ABDI HOLLAND IYO FARXIYA FISKA-HEESTII-ARAGAADA DAAWADO-2018 UK STUDIO (Lyrics)

  Рет қаралды 2,076,128

Uk Studio ♪

Uk Studio ♪

5 жыл бұрын

Don't Forget to like, comment, share and♥subscribe♥ to my channel
#Abdiholland #Farxiyafiska
• Video

Пікірлер: 568
@mudathircali4450
@mudathircali4450 3 жыл бұрын
Somali xasidin waye wllhi 106k dawati 552 like sarti yaab 😡
@faisacalin5573
@faisacalin5573 2 жыл бұрын
6 Dec 2021
@abdihakiimdhancad4922
@abdihakiimdhancad4922 2 жыл бұрын
@@emilionicholas8089 hhhh sas wye adunku
@nimaadanosman4920
@nimaadanosman4920 2 жыл бұрын
q
@dhamaccawil721
@dhamaccawil721 Жыл бұрын
Sul
@Maxamed.Cali09
@Maxamed.Cali09 Жыл бұрын
Wllhi heestani waa dhamac
@cilmiboodhari4776
@cilmiboodhari4776 2 жыл бұрын
Waa maalin khamiis ah waxaan dareemayaa stress iyo jacayl gabar aan 3 sano ka hor aanu kalla harnay hada waxaan shiilanaya 4 xabo Ukun mardhow waxaan isku diyaarinayaa Exam maadada Siyaasada ama political science. meeshu waa Kampala Uganda Taariikhdu 21/07/2022. Inta iga danbaysa nolol qurux badan ayaan urajaynayaa Adduun iyo Aakhiraba.
@Nasra_Abdirahin1
@Nasra_Abdirahin1 Жыл бұрын
😊 wax baro ayada ku anfacayse
@khadrodaahir6390
@khadrodaahir6390 Жыл бұрын
Sorry farintada saka arkay o anigana hestan so radsaday qoralkada wu iso jitay markan aqriyey wll hormar wacan koly hada exm wad gashay Ayan filaya jacelkina wu kabaxay😆✍
@cilmiboodhari4776
@cilmiboodhari4776 Жыл бұрын
@@khadrodaahir6390 Thanks wll sidaad iila dareen. Kollay adigana sabab ayaa jirta aad heestaan usoo raadisay ee waa maxay sababtaasi.
@khadrodaahir6390
@khadrodaahir6390 Жыл бұрын
@@cilmiboodhari4776 my sbb ma jirto lkn aniga exm diyarsanayo Ayan waxan ka arkay tiktok anigana wan so radiyey shrf wan ka helay ila hada qoralka ku qorayana wan dhageysanaya hhh wxn ku heysta adiga iftine onka iga bi iye😆
@footballhq9409
@footballhq9409 Жыл бұрын
Kampala gangs wallahi xaaasus damn man long long time
@awalemusehadi4943
@awalemusehadi4943 9 ай бұрын
Aad ayn ujeclhy heestan sbbbto aa ad ayey Qalbiga ii tabata wll hadad Arktid like ha ila dhaafin
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 8 ай бұрын
"Afku been ma sheegine uurkad kutaalee".. intaas ban ugu jeclahay heesta😩❤️🔥
@nourhassan1524
@nourhassan1524 2 жыл бұрын
Still listening 2022 wixii iga danbeeya 2023 2024 bal like haloobina cimri dheer iyo cafimaad ban idin rajaynayaa❤👍
@Munaabdikadir1
@Munaabdikadir1 Жыл бұрын
Waxaan dhageysanaya maalin isniin ah 27/2/2023 sacadu 17:10 Waxaa iso diray heeskan Wiil aan aad u jeclahay Marki Hore melaha le ka maqli jiray balse hda si dareen leh u dhageysanayaa ilaahow calaf igu Dar wiilkaan jeclahay 🤲❤️
@maxamedcabdulahi4785
@maxamedcabdulahi4785 10 ай бұрын
M.a illahay calaf ha kugu daro
@user-od5ov1wb2f
@user-od5ov1wb2f 4 ай бұрын
Halsano kadib ma is calfateen inankii😢❤❤
@user-yg5sm2ke1d
@user-yg5sm2ke1d 8 күн бұрын
Ameen abayo hada magursati mise wali
@ZamzamYasin-c4y
@ZamzamYasin-c4y 4 күн бұрын
Abyo maisguursteen❤
@shakuurwehliye8444
@shakuurwehliye8444 2 жыл бұрын
Xasus qofkii iga dabeyo waxan ahy wllkaa oo udhiban adunka manta oo eh malin waligay an hilmamin doonin 😭 wana 2021 /23/11
@hodandaahir5232
@hodandaahir5232 Жыл бұрын
Allaha haku xafido wlo sanadkahor lahayd Erayada waxan kurajeynayaa hormar wacan farxad
@nasraabdi4249
@nasraabdi4249 Жыл бұрын
😢mka bxdy
@hamdagesey-sf5iz
@hamdagesey-sf5iz Жыл бұрын
Wll hadad kabxdy wa sida kula jiclhy hada weli kujirta si dhaqse allah kaga saro
@ibraahimnuur8680
@ibraahimnuur8680 6 ай бұрын
Heestan waxaan dhageysanoyaa maanlin jimco waxaan ka dhageysanoyaa wadanka Pakistan magalada Lahore jaceelkyga Rahma Ahmed Ali oo joogto magalada Mogadishu darteed u dhageysanayaa. maanta oo tariiqdu tahay 2/2/2024 waxeey saacadu is kurtaba ee sii mareyso 1:30PM salaada jimco kadib.
