5-ta qodob ee ugu muhiimsan Crypto Currency | Blockchain, Mining, Wallet..

  Рет қаралды 21,912

Gelle Bashir

Gelle Bashir

3 ай бұрын

Salaam
Hadaad jeceshahey in aad website laguu sameeyo , ama Course rabtid, fadlan number kan nagala soo xiriir +252905582875
👉 Services gellebashir.com/
👉 Dalbo Course ama Website WhatsApp Link wa.link/zjb442
👉 Kusoo Biir Course - gellebashir.com/lms/
👉 Join Our Newsletter - mailchi.mp/e2da28163cfa/dadwayne
👉 Register Binance - accounts.binance.com/en/regis...
👉 Register Skillshare - skillshare.eqcm.net/vNOGvd
👉 Buy Domain - namecheap.pxf.io/e49XXj
✅ FOLLOW ME ON INSTAGRAM / gelle_bashir
✅ SUBSCRIBE GUYS
Gelle Bashir Academy:
👉 gellebashir.com/lms/

Пікірлер: 121
@khaalidbiixi2495
@khaalidbiixi2495 3 ай бұрын
Yuu U xalinya Zisaabaadka ustaad
@AbdirisakXasan
@AbdirisakXasan 2 ай бұрын
Ustaad waan kusoocodsady ii soo jawaab
@Asadaarka23
@Asadaarka23 3 ай бұрын
Shugran ustaad geele Bashir noo soo badi sidaoo maalgashto
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
thansk wll
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 3 ай бұрын
Aad iyo aad
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
thansk wll
@user-gk1ye7xe1z
@user-gk1ye7xe1z 3 ай бұрын
Ustad xage lagala so xirira
@user-zh1wk5bj1y
@user-zh1wk5bj1y 3 ай бұрын
Nio waxaan rabaa inaan ku waydiiyo ee ii jawaab maalgashigu ma xalaal baa mise xaaran ii sheeg pro
@cumarcaanka
@cumarcaanka 3 ай бұрын
Mahadsanid sida noo fahansiisan online sida looga sameeyo
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
thanks wll
@suhaibfit6975
@suhaibfit6975 3 ай бұрын
Thank you so much Brother ❤ Soo badi Video yada noocan oo kale ah ee dadka suuqan ku cusub u bahan yihiin
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
thanks wll
@wehlieofficialqaboowe
@wehlieofficialqaboowe 3 ай бұрын
Lacagaha crypto halkee ĺaga so iibsadaa qof somalia joogo ileen master card toos uga ma shuban karaa
@karimfiitah8090
@karimfiitah8090 3 ай бұрын
Ll​@@wehlieofficialqaboowe
@suhaibfit6975
@suhaibfit6975 3 ай бұрын
@@wehlieofficialqaboowe Wxa jira wll dhalinyaro sarifle yaala uu Exchange ka qaabilaan mrka kuwaa raadi insha allh
@CabdiraxmaanGeedi
@CabdiraxmaanGeedi 3 ай бұрын
Kadib markaan muuqaaladaada Daawaday Saaxiib Waxwayn Hadeertaan Meeshaan Rabaan Aadi karaa lacag badan Waan sameeyey
@user-vz5qh5xk1r
@user-vz5qh5xk1r 3 ай бұрын
M.a ustad
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
thanks wll
@eshaqismael9536
@eshaqismael9536 3 ай бұрын
@@GelleBashir ustadow appk oo waxn arky blockchain wallet ah kas se lo furtaa
@yahye_abdisalan98
@yahye_abdisalan98 3 ай бұрын
Zxb waxaa nala wadaagtaa sida lagu ogaado token (coins) ka with project ama without. Mahadsanid ❤
@mahamedbileyusuf
@mahamedbileyusuf 3 ай бұрын
Maadama uu mining ku shaqynyo powerfull PC and CPU. Miyaan lagu isticmalikarin CLOUD computer,
@caliahmed-im7su
@caliahmed-im7su 3 ай бұрын
hoaray usoco zxb
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
thansk wll
@abdinassermohamed4254
@abdinassermohamed4254 3 ай бұрын
M.a ustaadii gellle bashiir waan fahmay mowduucan waxana ka fahmay wax daah iga saarnaa marka mahadsanid
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
thanks wll
@migoosmohaan
@migoosmohaan 17 күн бұрын
Sharaxadxumida
@roozacadde3906
@roozacadde3906 3 ай бұрын
Web3 kaso hadal
@eshaqismael9536
@eshaqismael9536 3 ай бұрын
Ustaadi blockchain appka se loo furtaa
@DaudMuxumed
@DaudMuxumed 22 күн бұрын
Asc
@abduwalimuhameddiriye
@abduwalimuhameddiriye 3 ай бұрын
Trad kiisa malagu kalsoonaan karaa app kaas
@AbdullahiAbikar
@AbdullahiAbikar 2 ай бұрын
Ustaad course ugawo dadra si uu uyaraato cawaadka kabaxaayo marks ladhaco sheeran kheir Allah hakusiiyo ustaadi.
