DAR DAARAN DHALINYARADA KU SOCDA

  Рет қаралды 86,237

Maaweell

Maaweell

3 ай бұрын

Пікірлер: 295
@hodannutritionistgirl8226
@hodannutritionistgirl8226 3 ай бұрын
Ilhow waa bil ramadaane sheekhan danbigisa dhaafe kii waalidkii, walalhii iyo awaalida dhaaf ilhow caafimadkiisa iyo cimirigiisa raaji ilhow wiilkiisi dhinteyna u naxriiso ilhow janada guri ugu dhis anagan jaarkiisa naga dhiga ilhey dartii baan u jclhye rabigow micii nabiga naga dhig wllo mawel adna ilhey ha ka abaaliyo sida aad sheekh qiimiga bdn noogu keentey🤲🤲
@Sacdiyaabdiazizmahamud-po1rm
@Sacdiyaabdiazizmahamud-po1rm 3 ай бұрын
Amiin yaa allh
@FatumaDek
@FatumaDek 3 ай бұрын
Amiin yarab🤲❤
@Naxariis1
@Naxariis1 3 ай бұрын
AAAAMIIIN YAARABI XAPIPTI❤
@user-rt9rc3jv1k
@user-rt9rc3jv1k 2 ай бұрын
Amiin Amiin yarabi
@maryanabdullahi9852
@maryanabdullahi9852 2 ай бұрын
Allahuma Aamiin
@user-jq1wv1eh4r
@user-jq1wv1eh4r 3 ай бұрын
Maweel iyo sheekha Allah barakeeyo cafimaad ilaahay noogu dhameeyo ramadaan ta 🤲🤲❤🥰
@abdirahmaansagaale5937
@abdirahmaansagaale5937 3 ай бұрын
اللهم اجعلنا من اهل القراءن اهل الله وخاصته❤❤❤ Ogaada qofkasta oo alle quraankiiisa barta,xifdiya,akhriya inbadan rabbi wuu karameeyaa dunidana cissi iyo sharaf buu ku noolaada intuu nolyahay. Yaa rabbi yaa rabbi noo sakhir kalaamkaaga barashadiisa
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 2 ай бұрын
Mashaa Allah sheikh cabdulrashid sheikh cali sufi, Alle ha inoo xifdiyo, cimri dheer oo cibado iyo cafimad leh, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin ya Allah❤💖
@falisa576
@falisa576 2 ай бұрын
Maasha Allaah tabarakallah sheikh Cabdirishid sh cali suufi Xafiduhullaah Cimrigisana Allaha dheereeyo
@mushtaqmaxamud3462
@mushtaqmaxamud3462 2 ай бұрын
Walal Habeenki 25 ramadaan waan ku riyooday sheekh abdirashid alli suufi Walal sheekha iiso duce dheh waliba guur khayr qaba igu soo duce dheh please ❤❤
@wiilkahamigafogleh4318
@wiilkahamigafogleh4318 2 ай бұрын
Ilaahay hakuu sahlo wax walba Aad rabto aan macsi Ahayn Guur khayr qabana rabi haku siiyo wllo
@Abdilahi0909
@Abdilahi0909 3 ай бұрын
Ceeel afwayn to the world 😅 Maaaweeel legend
@adamabby2248
@adamabby2248 3 ай бұрын
Masha Allah Sh.Abdulrashid Sh.Ali Suufi Allah ha xafido.
@deeqadhudi2025
@deeqadhudi2025 3 ай бұрын
Maash Allah tabarikalaha 🤲 Scw scw scw scw scw scw scw 🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹 Amiin amiin yaa Allah 🤲🤲🤲
@abdullahiabdi7700
@abdullahiabdi7700 3 ай бұрын
ماشاء الله الشيخ عبدالرشيد الشيخ علي صوفي ألله يحفظك وألا يطول عمرك وألا يقبل منا دعاءك أللهم امين
@JiijoLucky-ty9ku
@JiijoLucky-ty9ku 2 ай бұрын
ماشاء الله الله يحفظه ويطول عمره شيخنا عيد الرشيد علي صوفي❤🇸🇴
@nimcohana4782
@nimcohana4782 3 ай бұрын
Walaalo ilaahay khayr badan hakaa siiyo xili media iyo dadkii joogay fasahaad badan ku jiraan baa alle adiga ku waafajay khayrka baraka allah .
