9 Sirood Aysan Naagaha Kuu Sheegeynin | Jaceyl

  Рет қаралды 114,780

LoNe Poy

LoNe Poy

2 жыл бұрын

SIRRO AYSAN NAAGAHA RAGGA U SHEEGEYNIN.
Welcome and subscribe Thanks.,
LoNe Poy.

Пікірлер: 209
@ASADHAGIO-vv8qx
@ASADHAGIO-vv8qx 2 жыл бұрын
Hooyada waa qofka kaliya ee dunidan si dhab ah kuu jecel waa qofka kaliya ee kula daremaya xanuunka aad dareemayso hooyada macan Allah jannada ha ugu bishaareyo anigana hooyaday igu so duceya🫀😥
@khadaribraahim3767
@khadaribraahim3767 2 жыл бұрын
Aamin masul
@khadaribraahim3767
@khadaribraahim3767 2 жыл бұрын
@Asma Ladan ma Ku racsantahay gabadhan qodobadeeda
@aminaamish242
@aminaamish242 2 жыл бұрын
Ilhy hoyoyinkenii naxaris hainosiyo
@ASADHAGIO-vv8qx
@ASADHAGIO-vv8qx 2 жыл бұрын
@@aminaamish242 Aamin abayo 🥰🫀✨️🖇
@behijabi1611
@behijabi1611 2 жыл бұрын
Ilhy hku cafiyo wll mcn yaa rab😥😣
@togfilms6474
@togfilms6474 2 жыл бұрын
Bashar raali galinti haku seegin raabiga qof ilaahi aabuuray ee wax walba siiyey ee quruxda aay isku qaawinaso iyo cafimad ka aay ku socoto siyey ayay rali galin waydee ma adoo bashar ah oo shalay aad izbarateen ayaa rali galinaya waa maya dumar iyo aniga ilahow iguma ogiid
@Cabdiwaaxid-zy1jc
@Cabdiwaaxid-zy1jc 9 ай бұрын
👍🎉
@hassankhadar4794
@hassankhadar4794 2 жыл бұрын
WAa xaqiiq waay jiraan aniga arkay wanan tijaabiyey keep going lone 💔
@mushtaqismail4112
@mushtaqismail4112 Жыл бұрын
waba ikan anu waxaso dhan wan ahay 🧑🏾‍🦱🥵
@MOHAMUD550
@MOHAMUD550 11 ай бұрын
​@@mushtaqismail4112Anagana waa nakan dee intmaba waa nhy xaliimo
@nastehahassan7136
@nastehahassan7136 2 жыл бұрын
Lone poy adi wllow see u egthy inaan ku aragno ayan rabna ani iyo asxabteyda🖐️💓
@cabdirisaqxusencali9409
@cabdirisaqxusencali9409 10 ай бұрын
codkiisa kuso jiitay saxiix Luuqa kala xiriir
@gahayrvlog1085
@gahayrvlog1085 2 жыл бұрын
my pro lone boy waxaad tahy macalika dhanka jacaylka wada shekaysiga hasawa wx naga baray teacher keep going 😍🤩😘
@abdiraxmaanabokor4027
@abdiraxmaanabokor4027 2 жыл бұрын
Gapadh marka horepah macno malaha
@gahayrvlog1085
@gahayrvlog1085 2 жыл бұрын
@@abdiraxmaanabokor4027 xaqiiq waye zxb qali la kinse isku mid maha alle qalbiga haku qaboojiyo zxb qali
@muqtarabdi257
@muqtarabdi257 2 жыл бұрын
Wll gabdhanah kusoo dar
@saciidnukul6099
@saciidnukul6099 2 жыл бұрын
Dhamaan waa wada run Tnxs happy sister 🔰❤️👑
@user-sc8fe7ue4b
@user-sc8fe7ue4b 7 ай бұрын
Waan ka helaa will gaaban xitàa waa shied want jevlahay king l love me❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮
@mohamettdacar4092
@mohamettdacar4092 2 жыл бұрын
