7| Qaab Luuqada English ku bartay Mudo yar| Xaqiiqooyin si dhab aan u sameeyey. Galool24.

  Рет қаралды 179,205

Galool Pro

Galool Pro

Жыл бұрын

‪@GaloolPro‬ #sidee english ku bartay 6 bill gudahood. Halkan waxaan si faahsan ugu soo gudbinyaa sidee aad muddo kooban luuqada English ugu noqon lahyd qof iskugu filan dhianc walba. ku hadal fiican, fahanka ereyada qofka kale iyo sababbihii igu kalifay in aan luuqada si fiican u barato.

Пікірлер: 429
@yacqupyuusuf6972
@yacqupyuusuf6972 8 ай бұрын
A) Doonis xooga B)waqti go'an usamee C) jaceyl iyo xamaasad gaara usamee D) nolashaada haka mid noqoto E) sameyso saaxiibo onlline ah F)qaab barasho nidaamsan G)fahan fiican uyeelo DABEETANA XOOG SAAR H)KALSOONI KUBARO
@salmomohamed7919
@salmomohamed7919 6 ай бұрын
Mahadsanid❤
@ShiimaaAbdulahi-qj3nh
@ShiimaaAbdulahi-qj3nh 6 ай бұрын
Thanks
@MahdaHagemuze
@MahdaHagemuze 6 ай бұрын
Thanks akhii 😊❤
@user-qr6fq1qc9o
@user-qr6fq1qc9o 6 ай бұрын
Thnaks😢😊
@user-ns1ho8ls1j
@user-ns1ho8ls1j 5 ай бұрын
Thank you
@MuunaBilan-pb2mp
@MuunaBilan-pb2mp 2 ай бұрын
Waa habeenkii igu horaysay aan soo bookhday began sacadu waxay maraysaa 2:30habeenimo balan ayaan qaday inaan Meel saaro luuqada English iyo carabiga Sanadka 4/5/2024 waxaan soo laaban Doonaa anoo guulaaystay ama guul daraystay salama
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis 2 ай бұрын
Insha allaah sidokale aniga eglish Kaan wadaa illaahay hana noofudeeyo
@FartaFinta
@FartaFinta Ай бұрын
Inasha allah raaci😢❤
@faadumocapdulaahi8864
@faadumocapdulaahi8864 Ай бұрын
M.a xbbti qofan wada barano ayan jeclanlaha wllhi mel wada saro alla haku fududeyo qli
@FartaFinta
@FartaFinta Ай бұрын
@@faadumocapdulaahi8864 anigh kismaayo jooga adighna xppti
@StarMm-hl7yh
@StarMm-hl7yh Ай бұрын
@@faadumocapdulaahi8864Inaga mawada barana 😢
@user-bs3xv8jr4l
@user-bs3xv8jr4l 5 ай бұрын
الله اكبر الله اكبر اللهم صل وسلم على سيدنا محمد ❤
@user-ko3ut4xc5m
@user-ko3ut4xc5m 5 ай бұрын
Walaal waxaa ka ceeb badan adigoo wasiira ama xilibaan ah ama madaxweyne ah oo quraan iyo xadiis aqoon Ka wran hadaad ilaahey la kulanto
@wiilHoog-bi3ye
@wiilHoog-bi3ye 22 күн бұрын
m.a
@marizaahmed6835
@marizaahmed6835 6 ай бұрын
Inshallh waan bilabey malinka ay bishu tahy 12/12/2024 waxan si influence inan ugu hadlo wa balan
@aishaabdi2397
@aishaabdi2397 5 ай бұрын
Yaaa gaary marka 12aad 😂😂😂
@sundusabdikadir5024
@sundusabdikadir5024 5 ай бұрын
😂sixid wlashay waxaad dhadaa balan waxa aah si fluent inaan ugu hadlo.
