7 Dumarka mida ragu ku dhibtoodaan!

  Рет қаралды 32,888

Ayub Ahmed Media

Ayub Ahmed Media

2 жыл бұрын

=======================================
Connect with me on social media
Facebook: / ayubaxmedmedia
Twitter: / ayubaxmedmedia
Instagram: ayubaxmed
#ayubaxmed
Subscribe to my channel:
/ suhaybsaajidmediapro
Subscribe to my second channel:
/ @ayubahmedpodcast
My Gear:
Nikon DSLR Camera
Lens Nikon Prime
Mic Movo WMX 1
Lighting: Neewer
Editing Software:
Sony Vegas Pro 13
After Effects
Sounds:
VideoHive.com

Пікірлер: 140
@ceyniqurux2605
@ceyniqurux2605 2 жыл бұрын
True, but nobody is perfect both men and women.may Allah forgive us in our shortcomings.
@maxamedcabdiraxmaan7078
@maxamedcabdiraxmaan7078 2 жыл бұрын
Walshi qurux anaa ku sirmay hada kahor wxan kaqaatat lambar wxaan lasheekeesanayay 4bari kadib waa guur saday hada waa isku dhacnay waayo hadalka iskuma fahano waayo quruxdeda ku guursaday balse shalay hadan fiirin lahaa dabeecadeeda hadal keeda saan may dhacdeen qofka haku qiimayn muu qaalka kore
@farhiyaibrahim4208
@farhiyaibrahim4208 2 жыл бұрын
@@maxamedcabdiraxmaan7078 8
@rahmaabdullahi1595
@rahmaabdullahi1595 2 жыл бұрын
Masha allah Mar walbo wax fa’ido leh ayad ka hadasha allah aqliga haku siyadiyo Lkn halka mid taas o ah Yacni qof dumar ka weyn ha guursan isfahanka kuma xirna da’ walalkey
@binfaqiibnulbalad1387
@binfaqiibnulbalad1387 2 жыл бұрын
Sax walaahi meeshaad dhigtay aan anigane dhigay sida rabi ila ogyahay alxmd llh wanicmatu rabi waaye in uu qofka isku kalsoonaado uu aduunyadiisa raacdo, alah yaxfadak akhuuya
@mummuta
@mummuta 2 жыл бұрын
suhayb walal imika waxaaguba ma dumar uun baa ragu ma ceeb ka saliim baa .wanu ku caajisnay baryahan mawduucyadada dumar dumar .xaliye camal
@Hussein_Mohmd..
@Hussein_Mohmd.. 2 жыл бұрын
Runta waa xanuun😏 Wadada wey kuu furan tahay yaa kusoo qasbay
@mohamednur2163
@mohamednur2163 2 жыл бұрын
Kkk wuu sowada raga xun xun
@mummuta
@mummuta 2 жыл бұрын
@@Hussein_Mohmd.. Adaa xanuunsan oo laga roona ah abti ii jwb kuman odhan kumana dalban af joogana looma adeego By
@ubahsalah2773
@ubahsalah2773 2 жыл бұрын
Walaalow naago badan oo dhibanaa jiro ayagana ka soo hadal insha allah
@abdiali6334
@abdiali6334 2 жыл бұрын
Mansh allah great advice sxb Sare mahadsanid Ustaad 👍💙🎥
@khadiijaabdullahi372
@khadiijaabdullahi372 2 жыл бұрын
Ustaad wayadaan dumar ka ee ku saaran tahay waxaa u maleeynaaa in ragga ilowday🤦‍♀️😂
@abdiali6334
@abdiali6334 2 жыл бұрын
Ragana wuu Ku socdaa Usdaadku Ragana in hablaha loo iftiimiyo waa sax😀😀👏
@ibrahimabdi1737
@ibrahimabdi1737 2 жыл бұрын
MashAllaah macalin tallooyinkaaga way igu socdaan Tallo wax tarleh baa na siisay Shukran ugaas
@dheemanaxmed1882
@dheemanaxmed1882 2 жыл бұрын
Macalin ilahay caqliga hakuu barakeeyo waxbdan ayaan kaa faa.iidnay jasakallah khayr macain lkn beryahan fedyaowyada waxay u bateen dumarka lkn majiro qof ceebka saleeb ah
@suleekhaomar8221
@suleekhaomar8221 2 жыл бұрын
Suheyb Waad kasoo dartay dumarka lee heysataa maalmahaan ragga xumaan ma leh miyaa🙂
@halimoabdiahmed3809
@halimoabdiahmed3809 2 жыл бұрын
Aniga xita wan layabanahay
@nuradinbishar7002
@nuradinbishar7002 2 жыл бұрын
Runta laidin sheego maadiidantihiin lol 🤣
@Hussein_Mohmd..
