9 NIN ayaan soo guursaday, Nolasheeydana sidan ayay noqotay|| Q-aad

  Рет қаралды 150,427

Suheyba Badqas

Suheyba Badqas

Жыл бұрын

Ka mid noqo asxaabteenna nagu xiran. Chanelkan waxa aan ku soo gudbinaa barnaamijyada arrimaha bulshada oo ay kuwa diinigana ka mid yihiin. Nagu soo biir aana ka wada shaqeyno wannaagga bulshadeena.

Пікірлер: 453
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Жыл бұрын
😳hal Mar aa ku wada salino rasuulkeyna scw
@ruweydosiyaad3846
@ruweydosiyaad3846 Жыл бұрын
scw scw scw
@aminaa5552
@aminaa5552 Жыл бұрын
SCW
@abdikarimismail442
@abdikarimismail442 Жыл бұрын
Scw scw scw
@maidacabdixakiim413
@maidacabdixakiim413 Жыл бұрын
صلي الله عليه وسلّم
@kinsharifofficial9175
@kinsharifofficial9175 Жыл бұрын
Asc wall Qali Sethyi Wall iso boqo wall Qali Mahsanid wall Icawi ❤️❤️❤️❤️🤝
@simanali7559
@simanali7559 Жыл бұрын
Gabadh she was was madly in love and faithful to her first husband and he cheated and broke her that is when she got damaged from then on she decide to never get hurt again and protect her heart so she build a wall around the slides mistake she sense she leaves before him , gabadhan she needs therapy. She is not jealous person like she stayed but she lost trust on man , may Allah heal her hurt 🤲🏾
@ummsumeyaahmed5457
@ummsumeyaahmed5457 Жыл бұрын
Absolutely you have strong point it happens to me to exent i dont care about marriage divorce and love it all sound same.....i feel the only place which is healthy without pain is jannah around Allah may Allah grant us get closer to our creator....Alhamdulillah still managed with Allah help stay and married to same husband i went through alot but my main strength was Allah. These world is aplce of test for the believers and its a prison a prisoners needs to be humble to his master for us its very important we stand strong in our emaan .let usfight hard to get to jannah that is where happiness can be attained .....i advice as Somali muslim community let us practice saying maasha Allah tabaraka lah for many families are going through hard time because of envious and jealous aflicted by family members or close friends.
@simanali7559
@simanali7559 Жыл бұрын
@@ummsumeyaahmed5457 MashAllah you are strong person to go through and recover yet stay with the same person it is true when you have strong faith and ask Allah for guidance he guide you on what is best for us I honestly applaud 👏🏾 you and wish the best for you.
@ummsumeyaahmed5457
@ummsumeyaahmed5457 Жыл бұрын
@siman Ali thanks dear he was such an amazing husband initial but i think something went wrong it was atest and for him too Alhamdulillah we women endure alot because we want Allah to pay us back ....i cant say he is soo bad or evn bad when i see what other sister go through in marriage walahi i hide mine and say Alhamdulillah we are also full of faults may be more than our husband but we are fragile we broke very fast....may Allah forgive all out shortcomings and grant us happy and prosperous future. ALLAH PAY FOR THOSE WHO ARE PATIENT WITHOUT ANY MEASURES MAY ALLAH MAKE US THOSE DEAR...SHUKRAN
@asmahad1276
@asmahad1276 Жыл бұрын
Really need help for the therapy She need full consultant about her past sister may Allaha protect you, you have good heart ❤”
@simanali7559
@simanali7559 Жыл бұрын
@@asmahad1276 thank you walal
@Neptune1977
@Neptune1977 Жыл бұрын
masha allah alle haku barakeeyo walaasheen ,,,xalaal bay ku raaxaysatay , waxaan la hadlayaa gabdhaha iyo wiilasha xaraanta iyo sinada iska ilaaliya oo guurka ku raaxaysta ajar iyo xasanaat iyo barako baad ka helaysaan,,,xitaa hadaad isfahmi waysaan maalin baad helaysaa midaad ku raagto oo aad ka hesho ,,,xaaraanta ka carara.
