7 Gabari Haday leedahay ka hortag hadda way ku dhaawici doontaa

  Рет қаралды 51,011

Ayub Ahmed Media

Ayub Ahmed Media

2 жыл бұрын

=======================================
Connect with me on social media
Facebook: / ayubaxmedmedia
Twitter: / ayubaxmedmedia
Instagram: ayubaxmed
#ayubaxmed
Subscribe to my channel:
/ suhaybsaajidmediapro
Subscribe to my second channel:
/ @ayubahmedpodcast
My Gear:
Nikon DSLR Camera
Lens Nikon Prime
Mic Movo WMX 1
Lighting: Neewer
Editing Software:
Sony Vegas Pro 13
After Effects
Sounds:
VideoHive.com

Пікірлер: 197
@nabadiyonolol9113
@nabadiyonolol9113 2 жыл бұрын
7 hadee gabar leedahay ka hortag wey ku dhaawici doontaa. 1.isbadal ku yimid ,sida caadiga aad ku ogeyd,waxba ee kuu sheegeyn. 2.nin kaloo cusub ayaa ku soo kordhay ee shaati walaal wata. 3.telefoonka aan lagaa qaban 4.maanta waa lee casumay. 5.gabadha nin kale kula kulanto wadan kale. 6.nin kale dartii kuula dagaasho. 7.kalsooni badan aad siisay,kadibna kugu bahdisha.
@kheyrtuse9535
@kheyrtuse9535 2 жыл бұрын
Shukran sxb
@dr.khyriabasheir5064
@dr.khyriabasheir5064 2 жыл бұрын
Shukrn wllo 🥰
@Queen-sheba31599
@Queen-sheba31599 2 жыл бұрын
Intaan oo lasoo sheegay raguna wuu leeyahayee ka hortaga dumarow.🙌
@sihammohamud493
@sihammohamud493 2 жыл бұрын
Really I'm agree with you 🤚😊 please respect men like you want to respect you.
@mohamedabdi4391
@mohamedabdi4391 2 жыл бұрын
👍
@nimcoibaahim20
@nimcoibaahim20 2 жыл бұрын
My Fav teacher allah ku dhowro aduun iyo akhiro dhib hakaa haayo 🤲🤲🥰😊🖤🖤🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@mohamedsheikh7835
@mohamedsheikh7835 2 жыл бұрын
Thanks brother this infact a great logic and analytical...I only saw your video last night and now I became fully interested 🥰
@afnaanomer5586
@afnaanomer5586 2 жыл бұрын
Adoo raali ah wll hlkee suaalaha lagaa soo waydiiyay 🥺
@Maahir397
@Maahir397 2 жыл бұрын
Videogan aad buu u xikmad badanyahay Thanks ayuub Axmed ✅✅🙌
@fatxiabdi6037
@fatxiabdi6037 2 жыл бұрын
Ramadan 🌙mubarek ☪️
@husseinahmed7407
@husseinahmed7407 2 жыл бұрын
Ereyga mar walbo an kaa maqlo ayuubow wa "iyo wixi LA hal maala"... Wan Ku salaamay macalin
@afnaanomer5586
@afnaanomer5586 2 жыл бұрын
Wxaan ahay qofka qalbigiisa lagu Cayaaray Misna farxadii laga qaatay Misna wx alaale wx layreebay majirto lkn waa balan inaa kartidaydii Iyo adadaygaygii soo cesho🥺🥺🥺🥺😭
@xararo5222
@xararo5222 2 жыл бұрын
Ani iso qabo anigaa ku daryeliye
@Najmanalka208
@Najmanalka208 2 жыл бұрын
Aby is adkey dhulka haisku jiidin naftdane kareb qof an ku qadarin
@GALANGOOLI
@GALANGOOLI 2 жыл бұрын
Xbbti waan daawanaya muuqaalkaan Waana ku raali galin Isoo laabo please Ku teclahaye
@habihabi8554
@habihabi8554 2 жыл бұрын
Aniguba waan la daala dhacayaa lkn adkaysi samee waa la baxayaa ragow dumarka been haw sheegin plz
@ifraahabdiabdilaahi8069
@ifraahabdiabdilaahi8069 2 жыл бұрын
Markastood awoodad isticamasho amba ad ku dadasho inad cilka iyo qalbi jabka ka gudubto wad ka gudbaysa sis naftaada ku mashqul
@ibraahimyuusuf8228
@ibraahimyuusuf8228 2 жыл бұрын
Thank you teacher🥰🥰🥰🙏🙏🙏🙏❤❤❤❤💯💯💯💯
@cabdulqadirxashi5131
@cabdulqadirxashi5131 Жыл бұрын
Masha Allah brother Ayub you are my biggest Motivator. May Allah always bless you.