Marka laga yimado ninka ay ugu jecelyihin sida ad qormada ugu danbysa ku xustay ..... Lkn ragga ka ugu xoogan ayaa ah ka inta uu mid la seexdo hadana mid kale la seexda ilaa cimrigi kaas ayaa ah ka guulaystha dumarka .... thnks lone
@faridaxaajimaxamed2237
@faridaxaajimaxamed2237 2 жыл бұрын
Waa sax jizakallh qeer wll qali hor usoco ❤️♥️❤️
@abdirsaksaid2903
@abdirsaksaid2903 2 жыл бұрын
Waa xaqiiqo jirta arinkaas,tusaale gabar ayaad halmar wada barateen adi iyo saaxiibkaa,isbarasho kadib nin ba waji buu kula dhaqmay saaxiibka aad buu isku daadiyay iskaga gaday wanaag badan utusay adiguna si macquula oo miisaman bad ula dhaqantay waxaad na noqotay qof aysan qiyaasi kari dhabtii isku boos idinma dhigayso isku sina idin ma tixgalinayso waa hadee 2badii nin ay hal maalin baratay.NOLOSHA AADANUHU WAA CAJIIB WAX AAD SAHAL KA DHIGANAYSO AYAA MACQUULA IN GUULO BADAN OO NALOSHADA KA HOR ISTAAGAAN.😫
@Shacbaandauus9
@Shacbaandauus9 2 жыл бұрын
Hadalkan naag warersan ba ku shegtay lone acadu bilahi qof an i naxarisaneynin ina so xaririneynin hadan xita jecelhy wan naca wlhi yaan la idin qaldin wiilal
@zamzam892
@zamzam892 2 жыл бұрын
Haa wa runti been waye 👍
@mohametkingzame4874
@mohametkingzame4874 2 жыл бұрын
Benta mha hda aniga gapdh aan wda zocono 10 daQiiQo hdan fariin u diri waayo ama call kuLa hdLi waayo wyba iQapsanaysaa mana daJin kro cadho xad dhaafa korkeeda ka dareema in yar in aan ka maQnaado maba ogoLa siday aniga iLa tahay gapadhan zifooyinka ay uso Qortay wllken Qaarkood kuma raacin ani ddkuna isku dookh iyo isku caQLi ma aha wx ay iyafu ku dhaQanto ayay ddka La wadaagaysaa
@nuwara8333
@nuwara8333 2 жыл бұрын
@@mohametkingzame4874 dadku waa shanta farod oo kale iskuwada mid maaha.
@aminaamish242
@aminaamish242 2 жыл бұрын
Waa sax Ben mahaa qof adag lkn naxaristisa ey aad eheyn aa jecelnhy
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 2 жыл бұрын
Runta wiillasha loo sheeg lkn miyey ka falcelindonaan....????, 10:Ogaada qof bilaa sabab u aamusan gabdhu ma jecla ee ninka ragga ah ee warkiisu cadyahey ayey jecelyihiin xataa ha adkaadeh...💯💯👏👏
@abdallawarsame9350
@abdallawarsame9350 2 жыл бұрын
Ani iskuma arG lkn hdii la ila soo ado wra dhca
@cabdilaahisiyaad929
@cabdilaahisiyaad929 2 жыл бұрын
Yes: warkaygu waa cadyahy waa sababtaa uga aamuso dumarka qaar
@cabdilaahisiyaad929
@cabdilaahisiyaad929 2 жыл бұрын
Dumarka qaar waxba kama fikiraan way dhacdaa nin aad moodayso inuu iska aamusanyahy inuu maanta oodhan uulahadlayy dumar markaa uu kuu baahneyn🤫
@aizamewada3739
@aizamewada3739 2 жыл бұрын
Wow Thanks Quen✅.......😘🥰
@suho7712
@suho7712 2 жыл бұрын
INTANBA WAAN TIJAABIYAY 1- HA KU KALSOONAN 100 % GABADH AAN MEHERKUUGU XIDHNAYN.. 2- WIIL WACAN HA NOQON...
