Waa kuma 35 jirka Muslimka ah ee hurdadda u diiday Faransiiska ee Madaxwaynaha ka ah Burkina faso

  Рет қаралды 383,022

Waaberi Media

Waaberi Media

11 ай бұрын

Waa kuma 35 jirka Muslimka ah ee hurdadda u diiday Faransiiska ee Madaxwaynaha ka ah Burkina faso

Пікірлер: 286
@____Cumar____
@____Cumar____ 11 ай бұрын
This man is a young but he is intelligent 😎 Guul baan u rajaynayaa alle garabkiisa ha galo.
@QbdirahmanKayd-db9fn
@QbdirahmanKayd-db9fn 11 ай бұрын
Waxan ka codsan laha inad soo galiso dhaqdhaqyada inqlibka ah ee galbeedka africka laguna diidaynyay france iyo xulafadiisa marynkan 👍👍
@saidmohamed1675
@saidmohamed1675 11 ай бұрын
Iyo dagaalka rer galbedku ku qaadayaan niger ee afrika oo dhami ku taagersansathy askarta milatriga ee qabsatay . Marka laga reebo inta faransiska daba dhilifka u ah ee ay ugu horeyaan evrycoust iyo sinigal iyo nigeria
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj 11 ай бұрын
Masha allasah ilaahoow badabaadi madaxwaynahanvgeesiga ah waliba muslima ah uduuceeya uduuceeya inbadan muslim koo dhanaw
@calicabditokiyo9692
@calicabditokiyo9692 4 ай бұрын
Aamin aaamin wllo ilaahay ha garab galo ,,waxaa ka horeeyey ,,toma sankaara ninkii magaca ka bedelay Burkina Faso
@UmuCraxmaan-uq7yy
@UmuCraxmaan-uq7yy 4 күн бұрын
​😮😊𓽤😊?​@@calicabditokiyo9692
@AbdirahmanMulac-jk9hu
@AbdirahmanMulac-jk9hu 11 ай бұрын
Masha Allaah madaxweyne ibrahim geesi guumaystaha iyo xag jirka reer galbeedka hor istaagay.oo mabda'iisuna cad yahay
@Aminze932
@Aminze932 11 ай бұрын
Abdi Rahman Somaalia leader adhiga camal ayeey ubaahantahay keep going ♥ 💪 👍 👏 🙌 🙏 1st somalian supporter for you 😀 😄 😉
@Ismlre125
@Ismlre125 11 ай бұрын
Wa sida Somalia an larabi laha, illahow xasan sheikh iyo kuwa daneystayasha wadanka noga ilaali
@mataanyare611
@mataanyare611 11 ай бұрын
Madax weynaha hadadan ixtiraami karin afkaaga ka dhoor
@Ismlre125
@Ismlre125 11 ай бұрын
@@mataanyare611 qabyalad is not easy
@marshaal9099
@marshaal9099 11 ай бұрын
@@Ismlre125hooyadaa qabyaalada kawas ina gumeedyahoo
@Ismlre125
@Ismlre125 11 ай бұрын
@@marshaal9099 waligey hoyo somaliyed macaynin tas waxay tuseysa inad jirantahay Allaha kucaficaya wad bukta
@marshaal9099
@marshaal9099 11 ай бұрын
@@Ismlre125 adiga sidee ku keentay madaxweynaha wadanka iska leh inaad inkaarto ileen daduu ka dhashtee qabyaalad lee soo ma’ahan waxaad ku heesato
@user-pn4gb1mz9p
@user-pn4gb1mz9p 11 ай бұрын
Masha allaah waxbadan ka bartay mowducan si qurux badan waad u soodiyaarisay waqtigana waad noo dhaqaaleesay mahadsanid wll❤
@africanmusic1122
@africanmusic1122 11 ай бұрын
