Пікірлер
@cabdalla6257
@cabdalla6257 Күн бұрын
wadamada kale ayaan jexelnahay
@zamzamabdirahman3030
@zamzamabdirahman3030 2 күн бұрын
Thank you so much walale let’s know wixii kale oo cusub please
@ciilawbare7183
@ciilawbare7183 3 күн бұрын
sxb mcne af Shiir makeen taa
@mahadosoble8768
@mahadosoble8768 3 күн бұрын
Koley waa iPhone,da Casriga ah kaliyah Aniga 8plus Aan wataa mana lahan Qeybtaas
@user-wg4pq2zf9d
@user-wg4pq2zf9d 4 күн бұрын
Asc wlo xanuunk wa laygu shegay dhqatiir waan aday dawo ayay iqoran wax natiisho ah ma heli wax dareema xanuun dhanka bidixda naaska hostiisa ya layga qabta wan dibira dibirad wax idheer naqaska xagadabe malihi wa idhax warega calosha culays yan darema maseexdo hurdo aduunkib cidhiidhi ayu igu noqday wax isdhay dhaqtir itobiya fican uur aya leyahy wax laydhay qof uurle dawo maqadan karo wlo xasan video dawaday maxa igulatalinaysa wax rajenay inad argtid qolka
@user-wg4pq2zf9d
@user-wg4pq2zf9d 4 күн бұрын
Asc
@user-jw7fs3np8y
@user-jw7fs3np8y 5 күн бұрын
Wllo xamse lanbarkii soo sheeg
@ZeynuDahir
@ZeynuDahir 6 күн бұрын
Waad Mahadsantahay waxaad ii waranta dalka Turkida
@Furnfuture_yt
@Furnfuture_yt 7 күн бұрын
Aniiga meel uguuro waan ku waareray Aniiga yare Somalia’s ka soo taagay caruur yare inaay diinta ibaartan
@MaajidNuurmowliid
@MaajidNuurmowliid 2 күн бұрын
Indonesia ugu fcn
@sahramahamed4462
@sahramahamed4462 8 күн бұрын
Wallow tel iyo qof laxatiro ayaan rabaa
@sahramahamed4462
@sahramahamed4462 8 күн бұрын
MashaAllah masar ayaa deganahay 100 100 waxaa kafican saan maqlaa oman
@sahramahamed4462
@sahramahamed4462 8 күн бұрын
MashaAllah walaalkiis mahadsanid
@munahussein9687
@munahussein9687 9 күн бұрын
Walalkey suni cuman noga so hal markale, ijaarka somalida Quranka 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉mahad sanid Intesa ugu raqeesan cuman in lagu nolado
@bahdonmohamedali9738
@bahdonmohamedali9738 10 күн бұрын
Wllo xamse number kiisa, Fadlan ila soo wadaag adigoo mahadsan. Aadna waad ugu mahadsantahay
@BlackSeedOil20
@BlackSeedOil20 11 күн бұрын
Dibta reer somal waa dad is dabayaaca markaana sidii turkiga ayay meesha kharibi oo xeerarka jabin dabadeedna dadka dhan bay ka walaaqi.
@Mr.Nuradin
@Mr.Nuradin 11 күн бұрын
Illaahay ha u naxariisto wiilkaas yar Ayuub.
@shay2022
@shay2022 11 күн бұрын
😂😂😂😂😂
@malakoslo
@malakoslo 12 күн бұрын
Nomber ka wiilka aniga isii wll plz wan u socdaa oman
@malakoslo
@malakoslo 12 күн бұрын
Nolosha oman single ka kaso hdl fmly bad ka hadashe 😂😂
@abdiwahabshelmi1990
@abdiwahabshelmi1990 12 күн бұрын
Magalada Paris
@JamalYasin-kk4pk
@JamalYasin-kk4pk 12 күн бұрын
Walaale ilaahay hakubarakeeyo
@sahromahamud
@sahromahamud 12 күн бұрын
Subxaanallaah Subxaanallaah ilaaheey Hau Naxariisto
@mahadosoble8768
@mahadosoble8768 12 күн бұрын
Dooda labaad Goorme dhici doontaa ?
