Dood Kukul: Yaa Alshabaab Keenay? Xagjirnimadda Suufiga & Salafiga

  Рет қаралды 74,056

Daauus Media

Daauus Media

5 ай бұрын

kala soco daauus media dhacdooyinka siyaasadda dalka, barnaamijiyo, wareysiyo & doodo xiiso leh.

Пікірлер: 109
@cabdullahicadde7640
@cabdullahicadde7640 5 ай бұрын
Sh baqdaadi masha allah
@ronny7suii3
@ronny7suii3 5 ай бұрын
Cali Wajiif waa Wahaabi beenlow ah, oo mar walba shaati cusub soo xirta, Soomaaliyeey ninkaas diin yaanan laga qaadan
@noohaliahmed3978
@noohaliahmed3978 4 ай бұрын
Sh. Baqdaadi mansha Allah.
@Horizon_fx
@Horizon_fx 4 ай бұрын
Alshabab Ilaahay meel daran haka rido insha-Allah
@shijo2055
@shijo2055 4 ай бұрын
اللهم أصلح بلادنا 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🤲🤲🤲
@abdallahmohamed3676
@abdallahmohamed3676 4 ай бұрын
Sh cali wajiis mnshaa allaah❤
@maxamedali1382
@maxamedali1382 4 ай бұрын
@aliamaley7161
@aliamaley7161 5 ай бұрын
Aff Somaaliga tixgeliya.!! Aff Qalaadna ka daaya.!! (Mahadsanidin)
@sayid6649
@sayid6649 4 ай бұрын
Adiga qudhaada ayaa Afka ku ciyaaraya. Naxwaha Somaliga ma jiro xaraka F inay laban laabanto. Sidoo kale Soomaali , Labada shaqal ee kujira waa ay dhaadheeryihiin. Intaa haddaan hal kale sii raacsado , Magaca aad ku socotaana af qalaad ayuu ku qoran yahay.
@mohamedabdulkadir1265
@mohamedabdulkadir1265 4 ай бұрын
Manta dhan tadaruf lagu haya. Afsomali laguma hadli kari miya. Ii macneya tadaruf wxa laga wado adinko rali ah. Waa dood wanagsan isku daya inaa afsomali aad ugu hadashab adinko mahadsan
@sadiosheikhabdi6202
@sadiosheikhabdi6202 4 ай бұрын
Waa loo baahnaa Doodaan oo kale
@saladmohamed8894
@saladmohamed8894 5 ай бұрын
Horta, ma banaan tahay, in ummadd muslimiin Ah. Xisbi diini siyaasadeesan laga dhex furo. Kuwaas allah uga dacwoonay.
@kamaalkamaaludiin9524
@kamaalkamaaludiin9524 4 ай бұрын
Haday banaan tahay marka hore in xisbi la furto si gaar ahna mid siyaasadeed, maxaa diiday mid diimeed oo siyaasad ku dheehan tahay?
@doone9873
@doone9873 5 ай бұрын
WAXA ADUNKA KU NOOL WAXA UGU SHAR BADAN KHAWIRIJTA NABI MUHAMMAD scw scw AYA NOO SHEGAY ASAGA YIRI ADUNKA WAXA LABO LUGUD KU SOCDA WAXA UGU SHAR BADAN KHAWIRIJTA MESHA KU ARAGTAN LAYA HADII ADAN TABAR BADAN U AHEN U SOO SHEG RAGA AWODA LEH O LAYA
@acazaam
@acazaam 4 ай бұрын
Daqiiqada 20 Aad Waadh manabigeenaa tadaruf cunsurinimo kudhisan kudhaqmay subxanaallah
@MarwaanAlashcari-qw3po
@MarwaanAlashcari-qw3po 4 ай бұрын
Sh Baqdaadi m,a
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr 4 ай бұрын
Khaariji yaa waaye? Kalmadan caksigeedi waa maxay? Ma Xassan tuug ayaa ah amiirul mu'minin si aan ugu idlaaqno magaca khawaarij.