@maryansheikhabdi6860
@maryansheikhabdi6860 2 жыл бұрын
Gabadha sheegadaan laga weriyeey hadiiba eey runtahay. Gooni ayada ayaa iska hadashay ee dhamaan mameteli karto gabdhaha. Aadbey ukala duwanyihiin gabdhahu. Hadii kalena shekadaan waa waxa eey wiilasha badankood aaminsanyihiin iyo fikradooda ee gabadh sheektay ma jirto sidaan
@mohamettp7002
@mohamettp7002 Жыл бұрын
Adiga waad walntahay yaa wax kaweydinay horta cilaajka yaka sofasaxay waybeh adoo xannsan ku ogayee balyo ku qadayee😅😅😅
@hamdakhader5294
@hamdakhader5294 2 жыл бұрын
Gabadh dheh naaag waa caye waa kalmad xun
@Mirahamaskaxda
@Mirahamaskaxda 2 жыл бұрын
Ma ogi sawabta naago mabadan u diidan in loogu yeero jinsiyadooda sister Nin waa nin naag na waa naag
@Abdifatah10
@Abdifatah10 2 жыл бұрын
Keep going my bro
@sabrinaabukar8873
@sabrinaabukar8873 2 жыл бұрын
👌 walhi dhab kahdashy wallo
@naajmasalah4436
@naajmasalah4436 2 жыл бұрын
2 iyo 8 run badanaa wlhi nin dheer ayaan jeclahay mida kale nin uma lebisto naagaha inan ugu faano ayaan u labistaa
@mohamettp7002
@mohamettp7002 Жыл бұрын
Hhhhhh shekdaaa baad nokeentay miya nin uma labusti aaa filmkas ey baa cunay naag ula bista san ugu faano kulaha oo naag labiskag egaysa mxy tahay runta maad cadsysid nin iska dheh😅😅😅😅
@naajmasalah4436
@naajmasalah4436 Жыл бұрын
@@mohamettp7002 maya wlhi dumarku ayagaa isku lebista hadanad ogayn hada ogow
@GuledAar
@GuledAar Жыл бұрын
@@naajmasalah4436 dumarka kale e dunida oo idil raga inay cajibayan oo ay ka helaan ayey u labistaan lkn xaliimooyinka iyaga isku labista miyaa? 😂
@yacquubalra7378
@yacquubalra7378 2 жыл бұрын
Intaan nolaa maxsuusto wllhi cid aan ku idhi wan ku jeclahay waba gabadhee qof ku haboon mailntaan helo odhanaa
@user-lt5zp8xz7m
@user-lt5zp8xz7m 27 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@Farhan27723
@Farhan27723 2 жыл бұрын
Mahadsanid saaxiib.
@qaaliquruxqaaliqurux8803
@qaaliquruxqaaliqurux8803 2 жыл бұрын
Waa runteed wlhi🥰
@aminaamish242
@aminaamish242 2 жыл бұрын
Sax wankuracsanhy wlhi gbdasii aad.iyo aad 😂😂😂😂
@adoontiallah6609
@adoontiallah6609 2 жыл бұрын
Machaallah ❤🥰warun
@nimoco401
@nimoco401 2 жыл бұрын
sax becn mchn wlllhi waa doogecna😍😍
@ismaildaahirhassan5763
@ismaildaahirhassan5763 2 жыл бұрын
Legend always legend
@aryasolmaz2631
@aryasolmaz2631 2 жыл бұрын
yes Masha allh abyo
@roodamaxamed
@roodamaxamed 5 ай бұрын
Qasonidu wsa niyad🎉
@DrMohan-yl3kv
@DrMohan-yl3kv 2 жыл бұрын
Alleylaheee
@baasheaden730
@baasheaden730 2 жыл бұрын
Waa xaqiiq jirta walhi midh kamay tagin
@cabdisalaan1673
@cabdisalaan1673 2 жыл бұрын
Naag ninkii rafku jiido ay hoos kujiidaa waa run please haraaligalinin xaliimoooyika 🤫🤫🤫🤫✌✊🖐🖐🖐🖐🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥
@awliyo1260
@awliyo1260 2 жыл бұрын
Waa run wxn odhan waan aarka
@shucaybjigar4984