@rashkacamo7336
@rashkacamo7336 Жыл бұрын
My fav teacher may almighty Allah protect you.....your my great Motivator Jazaka Allahu khayr
@xildhibaanismadhibe3731
@xildhibaanismadhibe3731 2 жыл бұрын
Ustaad Ayuub mahadsanid inbadan ❤💯
@abdirahmanosman1388
@abdirahmanosman1388 2 жыл бұрын
Macalin thnksx marwalba waa sugaa video yadada 🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿❤️❤️❤️
@ikraanmaxamed3619
@ikraanmaxamed3619 2 жыл бұрын
Xaqiiq wlhi tasa been aheyn💯
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 2 жыл бұрын
Masha Allah, mahadsanid ustaad💯💯👏👏
@abdisalanalfaalfa9064
@abdisalanalfaalfa9064 Жыл бұрын
Adbad umahad santahay ayub adbaan kuku Taxanaha nolosheyda wax badan ayaad ka edeshey Allah kubarakeyo wll mcn
@abdilahiothman2735
@abdilahiothman2735 2 жыл бұрын
Mash allah ❤ wll ayub thanks
@abdihakimjama1877
@abdihakimjama1877 2 жыл бұрын
Topic Aad u xaasaasiya runtii ayaad ka hadshay thanks 🙏.
@hindaxasan2682
@hindaxasan2682 2 жыл бұрын
mash allh ustaad allh ku xifdiyo Ramadaan kariim⭐🌙
@roblehdaher4732
@roblehdaher4732 2 жыл бұрын
Keep going macalin ramadan karime
@sakijama6949
@sakijama6949 2 жыл бұрын
Videogan wax badan bn ka faaidey waana laso kulmay caqabadahaa uu ustadku shegayo casharna wnka bartey ustad wad mahadsanthay😍
@deeqacumar9657
@deeqacumar9657 2 жыл бұрын
Msha.allah xayakallah aduunyo iyo Aakhiroba
@hooyocooking
@hooyocooking 2 жыл бұрын
Maasha allaaah tabarakalaah walal allaaha ku barakeeyo
@amsproduction4288
@amsproduction4288 2 жыл бұрын
Masha Allah ustaad ayuub
@MajidMajid-yf2tt
@MajidMajid-yf2tt 2 жыл бұрын
Shukran sxp wax badan ka faiday
@fatxiabdi6037
@fatxiabdi6037 2 жыл бұрын
First mashallah 🤩
@Hussein_Mohmd..
@Hussein_Mohmd.. 2 жыл бұрын
Vedio maanta saa'id buu u dheeraaday😁 Ramadan Mubarak *ustaadi* 💛
@qalinlemedia9862
@qalinlemedia9862 2 жыл бұрын
Ciyaal tiktok samirka kugu yaraady
@xalimocisman6886
@xalimocisman6886 2 жыл бұрын
Mnsh Allah alle hakuxiftiyo wlky qli Ramadan kariim waa xaqiiqtasi
@abdirashidkahiye2526
@abdirashidkahiye2526 2 жыл бұрын
Msha Allah Ramadan mubarak
@sahankaabe8930
@sahankaabe8930 2 жыл бұрын
mashaAllah waa xaqiiq
@abchirmed2504
@abchirmed2504 2 жыл бұрын
Thanks brother jazaka alah
@ayaanciise5116
@ayaanciise5116 2 жыл бұрын
ilaah haku dhowro aboowe
@abibokiehyacin6138
@abibokiehyacin6138 2 жыл бұрын
Maachaallah Ayub ahmed
@abdourachidsaleh1154
@abdourachidsaleh1154 2 жыл бұрын
Macha Allah Bro thanks 🙏🙏💯
@mubaarikjamaalmowliid3264
@mubaarikjamaalmowliid3264 2 жыл бұрын
Ramadan kariim wlky ayuub axmed
@maxabsjiii8122
@maxabsjiii8122 2 жыл бұрын
