No video

8 Dhaqan oo Dadka Nolosha ku Guuleysta ay ka Siman Yihiin || 8 Habits of Successful People

  Рет қаралды 61,273

ShaakirTube

ShaakirTube

3 жыл бұрын

Sidee bay u Guuleysteen? Ma Doonaysaa inaad Ogaatid Sirta ka Dambaysa Guusha Dadka Aduunkan ugu Caansan ee Horumarka Gaadhay, Riyooyinkoodana Rumeeyey, Muuqaalkan ayaan kaga Warramaynaa 8 Caado oo Guusha kuu Horseedi kara.
Kusoo Biir Taageerayaasha Gaar ka ah ee Channelka oo Riix Link ga hoose:
/ @shaakirtube
Follow us on Facebook
/ shaakirtube
Follow us on Instagram
/ shaakironline
Subscribe our KZfaq Channel
/ shaakirtube
Hadii aad Doonaysid inaad Taageertid Channelka ShaakirTube si uu usii wado faafinta Wacyigelinta Waxaad ku bixin kartaa deeqdaada (Your Contribution) adiga oo riixaya Link ga hoose kadibna qoraya Lacagta aad ku deeqaysid. Mahadsanid.
👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇
__________________________________________
/ shaakirtube
__________________________________________
Waxaad Igala Soo Xidhiidhi Kartaa:
🎙Voicenote + Text (Cod+Qoraal): t.me/Shaakirtube
#Fadlan #Share #Like

