7 Dumarka caqliga looga xado

  Рет қаралды 43,017

Ayub Ahmed Media

Ayub Ahmed Media

2 жыл бұрын

=======================================
Connect with me on social media
Facebook: / ayubaxmedmedia
Twitter: / ayubaxmedmedia
Instagram: ayubaxmed
#ayubaxmed
Subscribe to my channel:
/ suhaybsaajidmediapro
Subscribe to my second channel:
/ @ayubahmedpodcast
My Gear:
Nikon DSLR Camera
Lens Nikon Prime
Mic Movo WMX 1
Lighting: Neewer
Editing Software:
Sony Vegas Pro 13
After Effects
Sounds:
VideoHive.com

Пікірлер: 138
@shamsomaxamedjama1257
@shamsomaxamedjama1257 2 жыл бұрын
Usted suheyb mahadsanid wllky Sida wangsan ee nagu so gubiso barnamjiyda wa ku olka ah wa tahay qof codkar ah manshallh Allah xfido
@iqrocalicabdicalicabdi2910
@iqrocalicabdicalicabdi2910 2 жыл бұрын
wlhi waxa uu shegayo o dhan waa wax jira o hubaal ah mida kle wuxu nasiyy talooyin wanagssn o guryahana ku dhisanan karan jazaakallh khayraaaa💝💝
@kaafiyaabdirahman4727
@kaafiyaabdirahman4727 2 жыл бұрын
Wllo waxan rajeynayaa inad iga so jawabi donto su,aashayda Wllo shekadu Ama Shukansigu muna xaaran ahay maxa yelay qalbiga Ragu inuu marad yahay illahay ayaa quranka ku sheegay marka Nin ajaanib ka ah inad u adeegsato Xbbi ,qlbi ,mcn, iyo waxyabo badan o isku adeegsadan qalinyarta shukansada Aniga ahaan waxan aaminsanahay ina Qofka uu illahay ku qoro sinaba kuguma seegayo Adigon la shukansan Qof uunba sobob u noqondona Guurka bila shukansiga Marka Ayuubow ka hadal shukansigu inuna bananeyn
@lunibark9978
@lunibark9978 2 жыл бұрын
waligeed lays shukhaan san jiray
@Shaydanwase
@Shaydanwase 2 жыл бұрын
Haa wll qli wa dambi Sababta o ah hadaladasi wa hadalada ay isku yidhahdan dadka is qaba balse laba qof oo an wali is gursan waxa laga yaaba inay xumaan ka dhalato oo waxa ay ka mid yihiin دواعي الزنا waxyabah layidhado Amaba waxyabaha sinada sababa
@ayuubaxmedmedia
@ayuubaxmedmedia 2 жыл бұрын
Diinteenu wll si waafaqsan ayaa jirta Allena uu quraanka ku sheegay hadaadba gabadha la hadashay mar wixii intaa ka dambeeya waa inay weligeeda ku barto hase yeeshee gabar samaysaa way yar tahat ma hadda ayaad iga soo doona naysaa ayey ka bilaaban dumarka maanta jooga waana sax shukaansiga maanta jiraa ma aha mid waafaqsan diinta waana mid Alle lagu caasiyo waana ka hadli doonaa haday naftu igu jirto
@abdirizakfoad8758
@abdirizakfoad8758 2 жыл бұрын
@@ayuubaxmedmedia walalo next video ka soo hadal isha allah
@sowdadaauud6499
@sowdadaauud6499 2 жыл бұрын
@@ayuubaxmedmedia Waynukaa sugeynaa isHa allaH ustaad
@shukriabdirahmandalabey8869
@shukriabdirahmandalabey8869 2 жыл бұрын
Mansha allah tabarakalah allaha barakeyo ustad waa arin muhimadeda leeh 👍🙏
@kaafiyaabdirahman4727
@kaafiyaabdirahman4727 2 жыл бұрын
Masha Allah Alle ha ku barakeyo wllky
@ruunruun6136
@ruunruun6136 2 жыл бұрын
Mhdsnd ustada ayub 💯💯💯💯🌹🌹 muhiimaaa waxay tahy in qofku aqligiisa iyo go sanadiisa in aw ku dhaqmaa so thanks Agian ustaad 👍👍👍💯
@cabdiqanisaalax8106
@cabdiqanisaalax8106 2 жыл бұрын
Mnsh Allah ustad Ahmed alle hakuxafdiyo
@yarezaki272
@yarezaki272 2 жыл бұрын
Ustaad qaali ah oo noloshaydaa wax badan kabadalay alle swt haku dhooraa aamiin
