ABDIKHALIQ IYO FARXIYA FISKA: HEESTII MAAN QABOOJISO | OFFICIAL LYRICS BY HD SHOKANA FILMS.

  Рет қаралды 1,618,368

SHOKANA FILMS

SHOKANA FILMS

4 жыл бұрын

ABDIKHALIQ IYO FARXIYA FISKA: HEESTII MAAN QABOOJISO | OFFICIAL LYRICS BY HD SHOKANA
FILMS.
#AbdikhaliqIyoFarhiyaFiska#MaanQaboojiso#Subcribe
****************
Muhashadii kalgacalkiyo,
muxubada jaceeylka, iguma xaneeyso,
markii aan ku eegaba, nafta mahad uu sheegaa.
Midabkalaa qurxoon dumar,
muuqaalka guudkee,
waxaa tahay mulaax iyo musbaax nuur ifaayo,
uu miciin aah aragtidaa.
Marwaa tahay xariir iyo,
maamuusi dhalaa tee,
murayadi qalbiga iyo maan qaboojisa tahay.
Fiska:
Miirkiyo, xiskaygiyoo,
ku maanku raacoo, mowrali waxaa tahay,
gayaan kaan ka miildheer, mowla ii hibaayoo.
Geesi miigan baa too,
maan arag aduunyada,
mid aan kula maseeyoo naqoon kula masaloo,
raga maanta kula simo.
Adaa maqalka dhagaha iyo caqligaba kumaranoo.
murayadi qalbiga iyo, maan qaboojiye aa tahay.
AbdiKhaliq:
Migahaa sharaftiyo, muqaa jahaa,
miisaama bilicdiyoo,
ma dhaafaan haweenbaa, hanaantaad mudantee.
Maansha ee talaabada,
markaad miir dhaqaaqdana,
muu qaneeysee
iishu milicsaneeso maa ka mabsuudeysaa baa tahee.
Marwaa tahay xariir iyo,
maamuusi dhalaa tee,
murayadi qalbiga iyo maan qaboojisa tahay.
Fiska:
Migaahaa, ciroowliyo sida ma’ay da’aayaa,
maalintiyo habeenkii,
caashaq mow jadaiisiyo, cishqi ii mushaxaa.
Midigtiyo waxaan ahay, bidixdoo mataanee,
maamulkaygi noloshoo, kala maarmimeeyne,
allow mowdi naga hayee.
Adaa maqalka dhagaha iyo caqligaba kumaranoo.
murayadi qalbiga iyo, maan qaboojiye baa tahay.

Пікірлер: 301
@IdirisHusen-gw9bm
@IdirisHusen-gw9bm 4 ай бұрын
Hestan waa igu qaali laakin waxan kajecelahay quraanka alle❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@GuleedNimcaan
@GuleedNimcaan 3 ай бұрын
2024 listening weliba Wa ramadaan Maalmihii u dambeyey alle Khayr HanOgu DhameYo dhaman Umada somaliyed ilaahay Haysku Sahlo .Aamiin
@user-ev1wv2ri9l
@user-ev1wv2ri9l 9 ай бұрын
7/10/2023 habiin axad baan dhagaysanayaa hestaan muqdisho cadey jacayl ima hayo balse hawlaha aduun ee kale baa dhinac ii wada hestan markaa dhagaysato hestan jacayl baa dar ale ku galaya waxaan jeclahau markau fiska dhahayso geeesigi miigan baa taaho maan arG adunyad midaan kugu miseeeyo aqoon kula masaaloo raga maanta kula simo ❤❤❤ Qof kaste wxuu jecel yahay ale ha usahlo hadaa iga dambayso like isaar❤❤
@ManoMohamed-lx2xb
@ManoMohamed-lx2xb 5 ай бұрын
Muda badan baa sugaaya allow soo dhowee dharartaan kulmi lahayn jacaylja😢❤
@HafsaMohamed-jd7bc
@HafsaMohamed-jd7bc 2 ай бұрын
Ayyyyy 2024✋️❣️❣️🙆‍♀️
@AhmedWarsame-wn4zg
