No video

Aas-aasaha Hormuud Sh.Axmed-nuur Jimcaale"Haddaad rabto inaad Shirkadahaaga ganacsi magac u bixiso

  Рет қаралды 63,489

Universal TV

Universal TV

Жыл бұрын

Aas-aasaha Hormuud Sh.Axmed-nuur Jimcaale"Haddaad rabto inaad Shirkadahaaga ganacsi magac u bixiso Qur'aanka ka raadso,Aniga Shirkaddii Barakaat ee aan aas-aasay Qur'aanka ayey ku jirtaa"

Пікірлер: 117
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey Жыл бұрын
Masha allah waruntaa shiikh ahlu Somali Yaxubuuna Al -Quraan Somalida wa jecelyihiin Quranka
@adnaan-rs3he
@adnaan-rs3he Жыл бұрын
Mxy qabten waapa khiyno wxooda
@mohamedosman3087
@mohamedosman3087 Жыл бұрын
Waa loo soo dhintay sh. ahmednuurow, waxaana ka.mid ahaa Sheikh Xasan Barsane. Raximahullah. Lana dagaalamay gumeystihii talyaaniga kheyr badan Allaha siiyo laakiin adiga waa Illowday
@ifraxmaxamud9617
@ifraxmaxamud9617 Жыл бұрын
Maansha.allah run shiiq ahmed nuur waxa aan allah ka baryayaa in uu carabkena u fududeeyo quraanka alle aamiin
@shavshtoak7788
@shavshtoak7788 9 ай бұрын
Masha Allah milkiilaha hormuud axmed nuur cali jimcaale wa nin duduble
@realityreality8301
@realityreality8301 Жыл бұрын
Soomaali Quraan waa taqaan laakiin ismaamul iyo kala dambayn maleh.
@Almacarif
@Almacarif Жыл бұрын
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
@Lights.Upon.Lights114
@Lights.Upon.Lights114 Жыл бұрын
Walaaaaahi Aduun gadoon aa lagu jiraa.... Ahmed nuuro Akhy Aakhiro halooo shaqeeeeeeeesto dhibka Hormuuuuud maanta Umadda Somaliyeeeed ku heeso waleee Aakhiro waa la is weydiinaayaaaa dulmiga iyo dhibka
@shukrishukri7418
@shukrishukri7418 Жыл бұрын
Maashaa allah ilaahay haidin xifdiyo indhaheena ayan ku aragna waxy nooqabten
@user-wb4zq1kw5b
@user-wb4zq1kw5b 5 ай бұрын
Masha allh sheikh axmed nuur cimrigiisa alaha dheereeyo
@khaalidbinuwaleed8103
@khaalidbinuwaleed8103 Жыл бұрын
Sheikh Jimcaale macalinkiisa ayaa fadhiya hadii macalinkiisa fadhiyo waxa da yaraanta keenay waa quranka waa runtii Awowgay isagoo 100 dano jira ayuu dhintay oo maankiisa iyo maskaxdiisi soo jeedo oo 24/16 ugu yaraan 16sacaa ayuu akhrin jiray habeenka iyo malinkiisa wuxuuna ahaa Sheikh dadaal ogaada quraanka
@dhumaaye
@dhumaaye Жыл бұрын
ilaaahey ha u naxrsto
@abdiqadiromarabdullahi5980
@abdiqadiromarabdullahi5980 Жыл бұрын
ilaahey ha u barakeeyo maalkiisa
@abdullahiahmed7479
@abdullahiahmed7479 Жыл бұрын
Mashaa Allah بارك الله فيك وفي اهلك ومالك
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o Жыл бұрын
Shirkadaan waa tan ugu horeyso oo diidan inwadanka dowlad kadhalato waxwalbo oo dowladnimadu ku hirgaleyso weykasoo horjeedaan illahey umada waxa dowlad udiidan hanaga qabto
@darishore814
@darishore814 Жыл бұрын