@sadik870
@sadik870 Жыл бұрын
فنسأل الله رب العرش الكريم أن يوفقها أختنا لكل خير. اخيرا تحتاج هذه الأخت الفاضلة الرقية الشرعية تقرأ لنفسها أو تستعين الرقاة الموثوقين مع مراعاة الضوابط الشرعية
@kinsharifofficial9175
@kinsharifofficial9175 Жыл бұрын
Asc wall Qali Sethyi Wall iso boqo wall Qali Mahsanid wall Icawi ❤️❤️❤️❤️❤️🤝
@salmanur2123
@salmanur2123 Жыл бұрын
Abaayo mashaalah gabr daacad ayaaad tahay saan umaleeyo qof ku fahmaa la adahay Gabar ifur markay dhahdo ifahan kawada Ilaahay albabahaga haku furo
@OmarAhmed-bi2lj
@OmarAhmed-bi2lj Жыл бұрын
Aamiin yaa rabi
@xawochannel2020
@xawochannel2020 Жыл бұрын
Thanks my queen ♥️♥️
@suhuurmuuse372
@suhuurmuuse372 Жыл бұрын
Really qof fahma wali maad helin ilaahay nolosha hakuu dhameeyo
@mxuboaxmed5268
@mxuboaxmed5268 3 ай бұрын
Aamin aamin aamin
@mxuboaxmed5268
@mxuboaxmed5268 3 ай бұрын
Aamin aamin aamin mahadsanid wllo
@Haffyy
@Haffyy Жыл бұрын
Ilahow mustaqbal kaga kuhagaji ya rabi 🤲
@OmarAhmed-bi2lj
@OmarAhmed-bi2lj Жыл бұрын
Aamiin yaa rabi
@kinsharifofficial9175
@kinsharifofficial9175 Жыл бұрын
Asc.wll Qali sethyi Masha Alhi wall Qali iso boqo wall Qali Mahsanid wall Icawi ❤️❤️❤️❤️🤝
@kinsharifofficial9175
@kinsharifofficial9175 Жыл бұрын
Asc wall Qali Sethyi Wall iso boqo wall Qali Mahsanid wall Icawi ❤️❤️❤️❤️❤️🤝
@mhassan0163
@mhassan0163 Жыл бұрын
Rules for happy marriage: 1- Never be angry at the same time. 2- Never yell at each other unless the house is burned 3- Never go to bed unless argument is settled. 4- Daily quarrel is vital part of every and each marriage. 5- Never lay a hand to your loved once. 6- Be kind, passionate and generous. 7- Be there in a difficult times, when she is sick, lost a family member, pregnant, sick etc 8- Never lie to her by any cost, be trustworthy and confident 9- Communicate clearly and early- waxaad qarsato way ku qarsadaan. 10- Plan a good time together, ama casho aada ama movie etc
@najibabdi9676
@najibabdi9676 Жыл бұрын
All of this list is nothing if y’all dont trust Allah the most merciful and the most generous. Allah talada wa ina saratan oo Allah sitoosan ugu xirnatan wa hada rabtan towfiq warto ❤
@mustafehirsi592
@mustafehirsi592 Жыл бұрын
M hassan, well spot on
@mhassan0163
@mhassan0163 Жыл бұрын
@@najibabdi9676 Jaahilnimo baa kaa hadlinaysa. 4 naagood kuwa guursada ee diinta khalad ka fahmay baad tahay. Diinta haloo noqdo hore ay noo soo martay. Reer baadiye
@sundusomar435
@sundusomar435 Жыл бұрын
M Hassan qof jcayl wax kayaqaano keep going brother
@nugaal012
@nugaal012 Жыл бұрын
@@mhassan0163 Saaxiib you have transgressed the boundary of Allah by falsely accusing Najib Abdi of ignorance whilst he reminded you of the truth that only those who are attached to the will of of their Lord (Allah) will be prosperous in both here & hereafter.
@mxuboaxmed5268
@mxuboaxmed5268 3 ай бұрын
Xaawo abaayo is quraansaar badal khayr qabana allaha ku siiyo
@umalkhayrahmed1388
@umalkhayrahmed1388 Жыл бұрын
Manshallah tabarakallah gabdhaani wali qofkeedii waa u dhiman yahay 😢Samir Allah mid ku fahma waad helaysaa inshallah nimanka somaliyeed dumarka iney gumeysatan ayey jecelyahiin dumarkana waa masaakiin walaahi gabar waliba waxan kula talin lahaa iney iyadu isku tashato marka hore gabar waliba o halkaani comment keyga ku aragta waan idiin jecelahay dhamaantiina hormar cafimaad cibaado suuban faraxad badan igu noolada noloshu idinma xumayso xaawo adiganna qaali mustaqabal wanaagsan iyo hormar iyo sawj aad ku dagto allah Haku siyo ❤❤❤❤❤❤❤
@xawochannel2020
@xawochannel2020 Жыл бұрын
Shukaran mcnto alle hakusharfo abalkagana Alle hagudo Insha Allah
@halimamuse8273
@halimamuse8273 Жыл бұрын
Shukran xbbti❤️
@abdihakimmmohamud7230
@abdihakimmmohamud7230 Жыл бұрын
Kow.