@liibaansoomaali6284
@liibaansoomaali6284 4 ай бұрын
2024 Hada waa halke
@ifraaxqalif6059
@ifraaxqalif6059 Жыл бұрын
Galab qamiis ah jimca soo galoyo sacadu waa 3:55 tariikhdu Ku beegan tahay 15 12 2022 ayaan dhagasanoyo heestan anigoo awal dhagaysan jiray mantay daren gooni ah IGu leedahay allow wiilkan jeclahy calaf IGu dar Apdiwali si xad dhaaf ah kuu jeclahy
@amanomar804
@amanomar804 Жыл бұрын
Aamin wllo🥺🤍
@mdmatches658
@mdmatches658 Жыл бұрын
Hadad jeceshay orod isaga usheeg maxad nogu shegi😂
@user-eu1oy5tc2f
@user-eu1oy5tc2f Жыл бұрын
​@@mdmatches658😂😂😂
@aishahirsi5077
@aishahirsi5077 Ай бұрын
7 July 2024 habeen isniin ,allow qalbigayga waxa kujira ii sahal😮 .inta iga dambaysa noloshu haydin wacnaato aduunyo iyo aakhiro
@FilsanCrashiid
@FilsanCrashiid 28 күн бұрын
10 July 2024❤
@poqran6679
@poqran6679 3 жыл бұрын
😥😥xasus iku qaliya🥰🥰bilowgi nolashyda quruxda badneeed💥🔮
@saciidcabdiciise8891
@saciidcabdiciise8891 3 жыл бұрын
Nice
@khalidcawl
@khalidcawl Жыл бұрын
😢woww
@khalidhassan1174
@khalidhassan1174 Жыл бұрын
Markaan dhageysto hestaan aniga oo xaskeyga ku kacsan Waan iskadagaaa jeceel na waan usii qadaa 😢❤
@nasraabdi4249
@nasraabdi4249 Жыл бұрын
Isku waara❤
@abdallakuusoow2811
@abdallakuusoow2811 Жыл бұрын
Aduunyo Xasuus iyo Waayihii Lasoo maray Alla jaceliyaa heesaha dabacsan 2009 Anigoo ah geelay Oo jooga Miyiga gobolka Bakool Koonfurgalbeed Somalia ayaa ka dhageysan jiray Teleefon Shiinis ah Oo markaas aad loo Xiisanjiray Waxaan dib u dhageystay Maanta oo ah Taariikhda 02/07/2023 Anigoo ah Mutaclim Mid kamid ah Jaamacdaha ugu waaweyn Magaalada Mogadisho ka qalanjebiyey Hadana Jooga Baydhabo jinaay una Shaqeeya Mid kamid ah Hay'adaha UN ka ayaa dib u dhagaystay heestaan Xasuus iyo Waxaan galay Waayihii la soo maray
@Maizo0574
@Maizo0574 7 ай бұрын
M.a ilahey hku brakeeyo
@user-hd7nd7ul3r
@user-hd7nd7ul3r Жыл бұрын
7/6/2023 ʙᴀᴄᴅᴀʜ ɪᴍɪᴛᴀxᴀɴ ᴀɴᴏ ᴋᴀsᴏ ʙᴀxᴀʏ ᴀʏᴀɴ ᴅʜᴀɢᴀʏᴢᴀɴᴀʏᴀʜ intih iga danbayzah cimri dherer iyo cafimad igu noladah😢❤
@FilsanCrashiid
@FilsanCrashiid 28 күн бұрын
2024 ❤ sido kle
@wllsalman2513
@wllsalman2513 5 ай бұрын
Who stiil watching 2024 😂
@user-bw3cq9xc1w
@user-bw3cq9xc1w 4 ай бұрын