MSha allah sheekh nuur jimcaale jazakallahu Khayr
@axmedsalaad5407
@axmedsalaad5407 Жыл бұрын
Maa shalaah ilaah Haku xifdiyo
@adonallah
@adonallah Жыл бұрын
Ilaahey maalkaaga iyo ehelkaaga hakuu barakaayo
@user-yt4rq5sc2d
@user-yt4rq5sc2d Жыл бұрын
Maasha. ALAAH. AXMAD NUUR. CALI. JIMCAALE. ILAAHEEY. QEER. HAKU SIIYO BADAN ANIGA WASN JECLAHAY. AXMAD NUUR CALI. JIMCASLE. WAA. XALALAAL. QUUDADO. IBNU. XALAAL GUULEESO. XABIIBI
@Almacarif
@Almacarif Жыл бұрын
اللهم صلّ على محمد وعلى آله وصحبه وسلم
@ibraware6422
@ibraware6422 Жыл бұрын
Scw
@user-sx2ys5nd7e
@user-sx2ys5nd7e 7 ай бұрын
Maasha alah tabarakalaah alle haku xafido adeer cadowgada alle hakaa qabto
@mohamuddeqfarah8915
@mohamuddeqfarah8915 Жыл бұрын
Mashallah Wa ahlul diin nin ilahey ka baqayo
@ayanomarfarah1996
@ayanomarfarah1996 Жыл бұрын
Masha Allah
@Android-xu9de
@Android-xu9de Жыл бұрын
Ilaah habarakeeyo Wallalkeen Ahmed nuur Maashaa Allaah
@sharmakecabdixakii598
@sharmakecabdixakii598 Жыл бұрын
Masha Allah.
@ramadanali7083
@ramadanali7083 10 ай бұрын
❤masha allah
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 Жыл бұрын
Masha allah
@HssdsiosAbdullah
@HssdsiosAbdullah 4 ай бұрын
It is my dad
@yalibana6172
@yalibana6172 Жыл бұрын
ماشاء الله اكرم بهم من جمع
@safiyamohamed735
@safiyamohamed735 Жыл бұрын
Masha ALLAH
@musaomargeddi7787
@musaomargeddi7787 7 ай бұрын
Hurmuud shabab daya tagerdeera
@xamdixiis4080
@xamdixiis4080 Жыл бұрын
Allh kuxafido allh dambigada dhaafo
@adnaan-rs3he
@adnaan-rs3he Жыл бұрын
Hormuud khiyaanda nagu heyso ilaahey paa ka gudaayo 1 dolr hda kushupto oo wlipa adga wlipa 724 a dhhhdid hda ku hdli wyso ayga goosnyo wa khiyno cad mesh dontn glaaa aakhiro niisugyso
@fatmaxuseenmohamed4416
@fatmaxuseenmohamed4416 Жыл бұрын
Waxas kenya kudhaqmaan yahuud iska leh shirkadas kenya wan qayaano iyo xaraam Maxa ugeyey hormuud ine sidas sameyan dad Muslim nahay
@adnaan-rs3he
@adnaan-rs3he Жыл бұрын
@@fatmaxuseenmohamed4416 wlshy hdii 1 dolr kushuptid wlipa dhahdid *724 kuna hdli wyedo mudo is puc ah ayka qqadnyo qdka sms io kuhdlkapa soo qiyaano weyn ma ahn sharafey
@sedson02
@sedson02 Жыл бұрын
Kani wa burcadnimo ganacsigiisu. Wuxu haysta ama shirkadiisa Hormuud haysata furaha telephoneka dalka Somalia. Furahaaso ah 252, keligi buu ku shaqeesta furihi dalka ee ummada ka dhaxeeyey.
@mohamedbana3980
@mohamedbana3980 Жыл бұрын
Asc walaalahayga waxaan idinka codsanayaa qofkii haya sheekh axmed nuur jimcaale qaab laguna xiriiro (telifoon, what's up ..).fadlan waan u baahna
@Abdirahimhayl
@Abdirahimhayl Жыл бұрын
Haddii ay Quraanka Jecelyihiin ayna macnihiisa fahmaayaan maxay isku leynayaan 40 Sano? Ileen Quraanku wax yaabihii u soo dagay waxaa ka mid ay in nafta mucsuumka ah la dhowree.