@Hussein_Mohmd.. 2 жыл бұрын
Runta waa xanuun😏
@rahmohusseinahmed9723
@rahmohusseinahmed9723 2 жыл бұрын
@@Hussein_Mohmd.. adigu comment walba oo habluhu qoraan maxaa kudaba dhigy wanba kaa shakiyee ,runtu waa xanuu! Bilaa xigmad baathy runta yaa diidan intuu shegy iyo kabdn ragaba waa leyihiin anagana soo argney marka iska aamus ama wax wangzan ku hadal
@Hussein_Mohmd..
@Hussein_Mohmd.. 2 жыл бұрын
@@rahmohusseinahmed9723 maxaa la calaacaleysiin marka mida kale bilaa xikmad baa tahay markaa afka la taageysid ma aqoon baa ilee dahay🤧
@israabdi8297
@israabdi8297 2 жыл бұрын
Mahadsanid Ayuub 🥺🤍🦋
@abdilahiothman2735
@abdilahiothman2735 2 жыл бұрын
Mash allah wll qli wax badn ban ka famay wlahi jasakalahi qaryn🙏 wll farxad ku noolow❤❤
@Gamers-wj5rm
@Gamers-wj5rm 2 жыл бұрын
Saaxib dumarka miyay Ku jecelyihiin ragga dabba Carrara Qofka Haddad tiraahdid waan kaa helay iyo waan in kujeclhy maxaa farqi udhaxeeya
@ayaan7334
@ayaan7334 2 жыл бұрын
Dumarow ti raga inay sosocotaan aaminsanahaye aan wada sugno 😄😄😄
@farxcalimaxamuud5124
@farxcalimaxamuud5124 2 жыл бұрын
Maasha alleh suheyb saajid
@ahmedsomali6486
@ahmedsomali6486 2 жыл бұрын
صلي الله عليه وسلم ❤
@ruunruun6136
@ruunruun6136 2 жыл бұрын
Dream kaada meel sare gay so Thank u Ustaad Ayuub
@ibraahimyuusuf8228
@ibraahimyuusuf8228 2 жыл бұрын
Thank you teacher🥰🥰🥰🥰🙏🙏🙏🙏❤❤❤❤💯💯💯💯
@libanali7959
@libanali7959 2 жыл бұрын
Msha allah wllky caqliga allah haku daayo
@marwodagan2271
@marwodagan2271 2 жыл бұрын
Asc walal kasoohaadal dadka is qaba rag iyo dumar ,Sida ugu qurux badan ay uwada dhaqmayaan.
@user-ly2ki1xo8z
@user-ly2ki1xo8z 7 ай бұрын
Walaahi walaal ayuuwoo rub baa kahadashaa ❤ marwalibo Ilaahey isha cadawga hakaa qabto
@maskiinhassan6206
@maskiinhassan6206 2 жыл бұрын
Macalin wan.qal way nooshaqaysay in taad sheegtay alx,🥰🥰😍😍🤩
@xasanmalaay8221
@xasanmalaay8221 2 жыл бұрын
Legend always legend keep going
@hamsemohamoud9174
@hamsemohamoud9174 2 жыл бұрын
Absolute wllhi💖 thanks wllo Zuhaip
@cabdiqanisaalax8106
@cabdiqanisaalax8106 2 жыл бұрын
Mnsh Allah alle hakuxafdiyo
@Hussein_Mohmd..
