5 qaab sax ah oo lacag lagu sameyn karo 2024

  Рет қаралды 45,561

Eng. Abdishakur Mohamed

Eng. Abdishakur Mohamed

6 ай бұрын

Waxaan ka hadalnaa sida lacag looga sameeyo Internet-ka, hadii aad xiiseeneyso soo dhawow.
✅Subscribe
🔔Notication-ka furo
🟢Koorsada ka dalbo website keena
👉abdishakur.me/student-registr...
Telegram: t.me/abdishakurhm/

Пікірлер: 395
@AbdishakurHM
@AbdishakurHM 6 ай бұрын
Hadii uu jiro mowduuc aad daneeneyso aan ogaado iigu soo qor comment
@Barkhad181
@Barkhad181 6 ай бұрын
Website please kasoo hadal legeng
@maxamuudxasan4292
@maxamuudxasan4292 6 ай бұрын
Facebook page iyo youtub muqal kaso same Eng
@axmedcabdixirsi1727
@axmedcabdixirsi1727 6 ай бұрын
Facebook
@user-ct3rv1ve8n
@user-ct3rv1ve8n 6 ай бұрын
si faah-faahsan walaal uga soo hadal qaaka youtube loo samayto fadlan
@IlhaanAbdi-xo5dc
@IlhaanAbdi-xo5dc 6 ай бұрын
Ana shaqo radisa iga cawi san uu shaqayto ado raliya wlll
@Abdanyu
@Abdanyu 9 күн бұрын
Wallaahi waa sax ustaad alle afka kaama gooyo afarta aad sheegtay waa kuwa ugu muhiimsan, si Online lacag looga sameeyo; Mobile Internet Waqti & Energy 🎉
@kaabachannel7197
@kaabachannel7197 6 ай бұрын
Sanadkan waxa qorshaysan KZfaq iyo freelancer Allah inuu igu guuleeyo isoo duceeya insha Allah 🤲🙏
@Aarkalaasgeel
@Aarkalaasgeel 6 ай бұрын
Zxp Wllhi Oo bilaahi waxaan qabaa baahi inaan shaqeysto waliba waxaan ahey aabe dhaley laba caruur ah waliba curyaan markas waxan donayaa inaan ka shaqeysto faceboka wax ila qabo please 😢😢😢😢😢😢
@alhaadiofficial9532
@alhaadiofficial9532 6 ай бұрын
szb forex barro course free ne waaku haya hada tahy daacad, cryptocurrency gaan luguugu walayo qof aan lacag heysan marka kowba lacag kama sameyo crypto waxa logu talagaky qof lacag hesto qof hadda iyo xirfad bilow ah crypto Uma fiicna I aamin dadkaan ina courses kagadato ey rabaan Dan kaama leh wax walbo waqti qatan facebook gaan lagu keeyahu 3 months waa bug
@abdulahihusseinhassan
@abdulahihusseinhassan 6 ай бұрын
Social media marketing baro iyaada ugu fudud wana ka shaqaysan kartaa
@Aarkalaasgeel
@Aarkalaasgeel 6 ай бұрын
@@abdulahihusseinhassan sideebaan kula soo xidhiiidh wllo adoo mahadsan
@abrashhassan2022
@abrashhassan2022 5 ай бұрын
Allaha dhamaanten faraj hanoo wadafuro
@Aarkalaasgeel
@Aarkalaasgeel 5 ай бұрын
@@abrashhassan2022 aamiina Inasha Allah
@mohamedsheikhhassan4297
@mohamedsheikhhassan4297 6 ай бұрын
Mahadsanid ustaad
@MeymunDahir-cc7gt