@siciidmaxamed2128
@siciidmaxamed2128 2 жыл бұрын
Msh allah alle ha ku xafido wll
@sagalhassan7677
@sagalhassan7677 2 жыл бұрын
Subhan Allah illahay baan ka magan galay inaan in aan na qabin aan shirka u galo gaadhiga in nin ibaro ayaan ku dhiciwaayay
@Mohazwayel
@Mohazwayel 2 жыл бұрын
Masha Allah cabsida rabigaaga Aad ka cabsanayso abaalkeda waa helaysa malin aad ubaahantahay wll
@amiiraahmed5253
@amiiraahmed5253 2 жыл бұрын
Ninkeyga mustaqbalkow umamaleynayo in laigukaadiri doono 🥰❤️
@zakikliiv2841
@zakikliiv2841 2 жыл бұрын
Haahey lyguma kaa diri dono🥰🙋‍♂️😂
@amiiraahmed5253
@amiiraahmed5253 2 жыл бұрын
@@zakikliiv2841 adigu lee haiskukee dirin 🤣🧐
@abdifatahjaqomedia4290
@abdifatahjaqomedia4290 2 жыл бұрын
Kalsonidi oo qofa ayaad tahay walahi I liked 😘❤
@khalidahmed77165
@khalidahmed77165 2 жыл бұрын
Ustaad mnsha Allah Alle haku xafido Another level 💯 Vedio editing and Studio design Amizing 👌 👏 🙌 😍
@shukrihersi5327
@shukrihersi5327 2 жыл бұрын
T
@suleeqoquruxwanaag5636
@suleeqoquruxwanaag5636 2 жыл бұрын
Jazaka Lah khayr walalkey
@mukhtarmohamedali9854
@mukhtarmohamedali9854 2 жыл бұрын
Masha Allah ayuub alle hakuxiftiyo waa sax
@fadumonuurali6095
@fadumonuurali6095 2 жыл бұрын
Mida udambeyso ayaa kahelay, mahadsanid. Waanada ajar allaha kaasiiyo
@abdulaahigeyre7366
@abdulaahigeyre7366 2 жыл бұрын
thnks my teacher
@abdullahijumale3242
@abdullahijumale3242 2 жыл бұрын
Maasha Allah thanks br waa xaqiiq jirto
@movi-channel
@movi-channel 2 жыл бұрын
Thanks ustad 😌🙏
@abdirisakkhadar4132
@abdirisakkhadar4132 2 жыл бұрын
Talo waayeelnimo, mahadsanid Ustaad.
@Aisha-vn5gj
@Aisha-vn5gj 2 жыл бұрын
meshaan manta dhowr mara soofiriye in wax la sodhigay wlh youtupe dhan waxa usogala ina chanalkan ka faaido 2019 ilaa 2022 kuxiranahy wax badana ka faaiday alx wllkay ajar allha ka siiyo🙏
@daganabdi6856
@daganabdi6856 2 жыл бұрын
Mashallh kula mid ban ahy you tube chanelkan dartis ban uso gala mudo dhawr biloda ku xiranhy
@SucaadJamac
@SucaadJamac 2 жыл бұрын
xaqiiq weeyi ustaad jazakalllh khayr🌹
@yasminabdi3003
@yasminabdi3003 2 жыл бұрын
Waa saxa walalkey mahadsanid laakin naaga iyo ninba kama dhagaysanaayo nolasha gurigayag inshaallaah allaaha igama dhigo mida dumisa qoysaska guriyahooda
@daganabdi6856
@daganabdi6856 2 жыл бұрын
Sax
@haldoor_zaki_zuldan8908
@haldoor_zaki_zuldan8908 2 жыл бұрын
Masha Allah wll ❤️💯🙏
@jamaducaysane9069
@jamaducaysane9069 2 жыл бұрын
Maa shaa allaah yaasmiin
@teamarimaheena9981
@teamarimaheena9981 2 жыл бұрын
MSHA ALAAH AYUUP AHMED
@ayaanahmed8737
@ayaanahmed8737 2 жыл бұрын
Ustaaad Number one waan kuugu raacsanahy Waana arin jirta Aroorsads habenkii iyo Aroos walba joog waa waali Qofkaan la qaado farxad maxa dad arooosa oo kasta kaa jira Wixii mar mar dhif ah caadi u arks Qodobka labaad gabdheey inta guursan Leesinka qaado
@abdimajiidnetka
@abdimajiidnetka 2 жыл бұрын
Allah yacizak bro keep going
@Mascudsayid
@Mascudsayid 2 жыл бұрын
Ilaaheey ha'idinka ajar siyo Dhiira galin ayay iinoqon hadaad iso booqato Rabina haku sharfo. Hadadan iso booqan markalad iso booqan i.a.
