6 Caado oo Noloshaada Badalayso ( waxaa ku talinaayo Bilyaneerada )

  Рет қаралды 459,802

OGAANSHO

OGAANSHO

5 жыл бұрын

6 Naseexo oo ay kutalinaayaan raga cisaamiyiinta ah ee salka hoose kasoo bilaabay - aan kutilmaano caadooyin ay leeyihiin oo aad iyo aad kaalan uga gaysatay meesha ay gaareen
Cisaamiga waa qofka aanan hanati cidna ka dhaxlin si xalaal ah oo dhidid kiisa ah ku keenay waxay kusiinaayaan 6 caado oo ay raacaan miro dhalna ah
waxaad nagala soo xiriir kartaa
oinshar@gmail.com : omar inshar
kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 766
@adkow6784
@adkow6784 5 жыл бұрын
Qodobada oo kooban 1:aqoon kororsi 2:Sameenta jimicsiga 3:tashiilashada Dhaqalaha 4:qamaarka iska ilaali 5:ha qaadan daymaha 6:ha ilaawin dadka kale
@user-rs3co1im4m
@user-rs3co1im4m 5 жыл бұрын
♥️
@abshirnoor5414
@abshirnoor5414 5 жыл бұрын
Tnks
@mubarakmoha4468
@mubarakmoha4468 5 жыл бұрын
Perfect man
@hajijeyparton8474
@hajijeyparton8474 4 жыл бұрын
♥️♥️♥️
@deeqadaahir9312
@deeqadaahir9312 4 жыл бұрын
Thanks
@korneabdi6425
@korneabdi6425 5 жыл бұрын
Hadaad qoralkan aragto Alle caafimad qab ha kugu gaadh siiYo bisha barakaaysan ee Ramadan
@princessamal5959
@princessamal5959 5 жыл бұрын
Ameen
@suhaybyare8624
@suhaybyare8624 5 жыл бұрын
Amiin walal
@parkseo497
@parkseo497 5 жыл бұрын
ااااااااامين
@ahmedcawke5706
@ahmedcawke5706 5 жыл бұрын
Amiin
@yusuftoch7493
@yusuftoch7493 5 жыл бұрын
Amiiin
@madaxweynahamustaqbalka6979
@madaxweynahamustaqbalka6979 5 жыл бұрын
Alle dardis like igu saara inta ika danbeyso
@shaafishow4795
@shaafishow4795 5 жыл бұрын
Iso booqo siaad wx bdan iga faaido
@ibraahimcismaan6210
@ibraahimcismaan6210 5 жыл бұрын
Bismillah adi like da miyaad cunaysa mise jannay ku gayneysa
@waberihoussein2891
@waberihoussein2891 5 жыл бұрын
@@ibraahimcismaan6210 kkkkkkkk
@dreamsboy2036
@dreamsboy2036 5 жыл бұрын
Asc
@madaxweynahamustaqbalka6979
@madaxweynahamustaqbalka6979 5 жыл бұрын
@@dreamsboy2036 wcs
@abdirahman2428
@abdirahman2428 5 жыл бұрын
Wll qof wngzn aya tahay waxan ahay wil dhalinyaro ah 18 sano aya jira waxa joga nairobi hoyo iyo abo lama jogi waxan wahel kadhigta taladada wanagzan horay usoco ❤
@fariixappe9262
@fariixappe9262 Жыл бұрын
M.a
@habooncabdiahmed3859
@habooncabdiahmed3859 8 ай бұрын
M.a allah ha kuku canfaco wllo 😊❤
@jecelyahanpoi7261
@jecelyahanpoi7261 5 жыл бұрын
Allow ramadnka 10ka biri ka dhimam napd nagu geey iyi cfmd🤩🤩🤩😍
@hafsachannel3491
@hafsachannel3491 5 жыл бұрын
Aamiin
@crashidadam4746
@crashidadam4746 5 жыл бұрын
amiin
@hanadgigis8049
@hanadgigis8049 5 жыл бұрын
Aamiin sxb
@samiirshaka2751
@samiirshaka2751 5 жыл бұрын
🚫🚫🚫Kahadal Muqalkan Xaqiqadisa Comment
@abdullahi-4991
@abdullahi-4991 5 жыл бұрын
Jecel yahan poi amin
@mohammedyasin1051
@mohammedyasin1051 5 жыл бұрын