@user-em4wj4sv9l
@user-em4wj4sv9l 5 ай бұрын
😂😂😂😂
@user-fn1vq3xs4g
@user-fn1vq3xs4g 5 ай бұрын
Maislabarana
@user-ci2oq7rw4i
@user-ci2oq7rw4i 4 ай бұрын
​@@user-em4wj4sv9l😂❤😂❤😂😂
@nimcaanmaxamed4007
@nimcaanmaxamed4007 Ай бұрын
Walaal waad mahadsantahay Illahay miisaanka xasanaadka ha kugu daro ❤💯🙏🙏✍️🔥
@Hamdimoha-q8n
@Hamdimoha-q8n Күн бұрын
Thanks pro wa bilaabin l.a tilaboyin fican rajeyna👍
@maryamoXasan-o2g
@maryamoXasan-o2g 11 күн бұрын
Inshaa allaah wan soo tijaabin
@user-ef4kz6vz4b
@user-ef4kz6vz4b 6 ай бұрын
سبحان الله وبحمده 💚 سبحان الله العظيم 🩵
@samiraabdi1698
@samiraabdi1698 5 ай бұрын
Tnks
@GaloolPro
@GaloolPro 4 ай бұрын
Dhamaantiin waad Mahadsantihiin hawl aduun oo aan muddo ku maqnaa Insha Allah Dhawaan waan idin soo laaban doonaa
@HindaDayabe-nq8sj
@HindaDayabe-nq8sj 2 ай бұрын
Asc
@mohamoudabshir4139
@mohamoudabshir4139 Ай бұрын
Halkee ka baran karaa sxb
@user-rd8tx4pl2b
@user-rd8tx4pl2b 5 ай бұрын
Thanks insha Allah hada bilaba ani xoga fican ibilaban from somalia muqdishu 22/2/2024.
@abshirmuse7047
@abshirmuse7047 Жыл бұрын
جزاك الله خير الجزاء يا أستاذ
@GaloolPro
@GaloolPro Жыл бұрын
Shukran
@IbraahimaliEpro
@IbraahimaliEpro 6 ай бұрын
Wallhi aad iyo aad ayaa iidhiiri gelisey waxaan kugu till maamo ma aqaano run tii😢😢😢😢😢
@BostowBostow-ci8ih
@BostowBostow-ci8ih 6 ай бұрын
واياك❤🎉
@shuceybaxmedciise3766
@shuceybaxmedciise3766 4 ай бұрын
​@@GaloolPro😊😊p😊😊😊😊😊😊
@axmedaadaan
@axmedaadaan 2 ай бұрын
2/5/2024 waan sii wadaa lkn hadaa sii baranaa❤i.a waan baran
@user-dv5mc3xr3d
@user-dv5mc3xr3d 6 ай бұрын
Aniga Aad baan u jclhy Barashda Luqadaha, Balse manan jecleen in aan Barto English ka ah, lkse Aaba ayaa igu dhiira geleyey 5 bil ayan wda barsha deeda Alx Shaleto San ka ahay wan dhama. And May Allah reward&bless for giving us this Advice.
