Saykoolojiga Madow | cilmiga nolosha dadka lagu burburiyo.

  Рет қаралды 33,608

Sahanka

Sahanka

4 ай бұрын

Cilmi qofka soda xun u adeegsadaa uu qof dhan noloshiisaba ku burburin karayo, haddii aanu qofkaasi aqoontaas fahan u lahayn. Waa cilmi ku aaddan nafsadda iyo habfekerka qofka.
Linkiyada bareheenna bulshada oo dhan
KZfaq: / @sahanka97
Podcast: / @sahanpodcast97
Facebook Page: profile.php?...
X (Twitter): AadanSahan?t=ctff
Instagram: / aadan_sahan
Snapchat: www.snapchat.com/add/aadan-sa...
TikTok: www.tiktok.com/@aadan_sahan?_...
Buugteenna soo baxday:
1- Hayaankaygii Rumaynta.
2- Dabadeed Qofna ma Hadhin.
3- Loollan.
4- Faca koraya.
5- casariye.
6- Waan ku Salaamay Saaxiib.
7- Waayaha Daanyeerta.
8- Ismalure.
Buugta inoo soo baxaysa sannadka 2024ka idam Alle:
1- Dagaalka Basaasyada ee Qarniga 21aad.
2- Saykoolojiyadda Jamaahiirta.
3- Hadhkii Madoobaa.
4- الإسلام بين الشرق والغرب
5- بروتوكولات حكماء الصهيون
6- المؤامرة الكبرى
7- الشيطان يحكم
8- اعترافات عشاق
9- في الحب والحياة
10- إسرائيل البداية والنهاية
11- وبالحق أنزلناه

Пікірлер: 138
@DAACIYARE252
@DAACIYARE252 4 ай бұрын
Jacaylka aan jecelnahay ruusuulkeena sharafta badnaa ku muuji ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@axmedcabdirisaaqcalixirs-zy6hg
@axmedcabdirisaaqcalixirs-zy6hg 4 ай бұрын
ilahow rabiyow ugargaar falastin🤲
@abuqaasim5527
@abuqaasim5527 4 ай бұрын
امين يارب العالمين
@user-nd4sl8gs2h
@user-nd4sl8gs2h 2 ай бұрын
Aamin😢😢😢
@mustafekaasim8506
@mustafekaasim8506 4 ай бұрын
Ustaad aawey buugii sannad 2024 aan kaa sugayny ee jaceylka
@hasanadan342
@hasanadan342 4 ай бұрын
ilaahey cumri dheer iyo caafimaad kaamila ha ku siiyo
@hassanali-yg2dk
@hassanali-yg2dk 4 ай бұрын
Qofkii raba in uu wax badan ka ogaado cilmu nafsiga facebook ku darso macallin ka ay ugu qoran tahay al-ruumi
@sahilhazhi8255
@sahilhazhi8255 4 ай бұрын
Jahuur77 waxa lagu so gudbiyaa :tuugada ,mavio, sidey wax udhacaan
@Jahuur77
@Jahuur77 4 ай бұрын
Thanks lph
@abdimahamud4548
@abdimahamud4548 4 ай бұрын
Hadaad link ga soo dhigo karto soo dhig wll magaca marka lagu raadiyo waxyaabo kale ayuu soo dhigayaaye
@abdullahiabdiqadir7860
@abdullahiabdiqadir7860 4 ай бұрын
Copylink nosoo dhig wll Khayr alle hakugu badalee
@mahamudh6983
@mahamudh6983 4 ай бұрын
Inaan qofka fahmo shaqsiyadiisa waxaa iga xigta inta aan isha ka qaadayo ama codkiisa maqlayo, Alxm bahashaa cidi iguma gaado inaan dad u isticmaalana iimaankaygaa iidiidaya
@yahyajama8319
@yahyajama8319 4 ай бұрын
Allow nabad nagu, gadhsi Bisha Ramadan❤🤲🤲🌹
@SacadGoud
@SacadGoud 4 ай бұрын
Cilmi aan barashadiisa ka qoomameeyo kaasan arkay, akhrintiisi badnayd ban ku duqayn gaadhay. Darkna anu ma akhrine si guud baan u daraaseyay se waxaan ogaaday inuu yahay cilmi sal iyo raad toona diinta ku lahayn.