Tilmaamo Wangsn Aniga iyo Inta Ilamidka Ah eee Nolasha Hiigsi Kle Waan kuDhaqmyna Hada kadib Adbad umahdsanthy Wllkey
@neymarinhojr3085
@neymarinhojr3085 5 жыл бұрын
صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم
@norabdulahiabdi7957
@norabdulahiabdi7957 5 жыл бұрын
Ku mhdsn thy wllo mubshaR
@mohamedshafici2200
@mohamedshafici2200 5 жыл бұрын
Buugag kale akhriskodu muxu waxkutari hadanad kala furin kitaabka alle. Akhriska kaga bilow xifdinta quranka kariimka 📓
@mubarakmoha4468
@mubarakmoha4468 5 жыл бұрын
Kaasi waa wajib ina saaran muslim kasta ayna tahay inuu fahmo qur aan ka lkn tani waa horumarinta nafta iyo dhiirigelinta si uu qof ku u garto waajib kasta oo loo aburay iyo qorshaha nolosha
@mohamedshafici2200
@mohamedshafici2200 5 жыл бұрын
@@mubarakmoha4468 lkn quranku wa furaha horumarinta nafta isga la'antina sidad dontid wax u akhri kale waxunba ka dhinnanaya
@cmaalikshaafi5208
@cmaalikshaafi5208 5 жыл бұрын
Waad.mahad. Santa hay macalin
@alleqabe1045
@alleqabe1045 4 жыл бұрын
Hadafkada kowda wa aqiro After that do any thinking that you benefit
@abdurahmanabdikarin4529
@abdurahmanabdikarin4529 5 жыл бұрын
Maanta Maka Ayaan Joogaa Waxaan Kazoo cumaryzatay Aabahay Idinkana waan Idiin zoo Ducaynayaa Inuu Alaah wixii Khayra Idiin zahlo dhalinyaro
@libanabdi6425
@libanabdi6425 5 жыл бұрын
masha allah sxb aniga ramadhanka so bixi rabaa insha allah numberkaga iiso qor arimo yar cumrada kusaabsan ka waresan raba walal
@herodajiye
@herodajiye 5 жыл бұрын
Abdirahman Ck aamin wlal
@yusuftoch7493
@yusuftoch7493 4 жыл бұрын
Amiiin walal
@zaamiahmet3584
@zaamiahmet3584 4 жыл бұрын
amiin amiin amiin wllo
@maxamedali9773
@maxamedali9773 4 жыл бұрын
Masha allah Aamiin wll
@heerzare_chanel9306
@heerzare_chanel9306 5 жыл бұрын
MaanTa Wa JuMce IguLa ZalIYa Nabiga Scw scw
@abdirahmanxoosh6183
@abdirahmanxoosh6183 3 жыл бұрын
Scw scw scw
@hanaadam950
@hanaadam950 5 жыл бұрын
Dhiira galiye omar inshar ilahey waxan kaaga baryaya inaad liibanto aduun iyo aakhiro
@Dalle_africa
@Dalle_africa 5 жыл бұрын
Ogaansho waxa uu kamid Yahay ama ugu horeeyaa Chanelska ugu Faa idada badan somalida
@ahmediidow3446
@ahmediidow3446 5 жыл бұрын
Saxiix
@subscribelikesharecomment7843
@subscribelikesharecomment7843 5 жыл бұрын
Ha sxb
@mohamudabdi1627
@mohamudabdi1627 5 жыл бұрын
Waa saxiix
@fahadibraahim1251
@fahadibraahim1251 5 жыл бұрын
Ogaansho waa channel aad wx loga faaido aqoon oo dhan ayaad ka helaysaa mncha allah ..
@suubansidiihoyadeedmacaan1074
@suubansidiihoyadeedmacaan1074 5 жыл бұрын
Insha allah maanta waxeey kadanbeeyo waa in aan go.aan qataaa oo 25 musheerkeeyga save gareeyaaa allow itus anoo wax save gareeyay aamiin aad ayaad u mahadsanatahay wallal omar
@user-wt3uq1iw7f
@user-wt3uq1iw7f 3 жыл бұрын
Haye after 2yrs, maxaa save gareeysatay maka dhabeeysay goaankaga.