@aishahabdimajid
@aishahabdimajid 6 ай бұрын
Masha alaah tabarakalaah ♥️
@user-br5pp5ev1p
@user-br5pp5ev1p 6 ай бұрын
Hello
@user-dv5mc3xr3d
@user-dv5mc3xr3d 6 ай бұрын
@@user-br5pp5ev1p Hi👋
@maleikaali3848
@maleikaali3848 4 ай бұрын
جزآك الله خيرا جزاء Thank you teacher
@sakariajamac7407
@sakariajamac7407 6 ай бұрын
Thanks 😊 teacher you advised the youth if it take their lives will change
@suhuurxuseen3013
@suhuurxuseen3013 6 ай бұрын
Jazakallahu Khayir Wllo
@user-uw7ct1ot6l
@user-uw7ct1ot6l 6 ай бұрын
Thank you telling the truthfully and how learning me❤❤
@maryanmahamed3129
@maryanmahamed3129 5 ай бұрын
Today 29/1/20224 waxan so galay ciwankan waxn ku soo laaban doona 1/12/2024 inshaa Allh waxan rajeynaya inan ku guuleysto hadii Alle idmo
@Aisha_Awes.i9544
@Aisha_Awes.i9544 4 ай бұрын
i.n xapipti maisla barana😢
@KaahwacdiAadan-td2hz
@KaahwacdiAadan-td2hz 2 ай бұрын
Insha allh abayo
@StarMm-hl7yh
@StarMm-hl7yh Ай бұрын
@@Aisha_Awes.i9544me😢
@Suheliaa
@Suheliaa 5 ай бұрын
26/1/2024 ayan bilamaya waxan so noqn doona sandku marku dhamado insha Allah balan aan qadey weye hdi ilhy yirahdo wani laso wadgin guusheyda ama guul daradeyda ❤
@pretyyaisha
@pretyyaisha 5 ай бұрын
i.n❤
@ayuushiftin6416
@ayuushiftin6416 5 ай бұрын
Aan kaashano sister isku mar bilabane
@zamzamsaeed4856
@zamzamsaeed4856 5 ай бұрын
Ana sidoo kale luqada bilaabayaa diyaar ma tihin aan wada baranee
@zamzamsaeed4856
@zamzamsaeed4856 5 ай бұрын
Ana sidoo kale luqada bilaabayaa diyaar ma tihin aan wada baranee
@zamzamsaeed4856
@zamzamsaeed4856 5 ай бұрын
Ana sidoo kale luqada bilaabayaa diyaar ma tihin aan wada baranee
@user-hy3tj2cl1n
@user-hy3tj2cl1n 4 ай бұрын
جزاك الله خيرلك يا أستاذ
@abdinaasirnuurabdulaahi754
@abdinaasirnuurabdulaahi754 16 күн бұрын
Thanks bro for your motivation 🙏
@CabdirashiidXusseinqaaje
@CabdirashiidXusseinqaaje 12 күн бұрын
Axsant ustaad
@abdirisakahmed3328
@abdirisakahmed3328 13 сағат бұрын
Haa waan rabaa wall❤
@mohamudqanjey5732
@mohamudqanjey5732 7 күн бұрын
1/08/2024 insha Allh
@mudasirtaajir6646
@mudasirtaajir6646 6 күн бұрын
Insha allh
@maxamadwehilye9308
@maxamadwehilye9308 6 ай бұрын
Mashaallh walaahi dhiiregelin ka qiimo badan ma arag❤🎉❤
@user-vv4zr7bd8c
@user-vv4zr7bd8c 5 ай бұрын
Tnx Ustaad Soo badey
@ApdyNazir
@ApdyNazir 2 ай бұрын
I. Comantiga anoo soo bartay usoo laaban doona___2024/5/7❤❤❤
@StarMm-hl7yh
@StarMm-hl7yh Ай бұрын
Ma bilowday
@CabdikaafiCali-xy9li
@CabdikaafiCali-xy9li 20 күн бұрын
Wlhi luqada meel saara zxp thanks you
@user-ji2xe8pc6c
@user-ji2xe8pc6c 5 ай бұрын
Thank you teacher your motivation
@aboubakerahmed5708
@aboubakerahmed5708 5 ай бұрын
Thanks you teacher in your advised
@updiraxmandelsetvino5603
@updiraxmandelsetvino5603 6 ай бұрын
21/1/2024 insha. Allah comment gaygan wxan ku so noqon doona 1/10/2024 malinta ama mid ku Fano ayay noqon ama Qof guul darastay I.a hadu alle nafta idayo ❤🎉
@user-hq9ml2nm1t
@user-hq9ml2nm1t 6 ай бұрын
Insha allaah
@Nacubes1126
@Nacubes1126 6 ай бұрын
Ma isla barana oo ma iskala xisab tanaa
@BarwaaqoCabdihassan-im4fz
@BarwaaqoCabdihassan-im4fz 6 ай бұрын
Haa wllo😎😋
@aminaabdi5623
@aminaabdi5623 6 ай бұрын
Haa wll ma bilowna​@@Nacubes1126
@Abraar383
@Abraar383 5 ай бұрын
Ana waan kujiraa challenge gaas inshall.