@laylatul3qadri856
@laylatul3qadri856 4 ай бұрын
Kula mid baan ahay Waan ka shalaynaya 😔
@abdullahiabdiqadir7860
@abdullahiabdiqadir7860 4 ай бұрын
Ribada maxaa loo reebay oo qamaarka loo reebay oo xanta loo reebay iyo noocya badan oo ka mid mucaamalaatka waa in qalbiyada dadka la ilaaliya.
@shucayb_zahan
@shucayb_zahan 4 ай бұрын
Mahadsanid ustaad
@yasirtrt5412
@yasirtrt5412 4 ай бұрын
Mahadsanid wll
@caankaceelbuur7812
@caankaceelbuur7812 4 ай бұрын
U baro ugu yaraan in aan laguugu dagin adiga
@hafsamohamed8113
@hafsamohamed8113 4 ай бұрын
Ustaad waan ku taageeraaa
@user-ke6qs5dh8c
@user-ke6qs5dh8c 4 ай бұрын
Hbadjh said the company will continue its 😅 ud❤❤❤😮😮😅😅Sorry ❤❤ to hear 👂 about
@user-wg4xo4md4x
@user-wg4xo4md4x 4 ай бұрын
Ustaadi waa naga soo daahday❤❤❤
@MushataqMohammad-zr2eu
@MushataqMohammad-zr2eu 4 ай бұрын
Shukran huno wiil aan taageer❤
@Musa566ghuuu
@Musa566ghuuu 4 ай бұрын
Mahdsanid libx dark psychology waa mowduc aad uu wangsaan 👍🏼
@ibraahimfaaraxaxmed1598
@ibraahimfaaraxaxmed1598 4 ай бұрын
ALLAHU AKBAR☝️🥺❤️
@user-ov8uu1zz3d
@user-ov8uu1zz3d 4 ай бұрын
Txn ustaad
@user-gk4cx4ez1r
@user-gk4cx4ez1r 4 ай бұрын
Nin wax badan og mahadsanid
@ZiyeshJiin
@ZiyeshJiin 4 ай бұрын
Adan sahan xaqiiqooyinka soo badi
@SihamCaday
@SihamCaday 4 ай бұрын
Ustaad maalmahan halkeed u halowday waa lagu waayee
@user-musiclyrics99
@user-musiclyrics99 Ай бұрын
Ilahay hanaga qabto
@Axmedzarqawi
@Axmedzarqawi 4 ай бұрын
أحسنت
@calicabdulahi5517
@calicabdulahi5517 4 ай бұрын
Masha allaha
@user-xl5hs4xr9m
@user-xl5hs4xr9m 4 ай бұрын
Adan sahan waa ninka aan ugu jeclahay social media marka laga reepo sh mustafe xaaji ismaaciil I ❤ sahanka xogaha Chanel
@realmaxamed
@realmaxamed 4 ай бұрын
Mahadsanid adanow walow baryahan hoos udhac dhanka KZfaq kaa dareemayo
@user-ki2ri7hr2u
@user-ki2ri7hr2u 4 ай бұрын
Xogaha hala raagin geezi zoo daa 🎉
@user-nq2wn2li7v
@user-nq2wn2li7v 4 ай бұрын
Thanks
@user-jx8xo4zi4g
@user-jx8xo4zi4g 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤thank you very much
@abdullahiabdiqadir7860
@abdullahiabdiqadir7860 4 ай бұрын
Somaalida iyo carabtii islaamka hor waa isku mid 100%
@user-ut2if6tr2y
@user-ut2if6tr2y 17 күн бұрын
Wan jeclahay codkaaga dagan❤❤
@ibraahimfaaraxaxmed1598
@ibraahimfaaraxaxmed1598 4 ай бұрын
SALLALLAAHU CALEYHI WASALAM😢🥺
@laylatul3qadri856
@laylatul3qadri856 4 ай бұрын
Scwscwscw
@aminamo7377
@aminamo7377 4 ай бұрын
Adam waxa tajeyna ina cafimad qabto youtube waa nacde mase mashquulka iska bate muqdisha kasoo salaama❤
@prince_ashu2
@prince_ashu2 4 ай бұрын
Ana ugu horeyo one love❤😂
@SihamCaday
@SihamCaday 4 ай бұрын
«الحَقُّ لَا يُوزَنُ بالرِّجالِ، وإنّما يُوزنُ الرِّجالُ بالحَقِّ.»