@shushucabdilsn8344
@shushucabdilsn8344 2 жыл бұрын
Alla yaacisaka ustaadow anigu arimahas wali single ka aha blse waan yaaba 1 markan arko haweyney ku heysa ninka waxba looma reebo ninka waayo wuu kula guursa
@xayaadmahamud6397
@xayaadmahamud6397 2 жыл бұрын
Masha Allah waa kugu racsanahay wlh
@shadiyaadam
@shadiyaadam 2 жыл бұрын
Masha Allah 👍
@hudacadey2209
@hudacadey2209 2 жыл бұрын
Whi warun shukran 😘💯
@Hussein_Mohmd..
@Hussein_Mohmd.. 2 жыл бұрын
*Ustaad* keep going
@abdiwaliibrahim303
@abdiwaliibrahim303 2 жыл бұрын
Gabdhooow waanadaan halaqaato💯👍
@caaqilyare2426
@caaqilyare2426 2 жыл бұрын
Thanks bro
@fardowsaahmeddahir1082
@fardowsaahmeddahir1082 2 жыл бұрын
Acw maashaa alah hoyo alaha kubarakeeyo
@zakisuldaan9975
@zakisuldaan9975 2 жыл бұрын
Thanks macalin 👍✊👑
@mohemedibrahim3626
@mohemedibrahim3626 2 жыл бұрын
Masha allah
@jamilamahad6093
@jamilamahad6093 2 жыл бұрын
Waa xaqiiqo runtii 100%
@hayaatahmed3529
@hayaatahmed3529 2 жыл бұрын
Thanks wll
@clwahaabnadaara6405
@clwahaabnadaara6405 2 жыл бұрын
Wxan ka ka hinaasaa cadayga ama colgateka aroor wlba ay ku cdayato oo ilkaheeda mrmrinayso, miyuusa ogayn inan fiirinayo, hdii nin uu ahaan lahaa hlkas baan kudili lahaa ,lkiinse wxuu kliyaata iga badbaaday in uu yhy cday ama colgate ❤. Iskdaa ninkle oo ajnabi ka ah in uu gdhi kusoo qaado oo kusii qaadee 😎💯💯
@asioabdirisak4557
@asioabdirisak4557 2 жыл бұрын
Maseer herkii udnbeye
@clwahaabnadaara6405
@clwahaabnadaara6405 2 жыл бұрын
@@asioabdirisak4557 jahh msayr maha inapti mcn waxni jacayl waa dhaafay waa jcyl aan xaaskayga uqabi doono incha incha ❤💯
@ayubahmed6864
@ayubahmed6864 Жыл бұрын
M.a xaqiqda aya kahadashay jazakalah
@abgaalhargeysa5384
@abgaalhargeysa5384 2 жыл бұрын
Thanks 🙏🏾
@kingvlogs.
@kingvlogs. 2 жыл бұрын
AYOUB AHMED ALLE CIMRIGAAGA HA DHEEREEYO🥰
@degelkhayr
@degelkhayr 2 жыл бұрын
Sidee dumar guriga ugu ilaalin karaa waaba waali socotee videogaaga maanta waa iga wada xanaajiyey
@Hussein_Mohmd..
