AAD AYAY UGU FARAXDAY QAABKA AN UDIYAARIYAY SO DHAWEYNTEDA👸💍

  Рет қаралды 88,532

Muhanad Cade

Muhanad Cade

Жыл бұрын

DHIIRA GALIN AYAY IITAHAY INAD KAMID NOQOTO BOQORTOOYADA IGU XIRAN❤️💯🙏🏽
2-FADLAN HADAD NAGU CUSUBTAHAY SUBSCRIBE NOO SAAR THANKS
1-SNAP @Muhanadd22
2-INSTAGRAM @mumucade
3-FACEBOOK @Muhanad cade
Thanks For 121.510Ksubscribers

Пікірлер: 365
@juhdimedia7725
@juhdimedia7725 Жыл бұрын
Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariista badnaa, uguna akhlaaqda badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW ❤
@nafcaahmd7411
@nafcaahmd7411 Жыл бұрын
Scw scw scw
@SamiraSamira-uz4fl
@SamiraSamira-uz4fl Жыл бұрын
Scw scw scw ❤ ♥
@jiijojookar6169
@jiijojookar6169 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw ❤️
@maryanbarre989
@maryanbarre989 Жыл бұрын
Masha Allah Rabi haithin xafido walalkayow haldardaaran ayan kusinaya xaskaga quruxda badan qarso haiskakenin media Rabi ayaa khaas kagadhiyay we bablik haiskakeen hadad doneysid liban adunyo iyo mid Aakhiro kudadaala athiga iyo quruxleydada inad marwalbo isxalisaan oo sedexeye kamaraan nolasha haithiin waarto ubad kheyr qabana kalahela Amiiin
@masnamustafe2516
@masnamustafe2516 Жыл бұрын
Allaw isku barkeee ❤️♥️ Muhammad wa wiil vcnee allaw isku astur Isha cadawgana Allah idinka qabto my couplez noolada 🦋❤️
@FathimaFathima-rz6yl
@FathimaFathima-rz6yl Жыл бұрын
Masha Allah wana maserisay 🤣Allah iskukin barakeyo 👸🤴🎂❣️❤️‍🔥👏👏💐🤲
@ismacillapasta138
@ismacillapasta138 Жыл бұрын
Malinkada illaah haku garsiiyo
@FathimaFathima-rz6yl
@FathimaFathima-rz6yl Жыл бұрын
@@ismacillapasta138 aamin ya rab 🤲 wall🥰
@ayanabdibile1304
@ayanabdibile1304 Жыл бұрын
maseerka allh idinka hayo iskaabulada🤣
@hibaaqhilaac7608
@hibaaqhilaac7608 Жыл бұрын
m.a hamplyo bweh mohanad cade rabi gaysku kin barakeeyo adiyo dumo waxan inku duceybayaa ducadii nabigena csw oo aheed ﺑﺎﺭﻙ ﺍﻟﻠﻪ ﻟﻜﻤﺎ ﻭﺑﺎﺭﻙ ﻋﻠﻴﻜﻤﺎ ﻭﺟﻤﻊ ﺑﻴﻨﻜﻤﺎ ﺑﺎﻟﺨﻴﺮ🤲❤
@amranmaxamuud9192
@amranmaxamuud9192 Жыл бұрын
Masha Allh qoys kusobiray islamka بارك الله لكما و بارك عليكما و جميع بينكما في خير
@rukiaali9386
@rukiaali9386 Жыл бұрын
Wllka Hal talan ku sina rerkada qarso wa dheman hadi kale dadkan indhaha dher ha idin cayuman quran badan isi sara 5 mar 114
@kaltummahad3998
@kaltummahad3998 Жыл бұрын
MashAllaah barakallah mabruuk reerkii isku mastee isku negaada waalidiintu ku nasato ehelku ku nastaan Islamku nasto inshallaah
@sulekamohamedali4687
@sulekamohamedali4687 Жыл бұрын
Masha allah ❤❤ Iskuwara ubad kheyr qaba kla hela Aamin 🤲🏻
@najaxcali8321
@najaxcali8321 Жыл бұрын
ayy adigo kla xas lo noqda rabow ku da xaskga wacan wllkey muhanad allah isku kin barakeyo lamanaha quruxda badan
@leylomohamed205
@leylomohamed205 Жыл бұрын
Masha Allah hambalyo isku wara Insha Allah wllkey Muhanaad cade wnku faraxy wlh inad midowdan adiga iyo dumashi alxmdulilaah
@caaishacabdulqaadir6640
@caaishacabdulqaadir6640 Жыл бұрын
مبروك مبروك الف مبروك بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير
