Maxay Muuqaal Sameyntu Muhiim U Tahay?

  Рет қаралды 24,069

Warsame Bade

Warsame Bade

9 ай бұрын

👨🏽‍💻GET Courses - wa.me/252905616363
🍿 WATCH NEXT:
7 Qaab Ood Online Lacag Uga Sameyn Kartid: • 7 Qaab Ood Online Laca...
Aduunku Waa Isbadaley 2022 ChatGPT: • Aduunku Waa Isbadaley ...
Sameyso Maskax Labaad!!: • Sameyso Maskax Labaad!! 🛑
Ganacsi Ha Bilaabin Hadii Aadan 9 Arin Aadan Sameyn: • Ganacsi Ha Bilaabin Ha...
⚙️ All LINKS:
🎵
✍️

📚
👨‍💻
MY COURSES:
👨🏽‍💻 Courses - facacusub.com/
MY OTHER SOCIALS:
📱 TikTok - / warsame_bade
📸 Instagram - / warsamebade
🎥 Facebook - / warsamebade101
GET FREE MONTHS:
Shopify 3 months Free Link. shopify.pxf.io/facakoraya
Canva 1-month FREE Link: partner.canva.com/facakoraya

Пікірлер: 81
@hubaal85
@hubaal85 9 ай бұрын
Walaal waa iga goantahay inaan noqdo muuqaal sameeye laakin howshu ma fududa adiguna walaal waad mahadsantahay dhirigilinta aad nala garab taagan tahay ilaahey ajir ha kaasiiyo marka aqii fursadane nama seegi doonta insha alaah❤❤❤❤❤❤
@Sooyaal252
@Sooyaal252 9 ай бұрын
Waan Eegay Lkn Wxn Arkay In Coursigu Aad U Qaali Yahay Marka Loo Eegayo Tabarta Dhalinyarada Soomaaliyeed Markaa Waan Rajayn Lahaa Inaad Dib U Eegto Waayo Cida Iibsanaysaa Waa Dhalinyarada Soomaaliyeed
@zacduushppe5124
@zacduushppe5124 9 ай бұрын
Mahadsanid ustaad warsame
@ibrahimisco8251
@ibrahimisco8251 9 ай бұрын
🎉coming son 100k
@fawsiajano
@fawsiajano 8 ай бұрын
Maasha allaah Ustaad Alle Hakuxafido🦋
@Abdulaahiabdirashiid-nx4ws
@Abdulaahiabdirashiid-nx4ws 8 ай бұрын
Mnsha allah wll Allaha ku barakeeyo
@Carab_Oslo
@Carab_Oslo 9 ай бұрын
Maashaallh ustaade horay usoco you deserve more than
@ruqiaosman9659
@ruqiaosman9659 9 ай бұрын
Maansha Allaah, Alle haku xiftiyo Xasanaad aan if iyo Aakhiro toona kaa go'in Alle hakaaga dhigo insha Allaah
@abdulaahiabdimaalik1131
@abdulaahiabdimaalik1131 9 ай бұрын
Msha allah ustaad mahadsanid run ahaantii wax badan ayaan kaafaaidey
@user-uz6zm8ey5p
@user-uz6zm8ey5p 8 ай бұрын
Great man❤
@cabdiyuusuf5090
@cabdiyuusuf5090 9 ай бұрын
M.a ustaad ilahey haku barakeeyo marka ku dhageysto xaqiiqdii enerjigeeya ayaa sare u kaca yacni nashaad ayaa dareemaya oo waxa ii muuqaneeso anoo kalsoni ahaan guuleysanayo qof danbe inaa u shaqeyo ka guuleysanayo si aan ku faraxsanahay ee wax noqon doonan aniga ahaan shumaca ayaa ii shiday ilahey haku shido insha,Allah guuleyso👍
@NimcoChannel279
@NimcoChannel279 8 ай бұрын
❤❤
@najmamohamed7272
@najmamohamed7272 5 ай бұрын
Wllo halkee kala soo xariira ana wax dhan wan fahmi layhy
@fardawsaaabdi3038
@fardawsaaabdi3038 9 ай бұрын
Thank u macallin warsame illaahay haku karaameeyo
@yousufxareed8990