@shucaybjigar4984 2 жыл бұрын
War so badi lph✅
@Real_uneys
@Real_uneys 2 жыл бұрын
Siraa Fakatay
@abdishakurcumar8205
@abdishakurcumar8205 2 жыл бұрын
BIG. LEGEND. 🍇🇸🇴💜😚
@user-ju2dg5uj9k
@user-ju2dg5uj9k 2 ай бұрын
Run wyee nin gabn ma rabo😮😮
@caaishabintacabdalla148
@caaishabintacabdalla148 2 жыл бұрын
Mashalaa 🥰🥰🥰🥰❤❤🤣🤣
@11naa44
@11naa44 2 жыл бұрын
No no no gabdhaho dhan isku wada mid maha gabdhan iyada nafteda ka hadashy wxa jira gabdho jecel nimanka daneya oo wanaag tusa
@yusufmoalimnur2753
@yusufmoalimnur2753 Жыл бұрын
Hhhh anig hadal kaaga waan ku quslay
@keefcadeey7768
@keefcadeey7768 Жыл бұрын
Bismillaahi madaxweene iga dheh
@pilepanda7590
@pilepanda7590 2 жыл бұрын
Lᴇɢᴇɴᴅ ᴋᴇᴇᴘ ɢᴏɪɴɢ❤️❤️
@abdullahiabdi2231
@abdullahiabdi2231 2 жыл бұрын
Soo labasho wcan
@ismaildaahirhassan5763
@ismaildaahirhassan5763 2 жыл бұрын
Xaqiiq waYe
@MajidMajid-yf2tt
@MajidMajid-yf2tt Жыл бұрын
Waad mahad santahay
@officiall3248
@officiall3248 2 жыл бұрын
I like dis video
@yuusufrowen7004
@yuusufrowen7004 2 жыл бұрын
Waa sx arimahaas
@AxmednNaasir-rm2zo
@AxmednNaasir-rm2zo 11 ай бұрын
😊😊😊😊
@hanamaxamed540
@hanamaxamed540 Жыл бұрын
Ninkas waa jooga
@awilabdirizak5098
@awilabdirizak5098 2 жыл бұрын
Waxaan oronkarmaa ninka dhabta ah ayeey sheegtay gabadhaasi lkin lama aysan hadlin kuwa kale. Gabdha aan danayno Rag ahaan waa wada garanaynaa Ragaw❤
@sultan3564
@sultan3564 2 жыл бұрын
Wale inaan qof kale dabeecadyda u bedelin haday fiicantahay Si uu ii jeclaado
@fahmoshiekhcabdulahi6100
@fahmoshiekhcabdulahi6100 2 жыл бұрын
Waaw
@zamin_nasri
@zamin_nasri 2 жыл бұрын
Miss More youR vedios 😭🥺😅
@roodamaxamed
@roodamaxamed 5 ай бұрын
Kalsonidu waa niyada
@yaasiinkaka2191
@yaasiinkaka2191 2 жыл бұрын
Alh kuu sahlo nin lacag leh wllshy
@MS-MS11
@MS-MS11 2 жыл бұрын
😂😂😂😂
@qanciyeofficial8427
@qanciyeofficial8427 2 жыл бұрын
nin wen wa Ku wata
@warsameaadam3939
@warsameaadam3939 Жыл бұрын
The legend
@qanciyeofficial8427
@qanciyeofficial8427 2 жыл бұрын
nin ka nabaray shukan siga
@sagalmohamud614
@sagalmohamud614 2 жыл бұрын
walhi wa run waxaas dhan kwrn 😳😳😳🙉
@mohamedkulane4844
@mohamedkulane4844 2 жыл бұрын
Lacagtaada WA no muhiim aaaa way xaliye
@Amb-Abdullahi1430
@Amb-Abdullahi1430 2 жыл бұрын
Tani jini waaye!!!
@aliabdullahi6170
@aliabdullahi6170 2 жыл бұрын
Waligay gabdh jaanis aan kula socdo inmudo ah isiisey ima nicin lkn waa laga yabaa kawa iga tagaa waa kuwa aan waqti yar is naqaaney
@mahrezkevin2138
@mahrezkevin2138 Жыл бұрын
Legend
@moomoki1257
@moomoki1257 2 жыл бұрын
Fantastic topic
@legendliilove1102
@legendliilove1102 2 жыл бұрын
Saxibow waxaan qab cabsi cabsidas oo ah gabdhan rabo inan waco lama shekeysan karo call balse qorlka caadiga ah waan ushekeyn karaa Lakin maxaa keena cabsidas aan ka baqaya wicitanka call fadlan isii jawabta wan ubahnaa.