Пікірлер: 107
@alinoorali4662
@alinoorali4662 Жыл бұрын
Qofka guuleeystay waa qofka diinta islaamka rumeeyay misana ku dhaqmay
@AhmedMohamed-qf9zh
@AhmedMohamed-qf9zh 2 жыл бұрын
Nolol aan Ilaahay la rumeyn,nolol raaxo leh ma aha.raaxana kuma noola gaal.
@nimcodaahir9192
@nimcodaahir9192 3 жыл бұрын
1. Qor shan arimood oo muhiima 2: kubilow siday ukala mihiimsan yihiin 3: iska ilaalin wax yaalaha dadka mashquuliya sida telfonada. 4: waqtigaaga qoondee yacni break ka qaada 5: Qorshee nolol maalmaalkeeda 6: Saaxiib wanaagsan dooro 7: Iskuday inaad wax baradid 8: Daryeel naftaada
@user-fb5js5xy3i
@user-fb5js5xy3i 5 ай бұрын
Ok
@Sunshinequeen1
@Sunshinequeen1 Жыл бұрын
I need this😩 thank you🥰
@dr.kassimabdulkadir2521
@dr.kassimabdulkadir2521 3 жыл бұрын
Barnaamijyadaada waa mufiid.. أكرمك الله
@ShaakirTube
@ShaakirTube 3 жыл бұрын
Mahadsanid walaalo
@xayaadabdinaasir7902
@xayaadabdinaasir7902 2 жыл бұрын
mash.Allh.shukran.macalin
@axmednuurjfx4156
@axmednuurjfx4156 2 жыл бұрын
Inta an qalin io warqad so qadan ee isleh mskxdad ku xifdiye isa so qabo
@cabdinuurkhadar7424
@cabdinuurkhadar7424 Жыл бұрын
mashalaah mashaalh wax badan ka faaidey mahadsanid macalin
@cabdiwahaabaxmed-dv9db
@cabdiwahaabaxmed-dv9db Жыл бұрын
Jasaaka alaah❤
@aswaanmustapha9851
@aswaanmustapha9851 2 жыл бұрын
Waad mahadsantahay جزاك الله
@luulabdullah5986
@luulabdullah5986 2 жыл бұрын
Mashaa alhaah muqaalkaan waan kafaaiday
@maxamedkadiil2443
@maxamedkadiil2443 3 жыл бұрын
masha Allah Barak A llahu Walal
@user-dq8zc3rt3l
@user-dq8zc3rt3l 3 жыл бұрын
Mashaallah allaha kubarakeeyo wll
@yaasmiinyaasiin5680
@yaasmiinyaasiin5680 Жыл бұрын
Madsanid wllo alle ha ku barakeeyo
@owfarahmedia6091
@owfarahmedia6091 Жыл бұрын
M.a ustaad alaha kuxifdiyo
@nimcojamac1307
@nimcojamac1307 Жыл бұрын
Wll waad ku mahasntahyi
@ahmedmuhumed1524
@ahmedmuhumed1524 3 жыл бұрын
Waqtigoo lamareeyaa waa tan ugu muhiimsan noolasha Bini Aadamka. Aad iyo Aad baan kaga mahadcelinaa sida wanaagsan ee Aad warbxintaan noola wadaagtay. Allah haku Xifdiyo.
@hiwaada8868
@hiwaada8868 2 жыл бұрын
Jazakalaaaah ustaad
@shahroahmad1230
@shahroahmad1230 2 жыл бұрын
Shukrn
@suleekhacismaan5696
@suleekhacismaan5696 3 жыл бұрын
masha allaah
@Loml-chi
@Loml-chi 3 жыл бұрын
Masha allaah jizaa kallaahu qeyr
@kowsermaxamed5452
@kowsermaxamed5452 2 жыл бұрын
Mansha allah wll
@ahmedcirale2015
@ahmedcirale2015 3 жыл бұрын
Fadlan subscribe iisara illahey dartii fadlan
@cabdiwaasacbashiir1673
@cabdiwaasacbashiir1673 Жыл бұрын
Thanks wax iga dina ayad ii Birisa wll
@abdirahmaanabdinur1938
@abdirahmaanabdinur1938 Жыл бұрын
Mahad Sanid wll
@amiirak4749
@amiirak4749 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll
@maxamedcarab1190
@maxamedcarab1190 Жыл бұрын
Masha Allah
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 2 жыл бұрын
Shukran prother 💖
@user-hy4bu7dp3y
@user-hy4bu7dp3y 4 ай бұрын
ما شاء الله تبارك الرحمن
@bahiirbashion3008
@bahiirbashion3008 3 жыл бұрын
Mahadsanid walal
@user-rt6ex6ly5s
@user-rt6ex6ly5s 8 ай бұрын
Babraham laah fiikum
@shukrihaji6958
@shukrihaji6958 9 ай бұрын
Fadlan soo qabo dadka muslimka guulsatay ma daam aa nahay dad muslim ahay
@AminoAdan-xk9eh
@AminoAdan-xk9eh Ай бұрын
Ad ayad umahadsantahy❤❤❤❤❤
@kaarimbindahir4882
@kaarimbindahir4882 Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad waan qorayaa waana dhaqan galinayaa inshaa allaah
@abshirmohamed5181
@abshirmohamed5181 3 жыл бұрын
walaal guusha dhabta ahi waa qof kii aakhiradiisa u halgama aduun hal maaha
@ahmedmuhumed1524
