5ta Dal ee leh ciidamada ugu awooda badan aduunka! Somalidu xagee kaga jiraan kala saraynta aduunka

  Рет қаралды 68,981

Waaberi Media

Waaberi Media

Жыл бұрын

5ta Dal ee leh ciidamada ugu awooda badan aduunka! Somalidu xagee kaga jiraan kala saraynta aduunka

Пікірлер: 103
@apdiwqhB2804
@apdiwqhB2804 Жыл бұрын
SOMALIYA WAXAAN URAJAYNAYAA INAY NOQOTO WADANKA AFRIKA UGU XOOGGA BADAN MUSTAQBALKA DHAAW INSHA ALAAH
@power1774
@power1774 Жыл бұрын
Inshalah
@gurmad-trader114
@gurmad-trader114 Жыл бұрын
WAXAAD DHAHDAA INAY NOQDAAN CIIDANKA IYO AWOODDA UGU WEEYN CAAALAMKA
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Жыл бұрын
@@gurmad-trader114 sax
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Жыл бұрын
insha,allah😥
@user-dr6zz8xx6h
@user-dr6zz8xx6h Жыл бұрын
Wall hada ayuuba yahy libaxa africa
@SalmaanKp-nl9op
@SalmaanKp-nl9op Жыл бұрын
Somalia Ha Noolaato🇸🇴💪❤️👌🔥
@abdiqanicaano7608
@abdiqanicaano7608 Жыл бұрын
Waxaan ahay Cabdiraxman Cumar, halkanina waa waaberi Media, ku soo dhawaada daawadayaal muuqaalkeena maanta❤
@therealgirlhanuu7959
@therealgirlhanuu7959 Жыл бұрын
Thanks bwe❤❤❤
@dr.abdinasirhasan4912
@dr.abdinasirhasan4912 Жыл бұрын
Aduunyo nadhaaftee aakhiro uun yayna inadhaafim😢😅
@safiyaali8392
@safiyaali8392 Жыл бұрын
😂😂
@wanaagsidemedia5051
@wanaagsidemedia5051 Жыл бұрын
Somalia waxay kamid noqondoontaa dalalka ugu hirmar san aduunka❤i.n haddii alle garabsiiyo kuwa alle amarkiisa qaata allaah akbar
@cabdulaahifaysal6279
@cabdulaahifaysal6279 Жыл бұрын
Ku sali nabigeena mohamed scw
@mahamedyasiin633
@mahamedyasiin633 11 ай бұрын
Scw Scw Scw
@bashiirdacar
@bashiirdacar Жыл бұрын
WAXAA UGU AWOOD BADAN CIIDANKA SSC❤❤❤
@maxamedkhadaroffice8050
@maxamedkhadaroffice8050 Жыл бұрын
Somalia 🇸🇴 is not easy
@foostube-ym5tl
@foostube-ym5tl Жыл бұрын
Waxaadna ku jirtaan kaalinta boqol io dhowr kkk
@AbdishukriMaxamed-tx3jy
@AbdishukriMaxamed-tx3jy Жыл бұрын
Alla hayow noo soo celi awoodii soomaaliya waaapari media waan idin sslaamay
@CarabShiikh
@CarabShiikh 8 ай бұрын
@@foostube-ym5tl adigu haddad ku faraxsantahay jabka somalia luuqada noo daa basaasoow
@HuseenCabdi
@HuseenCabdi Жыл бұрын
Masha sxb mcn cabdi rahman waaku salaamay sxb mcn🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@skillssports2812
@skillssports2812 11 ай бұрын
Waqti aan fogeen waan gali doonaa kaalinta 1aad insha allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 7 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@anababdullahi567
@anababdullahi567 Жыл бұрын
Big fan
@abdullahibulla
@abdullahibulla Жыл бұрын
Kaalinta 142aad miyaa kor usoo kacnay waa jabnay wle😔 somaliya wxee uqalanta afrika inee kaalinta 1aad noqoto aduunkana 10ka ugu horeyso inee kasoo muuqato 🇸🇴💯🙏 ilaahow madaxweynaha somaliya iga dhig mareykan iyo ruush aan mesha kasaare caku hogaankena jilicsan😡 2023 miyaa booska 142 kujirna
@dailycontent3955
@dailycontent3955 Жыл бұрын
Hadaa madaxawyane noqoto amaa js badashaa hee lacag Lee fiirisaa iyo danahaaga hhhhh
@abdullahibulla
@abdullahibulla Жыл бұрын
@@dailycontent3955 lacag musharkyga igu filan ayada xitaa dalka dib ugu celina danahyga gaarka mida dalka kahor marin lahaa manoolin aduunka wka harnay💔😭😄
@captainnaimaupdyrahman9856
@captainnaimaupdyrahman9856 Жыл бұрын
Wax dhiiran saaid ugu baahan nahay😂😊
@abdullahibulla
@abdullahibulla Жыл бұрын
@@captainnaimaupdyrahman9856 Madaxweynaha mustaqbalka isoodheh🥹😄
@khaalid8059.