Still
@user-ve1ki8ug7l
@user-ve1ki8ug7l 4 ай бұрын
Wali😂
@JajaFafa-im4ps
@JajaFafa-im4ps 4 ай бұрын
Legand
@duleeliyeyt8901
@duleeliyeyt8901 3 ай бұрын
Cawa dhegeysanoya
@MaajiduareMaajidyare
@MaajiduareMaajidyare 3 ай бұрын
Weygan😂
@Suuraley-sg6lt
@Suuraley-sg6lt 2 ай бұрын
2024😢 ilaahada waa dhageysta ❤
@user-yg5sm2ke1d
@user-yg5sm2ke1d 8 күн бұрын
❤❤❤
@mohanabdi
@mohanabdi Жыл бұрын
Tuesday - March - 2023 sacaduna tahay 2:06 duhurnimo waxan xusaya oon xasuusanaya jacayl ku bilowday aragti marayana halkii umacaned Naima Noloshaydi Rabi calaf ha isku ken daro❤🤲🤲
@jackfficialjack6751
@jackfficialjack6751 2 жыл бұрын
11/8/2022 habeen jimco soogalayo ayan heestan dawanaya qofkasta qofku jecel yahay allaha usahlo wada nolada nolol dheer qalbiyo kasto is jecel 🌹❤️
@faizogarabey9584
@faizogarabey9584 2 жыл бұрын
Aamin allaha isku keen calfo ani io aminkeyga🥰
@user-op1bu5wu7y
@user-op1bu5wu7y 7 ай бұрын
Aamin aamiin aamiin 🤲🤲😢
@user-op1bu5wu7y
@user-op1bu5wu7y 7 ай бұрын
​@sadiasiman1019aamiin aamiin aamiin 🤲🤲🥺 yarabi
@CaliDahirofficial
@CaliDahirofficial 7 ай бұрын
Heestan waatan aan kujeclaaday gabar aan schoolka isla dhiganay lkn hada waan kala tagnay heestan waxan kuso xasustay gabadhi baan arkay saakay anigo gaari saaran 😢 wakhti tagy ceeb laguma sagootiyo ❤calafbaa lacuna ❤
@axmedcalifaatax1129
@axmedcalifaatax1129 Жыл бұрын
nin zxp kay ah ayaa marwalba heestan dhegay san jiray markasta oo aan heesta maqlo waan sooxasuustaa
@nasraabdi4249
@nasraabdi4249 Жыл бұрын
😂anigaba sxbty io jcylkeda
@STUDIO.FANPROJ
@STUDIO.FANPROJ 9 ай бұрын
bashbash barwaaqan idiinrajaynaya dhamantin 👋🙏
@azuzhachi2639
@azuzhachi2639 2 жыл бұрын
Fadxiya axmed cadaaaaaawe iyo wllky abdi holland walhi xkmadii fanka iygaa udanbeeyay we love fanaaaniintii hore iyo dhexe 🤎❣️❣️❣️❣️❣️❣️
@abdifatahgerman3429
@abdifatahgerman3429 2 жыл бұрын
Abaayoo ina abtay axsan hees Xasuus 2012 iyo Qumaadaha 😥😥
@ahmednoor4009
@ahmednoor4009 3 жыл бұрын
Yaaa dawaye. 2021✌️✌️✌️✌️✌️🔐🔐🌹🌹🌹🔥🔥🔥
@caaishacabdiqadir4845
@caaishacabdiqadir4845 2 жыл бұрын
Me🥰🖇️
@AsadMohamed-qs9fy
@AsadMohamed-qs9fy Жыл бұрын
Heesta ma mrka dhagesanayo laqirod😢😢😢
@mazraoui.