@Hussein_Mohmd.. 2 жыл бұрын
Hahahaha
@umucabdulahi116
@umucabdulahi116 2 жыл бұрын
m.a aalow ku xafid
@sagalhassan7677
@sagalhassan7677 2 жыл бұрын
Aniga xataa mid aan saaxiib ahayn ayaa bishii la furay intay foon ii soo dirtay igu tidhi heblaay ninkaagu naago kale ayuu la socda walaahi intaan foonkii ku dhigay ayaan ku idhi shaqo kutaal maha
@Shaydanwase
@Shaydanwase 2 жыл бұрын
Waxan huba hadi uu nin Nin kale reerkisa amabase xaaskisa afkiisa so mariyo inay isku dagalayan iskada inu la xante Dumarkana gabadh qayrked ah ayaa ninkeedi ku hor xamanaysa Sow run maha
@farduusismail1994
@farduusismail1994 2 жыл бұрын
Macalin👏
@fatxiabdalla6773
@fatxiabdalla6773 2 жыл бұрын
Waa sidaa wll been taa ma ahan hore usocod wangsan wll
@saidmustaf77
@saidmustaf77 2 жыл бұрын
First comment 😂
@sahramohamed8755
@sahramohamed8755 2 жыл бұрын
Lkn ustaad ma aqrinaayo comenta wa ncy soo qoristiisaba 🤣🤣
@mohamedkhadar9443
@mohamedkhadar9443 2 жыл бұрын
@@sahramohamed8755 kkk😂
@farhiyaabdi5738
@farhiyaabdi5738 2 жыл бұрын
raggu walaal ma galaan waa sax taasi 😏✅
@saidajama4294
@saidajama4294 2 жыл бұрын
Walal waa runtaa
@aamiincabdullahi8400
@aamiincabdullahi8400 2 жыл бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته يا صديق Waxan raba inan ku weydiiyo side ku heli kara lambarkaga si aan kula soo xiriiro wllo
@marianapoli8162
@marianapoli8162 2 жыл бұрын
Wsc walalkey ayuub axmed
@ismahanahmed5590
@ismahanahmed5590 2 жыл бұрын
Waa xaqiiq ragu aamin ma leh
@jamaducaysane9069
@jamaducaysane9069 2 жыл бұрын
Asc Ninka ilaahay afar dumar ah ubaaneyey muhiimadu waa inuu dayactiro ta hore ta danbena wax hakoroorsado weeye 👈👈👈🕺🏼
@xeydarpoi7
@xeydarpoi7 2 жыл бұрын
Second person 😂👊👀
@xafsoali2675
@xafsoali2675 2 жыл бұрын
Calamadaan oo dhan wxay hoos tagaan xasidnimada wana ku dhaqmaan inta badan dumarka
@degelkhayr
@degelkhayr 2 жыл бұрын
Miyaan waalanahay markaan naag kadhagaysanayo sida sariirta loosameeyo waaba wiswis matag iyo dhaqanka dadka liita ee afka dareenku kaga haray
@xamarwene4301
@xamarwene4301 2 жыл бұрын
Waa run 1 hado kun ugu darsamo naago karaca
@saynabjama2038
@saynabjama2038 2 жыл бұрын
Wlhy wllo ayuub anigayba naag guriyeeda soo dumisay waliba guryabadan soo dumisay ayaa inbadan igu celcelisay lkn man dhagaysan
@daganabdi6856
@daganabdi6856 2 жыл бұрын
Sorry dad xasidina jira lama amino waxy kushegan waxad indhahaga ku argty uun amin
@هنادي-12
@هنادي-12 2 жыл бұрын
Abayo mudul gubtay mudul kubtay kama naxo
@salahmaracade7248
@salahmaracade7248 2 жыл бұрын
Sax weygu dhacday sxb
@halimaabdikarim1598
@halimaabdikarim1598 2 жыл бұрын
Inas ya ku shegay ustad xaskaga mia🥰😂kaftan
@Hussein_Mohmd..