@khaalid8059. Жыл бұрын
​@@abdullahibullaAni xitaa waan ku fikiraa inaan madaxweynaha Soomaaliya noqdo I.a Dhulka naga maqan waan soo ceshaneynaa😮
@ApdalleBoss
@ApdalleBoss Жыл бұрын
Pro comin son 1m❤
@arahmanmuhudin
@arahmanmuhudin Жыл бұрын
Abdirahman cumar nin aa wax badan kafaaiido
@user-ek9ot5ky3z
@user-ek9ot5ky3z 11 ай бұрын
Keep going bro❤❤❤
@abdinoorahmedfarah3860
@abdinoorahmedfarah3860 Жыл бұрын
Mahadsanid bro
@anababdullahi567
@anababdullahi567 Жыл бұрын
First comment
@iborracade8704
@iborracade8704 Жыл бұрын
Hormar io guul I.a
@maxamedcabdi462
@maxamedcabdi462 Жыл бұрын
Mncha allah craxmaan waaberi ❤❤❤
@naasifoodcadde3719
@naasifoodcadde3719 Жыл бұрын
Scw waabari arima siedoonka noo soobadi wana mahad san tahay
@ShukriAli-cd1dq
@ShukriAli-cd1dq 4 ай бұрын
Somalia❤❤❤
@YaxyaSinwaar
@YaxyaSinwaar Жыл бұрын
Horay usoco saaxib📍
@khalidfahad9608
@khalidfahad9608 Жыл бұрын
Waa ok
@ADAN-XSN
@ADAN-XSN Жыл бұрын
6:33 urahhhhhhhh👌 But ❤100/100 my somali 🇸🇴🥰🇸🇴😎
@inazhapeel818
@inazhapeel818 Жыл бұрын
wadamada islaamka next zxp
@updiraxmansiciid6058
@updiraxmansiciid6058 Жыл бұрын
Wan jeclqhay arimaha malitariga soo badi mahadsanid
@saadaqhuseen
@saadaqhuseen Жыл бұрын
First
@maymuunabdirizak8182
@maymuunabdirizak8182 Жыл бұрын
Somalia hanoolaato 🇸🇴💪
@sayidka.6122
@sayidka.6122 Жыл бұрын
Laangaabyaashaan ha igu so dhisin. Somalia ayaa nr 1 ah.
@bisharmahamad3468
@bisharmahamad3468 Жыл бұрын
waadmahadsantahay wll
@Mubaarigmooge
@Mubaarigmooge 10 ай бұрын
Maraykan waan hilmaantay dhanka miisaaniyadiisa difaaca 700m maaha wll waa 857 B$
@bashkagamer2511
@bashkagamer2511 Жыл бұрын
USA 😮
@kingpower6909
@kingpower6909 Жыл бұрын
Hindiya waa laga dad badan yhy sxp
@mamalop311
@mamalop311 Жыл бұрын
Hada ayaga ugu badan sxb
@kartizaninaomar9607
@kartizaninaomar9607 Жыл бұрын
Ha noolaato somlıa
@maxamadcabdi2024
@maxamadcabdi2024 Жыл бұрын
Sxb marna billion marna million ayad ku shegesa mizaniyada
@SomaliAbdi18
@SomaliAbdi18 Жыл бұрын
Ilaa iyo intaa aan ka saramareyno itoobiya iyo kenya weli daciif ayaa nahay..
@xadariwa7613
@xadariwa7613 Жыл бұрын
DJIBOUTI Halgeey ku jirtaa Sxp
@hollaatme2991
@hollaatme2991 Жыл бұрын
100aad maku jirna waxas arin maahan 😂😅
@fatimaismail-oj8cy
@fatimaismail-oj8cy Жыл бұрын
5.3
@cabdifataax9458
@cabdifataax9458 Жыл бұрын
Somaliya
@cnaasirfarhaan4997
@cnaasirfarhaan4997 Жыл бұрын
Somalia is noT Easy
@albaaniali7387
@albaaniali7387 Жыл бұрын
From hargaysa somaalida waxaa baabiiyay Qabiil lkn waan soocelinaynaa dharafta somaliga
@FarhanBouh
@FarhanBouh Жыл бұрын
Taasiy shaqadaada maaha
@capitanoobiya3621
@capitanoobiya3621 Жыл бұрын
Pakistan 🇵🇰 neh
@aslimmohamed6891
@aslimmohamed6891 Жыл бұрын
🇸🇴 142
@Idirisk
@Idirisk 3 ай бұрын
Hindia waa laga badanyhy waraa china mailowday
@ADAN-XSN
@ADAN-XSN Жыл бұрын
9:17 f35 kama awood badna mana gaarto su57 ee Russia 👌
@mamalop311
@mamalop311 Жыл бұрын
Indhaha ma iska tire marka
@shariif2143
@shariif2143 Жыл бұрын
miisaaniyadda ciidanka Mareekanka waa 760$ biliyan soo maahan
@CabdiqaniYuusuf-fz6nk
@CabdiqaniYuusuf-fz6nk Жыл бұрын
Mhdsanid
@kingmudu9773
@kingmudu9773 Жыл бұрын
SOMALIA😢
@baashiaxmed1124
@baashiaxmed1124 Жыл бұрын
M a
@nadirmohamed8013
@nadirmohamed8013 Жыл бұрын
700 milyan mise Bilyan?
