81 jir caddaan ah oo dilay islaan Uber wada oo rabtay in ay alaab gurigiisa ka qaaddo 😭.

  Рет қаралды 631

Hassan Sunni

Hassan Sunni

3 ай бұрын

Willam Brock oo 81 jir ah ayaa si bareer ah maalin cad u toogtay Loletha Hall oo ah islaan madow ah oo ku shaqaysata Uber-ka,
Muuqaalkan ayaan faahfaahinta idin kula wadaagayaa.
Sidoo kale waxaan isla muuqaalkan laba talo oo muhiim ah kula wadaagayaa dhalinyarada qurbaha ku nool ee ku shaqaysatay Uber/Lyft/Taxi.
#SiiFaafi ##share Subscribe ‪@HassanSunni‬
81 jir caddaan ah oo dilay islaan Uber wada oo rabtay in ay alaab gurigiisa ka qaaddo 😭.

Пікірлер: 9
@jackalpha9670
@jackalpha9670 3 ай бұрын
Xassan Sunni ninyohow aad baad u mahad santahay. Dadka soomaalida aad ayaad uga fakartaa,jazaakallah kheyr. Arrintan oo kale qofkasta ayey ku dhici kartaa.
@HassanSunni
@HassanSunni 3 ай бұрын
Aad ayaad u mahadsantahay bro
@abdullahibadri9612
@abdullahibadri9612 3 ай бұрын
Shaqada taxiga waa shaqo khatar badan. Mar hadaad gaariga ka baxdo waxaad khatar ugu jirtaa in lagu dilo khaasatan habeynkii iyo wadama galbeedka. Waxaan kula talin lahaa qofkii raba darawalnimo inuu noqdo darawal bas, ama shaqada gacantaa ka caafimaad badane ha ku shaqeysto.
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 3 ай бұрын
Subxaaanallllah
@HassanSunni
@HassanSunni 3 ай бұрын
Waa dil argagax leh 😢
@MaxamuudMaxamed-kt4kv
@MaxamuudMaxamed-kt4kv 3 ай бұрын
m.a talo fican waye qufka inoo iska hubiyo mesha oo kaqadayo alabta
@user-hy8lw8qh5q
@user-hy8lw8qh5q 3 ай бұрын
Talefanka maxey iskugu dhajisay waqtigeda dhamaday
@2daysago_
@2daysago_ 3 ай бұрын
Qoftaas ayada waayeel ah mooyee bastooladaas wey iska qaban kartay. Waqtigaas dhan lamaba sii sugo gacanta ayaa lagu dhagaa
@HassanSunni
@HassanSunni 3 ай бұрын
Aad iyo aad qof culus ayay ahayd.
3 MISTAKES New Uber Drivers Make
7:21
The Rideshare Guy
Рет қаралды 166 М.
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 38 МЛН
Gym belt !! 😂😂  @kauermotta
00:10
Tibo InShape
Рет қаралды 18 МЛН
HABBOON- WAXAAN KA BADBAADAY KANSARKA NAASAHA
43:33
HANOOLAATO
Рет қаралды 204 М.
عبدالله الشريف | غترة وعقال...😅
12:41
عبودا
Рет қаралды 390 М.
XAMAR WAXAN KU SOO ARKAY MADAX XILKU WAALAY
23:54
HANOOLAATO
Рет қаралды 21 М.
Hooyada Dhashay Ikraan Tahliil Oo Ka Hadashay Siday Wax U Dhaceen!!
7:04
Sxb qaali ah ayuu ahaa “ AMIR “ 🥲
3:22
Hassan Sunni
Рет қаралды 811