@abukarosman1859
@abukarosman1859 4 ай бұрын
Sh Wajiis in maxkad usually difaacayo oo kale ayuu u dagAlamaya waayo wuu og yahay in Shabaab calankooda uu dhacayo
@cadbdulaahimaxmamadxasan3074
@cadbdulaahimaxmamadxasan3074 4 ай бұрын
Dadkaani wax aysan ogayn bay ka doodayaan markaasay meel aan shaqo ku lahayn la'aaden ? Xagjirnimo maxay tahay? Waa maxay xukunkeedu?maxaa keenay in laga doodo? Xagee nooga timid eray bixintaan ? Intaas ayadoo laga jawaabin in laga murmo sufiya iyo salafiyo alshabaab iyo alqaacido waa waqti lumis
@ibrahimgas885
@ibrahimgas885 5 ай бұрын
doodan waxanu ku qiimayn karna waqti lumis sababto ah alshabab waxay timi xili colaadi xafqisay somaliya oo dhan
@wmdghdgg1234
@wmdghdgg1234 4 ай бұрын
Sheik baqdaadii Runta ayuu ku dhawyahay maashaa alaah❤
@yoonisjeele952
@yoonisjeele952 4 ай бұрын
Sh cali wajiis ale haku barakeeyo
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr 4 ай бұрын
Shabaab ha idin dhawdo. Suufi mushrik ah muxuu sheegaa oo Allah iyo khalkhigiisa Kala aqoon. Waddankan cilmaniyiinta iyo suufi mushrik ayaa burburiyey.
@user-zb2ym5ur4n
@user-zb2ym5ur4n 4 ай бұрын
Wahaabi mujasim kharijibaatahay mushabih yahaw
@AM-hi7ve
@AM-hi7ve 5 ай бұрын
Sh baqdaadi mashallah
@noahD1636
@noahD1636 4 ай бұрын
AF SOMALI KU HADLA, AF QALAAD AQQON MAAHA, DADKA IDIN DHEGEYSANAYA WAA SOOMALI. TDARUFKA OF SOMALI KU SHEEGA
@fantastic9536
@fantastic9536 4 ай бұрын
Sh Cali Wajiis Dadka Wuxuu U maleynaa ineey Doqomo yihiin, oo aysan Wax Aqrin, Been iyo boor isku Qaris buu,wadaa, Taariikhda, Cidna uma Naxariisato, Qof walba Wuxuu Yahay, Ayadaa,, sheegeysa,,,Dhibka Caalmul islaam, ka jira, Waa Wahaabiyo,salafiyada,,Hadba, magac, Labaxda, mar dhow, Insha,allaahu Waa Fashalmi doontaan,,
@ainanshedayr7569
@ainanshedayr7569 4 ай бұрын
Beenaale raqiis ah. Warkii Islaaxda suufiyada oo aanan macna samaynayn
@axmedmuusebmwwaasuge8446
@axmedmuusebmwwaasuge8446 4 ай бұрын
Waa Culumo Aan aqoon u leheyn mowduuca ay ka hadlaayaan
@mustafaaden-cx8ui
@mustafaaden-cx8ui 5 ай бұрын
Maskan iyo ugxantiisa maxaan kukala dooraanaa?
@ahmedabdi9980
@ahmedabdi9980 4 ай бұрын
Sh wajiis marka lagu cadeye oo dahay makasayi
@ahmedkhalif3850
@ahmedkhalif3850 4 ай бұрын
Allaah Wahaab Ah Waxaa Isweydiintu Tahay Qof Leh Allaah Keliya Ha La Caabudo Iyo Qof Leh Qabri Ama Shaqsi Ha La Caabudo Yaa Sax Ah. =Mahadsanidin=
@MoonMedia.