@Ladan-gs1zg
@Ladan-gs1zg 2 жыл бұрын
@@user-wt3uq1iw7f 🤣🤣🤣
@user-wt3uq1iw7f
@user-wt3uq1iw7f 2 жыл бұрын
@@Ladan-gs1zg kkkk soo sax ma ahannoo heee, goaana meeshaan lagu soo qoreo faaata dhu dheh
@mohavlogs855
@mohavlogs855 Жыл бұрын
3sano kadib masamaysay
@kheyrfidiyemedia6352
@kheyrfidiyemedia6352 2 жыл бұрын
Note 📝 ayan sameynaayay intaan dhageysanaayay 1: reading 📚 2: daily body building 💪 3: financial management using 20/80 through managing needs and scarcity, using 80% and storing 20% 15% for food, 25% for housing, 15% for tourism and excess things 4: don't leave helping parents and relatives and whoever needs helping. 5: get rest 😴 and go to the tourism 6: train your self and others, ( keep learning)
@cabdalla1347
@cabdalla1347 2 жыл бұрын
Waxaaga af soamaali ku qoro si aadan u kala iloobin
@princessamal5959
@princessamal5959 5 жыл бұрын
Dad kan like baa Ku wash teen ogaansho macalinkena👏🏽👏🏽
@DhalinMedia
@DhalinMedia 5 жыл бұрын
Mash,allah Mowduuca Xiisa badan Oo Aan saakay Sugaayeye wlh
@cabdishakurrashiid4826
@cabdishakurrashiid4826 5 жыл бұрын
Thank u brother for your motivation u are really change my live u are father of motivation ! go foreword
@Eduruus
@Eduruus 5 жыл бұрын
اللهم بلغنا رمضان
@CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY
@CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY 2 жыл бұрын
Tii xigtay ayaa soo dhow alah hayna gadhsiyo
@sahamiyemedia6013
@sahamiyemedia6013 2 жыл бұрын
Tii xigtayna wey ina soo gashay tolow qofkan qoraalkan soo qoray ma noolyahay❤
@suhaybahmed8714
@suhaybahmed8714 2 жыл бұрын
@@sahamiyemedia6013 laga yaaba
@cumardinix9463
@cumardinix9463 2 жыл бұрын
@@sahamiyemedia6013 way dhaman rabtaa ee tan kale ilaahay hanagaar siiyo i.a
@youngmali329
@youngmali329 2 жыл бұрын
Loopo o
@nasraali1885
@nasraali1885 5 жыл бұрын
Muwduuc faido leh weeye cumar inshar waxbadan ayaan ka faiday hore u soco
@ahmedyeyofficialchennel1151
@ahmedyeyofficialchennel1151 5 жыл бұрын
ALLE Dartii. Ba idiin Jeclahay. Ee Badala Nolashiina
@Chanariofanny
@Chanariofanny 5 жыл бұрын
omar no zo siyadi barmamijyadan oo kale ...kuwan ayana kaga barany☺ manta wax badn aya nop iftiimisay runti oo ana meel.kale ka heleeen thnkz😍pro
@madaxweynahamustaqbalka6979
@madaxweynahamustaqbalka6979 5 жыл бұрын
Alx ani deen leyguma leh lacagta bisha i soo kashay kiro bil iyo wixi lamidaha waxaan bixaya 100 % 20 ayaa ku dabara s/kale subixi marki aan dugado salada subax ma sii jifto wixi ka danbeyo waqtikas lkn wax aqrinta ayaa aad u Jeclahay wlh Raga aan isku dada nahay iyo ani farqi weyn ayaa ino dhaxeya alx alle ayaa mahad u sugnatay
@sir__cmc
@sir__cmc 5 жыл бұрын
ILaHay cafimad ramadaanta Kugu gaadhziiyee like isaara wlo
@caarifjama64
@caarifjama64 5 жыл бұрын
INTII MUSLIM AH RAMADAN MUBAARAG WLALYAAL
@KhalidKhalid-rv9ro
@KhalidKhalid-rv9ro 5 жыл бұрын
Marwalba oo social media ku jiro waxan sugaa mawduucyadaada xiisa leh from Hargeysa
@mrxudayfi6947
@mrxudayfi6947 3 жыл бұрын
Waa si wanagsan lkn maxaagalada u keenty Somali oo dhan baa sidasee
@ahmedsaadak4630
@ahmedsaadak4630 5 жыл бұрын
Mahdsanid Cumar Inshaar Hore Usoco Boweh😍😘
@fagasestudio1363
@fagasestudio1363 5 жыл бұрын
Ilaahay Janada Haku geeyo Wanagaas Macalin Anagana Allaha Naga Dhigo Kuwii Nolosha Dhabta CalaF Uyeesha Ileen Calafka Wax walba Kow Ahee✋
@Najm152.