Waaberi this man is the one of the best youtubers and videos creators i have ever watched. Prozkei i am always number one supporter 4 u 🤝
@user-nq8lb3zx9i
@user-nq8lb3zx9i 11 ай бұрын
Koko😢😢😢 maficnthy
@m.k.7788
@m.k.7788 11 ай бұрын
Afsoomaaliyeey Qoraalkaadda, Bartan Loogagana Baahno Afaf Qalaad
@xanafi8654
@xanafi8654 11 ай бұрын
@@m.k.7788 ❤❤❤❤❤❤
@CusmaanMacalin-zx7hy
@CusmaanMacalin-zx7hy 11 ай бұрын
​@@user-nq8lb3zx9i111 3:53 3:53
@CabdiFitaax-jc7nt
@CabdiFitaax-jc7nt 11 ай бұрын
Masha,aalaah
@xanafi8654
@xanafi8654 11 ай бұрын
Ibrahiim tarowr waa geesi muslima Allah garabkiisa ha istaago kuwakale ee faransiisku gumaysanayana Allah kahoosbixiyo aaaaaaaamiiìiiiiiiin ya rabi
@aloulaschool8022
@aloulaschool8022 11 ай бұрын
Masha-Allah illaahow noo xafid dalkeenana Rabiyoow kuwo damqada ama damiir leh sida geesiyadaa duli-nimada diida noo kici Aamiin
@xasaninhodestevano820
@xasaninhodestevano820 11 ай бұрын
Legendary Ibrahima taroere 😢 🇧🇫
@Salmaanrashiid
@Salmaanrashiid 11 ай бұрын
Mash allah sxp key waaberi media wan kusalamy
@LUQMAANMUSE
@LUQMAANMUSE 11 ай бұрын
Somalia Waxay u bahantey hogaamiya sidaasa. Somalia dhibka haystaa waxa weeye madaxdeeda oo caada qaadatayaal ah oo waliba maanta dagaalka somalia ka socda 50% ayagu kamasuul yihiin qaarkood . maalinka ladoortana albaabka soo xidhanaya oo tashi dadweyne aan lahayn oo kolba wadan dawarsi u tagayaan .illaahay madaxdeena haynoo hagaajiyo .
@muminmumatomumato
@muminmumatomumato 11 ай бұрын
Gurgurta waa caloshis ushaqheyste munafaqh ahh maxa udidaay sidas inuu nagumaamulo xabad sokeye kugudacday dheh waninka somalia kheirked karebay
@halimajeylani9243
@halimajeylani9243 11 ай бұрын
​@@muminmumatomumatohada qabil aya kuwada hal qof magacaawday madax kasta somalie waa dhuniyaal daadkoda unaxeenin
@LUQMAANMUSE
@LUQMAANMUSE 11 ай бұрын
@@muminmumatomumato horta shaqsi ataagu ma fiicna . xassana cidla kama imaan gole dhan ayaa laga dhex doortey. markaa shacab iyo madax eeda weynu wada leeney . dawlad nimadu waa qoysas isku tagey . markaa xilba gibi inawada saaran . illaahay wadanka, madaxda. shacabka haynoo wada hagaajiyo.
@nasiib631
@nasiib631 11 ай бұрын
Xata hadu yimaado wa rer hebel ba lagu coladin la eegi mayo dalka wuxu ka qaban inta sas la samayna somali dagi mayso
@hindai1680
@hindai1680 11 ай бұрын
MashaAllah. Allah ha xifdiyo isaga iyo dadkiisaba.
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 11 ай бұрын
Somalia qabyaalad buu ku jeeda 35jirkeedu ishaan arkaayo Africa way nadhaafaysaa ..😢illahay waxan ka baryaynaa. Inaan noqono dad wax qabsada aduun iyo aakhiroba .