@MoonMedia. 3 ай бұрын
3 towxiid miyaa Alle lagu caabudaa
@saidahmed7268
@saidahmed7268 4 ай бұрын
Dariuqadaan khaliijka katimid ee magacyada qurxaha badan labaxday lkn waxa xun samaynaya oo muslimiinta gumeynaya oo kala qaybinaya oo gaalada ujabinaya ayaa abuuray kooxdaan khawasrijta ah.....sida afghanistaan...soonaaliya....yemen...suuriya
@cabdullahicadde7640
@cabdullahicadde7640 5 ай бұрын
Sh wajiiz ma anagaa in na dhumiiso maa rabtaa oo nooga baxdo kaama yeeleyno marba magac cusub sheekta salafiya salafiya jadiida xadaadiyah ictisaam islaax wahaabiyah takfiir dhamaantiin waa isku mid waana isgaaleysiidaan alle ayaan idinka magan galney
@kw6570
@kw6570 4 ай бұрын
Suufi qaboori miya tahay?
@cabdullahicadde7640
@cabdullahicadde7640 4 ай бұрын
@@kw6570 wll suufi ayaan ahay qabuurna wax ma weydinin waligeey ee qabuuri ha idhihin baraka allah fiika
@xabiibaxmed9316
@xabiibaxmed9316 4 ай бұрын
Lkkkkkkkkkk Ilaahay dayrka haanoo adkeeyo 😂😂😂
@mahadhodey2774
@mahadhodey2774 4 ай бұрын
@@kw6570khabiis wahabiye
@karlesk6498
@karlesk6498 4 ай бұрын
Waa Dad qiyaaali iyo wax aan jirin ku nool dhibta 1 kowaad ee somalia haysataa mahan shabab kaliya meel aysan shabab jogin ayaa malinkasta la isku xasuqaa dhibtana qolada way ka horeysay runta ha la isku sheego shabab dhibta Somalia ka jirta qayb ayay ka yahiin lakiinse waa laga badiyaa dulmiga ka jira meelaha nidaamka fideraalka jiraan waa meelaha uga cadalada xun musuq ayana hareeyay
@user-xs1yy8ff7h
@user-xs1yy8ff7h 4 ай бұрын
Somaliya Dastuurka Baybalka Ayaaa Lagu Xukumaa Waxana Qabsaday Calmaniyiiin Gaalada Ka Daran Qifka Raacyo Asago Og Ha Raaco Hana Gaaalooowo Halagu Kufriyo Dhawaqiiida Asnatma Cabudayo Diiiday Shareecada islamka Waaa Cadowga Islamka Waaa Waajib In Dalka Laga Saaara Cadowga Islamka
@doone9873
@doone9873 5 ай бұрын
QOF KASTA O KHAWIRIJTA ABUURAY AKHIRO DHIB WEN AYA U TALA KHAWIRIJTA HADEY RABAN JAHAD ISRAEL AYA JAHAD AYA U BAHAN HA ADEN MASJIDKA QUDUS HAKA XOREYEN GALADA ISRAEL
@adenibrahim8891
@adenibrahim8891 4 ай бұрын
Dhibka meesha kajiro, tadaruf ma luuqad Somaalibaa? Umad dhaqankooda ka Tagey Afkoodana ay ka tagi haayaan see baa la iskugu keeni karaa? Wadaada waaweyn... murankiina ku saleysan tadaruf, aniga tadarufka aanba aqoon micnixiisa. Dadka after Arabi baad kuwadi qaldi heysaan.
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr 4 ай бұрын
Af soomali waa af jinni oo adduunka meel looga hadlo jirin. Waa khasaarteen markii luuqadan jinniga ku hadlo aad sameesaeen. Af Carabi kuma hadashiin, sawaaxiliga ayaa idin dhaamo oo intaasoo wadamo ku hadlaan. Waddanka la yiraahdo Chad oo Africada galbeedka ah waxay Carabi, sidaasoo kale, Eritrea, South Sudan, niger, comoro island. Yurub Malta waxay ku hadlaan. Khasaaro waxay idinku haabsatay markaad tiraahdeen: Af qalaad aqoonta miyaa? Haa waa aqoon inaad luqada shisheeya aad baratid si aad shartooda looga nabad gashid. Af soomali aqoonta miyaa? Adduunka waxaad ku tihiin culeys, tuuqsi dhamaaheenin iyo faan ayaad ku asteesantihiin. Af qalaad aqoonta miyaa? Jawaabteeda waa HAA. Ma af soomali ayaa ku tuuqsataa marka caalamka wax weydisaneysiin. Waxaa adduunka la la idinkaga yaqaan QABRIGA MUCAAWANAADKA.