@mazraoui. 11 күн бұрын
Afku been masheegine uurkad ku talee😊❤xasuuso hore 2024 yas iga dambeyo❤
@qalinlepharma
@qalinlepharma Жыл бұрын
❤xasuus wlh heestaan /10/3/20010 Xili aan dlaxiisayayay gudaha mogadishu aya aku dhax may abaare waqtiga lix saac habeenimo
@mr.wale5
@mr.wale5 3 жыл бұрын
I really fall in love with all kinds of Somali songs despite the languages. A half of my gallery and audio are filled up with Somali songs but the challenges is language barriers, no matter what i still love and listen
@raaxomusataf2028
@raaxomusataf2028 2 жыл бұрын
ax ax walhi waa hees xusus wayan igaliso masha alah boqorada codka iyo sidoo kle boqorka codka alaha idan dayo afku Ben ma shigin nee uur kaad ku talaa ma dhinaa aros iyo aqal aanu lanahy
@mohamettyonis1267
@mohamettyonis1267 Жыл бұрын
Heestan in basdan ku ceshtay jacyl 😢 2023 hadn kadambeyo like isaar 👍u imana i.n markan xas yesho😢😢❤
@shuraxbiil1
@shuraxbiil1 4 ай бұрын
Heestan markaa dhagaysto waxan soo xasuustaa qofta aan wada soconey from school to university hbn ba qilaaf nasoo dhac galay kdib dhowrn bil kdib wan helay hbnkan isdhahaayy jceylkaga soo cesho ayadoo exm math ii jiro oo baan darted udhafry taarikhdu wxy ahed 21 jan/2024 saan usoo ceshto jceylkeyga lkn sidan rabay maysan noqon oo way igu madax adeegtay siduu alle qorey bey noqoty oo way iga diidey hbnkaas ilaa hda heestan hdaan maqlo xasuus iyo murug bey igu ridaa cabaar dhan mute keyga wuu maqnaana anyway xriirkii halkas hu kusoo dhamaadey wuxuuna dhamaday anigoo jamacda sameter 3 sii dhameenayo oo exm kii ugu danbeeyy galay alx mar wlb 🤲 hestan wa hees qiiro wadata runtii😢wa iska jeclahay wlhi ❤. Taaruiqdu waa habeen khamiis soo galayso arbacana sii baxayso 3/4/2024
@sacdiyokhaalid3781
@sacdiyokhaalid3781 3 жыл бұрын
Heesta kuwo soo kufsadaan arkay yaa ilamid ah 😂😘
@UkStudio
@UkStudio 3 жыл бұрын
🤣😁
@oio79
@oio79 7 ай бұрын
Heestan aad baan u jeclahay coz it's speaks what I feeling inside , I ilahay gabadh qurux badan afgaaban hadal degan asturanaan badan aan media isticmalin ilahy ha isiiyo ❤
@Maizo0574
@Maizo0574 7 ай бұрын
Amiin wllo angana mid wngsan amin
@fowsiyofiska
@fowsiyofiska Жыл бұрын
Malinka an baranyey ayn dahgeysanyeye hystan afku been ma shegina urkad ku tla AKRAM mooow Waa malinka an barteey wilka an adka u jeclhy tariqdu markey aheed 2021_5 20_sacdu marky heed 11:40 oo barqnimo ila 2023_7_7 sacdu thy 09:34_ ila iyo hdna wax sugyaa wilka ana adka ujeclhy ilhow calf igu dar aniga iyo inta is jecl ilhy claf ha iskugu daro 🤲🤲😢😢 Waxn ka baqyaa ina wayo 😭😭😭
@kelebek653
@kelebek653 2 ай бұрын
Heestan ana lock ku xirtey❤️2016 ila 2024 bn dhageysn😩
@xuseengaleyr1674
@xuseengaleyr1674 11 ай бұрын
Waxan dhageysanaya heestan mlin isnin ah 12 8 2023 anigu safar rajeynayo insha alaah waxan rajeynaya meshan rabo inn tago inta iga dabeysane cafimad iyo cumri dheer iyo cibada suban alle ha iyo quf walbi qufkow jecel yhy ❤❤