@BOQOLSOON-2
@BOQOLSOON-2 3 ай бұрын
Zxp forex kasoo hadal madaama ay crepotada ay walaalo yihii
@mustafaabdirahman1195
@mustafaabdirahman1195 3 ай бұрын
Zxp binance hadii wadanka aan joogo laga mabnuucay lkn aan iska diwaan galiyo ma safe baa mise withdrawal ma samayn karo hadhow.
@IlyaasDhaqane-cl6os
@IlyaasDhaqane-cl6os 2 ай бұрын
@IlyaasDhaqane-cl6os
@IlyaasDhaqane-cl6os 2 ай бұрын
Corsooyinka xagee lugu bixiyaa
@engsalebansaedbidaar6595
@engsalebansaedbidaar6595 3 ай бұрын
Sharaxaad kooban oo la fahmi karo. Siiba dadka aan wax badan oo concept ah ka haysanin
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
thansk wll
@abdifatahmuseh9609
@abdifatahmuseh9609 3 ай бұрын
Istaad Pocketoptionka ka soo ahadal
@CaliCaze
@CaliCaze 3 ай бұрын
Sidee ku bilaabikaaraa ama isa diwan gelinkaraa
@LiibanxasanAxmed-ct1jl
@LiibanxasanAxmed-ct1jl 3 ай бұрын
Sxb sidee u maal geshtaa sxb
@Jallejlaani
@Jallejlaani 3 ай бұрын
Coins la maalgashan karo vedio ka soo diyaari
@user-hh3px2ou9c
@user-hh3px2ou9c 3 ай бұрын
Geelle Zxp sidee looga faa'ideysan karaa Account-nada crypto ama xagee ka bilaabi karnaa binaance iwm
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
muuqaalka hore daawo wll
@wehlieofficialqaboowe
@wehlieofficialqaboowe 3 ай бұрын
Walaal hadi aan binance rabo in aan maalgashado lacagta halkee ka helaa qof somalia joogo ileen master card toos uga ma shuban kareee
@abdijabar5960
@abdijabar5960 3 ай бұрын
Walal kaso hadal 2139 exchange trade plate
@Strivevity9
@Strivevity9 3 ай бұрын
Sxb editing ka waa heer sare
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
shirkadeyda labo qof baa editing u qaabilsan , marka ayaga sameyo thanks
@MaslahDaahir
@MaslahDaahir 3 ай бұрын
Macalin codka kaaga wuu kawan yahay 😮
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
thanks wll
@sowturahma148
@sowturahma148 3 ай бұрын
Thnks ustad sida noo fahamsisey allah yacizk
@elyears02
@elyears02 3 ай бұрын
Ustaad geele bitcoin halving jira maxa war ka haysa jawab wacan inshallah🤝
@museahmed6391
@museahmed6391 2 ай бұрын
Sxb kasoo hadal premier bank master card ama ibs bank sida loogu xidho adiga oo jooga somalia mahadsanid
@JeyHey-ws9cj
@JeyHey-ws9cj 3 ай бұрын
Bro adigoo mahadsan waxaan qoxooti ku ahay wadan euro ma haysto masaboor dhalasho ah ka waran midka qaxooti ga ma ku sameyn San karaa adiga oo mahadsan iga soo jawaab ustaad ❤
@user-vu7lk1zm5q
@user-vu7lk1zm5q 3 ай бұрын
Asc sxb waxaad isheegtaa waxa ay kukala duwan yihiin; Sell iyo buy? Hadii aan haysto coins ma sell ayan Aada mise buy. Mahadsanid sxb
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
hadad maagada aadid , oo rabtid in ad kabo gadado waa buy , hadad kabahaas qof kale ka iibisid waa sell. Buy waa marka aad lacagtada coins ku iibsaneysid , sell na waa marka crypto taha iska iibineysid si aad lacagtada ushe ceshatid.