@Hussein_Mohmd.. 2 жыл бұрын
Sir naageed lagama salgaaro markii la lee yahay wallee been maahin! *Ustaadi* kusoco wax badan noo dhiman *we* *stand* *with* *you* *our* *teacher* ❤💪
@naemamadar3788
@naemamadar3788 2 жыл бұрын
Thanks macalin
@shadiyaadam
@shadiyaadam 2 жыл бұрын
Masha Allah 👍
@Jihaanjanno
@Jihaanjanno 2 жыл бұрын
Dumaroow iska Dulqaata isbuuCYadaan Raga Leh isbuuCYada Soo socdo inoo Balan ah Ayuub wllo💪💪🙈🙈
@ayuubaxmedmedia
@ayuubaxmedmedia 2 жыл бұрын
Ina hooyo mahadsanidraali noqda markiina waan soo wadaaye
@user-jc4fv9hx6f
@user-jc4fv9hx6f 2 жыл бұрын
Ayubow ayaantan unuka lee diiradda nagu haysaaye faaraxyaasha so qabo barito☺
@cabdulqaadirawilmohamed9534
@cabdulqaadirawilmohamed9534 2 жыл бұрын
macalin waa mahad santahay laakiin waxaan codsanayaa inaad kasoo hadasho raga xun xun si ay gabdhuhu cadaalad u dareemaan mahad sanid
@abdihamiidhussein5214
@abdihamiidhussein5214 2 жыл бұрын
🙏Suheyb saxib sare point yada aad kahadashey ayagoo qoraal ah hoos videoga descriptionkiisa soo raaci si ayagoo qoraal ah oo kooban looga faaideysankaro😇waa Ra’igeyga
@raxmoqadar9623
@raxmoqadar9623 Жыл бұрын
Mash Allhaa ustad🤚🍀
@Shaydanwase
@Shaydanwase 2 жыл бұрын
12:07 wllhi wa run
@abdirizakahmedhassan4407
@abdirizakahmedhassan4407 2 жыл бұрын
Waa runtaa walal Ayuub
@AXMATO_
@AXMATO_ 2 жыл бұрын
Thanks bro wllhi abalkaga ma gudi karno Teacher
@ilwadquruxilwadqurux5358
@ilwadquruxilwadqurux5358 2 жыл бұрын
MashaaAllah aad ayaad u gu mahadsantahay ee lakin dadka kala da'da wayn jaceylkoda waxka dhe tks
@farxaanaxmed4832
@farxaanaxmed4832 2 жыл бұрын
Mansha ALLAH
@najmaqalbidhaye5983
@najmaqalbidhaye5983 2 жыл бұрын
Mashaallaah
@mohamedkhadar9443
@mohamedkhadar9443 2 жыл бұрын
Adduunka Heeso ayan u Necbahy Wa wax Allah wayne Xarimay Wallayal ka Waantooba Munkarka 😳
@salmacali7074
@salmacali7074 2 жыл бұрын
Allah hanaga madoobeyo Wlhi dhib ayaa ku qaban 😓
@abdellatailor9395
@abdellatailor9395 2 жыл бұрын
Keep going
@xawamaxamed8267
@xawamaxamed8267 2 жыл бұрын
Wlhi anigu waxaan jeclaa wil jacelkisu wuxu igu hayeey xanuun waliga waxan rabo imu sameen hadi an balano balanta mu imin jirin 3sano ayaan sida kula socday anigo malin walba murugeesan balse hada waan iska jaray xidhiidhki hadana cid lama socdo alxamdulillah noloshayda waan bartay sida kali lo nolaafo adigo waliba jacel salaad walba oo an tukado ilahay ayaan ka baryaa inu qalbigiisa iso jeediyo oo uu marqudha idareemo xanuunka ihaya iyo jacekan uqabo😭😭
@maxamedciise7194
@maxamedciise7194 Жыл бұрын
hada xagee kudanbeeyay hada
@mariammustaqem2940
@mariammustaqem2940 2 жыл бұрын
Anu mid walal ayuub axmed ku xeran oo dhagesta lee I anfacaya 😂✌
@abdallahussen5702
@abdallahussen5702 2 жыл бұрын
Asc Rome Italy 🇮🇹 yaan si,dhow kalasocda sxp sare 🙏
@nuwara8333
@nuwara8333 2 жыл бұрын
Xaliye yare 😳
@ficanfilsan7583
@ficanfilsan7583 2 жыл бұрын
🤣😂🤣😂
@surgerydr2957
@surgerydr2957 2 жыл бұрын
Thanks
@abdihamiidhussein5214