@hackerboot9776
@hackerboot9776 Жыл бұрын
2023/1/2 Dawanaya hda 10sanno kdib aragto like izar🥺
@legendaryxuud3497
@legendaryxuud3497 7 ай бұрын
Hestan markan dhagaysty wxa so xasusta gabar aad uqurux badan oo aan is kuurkuurno oo aan isku shegankarin jacaylka waanu kala baqayna wxan kabaqaya in layga dulqado intan dib isku dhigayo hora loyiri dahane hortiisa dafana jooga walhy gabadhahs marka arkay waa ashqararay quruxdeda masha alh tartan hdi lagalin laha gabadha somalia ugu qurxon bay noqonlahayd malah
@theyoungboy8598
@theyoungboy8598 5 ай бұрын
Weli makuur kuurta zxb mise😢
@user-bk3jk5op6r
@user-bk3jk5op6r 4 ай бұрын
Ani waaye qoftas aad is kuur kurtan ee wax ma isla qabsana
@IdilRashiid
@IdilRashiid 6 ай бұрын
2024 old songs are gold Heesihi hore iyo jacaylki horeba run ayay ahaayen iyo wada xikmad balse aduunki waa qasmay hadda❤
@faizogarabey9584
@faizogarabey9584 Жыл бұрын
26/1/2023 haben qamiis soo galeyso ayn dhagesanaa heestaan kuwii is jecel alle calaf ha iskugu daro aamin❤
@Amiirahupdy
@Amiirahupdy Жыл бұрын
If you listening 2023 you are legend 🙌❤
@user-yg5sm2ke1d
@user-yg5sm2ke1d 8 күн бұрын
Listening 2024
@sangoosofficial900
@sangoosofficial900 5 жыл бұрын
hees,cajib ah wye farxiya fiska boqorada codka iyo cabdi holan
@cayniabdukadir9339
@cayniabdukadir9339 10 ай бұрын
Hestan waxan ku xasusta dhowr mar anoo safar ah la ii shitay waxan is dhahay malaha waa hesta waqtigas ugu shedned 🥰😂
@maahirmuktar9066
@maahirmuktar9066 3 жыл бұрын
Weli Hadaa 2020 daawaneyso like 👍🙏❤️
@nassersuweeri3168
@nassersuweeri3168 3 жыл бұрын
Xasuus 2009 wxn ku barty gaadhigi aabhay wanu dhgysan jirny mrka nala barayo gdhiga immka wankala tagtagny waqti bay ahyd 😢
@sir__cmc
@sir__cmc 2 жыл бұрын
Suweeri cadde
@user-ni5xu5zh1w
@user-ni5xu5zh1w 9 ай бұрын
​@@sir__cmc😮😮😮😮😮
@akramibraahim2432
@akramibraahim2432 6 ай бұрын
1/10/2024 still listen 😢❤
@muniirfarahhussein4193
@muniirfarahhussein4193 Жыл бұрын
Abdi Holand anoo yar dhegessn jiray xasuus wlhi The best song music❤
@Xamdixarag01
@Xamdixarag01 3 ай бұрын
Waxan dhageysanaya maalin jimca ah taariikh duna tahay 19/4/2024 saacaduna tahay 11:35am salada qudbo jimcaha soo dhowdahy 🥰 anigoo wax yaabo badan iga dhex guuxayan Ilaahayow hamigena noo rumey🤲🥹 Ana inta iga danbeysaay cimri dheer iyo cibaado suuban🥰🤲🫶❤️
@sa3idmohamed777
@sa3idmohamed777 Жыл бұрын
Heestan maacanta ayey igu so dhacday waan soo raadiyey 10 sanod kadib USO dhagaystay
@ShucaybAadan-p8b
@ShucaybAadan-p8b 7 күн бұрын
Cawo tarikhdu thy 1/8/2024 Habeen jimca ah ayaan heesta dhageysana waxan idaga tagaya wllo salada ha la ilaaliyo 😢😊
@HaniHassan-hj9ly
@HaniHassan-hj9ly 2 ай бұрын
Xasuus goni be iledahy heestan waxan is jeclen wiil cabdisakh la dhaho stiil 2015 waa hes daren keda wadata wan kala harnay ❤
@user-eg7ty2gb1u
@user-eg7ty2gb1u 10 ай бұрын
07/10/23 Afku been ma sheeginee uurkaa ku taalaa😘💯❣
@user-np1ke4cv9j