He is a good mentor
@maymuunomer3829
@maymuunomer3829 2 жыл бұрын
Ma.allh geesiga runta ah allh ha ku dhowro jzakalhu khyrul jza runta ayad shegtay
@rana-dn6sm
@rana-dn6sm 2 жыл бұрын
Walal 🦋🤗❤🤴
@aadanyare4481
@aadanyare4481 2 жыл бұрын
M.waa saxantahay wll
@homeofcomedy6035
@homeofcomedy6035 2 жыл бұрын
Totally agreed with you bro
@yurubyurub1230
@yurubyurub1230 2 жыл бұрын
Allah haku sharfo Ayuub Ahmed Bird 🐦 🙏 ❤ ♥
@zadaammagafe596
@zadaammagafe596 2 жыл бұрын
Thank you ustaD 😍
@ifraahabdiabdilaahi8069
@ifraahabdiabdilaahi8069 2 жыл бұрын
Good motivated 👍
@maryanahmed1696
@maryanahmed1696 2 жыл бұрын
Ramadan mubaarik
@simansaafi1464
@simansaafi1464 2 жыл бұрын
Ramadan mubarek
@heavyman2306
@heavyman2306 2 жыл бұрын
Shaikheka aniga ayey iku dhacday lakin hader wan ka kabsaday alxamdulilah waqti dher kadib manta nolal cusub aya i bilawatay 😁👍
@hardworkforever7955
@hardworkforever7955 2 жыл бұрын
Ramadan Kareem Mr sir
@abucaliya8298
@abucaliya8298 2 жыл бұрын
Walaahi bro 😎 waxa aad mooda sida aad wax ufahansantahay jaamacad ooga baxday 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@daganmahamedabdi3252
@daganmahamedabdi3252 2 жыл бұрын
Waxan ka codsanyaa inad soo Samayso sida jadwalka loo samysto waa iga codsi Allah ku barkeeyo
@Mohammed-pu2ct
@Mohammed-pu2ct 2 жыл бұрын
Walal Salmaan Maddow So daaawo Halkaas ayad ka heleysaa Sida jadwal iyo IWM
@daganmahamedabdi3252
@daganmahamedabdi3252 2 жыл бұрын
@@Mohammed-pu2ct wad mahdsanthy wallalkay Allah ku barkeeyo
@kheyrtuse9535
@kheyrtuse9535 2 жыл бұрын
@@daganmahamedabdi3252 Sido kale walaal waxaad daawataa Ayub yuusuf sakiin wax badan waad ka faaidi doontaa
@daganmahamedabdi3252
@daganmahamedabdi3252 2 жыл бұрын
@@kheyrtuse9535 hye wllo wad mahdsanthy Allah ku barkeeyo Wan daawan Chanel Faaidad leh ila soo wadaag wallalkay
@drsrayaanxuseen5802
@drsrayaanxuseen5802 2 жыл бұрын
Mhdznid wllky ayuub ahmed
@ibraahimyuusuf8228
@ibraahimyuusuf8228 2 жыл бұрын
Ramadaan mubaarak first comment✌✌✌✌
@samaterabdirahman6789
@samaterabdirahman6789 2 жыл бұрын
Thanks zxp
@alihassanhussain905
@alihassanhussain905 2 жыл бұрын
Mahdsnid wll
@kinsharifofficial9175
@kinsharifofficial9175 2 жыл бұрын
Asc.wll Sethyi 👍🤩
@mohamedbashirmohamed7706
@mohamedbashirmohamed7706 Жыл бұрын
Really wllhi 🥺❤️
@ladnaanahmed8109
@ladnaanahmed8109 2 жыл бұрын
Excellent 👍
@ikraamhassanmohamed1080
@ikraamhassanmohamed1080 2 жыл бұрын
Mar walba aad videoya firsanoyo waa nafisaa❤️💯💋
@shophiaahmed8875
@shophiaahmed8875 2 жыл бұрын
Ustaadi qof inaa lahdsho moyane aan kula so hdleyn hdna shegna inu ku jecelyhy wa mxey?
