tuko abayo Alle ka bari in uu qalbigaaga kaga saaro qofkas .bes horay usocdo noloshada xasuusihiisa iska tir .waxii fariin ah ama sawir ah meshaas ku xir past ka Soo qaad.let them go .nolosha kuma xumeyso
@ubahsalah2773
@ubahsalah2773 2 жыл бұрын
tasbiixda badi subax iyo galab tasbiixso laba rakco duko dhehna markaad xasuusatid xasbiyullaaha wanimca wakiil dheh mar kasta tusbaxa 500 eh ku tasbiixso ilaaheeyna taladaada u dhiibo asaa ku filan qeyr fara badan aan kuu rajeeyey
@nurtamohamed5224
@nurtamohamed5224 2 жыл бұрын
Xppti marna dib haisku dhigin ogoow qofki noloshada kabahy inusan aheen qofka saxda ah Alle kabari inu qof wanagsan kugu bedelo
7 Farxada Nolosha Lagu Dhisto
10:59
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 42 М.
5 Gabar ragga u sameeya ma xushmayso
14:34
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 83 М.
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 92 МЛН
Sigma girl and soap bubbles by Secret Vlog
00:37
Secret Vlog
Рет қаралды 15 МЛН
ADIGA VS FACAA - Qof Walbaa Waa Siduu Iska Dhigo
10:57
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 42 М.
10 Nolosha qalbiga farxad ku BEERTA E08
35:38
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 41 М.
Wakhtiga ugu mudan noloshaada wax ku qabsan karto ✔️
7:40
C/fitaax Deq media
Рет қаралды 1,5 М.
10 Dadka FARXADU ku yar tahay u waayeen
33:11
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 42 М.
5 Markaa tahay dumarka nin u jilicsan!
13:13
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 54 М.
5 Dumarka haday ku dhahaan inay dhab kuu rabto qiimaheeda
14:49
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 67 М.
Sida xiriir looga kabto #1 Kuu shaqayn doonta mar kasta E07
23:13
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 25 М.
17-SIYAABOOD OO QOFKA AAD JACAYL UGU ABUURI KORTO
12:53
Farhia Abdalla
Рет қаралды 254 М.
10 Sir Dumarku Kuuma Sheegaan
12:49
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 49 М.
#cat #shorts Rescue Adorable Kittens
0:50
Shohel Is Back
Рет қаралды 28 МЛН
ЖЕСТКИЙ ШАПАЛАК👋
0:33
RFC Fighting Championship
Рет қаралды 231 М.
THE FLOOR IS LAVA 🌋🔥! Blippi Watch Out! #blippi #shorts
0:55
Blippi - Educational Videos for Kids
Рет қаралды 20 МЛН
@juanchinbrodie #comedia #humor #juffec #felipecharry #amigos
0:15
Felipe Charry
Рет қаралды 19 МЛН