@AhmedWarsame-wn4zg 2 ай бұрын
❤❤
@aymanmusic6721
@aymanmusic6721 Жыл бұрын
Habeen tarikhiya oo aan azxaab aan kala baahnay wada fadhino magalda burco tarikhduna tahay 25/5/2023 Heeskan iyo mirqaanku isku salaxana ilahayow naga badoobee ❤
@fartuunmursal5941
@fartuunmursal5941 9 ай бұрын
Amin
@dayibibraahim1077
@dayibibraahim1077 5 ай бұрын
Kula qabaa zxb heeskan iyo mirqaanka wax iskaga macaan maan arag caawaan KU xayaadayaa xasuus bay igalisay 🤔
@user-lr6wj7kd9k
@user-lr6wj7kd9k Ай бұрын
😅😅​@@dayibibraahim1077
@user-lr6wj7kd9k
@user-lr6wj7kd9k Ай бұрын
L Kkĺlk😅
@ifraaxcadey8034
@ifraaxcadey8034 Жыл бұрын
Ada maqalka dhagaha iyo Caqligaba kumarano Murayadi qalbiga iyo Maan qabaajiya thy cabduqaadir keyga ale ha ika xfd xaaji💋😍😘 Mrka kulana dhagesan insha allh❤️
@mohaago8057
@mohaago8057 10 ай бұрын
Heestan waxaan daawan jiray ama dhagaysan jiray 2011_2013. Waxan ka dhagaysan jiray meel internet ka laga isticmalo waxaa Habeen walba igaga bixi jirtay Lacag dhan 35,000SHS AH Oo u dhigantay 1.25$ waaga isma lahayn bilaash ba lagu dhagaysanaya heestan 😢😅❤
@nimcocali6649
@nimcocali6649 6 ай бұрын
😂,,😂😂😂
@waabarichannel6853
@waabarichannel6853 26 күн бұрын
1$ Markaas ahay 35,000shs
@nasabboy3580
@nasabboy3580 Жыл бұрын
2023 yaa bookhday heestaan😪
@mohaa10
@mohaa10 Жыл бұрын
me
@EBYAN5
@EBYAN5 Жыл бұрын
Me kkkk
@ahmeddayib423
@ahmeddayib423 Жыл бұрын
Xaaskeyga ayaan hadyad uga dhigey heestaan 10/5/2023❤🎉😢
@mohammedburala2777
@mohammedburala2777 Ай бұрын
❤❤
@FadumoAbdi-di7ri
@FadumoAbdi-di7ri Жыл бұрын
Xusuus maban ilawo heestan wxn dhegaysaneyey maalinkii uu meherkaygu dhacay seyigayga anaa aduunkaa ugu jecelhy 03/10/2019 malin sabti ah mnsh alaha mnta aleh wxu nagu irsaaqay 2 awlaada ilaahyow naga dhiga reerkii dhaqma ee dhisma❤❤❤❤❤❤
@aasiyo939
@aasiyo939 Жыл бұрын
M.a allow idin barakee❤
@CumarSahro
@CumarSahro Ай бұрын
Amin ale haydin barakeyo🎉
@cabdiqani1281
@cabdiqani1281 12 сағат бұрын
Ilahey ha idinka dhigo kuwa isku warrro😅
@mariama78
@mariama78 5 ай бұрын
Maan qaboojiya tahy qalbiyow 2024❤
@user-nu8yq7du8s
@user-nu8yq7du8s 4 ай бұрын
❤🎉
@saciiduk1101
@saciiduk1101 2 жыл бұрын
2010 bishii 8 aad la qaaday heestaan markaan imaaday south Africa xusuus gaar ah ii leedahay
@YaxyeDeeq-hk6wr
@YaxyeDeeq-hk6wr 2 ай бұрын
2024 some body is listening this song like ii saar ❤
@quruxsaninaadam9165
@quruxsaninaadam9165 Ай бұрын
❤❤❤ 2009 ehed hestan 🥰
@abdullahibulla
@abdullahibulla 8 ай бұрын
Heesihi hore horta dhirir badna oo mcna kuwa hada ayago labo daqiiqo ah yka dhameyo ku qabaneyso🥸😂😂
@karamoige5268
@karamoige5268 15 күн бұрын
What a amazing song.! Still listining 27/06/2024.!