@nasramohamed920
@nasramohamed920 Жыл бұрын
Muhanad cade waxaan kaa codsanayaa Plz xaaskaaga natus Plz 😍😍🥰🥰😘😘🙏🙏
@halimacudooncudoon8919
@halimacudooncudoon8919 Жыл бұрын
Asc abowe muhanda cade waxn ku leeeyahye hamplyo kun iyo kow jeer🥳adiga iyo marwada waxn idhiin rajeenya nolal qurux baaadan farxda cafimda cimarii dheer cibaado suuban iyo awalaaada baaari ah rabi idiinku irzaaaqa alle🤲👩‍❤️‍👨❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@abdiwalihassan1733
@abdiwalihassan1733 Жыл бұрын
Ma Sha Allah mabruuk sxb allaha isku kuin barakeyo 🌹🌹🌹
@khadramahamud4827
@khadramahamud4827 Жыл бұрын
Mnsha allah caawa caawa caawa waa muhanad iyo faizo
@zahruuja9471
@zahruuja9471 Жыл бұрын
Mnsh Allah finally wada joogtan frxd kunolada👰💕🌹🤵‍♂️💕 frxd ayan idiin rajeynaaya wllkey mohnad cade iyo dumashi
@abuxamzaxariiradcabdilaahi3422
@abuxamzaxariiradcabdilaahi3422 Жыл бұрын
Masha allaah hanbalyo Willy muhanad cade isku wara inaad khayr qabana kala hela amiiin
@sihaamcali5131
@sihaamcali5131 Жыл бұрын
Masha alllah hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo wall muhanad iyo marwadisa
@faadimaomar4831
@faadimaomar4831 Жыл бұрын
Mashallah muhanad cade alle hanikukiin barakeeyo wada Jira abid❤️🌹
@user-jn8lf8qd7g
@user-jn8lf8qd7g Жыл бұрын
Lamaane kstoo isjecel rbi hysubarakeeyo intakala mqan rbi hysusoo dhoweeyo aniga iyo xjigayga kuwii nabd kukulma allaah hanagayeelo 🥹
@farhiyaothal8870
@farhiyaothal8870 Жыл бұрын
Amiin inshlh
@greenkhadra9765
@greenkhadra9765 Жыл бұрын
Alaah ha isku kiin barkeeyo Akhi nin romntic garnya tahy xajiyada sidaad u so dhawysay mashlaah barka la kumaa
@deeqoahmed7878
@deeqoahmed7878 Жыл бұрын
Masha alaaaaaah Mami xafidullaaahi 🥰 hamabalyo leyahay aroos wacan
@ubaxcumar6419
@ubaxcumar6419 Жыл бұрын
M.a wllky mcn and dumaashidy qaali hambalyo hambalyo allha idn kadhigo kuwee isku raaga oo ubad kheer qaba wada hela in sha alll
@anisacabdicali7398
@anisacabdicali7398 Жыл бұрын
Masha allaah muhanad cade farxad ku noolaada 🤲💖
@faatimaosmanbeybook9923
@faatimaosmanbeybook9923 Жыл бұрын
Mabruuk Alpha Mabruuk wll muhanad cade iyo duma
@nasriinabdiaziiz3610
@nasriinabdiaziiz3610 Жыл бұрын
Masha allah ilhy ha isu kiin daayo waxad heshahy gabar natural ah oo midabkeda haysata 💑
@rose2421
@rose2421 Жыл бұрын
Hambalyo Maan sha Alaah wall waan ku taageera alaah ha idin xafido from Finland
@xalaalquutemaqasaaro5287
@xalaalquutemaqasaaro5287 Жыл бұрын
🎊🎉🎉manshalah Allaha isu kiin barakeeyo ubad kheyr qaba na kala hela hambalyo kun iyo koe jeer walalaheena 😊
@monahusseinhassan5829
@monahusseinhassan5829 Жыл бұрын
Mansha allah allahuma baarig alle haydin xiftiyo lamane qurux badan farxad ku dhamaysta nolashaiina mapruuk mapruuk isku waara ubad baariya kala hela ubad idiin leh
@umumascuud6885
@umumascuud6885 Жыл бұрын
WIILKEYGA aan kugu samiyey Muhanad cade Alloow idin xafid
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 Жыл бұрын