@beryalex1798
@beryalex1798 Жыл бұрын
macnaha dadka dhan isku mid ka dhigtay?
@naasirjama3042
@naasirjama3042 Жыл бұрын
Run baa sheegtay sxb
@naasirjama3042
@naasirjama3042 Жыл бұрын
Shirkadaha Soomilya ma rabaan Dowlad xoog leh and we all know why
@nooleaqlan218
@nooleaqlan218 Жыл бұрын
Wadaad gacmaha iyo calooshiisa ka buuxdo dhiiga uma somaliyeed ninkan iyo kuwa kale badan maxkamad u bahan yihiin
@abdulqadiradamali
@abdulqadiradamali Жыл бұрын
Ninkan si shaqsi ah danbi ugama galin umada somaliyeed. Lakin waa jiraan wadaado qalad weyn ku kacay. Sidoo kale yaa wax maxkamad saaraya oo xaq u leh!!?
@shlmhd7386
@shlmhd7386 Жыл бұрын
Muxu ka dhacay o u aflagadenesaa wala shaqeysta shaqeyso o danahaaga raaco sh ahmed nuur somali wuxu uqabtay cid u qabatay malahan
@saidrooble5076
@saidrooble5076 Жыл бұрын
Calool xanuun ha u dhiman habaar iyo xaasidnimo lagu kari waaye
@adnaan-rs3he
@adnaan-rs3he Жыл бұрын
Maxkamda rabi baa lsoo saaryaa iska daaa maalin aan manta ahyn
@ahmed-nurahmed3285
@ahmed-nurahmed3285 Жыл бұрын
DIINTII SHALAY LA LA DAGAALAMAAAYAY AYAA WELI GAALO LA DAGAALAMAYSAA BALSE HADDA TAAKTIKO, IYO TIKNIIKO CULUS AYAY U ISTICMAALEEN, RAG KOOFI LOOO SOO GELIYAY AYAABA DALKIIII IIBINAAYA, WAL CIYAADU BILLAAH
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c Жыл бұрын
waa xaaraab ku naxaax ilaah ka furtay meesha uuku dembeyn doonana, somali wee arkee insha allah.
@anabisseali
@anabisseali Жыл бұрын
Adiga xalaal qute miyaa tahay dib iskugu noqo
@husseinsaid8142
@husseinsaid8142 Жыл бұрын
Kani sheekh ha ku sheegina waayo waaninka doonaya somaali oo dhan ganacsigeeda burcadnimo ku qabsado
@axmedfaarax766
@axmedfaarax766 Жыл бұрын
Mashaqeesta walbaa dadka ayuu afka ku taagaa Ileen ma shaqeeste shaqo kale ma leh
@dhumaaye
@dhumaaye Жыл бұрын
mrka tahy nin aan wxba qabsn krin waa iska sidan wax qabso shrmuta ku dhashee
@sahramohamed7113
@sahramohamed7113 Жыл бұрын
Asc axmed nuur see
@salebanmohamedmahmoud2483
@salebanmohamedmahmoud2483 Жыл бұрын
illaahay waa samiicul basiir dhulka iyo cirka iskaleh 31sanno iyo kahor ayaad jirtay maalin ayaa imaan xisaab walee inta bini aadam aad kagoyse waxaa kadaran inta dhulkii,wabiyadi ,xoolahii, ugaarti, beerahi ,nooc uudalaga dalkena kabaxa ,sidaad ubadashey tuulo yinka saa ugashen ,daldhan dhaqanbadalay intaas ayaa xisaabtoda kusugaysa somaali waxaa somaray taajirin illahay ha unaxariisto dalkoda ayay udanaynayen kufanayay waxaa kadnbeyay kuwo bacaad ,abaar dhiig,dhac, xal ugadhigay dalka illaahayaw nasri khayrqaba somaali ukeen
@DiscoveringSomalia
@DiscoveringSomalia Жыл бұрын
Ganacsigaga ma ka hadashid xaraantiis iyo xalal ahaanshihiisa
@Ayub252
@Ayub252 3 ай бұрын
Hada shirkada aan soo wado Hormuud2 ma u baxshaa😂
@theLight9481
@theLight9481 Жыл бұрын
Dhisitaan ka dad leh diin, Akhlaaq iyo Aqoon maadi ah waxa ka horeeyso dadka oo faqriga laga bixiyo, waxsoosaarka dadka oo la xoojiyo,la horumariyo, iwm
@adonallah
@adonallah Жыл бұрын
Maya maya waxaa horeysa in dad diin iyo akhlaaq leh ilaahey Ayaa dadka hodan kadhiga Joji adunya raaca axmad nuur muxu haysTay ilaahey ayaa hodan kadhigay
@ahirsi3991
@ahirsi3991 Жыл бұрын
Furaha 252, usooceli soomaliyya oo dhan baa iska leh. Illaahay ugaa cabso, midakale monopollygiga dhaqaalaaha kuhaysid jooji ooo illaaahay kabaq .