@abdihamiidhussein5214 2 жыл бұрын
Sorry Hadan magacaga qaldey ayub ayaan rabey🙏wxn filayaa inaad codsigeyga tixgelin doontid thanks keep going bro😇
@xasanadan8352
@xasanadan8352 2 жыл бұрын
Ustaad dhaliilo padan kuu taala hplaha pl ka gar bah alle hku shrfo ustaad qli
@mxamuudsuuxaay6928
@mxamuudsuuxaay6928 2 жыл бұрын
Mashallah
@ifrahmousa1992
@ifrahmousa1992 2 жыл бұрын
Wcs dee Maclin dhexdhexaada ka noqo raga iyo dumarka
@aaminomursal2870
@aaminomursal2870 2 жыл бұрын
Wllky ayaantaan wllhi dumarka wad kuwaalathy wllhy waad kuqaldan tahy 7 mawaadan ogeeyn in uu nabiga scw scw ay qadiijaka wayneeyd 15 sano dadku mawada xuma ayuub dib isugulaabo
@xafsoadam5348
@xafsoadam5348 2 жыл бұрын
Asc walalaal raga iyo dumar ka ha iskudirin oo alaah kacabso
@MajidMajid-yf2tt
@MajidMajid-yf2tt 2 жыл бұрын
Sxp waad mahad santahay sxp anigaa ayaa qiso igu dhacday sxp
@amoutaframo7387
@amoutaframo7387 2 жыл бұрын
Asc wll waxaan kaa codsanayaa marka aad tihid ey waxa aad dhiganaysid waxyaabo ka mid ah kugu adkaadaan sideen u xalin karaa dhibtaa
@amoutaframo7387
@amoutaframo7387 2 жыл бұрын
Fadlan ii soo jawaab wll
@behijabi1611
@behijabi1611 2 жыл бұрын
Nimanka uun ha dhirigaline dumarkana uso smee markoda
@a.sabriye5797
@a.sabriye5797 2 жыл бұрын
Im frst 👏👏👏
@zakikliiv2841
@zakikliiv2841 2 жыл бұрын
Mxaa naga,galy🙋‍♂️
@zakikliiv2841
@zakikliiv2841 2 жыл бұрын
@@Flayingbug 😂😂😂🙋‍♂️
@ayaanahmed8737
@ayaanahmed8737 2 жыл бұрын
Meshaaan ku yaaban fadhiyaa😳😳
@xaalimomaxamed1143
@xaalimomaxamed1143 2 жыл бұрын
Wll ayuub xafidaka llaah waad mahadsanty laakin muqaalkan qaarkiis gabdha meelbuu kagacay sida da,da
@ummuatikahaaji9634
@ummuatikahaaji9634 2 жыл бұрын
Walal ha ilaabin adoonki ugu khayar badana wax alle abuuray inu guursaday gabdh ka wayn waliba hiiliya unoqotay please ha niyad jabin dadka xalda ku sugan
@ayuubaxmedmedia
@ayuubaxmedmedia 2 жыл бұрын
Anigu ma yasin gabadha kaa weyn just inaan isfahan darro badan ay keento ayaan sheegay keliya waa sax rasuulkeena ayaa guursaday laakiin gabadha sidii Khadiija RC oo kale ah kama hadlin
@ummuatikahaaji9634
@ummuatikahaaji9634 2 жыл бұрын
@@ayuubaxmedmedia gabdha ka wayn bad tidhi qodobka danbeya.waynina wa mid uun walal dadkuna isku mid mahaa wa sida farahena o kale. Ma sheegin hadi wayni kale aadka wado se waxa jira rag guursaday dumar ka wawayn nolosha ku badhadhay
@M.OZIL4
@M.OZIL4 2 жыл бұрын
Qof aad sacad ku baran sanad kuma baratid
@ayanabdi1889
@ayanabdi1889 2 жыл бұрын
Sax100%100👏👏👏👏👏
@abdirizakahmedhassan4407
@abdirizakahmedhassan4407 2 жыл бұрын
Horay hadan umaqli lahaa waanadaadan ma ahaadeen qof walba wuxuu hada yahay
@MohamedAhmed-ql9eo
@MohamedAhmed-ql9eo 2 жыл бұрын
Asc wll ayub gabar an is la Socon a mudo hal sano markan 5bilod wada soconey ayee isheegtey in ee garob tahy oo hal wil ee hesado ka dib waxn ku dhahay dib ma la an wn ogolahy ka dib sanad ka dib sim card ee ayad le thy ayaa nin ki hore ika qabdey markan ayad weydiyey wilkis ader ayaa dhaley aye iku dhadey
