DALXIISKI UGU HOREEYAY ANIGA IYO XAAJIYADA ISKU RAACNAY♥️💍

  Рет қаралды 134,729

Muhanad Cade

Muhanad Cade

2 жыл бұрын

DHIIRA GALIN AYAY IITAHAY INAD KAMID NOQOTO BOQORTOOYADA IGU XIRAN❤️💯🙏🏽
2-FADLAN HADAD NAGU CUSUBTAHAY SUBSCRIBE NOO SAAR THANKS
1-SNAP @Muhanadd22
2-INSTAGRAM @mumucade
3-FACEBOOK @Muhanad cade
Thanks For 123.840Ksubscribers

Пікірлер: 437
@Sharma_Ubdiqader
@Sharma_Ubdiqader 2 жыл бұрын
Dunida Maso Marin Qof Lamid Ah Nabiga Maxamed Scw ❤️☝️
@Hamdaofficial1
@Hamdaofficial1 2 жыл бұрын
Scw scw scw
@caamirroobleofficial9097
@caamirroobleofficial9097 2 жыл бұрын
Fadlan iso boqo
@user-mi7kv3up2t
@user-mi7kv3up2t 2 жыл бұрын
Salallahu calayhi wasalam🥰🥰🥰
@caamirroobleofficial9097
@caamirroobleofficial9097 2 жыл бұрын
@@user-mi7kv3up2t walal isoo boqo
@yasminabdi3003
@yasminabdi3003 2 жыл бұрын
♥️♥️♥️♥️🕋♥️♥️♥️ اللهم صلی علی محمد وعلی آل محمد کما صلیت علی ابر اهیم
@deeqocabdi5887
@deeqocabdi5887 2 жыл бұрын
cimri dheer iyo caafimad iskulajoga jecelkiinane hawaro awlad baari ahne alle ha idin siiyo
@faraxabdiahmed6819
@faraxabdiahmed6819 2 жыл бұрын
Heestaan markii ugu horeysey aan maqlo xaajigeyga aa iisoo direy waa xasuus ii gaar ah 😍 lamaanahaan quruxda badan ilaahey ha idin dhowro
@hanaaxmedxayaad8057
@hanaaxmedxayaad8057 2 жыл бұрын
Adiga iyo xaajigaagu isku waara qali🥰
@ayaanbasal4223
@ayaanbasal4223 2 жыл бұрын
Ya qade hestan
@ugbaatabdilaahi7313
@ugbaatabdilaahi7313 2 жыл бұрын
Mnsha allh wll rabi haysukiin daayo ayaamo lkn haday qarsasho kaa tahay intaad wejigeeda qarinysid jidhkeeda qari wll oo xijaab u xidh xumaana hayga arkina 🙏
@umuabdullahi4380
@umuabdullahi4380 2 жыл бұрын
Waruntaa walalo Allah xijaabka nagu hanunsho
@mustafeabyan2659
@mustafeabyan2659 2 жыл бұрын
Geesiga Malaysia Respect full 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@Samiirceshqi8
@Samiirceshqi8 2 жыл бұрын
adigan Commenty ga aqrinaya aqriste wanaag san baa tahy hampalyo sxb👏
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 2 жыл бұрын
Wajiga laqarinayo sookii kamaal Abdul kufashilmay soomaaha family qurux badan keep going
@mustaqbalchannel7589
@mustaqbalchannel7589 2 жыл бұрын
Isku fikir ayaan nahay waxaan radinaaye qof igu fikira ani wan yabanahay naagahaan la qarinaayo ma fahmin lamanaha kaleba waa la arkay tankale qoftaan siijeedkaada ka xishood badan wajiga sii jeedaa laga duubay
@ubahgeele6199
@ubahgeele6199 2 жыл бұрын
Walhi niyadaaan ku qabty hhhh
@mssdahiro6113
@mssdahiro6113 2 жыл бұрын
Masha allah lamaneheena quruxda badan wada jira weligiin ubad qeyr qabane ilahey ha idin kala siiyo aaamin yaa rabi ❤👑🤲🤲
@princessgacal3678
@princessgacal3678 2 жыл бұрын
Couples nolol waarta insha allah ❤️❤️
@khadiijaxm160
@khadiijaxm160 2 жыл бұрын
Masha allaah allaha nibarakeeyo wll muhanay my dumashi iskuwara ubad qeer qabo kalahela insha allaah❤❤❤❤