@abdikanikhalif6381
@abdikanikhalif6381 11 ай бұрын
35 soomaaliga aduunka ayuu bursanayaa 😅😅😅😅
@ciiltirainacileeye9844
@ciiltirainacileeye9844 11 ай бұрын
@@abdikanikhalif6381😅😅😅😅😅😅
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 11 ай бұрын
@@abdikanikhalif6381 😂😂😂😂 social media ayuu challenge dance ah ka samaynayaa midna wuu qayilayaa iyo mid camal la,aan ah weeyaan musuqmaasuq baa Ina daashaday
@user-ut4cq5py7u
@user-ut4cq5py7u 2 ай бұрын
Wa sax hadalkaaga wll
@abdirisaksako3988
@abdirisaksako3988 11 ай бұрын
Geesi da,yar Guulayso madaxweyne ibraahim troure🙏
@nuurbishaarmohamedwadani260
@nuurbishaarmohamedwadani260 11 ай бұрын
Masha,allah allaha kugarab galo wll ibrahiim guuleyso libaax ❤️
@drqanciye9155
@drqanciye9155 11 ай бұрын
Ma.allah 💜 wllaha waberi media ku mahadsanidiin🎉❤
@Ahmed_fc19
@Ahmed_fc19 11 ай бұрын
Waa halyeey usoo baxay africa 🌍 💪
@dajiscom463
@dajiscom463 11 ай бұрын
ALLA hala Jiro Ibrahim Kasoohadal sbow kuwa asagalamidka ah ee afgambiyada kasameyay dhawaanahaan dalalka ladariska ah mahadsanid
@abdiabassi8857
@abdiabassi8857 11 ай бұрын
Mansha Allah he is the. next Idii Amiin
@amalibrahim9737
@amalibrahim9737 10 ай бұрын
Halaga ilaaliyo kuwa ilaalinaayo Aya lagu soo dirayaa Weegagan Becarefull your bodyguard Ibrahim T
@sharmarkejibriil6026
@sharmarkejibriil6026 4 ай бұрын
Sirdoonad inaa noqoto baa ficnaan lahayd dalkaa kuu baahan halkee lagaala so xiriiraa waayo waa shaaric halkaan indhahaga meel dheer bey wx ka arkaan
@mustafegadari5099
@mustafegadari5099 11 ай бұрын
Masha alla Burkino Faso ❤❤❤
@maxamedmaxuudmmj95
@maxamedmaxuudmmj95 9 күн бұрын
LEE❤ ILAAHA ILLA LAAHU MUHAMADU RASUULU LAAHI SALLA LAAHU CALEYHI WASALAM
@salmass7
@salmass7 11 ай бұрын
Masha allaah ilaahay haku barakeeyo waa geesi geesi dhalay cadawaga kaguulayso insha allaah
@imanomarhassan8942
@imanomarhassan8942 11 ай бұрын
Allaahuma Baarik Mr Ibrahin ❤️❤️❤️
@user-xd6ix8uz2o
@user-xd6ix8uz2o 16 күн бұрын
Masha allh illhaw intanay aduunyadu dhamam naasii geesi somalida xooreya siiba somaliland way kajiiftaye
@ZeynabaliMohamed-mn6hv
@ZeynabaliMohamed-mn6hv 11 ай бұрын
Masha allaah ❤ somali wiilkan camal maka so bixidoonaa😢
@zaek_adde1276
@zaek_adde1276 11 ай бұрын
Thomas sankarihii labaad eee Burkina faso🇧🇫 somary reee galbeedku wediliyaan 😭💔
@rapperssmoke2209
@rapperssmoke2209 11 ай бұрын