@RidwanAbdi-wq6wl
@RidwanAbdi-wq6wl Күн бұрын
Heestan waxaan ku xasuustaa wiil 2021 ijeclaa balse anigu aanan jeclayn marki dambe wuu iga quustay wuuna guursaday inkastoo kala tagiin gabadhii waxaan urajeyn nolol quruxsan isaga iyo intii aan wakhti soo wada marnay ee hadana wakhtigu nakala fogeeyay😊
@hasannajiib4831
@hasannajiib4831 2 жыл бұрын
Weee 2021 dhamad kiisa wlhy heestan xusuus igalisay jah😿
@fartuunkhaliifsalaad
@fartuunkhaliifsalaad Жыл бұрын
Waywayyy 2023 12 January 09:38 yaa ila socda waana qamiis 😂👋♥️
@yooniscabdi6478
@yooniscabdi6478 Жыл бұрын
Ana ka mid ah😂
@AhmedHassan-gg1yv
@AhmedHassan-gg1yv Жыл бұрын
Heestani waa heesta kaliya ee aan jecelay inaan dhagaysto markaan mirqaamayo
@aymanmusic6721
@aymanmusic6721 Жыл бұрын
Xagaa murqaanka iyo heeskan waynu Ka siman nahay legendnow
@gumburahabankachannel4781
@gumburahabankachannel4781 3 жыл бұрын
"milgahaaga sharaftiyo muuqaaga jaahaa miisaama bilicdoo madhaafaan haweenbaad kaalinteedii mudantahay ". midho layaable!!!! weeye dee hadalkuna quraan maahee waa laqaldi karaa. keep going.
@Ferayarre_21
@Ferayarre_21 2 жыл бұрын
Ma dhaafan haween baa Amaanteedi mudantahee weeye pro
@mohamed.dawaco4072
@mohamed.dawaco4072 Жыл бұрын
Abdi khaliq iyo farxiyo Fiska dadkii Fankalahaa maxan inbadan heesahooda kuso raxeestay istill listen 🎤🎸🥰
@muusesiciidjire4609
@muusesiciidjire4609 4 күн бұрын
Heestan cwa wx dhagaysan 2024 july 8 xaliya safar ahay somalia io wadankyg u socdoH gulayst somalu wayn
@user-hx1rw8hd3m
@user-hx1rw8hd3m 3 ай бұрын
Dadaka 2024 dhagesta like l❤
@lameleylameley
@lameleylameley 2 ай бұрын
@CabdiJaamac-yf6dk
@CabdiJaamac-yf6dk 2 ай бұрын
Daydxwhx
@armaankhadar7091
@armaankhadar7091 5 ай бұрын
I'm in luvv this songg ❤
@abshir1m829
@abshir1m829 2 жыл бұрын
Yaa dhagaysanya 2022 is muuji
@xamdimuxumad5597
@xamdimuxumad5597 2 жыл бұрын
Wan kula joognaa
@guulwade3348
@guulwade3348 10 ай бұрын
Xasuus igu tahay heestan💔💔🥺
@IdirisHusen-gw9bm
@IdirisHusen-gw9bm 3 ай бұрын
Hestaan caadi maaha wan kahelay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@xamdimaxamed3068
@xamdimaxamed3068 Жыл бұрын
Midigtiyo 💍waxaa nahay👑 bidixdoo matanoo🗯😘
@micraj1232
@micraj1232 Жыл бұрын
Alahaa maxan kuxisay walashey igayar heskan ayan isladhagesan jirnay wa an yaryaren alow markale nakulmii
@usamearwax2999
@usamearwax2999 Жыл бұрын
2023 listening waqtigu arodbana
@AbdillaahiMaxamed
@AbdillaahiMaxamed Ай бұрын
Malin isniinaa. 27 /5/2024 ayaan tiktok ku arkey wllhi
@qfg1798
@qfg1798 Жыл бұрын