@MeymunDahir-cc7gt 6 ай бұрын
Mahadsanid
@user-Ganacsade
@user-Ganacsade 5 ай бұрын
walhi noloshayda ma arag qof kula mid ah oo dalinyada la jecel in ay heer gaaraan walhi si qalbiyan ah oo dar ilaahay ayaan kuu jecelahay waakii rasuulkeenu lahaa (scw) qiyaamaha waxa loo hadhayn donaa labo qof oo dar ilaahay isku jeclaada walhi wa run ana dar ilaahay ayaan kuu jecelahy wll alllaha ku barakeeyo sida aan kuugu xiranayn walhi waxa ay la mid tahy arday university dhigta oo ku xisabtama attendence walhi
@saciidcalas6680
@saciidcalas6680 6 ай бұрын
Walaale thank u
@jaamacwarsame819
@jaamacwarsame819 6 ай бұрын
Ustaad xagee kaala soo xariiraa wax badan ayaan kaa faaiday👍
@mohapro2
@mohapro2 6 ай бұрын
Facebook soomaalia ma loo ogolaadey sida youtube-ka🎉
@Absolutechannel1
@Absolutechannel1 6 ай бұрын
youtube looma ogolo wll weli
@Cismaan112
@Cismaan112 6 ай бұрын
Aad iyo aad mclin❤
@user-kh8wu7ch2h
@user-kh8wu7ch2h 7 күн бұрын
Welcome wll
@Farhanhassanawdahit-mt8wn
@Farhanhassanawdahit-mt8wn 6 ай бұрын
Thanks ustaad vedeo editing ayaan rabaa inanbarto
@FARMADHIGE
@FARMADHIGE 6 ай бұрын
Hal hal nogu so faahfaahi thnks
@AhmedHussein-yt5wt
@AhmedHussein-yt5wt 6 ай бұрын
Masha allah weeyi
@faadumahussein6787
@faadumahussein6787 5 ай бұрын
Masha.allah
@user-qt4bw6do7r
@user-qt4bw6do7r 6 ай бұрын
Ustd haa waan rabnaa ka soo hadal
@user-fd8ie4br8w
@user-fd8ie4br8w 5 ай бұрын
Saxb waubahanahay inan shageysto wll❤❤❤
@HRU24
@HRU24 6 ай бұрын
Noga soo Samee ZhP
@DaalibulCilmi
@DaalibulCilmi 6 ай бұрын
Alle ha idiin naxariistee Saaxiibayaal isoo booqda
@AbdiwahaabXaashi-hf4wl
@AbdiwahaabXaashi-hf4wl 6 ай бұрын
Facebook page shuruudihi waan buuxiyay lkn sideen account ugu xidhan lahaa iga caawi. Ustaad
@shaambalkacad9846
@shaambalkacad9846 6 ай бұрын
Insha Allah wxaan rajaynaynaa in aan qabano. Zxp
@macquul_7
@macquul_7 6 ай бұрын
Facebook si qaas ugu soo hadal
@xaawojannaay1068
@xaawojannaay1068 6 ай бұрын
Waaw caadi ma aha
@yahyealichannel66
@yahyealichannel66 6 ай бұрын
❤❤waaw❤❤
@Daacad.78
@Daacad.78 6 ай бұрын
The best teach in social media 🎉🎉🎉❤❤❤
@user-bp9cz7sd2s
@user-bp9cz7sd2s 6 ай бұрын
Hambalyo 2024
@MukhtarYuusuf-nl6ms
@MukhtarYuusuf-nl6ms 4 ай бұрын
Igudar wllo
@Drmohamudsharif
@Drmohamudsharif 6 ай бұрын
Eng Abdishakur Sxb Allah ha ku barakeeyo bro account emanates ( dubia) ma ii shaqaynsyaa
@Abdulladifabdule7623
@Abdulladifabdule7623 6 ай бұрын
Asc Abdishakuur sidee loo sameeyaa video yada yada kale ka soo halal fadalan Walal