Waan sugayay video noocan ah thanks brother
@ismailhindi2953
@ismailhindi2953 11 ай бұрын
Mahadsanid saxiib, iam first
@samiirabdi7486
@samiirabdi7486 11 ай бұрын
Mnshllh Ninkan Garab Istaag aan Loo Kala Hadhin Ayuu ubaahanyahay guuleyso
@hodoali5714
@hodoali5714 11 ай бұрын
Mahadaanid sidaad wacyigayag kor ugu qaadey
@khadarsaalim8903
@khadarsaalim8903 11 ай бұрын
Wa geesi da,yar ahan Ibrahim taroure❤
@mahamedlyrics5768
@mahamedlyrics5768 11 ай бұрын
Africa waxay ubaahantahay nin kan oo kale Somali waxay rabta indhulka laga soo qaado
@Dr-Hashimi
@Dr-Hashimi 11 ай бұрын
Nin rageed weeye allaha xifdiyo 🤲🙏👍👌🤛👏
@mahamudh6983
@mahamudh6983 11 ай бұрын
Thomas sankarihii 2aad weeye alle ha cadawgiisa ha jabiyo
@CabdiraxmaanFaarax-su7xi
@CabdiraxmaanFaarax-su7xi 6 күн бұрын
600k. Coming soon 🎉🎉🎉🎉
@Oz9Mo
@Oz9Mo 11 ай бұрын
HALKA SOMALIDA JAREEER AY IYO HEBEL HEBEL DHAHAAN SOMALI DAL LA SHEEGTO MA AHAN😢MAXAA SOMALI U NOQDAY 😢
@user-oe1nw2lc4n
@user-oe1nw2lc4n 11 ай бұрын
Walaal cabdi rahmaanow araweelo warbixin kasoo diyaari allah haku barakeeyee fadlan
@muslim1692
@muslim1692 11 ай бұрын
Alluhu Akbar illahay Ha u fuduudeeyo maauulka💪🏽💪🏽💪🏽
@JaamacMaxamed-yo7kj
@JaamacMaxamed-yo7kj 11 ай бұрын
Ilahay khayr ha siiyo amiin
@aminaxasan498
@aminaxasan498 11 ай бұрын
Inanka yar oo kale ayaa dhuulka somaliya ubahanta
@aarkamudugofficial28
@aarkamudugofficial28 11 ай бұрын
Ustaad Abdirahmaan Omar Waad Ku Mahadsantahay Sida Aad inoogu Soo Gudbineyso Arimaha Sooyaalka Africa 🌍
@sulthandaade6228
@sulthandaade6228 11 ай бұрын
Ibraahim torowre waa nin reer galbeedka aad u neceb
@xanafi8654
@xanafi8654 11 ай бұрын
Masha Allah walaalaha burkinafaso waa muslim❤❤❤❤❤
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 11 ай бұрын
Masha Allah baraka Allah 💯 ❤️
@faisaahmed2840
@faisaahmed2840 11 ай бұрын
Wadku mahadsantahay madama ada lasocoto waxa lagu so qoro wayo waxa ku so qoray walalo ka so hadal waxa afrika ka socda thank you 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@Cr71251
@Cr71251 11 ай бұрын
Masha,allah👏🏻 Allahu akbar💪🏼
@AhmedMohamed-vs8wo
@AhmedMohamed-vs8wo 11 ай бұрын
Ibrahim tarawi mansha Allah ♥️ ilahey ha KU xafido Cadow ka ilahey ha jawiyo
@lakiibrahim3387
@lakiibrahim3387 11 ай бұрын
Maansha allaah Allaahu Akbar alle yaa xafidukum
@nadifonuur8786
@nadifonuur8786 4 ай бұрын
Masha Allah.