Mashaa Allah, dumashi fawzia Soo dhawow, isku waara abid Ubad khayr qaba kala hela Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin💞🌹
@munaliza4713
@munaliza4713 Жыл бұрын
Masha allah walahi wan maseyray farxad daraded alaha isku ken barakeyo
@riyaanibrahim4190
@riyaanibrahim4190 Жыл бұрын
Mansha allah hamplyo hamplyo wll muhand cde iyo xajiydisa
@ahlaanmohamed6494
@ahlaanmohamed6494 Жыл бұрын
Masha Allaah mabruug mabruug guri nagi eeboow kayeel amiiin Amiiin
@hadyaqurux1432
@hadyaqurux1432 Жыл бұрын
Mashlh hamblyo reerka cusub isku wara abidkiin alfa mabruuk
@hafzaahmet1879
@hafzaahmet1879 Жыл бұрын
Msha allh isku waara allow wiil muhanad oo kale ah calaf igu dar🥺
@yasminabdi3003
@yasminabdi3003 Жыл бұрын
Waaaw maashallaah ماشاءالله hambalyo hambalyo faraxad kuwaara waligeen inshaallaah waan ku farxay kulan kiina iyo nolosha cusub isku waara ubada qayar qaba 🤲🤗🌹💐🌺♥️🎁♥️
@fartuunaadan1027
@fartuunaadan1027 Жыл бұрын
Masha Allah welcome ☺️ dumashi ilhy ha isku kiin barakeeyo ubad qeyr qaba ilhay ha idin siiyo marwalba farxad igu noolaada my dear brother and duma ❤️🥰💝🕊️
@fadimokitchen5682
@fadimokitchen5682 Жыл бұрын
Masha allah tabaraka allah ilahay ha idin barakeyo gurkina guri kheer
@ummaxamada4872
@ummaxamada4872 Жыл бұрын
Maashaa allaah habo baarakallaahu lakumaa wa baaraka caleykumaa wa jamaca beynakumaa fii kheyr
@jawahirjalaqsn9584
@jawahirjalaqsn9584 Жыл бұрын
Maasha allah hampalyo brother and sister Allaha idin barakeeyo 🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@khadracaydiidmuuse5397
@khadracaydiidmuuse5397 Жыл бұрын
Ayyy 🥰🦋 anapa masyrey Alxmdulilah alle hysku kiin dayo wll and dumo
@kaltumasheikhabdi8161
@kaltumasheikhabdi8161 Жыл бұрын
آلف مبروك 🥳 آلف مبروك 🎉 ماشاءالله تبارك الرحمن 💍🎉
@fatuushshafeec2536
@fatuushshafeec2536 Жыл бұрын
Mshaaalh mshaaalh tabarkalah isku waraa abiid
@Qu681
@Qu681 Жыл бұрын
Masha Allah hambalyo hambalyo wllkey muhanad iyo dumashi isku wara farxad ku nolada ♥️ 🥰 👏🏼👩‍❤️‍💋‍👨❤️❤️
@khaliiffaarax762
@khaliiffaarax762 Жыл бұрын
Yeah first person watching and commenti
@faatimacadey9541
@faatimacadey9541 Жыл бұрын
Mashaa allaah hanbalyo hanbalyo isku waara ubad kheer qabana kala helae Wiilal iyo gabdho mataanayaal ah allaah idinku irzaaqo بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير 🤲🤲🤲🤲🤲🤲 🌹🌹🌹🌹❤❤❤❤❤
@amiinaaxmed1495
@amiinaaxmed1495 Жыл бұрын
Masha allah Masha allah isku waara
@malabey197
@malabey197 Жыл бұрын
بارك اللّه لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير 🌹❤️ زواج مبارك Walalkey Isku waara Shar tan Sheydaan iyo Dadbo ILAAHAY ha idinka haayo
@aishaadanyacqub7071
@aishaadanyacqub7071 Жыл бұрын
Maasha allaah guurkiina guur qayr gurigiina guri nege guri nege guri nege guulow kayeel wiil iyo cano gabar iyo caano insha allaah
@munamohamed1471
@munamohamed1471 Жыл бұрын
Amiiin 🤲🤲Mabruuk 😘💋❤❤❤💞💝💍💍💍💍💍💍wlky mcn muhanad cade😘😘
@siraadsiciid9123
@siraadsiciid9123 Жыл бұрын
Allaah heysukiin barakeeye murugtii hore midaad ku ilowdo allaah hakaaga dhigo