@ZeinabFarah
@ZeinabFarah 4 ай бұрын
Thank you so much 🖤🤎🧡🩵
@alsacadatv7294
@alsacadatv7294 4 ай бұрын
M.a ustaad Adan beriyahan wan lagu wayey
@Kaariye_dhiiriye
@Kaariye_dhiiriye 4 ай бұрын
War zxb xageed dhacday channalka waad na cidlaysee ❤❤❤
@ibraahimfaaraxaxmed1598
@ibraahimfaaraxaxmed1598 4 ай бұрын
SUBXAANALLAH☝️🥺💯
@Mibeip
@Mibeip 4 ай бұрын
Fast one watched your video
@ogaalsaremedia
@ogaalsaremedia 4 ай бұрын
GUULEYSO 🎉
@mohakobrachannel2594
@mohakobrachannel2594 4 ай бұрын
First one☝️🇸🇴
@cnazir-cr
@cnazir-cr 4 ай бұрын
Ustaad adi Iyo cumar inshaar waxaad ka mid tihiin caamada ugu fiican ee soomaali dhanka KZfaq u joga ee maad soo wada samaysiin barnaamij kacdoon iyo baraarujin ah
@deeqcabdi3702
@deeqcabdi3702 4 ай бұрын
Adu maxad qabanaysa hadad wax taqaano iyagaad caamo kutilmaante
@deeqcabdi3702
@deeqcabdi3702 4 ай бұрын
Waxsheega macidba kaa xigta
@cnazir-cr
@cnazir-cr 4 ай бұрын
@@deeqcabdi3702 meeshan maaha tiktok ixtiraam muuji
@user-vm5rp9vv4c
@user-vm5rp9vv4c 4 ай бұрын
Sxp ayaantan waa maqnayde
@amanaadam9123
@amanaadam9123 4 ай бұрын
😊😊😊😊😊 muuqalkan xaqiisa siiya qarabo mahdsnidiin aniga waan kasoo baxey booskeyga 😊
@deproudmuslimah
@deproudmuslimah 4 ай бұрын
Falaqeynta siyasada geska Africa wuu kagabsade beriyahan Mr sahan iyadho boiling point mareyso
@deeqcabdi3702
@deeqcabdi3702 4 ай бұрын
Horay usoco aadanow
@abdullahiabdiqadir7860
@abdullahiabdiqadir7860 4 ай бұрын
Quf noocaas waan la dhaqmaa balse inuu igu danaysta waan iska caabiyaa Intii u sameeyana alle dartiis ayaan u sameeyaa
@Maxamedculimoh
@Maxamedculimoh 4 ай бұрын
Waan fahmay zxp labada chanel markaa isku dhagaystay ilaahay hakaa abaal mariyo wlloh
@Cabdiraxmaansaet
@Cabdiraxmaansaet 4 ай бұрын
Book dark saykoolaji waa hayaa Balse ma aqrisan 😊
@RashidAhmed-xn6rd
@RashidAhmed-xn6rd 4 ай бұрын
Wll adaba hayste maxad uu akhrisan ladahay😪
@jameeomar9700
@jameeomar9700 4 ай бұрын
Waxanoo xayeysiina aadanow ma wxd ka waday uun podcast aan so dhigay hala daawado ,waad ka baxsaty mcln 😅
@apdihakimck602
@apdihakimck602 8 күн бұрын
Mhdsanid inader❤
@user-od4cx4mg9l
@user-od4cx4mg9l 4 ай бұрын
Cilmi waxa kaga filan dadka inay bartan kitabka Quranka ah isaga aya hagaya cidi rapta hanun wllky kuwani dadka inay bartan quranka sppto ah qofka barta ma halabayo
@Ibnumusa-1
@Ibnumusa-1 4 ай бұрын
Adan sahan sharaf ku noolaw zxp
@Filsaniita
@Filsaniita 4 ай бұрын
Nin waxbartay🎉
@Ahmed_alta
@Ahmed_alta 4 ай бұрын
Qalbi bikro ah😁😂
@user-mt4vp1fd6w
@user-mt4vp1fd6w 4 ай бұрын
Really
@Maankoriye.