@user-fd2iz1ke8x
@user-fd2iz1ke8x 6 ай бұрын
Kiribati karansi ayan ubahany wll fahfahin iga sii
@imraanmohamedabdi2994
@imraanmohamedabdi2994 5 ай бұрын
Soo samay walalka
@user-zf7nr5kb3j
@user-zf7nr5kb3j 6 ай бұрын
Facebook se ugu xirta xayeysun
@abdurahmanalimohamed7011
@abdurahmanalimohamed7011 6 ай бұрын
Wllo face book sida looga sameeyo nala soo wadag alle haku shrfo
@mohamedabdifitah114
@mohamedabdifitah114 6 ай бұрын
Macalin facebook page ayaan leehay waxaanna buuxiyey dhamaan shuruudihii account sidee loogu xirtaa😢
@Mohamedabdiqadir-ccrk
@Mohamedabdiqadir-ccrk Ай бұрын
Mahelikaro wllo
@mohamedishak75
@mohamedishak75 6 ай бұрын
Sxb bilaaw illa dhaamd ka soo hadal wllka adoo mahad san ❤ wyo muhiim ayaan unahay😊
@Horyaal24
@Horyaal24 6 ай бұрын
Hello❤
@abuukarsheekhaxmed6877
@abuukarsheekhaxmed6877 6 ай бұрын
Fadlan walal lambarkaaga iisoo der adigoo mahadsan
@HeroBoy27
@HeroBoy27 6 ай бұрын
Waan bilaabaa sxb igu halee
@shamsaawi143
@shamsaawi143 6 ай бұрын
Asc
@MohamedAbdiRashiid-ey2fr
@MohamedAbdiRashiid-ey2fr 6 ай бұрын
Ka soo samee muqal
@user-zo7xz1nz8i
@user-zo7xz1nz8i 6 ай бұрын
Wallow.. igucaawi.Eng
@AQOONTAGUUD-de2hv
@AQOONTAGUUD-de2hv Ай бұрын
❤❤❤
@CabdiKamaalmaxamed.team27
@CabdiKamaalmaxamed.team27 6 ай бұрын
Muugaal kasoosamey
@SalmaSalah-nw1cx
@SalmaSalah-nw1cx 6 ай бұрын
Facebookga sa fiican nogu so sharax ustaad
@manqonedia
@manqonedia 6 ай бұрын
Sxp xage lagala soo xidhiidhi kara wll
@ahmedmahamoudosman3655
@ahmedmahamoudosman3655 Ай бұрын
Abdishakur sxb maxa igu so jawabi ladahay wlhi arin weyn aya raba ina ku sheego please iso jawab sxb mahadsanid 🙏🙏
@cumarbaako2842
@cumarbaako2842 4 ай бұрын
Qof qalbi wngsn baa tahy o jcl hor mrkeena lkn lcg wn rpna dadaalna ma heyno wn ku dwnaa wna ka socnaa allow adaa no gar gaaar🤲
@quizunlimited1
@quizunlimited1 4 ай бұрын
Wll waxa rawaa ina kuweydiyo page aya leyahay marka somali aya jooga location aya iku qabsada mar walbo maxa sameeya vpn aa istimcalaa talo isii
@JimcaaleCalidaahir-os8pu
@JimcaaleCalidaahir-os8pu 6 ай бұрын
Asc wala
@user-kf3tr4hy8i
@user-kf3tr4hy8i 6 ай бұрын
Halke course kada iska diwan galiya ❤
@ahmedisak
@ahmedisak 6 ай бұрын
Crypto crunchy sida aad lacagta ugu sameysay 2023 nolawadaag
@burhaanudiinoffical
@burhaanudiinoffical 6 ай бұрын
Eng Abdishakuur. Waan ku salaamay salaam kaddib waxaad noosoo gudbisaa 5ta ee ay fiican tahay inaad iska joojiso.