@abdiqerhassow5644
@abdiqerhassow5644 2 жыл бұрын
kidibbnaa
@ayaanhassan8877
@ayaanhassan8877 2 жыл бұрын
mushkiladahaan raga bas ma aha labadaba dhinacba waa inaad dhahda ruux wax jecel mar walbe waa la dhiba xaliye cashirkiisa miya
@mohamednur2163
@mohamednur2163 2 жыл бұрын
Ayuub waa wiil fiicn runtuu ka hadlaya ragana wuu ka soo hadlayaa inshaa allaah
@aliishaahmed64
@aliishaahmed64 2 жыл бұрын
Ayuubow xaliye two ma noqon rabtaa intas raggi unba gubaabinaysaye
@Shaydanwase
@Shaydanwase 2 жыл бұрын
9:42😅😅😅😅
@libanmed7284
@libanmed7284 2 жыл бұрын
Jeclka dawadisa waa adigo xiidhiidhka badiya 3 ila inta awodid
@maryamayusuf4669
@maryamayusuf4669 2 жыл бұрын
Ayuub abowe iga soo jwb arin baa iheesato wiil aan aad ujeclahay ayaa jira marwaliba aniga ayaa radiya oo asga ima soo radiyo danba kama laha ani wllhi aad baan ujeclahay lakiin asaga waxa uuigu wado wax loo adkesado mahaa wllhi🥺😭😭
@genyada5984
@genyada5984 2 жыл бұрын
xaliye pro max
@marishqurux5925
@marishqurux5925 Жыл бұрын
Asc
@marianabokar7809
@marianabokar7809 2 жыл бұрын
Nin ciil,haayo baad u ektahay
@sacidibrahim959
@sacidibrahim959 2 жыл бұрын
Dumarku fajigoda iyo dhagartoda ayaa tira beel ah kusoco ustad
@xamdixaaji4178
@xamdixaaji4178 2 жыл бұрын
Yaa idinka dhagar badan
@marishqurux5925
@marishqurux5925 Жыл бұрын
M.a
@Hodan20
@Hodan20 2 жыл бұрын
7. Xaqiiqo😂😂
@Hhaysdhibinwaliga
@Hhaysdhibinwaliga 2 жыл бұрын
Ustaadi intaas ninkan ka arkana saw kama guuri karo mise waa only men bes 😂
@abdikanimohamed1730
@abdikanimohamed1730 2 жыл бұрын
Cashirki wuusoodhacay
@safacismaan2045
@safacismaan2045 2 жыл бұрын
Quraankii soceli
@abdallaalpha4945
@abdallaalpha4945 2 жыл бұрын
Ayuubow dadku iney wadda socdan ayaba Totally qalad ah!🤔
@abdirahmanibrahim1260
@abdirahmanibrahim1260 2 жыл бұрын
Mahsanid
@cabdiqadirsong5415
@cabdiqadirsong5415 2 жыл бұрын
Wn kula arkay
@farxiyomohamedsalad2080
@farxiyomohamedsalad2080 2 жыл бұрын
baryahaan ragaad kubadateeh
@Binu-aadam
@Binu-aadam 2 жыл бұрын
Horaa lo idhi sir naaged lagama salgaadho lkn ragga 1 muuqal ayaa kufilan oo lagaga hadlo balse madumarka xad maleh 🙃
@xamdixaaji4178
@xamdixaaji4178 2 жыл бұрын
@@Binu-aadam sida xoola u yeeleeysa ma is tiri
@ismahaaan8945
@ismahaaan8945 2 жыл бұрын
Haduuuw qofku heeeso dhagysto madan kawaninkarin
@deeqaali6509
@deeqaali6509 2 жыл бұрын
Ayuubow manta waxa dhahay ayuub siduu mawduuc walbo 7 uga dhigaaye amoo todoba ayuub noqdaa🤣 sorry bro
@asioaxmed875
@asioaxmed875 2 жыл бұрын
Heeey ayub maalmahan barnaaminku anaguu nadaaran yahay maxa khaldan waaaayaaaaab🤔🤔🤔
@haniyuu7321
@haniyuu7321 2 жыл бұрын
Baryahan dumar bay kaga shidan thy kaliya raga inaad dhiiri galisa rabta miya calashan eexasha kugu jirta
@quencad4910
@quencad4910 2 жыл бұрын
Adi 90ka dumarka maxa uga hadashaa waa macno beeshay wax yabihii kale eed so galin jirtay wa Iska dhaaftay dumar Le ka hadle
@Hussein_Mohmd..