@Maankoriye. 4 ай бұрын
asc ustaad sound effect gan magaciisa ma ii sheegi kartaa waan u baahanee, adoo mahadsn website-yada waan ka waayee
@Queen8Qurux
@Queen8Qurux 2 ай бұрын
Macaliminta garmalka eh dhamntod cilmi nafsiga meadow ayey ardayda u adeegsadan ani macalimad ayaa ii adegsaty ano wadankas ku cusub wllhi qalbigeyga inta ay cariiri dareemsiisay ilaahey unba og ilaa iyo hda wan habara wllhi illahey xaqeyga hakaso bixiyo
@user-zi8wp5wp4u
@user-zi8wp5wp4u 4 ай бұрын
Asc wllkay 🎉
@fayselhusen2216
@fayselhusen2216 4 ай бұрын
👍😊
@cabdiqaadirkayse8962
@cabdiqaadirkayse8962 4 ай бұрын
Asc ustaad maalmahan waanu kusugaynay waxaanu kacodsanaynaa inaad Buugagtii noosobadiso podcast ahaa ustaad waad mahadsantahay alleha ha kaa abaalmariye sida hager la aanta ah ee aad udadalayso inaad wax waterless noosogubiso
@abdikafialiissack5669
@abdikafialiissack5669 4 ай бұрын
❤❤❤
@user-zk8bs1hn2m
@user-zk8bs1hn2m 4 ай бұрын
Asigoo qalbikiis bikro yahey qalbika la kasoo bakra jabiyey😂
@dekamuhuyadiin
@dekamuhuyadiin 4 ай бұрын
@sahalnoor5251
@sahalnoor5251 4 ай бұрын
Qalbiga lagasoo bikro jabiyey eray bixin cusub😂
@sakiabdul
@sakiabdul 4 ай бұрын
War saykoolajiga
@faromohamed6588
@faromohamed6588 4 ай бұрын
💜💜💜
@ilaqosol8644
@ilaqosol8644 4 ай бұрын
daud : "dark psychology hadi adan aqoon nnoloshan waxad katahy cunto bisil o miis saaran goor lagu cunana wad cunantahay"
@dahirfarax3611
@dahirfarax3611 4 ай бұрын
.xaga KZfaq sxp haka ragin
@aboubakersadiq-zn2qw
@aboubakersadiq-zn2qw 4 ай бұрын
Walahi buugan maalinkan Akhrinayay hordhaca Ayan ba ka cabsaday lkn. Waan dhamaysty
@asiyomahamud8363
@asiyomahamud8363 4 ай бұрын
Aadanow boowe waa kusaalamay
@Mibeip
@Mibeip 4 ай бұрын
M.a
@ahmedlee5610
@ahmedlee5610 4 ай бұрын
Macalin waa halke badhku🤔
@farhan_taffo
@farhan_taffo 4 ай бұрын
Adanow kuso celi kannalka sidii hore sahanka xogaha magaci horaa fiicnaa
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 4 ай бұрын
Dad badan ayagoo is ogeyn ayay adeeg sadaan
@farxanzakir1030
@farxanzakir1030 4 ай бұрын
🦅🦅
@kafiyaabtidoon4043
@kafiyaabtidoon4043 4 ай бұрын