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 3 ай бұрын
Sheekhunaa Abdirashid Ali Sufi Allaha noo barakeeyo oo noo badbaadiyo. Amiin yaa Rabi Raxman ❤❤❤❤
@zeinsaad5754
@zeinsaad5754 2 ай бұрын
Mash Allah I was there back in January 2024. I had a great time Doha I actually meet my favorite sheikh ❤
@asmahussein2644
@asmahussein2644 3 ай бұрын
Ilaahay ha barakeeyo shekh cabdirashid cali suufi❤😊
@user-xr9du8ph2o
@user-xr9du8ph2o 3 ай бұрын
لقيت احسن الناس فى العالم شيخنا عبد الرشيد على صوفي❤
@Message_vibes
@Message_vibes 3 ай бұрын
Allaha barakeeyo sh cabdirashiid cali suufi cimrigiisana ha dheereeyo
@deeqadhudi2025
@deeqadhudi2025 3 ай бұрын
Ramadan Mubarak 🌙🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤
@xuseensiciid430
@xuseensiciid430 3 ай бұрын
M,a guulayso Labada abti
@Zackyyy34
@Zackyyy34 3 ай бұрын
Wll Apdisamadow khayrka iyo wanaaga aad nasoo gaadhsiisey sheekhana nooga faa'idaysay allaha kaa jasaa'i siiyo m.allah tabaraka Allah❤
@ardocumar6779
@ardocumar6779 2 ай бұрын
Masha Allaah meel kheyr badan iyo dad kheyr badan ayaad inoo geysay jazaakallaahu kheyral jazaa
@aliderie4978
@aliderie4978 3 ай бұрын
Wwwtu sh cabdirashid sh cali suufi isku xaafad ayaan ahaan jirney allaah heyna wada barakeeyo dhamaanteenba inshaa allaah allaahuma aamiin ❤dhamantinba
@Sara-rm1oe
@Sara-rm1oe 3 ай бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته شيخنا عبد الرشيد على صوفي جزاك الله خيرا وأحسن الله إليك وجعل الجنة الفردوس الأعلى مثواك.
@fa12176
@fa12176 3 ай бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
@MunaCali-kk1zy
@MunaCali-kk1zy 2 ай бұрын
Masha allah barnaamij qiimo badan allah haku barakeyo abdisamad jazakallahu khyr
@user-gr2qb4me5g
@user-gr2qb4me5g 3 ай бұрын
My fav sheikh😢😢😢abdirashiid ali suufi😢😢
@ATTIF22
@ATTIF22 3 ай бұрын
Masha Allah ❤️🙏
@user-ub8xg6rk8u
@user-ub8xg6rk8u 3 ай бұрын
Andisamed Mahameth maweell❤❤❤ wan ku tageera
@sooyaanxikmaawi333
@sooyaanxikmaawi333 2 ай бұрын
Masha, Allah Allah idinbarakeyo adiga iyo sheekha
@Telloofficial112
@Telloofficial112 3 ай бұрын
Mnzha allh sheekh laga Jecelyhy Caalamkoo dhan❤alle haku barakeeyo shiikhunaa
@maryanalimahamud41
@maryanalimahamud41 3 ай бұрын
Masha Allaha tabaarakalaah qurux badanaa aloow wadankeena saan iyo ka fiican ba Ka dhig
@deeqadhudi2025
@deeqadhudi2025 3 ай бұрын
Swc scw scw scw scw scw scw ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@user-ol2qs4cc6g
@user-ol2qs4cc6g 3 ай бұрын
Saliga nabiga hasoo gaabsanina walaal waa danbi😢😢😢
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 3 ай бұрын
Sallalaahu caleyhi wasalam
@israhassan1139
@israhassan1139 3 ай бұрын
Manshallah allah cimrigina ha dheeryo sheikh ingu qaliya weyh Allah ha dhawro ❤
@ruqiyacasanyo3245
@ruqiyacasanyo3245 3 ай бұрын
