No video

Bitcoin Coins-ka ugu fiican lacag laga sameeyo adoo Somalia jooga

  Рет қаралды 20,489

Eng. Abdishakur Mohamed

Eng. Abdishakur Mohamed

5 ай бұрын

Waxaan ka hadalnaa sida lacag looga sameeyo Internet-ka, hadii aad xiiseeneyso soo dhawow.
✅Subscribe
🔔Notication-ka furo
Wararka Update-ka kala soco TikTok account kayga cusub
👉 / eng.abdishakur1
🟢Koorsada ka dalbo website keena
👉abdishakur.me/student-registr...
Telegram: t.me/abdishakurhm/

Пікірлер: 132
@saciid51342
@saciid51342 5 ай бұрын
First comment ustaad
@usaamecabdirashiid
@usaamecabdirashiid 5 ай бұрын
Mahadsanid ustaad
@user-vj5un4hs9t
@user-vj5un4hs9t 4 ай бұрын
Mahadsanid my dear teacher ❤️
@issedige
@issedige 5 ай бұрын
thank you so much ustaad c/shakuur, ustaad kwrn vechain coin
@Lamahelikaro
@Lamahelikaro 5 ай бұрын
thanks walaal sare caawa wax badan ayaan kaa faa,iday runtii ee telgramka lin soo dhig
@albashiir8746
@albashiir8746 5 ай бұрын
Thanks course daas waan kaa sugeeynaa istaad❤
@Dulmi_diid123
@Dulmi_diid123 5 ай бұрын
Mahadsanid
@user-xt9hs7ys1l
@user-xt9hs7ys1l 4 ай бұрын
Inasha Allah waana kafaa ideesan doonaa ustaad mahadsanid🎉
@ahmedabokar4945
@ahmedabokar4945 5 ай бұрын
Mahadsanid ustaad clipkan wax bdn aan ka fahmay
@bulshaguure
@bulshaguure 5 ай бұрын
Thanks sxb
@abdullahiibrahim7850
@abdullahiibrahim7850 5 ай бұрын
Thanks Eng
@lion228
@lion228 5 ай бұрын
Thank you ❤❤
@Sahro-abdullahimohamed
@Sahro-abdullahimohamed 5 ай бұрын
Ustd iso jwb insha allah
@alifarey862
@alifarey862 5 ай бұрын
Mudane thanks
@abdishariefmohomed5935
@abdishariefmohomed5935 3 ай бұрын
THANKS USTAAD
@cabdulcazizcali738
@cabdulcazizcali738 5 ай бұрын
شكرا
@user-ig4ie8co9b
@user-ig4ie8co9b 5 ай бұрын
Ustaad soo dir
@abusheequna1446
@abusheequna1446 5 ай бұрын
Ustaat allah haku barakeyo
@Peleedit.12
@Peleedit.12 5 ай бұрын
Thanks sxp keep going
@Khalid_axmed
@Khalid_axmed 5 ай бұрын
أفصح الله لسانك
@ClaahiQaliif-nn4fw
@ClaahiQaliif-nn4fw 5 ай бұрын
No so Gali ustad wn rbna koorsada❤❤
@guure2959
@guure2959 4 ай бұрын
Ustad wa mahad santhy
@ONLINE-5
@ONLINE-5 5 ай бұрын
Number one ❤❤❤
@apdinouromar2851
@apdinouromar2851 5 ай бұрын
Shukaran ustaad guulayso Coursoyinka baseka ahna la soo dhaqso ustaad
@SamiirohassanFaarah-pz3gu
@SamiirohassanFaarah-pz3gu 3 ай бұрын
Masha allah Allen hakuu daayo aqoontada hore usoco🎉🎉🎉🎉
@Safwaan2
@Safwaan2 5 ай бұрын
Mahadsanid ustaad course ka samee qaabka looga trade gareeyo Inshallah diyaar ayaan nahay.