@behijabi1611
@behijabi1611 2 жыл бұрын
Wlhi isku mid nahy😂
@drsomali3674
@drsomali3674 2 жыл бұрын
Bro uun waa aminaad ay naftu aminsanthy taasina waa wax caadi ah oo uu reaction ka yimaada subconscious mindka sababtuna waxay tahay waxad aad rabto inaad dhaqan geliso ayaa ah wax ku cusb subconscious level kaaga aan isku duubo ama aan soo gaba gabeeyo sxb sare ka gudbidaa falcelinta kaa imaanayso maskaxdaaad waxaad kaga gudbi kartaa 1. Ugu horey aqbal naftaada oo u sheeg inaad qaban karto kahor inta aadan call ka gelin inta aad meel dagan oo oxygen fcn leh fadhiisato 10min ka hor inta aadan call ka gelin una sheeg naftaada inaad qaban karto waqti cayimo oo aad wada shaykeysiga aad bilaabayso iyo xilli aad ku ekaynayso tusaale ahaan 10min hbn kasta inta ay maskaxdaada ka dhaqan gelinayso inta mudadaa aad ku jirto waxad samaysata xilli kuu go an tusale inaad hbn kasta inaad arinta gudagasho 7:00pm aadna dhamayso 7:20pm ugu badnaan laqabsigaa wuxu kugu qaadan karaa 21 cisho 2. Inkastooo codad kuniyad jebinaayo kaa dhex yeeri doonaan ku dadaal inaad is dajiso oxygen fcn aad qaadato cod degan oo orod iyo qal qal aan ku furneen aad ku hadasho 3. Inta aad ku jirto laqabsigaaa isku day inad topics kala duwan aad diyaarsato aad ugu talagashy inaad kahafshaan hbn kaaa si maskaxdaada aad active uga dhigto 4. Ugu dambayn hbn wlba oo ay sheekadaada si farxadleh kusoo gaba gabowdo naftaada ku abaal mari wax walba aay ku faraxdo wixii kasoo hara wixi aan macsiyada rabi aan ahyn Asc wr wb
@legendliilove1102
@legendliilove1102 2 жыл бұрын
@@drsomali3674 mahadsanid talo wanagsan ayaad isiisay allah kaa awal mariyo taladadaada wanagsan wana ku dhaqaaqi donaa insha allah😍🥰
@abdalle7191
@abdalle7191 Жыл бұрын
​@@legendliilove1102 4bil kasoo wareegaty maki dhaqanty talada lagu siiyay seesa dareemeysaa hdeer 😂😂
@najiibabdi4745
@najiibabdi4745 2 жыл бұрын
Lone zaahip dartaa ayaan halkan u imaadaa Peace bro
@nimco.asluub5616
@nimco.asluub5616 Жыл бұрын
Siraa fakatay 🤣😂
@cqaadirsuleymaan2350
@cqaadirsuleymaan2350 2 жыл бұрын
Very good
@AbdirahmanHassan-xr6jo
@AbdirahmanHassan-xr6jo 4 ай бұрын
Masha allh❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂
@sadiaabdullahikhalif9054
@sadiaabdullahikhalif9054 2 жыл бұрын
Siraa fakatay😂😂😂
@WAXTAR-MEDIA
@WAXTAR-MEDIA 2 жыл бұрын
Waa islaan walan majiro qof qof ku rayi ah ee isdaji
@abuhamidmedia67
@abuhamidmedia67 2 жыл бұрын
Walaalayal waxan maraya 9 subscribers i gadhsiya 1k codsi wllayal pine igu qabo legend-now 🙏
@fartunali572
@fartunali572 2 жыл бұрын
Wllhi bentaa mahn taas weyna fishishay bee
@cabdiraxmaantaxman2442
@cabdiraxmaantaxman2442 Жыл бұрын
Mahad sanidi like isaara
@user-st7cu8rn4h
@user-st7cu8rn4h 5 ай бұрын
Sobadi zxb