@maxamedsuge6941
@maxamedsuge6941 4 ай бұрын
Al Imaam Algasali Ciraaqi Muu Ahaa Mise Masar?
@mustafesulyman
@mustafesulyman 4 ай бұрын
Wadaadadaqaadiritada waa sax waabanadiuf .laakiin alixtisaab waa lallshabaanqarsoob ookyfiday soonaalita oomydaninlaysmaqabto
@user-tf9vr9vh1k
@user-tf9vr9vh1k 4 ай бұрын
Shariif baa keenay
@axmedyusuf5540
@axmedyusuf5540 4 ай бұрын
Waxanoo taariikha uma baahnine maxaa xaq ah kahadla daliilna keena meesha midakale islaam iyo gaalo maxaa kadhaxeeya
@Soml7000
@Soml7000 4 ай бұрын
Nacalad Rabbi hakugu dhacdo sidan miyaa ku sheganeysaa islam rabbi hakaa fidneyo dinta islamka waaba fidneysantahay amiin
@user-ps9mz2db4f
@user-ps9mz2db4f 4 ай бұрын
Oromo no calacal diinta haku sodooman cirbad ayaa kukumaqan bax duurka kujir
@somaliland4ever484
@somaliland4ever484 4 ай бұрын
Wajiisku Waa ALSHABAAB Tuug weeye weliba Dadka Qarxiya
@user-th5pv8rw9y
@user-th5pv8rw9y 5 ай бұрын
War kuwani yaa dhageeysanahaya
@mustafesulyman
@mustafesulyman 4 ай бұрын
Cylinadeeby.waa qaadiriya shaaficit.ta alshaarycita subawalhamasce
@mustafesulyman
@mustafesulyman 4 ай бұрын
Yiniu.wweeyo mywank beebotooqoiq ismiqarin baywadaan
@mohamedabdullahi421
@mohamedabdullahi421 4 ай бұрын
Shabaab waxakadarnandonaa oo umada somaliyed baabaindonaa takfiir oo runtii somaliya kusobadanhayo nimankas halagaaro hada ay dhowyahiin oohin waxba matarto
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 4 ай бұрын
Isiibsi dadban wax baro hadana damin aankuuguyero qofka wax aqonti lid kuah oo kusokoray lagana shaqeyay gurigi dhorqof qofba dooqeed kusokortay qofki aqonta aadkutaqinay adane abur alaa kaweyn oo qof iyo aqontisa ooleskusamro
@faham6920
@faham6920 4 ай бұрын
Suufiga codkiisa tashwiis ayaa lagu furay yaaab!