Masha Allah Allah cimriga ha u barakeeyo sheikh cabdirashiid❤❤
@maneymohamed7763
@maneymohamed7763 3 ай бұрын
Masha allah ilahaw ciimriga u dhere cafimadka uda sheequna abdirashiid sheeq cali sufi
@user-ye9ud6gb6f
@user-ye9ud6gb6f 3 ай бұрын
Allah hku barakeyoo broo
@alisharif1997
@alisharif1997 3 ай бұрын
Wacaakeekuma Salaam Sheikh Cabdirashiid Cali Suufi🏫🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦
@SahracaliQaasim
@SahracaliQaasim 3 ай бұрын
Ma shaalah wllo
@ladancaday2092
@ladancaday2092 3 ай бұрын
iisoo ducee inaan Ana nasiib uyeesho inaan shiikha cabdirashiid lagulmo❤
@Budul147
@Budul147 3 ай бұрын
Mashlh allah cimriga iyo cafimadkaba ha u barakeeyo shekha iyo adigaba wllky abdisamad iyo dhaman inta khyrka jecelba❤
@ashamoalim8764
@ashamoalim8764 2 ай бұрын
Jazaakallaahu kheyran
@suhaybsiyaadamir5482
@suhaybsiyaadamir5482 3 ай бұрын
M.a alaah ku barakeeyo adiga iyo sheekha❤
@Tamsim3358
@Tamsim3358 3 ай бұрын
Maarkii masha igu dambaysay 35 sano ka hore xoolo iyo geel ba wadowyinka socday aan daba aarary jiray 😂 SubhanaALLAH, Hotel na Sheraton un ba ka dhisna cornishka 🫡 ILAAHAY Dhuul somaliyeed sida iyo ka qurux badan nooga dhig Amiin❤
@yaasmiin1234yasmin-nr1wp
@yaasmiin1234yasmin-nr1wp 3 ай бұрын
Mcha allah allahuma baarik wll Adiga iyo shaikh aba
@SahracaliQaasim
@SahracaliQaasim 3 ай бұрын
Masha allah❤❤❤
@badraali1264
@badraali1264 3 ай бұрын
Mansha Allah ❤❤❤
@sooyaanxikmaawi333
@sooyaanxikmaawi333 2 ай бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته يا شيخنا شيخنا الفاضل عبد الرشيد الشيخ علي الصوفي
@yahy3ahmet510
@yahy3ahmet510 3 ай бұрын
Masha Allah tabarakAllah alleh ha xiftiyo sheikh Abdirashid Ali suufi adna walal alleh ha ku barkeeyo wax wanaagsan baad soo duubte ❤️
@muniiradahiridle
@muniiradahiridle 3 ай бұрын
Allow cimri dheer sii shiiqena cafi maad tamsii
@user-ez1gc5xj1x
@user-ez1gc5xj1x 3 ай бұрын
يا أخي عبدي الصمد والله أتمنى لك طوال العمر وصحة وعافية 🎉❤ لقد كسبت خيرا كثيرا
@khadarmuhamedchannel
@khadarmuhamedchannel 3 ай бұрын
Maansha allah sheekhanaa allaha ku xafido ❤
@Hamdi-Xarago
@Hamdi-Xarago 3 ай бұрын
Manshallah wixi Kheyr badna ayuu illahay ku wafajiyey thanks 🙏 illahay ha nagu anfaco Kulina sheekhuna ha noo xifdiyo
@alisharif1997
@alisharif1997 3 ай бұрын
AllahumaAhfaad Doowlaada Qatar 🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🏫🏫🏫🏫🏫🏫
@zahramaalim2700
@zahramaalim2700 3 ай бұрын
Maashaa,allaah sheykhaqanaa rabi haxifdiyo cimriga,caafimaatka rabi ha uziyaadiyo
@nimcobaxsan6497
@nimcobaxsan6497 3 ай бұрын
Mansha allaah allaah cimriga ha ku dhereyo sheikhuna
@XaawoMohamed-xh4qk
@XaawoMohamed-xh4qk 3 ай бұрын
🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ m.a illaahey hano barakeyo sheekh cabdii rashiid
@MubaarakAbdi
@MubaarakAbdi 2 ай бұрын
Khayr alle haku siiyo akhii❤ abdisamad
@cashamaxamed892