@maryaninaxaajidayib7888
@maryaninaxaajidayib7888 2 жыл бұрын
Masha Allah muhanad isbadalka kaa muuqda waan ujeednaa shaxshaxdiyo shacniga kaamuuqda ale hakuu siyaadsho wllo adiyo dumashiba barakooba
@madnaapoy4521
@madnaapoy4521 2 жыл бұрын
Gwadhan la qaqarinooyo tiii Kamal apdul cml le Amy ku dhcdaaaa mohanad 😀😀😀😀
@muhiiz4728
@muhiiz4728 2 жыл бұрын
Sidi inay dhacda laga yaba ha qarsade iska daa
@nasraabdi1245
@nasraabdi1245 2 жыл бұрын
Mansha Allah tabarakala hambalyo wll muhanad adigiyo zawjadaduba lamane quruxbdn ayad tihiin runtii rabi farxada ha idin siyadiyo isha cadowgana ha idinka ilaaliyo. Lkn talo yarban ku siinaya wll adunkan rabiga ina aburtay biniadamku abuuray isku nolol kamu wada dhigin (different level) laga yaba farxada aad haysato inanu qof halkan ka dawanaya haysan cafimadka aad ku lugaynayso inanu qof haysanin. Sido kale dhalinyaro adiga kula mida oon wali guursan wakhtiguna u saamixun inay nolol dhistan aya ka buuxa channelkaga ku dawada. Plz and plz wll farxada iyo nimcada rabi kugu deeqay wala qarsada. Only rabigi ku siiyey aya lo mahad celiya. Waxa jirta guryo badan oo islama Aya si fudud ku but irate ama ku dumay siday farxadooda halkan social media uso dhigayee si fudud ku kala dhaqaaqay. Waxana sababaya il iyo carab marka wll qarso noloshada quruxda bdn secret 🤐 haku ahaato
@FathimaFathima-rz6yl
@FathimaFathima-rz6yl 2 жыл бұрын
Masha Allah Allah yaxfadhkum libacadh yaa rab walahi Mar kan arko lamano San isku jecel wan ku farxaa ❣️❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥🤴👸🤴👸😘😘😘😘😘💐💐💐💐💐💐
@aminonor5777
@aminonor5777 2 жыл бұрын
Mashallah beautiful family good to see you together I hope the love stay long timeProud of you
@caamirroobleofficial9097
@caamirroobleofficial9097 2 жыл бұрын
Fadlan isoo boqo
@khadraabdi9262
@khadraabdi9262 2 жыл бұрын
Mnsha alaah dumashi hablyo baanlenhy
@khadraabdi9262
@khadraabdi9262 2 жыл бұрын
lkin nagdhaaf gabadha siijeedo huno nabr halmar
@cabdirisaq5048
@cabdirisaq5048 2 жыл бұрын
Lkn muhanad dumashi wajigeeda maad natustit maadaama aan familka kamidnahay waa hadii dumaashi kuqanacsanathay mshllah
@Muse9794
@Muse9794 2 жыл бұрын
Mashallah my brthr iyo dum
@user-vu7zl3ts5v
@user-vu7zl3ts5v 2 жыл бұрын
ماشاءالله تبارك الرحمن الله الف مبروووك الله يهنيكم ويرزقكم من مال والعيال ان شاءالله ي أحله عرسان
@safiyaabdiaziz1829
@safiyaabdiaziz1829 2 жыл бұрын
Maasha alaah muhanad natusxaajiyada waanxiisaynaynaa Xaaska muhanadcade walaalkayaga ,,
@yasmiinxasan1211
@yasmiinxasan1211 2 жыл бұрын
Masha Allah is ku wara oo ubad qeer qaba kala hela🥰🥰🥰❤️❤️ keep going wll qali ah 🥰❤️
@anabismail9476
@anabismail9476 2 жыл бұрын
Manshalah nabad iyo farxad ku dhamaysta waqtigiina ubadbarakaysana Ilahay dhexdiina Ha ka beero walalkay iyo walshay Barakalahu lakum wajamaca baynakuma wa bilkhayr waa ducadii Rasuulka nabad gelyo iyo naxariisi Korkiisa ha Ahaato Aamiin engine keep going