@abdullahideghokossar7059
@abdullahideghokossar7059 Жыл бұрын
Oo matirahdaan mulkilihi shirkadii Albarakad(ee caanoa aheyd).
@asamadhassan1419
@asamadhassan1419 Жыл бұрын
As Horta qolyihi ka faideytey nidamkii dowliga marku mesha ka baxey xalal & xaran ba , waa kala fican yihin oo qaar baa umada wax faido u leh sameyey qarna xoolihii meli kale bey la adeen , sidoo kale shirkadaha ka faidey dowlad la’aanta oo xoolaha ku heley sidas fikirkoodu waa in dalku uu sidas ahadan oo aysna iman nidam dowladed oo ku dhisan shuruc & isla xisabtan ileyn in badani waxay si afduub ah u haystaan xoolihii umad aka dhexeyaey oo iyaga kireysta noo ku lacag qata sida 252 & .so kuwo kaleba , marka ma oga in anan weligis qofku sidas ku jireen oo mar walba is Nadal u yimado si kii ay fursad ku helen oo kale oo iyaguna ku waayo karaan waxa abuureen, marka dowlandimo in laga shaqeeyo ba wanagsna wixi horey loo qaatey waa mesheda lakin hadda dadka & dalkuba badbado bey u bajun yihin oo dalku cadowyo badan buu leeyahay haddii aydan arkeyna oo dantiina aad eeganeysaan waa wqx anan la hubin baa dadka & dalkuba ku sugan yihin ‘allow Ada xlaka og ee unadada ku hanuuni xaqiiqdiisa kuwa danta guud ee umada danaha garka ah ku weyn tahay haka soo hanuunan madama aysna suragal ahayn in ad hesho sida ad rabto
@user-bs7vp4tv7c
@user-bs7vp4tv7c Жыл бұрын
Nabada aa kawanaagsan Lacagta ee nabada ku dadaala waxa nabada wadanka udiidan ayaga kamid ah
@axmedfaarax766
@axmedfaarax766 Жыл бұрын
Shirkadaha yaan lagu daba ganban Siyaasiyiin faashiliin ah musuq dilooday ayaa har iyo habeen la difaacaa ragii siyaasada ka fadhiistana waa lagu daba dhagan yahay Ganacsade waxaan ganacsi eheen laguma qabsan karo Wixii siyaasad ah raga dalka hogaamiyo ha lagu qabsado
@SuperWeheliye
@SuperWeheliye Жыл бұрын
Xashi Weheliye build his company for him
@abshirosman1305
@abshirosman1305 Жыл бұрын
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم: «من يرد الله به خيراً يفقهه في الدين، وإنما أنا قاسم والله يعطي، ولم تزل هذه الأمة قائمة على أمر الله لا يضرهم من خالفهم حتى يأتي أمر الله» (رواه البخاري ومسلم). قال رسول الله صلى الله عليه وسلم: «من يرد الله به خيراً يفقهه في الدين، وإنما أنا قاسم والله يعطي، ولم تزل هذه الأمة قائمة على أمر الله لا يضرهم من خالفهم حتى يأتي أمر الله» (رواه البخاري ومسلم). Allaah ha naga dhigo kuwii quraanka fahma oo ku dhaqma.