@cashamaxamed892 3 ай бұрын
Allaah haku xafido shiikh Maash allaah
@nimcomaxamed123aadan6
@nimcomaxamed123aadan6 3 ай бұрын
Barakalaah
@haboon6195
@haboon6195 2 ай бұрын
Mashallah mahadsanid Sidad wanaaga no ga so gadhsiisay sheikhna ❤❤
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 3 ай бұрын
Jizaaka Allah for sharing with us
@tahirugaselmi6992
@tahirugaselmi6992 3 ай бұрын
Mawel my brother always i travel whith you thank you so much for sharing whith such wonderful vlogs God blesa you bro
@batuulasaid6921
@batuulasaid6921 3 ай бұрын
mshaallah ilahay hanoo xfdyo sheekhana c/rshiid cali suufi❤❤❤
@sakariyecrahmaan
@sakariyecrahmaan 3 ай бұрын
M.a wll maweel
@hindamuxumed-ll8qq
@hindamuxumed-ll8qq 3 ай бұрын
Cabdisamed maxamed maweel hore usoco prather ❤
@mustafefarah1450
@mustafefarah1450 2 ай бұрын
Allahu akbar maansha Allah
@-Y95
@-Y95 3 ай бұрын
Ramadan Karim ☪️🇩🇯🕌🌙
@aichadjibril4179
@aichadjibril4179 2 ай бұрын
Mashaallah Mashaallah Mashaallah ALLAHOU AKBAR ALLAHOU AKBAR ALLAHOU AKBAR
@user-ry5ib6uw2z
@user-ry5ib6uw2z 3 ай бұрын
Best video ever thank you
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 3 ай бұрын
Ma sha alla shee abdiraschid shee ali sufi maweel mahadsanid eedo 👍❤🎉🎉
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 3 ай бұрын
Maaweel, jizaaka Allah kheyr walaalkey. Xafidaka Allah Wali waalideyka.❤❤❤❤
@user-qs1jt3ic2u
@user-qs1jt3ic2u 3 ай бұрын
Wcs shekh cabdi Rashid mansha allaah ramadankana kheyrkeda allaah hayno aqbalo adigana waxan leyahay jjasaakallahu kheyr ❤❤❤
@aichadjibril4179
@aichadjibril4179 2 ай бұрын
ALLAHOUMA AMIIN ALLAHOUMA AMIIN ALLAHOUMA AMIIN YA RA'BBY CAALAMIIN YA ALLAH YA WADDOUD
@nora24anexplorer
@nora24anexplorer 3 ай бұрын
جزاك الله خيرا wllo
@ducaaleali3762
@ducaaleali3762 3 ай бұрын
Mansha allah shiekhana allow barakee
@fathiabdillahi5611
@fathiabdillahi5611 3 ай бұрын
Muugaaladii quruxda badnaa ee wadaka away Abdisamad
@Sacdiyaabdiazizmahamud-po1rm
@Sacdiyaabdiazizmahamud-po1rm 3 ай бұрын
Illhow janadiisa ku arsaaq sheikh abdirashiid iyo adigaba
@munomaqsuud5189
@munomaqsuud5189 3 ай бұрын
Masha allh sheikh abdrashid Ali sufi allha kuxfdiyo
@usmanpro5416
@usmanpro5416 3 ай бұрын
M.a sxp abdisamad mohamed mawel wlhi waa video gii ugu qimaha badna ee an ka dawado channel kga sxp no so badi video yada nucan o kle ah ilhy haku xafide . Sheikha neh ilhy ha barakeyo ❤🤲🥰
@abdullahibashir3694
@abdullahibashir3694 3 ай бұрын
Baarakallah i baarakallah Baarakallah
@piqanim1275
@piqanim1275 3 ай бұрын
Saaxiib mahadsanid muuqaalo kale oo sidan u qurux badan ayaanu yagana kaa sugaynaa incha allh
@nimcomaxamed123aadan6
@nimcomaxamed123aadan6 3 ай бұрын
Muuqaalka waa hamsaantay
@axmedcumar1877
@axmedcumar1877 3 ай бұрын
M.a mEi fav sheikh upthirashiid ali suufi ❤alle cimri dheer ha siiyo nd legend maaweel😊