@Samiraabrhan
@Samiraabrhan 2 жыл бұрын
ManshAllah TABARAKALLAH. Ilaahay ha isu kiin da'ayo
@farahbare1863
@farahbare1863 2 жыл бұрын
Masha Allah beautiful family
@sundusaxmed6109
@sundusaxmed6109 2 жыл бұрын
Couples nolol waarta insha allh🥺♥️👸🏻
@roukiadajiya2905
@roukiadajiya2905 2 жыл бұрын
MashaAllah best couple i wish travelling to see my husband as soon as possible InshaAllah
@rawihassan8615
@rawihassan8615 2 жыл бұрын
Insha allah 😘💐💐💐
@Mohammedoslo
@Mohammedoslo 2 жыл бұрын
Masha allah tabarakalah Marwo dhowrsoon weeye Faizi camerada sidaa iskaga ilaali allah haydin barakeeyo Incha allah luv you ❤👰💍🤵
@sahramohammed1979
@sahramohammed1979 2 жыл бұрын
Mnshallah fav couples may Allah increases ur happiness
@fatimaali6799
@fatimaali6799 2 жыл бұрын
MashaAllah I'm so happy for you guys may Allah bless you
@najmamahamud324
@najmamahamud324 2 жыл бұрын
Mashalah hore usocoda big family
@xawoluulcabdi6498
@xawoluulcabdi6498 2 жыл бұрын
Masha Allah 💞
@bilancabduqadir7329
@bilancabduqadir7329 2 жыл бұрын
Congratalation muhanad cade iyo dumaashi
@efootballd1.309
@efootballd1.309 2 жыл бұрын
legend alwyas legend muhanad cade
@ayanabdi5894
@ayanabdi5894 2 жыл бұрын
Maaash allah beautiful family 💖💖🥰
@simplymum5029
@simplymum5029 2 жыл бұрын
Maasha alaah muhanad iyo marwadiisa isku waara vedeoga ugu horeeyayb waanku saarey alaah ha idin barakeeyo.
@zuuriziman1077
@zuuriziman1077 2 жыл бұрын
m.allh barakooba wll
@fardowsaadan7323
@fardowsaadan7323 Жыл бұрын
MashaAllah may Allah protect you from evil eyes iskuwara ebid👌
@xulaymaosman7760
@xulaymaosman7760 2 жыл бұрын
Isha xasidka allah idin ka qabto farxad waarta inshaa allaah
@nasroisman4989
@nasroisman4989 2 жыл бұрын
Masha.allah alle haidin xafido
@Hanaan-Wacan
@Hanaan-Wacan 2 жыл бұрын
Manshallaha beautiful couples allaha idin siyadiyo 👌🤲❤️🌹💕👏👏
@aminabashir8331
@aminabashir8331 2 жыл бұрын
Masha Allah Aboowe
@deeqacabdi3433
@deeqacabdi3433 2 жыл бұрын
Mansha Allah tabaraak
@nimcoali6321
@nimcoali6321 2 жыл бұрын
Mash Allah tabarak Allah Allah haku xifdiyo walal muhanad iyo dumashii su al dumashii xage ka timiit wlal
@kanadiahoussein7073
@kanadiahoussein7073 2 жыл бұрын
Machallah allaha idin barakeyo from Djibouti
@ikraancali5223
@ikraancali5223 2 жыл бұрын
Masha allah family. 💖
@anushaqurux8116
@anushaqurux8116 2 жыл бұрын
Masha Allah🥰
@simanmh3223
@simanmh3223 2 жыл бұрын
Jeceyl soomaali sanadka arooska ugu horeeya indhahaa lagaa dhibaa cade cadeey😬sanad kadib intee kabaxeen adiga kaalay sheeg😂I hope inaad isku waartaan jeceylkiinana uusan noqon jiliin❤️😘👩‍❤️‍👨
@bashiiroxasan3129
@bashiiroxasan3129 2 жыл бұрын
Mnsha allh farxad ku noolaadha abidkiin 💞💞💖💝💘💯🌍
@karti-soor
@karti-soor 2 жыл бұрын
Mash Allah.. Gorgeous couple of course.. 🌹🌹🌷🌷🌷🎸🎸🎸🎸Farxad ku waara jaceylka Niqabka..