@ummsumeyaahmed5457
@ummsumeyaahmed5457 Жыл бұрын
Adigana mid lamid ah
@nafisomumin8146
@nafisomumin8146 Жыл бұрын
Adna taleefoonka ku mashquul adna inlaanahoow,,,,,,,,, intaa waa iga kahtan lkn adkaarta badi mashaa,allaah,waad qurxoontahay suheyba itaan indiin daawanaa waa midii iigu xanuun iyo naxdin badneed waxbaan soo xasuustay xaqiiqdiii
@osmanm6672
@osmanm6672 Жыл бұрын
WAA CEEB INAAD KA SHEEKEEYSID INTA AAD SOO GUURSATAY. WAA QALADKA UGU WEYN
@dawanmedia1889
@dawanmedia1889 Жыл бұрын
Waa barnaamij aad u fiican. xaawa aad Bay ugu mahadsan tahay sida daacada ah ee ay u so bandhigtay , wax badan ya laga faa'idaysnaya, ruuxa waaya aragnimadiisa ka shekaa cilmi badan yu bulshada u faa' iidewyay. Aad u mahadsan tijiin labadiinuba .
@Qalanjo.14
@Qalanjo.14 Жыл бұрын
Waan kuu ducaynayaa walaal, Ilaahay ha kaa dulqaado culayskaa tabaysid.
@soleeqocaaqil2
@soleeqocaaqil2 Жыл бұрын
Aamin Yaa allh
@shiikhshucaybyuusuf5513
@shiikhshucaybyuusuf5513 Жыл бұрын
Waynu u ducaynaynaa walaasheen xaawa Ilaahay haku dul qaado dhibka Alle isku xidh insha allh
@MOHAMEDH1430
@MOHAMEDH1430 Жыл бұрын
Suheyba maxamed badqas gabar sharaf leh garaad leh wankusalamay walal Qaali sharaf cizi iyo karaamo ku noolow mashaa Allah❤️
@kinsharifofficial9175
@kinsharifofficial9175 Жыл бұрын
Asc wall Qali Sethyi Wall iso boqo wall Qali Mahsanid wall Icawi ❤️❤️❤️❤️❤️⚘️
@aichakoranel1635
@aichakoranel1635 Жыл бұрын
Subxanllah walal is quraan saar oo is cilaji Allah mustaqbalka haku hakajiyo
@user-gb1tn3cn2b
@user-gb1tn3cn2b Жыл бұрын
Dumar ama raga qaar jin baa isku dira ilaa uu kala wado shaki waswaas marka gabadhan quraan haisa saarto
@marianabokar7809
@marianabokar7809 Жыл бұрын
Cilada waxa waaye kuwi horey ayaa niyada kaa soo jabshay marka kalsoonida ayaa kaa dhuntay oo horey u soco baa is,leedahay oo sidi horey niyada kaaga jabtay ama xanuunki horey iney aragto bay rabin
@abdullahimohammedali929
@abdullahimohammedali929 Жыл бұрын
Allah ha u gargaaro. 9 guri oo burburay waa halaag. Allah ha u sahlo
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw Жыл бұрын
Masha Allaah Suheyba badqas Voa ayaan kaa daawan jiray Guurku. Waa mubaax Qofkii uu ka halaabo In uu sii hadaafo waa Qasab Xaawo. Waa qof khibrad leh.rag wax ka taqaana dabcan.
@aswanahmed5652
@aswanahmed5652 Жыл бұрын
Wax kasta oo dhaca waa qadar abayo calafka ilahay haku hagajo aamin
@ahmedahmedahmedahmed680
@ahmedahmedahmedahmed680 Жыл бұрын
Anna aswan 9th jeer ayaan furay kkkk
@shazabdulabdullmohamud9553
@shazabdulabdullmohamud9553 Жыл бұрын
Masha'allah Allah iin xafido.....iam the doctor...always know thee love and your heart
@munaameen3599
@munaameen3599 Жыл бұрын
لا إله إلا الله وحده لا شريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير لا إله إلا أنت سبحانك إني كنت من الظالمين لا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم
@flighthub4305
@flighthub4305 Жыл бұрын
Masha Allah abaayo waa top interview 🙏
@nasromahamud3802
@nasromahamud3802 Жыл бұрын
So proud of Hawo, waa gabar dhoowrsaan. Illahay haa xifdiyo. At least she married. May Allah give her a spouse that is righteous and that understands her 🤲🏾♥️
@ahmedcbdicalicali1207
@ahmedcbdicalicali1207 Жыл бұрын
That is not real marriage its a game
@kinsharifofficial9175
@kinsharifofficial9175 Жыл бұрын
Asc wall Qali Sethyi Wall iso boqo wall Qali Mahsanid wall Icawi ❤️❤️❤️🤝
@Adelina24244
@Adelina24244 Жыл бұрын
@@ahmedcbdicalicali1207 how do you know that? We’re you present in their marriage?
@ahmedcbdicalicali1207
@ahmedcbdicalicali1207 Жыл бұрын
@@Adelina24244 unfortunately our culture is bad our marriage is a game just look back to your grandmother and father's how many times they got married some of them had a children and never see them again some send Thier children to another family to take care of them our marriage is bad look at women in Somalia society she talks with more than one hundred at same time
@somahmed123
@somahmed123 Жыл бұрын
9 men Something is wrong.