@user-np1ke4cv9j 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@siciidmaxamedxaashixaash-yb2si
@siciidmaxamedxaashixaash-yb2si 7 ай бұрын
15/12/2023 maalin jimce ah sacaadu tahay 3:36 casarnimo waxaan joogaa burtinle inta igadambaysa waxaan urajaynayaa nolol qurux badan❤❤❤❤🎉
@usamaali3755
@usamaali3755 2 жыл бұрын
Yaccc Alla aduunkw dad hada comment gacantotha kuqoray Aya qabri kujiraan
@AidarosHassan
@AidarosHassan 3 жыл бұрын
18 December 2020 💚 Anigo Xajiyadaydii Mustaqbalka la Hadlayaaa🤍
@miskicumar2849
@miskicumar2849 2 жыл бұрын
Yaaa 2013 io 2014 ila dhagaysan jiray😭xasuus walhy
@AhmedHayaan-Biribiri_47
@AhmedHayaan-Biribiri_47 2 ай бұрын
Inabtiday inadeertay baan ku bedeshay❤
@bidixo15
@bidixo15 3 ай бұрын
Heesta qalbiga gaartay wallahi ❤🫀😢
@abdulkadirismail8568
@abdulkadirismail8568 22 күн бұрын
Still I'm watching in 2024.😢
@Happy-hi5ei
@Happy-hi5ei 8 ай бұрын
Woow wan ka helay❤🔥
@Abdillaa
@Abdillaa 5 ай бұрын
Legend 2024🤚🏻
@Hanadofficial6666
@Hanadofficial6666 2 ай бұрын
Waa arbaco ha waxan daremayaa jaceyl bilooyin iga maqnaa oo isoo qabtay farxad baan u dhageysanayaa heystaan aad iyo aad baan u jeclahay 😢
@queenkafisa5959
@queenkafisa5959 Жыл бұрын
Xili ay tahay 11:20 oo habeenimo ayaan dhagaysaa anoo sugaa casho wlhy ikeenayan🤣❤
@mkyser64
@mkyser64 Жыл бұрын
Cashadi cfmd maku cuntay imika Hhhh
@zuldanzaid2997
@zuldanzaid2997 Жыл бұрын
Indhahaad u Roon tahay🌾⭐️⭐️💖
@zaamiyomahdi511
@zaamiyomahdi511 2 жыл бұрын
Xasuuus 🥺😭😭anoo 7aad,ah dhagaysan jiran🥺
@abdulrahmaansajaan7877
@abdulrahmaansajaan7877 2 жыл бұрын
Hadda ma from 1 aya tahy🖐
@zaamiyomahdi511
@zaamiyomahdi511 2 жыл бұрын
@@abdulrahmaansajaan7877 maya😂waan dhameeyey ischool jaamacad lee iiharsan✅❤️
@abdulrahmaansajaan7877
@abdulrahmaansajaan7877 2 жыл бұрын
@@zaamiyomahdi511 ok hormar wacan 👌
@mataanpio7541
@mataanpio7541 Жыл бұрын
Xasuus perigii nolosheyda ugu qaalisaneed gabar aan is jecLayn memory ay leedahay ku jirtey intaan ka qaato soo dheygan jireY calafkaa na kala geeyay nairobi u gureen iyada reer koodii gabdh aanku doorasado ifka ma saarna goorme kulmaynaa 😭 sagaL mhamut ducaaLe💔
@Mohamed-Jama12
@Mohamed-Jama12 2 жыл бұрын
2021 intii ila dhegeysanee Hit like 👍
@salmodiini67
@salmodiini67 3 жыл бұрын
2015 Heestan marka igu horese oo aan maqle anigoo kasoo baxay bosaaso oo kusii socda tahriib oo ah dhanka yaman ilaa suxudiya intan wadada kusii jirte bosaaso ilaa meel ladhahayo qow oo ah mesha laga taharibo xasuus 😔
@suurtagal1977
@suurtagal1977 3 жыл бұрын
Hada matagty wllo
@Noura-cy8ns
@Noura-cy8ns 2 жыл бұрын
Codka Abdi Holland ❤😭
@raymacaday1012
@raymacaday1012 3 жыл бұрын
Adigaa iftiinow oonka iga bi iyee 😢
@updihamiid1283
@updihamiid1283 10 ай бұрын
Wllahi tan heees way dhaftay ❤❤😢😊
@SacdaMuxumed-ox1xe
@SacdaMuxumed-ox1xe 10 ай бұрын
😅jdjfkwlkjfif 0:23
@z.zulthan3252
@z.zulthan3252 24 күн бұрын
14/7/2024 9:48 pm sun❤ Hadaad iga dambayso noloshu kuma xumayso.