@SIHAAMDEEQHASHIIsmahaanhashi
@SIHAAMDEEQHASHIIsmahaanhashi 2 ай бұрын
Ilahy dhibat haka qaado falastiin😢❤❤
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 3 ай бұрын
Mash allah alaha haxifdiyo sheikh cfmd Alaha haygu tuso sheikh I love sheikh abdirishiid and sheikh mustafe❤
@SacdioOmar-qc1mu
@SacdioOmar-qc1mu 3 ай бұрын
Maweel aad baad unasib badan tahy hadi aad la kulantay shiiq Abdirashiid Ali suufi malin uun wan rajeynaa inaa nasibka yeesho😢
@sooyaanxikmaawi333
@sooyaanxikmaawi333 2 ай бұрын
Aamiin yaarabi waaxaqiiiq insha.allah
@munaaxmed2253
@munaaxmed2253 3 ай бұрын
Allah haydin barakeeyo labadiinaba wllo❤❤
@dajiscom463
@dajiscom463 3 ай бұрын
M.a jazakallaah wll❤❤
@CabdullahixuseenCabdullahixuse
@CabdullahixuseenCabdullahixuse 3 ай бұрын
Wcs sheeqa aad baan u jeclhy allow cilmiga iyo caqliga kuu barakey shiiqeyga
@Daryeelhooyo
@Daryeelhooyo 3 ай бұрын
Maansha allaah shaqo fiican baad soo qabatay walal
@user-vv9ll7oo8x
@user-vv9ll7oo8x 3 ай бұрын
Masha allah wll ❤❤
@khalidarab3303
@khalidarab3303 3 ай бұрын
Masha allaah guuleyso zxp maweel
@deeqaaweys6848
@deeqaaweys6848 3 ай бұрын
Masha Allaha 😂🎉Allaha ha I n barakeyo adiga iyo sheqba
@user-ed5zl4yq2t
@user-ed5zl4yq2t 3 ай бұрын
Ano iska faraxsan o qoslaya is arkay kawrn ilahow malin na kulmi ya sheikhunaaa abdirashid❤
@cashamaxamed892
@cashamaxamed892 3 ай бұрын
Masha allaah wllo horry usoco 🙋‍♂️
@HaniMohamed-uu3vv
@HaniMohamed-uu3vv 2 ай бұрын
Sheik ilahey ha ku xafido ❤
@user-mv3oj2os2y
@user-mv3oj2os2y 3 ай бұрын
Thank you so much may the almighty allah sw bless you bro rabi xaqa hainatuso 😢
@falisnux6209
@falisnux6209 2 ай бұрын
JazakaAllah ❤❤❤
@makkaaabdulkadir4779
@makkaaabdulkadir4779 2 ай бұрын
اللهم امين يارب العالمين ولوالدينا
@CabdullahixuseenCabdullahixuse
@CabdullahixuseenCabdullahixuse 3 ай бұрын
Sxp adna aad baad ugu mahadsan tahay oo alle haku xafido adna wllo
WAA’ SIDEE SAXARAHA UGU DHEER ADUUNYADA !
25:34
Maaweell
Рет қаралды 27 М.
A clash of kindness and indifference #shorts
00:17
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 13 МЛН
Nutella bro sis family Challenge 😋
00:31
Mr. Clabik
Рет қаралды 11 МЛН
That's how money comes into our family
00:14
Mamasoboliha
Рет қаралды 8 МЛН
SHEIKH SAID RAGAEH FROM CANADA REFORMING GENERATION
27:51
CH DESIGNS
Рет қаралды 2,9 М.
MALDIVES ,2024 ,SIDEE LAYGAGA QAADAY LACAG DHAN 5,238$ 😱
25:07
WAA SIDEE BUURTA UGU DHEER AFRICA ⛰⛰🏔
22:04
Maaweell
Рет қаралды 56 М.
Sneaking From MECCA To MEDINA For Free! (500km)
20:37
Obayd Fox
Рет қаралды 1,1 МЛН
Googaalaysi
12:58
Qays Qeyser
Рет қаралды 131 М.
Did you believe it was real? #tiktok
0:25
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 50 МЛН
Попалась за конфету 🍭🙃
0:20
НЕБО - СПОРТ И РАЗВЛЕЧЕНИЯ
Рет қаралды 526 М.