@munafaisal6775
@munafaisal6775 Жыл бұрын
abayo isu roonow oo iskaga har guurka cause clearly marriage aint working in ur favour. Ilahay u dhowow
@umimohamed2323
@umimohamed2323 Жыл бұрын
Agreed with you
@munaameen3599
@munaameen3599 Жыл бұрын
أللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد أللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما بارك على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد
@ayanlecabdi9910
@ayanlecabdi9910 Жыл бұрын
Alxmadullah okkiiukjik8
@azma4456
@azma4456 Жыл бұрын
Salalaahu aleyhi wasalam ♥️♥️♥️♥️♥️♥️❤️❤️❤️❤️❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥💯💯💯💯❤️‍🔥❤️♥️
@hanadmacaane9394
@hanadmacaane9394 Жыл бұрын
Scw
@studiohata5877
@studiohata5877 Жыл бұрын
@@ayanlecabdi9910 p
@studiohata5877
@studiohata5877 Жыл бұрын
@@azma4456 to.ko
@abdulkarimali6121
@abdulkarimali6121 Жыл бұрын
Qof sagaal goor la furay oo hadana xayaysiinaysa 9 goor baa lay furay waa yaab. Inay iska aamusto ayaa u fiicnayd. Iminka caruurteedii ayaa dhib la kulmi doonaa iyo cay. Ta kale siday xanuuno uga badbaaday ayaa ba yaab leh iyana. Waa wada yaab.
@farhiya9221
@farhiya9221 Жыл бұрын
Waa sax ma xoshooto weye 9nin isomaray ma faan baa waa doqon ilmaha future Kama fakrin
@lanfurelias2244
@lanfurelias2244 Жыл бұрын
Walaashey suuratul baqarah maalin kasta akhri...wax ayaa jira sidaan u fahmey
@xawochannel2020
@xawochannel2020 Жыл бұрын
Shukaran wll qali
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 Жыл бұрын
ALLE ha siiyo nin u samra.🎉🎉 Waxay ku riyota iyadoo ninku naag lajoogo, riyadaaas Waa sax raga waxbay hoosta kawadaan intaaas
@munahaybe6749
@munahaybe6749 Жыл бұрын
Inantan trumo ayaa ka so gaadhay first marriage marka therapy Bay u baahntahay lkn qof wanagsan Bay u eegtahay.
@shekhkhashiciofficialchann9798
@shekhkhashiciofficialchann9798 Жыл бұрын
Waa su,aal kuwanaagsanayd in si hoose laysu waydiiyo si aanay habla kale aanay ugu dayan waana Talo uun 🤭
@hassannoorbuule3196
@hassannoorbuule3196 Жыл бұрын
Masha Allah Nuur calaa nuur
@dugulemuse4458
@dugulemuse4458 Жыл бұрын
Mnshallah xaawo dariskayga wan ku salamaya wlshy.
@abdilleahmed7101
@abdilleahmed7101 Жыл бұрын
Xaawwa Mashalah Alle ayaa kuuqadaray guurkaas 9 njn ah oo xalaasha ah,gabdhaha iyo raga guuurka diiday oo markii dadkooda ama qaraabada lahadlaan dagaalamaayo ha tusaalo qataaan xaawo guur badan Mashalah,,,waxaaa hablo badan oo jinn baa qabo layiraahdo iyo rag sidoo kale layiraahdo Alle ayaaa naga ducayso oo l 10 kadhig xaaawos
@MM-rz1gu
@MM-rz1gu Жыл бұрын
Suhaybaay u Sheeg Xaawa Nuur Laba kala reeb dheh fadlan. Inaad duruuf kiro guri u guursato iyo Inaad Taleefankiisa baadho kala reeb dheh. Ileen Ninka Adigoo Sagaal wareeg galay kugu qaatay kaama istaahilo Dabagalkaa Anshaxa ka foge. Talo waayeel Xaasha inaad ku diganayo ama waxkale uga jeedo Guulbaan kuu rajaynayaa Adiga iyo Ubadkaagaba. From Swtitzerland Zurich
@farxiyabashir1761
@farxiyabashir1761 Жыл бұрын
Walaashay guurka waa qadar Allah balse iska ilaali aduunka waa aakhiro zamaan iska baar caafimaadkooda afarta xaraf( AIDS) ayaa faraba,an kuhaayo dadkeena soomaaliyeed
@edebsan9049
@edebsan9049 Жыл бұрын
10 ku xir quraan isa saar xaaladu caadi maaha
@jamiilanuur2007
@jamiilanuur2007 Жыл бұрын
Quraanka isku aqri abaayo Xaawo Nuur ❤❤❤ kan tobnaad inaad ku degto ayaan Allah kaga baryey Allahuma aamiin. Waad iga qoslisay wallahi riyadii baan run moodaa😂😂😂😂
@somahmed123
@somahmed123 Жыл бұрын
Quran ka it's not magic.