@nasserahmed3064
@nasserahmed3064 3 ай бұрын
Sell Waa coin as hayto markaad iska iibinaysid, buy waa markaa coin soo iibsanaysid
@user-vu7lk1zm5q
@user-vu7lk1zm5q 3 ай бұрын
@@nasserahmed3064 Aad ayaad umahadsanthy sxb. Hadii aan haysto coins, ma in aan suuq geeyo mise, si Aotonatic ah ayey iiga iibsani hayaan? Intaa iiga soo jawaab wall.
@maxamedcali4532
@maxamedcali4532 3 ай бұрын
Thanks bro
@shaacainacabdi4816
@shaacainacabdi4816 Ай бұрын
Crowbit 7 kasoo hadal
@angel67ball51
@angel67ball51 3 ай бұрын
Geele walaal face boog bay out see loo xaliya tax number ayuu i weydiinaya pls ma i caawin karta ama cid kale ma igu xiri kartaa
@ZackAbdirahman
@ZackAbdirahman 3 ай бұрын
Zxp waxad kasoo warantaa qaabka trade ka loo sameeyo
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
thansk wll
@amiinmohamoud2173
@amiinmohamoud2173 3 ай бұрын
Asc Gele Sxp waxaa ii furmi la maalmahan App kii Sweatcoin xalakiisana waan waayay ee iga soo caawi , sidoo kale waxaa password kiisii aan aagaran waayay Sweat wallet secret phase wax la dhoho ayaa igaga xidhan. Mahadsanid
@abdirizaakfarahisse2409
@abdirizaakfarahisse2409 3 ай бұрын
Asc wll sweet coin aya lacagi iga jirta somaliya kama shaqaynayo
@abdirahman9125
@abdirahman9125 3 ай бұрын
Lacag meeqa baan ka sameyn karaa
@Adkavic
@Adkavic 3 ай бұрын
Ustad waxa ku weydina hadi an wallet ka binance ka dhax gato bitcoin o uu binance hawada ka baxo aniga bitcoin ki an hestay miyuu sidaas iga baxa mase sida aad hada sharaxesay o a sax ah
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
binane hortaa exchange igu weyn aduunka kan crypto taha, marka wey adag tahey in uu wada ka baxo waayo $40 billion baa ku dhex jirta.
@SalmaSalah-nw1cx
@SalmaSalah-nw1cx 3 ай бұрын
Ustaad ka soo hadal sida trade loga sameeyo cryptocurrency ga
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
thansk wll
@SalmaHafidh-bn2hy
@SalmaHafidh-bn2hy 3 ай бұрын
Wll online business must miyaa Ina computer isticmasho ama mobilkaga isticmali kartaa
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
must maaha , mobile kaga ku bilaabi kartaa
@rashiidcali1216
@rashiidcali1216 3 ай бұрын
Ustaad linkiga iso dir
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
description ka bu yaalaa
@mohamedahmedhussein2921
@mohamedahmedhussein2921 3 ай бұрын
Ustaad halkee kaalo so xidhiidhaa?
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
website kena gellebashir.com
@ilyaashassan8765
@ilyaashassan8765 3 ай бұрын
Sweat wallet update ka soo Hadal Ustaad
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
thansk wll
@mahadijaamacmuuse2181
@mahadijaamacmuuse2181 3 ай бұрын
Mcalin ma xaaraanba
@ZackAbdirahman
@ZackAbdirahman 3 ай бұрын
Trade ka soo hadal macalin
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
thansk wll
@Br-uk7vl
@Br-uk7vl 3 ай бұрын
waad mahadsantahay ugaas miyaad bixisaan koorsooyin kusaabsan crypto
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
wn soo wadaa wll , dad badan iga codsadey
@MascudOmer
@MascudOmer 3 ай бұрын
Wll E-commerce ga taloyin naga siii
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
ok wll
@nuryare3135
@nuryare3135 3 ай бұрын
Sidee lacag loogu shubtaa crtyptaha
@Mahamed697
@Mahamed697 3 ай бұрын
Zxp ka soo hadal pinterest
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
thanks wll
@abdirahman125
@abdirahman125 3 ай бұрын
Sxb qaabka coin ka loo baaro Marka lamaal gadanayo, muuqaal kasoosamee
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
ok wll
@abdirahman125
@abdirahman125 3 ай бұрын
@@GelleBashir thanks sxb
@realbarkash8896
@realbarkash8896 3 ай бұрын
Qasaro wexe I maan karta ano ku jiro marka iska iibiyo soma ahn hdi aan iibin oo iska sugO inte ka so kabaneyso faido wa leyhy sax ?
@Our_luxury_world
@Our_luxury_world 3 ай бұрын
aniga waa taa suaasha igu taagan hady qasaaro jirto wa sidee ?