@ubahali-be7ls
@ubahali-be7ls Жыл бұрын
Qur,anka hadii labartay maa lafiicnaato oo dhibka ladaayo oo Allah laga cabsado . Gabdhahana . Waxbo kama dhoorsoonee xijaab xaas sheegaa
@shukrishukri7418
@shukrishukri7418 Жыл бұрын
Waxn aaminsanhy hadii muqdisho amnigeeda gacanta loogalin lahaa inay hagaagi lahayd
@moohamcade3681
@moohamcade3681 Жыл бұрын
Dadka yaa lagu ciyaarin boojada daaya
@Adam-rg2gt
@Adam-rg2gt Жыл бұрын
Sheekh nin aad u dadaalay baad tahay. Guryaha isku qiime dadka ugama gadid. Arintaas iska astur.
@ahmed-nurahmed3285
@ahmed-nurahmed3285 Жыл бұрын
TUUUUG, GAR DHEER
@waryaawariiri1812
@waryaawariiri1812 Жыл бұрын
Markiu Reer Galbeedka cunaqabateyntooda ka cararaaye Hormuud la baxay. Markii horeba erey Soomaaliyeed u baxsado maxaa u diiday? Labaatan sano ka hor dukaamada iyo goobaha ganacsiga inay ula baxaan ereyo Carabi nagu rafaadiyeen. Hadda saas ma'aha
@xamdixiis4080
@xamdixiis4080 Жыл бұрын
Carabiga waa furaha nolasha
@adonallah
@adonallah Жыл бұрын
Kan wa kuwii iska jira
@xamdixiis4080
@xamdixiis4080 Жыл бұрын
Aqoon laandu dhibkedey ledahy wariif
@adamhirqal2983
@adamhirqal2983 Жыл бұрын
Dhiig_miirato
@Qadafi_mandela
@Qadafi_mandela Жыл бұрын
Waxba kama fahmin ujedada
@ahmedhashimohamoud7292
@ahmedhashimohamoud7292 Жыл бұрын
But you get big zero back to 15 May
@saidxidig9895
@saidxidig9895 7 ай бұрын
His money his choice
@diidiiahmed-do7wd
@diidiiahmed-do7wd Жыл бұрын
Hormuud waa balaayo somalia imaday oo dalka u bahan inii laga qabto wayo 1 company oo dalka dhan mamulaayo manan fahmin hala bur buriyo halkan shirko oo 4 ila 5 company halo qeybiyo wad mahadsan tihiin
@mimipuloo7879
@mimipuloo7879 Жыл бұрын
Wasaq maxa loo burburin muqdisho asaga lahe
@adnaan-rs3he
@adnaan-rs3he Жыл бұрын
Kugu raacsnhy bro
@dhumaaye
@dhumaaye Жыл бұрын
dhib baa ku heesto alla ha ka qaado abtio
@bongasasa3895
@bongasasa3895 Жыл бұрын
One of the greediest Somali businessman lacagta lagugudugi maayo umada danyarta ah u gargaar and stop buying up all the land in Somalia!
@beryalex1798
@beryalex1798 Жыл бұрын
marka wax heysato cadow aan waxba ka qaadin ayaa iska yeelaneysaa
@osmangiire1349
@osmangiire1349 Жыл бұрын
Mafioso 😂
@dhumaaye
@dhumaaye Жыл бұрын
😂😂😂
@sedson02
@sedson02 Жыл бұрын
Yuuna ini qaldin gadhkiisa weyn iyo hadalada munaafaqnimada uu inigu seexinayo . Al Shabaabna lacagbuu siiya ayaa la yidhi anigu laakin cadeenmo kuma haayo.