@yousufxareed8990 9 ай бұрын
Thanks wll go forward
@Cawilpoy
@Cawilpoy 9 ай бұрын
Thanks Shp
@user-xn9hi6um6h
@user-xn9hi6um6h 8 ай бұрын
Ustaad Alle haku sharfo,waan ka faiiday❤🙌💯
@JEEMIS27
@JEEMIS27 9 ай бұрын
Soo badi pro
@Mohamedkamal0
@Mohamedkamal0 8 ай бұрын
99k ❤ masha alllh ustaaad
@NaifFxTrader
@NaifFxTrader 9 ай бұрын
coming soon ustad❤
@Hadaf-Yeelo
@Hadaf-Yeelo 9 ай бұрын
ustaad waa mhdsantahay jazaka allh wxn ku weydinaa coursk preview malahan miyaa ama muqaal horudhaca ooka hdlaya contents-ka course-ka mahadsanid
@DalmarAli-kw1jx
@DalmarAli-kw1jx 9 ай бұрын
Mnsh Allah 💯 coming son
@user-lx8yu6qo1e
@user-lx8yu6qo1e 8 ай бұрын
thanks ustaad waxaan ubaahnaan lahaa koorso video editing
@user-zh4oj1jk6j
@user-zh4oj1jk6j 9 ай бұрын
M.a wll, sadex shay aan muuqaaladaada aan ka fahmay ayaan rabaaa wakhti 100% aan galiyo waxan rajaynayaa inaan ku guul darayssn, in.a mahadsanid bowe soo gudbintaada
@aminaaliyassin3530
@aminaaliyassin3530 9 ай бұрын
Coming soon 100k🎉❤❤
@zeinabhassan3438
@zeinabhassan3438 9 ай бұрын
Link ga soo dhig ustad.
@UstaadAbdinasirAli
@UstaadAbdinasirAli 8 ай бұрын
Wow
@liban.M.Gurbiye
@liban.M.Gurbiye 9 ай бұрын
Way iman 100k insha allah
@cabdiwalimohamad1528
@cabdiwalimohamad1528 8 ай бұрын
nice thechar telephankaygu waa oppo malagu samayn karaa iditingka
@user-fu4lh7qb9w
@user-fu4lh7qb9w 8 ай бұрын
Asc wllo waxaan ku waydiyeey dhaalin yarada dalkii joogta ee aan debeda loo jirin ee channelka leh wax aad ku caawin kartan ma jirta
@DIGAALEMUSIC
@DIGAALEMUSIC 9 ай бұрын
100kun comibg soon bro
@Samiirismacil
@Samiirismacil 3 ай бұрын
Mahad sanid zhp
@sadiiqmuqtaar8569
@sadiiqmuqtaar8569 9 ай бұрын
Coming soon 100k 💯
@mohamedhersi6975
@mohamedhersi6975 8 ай бұрын
Masha allah allaha ku xafido Mideeda kale ustaad course numberka wax Jwb ah kama Helo wali bal arinkaas inaga xali insha allah
@liban.M.Gurbiye
@liban.M.Gurbiye 9 ай бұрын
👍
@fasababdi5964
@fasababdi5964 9 ай бұрын
😊
@user-fb3ik6ck5i
@user-fb3ik6ck5i 9 ай бұрын
Coming soon 100k🎉
@RayanMahamed-su4jt
@RayanMahamed-su4jt 8 ай бұрын
Wll labar kaaga nala wadaag adigoo raaliya
@MahfuudAbdulahi-wf6gd
@MahfuudAbdulahi-wf6gd 9 ай бұрын
Coming soon 100k zero to hero
@kamela775
@kamela775 9 ай бұрын
Meeqa waaye course
@alinoor7648
@alinoor7648 9 ай бұрын
Shp ma nala wadaagi kartaa laptops 💻 ku fcn vedio editing iyo graphic design oo weliba qiimahoodu macquul yahy
@user-ur9gx6qf1q
@user-ur9gx6qf1q 9 ай бұрын
Sxp video editing course aa kaa sugaynaa❤
@CabdikariimMaddaale
@CabdikariimMaddaale 9 ай бұрын
MAHADSANID 🎉❤
@NasrudiinIpraahim
@NasrudiinIpraahim 9 ай бұрын