@maryamaruun9686
@maryamaruun9686 Жыл бұрын
Masha.alaah hamplyo hamplyo muhanad ilhy guurkaada hku barkeeyo dumshi bah kujecl kuso biir muhanad somalia usocyy blse xabsigii u galay qeyr ayuu ilhy uku dhikiy muda bdne kuma jirin inuu meshaan ku aqal kalyane wey qorneyd barakallh 🎇🎇🎆🎆💯💯❣❣🩸🩸
@fosiaadansheikh4484
@fosiaadansheikh4484 Жыл бұрын
MashaAllah Alhamdulilah dumashi welcome to the family 🥰💖💖💯👸🥳💋💋
@najmamoha1306
@najmamoha1306 Жыл бұрын
Mashalh wll conguralaton
@foziaabdul1787
@foziaabdul1787 Жыл бұрын
Manshlah my siz faiza ileye and my dumashi mahanad farxad igu noladaa From golden heart siz foziya🥰🥰🥰
@ayaanaliosmaan6118
@ayaanaliosmaan6118 Жыл бұрын
Mashallah hamblyo hamblyo isku waara ubad qeeyr qaba kalahela
@taqwaabdalla444
@taqwaabdalla444 Жыл бұрын
Maasha allaah guurkaaga guur khayr gurigiina Guri nagi
@iqroabdulahihassan8666
@iqroabdulahihassan8666 Жыл бұрын
Man sha allah ilahy iskuken barakeyo walahi wan kufarxay
@farxiyomaxamed4928
@farxiyomaxamed4928 Жыл бұрын
Masha allah lamaanaha isku waara abid
@dhoolabdi1
@dhoolabdi1 Жыл бұрын
Masha Allah congregation🎉🎉🎉🎉🎊 beautiful couple allaha idin xafido ❤
@ciilowcali7724
@ciilowcali7724 Жыл бұрын
Congratulations 🎊 👏 💐 my prother muhand
@fatxibintumaxamed4113
@fatxibintumaxamed4113 Жыл бұрын
Masha allah wlhi waa is ku soo baxesiin wlhi anig waa masaray waxa ihin tajenaa ku waartaan allo isku daa
@raaxofaarax8099
@raaxofaarax8099 Жыл бұрын
Masha Allah Allah ha idin barakeyo mubaark
@khadijahmohammedkhadijahmo9683
@khadijahmohammedkhadijahmo9683 Жыл бұрын
Manshallaah walalky iskuwaara ubad khayr qabo kalahela
@saciidojaamac9921
@saciidojaamac9921 Жыл бұрын
Masha allaah mabruuk
@kaafiyacooking2
@kaafiyacooking2 Жыл бұрын
Mashaa Allah tabarakallah
@samiamuse7457
@samiamuse7457 Жыл бұрын
Mashllah hamplyo wllo alle ha isku kiin barakeyo mashllah
@qalbitoqalbihwd1405
@qalbitoqalbihwd1405 Жыл бұрын
Ma sha Allah isku barakobaa aabiid walalo
@isninohusein3166
@isninohusein3166 Жыл бұрын
mashAllaah tabarakallah huno
@mustaqinmohamud7760
@mustaqinmohamud7760 Жыл бұрын
wowww m.a welcome dumashi .....😘💞❤️❤️❣️❣️💘
@mamakhathija2283
@mamakhathija2283 Жыл бұрын
MashaAllah abowe hambalyo
@ibaadaabdi5785
@ibaadaabdi5785 Жыл бұрын
Maashaaallaah Allaaha idinxefdiyo aduun iyo aaqiraba wiil iyo caano gabar iyo caano
@ifraaxahmed4547
@ifraaxahmed4547 Жыл бұрын
Masha Allh ale hyni brakeyo
@lohsibra4191
@lohsibra4191 Жыл бұрын
Asc mashalla tabarakalla
@yasminadam3922
@yasminadam3922 Жыл бұрын
Mansha allah, alle ha idin barakeeyo
@raliaabdikontoma9783
@raliaabdikontoma9783 Жыл бұрын
MashaaAllah 😘 best couples my brother muhanda and my sister inlaw welcome to you home 🏡
@fadumoomarshariff8010
@fadumoomarshariff8010 Жыл бұрын
Wow qayr ayaan idin rajeyna is ku waara will iyo cano gabar. Iyo cano
@mariaismail7508
@mariaismail7508 Жыл бұрын
Hanbalyo walkay qali muhanda cade adiga iyo dumo
@xabiibaxirsi4
@xabiibaxirsi4 Жыл бұрын