@mohamedabdi2850
@mohamedabdi2850 Жыл бұрын
Nacas xaasid ah hadaadan cadeyn u hayn maxaa kaa qaylasiinaya
@musemuse1507
@musemuse1507 Жыл бұрын
Aala yiri ayaa aduun idinka reebay qofka hadaad cadeen ku hayso keen aalayiri iska dhaaf saxiib
@ridwanbirre8310
@ridwanbirre8310 Жыл бұрын
jimcalow 80jir baa tahay alle xisabtiisa ku dhima hantida umada somaliyed ka gaajesan tahau kaliga cuneyid mamada canaha bananka la fadhido adna kudul faliseysid alle waa arka dadku way isku dul bool yahiin adna kaliga inaad nolaataa rabtaa
@dhumaaye
@dhumaaye Жыл бұрын
mxaa loo qbnaa mdx weyne ma ahan waa nin ado kle ah fahsan gancsi
@abobasement346
@abobasement346 Жыл бұрын
40 sanoh bay xaran Arurinayen somaliyah waxaa dib u dhigay waa kuwah culimadah shegtah
@axmedfaarax766
@axmedfaarax766 Жыл бұрын
😂😂😂 Umada hakaa nabad gasho Hadaad wax cadeen ah u heen afkaada ka cesho
@mohamedabdi2850
@mohamedabdi2850 Жыл бұрын
Nin culumada caayo malahubaa inuu xalaal ku dhashay.. bal hooyadaa warso Sidii waliid ibnu mugeerah .
@osmangiire1349
@osmangiire1349 Жыл бұрын
Pregato Rossi!😂
@salebanomar76
@salebanomar76 Жыл бұрын
LACAG XARAAN AH MEEL MAGAREYSO WAHAABI QAWARIJ ALSHABAB MEEL MA GAARI DOONAN HOTELKII XAASHI WEHLIYE OOD KASHAQEYN JIRTAY IYO SAUDI 🇸🇦 OO XAWIALAD KA BILAWDAY ADIGO ITIXAAD AH HADANA WAHAABI QAWARIJ AH ALSHABAB AH NAMA SIREYSID ADEER WAHAABI
@aziiz94
@aziiz94 Жыл бұрын
Jaahil wax maqlay kuso celcelinayo thy wahaabi aya ku waalatay micnaheeda ma taqana horta iyo magaca mesha o ka yimid ? anigaba wa ku dhihi kara suufi qabuuro caabud
@samiak-ex2il
@samiak-ex2il Жыл бұрын
Cuqdad hawiye ku heeso doqonyohow.ma waxaa ka xuntahay hormarka ganacsi ee gaareen.
@faaraxladane2460
@faaraxladane2460 Жыл бұрын
war ninka hadaad shaxaad ka rabto fadlan bari cay waxba kuma bixiyo
@shlmhd7386
@shlmhd7386 Жыл бұрын
Maxa ku cadenesaa ine xaaran tahay orodo shaqeso wala shaqeysta meeaha fadhi ku dirir logama baahno
@user-ji3jy5wg4v
@user-ji3jy5wg4v Жыл бұрын
Viva hawiye viva reer shiekh isaxaq
World’s Largest Jello Pool
01:00
Mark Rober
Рет қаралды 126 МЛН
SPILLED CHOCKY MILK PRANK ON BROTHER 😂 #shorts
00:12
Savage Vlogs
Рет қаралды 43 МЛН
Get 10 Mega Boxes OR 60 Starr Drops!!
01:39
Brawl Stars
Рет қаралды 10 МЛН
Bony Just Wants To Take A Shower #animation
00:10
GREEN MAX
Рет қаралды 6 МЛН
Sida goor hore u toosi kartid maalin kasta
12:36
Salmaan Maadow
Рет қаралды 36 М.
WAREYSIGA SHIIQ AXMED NUUR CALI JIMCAALE
30:12
Universal TV
Рет қаралды 75 М.
TAAJIR KU NOQO GANACSIGA TALO IYO TUSAALE  SH AXMED NUUR JIMCAALE | BUSINESS ADVICE
37:17
Dood Kukul: Yaa Alshabaab Keenay? Xagjirnimadda Suufiga & Salafiga
40:28
Sideen Kayd loo samaystaa? || Ustaad Hamse Habiib
10:23
Razeen Training Center
Рет қаралды 14 М.
World’s Largest Jello Pool
01:00
Mark Rober
Рет қаралды 126 МЛН