@beautiful417
@beautiful417 4 ай бұрын
Xageen kaa la soo xariirnaa ustaad
@MaxamedAdan-nf3zp
@MaxamedAdan-nf3zp 4 ай бұрын
Ustaad soo so dhig koorsadii ilahay misaanka xasanaad ka hakuugu daree
@FuaadFogaanarag
@FuaadFogaanarag 3 ай бұрын
Masha allah ustaad waxaa jira dad aan marka sida ugu fudud oo magu barannkaro
@Moud44
@Moud44 5 ай бұрын
Soo gali
@mohamudabdulahi3086
@mohamudabdulahi3086 5 ай бұрын
Mhdsanid ustad
@maryanfarah7150
@maryanfarah7150 4 ай бұрын
Ustaadoow playlist kasoo samee please tankale telephone maku isticmallikaree
@dhacdooyinka10
@dhacdooyinka10 5 ай бұрын
All the best ustaad thanks isda aad noo danaynayso hada inan bilaban rabaa barashad crypto da
@Mahad87
@Mahad87 5 ай бұрын
Qofka ugu horeyay ayaan ahay tiktokga luqa ayaan kala soo hadlay iso jawab macalin
@user-ri9vn5yq3t
@user-ri9vn5yq3t 5 ай бұрын
ASC WAAD MAHADSANTAHAY USTAAD, laakiin way nagu adkaatay batnaamijkan aad sooeaddo noogusoo dhakhso oo sidagan noogu faahfaahi.
@Abdirahman18880
@Abdirahman18880 2 ай бұрын
Thanks ustaad last week ayuu kugu soo biiray wax badan ayaan kaa faiday
@ShukriUpdi
@ShukriUpdi 2 ай бұрын
Wllo igu caawi anina
@SabiriinMahamed99-ch9hz
@SabiriinMahamed99-ch9hz 5 ай бұрын
Waa mahadsanthy wall nosogali sida lagu bilabo
@burdibixasanjamac2820
@burdibixasanjamac2820 5 ай бұрын
Nio nozo dhaqzo inzha allh❤
@AQOONT_IFTINSHE
@AQOONT_IFTINSHE 5 ай бұрын
Ok sxb be coins il love 😂 ce Hamze Djibouti by eng
@Footballgamer1589
@Footballgamer1589 5 ай бұрын
Good ustaad suuqa yaal layska dhex fadhiyin aad nagu tiri waa talo wanaagsan
@Maxamudcumar-f4o
@Maxamudcumar-f4o 9 күн бұрын
Maxamuud faarax
@abdirazaaqahmed2813
@abdirazaaqahmed2813 5 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉 nice
@xasanabshir-um6xe
@xasanabshir-um6xe 4 ай бұрын
Waad mahadsan tahy sxb Course kaas noo soo dhig wax badan waan kaaga mahadcelineynaa
@ahmedsalaat
@ahmedsalaat 5 ай бұрын
Maxadsanid
@Dulmi_diid123
@Dulmi_diid123 5 ай бұрын
Technical analysis noo soo gali
@xasanaxmed2975
@xasanaxmed2975 4 ай бұрын
Nio forx xoga ma ka fahan San tahy
@salmaandiazka5414
@salmaandiazka5414 4 ай бұрын
ustad labtobka keebaa ugu ficn qimo jabana ku heli kara si aan ugu isticmalo cryptaha ilasoo wadag ustad
@MohamedhusseinNur
@MohamedhusseinNur 2 ай бұрын
Mahadsanid ustaad sidee u iibsadaa bitconka goormaana iibsan karaa
@salahFouad-pb1zu
@salahFouad-pb1zu 2 ай бұрын
Walal sidee lacagteydaa ugu shubtaa ceewankayka walal iga cawii please 🙏🙏🙏
@ridwaankooke6048
@ridwaankooke6048 5 ай бұрын
Ustaad abdishakur horta جزاك الله خير الجزاء Teda kale xaqiqatan indhahaa ii furtay waxa kaliya oo ii haray waa inaa course ka qaato