@suheeybofficial
@suheeybofficial 6 ай бұрын
Sxp horta KZfaq channel ayaan leyahay wuxuuna Iguhayaa sharuudaha buuxi wana buxiyey marka account wadamadan ubahanaa Ma igucawinkartaa sxp
@AnnoyedIcedSoda-xr8ez
@AnnoyedIcedSoda-xr8ez 6 ай бұрын
Social media ❤facebook and youtube ❤❤
@HappyQuetzalBird-dw7wc
@HappyQuetzalBird-dw7wc 6 ай бұрын
Aboow shiid aa idilay jah😢❤❤ money
@user-xp3mk3ld2d
@user-xp3mk3ld2d 5 ай бұрын
@Asmaaadan999
@Asmaaadan999 5 ай бұрын
Asc. Wall wan rabaa
@BOQOLSOON-2
@BOQOLSOON-2 6 ай бұрын
Ustaadow waan ku salamey Sida aad sheegtay hadii aa tahay Qof lacago fara badan ka sameeyay cryptocurrency aa dana cidna u baahnayn maxay tahay sababta coursadu qaliga u tahay ? Taas waxay niyad jab ku abuuraysaa dhalinta rabta inay bartaan cilmiga mana awoodan. Waan rajeyhaa inay ku soo gaarto fariintaydu tanks tech.
@MukhtarYuusuf-nl6ms
@MukhtarYuusuf-nl6ms 4 ай бұрын
Wllo
@user-lo3ww9ow9v
@user-lo3ww9ow9v 6 ай бұрын
waxan rawa inad igu xerto akokaga saxib mcn fesboga❤
@osmanaweis3978
@osmanaweis3978 Ай бұрын
Saxibo wilige ma aadan ka sameyn applications lacago lkn hada waxan rawaa inaan hada kadib aan ka semeyo marka mana garanayo isticmalkiisa
@user-nu1ow6dj9s
@user-nu1ow6dj9s 5 ай бұрын
Editing aawey hee website ma arkiyee wll😮
@XasanShiikh-pt6nt
@XasanShiikh-pt6nt 6 ай бұрын
Sxp masul kasosame
@mustafkaraama4047
@mustafkaraama4047 6 ай бұрын
Aad io aad u mahadsanthy dhiira galintaada
@feisalmohamed7267
@feisalmohamed7267 6 ай бұрын
Asc brother Abdishakur sualo badan ayan rabaa inan kuweydiiyo Xageen kala soxareera
@ah3069
@ah3069 6 ай бұрын
Asc sxb Abdishakur, waan kusalaamay, waxaan kaa codsanayaa sigaar ah inaan kuula soo xariiro fdlan.
@Aarkalaasgeel
@Aarkalaasgeel 6 ай бұрын
Zxp xagee kala sooxidhiidh please
@suldaanyaasir9696
@suldaanyaasir9696 6 ай бұрын
Teacher facebook warbixin fiican ka bixi adiga oo raliya
@karkaarbroadcastcorporatio355
@karkaarbroadcastcorporatio355 13 күн бұрын
Asc sxb waad mahadsantahay waxaan kasoo hadashaa face book profile lacag ma Lee yahay
@AliDekAbdiMohamed-lj9gm
@AliDekAbdiMohamed-lj9gm 6 ай бұрын
Waxaan rajeynaa INSHA'ALLAH Sanadkaan 2024 in aan millionaire noqday waliba kama caashidoono suuqa digital ka ah CYRYPTOCRIENCE-ga
@abdirizakalih6436
@abdirizakalih6436 6 ай бұрын
Shb waxaa rabaa inaad cyrypto currence iga caawiso
@mohaaltaalta3600
@mohaaltaalta3600 6 ай бұрын
Ana ibar
@PhilosopherkaSomaalida
@PhilosopherkaSomaalida 6 ай бұрын
Zxp muuqal Gara kaso samee
@abdilucky3130
@abdilucky3130 6 ай бұрын
Waxan in muda ah la dala dhacayaa Facebook time watch, maxa xal ah oo aad iga cawen kartaa, mahadsanid
@Amiiraqurux12345
@Amiiraqurux12345 6 ай бұрын
Ustaad facebook iyo youtube noosoo geli Insh llah
@Kobciyeone
@Kobciyeone 6 ай бұрын
Saaxiib waxaa leehay facebook page iyo facebook profile 14 kun oo dad ah ayaa ku xiray lacagna kama sameeyo maxaa iga caawin kartaa?
