Building a Second Brain 🧠 I Fikrad & Buug #43 I -

  Рет қаралды 22,404

Mubarak Hadi

Mubarak Hadi

Ай бұрын

TELEGRAM: t.me/mubarakhadi101
KZfaq: / @mubarakhadi .
TELEGRAM: t.me/mubarakhadi101
INSTAGRAM: / mubaarakhadi

Пікірлер: 68
@ahmedbarkhad5265
@ahmedbarkhad5265 Ай бұрын
PKM Code; C: Capture O: Organize D: Distill E: Express Great tip to cope/manage information overload. Thanks for sharing Al Ustaad.
@user-vh7io8zu4l
@user-vh7io8zu4l Ай бұрын
I’m still reading your Book Gradso intadan Gursan what an amazing book .jazakallah
@umucubeydabilow3235
@umucubeydabilow3235 22 күн бұрын
Halkeen kaheli karaa bookas
@user-vh7io8zu4l
@user-vh7io8zu4l 22 күн бұрын
@@umucubeydabilow3235 i can send you as a pdf form or may be you can get the telegram
@soomaaliwayn8582
@soomaaliwayn8582 Ай бұрын
Noosoo celi barnaamijyadii fiicnaa 1.fikrad iyo buug 2.buug koobid zoom oo m.a dadkii kasoo qaybgali jirey waxaa kamid ahaa warsame bade oo maanta you tube subscription kugu soo dhow
@user-dg8fn7wm8z
@user-dg8fn7wm8z Ай бұрын
JizakaAllah khairan
@comfortable949
@comfortable949 Ай бұрын
Jazakallah ustad
@nimojama621
@nimojama621 Ай бұрын
Asc wllo m.hadi allaha ha ku barakeeyo cimriga iyo cafimaadkaba allaha ku siyaadiyo wllo talo ayaan u bahanaya ee xageen kala soo xidhiidhaa Mahadsanid
@AbdalaJilibey
@AbdalaJilibey Ай бұрын
Umaleymaa in aan wax saas ah ku dhaam lkn laga yabaa talada aad raadineyso in ad iga hesho
@user-xn9hi6um6h
@user-xn9hi6um6h Ай бұрын
Alle Haku Sharfo Ustaad.
@user-pn4gb1mz9p
@user-pn4gb1mz9p Ай бұрын
Masha allaah shukran walaal
@fadumoabdi3562
@fadumoabdi3562 Ай бұрын
Manshaa Allaah shugran ❤ustaad mubarag
@diidihassan5716
@diidihassan5716 Ай бұрын
Thank you so much macalin
@ruwaydaseid
@ruwaydaseid Ай бұрын
Ustaad thanks
@user-fi4te8mr9x
@user-fi4te8mr9x Ай бұрын
Thanks
@khalidmoosko3137
@khalidmoosko3137 Ай бұрын
Mahadsanid Ustaad
@husseinhassan9850
@husseinhassan9850 Ай бұрын
ustaad waxyaabaha ugu muhiiimsan inaad nalasoo wadaagtid haka daali unsha allah ustaad'
@yasirtrt5412
@yasirtrt5412 Ай бұрын
Mahadsanid ustaad
@user-vq6cu4ql9s
@user-vq6cu4ql9s Ай бұрын
Thank you ustaad 🙏
@ayaanlecabdi3471
@ayaanlecabdi3471 Ай бұрын
Shukran Walaal.
@sheikhgadhwayne3647
@sheikhgadhwayne3647 Ай бұрын
Allah haku barakeyo waxwalba iyo awladada mahadsanid ustaad
@xaawosoomaali1800
@xaawosoomaali1800 Ай бұрын
Thank ❤
@fariidabdi9583
@fariidabdi9583 Ай бұрын
Maasha allah ustaad alle haku xiftiyo ❤❤❤❤
@MohammetSharqaawi
@MohammetSharqaawi Ай бұрын
Masha Allah Parakow Sayidee inoo soo badi soo koobida Buugaagta Nuxurka leh
@mohamedissack5037
@mohamedissack5037 Ай бұрын
I love you for the sake of Allah
@ilyaazzola.8189
@ilyaazzola.8189 Ай бұрын
Wad mahadsan tahay wll waxan kaa codsan lahaa inaad so gudbiso buuga " the women in me ". Oo ay qortay britney spears thanks....
@DhurwaaFam
@DhurwaaFam Ай бұрын
Britney Spears aaa
@ogaalsaremedia