@xayaadmahamud6397
@xayaadmahamud6397 2 жыл бұрын
Masha Allah
@Ahmedmzungu
@Ahmedmzungu 2 жыл бұрын
MshaAllah
@abuusufyan943
@abuusufyan943 2 жыл бұрын
Asc wll ayub
@cabdulqaadirawilmohamed9534
@cabdulqaadirawilmohamed9534 2 жыл бұрын
jisakalaah khayr mahad sanid
@saalaxafrika672
@saalaxafrika672 2 жыл бұрын
Masha allaha kuxafido ramadaan mubaarikh
@aptidonabio9323
@aptidonabio9323 2 жыл бұрын
Merci pour ce vidéo
@fatimomoha8544
@fatimomoha8544 2 жыл бұрын
Masha allah
@hibaaqomar6549
@hibaaqomar6549 2 жыл бұрын
Really wlhi wllo
@YuusufShuaib77
@YuusufShuaib77 2 жыл бұрын
Qofka la jecelyhy wa cadow an doonayn inuu ku fahmo inu kufahmana ka doorbida inu iska ka indha tiro si uu kugu daawado sida aad uu dhex maquuraneedo badaha iyo wabiyada xanunka iyo ciilku hareeyay 💔
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 2 жыл бұрын
Wlhy waa run sxb waa balaayo loo baahan yahay.
@abdiaziizmohamed3552
@abdiaziizmohamed3552 Жыл бұрын
Wlh wa xaqiiq
@mohamedfarahmohamud9157
@mohamedfarahmohamud9157 2 жыл бұрын
First ✋✋
@hooyohooyomcn6803
@hooyohooyomcn6803 2 жыл бұрын
M.a kip going bro ❤️ 💪 👌 🙌 💯
@maxamedcumar5411
@maxamedcumar5411 2 жыл бұрын
m.a teacher
@fardowsamohamed3745
@fardowsamohamed3745 2 жыл бұрын
Mashaallah
@nasraelmi6471
@nasraelmi6471 2 жыл бұрын
Allahu akbar Aduunkaba Is daba wareega🥰🌹🥰♥️
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Tani xaqiiqlee laygu yaqaaan.exuseme.
@najaxcadey4853
@najaxcadey4853 2 жыл бұрын
Ayubow wilasha hadhay wayo waxa jira qof aan ila hada jeclhy balse wan fahmi lahay ila hada sabbto ah ah San ku aqan maha
@AhmedAli-mg8is
@AhmedAli-mg8is 2 жыл бұрын
Masahllha 😍 😍 😍 😍
@AsadAH67
@AsadAH67 2 жыл бұрын
Xaqiiqdii waa runtii
@Abdullahi11k
@Abdullahi11k 2 жыл бұрын
Qisooyin ka jacaylka dadka daacada ah iyo qofka khaa’inka wey badan yihiin, balse aduunka waa wareegto. Qof hadii aad dhaawacdid adigane waa lagu dhaawacaya waa hubaal.
@najmaraage2760
@najmaraage2760 2 жыл бұрын
Sax wlhi shalay wudambey
@shukriomar8393
@shukriomar8393 2 жыл бұрын
Frist😃
@ruunsaid976
@ruunsaid976 2 жыл бұрын
Aniga dumar'ahan mida kowaad wa sidan ula dhaqma qofkan dan kalahen marka walalayal hadalkisa wa sax ha ku dhuminina waqtigina qofan kuso jedin.
@Rahmatii0
@Rahmatii0 2 жыл бұрын
Wcs Ustad
@waadax.Sports
@waadax.Sports 2 жыл бұрын
Waan Dhagaystay sax weey
@wardanasir8240
@wardanasir8240 2 жыл бұрын
Wllalow aan su'aal kuwaydiiyee qofaan ku qabin sidee baa xflad ugu kxaysan kartaa waa iga cilmi badantihiin
@khadarabdullahi5597
@khadarabdullahi5597 2 жыл бұрын
Prother suheyb wan kusalamy
@hooyo_macaan
@hooyo_macaan 2 жыл бұрын
Wll ayuub waxaad ka soo hadashaa sida waqtiga loo maareeyo plz❤❤❤❤❤
@salmaabdinur440
@salmaabdinur440 2 жыл бұрын
Mashaaallah Barakaallah Macalin Ramadan mubarak to you and your lovely family
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Exuseme soon khadarinlen masoonay.malaysqadariyey5.