@Najm152. 5 жыл бұрын
subscribe iisaar zhp
@ahmedartan360
@ahmedartan360 5 жыл бұрын
Waa lix caado oo aan Isku arkay lol
@mrxudayfi6947
@mrxudayfi6947 3 жыл бұрын
Waan ku suganaa inan mardhaw maqalno ahmed waa billineer
@Basso1099
@Basso1099 5 жыл бұрын
Mansha alla Wll Wad MahadsanTahay InTas O Kaliya So QoriMayaan Iyado Mawduc Dhan O Naftoda BadaLayo LaGa HadLayo Ayey So Qorayaan Like & Wax an Micno Lahayn Somali Faido MaleH WaliGodna Horumar Gadhimayaan
@ayuubcsamad9018
@ayuubcsamad9018 2 жыл бұрын
Dadka qaar weye wll
@kingfmotivation3048
@kingfmotivation3048 5 жыл бұрын
Congratulations wllky Omar inshar 💋❤💋❤💋❤💋
@sakariaahmad416
@sakariaahmad416 5 жыл бұрын
Cumar muuqaaladada inta aanan dhageysan ka hor waxan soo qaataa earphones🎧
@sheekhfaaraxmacalincumar6128
@sheekhfaaraxmacalincumar6128 5 жыл бұрын
Asc jimco wngsn An kusalino Xabibkena mohamed scw Waa malin jimce Ana badino istigfarta iyo aqrinta suratul kahfi ❤✔🤲
@sucdimaxamed5070
@sucdimaxamed5070 2 жыл бұрын
Salalahu Calayhi wasalam
@jamiiloabdiqadir2539
@jamiiloabdiqadir2539 5 жыл бұрын
Allaha ku barakeeyo Kuna xafido aduun iyo Aakhiro
@hoodaaleproduction5256
@hoodaaleproduction5256 5 жыл бұрын
Xumaa Oo Niyad Jab Waynaa Markaad Mawduuc U Hagar Baxdo Una Miidho Maankaaga Kadibna La Wadaagto Dadka Aad La Jeceshahay Wanaaga iyo Horumarka Balse Markaad Soo galiso Muuqalka ay Hoostiisa Ku Dawarsadaan Like Love intii Ay Uga Mahad Celin Lahaayeen La Taliyohooda Jecel (Soomali) Mahad Hakaa Gaadho Cumaroow.
@abdirashidmohamud8767
@abdirashidmohamud8767 5 жыл бұрын
Mahadsanid bro. Isheeg wll buugga " 70% ayad isticmasha waxaaga" cover kiisa waxa ku qoran bro.
@cabdurraxmanhassan5656
@cabdurraxmanhassan5656 5 жыл бұрын
Mahadsanid Walalkay Omar inshar, Allaah Ajir hakaa siyo.
@user-fs2wm9gz6f
@user-fs2wm9gz6f 5 жыл бұрын
«رمضان المبارك قد جاء.»