@mataanahaahmed429
@mataanahaahmed429 Жыл бұрын
Naag ninkabad furay waxaad u uguursato waa waali naagahan niminkan badan guursanaaya kama ah guur ee Waxaay radinayaan wax kale
@mihiyojelle4727
@mihiyojelle4727 Жыл бұрын
SubxaanaAllah guur wanaagsan iyo qof wanaagsan
@mohanjr
@mohanjr Жыл бұрын
gebrtan qaladka intoda bdn ayda leh walina cashr meysan kabaranin lkn nolasha qofka qald wu gala muhimda wa inad wax kabarto si usan qaldka usao labanin hdey labo nin kugu furtay ifur aad iskala so boodesid wax kuwa kale adan sas ula dhaqmin. marba hdad ogaato iney qalad ehed arintas maserk BDN hdna cudurk ah wa dhibto weyn eysan walina kabixin sister allah ku dhib dhamo
@nasteexojama688
@nasteexojama688 Жыл бұрын
Asc Mar haday gabadhu barato furowga Waxay dhibsato in aay nin lajoogto Saas baan aaminsanahay waayo Waan arkay
@rodahassan929
@rodahassan929 Жыл бұрын
Masha Allah fariid Guurso intaad yartahay rubuc intuu kuujarayo bun howga dhimin
@isseabdirahman1915
@isseabdirahman1915 Жыл бұрын
Armuu jin ku qabaa oo ka maseray raga Allah haku siiyo mid khayr badan
@user-gb1tn3cn2b
@user-gb1tn3cn2b Жыл бұрын
Waad fahamtay jinbaa ku diraya suratul baqara ha aqrisato culumada halatashato
@ahmedshire3053
@ahmedshire3053 Жыл бұрын
Shayba badqas waan kusalaamay waana kutageera keep goning
@ahmedibraahim3750
@ahmedibraahim3750 Жыл бұрын
asc waa ku salaamay salaan ka bacdi macaamiil bbc kugu xiran ahaa wayadaan kuma. makhlin inaad wareesi iga khaado rabay xamar jogaa yurub guur iiga baabay wareesigaan xaawo i soo jiitay 9nin waa naxtin kheyr kuu dhaafay
@mohammadmohammudbarre5418
@mohammadmohammudbarre5418 Жыл бұрын
Walal gabadha shifo geeya, waa sixrantahay Walal.
@hasanmuse4007
@hasanmuse4007 Жыл бұрын
Mashallah 😂 wa guur sharaf leh ❤
@abikaradan1087
@abikaradan1087 Жыл бұрын
ALLAH hakucafiyo ya Xaawoo
@ahmedabdullahi793
@ahmedabdullahi793 Жыл бұрын
Gabadha waxan kula talin lahaaa in aysan maseyr isgalin waayo anigaa nin ragg ah raguna sababta 4 loogu baneeyaa mesha kujirta taasi micnaheeda waa in aysan nag deynneyn ee waxed dhahdaan xaqiina ilaaliya kolba aniga inaa xuquuqdeeda ilaaliyo diyaar ayaan u ahay naagna ma deynaayo sabab an I daayane allah iguma keeeno!
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 Жыл бұрын
9 min naagtii aroostay ma sahlana Walaahi. Calaf wuu jiraa laakiin nimanka dhan ma qaldana
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 Жыл бұрын
Ma sha alla ❤❤👍
@abdifatahsarhan7108
@abdifatahsarhan7108 Жыл бұрын
Subxanalah waa gabar raga aad u soo cantuuktay oo kaga daraane aay waaliba sii hamuum❤qabto in aay sii cantuugto waxan is weydiiyey yeey ka bobeeysay raga mahmah somaliyeed baa waxa ledahay meeshi lagu qooyo waa lagu qalaalsaada
@mxuboaxmed5268
@mxuboaxmed5268 3 ай бұрын
Waad iska hadashay guurku waa caf maaha cad qofka ku yaal illaahay hanoo hagaajiyo aydana dhibka haka saaro
@shamsoyasin5065
@shamsoyasin5065 Жыл бұрын
Ilaahey mustaqbalkaaga haku hagaajiyo abyo
@xawochannel2020
@xawochannel2020 Жыл бұрын
Amiin yarabi shamso
@hayaathabiib9608
@hayaathabiib9608 Жыл бұрын
Maasha Allah, Faarax war kooda waad haysaa? Qof Xaqeeda taqaan dulinimo ma aqbali karto Horey u soco abaay Illaa kii ku fahmi lahay aad hesho
@dollsalahshuriye483
@dollsalahshuriye483 Жыл бұрын
What acut voice is like iam listening from bbc somali
@cabdiraxmaanguure7886
@cabdiraxmaanguure7886 Жыл бұрын
Mid tobanaad ood weysada isku dhawrataan ood isla dhameysataan nolosha allaha kuu sahlo
@deeroibrahim2709
@deeroibrahim2709 Жыл бұрын
Yasir allah ha isoo Marin naag sidaan ookale
@hodanmohamed1972
@hodanmohamed1972 Жыл бұрын
Habo qalbiga Allaha kuu dajiyo risaq aadan cidna ka baryin Allaha ku siiyo Allaha kula koriyo caruurta 😢
@somahmed123
@somahmed123 Жыл бұрын
Wow she broke tha record. She giving her her private life qway.