@ahmedmuhumed1524 3 жыл бұрын
Allah haku barakeeyo walal.
@dr.kassimabdulkadir2521
@dr.kassimabdulkadir2521 3 жыл бұрын
حياك الله
@cabdikariimqarni5908
@cabdikariimqarni5908 2 жыл бұрын
M.allah
@ifraaxcali4549
@ifraaxcali4549 8 ай бұрын
Thanks walhi ilhy khayr bdn HAKU siyoo❤
@yusraasad9763
@yusraasad9763 3 жыл бұрын
Masha Allah wll kher badan Allaha ku siyo mahadsanid
@ShaakirTube
@ShaakirTube 3 жыл бұрын
Dhamaanteenba wllo
@waxkabarochannel525
@waxkabarochannel525 Жыл бұрын
Guushu waa Riyo dad badani ay lee yihiin balse dadka gaara ay yaryihiin
@Nnn-oo2od
@Nnn-oo2od 3 жыл бұрын
shukran shaakir waxa yabo badan ayaan ka faide hno alle haka jasaisiyo 🤍
@sagalmohamedeid.995
@sagalmohamedeid.995 2 жыл бұрын
Masha allah 🙏🏻🙏🏻🙏🏻
@user-vb1be8qk5e
@user-vb1be8qk5e 7 ай бұрын
Mahadsanid❤❤
@MohamedAli-je1yy
@MohamedAli-je1yy Жыл бұрын
Jazakalah kheer bro
@soomaalibaanahay7310
@soomaalibaanahay7310 3 жыл бұрын
Masha Allah wllky jasakallah🙏
@farixaismacil4138
@farixaismacil4138 Жыл бұрын
Hawall
@asmahappy8896
@asmahappy8896 2 жыл бұрын
Jazaka allah kheyr akhii
@user-pw2zm1bw4u
@user-pw2zm1bw4u 6 ай бұрын
Maasha alaah. Wll
@Aamin04
@Aamin04 5 ай бұрын
Walahi waxad mooda in Aad toos iila hadleyso, shukran zxp waxaan ku jiray online english 😢
@MuhsinMuhumed-dn2bz
@MuhsinMuhumed-dn2bz 3 ай бұрын
Thanks alot ustadow ❤
@Amiinmohmet
@Amiinmohmet 7 ай бұрын
Waxa ugu horeya alle inad talo sarato
@ayanabdullahi9091
@ayanabdullahi9091 2 жыл бұрын
M.a Allahaku barekeyo
@sahracali2770
@sahracali2770 3 жыл бұрын
wow I like it thanks
@ShaakirTube
@ShaakirTube 3 жыл бұрын
I'm glad you like it
@hibocumar7981
@hibocumar7981 3 жыл бұрын
Ajar iyo xasanad an la koobi karin allah ku siiyo
@ShaakirTube
@ShaakirTube 3 жыл бұрын
Dhamaanteenba wllo
@user-fr7zx6oy2e
@user-fr7zx6oy2e 10 ай бұрын
Adigaar
@roodocqaadir814
@roodocqaadir814 2 жыл бұрын
Allaha haku sharfo🇸🇱🇸🇴
@defensegeneral9893
@defensegeneral9893 7 ай бұрын
Ninkaa wuxuu u egyahay mid mareykanka ka soo waramo, oo la dhaho, Elimiware
@user-pw2zm1bw4u
@user-pw2zm1bw4u 6 ай бұрын
Macalin guul
@AbdulganiMohamudBarre
@AbdulganiMohamudBarre 3 жыл бұрын
Masha alaah sxboow dhoor maraa jadwal sameestay lakin waa joogteen waayay ayaan markaa wado waa uga kala daataa jadwalku lakin markaan insha alaah waa isku qasbaa si aan u ogaado 6 bil kadob waxa is badala insha alaah aad iyo aad ayaan kaga mahad calinayaa dhiira galintada sxb
@ShaakirTube
@ShaakirTube 3 жыл бұрын
Guuleyso wlaaalo
@AbdirahmanMayow-qt5hg
@AbdirahmanMayow-qt5hg 3 ай бұрын
Thanks Wll
@MOHAMEDABDISOYAN
@MOHAMEDABDISOYAN 3 жыл бұрын
Maansha allah Macalin. Walaaladay Subscribe ii saara Channelka. Waan Idin Jeclahay Allah Dartiis😘😘😘
@aminaaden1138
@aminaaden1138 3 жыл бұрын
Jisaakalaah khayr bro
@fayslbinmuxamedbinxoosh6370
@fayslbinmuxamedbinxoosh6370 3 жыл бұрын
Mahadsanid sxp brother sidaad vidio ka nalawadaagtid
@nadifgeneral8739
@nadifgeneral8739 3 жыл бұрын
Maashaa allaah
@user-sm6oc1vl5i
@user-sm6oc1vl5i 11 ай бұрын
m.a ustaad mhdsanid
@MuniiraAbdi-tx7po8lj6l
@MuniiraAbdi-tx7po8lj6l 8 ай бұрын
M. A tnx
@abdimajidabdull9276
@abdimajidabdull9276 Жыл бұрын
M.a
@umalkhayrmohamed-xh9nk
@umalkhayrmohamed-xh9nk 8 ай бұрын
Nolasho waa maalmo
@umalkhayrmohamed-xh9nk
@umalkhayrmohamed-xh9nk 8 ай бұрын
run waaye
@sitrahussein6679
@sitrahussein6679 2 жыл бұрын
tan guul ma ha ee wey qasaren rabigodba ma yqnine mxey gulesten
@sunqyoosman2975
@sunqyoosman2975 4 ай бұрын
Tnx mclin
@Abokarthahir
@Abokarthahir 7 ай бұрын
M.allha ❤️
@ashonuni6312
@ashonuni6312 Жыл бұрын
M.a❤❤❤❤
@Abdiqanisuleiman