❤😊2013____2022 Xasuuso aan duugoobaYnin MidigtiYo waxan nahaY🖤 Bidixoo mataanee👑 MaamulkYgi nolozhow 💦 Kala maarmi maYnee🥀 Allow mawd inaga haY🥰 AIM Rabi haYnagu simo inago ah Mudane iYo Marwadiisa inzha Allah GuulaYso Wll labada daaroodba xata hadi AYnaan calaf isku Yeelan Wxd ahaanaYsaa Zxpka nolozhYdah iYo la taliYahaYga khaaska ah👑🖤😊❤
@jhonymasud6623
@jhonymasud6623 Жыл бұрын
2023 still listening 🎧🥰
@fariidmuuse6173
@fariidmuuse6173 Жыл бұрын
Nwibggd
@YahyeElmi-zr2qn
@YahyeElmi-zr2qn Жыл бұрын
5_ july _2023 dhgasoyaa
@mahirbwoy9753
@mahirbwoy9753 4 жыл бұрын
Shokana films hore usocda
@shokanafilms6576
@shokanafilms6576 4 жыл бұрын
Thanks walal mcn
@AishaFarax-ge4ck
@AishaFarax-ge4ck Ай бұрын
Midigtiyo wxaan ahay Bidixdoo maataanee Maamulkaygii noloshoo Kala maarmimaynee Allow mawd inagahay ❤❤ special words
@yuusufabdiomar608
@yuusufabdiomar608 Жыл бұрын
Yaa salam dhabti wa xasuus igu dheer
@HayatMawliid-px5uu
@HayatMawliid-px5uu 5 ай бұрын
15/1/2024😢🎉imtixaan diyaaris iyo heestan hben salasa soo galyzo😢wax kasto wangzn alle ha ina ziy0
@nimconimco9917
@nimconimco9917 2 жыл бұрын
AyyY taNi hees way dhaaFtay🥵😢
@iqlasali2297
@iqlasali2297 4 ай бұрын
29/2/2024 malin qamiis ah sacaduna ay thy 8:05 oo subaxnimo waxan u dhagesanaye ina u qado jaceylkeyga Apdalla💯yarabii calafkeyga iga dhig ma arag inta nola shaqsi ka wanagsan inta iga danbeso qoralkeyga aragto iso duceya inshallah marka is calfano wan kuso laban dona qoralkan hadu alle cimri iyo cafimad nasiiyo inshallah ☺️🙌🏽🙌🏽
@M9Ha-di8ou
@M9Ha-di8ou 3 ай бұрын
Ameen in.a
@NajaxCabdi-te2xv
@NajaxCabdi-te2xv 2 ай бұрын
Insha Allah inader alah hakugu simo from dhashii sheekh isaxaaq
@iqlasali2297
@iqlasali2297 Ай бұрын
@@M9Ha-di8ou mahdsanid wll 💯🙏🏼
@iqlasali2297
@iqlasali2297 Ай бұрын
@@NajaxCabdi-te2xv Aamin yarabii inshallah wll mahdsnid🙏🏼💯
@vanadiumtogettoseeing2sale739
@vanadiumtogettoseeing2sale739 Жыл бұрын
Maasha'allaah Tabaaraka Allaha Idin Xafido Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Mar Kasta Zakan kas Hadin Da'do Aamiin Aamiin Aamiin
@feisalhanad2943
@feisalhanad2943 Жыл бұрын
I remember this song flashback kills Amina I really miss you may you have long life where ever your
@mohamedbullale452
@mohamedbullale452 6 ай бұрын
01/13/2024 haben Sunday Minnesota jogaa waxaa so xasuusta heesta 2013 mar An dhigan jiray school al imra laba dhagax waxa wada dhageysan jirnay gabar aan wada soconay oo reer xmr bile ahayd ahayd aniga waxa degena xmr jadiid meel walba aduunyada joogta nolosha kuma xumeyso my ex
@mohamedabdidahir7947
@mohamedabdidahir7947 6 ай бұрын
2024-listening😢❤
@faatuushcankar8244
@faatuushcankar8244 3 ай бұрын
😮😮😊😂❤
@hamdagesey-sf5iz
@hamdagesey-sf5iz 6 ай бұрын
2024 still gold for me❤😢🎉