@deeqaluul6155
@deeqaluul6155 2 жыл бұрын
Masha allah my bro muhanad my duma❤️✋
@kiinahmed8059
@kiinahmed8059 2 жыл бұрын
masha allah beautiful 💖💖💖💖❤❤family🥰
@ahadamohamed8093
@ahadamohamed8093 2 жыл бұрын
Mashallah Mashallah Allah idhin barakiyo muhanad cade and his queen lkn gabrta social media kadaf wllo
@musdhafyare9647
@musdhafyare9647 2 жыл бұрын
Masha allah wll owlaad baari ah alle ha idinsiyo amiin💔🌹🤲
@MS-lv8bf
@MS-lv8bf 2 жыл бұрын
Maanshaa Allah Tabarakalah ❤️👏💕
@caamirroobleofficial9097
@caamirroobleofficial9097 2 жыл бұрын
Fadlan iso boqo
@amaalawees5105
@amaalawees5105 2 жыл бұрын
Masha allah wlhi lamano wurux badan ay tihin muhanad iyo xasakisah farxad ku nolada🥰🌹🌹💍❤❤
@cumarmahad7880
@cumarmahad7880 2 жыл бұрын
masha allh alle ha isku kiin barakeyo sxb 🤲🏻
@kadraibrahim6746
@kadraibrahim6746 2 жыл бұрын
Manshallah barakooba
@taqwaabdalla444
@taqwaabdalla444 2 жыл бұрын
Maasha allaah mar walba mabruuk 🥰🥰🥰🥰🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼❤️❤️❤️❤️❤️
@abdisalamyuusuf9215
@abdisalamyuusuf9215 2 жыл бұрын
Manshaa allah iskuwaara oo ubad baariah allah idsiiyo aamiin
@shukriabdullahi5716
@shukriabdullahi5716 2 жыл бұрын
Masha allah mohanad
@naciimaladan637
@naciimaladan637 2 жыл бұрын
Maasha allah ilahay ha idin barakeeyo
@aminaomar2782
@aminaomar2782 2 жыл бұрын
Aslaama caleey kum mahanadi cade iyo jeceel kiisa Masham alaah alaahu mubaarig alaah madaas leh haidiin machado il iyo cawriba la aamiin
@hodhanmohamed5607
@hodhanmohamed5607 2 жыл бұрын
Masha Allah 🥰 🥰 🥰
@sainababdimuhumed8207
@sainababdimuhumed8207 2 жыл бұрын
Masha allh 🌷❤️
@masroomarali861
@masroomarali861 2 жыл бұрын
Masha Allah Alaha iskukiin daayo xafdulaha Alaha iidin. Xafido
@xulaymaosman7760
@xulaymaosman7760 2 жыл бұрын
M.a allah isku kiin barakeeyo awlaad badan oo baariyaal allah idin ku hadiyadeeyo
@hazbevibing3066
@hazbevibing3066 2 жыл бұрын
Maasha allaha 😍 ♥
@jeelemursal2170
@jeelemursal2170 2 жыл бұрын
Ax ax 💗qalbiga wax kadaremaya mohanad romantic guy illah ha idin dayo 💯🤞
@najahahmed6763
@najahahmed6763 2 жыл бұрын
m.a allh wllkey iyo wllshay mcney wan idin jacayl ee iska wara❤❤❤
@cashacali517
@cashacali517 2 жыл бұрын
maasha Allah
@hayatsalam9384
@hayatsalam9384 2 жыл бұрын
Manshallaha tabarakallaha allah isku keen barakeeyo beautiful family allah idin xifdiyo Amiin awlaad saliix allah idinkala siiyo Amiin Yaa allah 🤲🤲🤲❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@nahwomahammed124
@nahwomahammed124 2 жыл бұрын
Masha allah
@ruuneyruun7996
@ruuneyruun7996 2 жыл бұрын
M.a tabarakallah family qurux bdn jclkina hawaro ubad bari kala hela
@Khadro8796
@Khadro8796 2 жыл бұрын
Masha allah wada jira abidkiin
@leylomohamed205
@leylomohamed205 2 жыл бұрын
Alle ha idin barakeyo family qurux bdn 🥰🥰🥰
@mohamudxidig4130
@mohamudxidig4130 2 жыл бұрын
Masha allah tabarakalah iskuwaara farxad kunoolada cadawga iyo xasidka adunyada jira allaha idinkahayo
@Fardawsaa093
@Fardawsaa093 2 жыл бұрын
Ayyyy Kuwaygiii isku wara abid HapipiyaL❤😫 Mida kale muhanadow powe Dumashideen wajigeda natus ples 👏😅
@aminoasslamcaleykuu2835
@aminoasslamcaleykuu2835 2 жыл бұрын
Aay muhanad wanaga walosa waxan video KZfaq lam dhihi karo fashiyon majilosa aaba ala se naye losaxe war iyo dhamnatisa adiga iyo duma isakuwara uwat qer qawo i.n ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️love
@aminahassan1780
@aminahassan1780 2 жыл бұрын
Mansha allh tabarakllh allh haikukiin barakeyo waky adi iyo dumashideen ilxumi idima aragto ubad khayr qabana kalahela insha allh farxadinu wa farxadayada
@yasminmaai6625
@yasminmaai6625 2 жыл бұрын
JAAAH Illahayow Aniga Iyo Xajigeyga Na Kulansi....Oo Safarkeyga I Futhuthey ....Insha Allah...