@Abdirahman18880
@Abdirahman18880 2 ай бұрын
Ustaad naga caawi qaabka aan saami oga iibsan karo shirkadaha kuwa xalaasha ah process ka noo soo gudbi
@user-ri9vn5yq3t
@user-ri9vn5yq3t 5 ай бұрын
Asc
@Dulmi_diid123
@Dulmi_diid123 5 ай бұрын
Courses technical analysis soo bilow ustaad
@user-zj8nc5rr6n
@user-zj8nc5rr6n 5 ай бұрын
Ustaad please 🙏 inaa kula hadloyo ayaa raba
@MohammedAli-hx7rd
@MohammedAli-hx7rd 5 ай бұрын
Sxp waku tagera halmed maka codsan kara
@FarxiyoAbdulkadir-c4m
@FarxiyoAbdulkadir-c4m Ай бұрын
Mahadsannid macalimow
@NaasaxAabi
@NaasaxAabi Ай бұрын
Asc walal sidee mashruucan ooga qab qaadan kara
@user-bj7hq6gu6z
@user-bj7hq6gu6z 5 ай бұрын
Ustaad wlhi 1wk wax ka yar baa crypto ku jiraa adiga qofan ahey uma dawana fadhiyo wax bdn wan ka faiiday si gaar xalay solona thkns ustaad
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 5 ай бұрын
Sxb course crypto free afsomali youtube uu yaala kaso dawo cawaale calawaash video udanbeeyay
@mahdidaysane9039
@mahdidaysane9039 3 ай бұрын
xagee kalaso xariira ustaad?
@alimohammed-qx1ot
@alimohammed-qx1ot 5 ай бұрын
Qaabke laguula so xiriiri kara?
@roblehabdourahman7448
@roblehabdourahman7448 5 ай бұрын
Plz xagee ayaan kala so xiidhidhaa wax ayaad raba in aad igaa caawisop plz thanks bro
@xirsifaarax-tb2xo
@xirsifaarax-tb2xo 5 ай бұрын
mahadsanid ustaad lkn side lo malgashta mcnlin
@VAR_Remember_Power
@VAR_Remember_Power 5 ай бұрын
Ma binance ayad isticmalaysa iso sheeg kanad coinka ka egayaso ustad
@abdulkadirissak2616
@abdulkadirissak2616 3 ай бұрын
Istaadi dadka dhagwynka ana ka mida lacag wan galiyaa lkn sell ma dhihin investment hadi yahay in la iska haystan moda ila sanado fican ino so shrx pls wax bdn wan la fahmy mahdsanid
@alimohameddiiriye1953
@alimohameddiiriye1953 5 ай бұрын
Asc saaxiibow majiraa cashar aad ka diyaarisay sida malinle looga shaqaysto creptada saxiib ila soo wadaag
@Ciyaaliyociyar
@Ciyaaliyociyar 5 ай бұрын
Walal wad ku mahadsantahay sida wanagsan ee aad nogu sharaxday lkn Suuaal ayan raba inan ku waydiye dadka qurbaha jooga ahay ee qofka wixi soo galaba cashar laga rabo sido lacag ula bixi kara cashar lama rabo miya dadka bitcoin bank-goda ay ku soo dhacayso?
@user-vo5hw3rt1k
@user-vo5hw3rt1k 3 ай бұрын
Waxbadan ayaan kaa faa'iday macalin m.a intan iyo inkale kaa sugeeynaa
@roblehabdourahman7448
@roblehabdourahman7448 5 ай бұрын
Plz isoo jawaab sxb ad ayaan uu xiisaynayaa in aan kula hadlooo wxn arin ayaan rabaa in aad igaa cawiisiid plz bro
@jararmedia9320
@jararmedia9320 3 ай бұрын
Waan kula socdaa jaale.