@Hussein_Mohmd.. 2 жыл бұрын
😂😂
@abdalleahmet9385
@abdalleahmet9385 2 жыл бұрын
Sidee qof caqli looga xadayaadee
@yussufjamiilofficial3649
@yussufjamiilofficial3649 2 жыл бұрын
Ustaad ayuub kuwa isqaba ka hadashay kuwa xirirka isla leh kaso hadal intaas in la mid ah la dhaho
@10kSubscribersWithoutAnyVideos
@10kSubscribersWithoutAnyVideos 2 жыл бұрын
GabadhaHa hada Na maqlaya see qalbiga looga Xadayaa 😂😂 way Na Maqlayaane
@Shaydanwase
@Shaydanwase 2 жыл бұрын
6:12 nio hadaladasan naca Ninku ma adigu ku qabaa mise dumarka kale qofka qaladkas ayad igula kacday Aya lagu yidha lkn gabadh sidada ah ha isla mid dhigin
@maxamedsomaali1104
@maxamedsomaali1104 2 жыл бұрын
sxb hadaladada waxbadanbanka bartay o xaqiiq ah. Mahadsanid sxb
@umusumaya8186
@umusumaya8186 2 жыл бұрын
Allha.waa.run.gabadhii.haysato.nin.biilaayo.hadhuuqsato.anigaa.qisooyin.idiin.haayo.ilasooxiriira
@Nuunje27
@Nuunje27 2 жыл бұрын
😶
@decacade7
@decacade7 2 жыл бұрын
ciwaanka iyo waxa ka hadleysid isma lahan ustaad manta
@camaarsomali4168
@camaarsomali4168 2 жыл бұрын
VARY ATTENSION
@nimconawaal9001
@nimconawaal9001 2 жыл бұрын
san isulaha yan aqliga laga xadine e dhageyso mise wa afaran garinba 😂
@Hussein_Mohmd..
@Hussein_Mohmd.. 2 жыл бұрын
Waa iga qoslisay wlhi ani xtaa kula mid ahay😂😂😂
@aminaapdirizak3962
@aminaapdirizak3962 2 жыл бұрын
Sidookle hh
@anabhassanmohamed-je8lr
@anabhassanmohamed-je8lr Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@najaxapdiwali4540
@najaxapdiwali4540 2 жыл бұрын
Mn sha allah alle haku xifdiyo lkn dumarka ayaad aad uuga soo hada shaa ee raga kasohadal
@umuclaahi7594
@umuclaahi7594 2 жыл бұрын
Ustaad cidiyaha sosameyso mawaxaad kawada cilaan saro waxaan og nahay in aysan banaan inlasamesto cidiyo arta fasha ah
@ayuubaxmedmedia
@ayuubaxmedmedia 2 жыл бұрын
culimada qaar baa yiri markay gabadhu caado qabto dhib kuma jiro
@abdullahiyusuf3714
@abdullahiyusuf3714 2 жыл бұрын
The end person 🤣
@Soojeed36
@Soojeed36 Жыл бұрын
Ustaad mar horaa sameeyay
@roopleabdi2737
@roopleabdi2737 2 жыл бұрын
Wcs
@amalismail7772
@amalismail7772 2 жыл бұрын
Waxaad badan ka arkaysaa Qoysaska somalida Nin xaaskiisa gaadhi nin kale saaraya, isaguna fadhi ku dirir ayuu ku jiraa 😱
@alidahir6638
@alidahir6638 2 жыл бұрын
Firstommnet
@abdihakiim1571
@abdihakiim1571 2 жыл бұрын
Malaha ninkaga markuu guriga imaado yuu san imanin ayado nag kale ay kula jogto. Wllhi hadalkas wuu iga gadanyahay
@samarahassan1027
@samarahassan1027 2 жыл бұрын
Qofkii 2baad ahay
@axmedxasan3887
@axmedxasan3887 2 жыл бұрын
Iska badaL hadaba 😅🤦‍♂️
@samarahassan1027
@samarahassan1027 2 жыл бұрын
@@axmedxasan3887 haye idhageeysta kkk
@samarahassan1027
@samarahassan1027 2 жыл бұрын
@Mohammed ❤️🌹
@Somali_arts
@Somali_arts 2 жыл бұрын
Ma horayusco
@user-gb1tn3cn2b
@user-gb1tn3cn2b 2 жыл бұрын
Public transport ka hadan raaco madhibaa oo nin wado
@nadia90
@nadia90 2 жыл бұрын
Mawduuc wanagsan anoo weli dhamysan ban commentga qoraya
@shafaarmoha9479
@shafaarmoha9479 2 жыл бұрын
Ustad waxd kahadleyso waxso dhan ninkeyga igu la kacay waxs odhan aqrkin wa uudumay haduna ka shaleynoya wlhi
@suleimanmuseabdirahman2849
@suleimanmuseabdirahman2849 2 жыл бұрын
Walee runbaad kasheegtey arinkaan
@fatxiabdalla6773
@fatxiabdalla6773 2 жыл бұрын
Wcs wrx wbr
@miskiboolo1360
@miskiboolo1360 2 жыл бұрын
Ayubow wllo lacagta hadan u aruriyo anigu kwrn 😂
@shukridool3903
@shukridool3903 2 жыл бұрын
Ninka wanaagsan xaaskiisa waxba uma xisaabo wuxuu Soo shaqeeyo xaaskiisa ayuu farts ka saaraa ayaduna hadey tahay Qof wanaagsan oo daacad u ah ninkeeda waxba kama yeelato ninkeeda. Isugeyn labada Qof oo isku daacada ahi waxba ma kala yeeshaan waxna dhaqaalana iskuma qabtaan.