@Marwaan_Xikmaawi54
@Marwaan_Xikmaawi54 6 ай бұрын
Asc Eng waxaan kaa rabaa sida Facebook iyo KZfaq lacag ugu sameeyo adigoo mahadsan Engineere.
@dryuusufchannel4592
@dryuusufchannel4592 6 ай бұрын
Cabdishakuur zxb wxn aad u danaynayaa inaad course Facebook ah soo samayso ssbto ah zxb shurudaha wan buuxiyey lkn ma aqaan meel an wxka bilaabo keliya sida aan lacagta ugu xidhanayo iyo sida loogu furto ayaan rabaa hadii aanay suurto gal ahayn inaad iga caawiso keligay zxb course ban rabaa dhamaystiran Mudo aad u dheerna wan kugu xidhaa zxb thanks you
@AbdirahmaanJaahuur
@AbdirahmaanJaahuur 6 ай бұрын
Qaabka locationka loogu xirto qof yiqaana haduu jiro reply isoo gal
@CkeydBashiir
@CkeydBashiir 6 ай бұрын
wll dad ka caawi ribalayna usoogal noo
@Dr.Shucayb
@Dr.Shucayb 6 ай бұрын
Ustaad aniga website ku wu i shaqey la,yahy maxan sameeya
@maanofficial1871
@maanofficial1871 22 күн бұрын
Sxp aniga ayaa facebook isku dayay inaan lacak kasemeyo oo waaxa aan kireystey silfar mudo labo bilood ayuu ikireysnaa ilaahadana xayeysinta lama furin
@sadaammaxamedyuusuf
@sadaammaxamedyuusuf 5 ай бұрын
Haa
@CabdallaMoha-ub4zt
@CabdallaMoha-ub4zt 6 ай бұрын
Ustad website aa computer kabarto isheg free plz
@HudaAden-zw9ly
@HudaAden-zw9ly 6 ай бұрын
Crptcurrency qof information badan iga siiya oo ka shaqaysta ma jiraa
@Abdallabisle
@Abdallabisle 6 ай бұрын
Sxp hal cilad ayaa ihaysta inad iga cawiso ayaan jeclaan laha sideen kula wadagi karaa🙏
@fahmobarud4888
@fahmobarud4888 6 ай бұрын
Cabdishakuur wllo waxaan rabay in aan forest Barto ma iska dhaafa mise waan barta maxaaad igulaa talin lahayd mahadsanid
@user-je6ub7bv6e
@user-je6ub7bv6e 6 ай бұрын
Waxan rabaa course online ku bixiso wll xagee lgala so xariirya
@ramzyismaaciil4435
@ramzyismaaciil4435 6 ай бұрын
Eng. Abdishakur mahad sanid courseka facebookna waan kaa sugaynaa I.a
@adensomali7438
@adensomali7438 6 ай бұрын
I have tried several times inaan online kashaqeysto lkiin waa kuguul dareystay saaxib I don't understand how these things works
@user-by9um5zv8s
@user-by9um5zv8s 6 ай бұрын
Asc wll waxan raba inaa ifahansisid sida loo malgashto
@user-ym3ly1en8z
@user-ym3ly1en8z 6 ай бұрын
Ustaad Forex waa best skill 2024 xaqiqatan only Aqoon iyo experience buu rabaa anaana ka sameeya lacg every day alxm wnan ku dhiiri gakinaya dhakinyarta
@XalimoMaxmuud-tx2ot
@XalimoMaxmuud-tx2ot 5 ай бұрын
Wan ubahanhy anigana wll sideen ku heli karah
