7 Buug Ee Noloshayda Badalay - My Top 7 Life-Changing Books: A Personal Journey

  Рет қаралды 11,090

Warsame Bade

Warsame Bade

10 ай бұрын

👨🏽‍💻GET Courses - wa.me/252905616363
🍿 WATCH NEXT:
7 Qaab Ood Online Lacag Uga Sameyn Kartid: • 7 Qaab Ood Online Laca...
Aduunku Waa Isbadaley 2022 ChatGPT: • Aduunku Waa Isbadaley ...
Sameyso Maskax Labaad!!: • Sameyso Maskax Labaad!! 🛑
Ganacsi Ha Bilaabin Hadii Aadan 9 Arin Aadan Sameyn: • Ganacsi Ha Bilaabin Ha...
⚙️ All LINKS:
🎵
✍️

📚
👨‍💻
MY COURSES:
👨🏽‍💻 Courses - facacusub.com/
MY OTHER SOCIALS:
📱 TikTok - / warsame_bade
📸 Instagram - / warsamebade
🎥 Facebook - / warsamebade101
GET FREE MONTHS:
Shopify 3 months Free Link. shopify.pxf.io/facakoraya
Canva 1-month FREE Link: partner.canva.com/facakoraya

Пікірлер: 52
@user-yc1no4ur5s
@user-yc1no4ur5s 10 ай бұрын
Casharkan xalay inaan arkay ayaan waayay ustaadii dhankle Book review noo biloow ama podcast❤ Insha Allah
@abdifatahdalmar7431
@abdifatahdalmar7431 10 ай бұрын
Fikirka kali ah ee aan ka fahmay waa Wax Akhriska Mansha Allah ❤❤
@yahyeabdi-vw5ci
@yahyeabdi-vw5ci 10 ай бұрын
Dhiirigaliye aan caadi ahayn warsame
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 10 ай бұрын
Salaam alaykuma masha Allaha thanks my brother qofkii 222 Ee video fan daawada million thanks 🎉🎉🎉🎉
@maahirade4351
@maahirade4351 10 ай бұрын
Mahadsanid ustad
@safacabdilaahi4158
@safacabdilaahi4158 10 ай бұрын
الله يبارك فيك ◾يا أستاذي
@xaawosoomaali1800
@xaawosoomaali1800 10 ай бұрын
Thanks 👍 t❤
@ibraahimmalabbiyemc4441
@ibraahimmalabbiyemc4441 10 ай бұрын
mansha alah sxb warsame wax badan baa kaa faaiiday xaqiiqdi
@salmaabdinasiradam426
@salmaabdinasiradam426 9 ай бұрын
Thanks yaa ustaad saa mar walba wax hormar leh nogu la share gareyso🙏🙏
@cabdinaasir5493
@cabdinaasir5493 9 ай бұрын
Mahadsanid mclin ❤
@ducaysane1133
@ducaysane1133 10 ай бұрын
Mahadsanid walaal, nin kani waa libaax Dir ah oo Samaroon siciid ah
@user-sc5gu2us1o
@user-sc5gu2us1o 10 ай бұрын
.maasha alaah
@AadanFarxaan-ct4py
@AadanFarxaan-ct4py 9 ай бұрын
Sidee ku heli karaa buuga audio book please
@yahyeabdi-vw5ci
@yahyeabdi-vw5ci 10 ай бұрын
Ustaad qofka raba in uu hada bilaabo wax akhris marka 1aad bugeed ku bilow odhan lahayd mahadsanid
@Soodhawowsamia
@Soodhawowsamia 9 ай бұрын
what is the title of buuga ugu dambeeya?
@amranmohamed-ks9yr
@amranmohamed-ks9yr 9 ай бұрын
Walaal xagee laga helaayaa buugta adoo mahadsan
@user-yc1no4ur5s
@user-yc1no4ur5s 10 ай бұрын
Ustaadii book review manoo bilaab ustaadii
@zadiiqvlogs
@zadiiqvlogs 10 ай бұрын
Warsame teamkaga igu so dar zhp please
@sudiabdi6774
@sudiabdi6774 10 ай бұрын