@bishaaraddegaming2856
@bishaaraddegaming2856 Жыл бұрын
26/12/2022 ayan da wanaya iso duceya inan gabar guursodo aaaminn aamin
@haboonnizha7011
@haboonnizha7011 3 жыл бұрын
26/3/2021 😭💘😭
@UkStudio
@UkStudio 3 жыл бұрын
💯
@istardagan4394
@istardagan4394 Жыл бұрын
This song am listening 23/2/2023 day Thursday night 🌃 I will never forget❤️ qofka qalpigeyka ku jiro🖤🔐madhisna aros io aqal aynu lenahy💞💋
@samiibrahim9554
@samiibrahim9554 Жыл бұрын
😢
@mahamedyare672
@mahamedyare672 Жыл бұрын
Waaaba bilowga ramadanka
@RaxmoAar-ss9zw
@RaxmoAar-ss9zw Жыл бұрын
Markaan xasuus dib ugu laabto waan baxaa 9 sano ka hor
@fatimazarra7291
@fatimazarra7291 Жыл бұрын
Waxaan dhagaysanayaa 10/1/2023 maalin salasa ah 11:19 🌍🥺💔
@footballhq9409
@footballhq9409 Жыл бұрын
Maalinkey gabdheyda dhalatay 😭
@asmamalapo4113
@asmamalapo4113 5 ай бұрын
Waxan. Dhagaysanya hbeen jimco ah saaacadu tahy 01:18 habeen kala barkiis weeyeh 😢💔
@cumarsomalinaaji4387
@cumarsomalinaaji4387 4 жыл бұрын
Wlhy heestan qof baan ku soo xasuusta ale ha ilaasho meel kasta oo uu joogo 2011 dhegaysan jiray mobiilka tijadh la dhoho wlhy aduunyo
@khady4206
@khady4206 3 жыл бұрын
Heestan waa ku heystaa isbuucan 😍
@hadayahasan5604
@hadayahasan5604 3 жыл бұрын
Heestan waxaan ka jecelahay dhagaysigeeda ma jiro
@EURO-ur7pi
@EURO-ur7pi 3 жыл бұрын
4 November 2020
@UkStudio
@UkStudio 3 жыл бұрын
My legend Abuukar 🙏🙏🙏❤️❤️
@abdinasirnoor4844
@abdinasirnoor4844 3 жыл бұрын
@@UkStudio 🥰🥰🥰
@amirahussein6495
@amirahussein6495 17 күн бұрын
Ogoladay taadee adnee adane ma ii abaal gud mcn bdnow❤😂
@kolyeedh1
@kolyeedh1 7 күн бұрын
Ma dhisnaa aroosiyo aqal aynu leenahay mcney ❤
@CabdiXasan-fh7nz
@CabdiXasan-fh7nz 10 ай бұрын
Hesta waa shidantahay
@AnfacD
@AnfacD 5 ай бұрын
Masha Allah waa hees aad umacaan oo aan jeclaa ilaa intay soo baxdey waana jelaan lahaa.
@mohamoudabdihassan3980
@mohamoudabdihassan3980 5 жыл бұрын
Caadi maaha heestan😍😍
@aishahirsi5077
@aishahirsi5077 Жыл бұрын
Maalin khamiis ah anoo waayaha aduunka la murugsan 22/6/2023🥲 inta iga dambaysa nolol fiican idin rajaynayaa
@UpdyrahmanUpdyrahman
@UpdyrahmanUpdyrahman Жыл бұрын
No lol wacan kuu rajeena 😢
@abdallamohamed5941
@abdallamohamed5941 Жыл бұрын
Murgta farxad allaha kugu bdlo wall . Mid ogow aduunkan inuu daar imtixaan
@AxmedSaleban-wp7xg
@AxmedSaleban-wp7xg 10 ай бұрын
Hpeen.Aan Xsuusan dooono aniga IyO xertayDa wxan Ku bashalYna Lacag aan Dhididkayga ka shaqysanaY waa Hpen Jimce ah inta Iga dnpysa nolol Qurxan UrajyNaa Hestan Muxipo gaar ah Wadata Ninki dremy uunpa gatan😢❤22/9/2022❤
@thimouzka
@thimouzka 5 ай бұрын
Hestan waxan dhagaysanaYa 2/15/2024 7:56 waxan rajaYnaYa inan hadafkastoh an leyhy Alleh irumeyyo ani io qofkastoh ilamida ensha All
@user-sm4mb1sk8c
@user-sm4mb1sk8c Жыл бұрын
2023 still i listening this song ❤️‍🔥🎧🥺🙈
@SumayoCadeey
@SumayoCadeey 8 ай бұрын
QT
@hanadheykal1015
@hanadheykal1015 8 ай бұрын
2/12 2023 inta iga dambeyso nolol qurux badan idin rajeyna
@ZamzamYasin-c4y
@ZamzamYasin-c4y 4 күн бұрын
Waxan dhageysanya Sunday 4 August 2024 hees aan ad ujeclhy❤
@Zundusahmed-maxamed