Buugaas oo soomaaliya ayaan haya waana fahansahay alhamdilah la iima adeegsan karoh
@hibaaqmohamed7299
@hibaaqmohamed7299 4 ай бұрын
Walalo wan raba halkee ayn ka helaa
@afgaabjk9097
@afgaabjk9097 4 ай бұрын
Ilaahow dambigeena dhaaf ustaad mahad sanid😢
@jaaluud5395
@jaaluud5395 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@guuleedcabdicasiissoofe7040
@guuleedcabdicasiissoofe7040 4 ай бұрын
first comment
@mc36muse
@mc36muse 4 ай бұрын
Aadanow ma qalbigayga lasocota 2 maalin kahor ban bilaabay akhriska Book📖 ladhoho dark psychology Runtii waxbadanban ka faiidey Balse wuxuu leeyahy qayb madow siddad sheegtay😮
@AdmiringBilliards-sk7lp
@AdmiringBilliards-sk7lp 4 ай бұрын
Somali sago ah ma haysa wll
@munamohamed470
@munamohamed470 4 ай бұрын
Aaadan wllo aad iyo aad ayaad u mahdsantahay wllo muuqaal miyaad ka soo diyaarid waxbarshada soomaaliland waxay ku xutahy waxay ku wanaagsantahy
@zuhaybcarro2020
@zuhaybcarro2020 4 ай бұрын
Soomalind iska daaye soomaali oo dhan ayey waxbarashadeedu liidataa oo bilaa tayo tahay, cidda manhajka kuu diyaarisaana waa hay'adda unesco oo ah hay'ad burburusa wadama soo koraya dhamaan da'yarteeda iyada iyo dhamaanba hay'adaha kale ee UN, waxay kliya ujiraan wiiqitaanka iyo dib-u-dhaca wadamada kle sababtoo wadamada horumarey horumarkoodu wuxu ku xidhanyey dibu-u-dhaca wadamada dunida seddexaad. Horumarkooduna ma siijirayo hadii ay dunida kle oo dhammi horumarto, markaa waa qasab in wax kastoo wadamadaa horumar gaadhsiinaya ay la dagaalamaan si iyaga horumarkoodu usii jiro, waxbarashaduna waa aasaaska ama iba-furka horumarka umadeed ama adduunka.
@amiinofficial6272
@amiinofficial6272 4 ай бұрын
Mhdsnid aadan. Sahan podcast maxaa ku dhacey waxba kama heynee labadan beri
@InnocentBoaSnake-sz7bs
@InnocentBoaSnake-sz7bs 4 ай бұрын
Wallhi waa ķuwaynay belo ku saykoolojisay haso daahin bowe
@relaxshorts9991
@relaxshorts9991 4 ай бұрын
Anaa haya buug badan sida emotional manipulation, the art of social hacking etc
@nololshaakhristaha23
@nololshaakhristaha23 4 ай бұрын
kzfaq.info/get/bejne/nqelaqyJ3Z6zf4E.htmlsi=Osjt8314Xnrjo4YM Xeeladaha Cilmi-nafsi Madow halkan kadaawo.