@ogaalsaremedia Ай бұрын
Mhdsanid ustad
@yasiin-guray
@yasiin-guray Ай бұрын
Mahadsanid walaal lakin Booga hadii aad wakhti u hesho so koob inta ugu muhiimsan.
@user-os7cf8md2e
@user-os7cf8md2e Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@hipoc.qaadirsadiiqhiposadi6728
@hipoc.qaadirsadiiqhiposadi6728 Ай бұрын
shugran wllky
@zuldaanzeed7788
@zuldaanzeed7788 Ай бұрын
Waa dhib uugu wayn ee ii haysta maanta Markan is qiimeeyey waxa kaliya ii muuqda wqa qodob kaa aad ka hadalayso ustaad
@MohamedAbdilahi-qm4qm
@MohamedAbdilahi-qm4qm Ай бұрын
Wll mshalah no so koob
@zuldaan-gh6un
@zuldaan-gh6un Ай бұрын
Aadbad u mahadsantey ustaad note fiican ban ka qatey video gaga. Suaal ban kuweydin rabey ah waxaan ahey dadka habeenki active ka ah badanaa shaqo ahaan iyo fahan ahaanba ( night owl ) mrkaa hadii layska badali karo? tx 💯
@sowdafarah181
@sowdafarah181 Ай бұрын
Asc ustaad waa u xiisnay figrad iyo book adina waa kuu xiisnay soo dhawaaw markalena hanaga tagin ee noo soobadi bookaagta allaha ku barakeeyo
@soomaaliwayn8582
@soomaaliwayn8582 Ай бұрын
Ustaad barnaamijyadaadii waa ilowney oo dhamaanteen wan ku cambaaraynaynaa😅
@muhsinbazarce
@muhsinbazarce Ай бұрын
ceeb saxip macaliku ceeb maleh kana delete saxip.
@user-pn4gb1mz9p
@user-pn4gb1mz9p Ай бұрын
Bin aadam aana ceeb leheen ma jiro. lkn waa laga qurux badanyahay qoraalkaas ​@@muhsinbazarce
@kowtherhassan9236
@kowtherhassan9236 Ай бұрын
Xogtaad rabto ku celceli ama hadii aad wax baranayso wuxuu kuu galayaa caqli badil ama conscious mind
@YaxyeCadaani
@YaxyeCadaani Ай бұрын
Maskadxa ha odhan malaha Istporaj,balas waxii ku lagu celceliyaa waa uu kaydsamaa wana marag madoon.
@Hanadmataan
@Hanadmataan Ай бұрын
Mahadsanid ustadka Aniga markan aqrinayo bookgagta waxan isku arkay inaan fikrado badan ama murti aan is leeyahay noloshada ayay badalaysaa in maalmo gudahood aan is hilmaamo gabi ahaan oo hadana marka aan markale aqriyo ay ila noqdan wax aan wali arag
@merriamqorzhel5671
@merriamqorzhel5671 Ай бұрын
Nairobi xage laga helin ustaad
@SacdiyaCali-tb8jy
@SacdiyaCali-tb8jy Ай бұрын
Saan uso vedioyadadada❤
@Mogabriel1
@Mogabriel1 Ай бұрын
Salaam ustaad. Nairobi halkee laga heli karayaa? Tilmaam na sii .
@Xulcourses
@Xulcourses Ай бұрын
Pdf kiisa anaa haya qof kiiraba
@ayanleibrahim1675
@ayanleibrahim1675 Ай бұрын
I soo dir sxpe
@jamalmohomed3938
@jamalmohomed3938 Ай бұрын
Isodir sxp
@Sacdiyaabdiazizmahamud-po1rm
@Sacdiyaabdiazizmahamud-po1rm Ай бұрын
Waa ubahanahey wll intee laga soo xirira
@NajahAbas-jt3ww
@NajahAbas-jt3ww Ай бұрын
Wan kuxiistanay😢
@tawxiidchannel1906
@tawxiidchannel1906 Ай бұрын
PDF KII SOO DIRA CIDDII HYSA
@MohamedMohamoud-if3kn
@MohamedMohamoud-if3kn Ай бұрын
Hadii aanay maskaxdadu kayd kuu noqon waa maxay waxa kale ee kuu noqon kara ?! Ma notice baa lays daba wadi !.
@user-wi6nm2tq3n
@user-wi6nm2tq3n Ай бұрын
Mahadsanid ustad
@shaaficisheenochannel8500
@shaaficisheenochannel8500 Ай бұрын