@khaalibashiir4790
@khaalibashiir4790 2 жыл бұрын
Masha allah wll muhanad cade iyo xaajidaya waxan idin rajeynaa Rowland iyo nolol qurux bdn
@abshiro734
@abshiro734 2 жыл бұрын
Ayyy my huuno ..dum happy life
@Ilhan-1104
@Ilhan-1104 2 жыл бұрын
Masha Allah
@abdiqanisaleban6412
@abdiqanisaleban6412 2 жыл бұрын
Congratulations 🎊
@raliaabdikontoma9783
@raliaabdikontoma9783 2 жыл бұрын
You love shine like star enjoy yourself with sister inlaw it's you time
@xuriyohasan3450
@xuriyohasan3450 2 жыл бұрын
Allow Isahal nin muhanad cml ifarxad galiyo alahuma amiin amiin
@estahelmoelid7773
@estahelmoelid7773 2 жыл бұрын
Allah ha isku kiin daayo Wlal Anigana Ilahay Waxaan Ka Rajeynaya Qofkayga inuu khayr iyoh farxad nagu kulan siiyo Insha allah Taqaballah rabiiyow
@raliaabdikontoma9783
@raliaabdikontoma9783 2 жыл бұрын
Ameen ya Allah 🙏 ❤
@hodanali5237
@hodanali5237 2 жыл бұрын
mansha Allah Allaha idin xiftiyo
@aziizapea5391
@aziizapea5391 2 жыл бұрын
Masha allah hambalyo boowe mcn ilahay hakuu daayo wlhi waan idinku farxaa anagana alle ha na siiyo guurga ku dagi lahayn anigga iyo inta single ahba Hooyo mcn imiss you alle hakuu naxariisto😰😢❤😱
@sahraibrahim702
@sahraibrahim702 2 жыл бұрын
M.allah mabruuk yaa Axbabi🥰🥰🥰
@fahmoaxmed4529
@fahmoaxmed4529 2 жыл бұрын
Ilhy dartiisa iphone igu iibi wlh wn u bahanahy wnna jclhy awodo 🥺😭💔😭🙏
@deeqoahmed7878
@deeqoahmed7878 Жыл бұрын
Masha alaaaaaah xafidullaaahi Mami 🥰 ♥ ❤ 😍 💖
@haajiracream5492
@haajiracream5492 2 жыл бұрын
Mansha alaha ❣❣❣❣
@adenhadi7717
@adenhadi7717 2 жыл бұрын
Congratulations my brother
@hadyaqurux1432
@hadyaqurux1432 2 жыл бұрын
Mashlh qoys qurux badan tihiin❤️
@khadijahmoumin3214
@khadijahmoumin3214 2 жыл бұрын
Masha allah qoys qurux badan ni barakeyo
@cashamaxamed892
@cashamaxamed892 2 жыл бұрын
Maasha allaah
@hoodoreermagaak1559
@hoodoreermagaak1559 2 жыл бұрын
Mashallah illahy swc handing xifdiyo wll lkn maseer igu rideeen
@samiamuse7457
@samiamuse7457 2 жыл бұрын
Mashllah wllo farxadina alle ha idin siiyadiyo mashllah
@abdullaahigmail9088
@abdullaahigmail9088 2 жыл бұрын
Maansha allaah laamaano qurux badan
ALAABTA DHAq DO or QUIT 50DOLLAR GUULEYSTAHA YAA QAATAY hhhh
29:55
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 49 М.
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 34 МЛН
Best Toilet Gadgets and #Hacks you must try!!💩💩
00:49
Poly Holy Yow
Рет қаралды 20 МЛН
PRANK || CALOOSHA AYAY IGA HURISAY MARKAN KAGA TAGAY WADADA🥺
11:49
AAD AYAY UGU FARAXDAY QAABKA AN UDIYAARIYAY SO DHAWEYNTEDA👸💍
8:25
GALABTA GALBAHA WEY NOOGA DUWANEED ANIGA IYO XAAJIGEYGA
8:02
IFRAH QALIIF
Рет қаралды 105 М.
YAA HORSHEEGTAY JACEYLKA ANIGA IYO MARWADEYDA..🥰
10:39
Muhanad Cade
Рет қаралды 50 М.
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 34 МЛН