Alla markii horaa ku daawan jirey ka dib magcaaga iga lumay keliya waxan kaa xuusinaatey Alaahu mustaccaan lkn caawa waa iga soo xor baxadey saan u farxey wali videoga ma daawan 😮❤
@Juusto2dhagax-ic5ts
@Juusto2dhagax-ic5ts 9 ай бұрын
Warsame sxp course video editing noo soo gali
@abees476
@abees476 8 ай бұрын
Warsame walal anigu adobe premiere pro ayaan aqaan laakiin shaqo waanku waayay maxaad igula talin lahayd❤
@aswanabdikadir9475
@aswanabdikadir9475 9 ай бұрын
Warsame bade waa ku jeclahay wll waxaa kaa codsanayaa inaa sikhaas ah ila soo xiriirto
@arahmanmohamedali1506
@arahmanmohamedali1506 9 ай бұрын
Wllhi hal maalin ayan Facebook ku arky muqal xiiso bdan oo 7 qodop samey si aad horu mar ugarto in ku soo helo marlabad wakhti ayay igu qadatay🎉❤
@KurulusOsman-12374
@KurulusOsman-12374 9 ай бұрын
Waxad aad jeedo wanu garanayna wllo 😊
@mohauniquetech4410
@mohauniquetech4410 9 ай бұрын
Team Ka editing Ka wadba Ku liidataan
@amenibrahim9596
@amenibrahim9596 9 ай бұрын
Vlogs barayahan kama hayno uztaad bal wadamada tagatayen qaar vlog no zoo duub
@HamzeDiriye
@HamzeDiriye 9 ай бұрын
Asc macalin madsanid runti maanta OO jumcee ah waxan rabay inaan KZfaq channel aan bilaabo lakin nasib daaro waan kaa qustay ee hada oon muqaalkan aan dawaday waxan diyar uu ahay inann bilaabo ان شاء الله. جزاك الله خير
@hoodo9260
@hoodo9260 9 ай бұрын
Xaqiiq macalinkayga tahay Lakiin course ka xagee kaga soo biraa?
@user-vb7dk9dn9w
@user-vb7dk9dn9w 8 ай бұрын
ani jar ma iga shaqayso oo duco qaado wll oo bilaash igu bar alle ayaa kaa raali noqon plz
@ismailAbdikarim8305
@ismailAbdikarim8305 9 ай бұрын
Ustaad Warsame isbuci inaad 4 ila 3 Video no so galiso ban rajeynaya
@ishwaaqaxmed5073
@ishwaaqaxmed5073 9 ай бұрын
Courseska waa qaali saaid ah dhalinyarada somalia joogta weliba wey ku adagtahay ee discount fiican u samee ustaad mahadsanid
@hamdafarah825
@hamdafarah825 9 ай бұрын
Wakhtiga school dhigany marka ardayda casharada uu sharaxo ku adag waxa uu fahmi jiray sii wngsan❤❤
@mustaphesaedadam7478
@mustaphesaedadam7478 9 ай бұрын
Ustad wan kusalmy kdip Wxn kacodsnya inad course kan isiso ado mhdsn munasibada 100k zxpyal like isara si ustadka ugadho 🖐️♥️
@zakariyezak
@zakariyezak 9 ай бұрын
Teamkaga dadka siwanaagsan ulama hadlayaan sxb ee kuwa kale shaqo diyaar u ah keen sxb
@Mazin.t27
@Mazin.t27 8 ай бұрын
Nio waku tagera maxa ileedahay✌️
@dryahyeomar6870
@dryahyeomar6870 8 ай бұрын
Sidee ayaa ku sameysan karaa lacag aniga OO xafada an jogo
@hibomohamed1
@hibomohamed1 9 ай бұрын
Qiimuhu waa imisa
@DrbdirahiimMuuse
@DrbdirahiimMuuse 9 ай бұрын
Ustaaad forex kaso xadal ado mahd san
@kingmudu9773