@mohamedabdi5181
@mohamedabdi5181 2 жыл бұрын
ustaad mar walba 7 tusaalo maxaad tiradaas udooratay
@fardoosoilyaas7940
@fardoosoilyaas7940 2 жыл бұрын
M.a☆
@saharadahir3939
@saharadahir3939 2 жыл бұрын
Sax wayo
@filsaninah5713
@filsaninah5713 2 жыл бұрын
Ragu kala duwan dumarkana sidoo kale
@maxamedibraahimyuusufshida2970
@maxamedibraahimyuusufshida2970 Жыл бұрын
Adeer naagtii wareegeeda bato oo caruurteena sidaan rabo ilaaalin weydeydo habeen islama joogeeno 10cunug ha dhasho haddey rabto
@aswanabdullahibrahim4144
@aswanabdullahibrahim4144 2 жыл бұрын
90 ٩
@degelkhayr
@degelkhayr 2 жыл бұрын
Sheekooy kunacay ninow dumarkii wax wixii loosheego iska qaata baad kadhigty mana aha saad wax usheegty taas lideed dumar badan sikasta oo wax loogu sheego ninka uun bay aaminaan. Naagta ninku ilaalin karo xaggee joogtaa haddaysan ayadu is ilaalin maxaa naagta udiidaya inay shaqaysato. Ragga somali isku meel bay ku koreen waana isku dhiig markaa isku si bay udhaqmaan
@kayfmaxamuud6742
@kayfmaxamuud6742 2 жыл бұрын
Realy wlhi
@Ahmedramaas
@Ahmedramaas 2 жыл бұрын
Ragga Somali ayaa tiri Anigu kuma aqaan
@AhmedAli-mg8is
@AhmedAli-mg8is 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣
@xaashicali1106
@xaashicali1106 2 жыл бұрын
PoeH folxumidaaH
@AliAli-fd9hd
@AliAli-fd9hd 2 жыл бұрын
Sxb talo ayaan kaarabaa sideen kugula xiriirikaraa
@ayuubaxmedmedia
@ayuubaxmedmedia 2 жыл бұрын
wll instagram ayub axmed
@AliAli-fd9hd
@AliAli-fd9hd 2 жыл бұрын
@@ayuubaxmedmedia mahad Sanid
7 Maskaxda dumarka markay ku jaraan maxay kuugu soo laabtaan
9:38
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 75 М.
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 9 МЛН
Heartwarming moment as priest rescues ceremony with kindness #shorts
00:33
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 38 МЛН
Эффект Карбонаро и нестандартная коробка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 9 МЛН
Qof wax u taagan noqo 2024
17:33
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 131 М.
Sideed isku CAATAYNAYSAA JIIM La'aan?! l Nolol Qurux Baddan! #2
29:56
Ayub Yusuf Sakiin
Рет қаралды 637 М.
11 Waxyaabood Ka Jooji Naftaada || @Xogtamaalmaha
3:18
Xogta Maalmaha
Рет қаралды 18 М.
UN-KA IYO MW XASAN SHIIKH AMAR ALLE LAAKIIN 26 July 2024
27:28
Halbeg Tv 24
Рет қаралды 1,2 М.
99% DUMARKA NINKA FAHMA
10:40
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 47 М.
Sidee Loo soo jiitaa Naag Kasta ?
15:16
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 212 М.
Waddada Kaliya Ee ISBADDALKA Dhabta Ah Loo Maro
14:22
XOGGOOB
Рет қаралды 7 М.
7 Dumarka Ragu Ka Cabsadaan!
13:00
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 61 М.
MrBeast Встретился С Сигмой😳 #shorts
0:48
a_ve_znali
Рет қаралды 3,1 МЛН
Собака не хотела чтобы так вышло...❤️
0:24
😹😹😹
0:19
Татьяна Дука
Рет қаралды 18 МЛН
Горилла Показала Малыша 😍
0:23
ДоброShorts
Рет қаралды 2,2 МЛН