@hassanmohamudosman1011
@hassanmohamudosman1011 Жыл бұрын
Waad ku mahadsantahay walal Barnaamijkan aad ayuu muhiim uyahay Anigane insha allah inaa Talooyinkan ficil ubedela rajeyna insha allah Lakin waxaan ka Codsaneyna inaa noosoo sameyso Video labaad oo ah page free ah ama Course free ah oo aan ka baran karno English ka 🙏🏾
@fardusmohamed9392
@fardusmohamed9392 5 ай бұрын
Mansha allah thankz wll walaahay taladaas way igashay waana qaata waana karajo qabnaa siyasada iyo gancsiga
@user-nf8gt7bm3v
@user-nf8gt7bm3v 7 ай бұрын
Mahadsanid!
@user-iv3mx1oz1s
@user-iv3mx1oz1s 3 ай бұрын
Ramadaanta markay baxdo ayaan si degdeg ah u bilaabyaa isha allah
@AbdiKariin-gk8ms
@AbdiKariin-gk8ms 6 ай бұрын
Thank you teacher Good luck
@queenzapnaa9463
@queenzapnaa9463 5 ай бұрын
Waad mahdsanthy talada waan qatay🥰 natiijada maalin un inta waan kugu soo qori ustaad kun mar mahdsanid👍
@maxamedxuseen6094
@maxamedxuseen6094 5 ай бұрын
Natiijadaada intee ay mareysaa❤
@Jarmo6677
@Jarmo6677 4 ай бұрын
You gave me good solution thank you so much❤
@user-wt7wo5kd8z
@user-wt7wo5kd8z 5 ай бұрын
Mansho allh alle haka ajir siiyo wllo insho allh alle garabkeena ha gallo❤
@user-hw7mf5bz6l
@user-hw7mf5bz6l 4 ай бұрын
Mashala alle hakubarkayo❤❤ amiin
@kaltummohamud1267
@kaltummohamud1267 6 ай бұрын
Manshallah, waa Ka helay taladaada
@FoosiyaFoosiyacali
@FoosiyaFoosiyacali 19 күн бұрын
zxp waan is kudayayaa wad mahad San tahay🎉❤
@maahirmohamudupdalle4015
@maahirmohamudupdalle4015 6 ай бұрын
Alle haku sharfo ustaad
@ubaxaragzanubaxiina-cd8os
@ubaxaragzanubaxiina-cd8os 5 ай бұрын
Thank you teacher i relate after six months if allah say
@XamdaMahamed-pw6os
@XamdaMahamed-pw6os 5 ай бұрын
Thank you teacher taladaa aad nasiisay ilay hakaa jasaaid siiyo 😊
@RaxmaXasanXaaji
@RaxmaXasanXaaji 4 ай бұрын
Thank you teacher❤😊
@user-wg5cn6tl2f
@user-wg5cn6tl2f 5 ай бұрын
I admired wllhy go had my dear teacher
@fatimamursal6342
@fatimamursal6342 5 ай бұрын
Thank you teacher
@user-eo7gp1qd6v
@user-eo7gp1qd6v 4 ай бұрын
Thank you teacher ❤❤❤❤
@saaramahamud4798
@saaramahamud4798 5 ай бұрын
Mahadsanid wlo❤
@Aaalkaaa221
@Aaalkaaa221 4 ай бұрын
Mahadsanid ustaad
@user-ko4zx6qs1z
@user-ko4zx6qs1z 4 ай бұрын
12/3/2024 wxan rabah inaan sifacan ugu hadaLo waan jeceley wllhei inaan ku hadaLo
@luuzahbella3756
@luuzahbella3756 4 ай бұрын
Same I.a😊😊
@user-tz9lo1gd2y
@user-tz9lo1gd2y 6 ай бұрын
Yes very very good teacher
@Ahmedcaaqil_
@Ahmedcaaqil_ 6 ай бұрын
Thanks teacher❤
@AsiyaSharmake-bk9oc
@AsiyaSharmake-bk9oc 4 ай бұрын
Encha AllaH wan RajaYnaya ina Toos ugu hadLo ❤🤗
@feysalmaxamed6257
@feysalmaxamed6257 4 ай бұрын
Thanks you bro Keep going
@engburcaawi
@engburcaawi 4 ай бұрын
Thanks waa Talo fiican
@MaxamuudAxmed-pi8vw
@MaxamuudAxmed-pi8vw 5 ай бұрын
Ma sha allah❤❤❤
@heersaro4
@heersaro4 6 ай бұрын
Mahadsanid zxp
@Tajircaato
@Tajircaato 6 ай бұрын
I try learn☝️