@liibaanibraahim1298
@liibaanibraahim1298 Жыл бұрын
I am daljire wiil qaran❤🥷
@abdibasidmohamed9593
@abdibasidmohamed9593 Жыл бұрын
Alshbb isn't easy 😂😂😂😂
@promahamedaxmed1274
@promahamedaxmed1274 Жыл бұрын
Somalia wxay haystaa isku dar 40 kun oo askari marka laysku daro kan maamul goboleedyada iyo federaalka . Hub baan la hayn .
@abdirisaqjagtaofficialchannel1
@abdirisaqjagtaofficialchannel1 Жыл бұрын
Kwrn hadii laysu daro somaliland iyo Somalia kaalinta 20aad ayaa laynaga eegi lahaa meelaha
@user-zk8bs1hn2m
@user-zk8bs1hn2m Жыл бұрын
ingiriiska waa dal cidimidiisu yaryihiin😂
@KAMAALSHAH-sc9ms
@KAMAALSHAH-sc9ms Жыл бұрын
Waxaanu ahaan jiray quwada aduun wakhti yar ka hor 40 sano ka hor kkkk🤣
@captainnaimaupdyrahman9856
@captainnaimaupdyrahman9856 Жыл бұрын
​@@KAMAALSHAH-sc9ms astaqfirullah 😂
@KAMAALSHAH-sc9ms
@KAMAALSHAH-sc9ms Жыл бұрын
@@captainnaimaupdyrahman9856 kkkkk dee waa runtay maantana awoodisii waa zero dalalkii uu gumaysan jiray sida hindiya iyo shiinaha qaybo kamida ayaaba ka awood badan 🤣🤣🤣
@-sadiiqbalmaani
@-sadiiqbalmaani 5 ай бұрын
Somalia hanoolaato
@user-kw8gw9jr7b
@user-kw8gw9jr7b 11 ай бұрын
Wariye somaliya waxba kama jiran intay qabil kadhaman nayo
@maslaxali4634
@maslaxali4634 Жыл бұрын
Codka dahabiga ah cabdirahman
@captainnaimaupdyrahman9856
@captainnaimaupdyrahman9856 Жыл бұрын
Hada burundi xata ma naga awood sareyaan xaga ciidanka
@hannadyarkasannadka8097
@hannadyarkasannadka8097 Жыл бұрын
Somalia😂😂😂 ma dalbaan nahay qabila iyo qaxooti
@khadar_mohamett
@khadar_mohamett Жыл бұрын
Sax
@ahmedabdirahman6114
@ahmedabdirahman6114 Жыл бұрын
Woqooyi hadaynu midowno kaalinka 50naad waan soo gali lahayn ama 40tanaad
@promahamedaxmed1274
@promahamedaxmed1274 Жыл бұрын
Somaliland dheh hadii aad midnimo rabto 😂
@BoyMan-cg9uq
@BoyMan-cg9uq Жыл бұрын
Al shabab isn't easy 😂😂🤦‍♂️
@shakraboy3639
@shakraboy3639 Жыл бұрын
Lasoo safo eyeka 😮 😮😮
@BoyMan-cg9uq
@BoyMan-cg9uq Жыл бұрын
@@shakraboy3639 safasho mahe wa la jirabe🤦‍♂️😂🫶
@anabnuur5521
@anabnuur5521 6 ай бұрын
Ingiriisku nuclear muuhaystaa ,
@munxasan
@munxasan 13 күн бұрын
May
@SharmarkeCalidoolFarolab-ux9sl
@SharmarkeCalidoolFarolab-ux9sl Жыл бұрын
230 B ayaad tidhi Jayna misaaniyadiisa lkn maraykan wxd tidhi 760M sidee ayuu uuga batay markaa wllo 🙁
@AbdirahmanAbdullahi-uy2jt
@AbdirahmanAbdullahi-uy2jt Жыл бұрын
Waxaan filayaa inuu kawado 760 billion
@AbdirahmanMulac-jk9hu
@AbdirahmanMulac-jk9hu Жыл бұрын
Adduunka sida lookala millatari fiican yahay ayaaa loo kala adag yahay
@SalaadIbrahim-yg1yl
@SalaadIbrahim-yg1yl Жыл бұрын