@Dr.m.yare10
@Dr.m.yare10 3 ай бұрын
Casharada xagen ka gadan karaa
@user-tg3yn3bn6p
@user-tg3yn3bn6p 5 ай бұрын
Asc enneere cabdi Shakur waan ku daawadaa waan ku wareri cmat ma furno telgaramka waan yaabanahy walalow ii caawi waan kuu ga xiranhy barnaamijkaan uga faa iideysto
@yahye_abdisalan98
@yahye_abdisalan98 5 ай бұрын
Project coins, paper coins' community coins maxay ku kala duwanyihyn ustaad. Project coins maxaa lagu kartaa? Intee laga aqriyaa? Muqaal nooga soo samee 🙏❤
@abdullahihurdaaye4705
@abdullahihurdaaye4705 5 ай бұрын
Sweatcoin Asia wax jira maahin miyaa
@UsaameAhmed-rl2dg
@UsaameAhmed-rl2dg 5 ай бұрын
Sxbo xirfada blogging ka suuqa maleedahay
@abdinoorahmedbuzuri9521
@abdinoorahmedbuzuri9521 5 ай бұрын
Ustaad Abdishakur xaqiiqdi nin aan sharaxaadiisa fahmo ayaa tahay marka sxbow fadlan course kaas basic crush course ah noo dhig
@MohammedAli-hx7rd
@MohammedAli-hx7rd 5 ай бұрын
Please 🙏🙏🙏
@user-id3js9cz4e
@user-id3js9cz4e 5 ай бұрын
Ustd waan rabnaa corsekaa freega ah aadban kuula socdaa mahdsnd
@somalitiktokqosol1
@somalitiktokqosol1 5 ай бұрын
Sxb soo gali waa codsi course free ah si aan u bilawno suuqa mahadsanid eng
@qaranfxacademy395
@qaranfxacademy395 5 ай бұрын
BTC hada wixi ka danbeeya wa sell
@nalkahussein9395
@nalkahussein9395 5 ай бұрын
😢😢😢 warkanagadaa ee iso jwaab
@mahamodarab9081
@mahamodarab9081 4 ай бұрын
Sxb talegarm ma arko sxb
@CabdifataaxShCali
@CabdifataaxShCali 5 ай бұрын
Sida lacag loo soo gashto iyo sida loo dhihi karo sell noo soo diyaari
@kadiyekadiye9531
@kadiyekadiye9531 4 ай бұрын
Xalaal mayahay?
@Sahro-abdullahimohamed
@Sahro-abdullahimohamed 5 ай бұрын
Asc ustad abdishakur arin aan kula wadagaya inaa ilaa xalisid kaa rajen youtub aan laha xayesin ayuu garay qof diwadah jira wax kaa codsaday inaa iga cawiyo sidan youtubka lacag ugu furan laha qofki marka xogtis ku xirtay oo kaliya iga dhiman tahay pin kaa ayuu qofke is badal ku yimid oo xasad ah marki loo diray postad wuu iso diiri waye pin kii marka ustad adddres kale maku xiiran kara anigo mid kale xogtis horay ugu xiirtay ame dhibato iga imane xalan isheg
@mohamoudmohamed9996
@mohamoudmohamed9996 5 ай бұрын
Talada anigu aan idinku biirinaya wa inaad suuqan mustaqbal usoo gasho oo kaaga fiican inaad maalinle wax ka hesho.