@kingmudu9773 9 ай бұрын
Thnx Ustaad❤ wxN rajeynayaa MrkN 100k Aan Gaadhno inaN Course free ah heli doono I.a
@anythingishowspeed
@anythingishowspeed 9 ай бұрын
100k markaad gaadho shp 100 dollar isii youtubeka waan kula bilaabtay adon 10k gadhinba ku dawan jirey❤
@user-ng8go4ni9u
@user-ng8go4ni9u 8 ай бұрын
🎉Hadal badan haan ma buuxsho
@arbegamer143
@arbegamer143 9 ай бұрын
Wll waxan leeyahay channel 1k+ maraya hal mar ayaan codsaday monetization aan codsaday lkn waa la iga diiday mar labad ina codsado raba maxa qalab u bahanahsy
@wllek1776
@wllek1776 9 ай бұрын
Sxp Hda Ani iga Gadato kabaran wxa Ahay timo jare wxa Na ubaHa nahy xiRfadeyda my melaa kusoo ban Dhigo 🙏
@KingCabdalla-ox3cg
@KingCabdalla-ox3cg 8 ай бұрын
Congratulations teacher
@aweysali841
@aweysali841 9 ай бұрын
ustaad wxaa kuweydiinaa adiga iyo team kaadaada courso forex maheysiin ustaaad dhalinyaro badan oo ubaahan ayaa jirta courso daad
@aweysali841
@aweysali841 9 ай бұрын
jwbaataadu waaa noo muhiim ustd thanks
@mahamudh6983
@mahamudh6983 9 ай бұрын
Way iqorshaysantahay 2024 muqaal samayntana horaan u aqaanay hal koorsana wan kuu tuurtay si aan usii hormariyo xirfadyda
@mohamedzulup-jn5sm
@mohamedzulup-jn5sm 9 ай бұрын
Inaan bilaabo wa jeclahay lkn mxn so gudbiya
@shaafofficial
@shaafofficial 9 ай бұрын
2 Sano ayaan KZfaq wax ku soo Gudbiyaa In kastoo Aana joogteyn haddana waa rajeynaa insane maalin uun aan Ka gudub caqabadha iga heysta in aan fire noqdo.
@Mrwaryaa0
@Mrwaryaa0 9 ай бұрын
Hdii aan KZfaq dib u bilaabi lahaa 2024 maxaan samayn lahaa. Maxad uga badashay cinwanka waxa uu aha mid so jidasho leh walhi
@abdirahmansiat6
@abdirahmansiat6 9 ай бұрын
Euro waaye dollar maahane
@Mrwaryaa0
@Mrwaryaa0 9 ай бұрын
Warsamow walal video gaga Facebook ma dhiggan karra
15-kan Talo Waxay Ku Dhaafin Doonan Qofkasta
13:34
Warsame Bade
Рет қаралды 45 М.
Sidee Ganacsi Loo Bilaabaa?
18:47
Warsame Bade
Рет қаралды 27 М.
SPILLED CHOCKY MILK PRANK ON BROTHER 😂 #shorts
00:12
Savage Vlogs
Рет қаралды 11 МЛН
DAR DAARAN DHALINYARADA KU SOCDA
19:00
Maaweell
Рет қаралды 87 М.
7 Qodob Oo Noloshaada Waxweyn Ka Badali Doona.
13:04
Warsame Bade
Рет қаралды 52 М.
HADAAWANIN HADAAD ASAD HAJIO NECEBTAHAY .
9:15
Mohd Islam 2
Рет қаралды 191
Jaceelka Beenta Ah (Tababar Maskaxdaada)
11:41
Shaahid Beesaani
Рет қаралды 22 М.
5 Fursadood Ganacsi Oo Dalka Ka Banaan.
12:48
Warsame Bade
Рет қаралды 88 М.
Waamaxay Podcast horta ? sideed u aragtaa magaca cusub .
9:12
Omar Inshar
Рет қаралды 23 М.
11 Samee Si Aadan U Guuldareysan.
12:56
Warsame Bade
Рет қаралды 28 М.
Sidey U Noolyihiin Dadka Indonesia 🇸🇴🇮🇩?
13:20
Warsame Bade
Рет қаралды 18 М.