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 4 ай бұрын
Daahiridaa islaamka markay arkeen markuu leeyaha cali wajiiz islaamka waa keee? Cali wajiiz hala weydiiyo
@UstaadmohamedShariif
@UstaadmohamedShariif 4 ай бұрын
Allow dalkeena beri samaadii noogusooceli
@jiijajooj6408
@jiijajooj6408 16 күн бұрын
xag jerka waa wahaabi qaabki wahabeyada uu u hadlayaa ashcariya eyo maatoriidiya bo ku halilayaa oo layahay waa neman 3boqol oo sano kadeb yemed wahabigi la yemed engeriskana woo dhoodhoobaya oo woxo no akhrinaya wexi ay her gashaty wahabeyada en khelaf wayn jery oo kama hadlayo kan ay ka dhegteen manzelada al àema el arbaca kn la yeraahdo(albaane) kamana hadlen eny gaareen qaarkood eny ku tadaawolaan àemada waxaa la wada yaqaanaa en ay wahaabeyada ay muslim waxaan aheen la dagaalamen
@salebanomar76
@salebanomar76 4 ай бұрын
AHLU SUNA WALJAMECA DARIIQA SUUFI WAA ABAYASHII DIINTA NABARAY WAJIIS AABAHEY IYO HOOYO GAALO MAHIN ADIGAA GAAL AH NIJAAS AH LA AAD SAUDI 🇸🇦 NACALADBAA KUTALEE XISBU SHEYDAN WAHABI QAWARIJ ALSHABAB AH
@Elsololobo2
@Elsololobo2 4 ай бұрын
Waaba niman baqaya waxe ka hadlayaan waxba kama fahmin
@calishaakir1
@calishaakir1 5 ай бұрын
WAHAABIYADA WAXAA KA WACAN CULIMADII HORE. HORTA SHIRKIGA AY SHEEGAAN WAA MAXAY?? XAGAYSE KA KEENEEN??? WAHAABIYADU WAA KUWA RASUULKA NECEB EE MASAAJIDADA QARXIYA DADKANA MASJIDKA KU DHEX DILA.!!!
@a.m5892
@a.m5892 5 ай бұрын
Biyooleey shirki ma udhinnaay sh aweys
@ainanshedayr7569
@ainanshedayr7569 4 ай бұрын
Beenaale raqiis ah
@mustafesulyman
@mustafesulyman 4 ай бұрын
Waar waalaydonogyahay dadma j tarbaa idib og onaad dowladdowladasoomaliyeed mahoosdhiasabodowlad aixtisam adhaho oowasioroleh madaxwatny Eleh omuxigeenleh badjasaableh badjasaangoboleedleh gudoonite xaafadaedleh wax ailiyaale waxat arday udhogaan itidynar dadbadan gacantay mudhubgaan haday sidaakysuisocdaabninanka i sanadonkadib waxay qasanatasb .dalka
@mahadhodey2774
@mahadhodey2774 4 ай бұрын
Suufiyada meel kasta ood joogtaan cali wajis taarget ha idiin ahaado kalbi jadiid
@faaidyusuf1695
@faaidyusuf1695 4 ай бұрын
Runtu waa hantiye may qiraan uba riyaaq neeye Rag haduu diriro loo gar naqo raasu maal weeye Ribix waxan lahayn bay rabaa keen rasiid kiise Rufaqada ibliis ee xaqii riixaw saw maahan Suufiga shirkiga ruuqayee bidcada ruubaaya Oo aan runtiyo beenta garan waw rukays naaye Rabi idinma kaalee xaqaad riixay seen abide Runta kama ad sheeg taan waxaad abid rab taaniine Gumaysiga rugtiyo beerta iyo reerka wada haysta Rag muqaamee yaan rabna oo rafaca gaalka Idinkuna kufrigaad raac santii una riyaaq daane Rag xoraad inkiraysaan inay reer kan maamuliye Ruuf yaana lama doonayiyo ragow nimaw naage