@munira005
@munira005 5 жыл бұрын
Waa ku Mahadsantahey Sheekada Qaaliga ah Aleylahey. Fadhiga aan ka koco Aqrus baan bilaabi Insha Allah
@shaafishow4795
@shaafishow4795 5 жыл бұрын
Iso booqo si aad waxbadan iiga faaido
@mascuudcumar1578
@mascuudcumar1578 5 жыл бұрын
Jazaakallahu khyran wlhi waa arin xaqiiqada ku salaysan aad ayaan uga helaa wax garad nimadaada iyo sidaad noosoo gaadhsiiso alle haku barakeeyo
@engharunmohamed9753
@engharunmohamed9753 5 жыл бұрын
Masha alalh jazkalalh wlo omar in badan ayan radinyay in aan ka muuqdo dadka ugu horeeya ee comenti ka bixiya warbixtanka noso gudbiso waxan watay codsi ah wlo in aad codkgga qoral ahan uraciso hoos si ay uga fa idystan dadka aan alalh siin dhagaha aniguma dhago alalh wa isiiyay alxm lkn waxan u damqaday wlalahy aan allah siin maql marka wllo codkga oo qoral ah vidoa hoos ka raaci
@abdullaahimohamed4839
@abdullaahimohamed4839 5 жыл бұрын
Cumar wll salaan sare iga gudoon waxan kaso hadlaya baydhabo janaay ❤
@khaalidelmantv7187
@khaalidelmantv7187 5 жыл бұрын
Man sha allaah zxbow halka ka sii wad waxaan ka codsaneyna ramadaan in aad soo dhigto quraan ,nashiido,xadiisyo qisooyin,
@sahidsalahjamac1808
@sahidsalahjamac1808 5 жыл бұрын
Mahad sabid wll inshar
@aaminacalibadiye8862
@aaminacalibadiye8862 5 жыл бұрын
Boowe Jazaka Allah kheyr! ✌✌🤲🤲✌✌
@axmedistuura
@axmedistuura 5 жыл бұрын
Aad iyo aad ayaan kuugumahadcelinaa walaalkey cumar inshaar.
@cabdi_xasan
@cabdi_xasan 5 жыл бұрын
Mahadsanid macalin Omar inshar
@abdimajiid5351
@abdimajiid5351 5 жыл бұрын
Aadiyo aad baadu mahad santahay wallalo Anaga caqabada jirtaa waxaa weeye mahaysano waxaan akhrisano waayo buugaagta badan koodu waa English iyo Carabi. mana jirto Cid isku taxalujisay turjubidooda
@aqoonsahmiye6699
@aqoonsahmiye6699 3 жыл бұрын
Xalku waa labadaa luuqadood midkood sifiican ubaro
@bilaabinubilaa28
@bilaabinubilaa28 5 жыл бұрын
الله يبارك يا اخي
@Muwaxid10
@Muwaxid10 5 жыл бұрын
Aniga ahan Wll Omar Aad Ban U jeclahay Wax Akhrinta Inta Ila Jecel Wax Akhrinta Love Ha Isaraan ❤❤
@alcasaa22channel19
@alcasaa22channel19 5 жыл бұрын
Ogaansho waa kanaalka maskaxda badelo una badelo dhanka fcn
@jamacmuuse4173
@jamacmuuse4173 5 жыл бұрын
Ogaansho Media Allh h brkyo Amiiiiiiiiiiiiiiiiin
@c-c-ckeepgoing
@c-c-ckeepgoing 5 жыл бұрын
Alaw caafimaad qab nagu gaadhsii bisha barakaysan amiin
@sheekhfaaraxmacalincumar6128
@sheekhfaaraxmacalincumar6128 5 жыл бұрын
Wll cumar inshaar aad ugu xiranhy chanalkaga wax bdn kafaidaY Shukran Aqii OGAANSHO IS THE BEST CHANEL
@mrliban8330
@mrliban8330 5 жыл бұрын
Shukran wllky Omar Inshaar
@abdulahiilmi1586
@abdulahiilmi1586 5 жыл бұрын
Ninkaan wlhi waa dhiirigaliye wayn weeye I like his thought s
@suleymaansalah7677
@suleymaansalah7677 5 жыл бұрын
Wa marki ugu horeysay in aan noqdo qofkii 3aad bahda ogaansho mahadsanidiin specially omar inshar keep going my pro,,,,,
@zaabirjamac1915
@zaabirjamac1915 2 жыл бұрын
Teacher omar inshaar after three years oo laga joogo xiligan ma uma lee kartid sidaa isku badal alxm thanks teacher
@Newera9919
@Newera9919 5 жыл бұрын
maanta oo dhan sugaaaye
@ciilowcaraayeshibis6773
@ciilowcaraayeshibis6773 5 жыл бұрын
Mashaa Allah ustaad omar allaha ku xifdiyo
@yahyeahmed4775
@yahyeahmed4775 3 жыл бұрын
intabadan ad akhriso wa inta badan aad ogtahay inta badana aaad wax ogtahay wa inta badan fa'idada badanayso❤️
@halimorage345
@halimorage345 5 жыл бұрын
Jazaaka allahu qeeyran walaal cumar iinshaar
@shaafishow4795
@shaafishow4795 5 жыл бұрын
Hadaa Wanaaga Iyo Qerka jaceshahay Iso Booqo Si aad waxbadan ufaaido
@Macalimow48
@Macalimow48 5 жыл бұрын
Masha Allah aad ayaad u mahadsantahay walaal cumar inshar jazaakallahu kheyr Daka dhageysanaya wey badan yihiin lakin intafahmeysa ayaaba aad u yar!