@nurocilmi9084
@nurocilmi9084 13 күн бұрын
Walal ma nokaso waramika dhaa dalka Rwanda adoo madsan
@maxamedmuxumed3423
@maxamedmuxumed3423 14 күн бұрын
asc zxp Qatar ka soohadal pilis
@Cr10206
@Cr10206 14 күн бұрын
Kkkk anaga dhan waxan nahayi tahribayaal
@Luffy-k9l
@Luffy-k9l 14 күн бұрын
😂😂😂😂 walhi waarunta sasbiinu u raranahay
@laaaramadrid8930
@laaaramadrid8930 14 күн бұрын
Wadanka soomaaliya ka soo hal
@salmamohamuud8871
@salmamohamuud8871 15 күн бұрын
Dacwada hadaa ka xareesto interview malagu Mari karaa hadaa approve ka helo mareykan Malaysia interview maku mari karaa sharci noocee ku joogi karaa
@umudekaabdi3025
@umudekaabdi3025 15 күн бұрын
Qatar iyo bahrain kuwait kasohadal
@Humblegirll
@Humblegirll 18 күн бұрын
Dubai rabaa wll
@faisalmohamedabdulla3600
@faisalmohamedabdulla3600 19 күн бұрын
Cumaan waxaan degana oo ganacsi ku lahaa 2000 ilaa 2004 waan ku guursadey waxaana igu dhashay labo caruura waxaana ku qaatey waqtigii ugu qiimaha io raaxada badaneyad nolasheuda waxaan dhehi kara cumaaniyiinta waa dad aad io aad u qiimo io sharaf badan.
@relaxingsoundcalm9213
@relaxingsoundcalm9213 19 күн бұрын
If Hamza is someone who lives Oman, can I get his phone number
@relaxingsoundcalm9213
@relaxingsoundcalm9213 19 күн бұрын
Haa walalo lambarkaaada noo soo qor fadlan
@AhmedMohamed-ii8yy
@AhmedMohamed-ii8yy 19 күн бұрын
Qofka guri ka iibsada ka waran resident siduu ku helayaa
@akhadara4995
@akhadara4995 20 күн бұрын
Asc brother waxaan raba aniga iyo family inaan ugoorno solaalah oman please hamza numberkisa mansiin kartaa
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 20 күн бұрын
❤❤❤
@relaxingsoundcalm9213
@relaxingsoundcalm9213 20 күн бұрын
Walaal sidee kunaxiriikara,
@DrehamHarlin
@DrehamHarlin 22 күн бұрын
Asc wll lambaraka dadka degan ee dadka caawiya iisoo dir pls
@user-xw5sh4rf7u
@user-xw5sh4rf7u 22 күн бұрын
Cumaan iyo Jordan Malaba wadanbaa misa waa Hal wadan?
@abdiazizmahamed3357
@abdiazizmahamed3357 24 күн бұрын
tmo chirah kawaran
@awgeedibaaboowawga6694
@awgeedibaaboowawga6694 25 күн бұрын
Hoteelada magacyadooda manala wadaagi kartaa JzL?
@awgeedibaaboowawga6694
@awgeedibaaboowawga6694 25 күн бұрын
Alle hakaa abaal mariyo.
@xamdamaxamedxamdamaxamed999
@xamdamaxamedxamdamaxamed999 25 күн бұрын
Wllo please inaan tago baan rabaaye qof ikaxeeya igu soo xidh
@xamdamaxamedxamdamaxamed999
@xamdamaxamedxamdamaxamed999 25 күн бұрын
Dee wllo aniga raba inaan imaado wllo please number kiisa isiiya
@xamdamaxamedxamdamaxamed999
@xamdamaxamedxamdamaxamed999 25 күн бұрын
Toloow sideen ku tagaa oman inaan tagaan rabaa🥺🥺
@xamdamaxamedxamdamaxamed999
@xamdamaxamedxamdamaxamed999 25 күн бұрын
Thank you
@yahyacarab
@yahyacarab 26 күн бұрын
Algeria 🇩🇿 please sxb mahadsanid
@mohanayaanfamily2265
@mohanayaanfamily2265 27 күн бұрын
Walahi ben kumadan sheegiin