@salmaanaxmed5651
@salmaanaxmed5651 4 ай бұрын
Caqiidada wahabiyada iyo alitaxadka wadada sheegta wkuwa wadankaan keeeney fikradaha argagaxiso shababku kow ka yahay in qofku u kaligiis isla saxnadu intaklana gaal ahan u xukmiyo wa ciqadada wababiga wdankan manta dhibtada ka jirtana ayaga hormud u aha wadadadi sucudiga ka kenay fikirkaaas baana masul ka ah dambigadan leh falkasto shabab iyo argaxisadu ku kacdo
@noahD1636
@noahD1636 4 ай бұрын
TADARUF, CUNFI ereybixin somali keena
@CaliCsameh
@CaliCsameh Ай бұрын
Tadarruf=xagjir Cunfii= gacan-kahadal
@jamaabdi-ym6dr
@jamaabdi-ym6dr 5 ай бұрын
nacnac iska dheh
@user-nh6gc1kr4b
@user-nh6gc1kr4b 4 ай бұрын
Maantaba ictisaam ayaa salafiyya sheeganaya
@user-xs1yy8ff7h
@user-xs1yy8ff7h 4 ай бұрын
Shekh Demuqraadiyad rabo Shekh Mahn Haliska Dhiciyo Wadadada Albabaha Jahanamo Dadka Ugu Yeeraayo Waaa Shayadhiiinul Insi Waxan Muslimiinta Leeyahay Hala Barto Kitabka alleh Iyo sunadiisa Wadad Baaa I Qalday Akhiro Kaaama Saaarayso Waqtiga Wuuuu Adag Yahay Wadadka Saxan Iyo Wadadka Jahanamo Dadka Ugu Yeeraaayo Hala Kala Garto Baan Idinku Baqayaa Wadadkan Cali Shaydhan Waaa Wadad Dadka Jahanamo Ugu Yeeraaayo iska Jira. warkiiiiiiiiiisa Baaaara Waaa Halis Umada Islamka lagu So Qaaaday Wayna Buuxan Kuwaan Ooo Kale Maanta
@Walaal2017
@Walaal2017 4 ай бұрын
Wahaabiya inta Muslimiinta dhagar umaleegaan marka iyaga galaafata bay buuqayaan
@Elsololobo2
@Elsololobo2 4 ай бұрын
Wahaabiyo layn bay wax kuleedahay sidii siyaad barre
@mustafesulyman
@mustafesulyman 4 ай бұрын
Waar bimankab haloofiirsado
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 4 ай бұрын
Naclad ha idinku dhacdo
@nimaahmed7133
@nimaahmed7133 4 ай бұрын
Inaa lillahi wa inaa ilayhi raajicuun. Ma Ramadaan iyadoo lagu jiro. Acuudu billahi mina ash shadaanir rajiim.!!!!
@user-bh5hh3bv3p
@user-bh5hh3bv3p 4 ай бұрын
Shabab sufiya Aya kujira kulaha, maxa quburaha sufiyada qoday haday sufiya kujiran ,mida kala ahmadiya hadatahay maxa istiqathada iyo tawasulka kahorkenay ,marba shati uma ha uxeranin Cali wajizow
@samadoon313channel6
@samadoon313channel6 4 ай бұрын
Shiikh wajiis beenta dhaaf Alshabaab waxaay khaas ku Tahay fikirka wahaabisim ka Ee sufiyo shuqul kuma lahan
@user-th5pv8rw9y
@user-th5pv8rw9y 5 ай бұрын
Haa dalla waa la qab sa Ayaa
@Adam-rg2gt
@Adam-rg2gt 4 ай бұрын
Dawladdu kaafir ma aha. Dawladdu waxay ku shaqeynaysaan dastuur ku salaysan diinta islaamka. Kuwaan diin sheeganaaya ee hadana dadka leynaaya, yaa u banneeyey dilka aan kala sooca ahayn. Midda kale ajnabi ayaa maalgeliya, si khilaafka aanu u dhammaanin.