@hodanmohamed1972
@hodanmohamed1972 Жыл бұрын
@@somahmed123 bulsho rageedu masuul yahay waa bulsho guulaysatay ma jirto wax lagu dhaliilo gabadhaas waji qurxan wuu badan yahay laakiin qalbi qarxan ma badna waqti adag ayay dumarku wajaheen Allaha xaqa tuso umadeena waliba raga
@somahmed123
@somahmed123 Жыл бұрын
@@hodanmohamed1972 you funny. What about the women.
@mohamudmuhumed1645
@mohamudmuhumed1645 Жыл бұрын
Gabadhani inla qur'aan saaro ayay u baahantahay
@shaficali5991
@shaficali5991 Жыл бұрын
Somalidu waxey ku degdegaan iney qofka eedeeyaan. Anigu waxaan umaleynaya gabadhan in aan la canaanan ama la eedeyn lakin waxaa dhicikarta in ay ubahantahey nafsiyan in loo darso xaalkeeda oo dhanka cilmi nafsiga lagu eego xaalkeda loona duceeyo.
@t.a.b6071
@t.a.b6071 Жыл бұрын
Asc. Qaj ka guur Qanja u guur Hasbiyallah wa necma wakiil
@abasmohamud1348
@abasmohamud1348 Жыл бұрын
Assalamu aleykum warahmatullahi wabarakatuh Waan idiin salaamay gabdhaheena sharafta leh Salam kadib Walaasheena qaaliga ah xaawo nuur Hadii uu xaalkeeda yahay sida ay sheegayso waxaa hubaal ah in ay xanuunsantahay lkn see isma oga miskiinta Sababtoo ah iilama muuqato gabar dhib badan taasna waxaadba kadareemaysaa daacad nimadeeda Sababtoo ah hadey tahay qof dhib badan halkaan kamirada maynaan kasheegteen khaladkeeda Sida caadiga ah gabdhaha dhibka badan masheegaan in ay ayaga qaldanyihiin ee way isla quman yihiin mar walbo Marka madaaama aan khibrad uleeyahay xanuunada aan kaga shakisanahay walaasheen calaamadah sixirka iyo isha ayey leedahay qisadeeda markaan dhagaystay runtii Marka waxaan soo jeedin lahaa in walaasheen lacaawiyo oo laga difaaco cadowga dilooday ee mustaqbalkeeda kahor taagan Ee fadlan khaasatan culimada ay isku wadanka joogaan waxaa kuwaajib in ay ugurmadaan xaawo nuur Wallahi aad iyo aad ayaan uga damqaday xaaladeeda Sababtoo ah waa hooyo Waa abaayo Waa kuwa aan dhalnay oo kale Waxaan dareemay wixii aan iyo sidii aan ugu damqan lahaa walaashay oo kale runtii Waana uducaynaayaa walaashay Allah haku caafiyo In shaa Allah adiga iyo caruurtaadaba waxaan Allah idiinkaga baryaayaa oo idiin rajaynayaa mustaqbal wanaagsan oo ifaya wcs wrm wbr shukran walaal
@ummsumeyaahmed5457
@ummsumeyaahmed5457 Жыл бұрын
Maasha Allah tabaraka lah ajaar Allah hakasiyo walal
@naimamahamaud5622
@naimamahamaud5622 Жыл бұрын
Suhayla quruxleeey ❤❤❤❤❤❤ wankaa heelaaa wll
@museaweys8825
@museaweys8825 Жыл бұрын
Bal Xaawooy is quraan saar waxaa laga yaabaa wax kale jiraan
@duceesane2820
@duceesane2820 Жыл бұрын
Cabsi cabsi waaye wlhi..hadii ee qabto cudurka furriinka waaba nasiib..allaha caafiyo
@mohamedabdillahi5207
@mohamedabdillahi5207 Жыл бұрын
Great
@xamdi7092
@xamdi7092 Жыл бұрын
Alxamdulilah abyo
@abdirashiidali8692
@abdirashiidali8692 Жыл бұрын
Inàaad Gaadhi isu dhigto qadarka Eebana eeda saartaa ayaaba qalad ah Lexi jeclo waxaanad u hayn inaa tuurtaa waa hubaal waxàdse danaynayso inaa ilAshanaysona waa hubaaal ku faro adaygayso ilàahay èd maleh sw 0
@deeqsamater9445
@deeqsamater9445 Жыл бұрын
Subxanalaha q nin cajiib Cajiib cajiib cajiib
@abdul-majiidabdinasir
@abdul-majiidabdinasir Жыл бұрын
maashaa allaah suhayba badqas hadaan lakulmay channelkaaga. waana kusoo biiray horey usoco wll
@mrsocdaal1434
@mrsocdaal1434 Жыл бұрын
Maasha,allah
@simanabdullahi1931
@simanabdullahi1931 Жыл бұрын
Asc walalayal sedee nin iyo naag u saaxibaan ma ishegi kartan aniga waaba la yaabaa naag dhaheyso wiilashan la saaxibaa yaab
@ND-ln1hi
@ND-ln1hi Жыл бұрын
SubxaanaLaah, maxaa kugu kelifay in aad soo bandhigto noloshaada kuu gaarka ah oo aad aafooyinka ku soo maray uga dhigaysaa wax lagu KAFTAMO. Dumarkii maxaa ku dhacay???