@sahaljamac2709
@sahaljamac2709 5 жыл бұрын
شكرا اخي عمر 👍
@user-lo7rm9jo4o
@user-lo7rm9jo4o 5 жыл бұрын
Jimca mubaarak ustaad jazakallah kheyr Janadii baan kugu duceeyay ❤
@mohamedaden8637
@mohamedaden8637 5 жыл бұрын
Walal Cumar Alle haku barakeeyo , runtii waan ka faaiidaystay talooyinkan qaar kamid ah waan ku dhaqmaa , qaarna waxaan rabaa inaan sii xoojiyo. Walal noloshayda waxbadan ayaad ka badashay. Waxaan kaliya oo ku odhan karaa waa jazaakalahu khayr. Thanks a million akhi
@AbdirisaqNour114
@AbdirisaqNour114 5 жыл бұрын
Thanks Mr Omar inshaar malin yaan gaari doona Meesha aan rabo Waana ku soo sheegi doona horay u soco wax badan yaan ka faiday inahllh waan is arkayna.
@secretdiamond1745
@secretdiamond1745 5 жыл бұрын
Mahadsanid Omar inshar
@najaxinajiinow3077
@najaxinajiinow3077 5 жыл бұрын
Ma sha allah shukran abwe
@saladqu
@saladqu 5 жыл бұрын
Mowduuc aad u qiima baadan weeye. Mahadsanid Cumar inshaar
@Abshirjama5
@Abshirjama5 5 жыл бұрын
Mahadsanid walal omar inshaaar
@asmeeyamohamuud2679
@asmeeyamohamuud2679 4 жыл бұрын
JasaakallaHu khyr Wll Ustaad cumar
@ahmedromanio
@ahmedromanio 5 жыл бұрын
Mansha Allah mclin shukran aqi
@hawasheikh1307
@hawasheikh1307 2 жыл бұрын
Mahadsanid walal omaar dhirigalita iyo dadhalkaga wcn.
@mohamedabdirashidosman1640
@mohamedabdirashidosman1640 5 жыл бұрын
Mahadsanid Walaalke Cumar
@mukhtarkabacade1681
@mukhtarkabacade1681 5 жыл бұрын
Mahadsanid zxp omer
@craxmanmaxed9189
@craxmanmaxed9189 5 жыл бұрын
Mahadsanid sxb Cumar
@hal-abuurhayle8659
@hal-abuurhayle8659 5 жыл бұрын
Mahadsanid omar inshar
@AxmedSaalaxProduction
@AxmedSaalaxProduction 5 жыл бұрын
Jimce wacan Ustaad Cumar Inshaar iyo Qof kaste oo akhrinaya lifaaqan.
@anasabdirahman2010
@anasabdirahman2010 5 жыл бұрын
Omar inshar macalinka dhiragaliyaha ee qarnigan Mahadsanid walal jazakallah.