@ajmalutilaawaat
@ajmalutilaawaat 5 ай бұрын
Hhhhh tan qofkii wax aqriya wuu garan shabab xiligay imaaden ictisamkii al ahli takfiirkii ictisaamka wahaabi al ixsaan hhhhhw waxaas waa lagaran dagaalkii bosaso iyo maxaakimtii ay ismuujiyen ilaa dawladii aadan cade waa lakasa
@user-og4ct8ul1b
@user-og4ct8ul1b 4 ай бұрын
Alshabaab waxaadhashay wahaabiya Taas ookasoobilaabatay maxamed c/wahaabiya Salafiya maahan waabeen cac taas
@axmedyusuf5540
@axmedyusuf5540 4 ай бұрын
Salafku way iskhilaafeen laakiin tawxiidka iskumay khilaafin
@salebanomar76
@salebanomar76 4 ай бұрын
😂😂WAJIIIS WAA NIJAAS WAHABI QAWARIJ ALSHABAB XISBU SHEYDAN AH MUNAFAQ DULMI BEEN KA KENAY SAUDI 🇸🇦 QAWARIJ ALSHABAB XISBU SHEYDAN WAJIIS ALSHEYDAN
@user-nh6gc1kr4b
@user-nh6gc1kr4b 4 ай бұрын
Marka diinta wax been ah laga sheego miyaa sacabka loo garaacaya. Asaq furan alah
@Wacyimedia5
@Wacyimedia5 4 ай бұрын
Cali wajiis beenlow😂😂😂😂
@harunyussuf7215
@harunyussuf7215 4 ай бұрын
Wajis waa wahabi shabaab ah boor isku Qaris ah
@garaadosman3813
@garaadosman3813 5 ай бұрын
Waxaan oo dhan aqoon iyo dan idinkuguma sugna ee dhulkiina ufikira iyo dadkiin in nabad ey kuwada noladaan
@user-og4ct8ul1b
@user-og4ct8ul1b 4 ай бұрын
Been ashaa ciraa kujirta waabeen cad
@Gantaalahamedia
@Gantaalahamedia 4 ай бұрын
Cali wajiis iyo wahaabi aya Shabaab ah
@xanafi8654
@xanafi8654 4 ай бұрын
wahaabiyo murankeedii oo kululaaday oo qarax isu rogay😂😂😂 wahaabiyo labacrimiyay oo nukliyeer noqday
@mahadhodey2774
@mahadhodey2774 4 ай бұрын
Cali wajis yuu gaadayaa
@mahadhodey2774
@mahadhodey2774 4 ай бұрын
Been low cali wajiis
@user-xs1yy8ff7h
@user-xs1yy8ff7h 4 ай бұрын
Alshabaab Waaa Dad Saxan Shareecada Islamka Rabo Ragan Diiiday Shareecada Islamka Gaaalada Raaacay Asnamta Cabudayo Dalka Halaga Saaaro Ama Hala Sabro Inta Laga Safaynaayo Dhawaqiiida Asnatma Cabudayo Dalka Uuufin Lakum Idinka Iyo Asnatmiiina Ban Leeyahay Waaan Diiidnay Demuqraadiyad Iyo Gaalo Raacyo Ma Rabno Hadad Rabtaan Inan Mid Noqono Kitabka alleh Iyo sunadiisa Baaa Na Mideeen Karo Waxiiii Kale Ma Rabno
@saylirobleh5698
@saylirobleh5698 5 ай бұрын
Wajiis waa najaas wahabi
@halimahassan1981
@halimahassan1981 4 ай бұрын
Adigaa nijaas ah ee culimada amaan sii
@saylirobleh5698
@saylirobleh5698 4 ай бұрын
@@halimahassan1981 hakuwaso
@xabiibaxmed9316
@xabiibaxmed9316 4 ай бұрын
Kkkkkkkkkkkkk War meesha waxbaa kadhacay
@halimahassan1981
@halimahassan1981 4 ай бұрын
Ilmo Xaaraan lagu dhalay inaad tahay waxaa laga garanaa ceydaada bilaa aqlaaqda ah
@HodanDagan-hy2jj
@HodanDagan-hy2jj 4 ай бұрын
Fddfffff
@mustafesulyman
@mustafesulyman 4 ай бұрын
Waa allshabaabqarsiop.oolanida alshabaan
WIIL SOMALIYED OO 3-QOF OO GAALO AH QABRI LAGULA AASAY LONDON
27:39
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 7 М.
Galka Baarista: Intee le'egtahay awoodda Al-Shabaab?
19:42
VOA Somali
Рет қаралды 56 М.
Son ❤️ #shorts by Leisi Show
00:41
Leisi Show
Рет қаралды 9 МЛН
Jumping off balcony pulls her tooth! 🫣🦷
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 30 МЛН
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 62 МЛН
Qaabkii Sheekh Cali Wajiis uu Uga Badbaaday Dilkii Kooxda Ashbb.
50:42