@moniramohamed8662
@moniramohamed8662 11 ай бұрын
Mansha allaah allow badabadi
@QaaliKeynadiid-rx1bv
@QaaliKeynadiid-rx1bv 11 ай бұрын
Geesi muslima masha allah
@user-wv5jl9if7r
@user-wv5jl9if7r 11 ай бұрын
Horay haa usocdaa muslimkaa
@sadaamsaid6648
@sadaamsaid6648 11 ай бұрын
Mashallh waa beri ❤
@hashimtahir6393
@hashimtahir6393 11 ай бұрын
The legend😊
@gorillaarmy2477
@gorillaarmy2477 11 ай бұрын
Cid kasta awood wax ha iskaga celiyeen ❤
@CaliAdan-kp2lr
@CaliAdan-kp2lr 11 ай бұрын
Wallahi Ibrahim Traore waa Libaax
@MarwoCiise-yr8fc
@MarwoCiise-yr8fc 11 ай бұрын
Waberi media the best youtuber of somali gold voic🎶
@zaki799
@zaki799 11 ай бұрын
Geesi msha Allah tabarakalah
@alinuromer5876
@alinuromer5876 11 ай бұрын
African 🌍 Lions 🦁 👏
@aadamqaasim7096
@aadamqaasim7096 11 ай бұрын
Masha Allah
@roodaaadan1171
@roodaaadan1171 11 ай бұрын
Waa geesi da,yar allow cadowga ka qabo.
@AhmedMohamed-pz8cx
@AhmedMohamed-pz8cx 11 ай бұрын
Maasha Allah
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 11 ай бұрын
Fil iyo intaan soo noolaa wax tuma ihiyE tEeen dumaar haweendumaar qaasatan hablaha facyaashay ta ahey yaa iyaqaano.khatreeeyqarancadayyareeyqiimobadandumarooo mashaaaaalah tabaarakalah inbadan sooooo dhawoow weldoooooown xaan ittaahilaaba princseseseses Rasmi riyaaq rayxaaneey lagufarxeeeey
@KhadarwaleeD5
@KhadarwaleeD5 11 ай бұрын
Sxp playlist u samee video yadaada sida Ogaandho
@MohamedRamosAbdullahi
@MohamedRamosAbdullahi 11 ай бұрын
Legend sida Somalia yeli rabo waye one day 😊
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 4 ай бұрын
Mahadsant walaalkey ❤❤❤
@lakiibrahim3387
@lakiibrahim3387 11 ай бұрын
Takbiir takbiir acuudi bi kalamatilaahi tamaati minshari maa khalaq
@Ibnunucman
@Ibnunucman 11 ай бұрын
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم 🌱
@abdiahmed6009
@abdiahmed6009 11 ай бұрын
Allahu akbar waan markii islaamka
@mahmedbarkele4589
@mahmedbarkele4589 11 ай бұрын
Masha Allaah
@BORUTV35
@BORUTV35 11 ай бұрын
Horey usoco
@SaidYusuf-fy7mk
@SaidYusuf-fy7mk 8 күн бұрын
Msha alah
@user-bl6ib9cv4f
@user-bl6ib9cv4f 11 ай бұрын
Keep going ❤
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 4 ай бұрын
Great man ❤❤❤
@engcosoble174
@engcosoble174 3 ай бұрын
Maasha'allah
@user-sz3de5ym6d
@user-sz3de5ym6d 10 ай бұрын
Mashallah alle Hala garab galo madaxwaynaha dada yar
@waryamidiya3143
@waryamidiya3143 11 ай бұрын
wiilkaas waxan kutagereya dhawr arimood oo ay ugu horayso in uu yahay qof aaminsan islaamnimo & in laga xoroobo rer galbed
@user-ih5ip1xo1b
@user-ih5ip1xo1b 2 ай бұрын
Mashaa allaah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@nuurmaxamed9030
@nuurmaxamed9030 11 ай бұрын
ilaahayoow halkoo ookan camal ah inoosoosaar
@farxiyamahamoud9878
@farxiyamahamoud9878 10 ай бұрын
Mashaalh
@queenafrica8219
@queenafrica8219 5 ай бұрын
That's great news 😀 👍 😄 👏
@zamzamwarsame7932
@zamzamwarsame7932 11 ай бұрын
Geesi masha allah
@hassanadan3115
@hassanadan3115 11 ай бұрын
Waa geesi raba in waddankiisa kabadbaadiyo burcadka reergalbeedka .