@realbarkash8896
@realbarkash8896 3 ай бұрын
@@Our_luxury_world wa sida aan ku sheege
@OmarMaxfuud
@OmarMaxfuud 3 ай бұрын
wll cryptocurrency Hadaa ku cusub yahay sede ku baran karaan
@user-qf2vj5pj5r
@user-qf2vj5pj5r 3 ай бұрын
Aniga iso raac groub lagu barto ku haaya oo lacag ah isoo raac
@SucaadoMuuse-mo8ug
@SucaadoMuuse-mo8ug 3 ай бұрын
Mala helaa app aan iga rabin basabor aan ku isticmaali karo soomaaliya
@abdilatiif81
@abdilatiif81 3 ай бұрын
Ustaad cryptocurrency xalaal mise xaaraan inoo kala saar
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
wey isku jiraan wll .
@AliAbdirisag
@AliAbdirisag 3 ай бұрын
Qabke le furana
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
muuqaalo hore ka sameyey wll
@rashiidcali1216
@rashiidcali1216 3 ай бұрын
Link been ah majiri karaa ustaad
@bahkinho10
@bahkinho10 3 ай бұрын
Sxb meel aankala soo xiriro maishegikarta ado raaliah🙏
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
office kayga laso xiriri wll , number waxak a helaysa website kayga gellebashir.com
@bahkinho10
@bahkinho10 3 ай бұрын
@@GelleBashir ada umahdsantahy wall🙏
@Muslimeditor338
@Muslimeditor338 3 ай бұрын
First commenter😂😂
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
thanks wll
@malakaaay
@malakaaay 3 ай бұрын
intii ka dambeysey karoona lacagahan waa la kaantaroolaa wadamada reer galbeed ka
@samriinabdulrizak8289
@samriinabdulrizak8289 3 ай бұрын
Nosoo badi cashorada cryptocurrency
@daacadyare321
@daacadyare321 Ай бұрын
Ustaad lacagta kuex kwrn ayada ma scam baa
@Footballgamer1589
@Footballgamer1589 3 ай бұрын
Qof oo laandheere ah aad hawo u sheegaysaa halakan lagama dheelo waxaas
@LiibanxasanAxmed-ct1jl
@LiibanxasanAxmed-ct1jl 3 ай бұрын
Sidee u maal keshtaa
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
muuqalada hore daawo
@khadarhassandahir6548
@khadarhassandahir6548 3 ай бұрын
Boloogjiinka intaan iska diiwaangaliyey lacagtii iga dhaceen $100 ee uga raadsadaa
@Mind_psychological
@Mind_psychological 3 ай бұрын
Ww3 ayaa BILAABAN rabo Bank lacagaha HALAKALA baxo😂😂
@AbuYUSUF-zc4nx
@AbuYUSUF-zc4nx 3 ай бұрын
Sxb adiga dadka uma fiicnid xaga cawimada
@LiibanxasanAxmed-ct1jl
@LiibanxasanAxmed-ct1jl 3 ай бұрын
3:55 3:56 3:57 3:58
@abduwalimuhameddiriye
@abduwalimuhameddiriye 3 ай бұрын
2139 Exchange app inooga waran Mudane
أكبر سرقة بالتاريخ.. العملات الرقمية!
30:24
Cryptocurrency Somali Sidee u maal gashadaa $1,000 ?
21:07
Eng. Abdishakur Mohamed
Рет қаралды 15 М.
Викторина от МАМЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:58
Бискас
Рет қаралды 5 МЛН
Опасность фирменной зарядки Apple
00:57
SuperCrastan
Рет қаралды 12 МЛН
Amazing weight loss transformation !! 😱😱
00:24
Tibo InShape
Рет қаралды 67 МЛН
Cryptocurrency Maalgasho iyo Sida Account Looga Sameysto ?
17:41
Gelle Bashir
Рет қаралды 364 М.
4 Suuq ee la Maalgashto | Forex, Stock , Crypto & Bond
11:50
Gelle Bashir
Рет қаралды 24 М.
Ku Maalgasho Lacag Yar Crypto (Invest Crypto Meme Coins)
19:11
Omar Roshid
Рет қаралды 7 М.
Qaabkee loo bilaabaa Cryptocurrency?
4:41
Sola Portal
Рет қаралды 18 М.
Q 2aad || xukunka latacaamulka Bitcoin |: Sh Maxamed Cabdi Umal
1:21:36
Bitcoin Coins-ka ugu fiican lacag laga sameeyo adoo Somalia jooga
17:02
Eng. Abdishakur Mohamed
Рет қаралды 20 М.