@Dhambaal55
@Dhambaal55 Ай бұрын
😂😂 kaas xaaraanta ayaa looga yaacaya cid ka hadlaysa ama iskula talinaysa bal arag😂
@AdnanOlol
@AdnanOlol 6 ай бұрын
Istaad website blogging kawaran 😊
@mohanhero296
@mohanhero296 6 ай бұрын
Crypto waxa rabtaa qof lacag heesto ama business man lkn waxa jiro coins yaryar oo raqiis ah oo 10 sanno kabacdi kor ukici karo qimihiisa ayaa jiro kasoo hadal
@user-gz8sh7tk3z
@user-gz8sh7tk3z 6 ай бұрын
Wallaalow qorsha haan waa ubaahnhy ee xagee kala xariiraa waxaan ahy ardi jaamacadeed
@Abaalfx
@Abaalfx 6 ай бұрын
Sxp waxaan rabaa inaad ii shegto waxaan sameesty FP PAGE Lakiin somali ma jooki markaan sameesty waxaa ii soo baxaayo wadan ka aan jooko dad kiisa...Marka Saan Muuqalkaan Soo dhigo Ugu Dhigi karaa Inay Daawadaan somali da....Waxaan Soo Dhigaayo Waa Wax Somlai Ku saabsan
@Barkhad181
@Barkhad181 6 ай бұрын
Dalka Somaliya hada jogtid server la istecmala Saxib
@Abaalfx
@Abaalfx 6 ай бұрын
@@Barkhad181 Server Ka Ma Hadlooyi....Qoraalka Dib U Aqri
@dayaxmedia
@dayaxmedia 6 ай бұрын
Meqa ugu yar aa la gishan karaa wllayaal
@Geneey.
@Geneey. 6 ай бұрын
Crypto
@user-hv3sx7gs1y
@user-hv3sx7gs1y 5 ай бұрын
Sxb Facebook page lacag laga samayn karo sidee loo sameeya sxb thnks muuqal ka soo samee
@user-lo3ww9ow9v
@user-lo3ww9ow9v 6 ай бұрын
waxan rawa inad igu xerto akokaga saxib mcn fesboga
Sidee Maalinkii $30-$100 U Sameyaa | Blogging Money
7:40
Gelle Bashir
Рет қаралды 55 М.
Как бесплатно замутить iphone 15 pro max
00:59
ЖЕЛЕЗНЫЙ КОРОЛЬ
Рет қаралды 8 МЛН
Cryptocurrency: Sida ugu fudud lacag looga sameeyo 2024
14:23
Eng. Abdishakur Mohamed
Рет қаралды 67 М.
5 Tan Qaab Mobilekaaga Lacag Uga Samee | MAKE MONEY FROM YOUR PHONE
11:28
Cryptocurrency sida looga shaqaysto adigoo Somalia jooga
27:37
Eng. Abdishakur Mohamed
Рет қаралды 5 М.
7 Xirfadaha Ugu Lacagta Badan 2024
13:58
Warsame Bade
Рет қаралды 127 М.
Hamster Kombat sidee loogu xirtaa Tonkeeper? step by step Eng. Abdishakur
26:34
Eng. Abdishakur Mohamed
Рет қаралды 18 М.
Meme coins 5-ta ugu fiican || $100 ayaa ku billaabi kartaa !
16:46
Eng. Abdishakur Mohamed
Рет қаралды 14 М.
SWEATCOIN - Waatan TIJAABADA Sida Lacagta Looga Sameeyo
14:25
Hosow Pro
Рет қаралды 160 М.
FREELANCER: 4 Website oo $50 ka shaqaysan kartid
17:04
Eng. Abdishakur Mohamed
Рет қаралды 132 М.
SOMALIA - Sidee lacag looga sameeyaa Online? xataa adigoo aan xirfad lahayn
17:51
Eng. Abdishakur Mohamed
Рет қаралды 96 М.