@XasanBulkeeti
@XasanBulkeeti 6 ай бұрын
Thanks teacher📝📖✊
@maamaanfaal4740
@maamaanfaal4740 5 ай бұрын
masha Allah mahatsani❤❤❤❤❤❤❤❤❤ukay
@user-tu2qu5ff9x
@user-tu2qu5ff9x 4 ай бұрын
Aad iyo aad ayaad u maad santahay😊
@asmasucuda8601
@asmasucuda8601 2 ай бұрын
Mashallah mahadsain ❤❤❤
@CabdiqaniiCabdiqadiar
@CabdiqaniiCabdiqadiar 16 күн бұрын
Thank you techar
@user-zj3bw4ni7g
@user-zj3bw4ni7g 5 ай бұрын
Wad mahadasantahy macalin waxn channelka so galy 8/2/2024 inshallah waxn so labandonaa 8/12/2024
@maxamedxuseen6094
@maxamedxuseen6094 5 ай бұрын
Dadaal pro waa gareysaa guushaada❤
@CabdigalladAbsullhi
@CabdigalladAbsullhi 6 ай бұрын
Thinks you ustad❤
@cadebaashi8229
@cadebaashi8229 6 ай бұрын
Thanks macalin
@cabdiraxmaan932
@cabdiraxmaan932 5 ай бұрын
Inzha allah waan u bahna hay in Barto waxn so galy channel 07/02/2024 inzha allah waxn ku zo noqo doona 12/12/2024
@daganxaashi1025
@daganxaashi1025 5 ай бұрын
Ane an group samaysane ila so hadal
@user-hr5jr8kq4p
@user-hr5jr8kq4p 5 ай бұрын
Shukrn wllkei iĺlhay hano sahlo
@amjadmoha1
@amjadmoha1 7 ай бұрын
Shukran ustaadii alle haku sharfo❤❤❤
@xamdadheman7232
@xamdadheman7232 6 ай бұрын
Barshadada English taa welcom😊
@Abdifatahrashed
@Abdifatahrashed Ай бұрын
Thank you pro insha allah I will try
@user-uk1kt1im6q
@user-uk1kt1im6q 5 ай бұрын
wll aad ayad u mahad santahy mararujinta iyo tusaleyalka aad nasisy alle ha ku xafido wll💯
@xaajixasandigir273
@xaajixasandigir273 6 ай бұрын
Asc waa run waxaan ujoogay 1979 anigoo dhiganayo dugsiga sare foon 2 ayaa macalinkii wuxuu sabuurada ku qoray veb wuxuu nuguyiri sheega waxa uyahay waxaa lawaayay ardaysheego Santa waxeey aheed afsomali ayaan ku soo dhigan dugsigii dhex oo engisba ma naqaanomarkaa wa sidaas
@queensaajida4918
@queensaajida4918 18 күн бұрын
I.A wan baran doona maalin un 5 /7😊
@DeeqaMohamed-wb9xt
@DeeqaMohamed-wb9xt 8 ай бұрын
Thanks ❤ 11
@ikraancadey9841
@ikraancadey9841 6 ай бұрын
Thank teacher😊
@Umulkheir_khader_Adem
@Umulkheir_khader_Adem 5 ай бұрын
Maanta waa 19 February 2024 waxan soo laaban doonaa 19 December 2024 waxan soo laabanayaa anoo si fiican ugu hadlaya❤
@munakhayr1793
@munakhayr1793 5 ай бұрын
Hye ma wada bilowna o group ma samysana aynu practice ku samyno malin kasta
@Umulkheir_khader_Adem
@Umulkheir_khader_Adem 5 ай бұрын
@@munakhayr1793 haa wll wan u baahanay wllahi qof aan wada practice garayno
@munaxasan-vf7rf
@munaxasan-vf7rf 3 ай бұрын
​@@munakhayr1793 ana raba ina barto groupka ma igu dare
@user-vv5vh8if1q
@user-vv5vh8if1q 7 ай бұрын
Thanks teacher somalia 4:43
@AdnoXasan-wr5ky
@AdnoXasan-wr5ky 7 ай бұрын
Thnks keeq goin❤
@hodhare961
@hodhare961 4 ай бұрын
Oo wallo Eglish afkeenaba maahee, lkn barashadeedu waa muhiim.waana dhiiri gelin cajiiba. Anigu qoraalka afkeena Soomaaliga baan sidaa ugu dadaalay in aan barto aad baanan ugu faraxsanahay in aan ku qoraayo. Waxan wax ku bartay English.