@Umu-abdirahman
@Umu-abdirahman 2 жыл бұрын
4:26 Sirta 8aad Wllhi thuma wllhi Waa Run😂
@abdiasiisawalow3363
@abdiasiisawalow3363 2 жыл бұрын
Pro Numberka isheg ina arimo iixaliso rabaa
@xasanmaxamed7639
@xasanmaxamed7639 Жыл бұрын
Good
@keefcadeey7768
@keefcadeey7768 Жыл бұрын
Sirahaas waa lee yaha
@cabdilaahisiyaad929
@cabdilaahisiyaad929 2 жыл бұрын
Zxp walahi waa runtaa lkn waxaa igu sii wadaaa wadadii aan jaceel kunici laha waayo waxan oo dhan wax laiska ilaa-lin karo ma aha. Mar-mar way naga dhacdaa lkn hada waxaa taagnhy wadadii aan dumar dhan aan kaga maar -mi lahaa dumarku run ahaantii way damac xun yihiin waayo waxay raadiyaan wax ay iyagu aheen 😄 xaqiiqdii waa dhab
@naste1
@naste1 2 жыл бұрын
Hhhh nimanka gaa gaaban iigu daran warba uyaal😂🌼💜
@clwakilhazancumar4564
@clwakilhazancumar4564 2 жыл бұрын
Kolayba waa kii naag uun guur sada dumar kuna mel unbay ceeb ka le yihin
@ankooyaya1157
@ankooyaya1157 Жыл бұрын
😂Lacag ina iska disno waye marka xal kale maleh
@cafiifamustafa620
@cafiifamustafa620 2 жыл бұрын
Lone poy wllky ciwaanka inaad ka dayso sidan way wacnayd naagaha kalmado ka fican buuxa wllky sida dumarka haweenka gabdhaha intaba bro wa codsi eraygas wa liita haku hos qorin video danbe wayga talo wll
@ifrahali8315
@ifrahali8315 Жыл бұрын
Realy
@fadumoelmi6895
@fadumoelmi6895 2 жыл бұрын
Gabadhu waxa aay sheegtay wax baa ka jira waxna waa been waa aniga rayigayga ✌️
@sangemohammed2057
@sangemohammed2057 2 жыл бұрын
Intee baa been ha
@fadumoelmi6895
@fadumoelmi6895 2 жыл бұрын
@@sangemohammed2057 nr. 1, 4, 5, iyo 8 waliba waa isku jir run iyo been labadaba
@sangemohammed2057
@sangemohammed2057 2 жыл бұрын
@@fadumoelmi6895 ta 5 aad aniga waxooga in ay run tahay baan filayaa Waayo marar badan xataa anaabay isoo martay.
@fadumoelmi6895
@fadumoelmi6895 2 жыл бұрын
@@sangemohammed2057 waa laga yaabaa in aay wax ka jiraan lkn ogow gabdhaha oo dhan isku mid ma aha sida aanay wiilashu ba iskuwada mid u ahayn takale ogow waxaa jira gabdho badan oo wiilasha aan soo jiidashada lahayn jaanis siiya 👍 waxaana laga yaaba in aay wiilashaasu ka fiic naadan kuwa soo jiidashada leh taasina waa sir aanay gabdho badani ku baraarug sanayn 😊
@sangemohammed2057
@sangemohammed2057 2 жыл бұрын
@@fadumoelmi6895 adu wax badan baad ogtahay 🙈😁
@mawliidmaxamud605
@mawliidmaxamud605 2 жыл бұрын
Ok
@maxamedcagogub
@maxamedcagogub 2 жыл бұрын
Waxa kale garanye gaabnida sidee loola tacaalaa 😂
@abdullahakwan
@abdullahakwan Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂🎉
@sayittalaabo8547
@sayittalaabo8547 2 жыл бұрын
Gaagabka😂😂😂😂
@issamohamud6980
@issamohamud6980 Жыл бұрын
Zxpkeyow sobathi
@ahmedhamad8557
@ahmedhamad8557 2 жыл бұрын
Hello.bro mhsnnid warbixintaada cajibka ah.