@Abdiqanisuleiman 2 жыл бұрын
Mahadsanid wll, runtii waxbadan baan kafaa'iiday. Alle hakusharfo !
@habsaesse6987
@habsaesse6987 2 жыл бұрын
الصاحب ساحب
@updikhaliqahmed
@updikhaliqahmed 10 ай бұрын
Maansh allh ❤
@dalxasofe4083
@dalxasofe4083 3 жыл бұрын
Waa muuqaal kooban laakiin macno ballaadhan sida. Mahadsanid wlle.
@ShaakirTube
@ShaakirTube 3 жыл бұрын
Soo Dhawoow wllo
@maxamedxasan5909
@maxamedxasan5909 2 жыл бұрын
M.
@user-if3tn9nw3b
@user-if3tn9nw3b 9 ай бұрын
Haaa
@guhadali6703
@guhadali6703 2 жыл бұрын
3 BILLION WAAYE NO MILLION
@abdiazizmohamud2625
@abdiazizmohamud2625 3 жыл бұрын
Mash alh waa qodobo aad u muhiimah oo aad u an facaya qofwalba
@ShaakirTube
@ShaakirTube 3 жыл бұрын
Soo Dhawoow walaalo
@ikraamziman
@ikraamziman 2 жыл бұрын
Saxiipaday waa kuwo aad u caajis badan
@Loml-chi
@Loml-chi 3 жыл бұрын
Haa
@Loml-chi
@Loml-chi 3 жыл бұрын
Asckm
@sayidali4418
@sayidali4418 3 ай бұрын
Guusha mxaa loogu sheega kaliya qof adduunyo helay
@FarhaanMohamw-iv5rr
@FarhaanMohamw-iv5rr 7 ай бұрын
War codkaada meel ku maqlay waxa u maleen ina xaysiin jirtay coved 19 waa cabuq ku dhaca
@alfachanal8482
@alfachanal8482 2 жыл бұрын
Haawayjitaa
@amiinmpr3630
@amiinmpr3630 2 жыл бұрын
M.sh
@nimaabdi4661
@nimaabdi4661 3 жыл бұрын
Maxan qoraba wll
@nimaabdi4661
@nimaabdi4661 3 жыл бұрын
Wll hadey waxba jirina
@musdhafyare192
@musdhafyare192 2 жыл бұрын
Masha alah dhiiragaliye wanagsan guul ayaan kuu rageyneynaa wll qaali 💯❤️ Lov
@AL_shahada
@AL_shahada 2 жыл бұрын
Nin loshaqeyo baa wax qora nin shaqeysanayaa wax maqoro nin den qatay waxisana den kusi dhibaa wax qori kara sadaqey aba wax yar karadi siaad u dheregto mel kira hagalin intag kakabsaneysid gobol iskadag dhista waasoguran kartaa kiro waxa karon daloga dhistisa ayimel kabaxa
@MohamedCabdinasir-ej4el
@MohamedCabdinasir-ej4el Жыл бұрын
1 Malin kasta. Qor. Shan arimod oo muhiim ah 2 3. kafogow waxyabaha kumashquliyaan 4 waxtigaga qondee oo qabee 5 qorshee nolalmalmedkada io waxad qabanlaheyd 6. si wanagsn udoro zxbkaGa 7. sameyso malinkasta sacad ad waxbaratid 8 daryel naftada?
@dalmar309
@dalmar309 Жыл бұрын
Mahadsanid walal
@cabdikariinshariifali5746
@cabdikariinshariifali5746 2 жыл бұрын
M.a
@abdirahmaanmohamed3320
@abdirahmaanmohamed3320 3 жыл бұрын
Maansha Allah
@mahdiyare4635
@mahdiyare4635 2 жыл бұрын
M.a
1 Nolosha wax walba rabtid lagu helo dad yar ayaa samayn kara!
12:33
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 233 М.
Horumarinta Nafta: Part one I Hab-fikir awood leh
7:39
Yusuf Shire
Рет қаралды 14 М.
ТЫ С ДРУГОМ В ДЕТСТВЕ😂#shorts
01:00
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 7 МЛН
Идеально повторил? Хотите вторую часть?
00:13
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 13 МЛН
Inside Out 2: Who is the strongest? Joy vs Envy vs Anger #shorts #animation
00:22
Советы на всё лето 4 @postworkllc
00:23
История одного вокалиста
Рет қаралды 4,9 МЛН
7 Caado oo ay Wadaagaan Dadka Guulaystay - Mubarak Hadi
14:25
Mubarak Hadi
Рет қаралды 82 М.
Sheekada Guusha Google | Guul cajiib ah
10:02
Waaberi Media
Рет қаралды 83 М.
30 sifo oo ay leeyihiin dadka indheer garadka ah | #OGAANSHO
14:26
QOF KA DUWAN DADKA NAFTAADA FARXADEEDA
8:54
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 442 М.
JOOGTEE Subax walba sidan hawl maalmeedka ku bilow
7:02
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 102 М.
JOOJI JILEECA. NOQO QOF ADAG
5:10
Somvato Institute
Рет қаралды 82 М.
ТЫ С ДРУГОМ В ДЕТСТВЕ😂#shorts
01:00
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 7 МЛН