@fe8445
@fe8445 Жыл бұрын
Sagaal nin baan soo guursaday waa ciyaar ciyaar. Ma arin idaacadaha laga sheegaa. Allah ka baqa. Faafintan gef baan u arkaa.
@abrahafarmajo6593
@abrahafarmajo6593 Жыл бұрын
Xaawo gabadh fiican weeyaan xaaskaygii hore
@umumascuud3307
@umumascuud3307 Жыл бұрын
ma 9kaa ka mid thy 🤣🤣🤣🤣
@dsf9824
@dsf9824 Жыл бұрын
Maashaa alaah waxaatahay waayo Arag
@hassanhersi5066
@hassanhersi5066 Жыл бұрын
Waayo arag ma aha😂 nag wayn ma aha😂
@dsf9824
@dsf9824 Жыл бұрын
Anigu da.deeda kama ka hadal Lkn ragbadan ayay guursaday Sidaa darteed waa qof waayo Arag ah mala afsoomalga Ayaanad fahmin wall
@fuaadmuxammeddaahir4028
@fuaadmuxammeddaahir4028 Жыл бұрын
و عليكم السلام و رحمه الله تعالى و بركاته بسم الله والصلاه والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم والحمد لله رب العالمين وبين الصنوبر امور الدنيا والدين الحمد لله حمدا طيبا كثيرا مباركا فيه اما بعد اختي في الله ما شاء الله اخواتي في الله ما شاء الله تبارك الله حياك الله جزاك الله خير جزاء ان شاء الله بارك الله فيكم جميعا ان شاء الله
@nasturanastura4015
@nasturanastura4015 Жыл бұрын
asc abayo washeydan
@Araweelo.599
@Araweelo.599 Жыл бұрын
Wllhi runty ka hadashay taasna wa sbbaha dumarka somalyed heysta oo u bahan in la fahmo oo la haliyo nimnka caruurta lo dhalayo oo dayacayo dumarki oo cid fahamsan la ‘ suhayba shaqo wanagsan ba wadah mhdsnd gbdhas ilhy ha u furo faraj ayada iyo inti la midah
@cabdiraxmancabdi6152
@cabdiraxmancabdi6152 Жыл бұрын
Wakusalamay walashey
@safiyaomar6179
@safiyaomar6179 Жыл бұрын
Alaha caafiyo miskiinta quraan saarbay u baahantahay
@abokaraadan2506
@abokaraadan2506 Жыл бұрын
Waa runtaa gabadhan quraan bay u baahan tahay
@hurdaaye21
@hurdaaye21 Жыл бұрын
Intay kala dhaqaajiyaan ayagoo miyir kooda qaba, markaasay qadar, iyo calaf eeda dusha ka saaraan
@BoramaWarrior
@BoramaWarrior Жыл бұрын
Horta dumarka idhaahda dumar saaxibo ma nihin ee ragaan la saaxiib ahay waa laga baxsadaa
@digriyowkhaliil5507
@digriyowkhaliil5507 Жыл бұрын
Nabsigaad gashay soo xasuuso maskiinkii kuugu horeeyaa ishiisa kuheysaa
@Saajac2024
@Saajac2024 Жыл бұрын
Allah qeer haaku siiyoo iyoo waalalo maacaan iyoo hadaal sookortu kaa baadaan tahaay iyoo haadal badaan . Jibuuti gaabadhu haaday sidaan oo kaa leh u haadasho .kaa caaymadaa waa beenaleh .wayoo anaaka dhaaqan kayagu haadu qoofku hadaal badaan yahaay waa benaaleh .
@user-pm6np3ei3f
@user-pm6np3ei3f Жыл бұрын
Waa habo goos 9nin baan goorsaday
@safamohamed7441
@safamohamed7441 Жыл бұрын
Apy waxa kugu la talinaya in suratul Al baqra aqriskeda ad daainto.