@deeqaaar7854
@deeqaaar7854 2 жыл бұрын
😍😍🤣🤣🤣😍😍😍
@maryandirshee-zu3iq
@maryandirshee-zu3iq Жыл бұрын
Cajiib waaye gabdhan wee inaga hadashe
@myrose9527
@myrose9527 2 жыл бұрын
Ana uso horeeyay pro
@haaaaaaa8930
@haaaaaaa8930 2 жыл бұрын
Pro maclinka su'aashii muxu kaa yidhi isheeg no
@odaymirqaan785
@odaymirqaan785 2 жыл бұрын
Aniga taxa waa kulsonhy mclika jawaabtada iska suglee pro
@myrose9527
@myrose9527 2 жыл бұрын
@@haaaaaaa8930 aniga taxa waa sugaya wlhi pro
@myrose9527
@myrose9527 2 жыл бұрын
Oky pro
@husseinabdirashiid6014
@husseinabdirashiid6014 2 жыл бұрын
Waxa ay sheegaysaba macalin xeliya hore noogu sheegay 😅😅😅😅
@cawaleibrahim7148
@cawaleibrahim7148 Жыл бұрын
Waa sax
@ajstar441
@ajstar441 Жыл бұрын
😅😅😅
@cabdiciise2012
@cabdiciise2012 2 жыл бұрын
Run iyo been makii ay tahay ma ogi lkn waxaan aminsansanahay in isfahanka yahay lamahuraanka noolasha
@abdirahmanjoodhaa6974
@abdirahmanjoodhaa6974 2 жыл бұрын
Alla hoogay anaa gaaban😂😂😂😂😁
@salmoaxmed8565
@salmoaxmed8565 2 жыл бұрын
Wa been wll😂
@Abdikafi-Hashi
@Abdikafi-Hashi 2 жыл бұрын
Intaan lacag ka eheen iigu imaada dheh gabdhaha
@fariixaguleid2793
@fariixaguleid2793 2 жыл бұрын
Runbadana
@keefcadeey7768
@keefcadeey7768 Жыл бұрын
Madax weene naga dheh
@whoareu8178
@whoareu8178 2 жыл бұрын
6 wan maqlay hhhh ,
Maxay doonaysaa gabadhu?! Sirta hanashada dumarka.
8:05
Sahanka
Рет қаралды 68 М.
你们会选择哪一辆呢#short #angel #clown
00:20
Super Beauty team
Рет қаралды 25 МЛН
KINDNESS ALWAYS COME BACK
00:59
dednahype
Рет қаралды 125 МЛН
THEY WANTED TO TAKE ALL HIS GOODIES 🍫🥤🍟😂
00:17
OKUNJATA
Рет қаралды 20 МЛН
БОЛЬШОЙ ПЕТУШОК #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 9 МЛН
Sida xiriir looga kabto #1 Kuu shaqayn doonta mar kasta E07
23:13
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 23 М.
6  QALADKA  OO AY DADKU KUGU NACAYA || HADAD SAMEEYSO || @Xogtamaalmaha
3:51
JACEYLKII DHAYMANKA #qiso
48:51
HIGSI NO.1
Рет қаралды 30 М.
Sirtan shukaansiga ma rabaan inaad ogaato !
16:17
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 79 М.
BEAUTIFUL MORNING DUA | For Protection| Blessings| Rizq | Tasbih | full | Omar Hisham|
27:31
EthioQuran اثيو القرآن
Рет қаралды 2,3 МЛН
051 | 11 | dadku mar walba ha kuu baahnaadaan | Sirta awoodda
20:16
Sahan Podcast
Рет қаралды 41 М.
Sida Lagu OGAADO Gabadha Ku JACAYL Balse Aan Kuu SHEEGIN! l FIKRAD #19
6:41
Khiyaamooyin yaryar oo aad kor ugu qaadi karto qiimahaaga!
8:04
Ayan Dhalad Show
Рет қаралды 53 М.
Порезал бассейн, краш тест
0:32
ЗВЕРЬЕ
Рет қаралды 2,9 МЛН
ToRung short film: 🙏get a free meal🤤
0:41
ToRung
Рет қаралды 17 МЛН
Почему НИКА решила уехать из дома?
0:46
Привет, Я Ника!
Рет қаралды 2,1 МЛН
Милая мебель для котов
0:27
🌀 Вирусные видео
Рет қаралды 2,3 МЛН