@bushragalti3454
@bushragalti3454 2 жыл бұрын
Malinkasta raga wax u sheegta dumar markasta iyaggaa mar laqiyamaa oo maskiin ah kasoo hadal lkn soo waaano
@jaamamuhudin5010
@jaamamuhudin5010 2 жыл бұрын
haddi ee ku barty una shegty in aa tahy qofka nolsha la wadaagi rabo ee dhahdo qof kaa jacelykeyga waaye markas qalad miyaa
@MaameYM1515
@MaameYM1515 2 жыл бұрын
qodobka 6aad waan kula hubaa waanan arkay xaqiiq weeyaan
@leylafarah9190
@leylafarah9190 2 жыл бұрын
Asc. Maashaa allaahaaa. Jzkh. Waarataaa. Kkkkkkk.
@daganmahamedabdi3252
@daganmahamedabdi3252 2 жыл бұрын
First
@GoobroonGoobroon-kx8ks
@GoobroonGoobroon-kx8ks Жыл бұрын
Walaahi hadaa ku dhaxjiraa arintaa sxb
@KhadarBiibshey
@KhadarBiibshey 2 жыл бұрын
Sxb raga qaarna waa sidaaz okle kasoo hadal ayagana
@munhazqurux7115
@munhazqurux7115 2 жыл бұрын
Walal inte kaladoxariira isojawab
@ziyaadahmed609
@ziyaadahmed609 2 жыл бұрын
Waxay ahaataba habeen habeenada ka mid ah ayaan ku xanaaqay ku dhahay waryaa gabaray wax kuuma sheegaa iga fogoow intaad iga fogaan kartid , mar kaliya ayey igu tiraahday, kaalay caawa ma cabsantahay, markasaan ku dhahay maxaa kaa gale, markaas ka dib waxey igu tiraahday war aniga wax kuuma haayee adigana waxba iima heysidee willow nakala wad , sheekadaas maxaad oran laheyd sxb marna ùstaadkeyga
@balgisamusa7359
@balgisamusa7359 2 жыл бұрын
Wan kugu raacsanahey
@MohamedAhmed-ql9eo
@MohamedAhmed-ql9eo 2 жыл бұрын
Number 6 dardisa ayaa xariir 1 sano ku dhmdey wllkey wayey
@mohamedfarah1522
@mohamedfarah1522 Жыл бұрын
Walaal ka waran haddey ku tiraahdo mid kalaan lahayaa hase yeeshee ay marka xiga waa lagu waayay kugu tiraahdo
@nasrosalah6431
@nasrosalah6431 2 жыл бұрын
Gabdha kaleex wll
@Siyaasi_8
@Siyaasi_8 2 жыл бұрын
Gabadh wngsn Allah no sakhiro
2 Gabar hadaad ku aragtid ha kaga tegin raga badi ma fahansana
12:04
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 65 М.
마시멜로우로 체감되는 요즘 물가
00:20
진영민yeongmin
Рет қаралды 33 МЛН
아이스크림으로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 61 МЛН
8 Qalad dumarka ninka sameeya
15:40
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 52 М.
7 Qofna deyn iiguma laha inaan raali geliyo DAREENKIISA IS BAR
14:55
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 50 М.
5 Gabadha leh ka leexo wakhti ha iskaga lumin
14:00
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 50 М.
99% DUMARKA NINKA FAHMA
10:40
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 47 М.
10 Qof leh markaad xiriir la leedahay ugu dambayn waa nici doontaa
15:25
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 56 М.
3 Adigu ha aqbalin in ka yar qiimahaaga fiiri waxa dhaca
15:16
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 72 М.
7 Sida loo gaaro noloshaa rabto
16:10
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 78 М.
Dumar ha la murmin sirtan fahan E05
15:52
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 42 М.
7 Dumarku yeysan kaa arkin ha is Dhaawicin Adigu
12:47
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 46 М.
MrBeast Встретился С Сигмой😳 #shorts
0:48
a_ve_znali
Рет қаралды 3,2 МЛН
Это ежегодное настроение 😉 #tiktok #юмор #жиза #funny
0:10
Ангелина и Тая
Рет қаралды 4,3 МЛН