@runkahadasho8495
@runkahadasho8495 Жыл бұрын
Dumar waxaa jiro markii laguursado balaayo ku kaceeso waliba markey uuryeeshaan ayaa kadarn marka gabadhaan waxaa larabey iney garato meesha laga heesto waliba quraan isasaarto
@gudcuuromedia180
@gudcuuromedia180 Жыл бұрын
Ciladadu waa malariyo xumataye oo teyfodh noqotaye ee iska dawe Mid kale 9 nin baan soo maraye Oo wali waxa baa i hadhaye Habalaha janis sii oo caruurtada iska hayeso hadii kale adig cirka roob ku ogo
@mushtaqmaxamud3462
@mushtaqmaxamud3462 Жыл бұрын
Asallaamu calaykum walaalayaal gabadhaan waxaan kulatalinaya inay samir to Surah Al-Baqarah iyo tasbixda badso
@user-gb1tn3cn2b
@user-gb1tn3cn2b Жыл бұрын
Sax wa talo aad uwanaagsan
@deeqaabdullahi5777
@deeqaabdullahi5777 Жыл бұрын
Quraan isasar Abaayo
@Beingme541
@Beingme541 Жыл бұрын
Masha Allah dariska xalasha
@momojojo619
@momojojo619 Жыл бұрын
Waali welcome by kahadlaysaa.
@deeqmaxamedhasan8578
@deeqmaxamedhasan8578 Жыл бұрын
Asc wllshay suhayba maxamed badqas aad ayaan kusalamay adi iyo walasheen xawo nuur waxa tahay qofkii labaad een Comment you tube ooga qoro wll waxa isoo jiitay walasheen warbixin teeda waxan rabaa fariintan in aad iga gadhsiiso 1 waxa kamuuuqda War bixintada cayn ama sixir tafriiq Walasheen waxaad samaysaa quraan isisaar adiguna si joogta ah uaqriso quraanka inta aaad kataqano gaar ahaanالإخلاص الفلق ألناس Waa fariin kaga timid walal ilahay dartii udareemay arintada
@xawochannel2020
@xawochannel2020 Жыл бұрын
Wcs wll deeq marka hore shukaran Alle hakubarakeyo mida xigta aniga quraan sidan isku sarayey Alle waa u ohyah wlhi xita waxan isku deyey Sheekh rusheya xita in aan ado walhi waatiga aya dhiman insha allaah wn adi dona waa walasha xawo kuleh shukaran sida igaga danqatey rabi hakaga danqado
@user-gb1tn3cn2b
@user-gb1tn3cn2b Жыл бұрын
@@xawochannel2020 adiga aqriso walal suuratu baqara malinkasta dhagaha gasho ama suratu falaq iyo suratu alnaas kucelceli markasta xitaa markaad shaqeysaneso ama soconeyso insha Allah wad caafimaadi
@farhiyohassan3758
@farhiyohassan3758 Жыл бұрын
Maybe you need cilaaj abayo quraan isasaar insha allah
@abdikafiF4
@abdikafiF4 Жыл бұрын
Suheyba wiilashu waa mixnad kale kulahaa. Gabadhaan culeys ayaa heystaa ee Allah kaqaado.
@historynerd7549
@historynerd7549 Жыл бұрын
Beautiful Keep on your big Hijab
@AliAli-kp1ry
@AliAli-kp1ry Жыл бұрын
Yaa yaa xaadiri 9 heee kkk mcn 10 ikadhik wlhi mcn
@awdeeq
@awdeeq Жыл бұрын
Waa calaf laakiin natiijada sida uu aragto inaa waydiisid bay ahyd
@cabdinuurmaclinibraahim4462
@cabdinuurmaclinibraahim4462 Жыл бұрын
Furiinku Waa wax xun sabab la'aanta oo lagu dalbanaayo Waxa keeno Waa 3-mid kow Cayuun Labo Sixir Sadax Shaki iyo Was waas jini ku afuufo qofka laabtiisa
UNO!
00:18
БРУНО
Рет қаралды 3,6 МЛН
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
How Ridiculous
Рет қаралды 46 МЛН
Они так быстро убрались!
01:00
Аришнев
Рет қаралды 2,4 МЛН
Dhowr Ganacsi ayaa uga horeeyay inta aysan QueenDom Sameeynin.
23:17
Suheyba Badqas
Рет қаралды 25 М.
8-DAN NOOC EE DUMARKA GUUR MAGALAAN
11:14
Suheyba Badqas
Рет қаралды 48 М.
Qaabkii loo soo dhaweeyay Daaci-Muna .
15:51
SKY Cable TV
Рет қаралды 17 М.
Ragga iyo Dumarka Yaa Khiyaanada ku Daran
13:08
Suheyba Badqas
Рет қаралды 19 М.
Gabadh Jini Guursaday Kana Hor Istaagay Guurka Ragga Soomaaliyeed
10:52
Adoo daciif ah dumar xaas kale ha hunguriyeen
6:52
Macalimad Fartun
Рет қаралды 1,8 М.
UNO!
00:18
БРУНО
Рет қаралды 3,6 МЛН