@ciiltirainacileeye9844
@ciiltirainacileeye9844 11 ай бұрын
Inta video ga TikTok kasoo aragtey ee soo tvdy ❤❤
@deqadalka9953
@deqadalka9953 11 ай бұрын
Wiilkaanoo badan Somalia alaha usoo saaro asina alaha guuleeyo❤
@quluubta
@quluubta 3 ай бұрын
Geesi wakaa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-do3mt3pm2c
@user-do3mt3pm2c 11 ай бұрын
Waxad ka soo sameysay vidoe soft were engineering work
@sahranur9152
@sahranur9152 19 күн бұрын
Allahu akbar
@amiirallaale5024
@amiirallaale5024 2 күн бұрын
waa intii laga Rabay Odawaa inuu sameeyo maalintti Doorashada
@zakisoomali1377
@zakisoomali1377 11 ай бұрын
Kaligiii TaLiye Cusub waye qayr MaLh kaLigiii TaLiz nimada😅
@nasrocabdiraxmaan4960
@nasrocabdiraxmaan4960 9 ай бұрын
Adiga maxa ka dheftay kan maalin walibo la doranayo so adigii 2023 Ethiopia badada qadan rabto
@wordmiiraddaw
@wordmiiraddaw 11 ай бұрын
This general is my favorite leader❤
@mahmedbarkele4589
@mahmedbarkele4589 11 ай бұрын
Allaah Akbar
@user-bw6ej3xs6w
@user-bw6ej3xs6w 11 ай бұрын
Jabuti mooyee France 🇫🇷 maanta meel kale kama joogo Africa....cebcalyk
@niyaaladem
@niyaaladem 11 ай бұрын
Jabuuti waqtigeeda wuu iman insh'ALLAAH.
@RahimAbdi-hg4uw
@RahimAbdi-hg4uw 11 ай бұрын
C'est un president exemplaire
@CabdicasiisAadan-nu4ul
@CabdicasiisAadan-nu4ul Ай бұрын
good
@saynabamaxamuud4982
@saynabamaxamuud4982 11 ай бұрын
Allah akbar
@AhmedMohamed-pz8cx
@AhmedMohamed-pz8cx 11 ай бұрын
Dawarsi wa waxa xasan shekh daaqada ka saaray
TRUMP OO WEERAR XUN KU QAADAY ILHAAN | 'SOOMAALI TAAGEERTAY'
27:00
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 23 М.
Sigma girl and soap bubbles by Secret Vlog
00:37
Secret Vlog
Рет қаралды 13 МЛН
WHAT’S THAT?
00:27
Natan por Aí
Рет қаралды 14 МЛН
OOMAAR XAALADDA DHABTA AH UU KU SUGAN YAHAY & MARKHAATIGA NOOL
28:03
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 137 М.
Sadaam Xuseen | Halyay islaam mise kaligii taliye || Documentry
15:01
Waaberi Media
Рет қаралды 486 М.
KALAMAAN 28 JULY 2024
10:09
KALAMAAN
Рет қаралды 31 М.
Ilhan Omar - Debate Makes a Difference
0:58
MNUDL Videos
Рет қаралды 132 М.
Dagaalkii 1977 | Guushii somaliya 🇸🇴 iyo jabkii ethiopia 🇪🇹!
30:01
It worked for me)
0:19
F&T Team
Рет қаралды 9 МЛН
Summer shower by Secret Vlog
0:17
Secret Vlog
Рет қаралды 10 МЛН
A young mother couldn't calm down her baby at the lesson #shorts
0:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 7 МЛН
Difference of girls and boys when eating sweets 😂😬
0:35
VovaLika Family
Рет қаралды 7 МЛН
And who would you choose?👇
0:20
Kitty Power
Рет қаралды 15 МЛН
Они не знали, почему он так поступил, пока
0:39