ما شاء الله تبارك الله ربنا يحفظه ويبارك ✅❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🤴♥️♥️👸♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️🤗🤗🤗🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹💖💖💖💖💘💘💘💘💘💘😁😁😁😁😁
@khadiijaxm160
@khadiijaxm160 Жыл бұрын
Masha allah alif mabruuk iskuwara wll muhanad iyo dumshi kala hela olaad salixiin ah❤❤❤💓
@weenkred6441
@weenkred6441 Жыл бұрын
Masaha allha keep
@fatumoabdi4093
@fatumoabdi4093 Жыл бұрын
Mashallah Mohanad thank you brother and thank your sister Mashallah🤲👍🐳🌹🌷💐🌞🌻💫🕋
@nasramohamed8107
@nasramohamed8107 Жыл бұрын
Masha alalh mabruk owlad bari ah
@samsamxassan4347
@samsamxassan4347 Жыл бұрын
Masha allah
@umacaaisha1041
@umacaaisha1041 Жыл бұрын
Mansha Allah
@ugbadahmed6103
@ugbadahmed6103 Жыл бұрын
Macha allh tabaraka llah mabruuk 💍🥰😘
@hudaahmed4163
@hudaahmed4163 Жыл бұрын
Alle hayskuki khayro gabar iyo cano wiil iyo cano
@fauziamohamed7185
@fauziamohamed7185 Жыл бұрын
Mansha Allaaha congratulations brother
@hodanxusen3259
@hodanxusen3259 Жыл бұрын
M.a wan Idina ku fanan hanbalyo Abwe dumashi hanbalyo farxad ku dhamaysta
@nimconuurjaamac9018
@nimconuurjaamac9018 Жыл бұрын
Masha allh ilahay haisku ken barakeyo 🥰anah qof San iyelyelo ihaya haisahlo😢😂😁♥️😘
@inaxaajicumar4010
@inaxaajicumar4010 Жыл бұрын
Masha allaa waa romace qurux badan wil iyo con gawar iyo cano insha allaa muhanad cade iyo dumashiden magaceda garanmaayo insha allaa isuwaara🌹🌹🥰🥰🥰🥰❤️❤️💞💞💞💞💞👋👋👋
@abyanahmed5909
@abyanahmed5909 Жыл бұрын
MashaAllah tawarakaAllah Allahuma baraak 🤲🤲🤲💝💝♥️💐💐💐
@habibaali2400
@habibaali2400 Жыл бұрын
Masha Allah my sister and my brother may Allah protect you guys from the enemy masha Allah that is true love it's still longer 100 years🤲👨‍👩‍👧‍👦💯👍🎉👏🇨🇦👏
@lalimohmmed5525
@lalimohmmed5525 Жыл бұрын
Mashallah hambalyo allah nisku barakeeyo
@Mohammedoslo
@Mohammedoslo Жыл бұрын
Congratulations to you wll Barakooba idam alleh👩‍👧‍👦❤👰🤵💍
@fatimabulhan3322
@fatimabulhan3322 Жыл бұрын
Msh allah
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 Жыл бұрын
Mashallah hanbalyo rerka cusub awlad bari kalahela jacayl wara
@jawaahircisman2617
@jawaahircisman2617 Жыл бұрын
Mnsha Alla hnblyo wllo
PRANK || CALOOSHA AYAY IGA HURISAY MARKAN KAGA TAGAY WADADA🥺
11:49
Самое Романтичное Видео ❤️
00:16
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 6 МЛН
I Can't Believe We Did This...
00:38
Stokes Twins
Рет қаралды 91 МЛН
THE POLICE TAKES ME! feat @PANDAGIRLOFFICIAL #shorts
00:31
PANDA BOI
Рет қаралды 24 МЛН
SHIL AYUU GALAY IN TAN SIISOCONAY ....
7:11
SHEGOS 4X4
Рет қаралды 1,6 М.
DALXIISKI UGU HOREEYAY ANIGA IYO XAAJIYADA ISKU RAACNAY♥️💍
9:57
PRANK ISMA LAHEYN WAYKA XANAAQEYSA) Sorry Qalby🥺🥰
8:43
Muhanad Cade
Рет қаралды 117 М.
XAGE AYU KU DANBEYA MUHANAD CADE…..?
10:40
Real Enjoa
Рет қаралды 33 М.
ILINTA AYAN CESHAN WAAYAY MARKI LAGAARAY SAFARKEEDA..🥺🙈
14:50
Muhanad Cade
Рет қаралды 120 М.
Самое Романтичное Видео ❤️
00:16
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 6 МЛН