@Zundusahmed-maxamed 11 ай бұрын
heestan qof single ah madhagesan kara 😢😢
@saeedabdiabdulle
@saeedabdiabdulle 10 ай бұрын
Yep Anba anoo single-baan dhegeysanayaa Lkn intaynu wax isku darsanaynu wada dhegeysan karnaa abaayooy Inaabtaay🎉
@Xaawomaxamed-it4dn
@Xaawomaxamed-it4dn Жыл бұрын
2023 still listening favorite song 🎶 ❤😩
@xiimaayelyricsfilms6121
@xiimaayelyricsfilms6121 3 жыл бұрын
ma sha allah fanan aan jecelahay
@dinowmoalimnour71
@dinowmoalimnour71 Ай бұрын
Ano bas ama homey Saran ayu darawalkii gaariga nodaaray heestan oo markas cusbeyd 2011 Between khalalio iyo mandera north eastern Kenya 🇰🇪 😊
@mohamedtawakal6236
@mohamedtawakal6236 Жыл бұрын
18/12/2022 KAMPALA-UGANDA 1:30AM ayaan dhagaysanayaa wuxu hees iyo dheeraad weeye
@AbdilahiJamal
@AbdilahiJamal 5 ай бұрын
February / 11 /2024 Sunday 11:25 Am Aad ayaan u jeclahay heestan markaa dhagysanayo wax yaabo badan soo xasuusataa Allhayow qof taan jeclahay xaasa iga dhig ❤❤
@LeyloMuuse-km1ls
@LeyloMuuse-km1ls 9 ай бұрын
Waxa ino bilabanya snadka cusub waliba malmo iga harsan 2024 waxan rajeynaya riyadeyda iney irumowdo waxan fadhiya mel waliba kaligey I.a goanka nolosha ugu adka ayan garaya isouceya qofki iga danbeyy waxan reply sogali dona marke riyada iromowdo inshallh hestan aya idaran waliba ano fikirayo xage wax kabilaba 😢
@cumarabaz
@cumarabaz 7 ай бұрын
😢
@sacdiyaabdigeddi6351
@sacdiyaabdigeddi6351 2 ай бұрын
Wax walbo sida rabto allaha kaga dhigo😢
@ahmett5979
@ahmett5979 2 жыл бұрын
i still watching 2022😢Dareen gooni ah
@mostaftama5183
@mostaftama5183 Жыл бұрын
2023 ☝
XASIL by Ikran iyo Abdi holland
10:34
Abdinasir Cirro
Рет қаралды 12 МЛН
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 39 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #memes
00:26
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 9 МЛН
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 19 МЛН
Farxiya Fiska & Booska   Been Been Ha Moodin 2014
7:49
caamir Studio
Рет қаралды 3,4 МЛН
qoomaal iyo maryan mursal  mashxarad  Hees cusub  Mashxarad 2010 HD
7:06
Fuaad Omar Heestii Arji | Lyrics #SamiirStudio
5:34
Samiir Studio
Рет қаралды 3,3 МЛН
Abdi holland iyo Ikraan araale (Love Love Love)
5:02
fanka soomaaliyeed
Рет қаралды 358 М.
FARXIYA FISKA OO HEES U QAADEY BASHIIR HANUUNIYE 2011 + LYRICS
5:42
FANKA MAANTA
Рет қаралды 4,3 МЛН
Abdi Holland - Maalintaad baxaysee - MUXIBO
5:44
Madaale Productions
Рет қаралды 1,8 МЛН
Abdifatah yare iyo Ikraan Caraale
13:17
Shiine Media
Рет қаралды 2,5 МЛН
FARXIYA FISKA & QOOMAAL HEESTA LAABTA IGU QABO 2017 HD
8:39
Abukar Mahdi
Рет қаралды 20 МЛН
Sadraddin - Taxi | Official Music Video
3:10
SADRADDIN
Рет қаралды 1,6 МЛН
Duman - мен болмасам кім? (Mood Video)
2:35
Duman Marat
Рет қаралды 250 М.
Ulug'bek Yulchiyev & Aziza Qobilova - Esim ko'p (Premyera Klip)
3:32
ULUG’BEK YULCHIYEV
Рет қаралды 2,3 МЛН
R-ONE - SENSIZ / СЕНСІЗ (Official Audio)
2:51
R-ONE MUSIC
Рет қаралды 90 М.
BYTANAT | Қызғалдағым | Премьера 2024
2:24
TURAN MEDIA
Рет қаралды 59 М.
akimmmich & bimo - SUIE TURA | official M/V
3:15
akimmmich
Рет қаралды 75 М.