Soomali maleeyahay ustaad
@NyworkChina
@NyworkChina Ай бұрын
jaahilkan wan ku qosla wa nin nolosha ka dhacsan walahi oo caabtoooy ah wajigiisa u firsada wana beenlow wuxu so maqlo ama so aqriyo run mooda quraaad buga ka buxa bu run moodaa walahi war bug waxa lo aqriya si waqtiga logu dhaafo ee bug qofna wax kama barto ama buug nolal lagama saaameeyo yaa jaaahil dadka ha waalin
@DhurwaaFam
@DhurwaaFam Ай бұрын
Jaahilku waa ka ka sheekeeyo nolol uu aqoon amma uu gaadhin, waagaan jaamacada dhigan jiray Taxis layaal badan oo reer maraykan ah ba sidaadaa u hadli jiray. Nin weyn oo jaahil ah oo inta yaree waalidkii baray dadku Alle sharfay ku cayayow. 10 qof ma hor istaagi kartid markaasaad halkan NyWorkChina la soo cabaad tagtay. Cabaadka iyo caydda iska daa oo nolol aad dadka caydooda aad kaga maarantid samaysi amma sidii ragga hortooda ka hadal. Nin niqaab dabadii ragg uga cabaadayo 😂
@NajahAbas-jt3ww
@NajahAbas-jt3ww Ай бұрын
Qof jaaahil ah ayaa qofkale jahil ku woco waaad kamaseersanthay hee orada adiga noloshada dhiso
@AyuzhAisha
@AyuzhAisha Ай бұрын
😂😂oh may days ma mukhtar hadi buu shegaya in loo jawabo uma bahna
@ismailahmedhassan8865
@ismailahmedhassan8865 Ай бұрын
Aqoonta iyo jaahligaa waxa lagu kala gartaa qofka hadalkiisa ama qoraalkisa hada ustaad mubaarig waa qof aqoon leh waxa ku xidhan kumanaan iyo kumanan markaa adigu jaahilka aad sheegayso hadii aan ku tuso waa adiga sababto ah hadii aqoon ku kaabeyso ama aad aqoon Leedahay sidan qof umad caydeen ee jaahliga laga qabo meelaha aad ka soo baratay cayda orad qabo social media kale youtube waa plathform cilmi
@NyworkChina
@NyworkChina Ай бұрын
@@ismailahmedhassan8865 dadka ku xidhan mubuurak wa jahilin adoo kale waayo somalidu 87% wa jaahilin wa sida waxay somalia nabad iyo nolol u heeli laadahay taakale mubarak wa jaahil qurafaad buga ku quran run mooda wa nin bila fikir iyo bila maskax ah oo maska nin kaale ku socda isaga baa no sheegaaya in u yahay jaahil mubarak
@abdibilledaud9611
@abdibilledaud9611 Ай бұрын
Mahadsanid ustaad
The War of Art  I  Fikrad & Buug #44 I - ‪@MubarakHadi
22:00
Mubarak Hadi
Рет қаралды 19 М.
8 Ways to Manage Stress
19:32
Mubarak Hadi
Рет қаралды 26 М.
Дарю Самокат Скейтеру !
00:42
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 3,6 МЛН
THEY WANTED TO TAKE ALL HIS GOODIES 🍫🥤🍟😂
00:17
OKUNJATA
Рет қаралды 21 МЛН
Sidee looga baxaa faqriga
11:51
Ahmed Rashid
Рет қаралды 404
Labadan Wadan Kee Iman Kartaa/ Sweden or Luxemburg
8:55
Abdirahman Dayib
Рет қаралды 302
Sidee Ayaa Online Lacag Looga Sameeyaa?
24:48
Warsame Bade
Рет қаралды 12 М.
FIKRAD & BUUG #40 I Limitless I - Jim Kwik I - Mubarak Hadi
20:23
Mubarak Hadi
Рет қаралды 56 М.
БАЧОК ПОТИК
0:22
KINO KAIF
Рет қаралды 4,7 МЛН
Sigma Girl Past #sigma #funny #comedy
0:20
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 12 МЛН
🤣МАЛО КУПИТЬ ЛОШАДЬ
0:18
Бутылочка
Рет қаралды 6 МЛН