👍
@user-sw7iz2pu7n
@user-sw7iz2pu7n 10 ай бұрын
Markaana
@user-wr8ds1wl5l
@user-wr8ds1wl5l 10 ай бұрын
Ustaad waa inaad sameysid audiobook summary ahaan
@MahfuudAbdulahi-wf6gd
@MahfuudAbdulahi-wf6gd 9 ай бұрын
Teacher wn sugi kari lanahay fursadaha qaalikee ee wax ku oolga ee noo soo gudibiso thanks
@abdikarimahmed444
@abdikarimahmed444 10 ай бұрын
warsame bade zxp muuqal falastiin aad ku taagerayso soo samee xooga dhiig isu yeel dad badan ayaa kugu xidhan ku daawada
@cabdiyuusuf5090
@cabdiyuusuf5090 10 ай бұрын
Waad mahadsan sxb Nio waxaan ka mid ahay ardada faca koraya teemka ayaa maanta fariin u diray dhowr mar mana isoo jawaabin maanta shaqada maa xooganeed
@fatounassah6445
@fatounassah6445 9 ай бұрын
Asc wll no one is answering WhatsApp facakoraya I need website
@footballteams8877
@footballteams8877 9 ай бұрын
Wwww❤❤
@user-yc1no4ur5s
@user-yc1no4ur5s 10 ай бұрын
Book ayaan filaa the productive Muslim Book❤❤❤ horaa noogu lawadaagtay ustaadii❤❤
@amalahmed6192
@amalahmed6192 10 ай бұрын
Halken ka heli karna
@Waxsanhaaye
@Waxsanhaaye 9 ай бұрын
If Anyone can give me that book name #7 please.
@muhaan.moHamed68
@muhaan.moHamed68 9 ай бұрын
quickbooks online video ka so hadal
@mahamedabde8359
@mahamedabde8359 9 ай бұрын
Wall sida ugu dhaw een ku baran karo waa sidee
@user-wr8ds1wl5l
@user-wr8ds1wl5l 10 ай бұрын
Ustaad eraya iyaga oo kooban comment tiga noo soodhig
@abdirahmanguleid3747
@abdirahmanguleid3747 9 ай бұрын
Buuuga ku saabsan safarka wll magacisa so qor ado raali😊
@edman878
@edman878 9 ай бұрын
Wllo 7 buug video noga so same ado muhimadoga so Kobaya 👀
@yasserxawaash109
@yasserxawaash109 9 ай бұрын
Macalin inaa wax barto aa rabaa course kaga dhigto wax na ma hysto lkn waxaa kuu balan qaadi karaa inaa free kugu shaqeeyo
@ruwaydaabdihakim7539
@ruwaydaabdihakim7539 9 ай бұрын
Asc wll warsame waankusalaamay Salaan kadib waxaan doonayaa courseka e commerce oo dhamaystiran xageen kaheli karaa adigoo mahadsan Wax qibrada uma lihi waxaanan doonayaa inaan barto kuna shaqeeyo mustaqbalka i.a
@ruwaydaabdihakim7539
@ruwaydaabdihakim7539 9 ай бұрын
@@warsamebade mahadsanid inbadan
@Waxsanhaaye
@Waxsanhaaye 9 ай бұрын
Ustaad adoo mahadsan waxaad ii sheegtaa book ta 1 2 3 4 5 6 and 7 So please write me book 7 name Thanks ❤.
@hodan8250
@hodan8250 9 ай бұрын
Waad mahadsan tahay Bookta magacoda qaar baanan maqal lix baana qoray, please magacyadooda noo soo qor.
@user-kv5rz5ym5u
@user-kv5rz5ym5u 10 ай бұрын
Maalayacni tahay ganacsi aya jirin aya mesha la fadhida
@user-kv5rz5ym5u
@user-kv5rz5ym5u 10 ай бұрын
🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🤍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@mahamedahmedhassen274
@mahamedahmedhassen274 9 ай бұрын
The unfair advantage The accelerate learning technique
@Abdi.shakuur
@Abdi.shakuur 10 ай бұрын
Ustad xagen ka hela 7 Book 📖 ta dhaman ayaga oo maqal ama cadi ah
@shadaaweyz1535
@shadaaweyz1535 9 ай бұрын
Library kahelee
@shadaaweyz1535
@shadaaweyz1535 9 ай бұрын
Maqal KZfaq ka helee
@user-du7ur6jn4q
@user-du7ur6jn4q 9 ай бұрын
jow kow now dadka aqligalee way fahmayan warsam wuxu sheegaayo 98% wa beeen waayo u firsada warsame wajiigisa ama in dhihiisa qofka marku hadlaayo darenkiisa sax bu laha arka wajiigi marka wajiigi warsame waxa laga arkaya in uu ku kalsonayn wuxu sheekaayo waayo wuxu ka cabsanayan in beenta lagu fahmo waliba ma bok baa nolol badala ama nolol ku sameeya taas wa sheeko mirqan jow kow now hadana bow
@ruwaydaabdihakim7539
@ruwaydaabdihakim7539 9 ай бұрын
😂😂 aduu hadaad waxba kagaran wayday dad baa lagayaabaa inay wax kafaaidaan ee haka hor istaagin
@Waxsanhaaye
@Waxsanhaaye 9 ай бұрын
Book#1. Unfair advantage Book#.accelerated learned techniques Book#3.atomic habits:an easy Book#4. No excuse!:the power of self discipline. Book#5. The E-myth revisited Book#6. The 4 hour work week. Book#7. .....??? Please give me name dear my brother and teacher WARSAME BADE.
@user-yf7iq9bg1g
@user-yf7iq9bg1g 9 ай бұрын
Linkiga what's appka aawey wll
@user-yf7iq9bg1g
@user-yf7iq9bg1g 9 ай бұрын
Waxaan u baahanahay I la I caawiyee
@fatimaabdikrim9545
@fatimaabdikrim9545 8 ай бұрын
Mahadsanid
@yahyeabdi-vw5ci
@yahyeabdi-vw5ci 10 ай бұрын
Marka aanku daawado sida daadka ayaad I kicisaa libaax
53 Ayuu Jir Ganacsi Ka Sameeyay Fooxa Wadanka.
17:39
Warsame Bade
Рет қаралды 2,8 М.
7 Qodob Oo Noloshaada Waxweyn Ka Badali Doona.
13:04
Warsame Bade
Рет қаралды 52 М.
Ouch.. 🤕
00:30
Celine & Michiel
Рет қаралды 30 МЛН
Can A Seed Grow In Your Nose? 🤔
00:33
Zack D. Films
Рет қаралды 30 МЛН
10 Dardaaran oo Nolosha ah || Ustaad Hamse Habiib
10:17
Razeen Training Center
Рет қаралды 37 М.
7 Sida hadaf loo DEGSADO
16:19
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 101 М.
Tabobarka Xirfadda Fagaare Ka Hadalka
17:14
Xamse Tudhaale
Рет қаралды 677
Daawo Wasiir Muxyadiin oo Dhalinyarada jigjiga la hadlay.
10:32
Sidey U Noolyihiin Dadka Indonesia 🇸🇴🇮🇩?
13:20
Warsame Bade
Рет қаралды 18 М.
Building a Second Brain 🧠 I Fikrad & Buug #43 I - @MubarakHadi
13:09
5 Life-changing books YOU MUST READ in 2024
12:43
Clark Kegley
Рет қаралды 3 МЛН
15-kan Talo Waxay Ku Dhaafin Doonan Qofkasta
13:34
Warsame Bade
Рет қаралды 45 М.
Ouch.. 🤕
00:30
Celine & Michiel
Рет қаралды 30 МЛН