@Hussein_Mohmd.. 2 жыл бұрын
Waxa ugu badan daawado waa rag no cabaad wadada wey furan tahay
@quencad4910
@quencad4910 2 жыл бұрын
@@Hussein_Mohmd.. 😂😂😂😂😂😂😂 hayepo
@hoodocarab-yz5ug
@hoodocarab-yz5ug Жыл бұрын
Raga kaso hadal usdad
@guuleedjunior2907
@guuleedjunior2907 2 жыл бұрын
Damage ka uu leeyahy marky ku tiraahdo walaalky oo kale ayaad tahy 9999+
@sumayabarni8098
@sumayabarni8098 Жыл бұрын
Wiilow kaalay raggu xumaan malaha sawmaaha War dumarku doorasho malaha miyaa kan xuna iskama dhafi karaan kan wanagsana ma doran karaan
@updallaupdy4327
@updallaupdy4327 Жыл бұрын
Hhhhhhhh
@ahmednur4538
@ahmednur4538 2 жыл бұрын
Warya qayb ka mid ah qodobata wa guri dumis !!!
@haniaden2700
@haniaden2700 2 жыл бұрын
Manta dumarka ayad ku yacday ma is tiri
@happy_aliegeh251
@happy_aliegeh251 2 жыл бұрын
Ilmaha yari mu i dhagaysto😅😅
@ayaanmahad9054
@ayaanmahad9054 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣
@ayaanahmed8737
@ayaanahmed8737 2 жыл бұрын
Hhhh ilmaheeee
@happy_aliegeh251
@happy_aliegeh251 2 жыл бұрын
@@ayaanahmed8737 de ilmahan yare an ka waynahay🤣🤣
@ayaanahmed8737
@ayaanahmed8737 2 жыл бұрын
@@happy_aliegeh251 naa i dhaaf Waxba kaama fahmni
@happy_aliegeh251
@happy_aliegeh251 2 жыл бұрын
@@ayaanahmed8737 maxaad naga so dontay hadana wxba nga fahmin
@mohamednur2163
@mohamednur2163 2 жыл бұрын
Abyuub raga ka soo hadal hadii kale xaliya ku bixnayaan
@aaminomursal2870
@aaminomursal2870 2 жыл бұрын
War xaliye midbaalabaxay magac kalaalooraadinaayaa
@mohamednur2163
@mohamednur2163 2 жыл бұрын
@@aaminomursal2870 kkkk
@farxaanyuusuf
@farxaanyuusuf 2 жыл бұрын
dunidu ma rag kaliya gabadha sidana gabadha sidana unba nahay sate bal iskuday inad gabdhahana lataliso way cadahay inadan niya uhan ee yab nimanki durana madaya cadawadna way uhayan
@Hussein_Mohmd..
@Hussein_Mohmd.. 2 жыл бұрын
Sir naageed lagama sal gaaro
@kaasimmohamed22
@kaasimmohamed22 2 жыл бұрын
maclinkq
@hodoarab6748
@hodoarab6748 2 жыл бұрын
Raga kaso hadal
@FARAXSAAN
@FARAXSAAN 2 жыл бұрын
That’s why you never trust females friends!!
7 Qof Kasta u Baahan Yahay Nolosha Quruxdeeda
13:31
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 23 М.
7 Gabari Haday leedahay ka hortag hadda way ku dhaawici doontaa
17:42
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 51 М.
마시멜로우로 체감되는 요즘 물가
00:20
진영민yeongmin
Рет қаралды 33 МЛН
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 9 МЛН
Amazing weight loss transformation !! 😱😱
00:24
Tibo InShape
Рет қаралды 53 МЛН
Sida xiriir looga kabto #1 Kuu shaqayn doonta mar kasta E07
23:13
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 24 М.
5 Gabadha leh ka leexo wakhti ha iskaga lumin
14:00
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 50 М.
Lama raadiyo nin faraha ka qaad wuu soo noqon adiguba tijaabi
4:58
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 152 М.
10 Dumarka dabeecadahan leh Ha Guursan
38:04
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 25 М.
5 Markaa tahay dumarka nin u jilicsan!
13:13
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 54 М.
قصة إنسان ترك شيء لله وانصدم بعوض الله له | فهد البشاره
21:55
настоящий чемпион
0:59
QorabogTV
Рет қаралды 4,4 МЛН
😹😹😹
0:19
Татьяна Дука
Рет қаралды 18 МЛН
Что делать ЕСЛИ у  Вас Живёт Монстр?
0:36
ИЗЮМЕР
Рет қаралды 2,8 МЛН
Никогда не убивай это существо! 😱
0:28