@engmohamudibrahim4402
@engmohamudibrahim4402 6 ай бұрын
Thank you Mr❤❤
@JamacDahir-ri1oh
@JamacDahir-ri1oh 2 ай бұрын
Sxp xge ugu fican oolaga barankaran
@YaxyeapdiMaxamed
@YaxyeapdiMaxamed 6 ай бұрын
Thank you broder
@warisahmed6071
@warisahmed6071 5 ай бұрын
Ilaaha ha ka ajarsiiyo
@faadumishcumar2537
@faadumishcumar2537 6 ай бұрын
Waa mahadsan tahay ustaad ❤
@XafsaMaxamed-zb4bn
@XafsaMaxamed-zb4bn 6 ай бұрын
Thanks wll ❤
@user-gn5hb4ib3q
@user-gn5hb4ib3q 5 ай бұрын
Think you teacher that is good idea ❤❤❤😊
@Wisdom-ts
@Wisdom-ts 5 ай бұрын
thanks you so much
@CladiifMaxamed-vd1bx
@CladiifMaxamed-vd1bx 6 ай бұрын
Thanks walal❤
@MAARKOCali1997
@MAARKOCali1997 Ай бұрын
Insa allaahi
@GaloolPro
@GaloolPro 18 күн бұрын
Guulaysta idim Eebbe Muuqaalkan waa mid si niyada aan ugu sameeyey dhallinyarada in ay caqbadaha ka gudbaan oo Aniga lafgayda aan ka soo gudbay
@luulabdibarre232
@luulabdibarre232 5 ай бұрын
Thanks dear teacher am trying to do
@LovelyCows-wc2vp
@LovelyCows-wc2vp 2 ай бұрын
mahad snid wll qali shugran ❤❤
@user-cw5nk9fh7c
@user-cw5nk9fh7c 5 ай бұрын
Thank you very much
@user-tz9lo1gd2y
@user-tz9lo1gd2y 6 ай бұрын
Thanks brother
@user-le3ij1xd9b
@user-le3ij1xd9b 5 ай бұрын
Jasaaka laah ustaad
@suhaybare
@suhaybare 3 ай бұрын
masha allah wll
@NaciimaAbdilaahi
@NaciimaAbdilaahi Ай бұрын
Mahadsanid❤
Jadwal 3 bil ah oo aad ku baran kartiid luuqada english si free ah
15:53
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 8 МЛН
Sida oogu Fudud ee Luqad loo Barto!
10:53
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 128 М.
6 bilood luuqad cusub ku baro | learn a new language for 6 months
11:39
English Conversation; Learn while you Sleep with 5000 words
3:01:48
Zen English
Рет қаралды 25 МЛН
Saykoolojiga Madow | cilmiga nolosha dadka lagu burburiyo.
10:42
sideen isku baray luuqada English-ka
19:23
Zuhours
Рет қаралды 523 М.
Silci qofka aad jeceshahay si uu kuu ilaashado!
6:06
Ayan Dhalad Show
Рет қаралды 90 М.