Hadii laga qaban xasan shiiq xilka ogada kalintiina somali weyn 🇸🇴 øodhan halkey galidonto 200000oooø¹🔹️ciidanwarkiisa daa🤺🇸🇴🤣🤣🤣🤣 wayo ciidanku musharkodi ha daysantahay mar dhow cirtoogte qoryihii ciidanka oo dhan kusuga⚔🗡 damu jadiidna 🤺🗡🪓🏹✂️torey lagu waardiyeynayo wayo bishan 25/6/2023 askar iyo shaqalaha lamasiin musharkoda 30/07/2023 wa ku wee kuwa laga jari doono mushaarka 30/8/2023 yaa dhiman oo musharka lagajaraa 30/9/2023 qabiil qaran kubadalo 🦴🦾🦿🦵🦶🦻👂🫁🧠🦴🦴🦴👣🗣👤👥Riwayad ban kaso sameyn donaa insha allaah mee shaas dalkoo somaliya ladhihi jiray ma aheeno maxasuusto aniga lkn waxan umaleynaya 🇩🇯 Dj jabuuti hay waryaa Dj jabuuti iyo Kenya 🇰🇪 daris ma ahen haa waa Ethiopia 🇪🇹 hay bad malahan mala dhihi jirinoo waryada maxa idin helay aad lamurmeydan meshan anaga hada mareyno yaa lahaa 🇩🇯🇰🇪🇪🇹 sedaxdan dowlad ma intasba ama waxkalad kumurmeydan maya wa intas waxa lahanjiray wadankaan dowlad ladhihijiray somaliya hadana hada waxaa ku danbeyay Qaran Qabiil kubadalo googlaha maba ku arkinee adeerow maradey wadagan ee damiirka mawadaagaan waa maro buluug ah oo xidig caddana leh waye dadkii lahaa aaway waxay aaden wadanka aaway oo hadaba joogno aniga iyo idinkuba 3bari iisuga (Riwaayadii Qaran Qabiil kubadalo si taxano logu sameyo )xildhibanadu ayagaa dorashadii lacag aawged u heehaabayee haka xaabshaanee daa haduu yahay xasankan naqiinay geesi yasheni qarankana shacabkaa garabtagano shaxuurtooda u daadanmeyso shiditaanka dabkooda deeq allaa baxshee kandambeynu lenahay guntii aad gunaanatayba go gol inaga sugeysee kugu daysanmeynee dantaa inadorbiday gesi baa na dir qiyoo balan adag nagu xiray inan ku dawasocnon daal iyo haraad midna kaaga dansheega meynee horaan kuu naqiinayoo gesi sibaan ka wardhorayaa adna damu jadiidey daaradaha qabyada (ah inteysan difaac ciidan ka noqon 3kudhamey xisabtuna wa halkeedi ) igasuga waqtiyar baa inoga dhiman man insha aalaah
@user-wz2lj4iq4e
@user-wz2lj4iq4e Жыл бұрын
Somaliya
WAR DEG DEG AH: DONALD TRUMP OO TOOS LOO TOOGTAY XAALAD CULUS
19:31
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 29 М.
Жайдарман | Туған күн 2024 | Алматы
2:22:55
Jaidarman OFFICIAL / JCI
Рет қаралды 1,8 МЛН
когда повзрослела // EVA mash
00:40
EVA mash
Рет қаралды 4,4 МЛН
He sees meat everywhere 😄🥩
00:11
AngLova
Рет қаралды 12 МЛН
Farriin | 10ka Ugu Hantida Badan Afrika
11:01
OGAANSHO
Рет қаралды 261 М.
اوكو ليلي 🦖 ضعف النطر👓  الموسم الخامس ⚡ اوكو ليلي القناة الرسمية
1:06:43
And how are they not embarrassed?
0:19
Rinuella
Рет қаралды 27 МЛН
마시멜로우로 체감되는 요즘 물가
0:20
진영민yeongmin
Рет қаралды 14 МЛН
When dad sneezes 😱😵‍💫 LeoNata family #shorts
0:26
LeoNata Family
Рет қаралды 11 МЛН
How is it possible? 😅 #behindthescenes? #vfx
0:19
The Quinetto's
Рет қаралды 43 МЛН
Happy 4th of July 😂
0:12
Pink Shirt Girl
Рет қаралды 60 МЛН
Какая погода у тебя за окном? У нас вчера был ураган!
0:40