@ibtisanbilal1832
@ibtisanbilal1832 5 ай бұрын
Malinle baan ku khasaaray
@user-ox9pr7of7s
@user-ox9pr7of7s 2 ай бұрын
Anii hada soqato basaboor yaa iikacawiinayaa
@Footballgamer1589
@Footballgamer1589 5 ай бұрын
Ustaad course kaa free ga ah ee crush kooras ka ah
@Xhadow_Official
@Xhadow_Official 5 ай бұрын
Wll sproutgigs kasohadal
@gantallyarreofficially4523
@gantallyarreofficially4523 5 ай бұрын
Yaa abkaan dheelo oo halkaan kujiro oo ifansiiyo
@fatmahappy2911
@fatmahappy2911 4 ай бұрын
4:54am ramadan give away
@Muxumedcaliismacil
@Muxumedcaliismacil 27 күн бұрын
xage lagusarifa lagta bicom
@user-ri9vn5yq3t
@user-ri9vn5yq3t 5 ай бұрын
9:53 9:54 9:55 9:55
@mohamoudabdi4556
@mohamoudabdi4556 4 ай бұрын
Solan manta 18/03/24 waxa joogta 200 dollar
@muhsinbazarce
@muhsinbazarce 4 ай бұрын
hadda waxxey mareysaa 70k
@mahadhussein283
@mahadhussein283 5 ай бұрын
BTC 70k wala gayna ilaa 72k kadib dhulkaa la galinaaa 37k aa lagu celinaaa sandkan waxa u shaqeya Centeral bank of Uk xogtaas aan nila wadagaaa
@AshrafDinix
@AshrafDinix 5 ай бұрын
No so da korsada sida lo sameyana noogu bilow
@abuyacqub6648
@abuyacqub6648 5 ай бұрын
Abdishakur app keh ugu fican ee aan ku mal gash ta cryptocurrency
@geedibare7594
@geedibare7594 5 ай бұрын
Binance Etoro Coinbase Kocion
@user-cs3il3lc8u
@user-cs3il3lc8u 5 ай бұрын
100 kwrn hadaan gashto bitcoin
@user-bk4gd7tb2y
@user-bk4gd7tb2y 5 ай бұрын
Ustaad waan dhameystey course basic ah o waxyabo badan crptocurrency meelaha muhimka ah tatabanyo no so geli sxp😮❤
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 5 ай бұрын
Sxb course crypto free afsomali youtube uu yaala kaso dawo cawaale calawaash video udanbeeyay
@user-bk4gd7tb2y
@user-bk4gd7tb2y 5 ай бұрын
@@Suhayb1_4 thnks pro
@xasanaxmed2975
@xasanaxmed2975 4 ай бұрын
Tradingviw
@Bashiir12398
@Bashiir12398 5 ай бұрын
Ustad sida trust walet coin looga iibsado
@Livekudhiigle12
@Livekudhiigle12 5 ай бұрын
Zxp. Ikadaa
@walal88888
@walal88888 5 ай бұрын
ana Ku shegaya 😅
Cryptocurrency sida looga shaqaysto adigoo Somalia jooga
27:37
Eng. Abdishakur Mohamed
Рет қаралды 7 М.
Meme coins 5-ta ugu fiican || $100 ayaa ku billaabi kartaa !
16:46
Eng. Abdishakur Mohamed
Рет қаралды 14 М.
ОБЯЗАТЕЛЬНО СОВЕРШАЙТЕ ДОБРО!❤❤❤
00:45
Smart Sigma Kid #funny #sigma #memes
00:26
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 9 МЛН
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
00:30
FASH
Рет қаралды 29 МЛН
CRYPTO: 10 coin oo faa'iido fiican samayn kara ka hor 2025
19:28
Eng. Abdishakur Mohamed
Рет қаралды 14 М.
Sidee u billaabi kartaa Cryptocurrency 2024 (FULL BEGINNERS GUIDE)
11:54
Eng. Abdishakur Mohamed
Рет қаралды 67 М.
Trust Wallet sida loo isticmaalo | Barashada Cryptocurrency Somali
28:38
Eng. Abdishakur Mohamed
Рет қаралды 10 М.
Stocks iyo Crypto kuwee laga maal gashan karaa 2024
14:40
Sola Portal
Рет қаралды 23 М.
Crypto to EVC, Zaad, E-Dahab | Sida lacagta faa'iidada loola baxo
15:35
Eng. Abdishakur Mohamed
Рет қаралды 11 М.
Hamster Kombat sidee loogu xirtaa Tonkeeper? step by step Eng. Abdishakur
26:34
Eng. Abdishakur Mohamed
Рет қаралды 18 М.
Waa Maxay Lacagta Mustaqbalku | Sidee Cryptocurrency loo Maalgashado!
17:59
Cryptocurrency Somali Sidee u maal gashadaa $1,000 ?
21:07
Eng. Abdishakur Mohamed
Рет қаралды 16 М.
ОБЯЗАТЕЛЬНО СОВЕРШАЙТЕ ДОБРО!❤❤❤
00:45