@Aamiin873
@Aamiin873 4 ай бұрын
aadan waad mahadsan tahay libaax waa arkay taxanaha buuga aad bilowday lkn hada wali ma daaan waxaan codsan lahaa buuga faca korayada inaad txane ka soo samaysid buug aayaan aad u codsanayaa aadan
@user-jb8bc6uh4y
@user-jb8bc6uh4y 20 күн бұрын
Asagoo pdf ah oo somaali ah ma heli karaa
@Zariyayusuf641
@Zariyayusuf641 4 ай бұрын
Wll podcast maxa ugu qoral wiilkan
@najiibabdi5846
@najiibabdi5846 4 ай бұрын
Sahan podcast
@Faylashacabsida
@Faylashacabsida 4 ай бұрын
Wall please kasoo hadal lacagta youtube ma Xaaraanbaa👏
@ZiyeshJiin
@ZiyeshJiin 4 ай бұрын
Waan akhristey lkn cilmiga madow hadaad baratid dhinaca xun ayaa iska ilaalinaysaa .
@ismacilmaxamed5244
@ismacilmaxamed5244 4 ай бұрын
First comment 😂
@axmedcabdixirsi1727
@axmedcabdixirsi1727 4 ай бұрын
Aadan sahanaw sxb ethopia kasoo hadal wax badn baan kaa faa idnee
@marwada44
@marwada44 4 ай бұрын
Aadanow buugii mee
@SihamCaday
@SihamCaday 4 ай бұрын
بعض طلبة العلم يقول أن مسألة الخروج على ولي الأمر مسألة خلافية؟ ‏الشيخ د. صالح الفوزان: ‏هذا ليس بطالب علم هذا طالب فتنة . ‏📚[مفهوم البيعة ص32]
@SadoMohamed-gd2gg
@SadoMohamed-gd2gg 4 ай бұрын
Kani wuu waaln yahay😅
@mahadhomedia
@mahadhomedia 4 ай бұрын
Malaha waa nooc mina sixir
@user-qs7kr3os3y
@user-qs7kr3os3y 4 ай бұрын
aadanow kasoo hadala aalada nuero link 🔗 ee soo saaray Elon mask sxb
@hamsearahman840
@hamsearahman840 4 ай бұрын
Buuga dark psychology oo pdf somali ah cidii rabta waa diyar 🎉
@AbdiFatah-bu4hg
@AbdiFatah-bu4hg 4 ай бұрын
Waan rabaa
@ZiyeshJiin
@ZiyeshJiin 4 ай бұрын
Sxp u faaidey dadka
@maanrizakofficial150
@maanrizakofficial150 4 ай бұрын
Zhp ila 40 ka xeer ama inta aad awodo xerarka psychology ga noso gudbi in ka mida
Jawaab-Quman-Celinta Degdegga ah! | Qisooyin | Q. 1aad.
12:23
Became invisible for one day!  #funny #wednesday #memes
00:25
Watch Me
Рет қаралды 53 МЛН
Khó thế mà cũng làm được || How did the police do that? #shorts
01:00
КАРМАНЧИК 2 СЕЗОН 7 СЕРИЯ ФИНАЛ
21:37
Inter Production
Рет қаралды 523 М.
040 | 48ka Xeer ee Awoodda | Hordhaca taxane cusub.
45:16
Sahan Podcast
Рет қаралды 62 М.
Khiyaamooyin yaryar oo aad kor ugu qaadi karto qiimahaaga!
8:04
Ayan Dhalad Show
Рет қаралды 53 М.
Asaaska aqoonta qofnimadaada"waxa larabo inaad ogaato maanta"
7:44
Sofiane Abraham
Рет қаралды 2,1 М.
047 | 07 | Sida dadka loogu danaysto | saykoolojiga madow.
15:06
Sahan Podcast
Рет қаралды 39 М.
Waxaad Gubaysaa Noloshaada Iyo Mustaqbalkaada |
16:31
OGAANSHO
Рет қаралды 84 М.
Karma! | 12 qaanuun sannadka cusub ku dhaqan!
10:15
Sahanka
Рет қаралды 62 М.
Became invisible for one day!  #funny #wednesday #memes
00:25
Watch Me
Рет қаралды 53 МЛН