@xikmado2801
@xikmado2801 5 жыл бұрын
Masha allaah thanks ustaad Cumar inshaar
@xidigdhulchannel6336
@xidigdhulchannel6336 5 жыл бұрын
Manshallah hormar wacan wllky Jazaakallah kheyr
@tooahiinegimer8196
@tooahiinegimer8196 5 жыл бұрын
Mahadsanid cumar wll
@saidamohamud224
@saidamohamud224 5 жыл бұрын
Mahadsanid cumar inshar
@MohamadAli-fn6gv
@MohamadAli-fn6gv 5 жыл бұрын
mahadsanid wll omer inshaar
@engfathicshare8021
@engfathicshare8021 5 жыл бұрын
Ilaahy hanyga dhigo
@kim__phatxi8715
@kim__phatxi8715 2 жыл бұрын
Mahadsanid aabo ogaansho wax badan kaa faiday
@parkseo497
@parkseo497 5 жыл бұрын
شكررراااا يااااخي عمر
@apdiaziiz4662
@apdiaziiz4662 4 жыл бұрын
Hadii uu hadafka aan lee yhy ii rumoow waan ku xuzi doona in aad ka mid ahayd dhiirgaliyaazhayada nolozha Alle ha ku dhawro
@sahidsalahjamac1808
@sahidsalahjamac1808 5 жыл бұрын
Anigu waxan isdehelaha wllkay inshar madax waynimo halo dibo
@xasancumarmaxamuud833
@xasancumarmaxamuud833 5 жыл бұрын
Mahadsanid cumar guuleso walal
@malaqdooy5138
@malaqdooy5138 5 жыл бұрын
Masha Allah walalkey jazakumullah kheeran wax xikmad ah nosoo jeedistey
@abdiadan5961
@abdiadan5961 5 жыл бұрын
Masha allaah macalin noleshayda wax baden ka badalay omer horay u soco 💯✅🆘️♥️
@Durraaan
@Durraaan 5 жыл бұрын
Mahadsanid, wax badan baanu kaa faaiday. Omar.
@hajarachannel223
@hajarachannel223 5 жыл бұрын
masha allaha jazakalahu soboqda wano hooyo channel
@wadanihubaysan3050
@wadanihubaysan3050 5 жыл бұрын
Mnsha lah ilahay ha ku xafido bro omar
@siciidjava4216
@siciidjava4216 5 жыл бұрын
Mahadsanid bro Sidoo kale maanta waa jime surah Alkahf iyo salliga nabigeena suuban NNKH aan isku dayno nafta aan ku adkayno.
@maymuunmaxamed7648
@maymuunmaxamed7648 5 жыл бұрын
M.a wad mahadsan tahay wllkey hore usoco hormar wacan😍😍
@burkadiikoow8047
@burkadiikoow8047 5 жыл бұрын
29 4 2017 la aas aasay sedax biri ka dhiman lama diisa Sano hampalyo Sxb maalintaa ilaa hada waaku lasocdaa horay usoco @ogaansho
@xamdicabduulemaxamuud7412
@xamdicabduulemaxamuud7412 5 жыл бұрын
Masha allha wll
@maryamosman955
@maryamosman955 5 жыл бұрын
Masha allah thanks walal wax badan aan kaa faaiidney wlhi Mahadsanid horeyna usoco😍
Maxay Qasab u Tahay in aad aamusnaanta Barato
13:49
OGAANSHO
Рет қаралды 325 М.
Зачем он туда залез?
00:25
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 3,2 МЛН
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 2,8 МЛН
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 46 МЛН
아이스크림으로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 60 МЛН
Maxaad 6 Bilood Ku Xaqiijin Kartaa ?!  Sidaan Ma Filaynin .
14:02
052 | 12 | Dadka iswanaajin ku kasbo ka dib ku danayso!
36:31
Sahan Podcast
Рет қаралды 33 М.
Ninkaan Hadii Aadan Aqoonin wax badan ayaa ku dhaafay .
12:49
OGAANSHO
Рет қаралды 207 М.
Ku socoto  20 - 25 jirka | 10 naseexo oo muhiim ah | Noloshaada
12:43
Maanta kadambe Si aanan Qadaadka lagaaga Dharbaaxin .
14:57
OGAANSHO
Рет қаралды 243 М.
Зачем он туда залез?
00:25
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 3,2 МЛН