@AxmedFoodcade-ko8cb
@AxmedFoodcade-ko8cb 2 ай бұрын
2024 yaa ila dhageeysanaayo
@M9Ha-di8ou
@M9Ha-di8ou 3 ай бұрын
Sun 17/03/2024 .11.20pm Yaa walii dagesanayaa heestan ❤❤ Inta jacel laanta reply 😂
@ashrafibnuakram2269
@ashrafibnuakram2269 Жыл бұрын
2023 Sow adiguna sooma raadin Hestan Aadka u macaan Hadey Haa tahay like isaar
@realanimals5367
@realanimals5367 10 ай бұрын
Hees iyo badh ❤❤❤❤😊
@abdiyeyshahi8656
@abdiyeyshahi8656 Жыл бұрын
Old is gold 💛 ❤ 2022 ❤
@abdishakurdahirahmed2222
@abdishakurdahirahmed2222 Жыл бұрын
2022 who still listening 🎧
@halimaabdi6695
@halimaabdi6695 5 ай бұрын
Ayyy hestaydiiiii 🎉❤
@shamso3683
@shamso3683 2 жыл бұрын
Listening 🎶 👂 2022 jcylow 😢❤❤
@najmaazizmoh1047
@najmaazizmoh1047 8 күн бұрын
Who still listening 2024/7/04
@Hamdamo853
@Hamdamo853 6 ай бұрын
waxa nahay midigtiyo ❤bidixdoo matanee❤my husband 🎉 kuu xiisay in badan ❤😢
@user-uh5wr3ec4s
@user-uh5wr3ec4s 6 күн бұрын
Masha.Allh ❤❤❤
@user-rt8qj8vz1j
@user-rt8qj8vz1j 3 ай бұрын
Love ❤❤
@feysalhassan6133
@feysalhassan6133 2 жыл бұрын
Best song 🎵 ❤ listening 2022 may 23 at night 🌉 Tuesday
@najuosmaan4517
@najuosmaan4517 2 жыл бұрын
2022 may 26 night 12:33 am😴
@ruqiyosaciidomar5661
@ruqiyosaciidomar5661 Жыл бұрын
Xcgu6ewaskoiu
@seenmoha2492
@seenmoha2492 Жыл бұрын
Hestaan adbaan u jeclhy wajigey nh qof majeclaan mana aqaan sababtaas 😢😂
@Akram_Eprahim
@Akram_Eprahim 7 ай бұрын
11/December 2023 DhagaYsanooYa Qofaa JcYL Dhab ah U Qabaa 😢❤
@mohamedrisak
@mohamedrisak Ай бұрын
Who listen 2024 may 24😂
@nuuraadan9891
@nuuraadan9891 Ай бұрын
LISTENING 8/6/2024 SAACADA 3:23pm MAALIN SABTI AH HADAAD IGA DAMBAYSO LIKE IISAAR😢
@abdifatah__kaka__cade1128
@abdifatah__kaka__cade1128 Жыл бұрын
Wwwww! Superb 👏🔥🔥🔥🔥🔥♥️
@Camirdigalle
@Camirdigalle 2 ай бұрын
2024 still listinig ..........
@abdinasirali2257
@abdinasirali2257 4 жыл бұрын
Nio qoraalka iska sax waxan aad qortay iyo waay leeyihiin waa kala laba
@gumburahabankachannel4781
@gumburahabankachannel4781 3 жыл бұрын
"inta kaa maqan walaalkaa maskaxdisay kujirtaa". halka qaladkaa aduu sax oo sheeg hadii kale dhacsanoow buuq loomabaahnee, nabadgalyo
@hujaleabdirahman9156
@hujaleabdirahman9156 3 жыл бұрын
Niyajabka kadaaa dadka.waxi qaladka ah ayarko usheg
@ayaanlemohamud3024
@ayaanlemohamud3024 2 жыл бұрын
😁😁😁😁😁😁😁
@qaalidxasan8884
@qaalidxasan8884 2 жыл бұрын
farxiyo fiska cabdi qaliq m sirad ereyada hestan inaba cadimaaha masha allah
@MaxamedAbshir-xz8zq
@MaxamedAbshir-xz8zq 23 күн бұрын
Malin arbaca ah/19 /jun/2024 Dhagaysanaa xasuus
@user-bm2xk3xe3r
@user-bm2xk3xe3r 4 күн бұрын
8/7/2024 waan salamy inta iga dhambeyso 12:30ayan dhageysanoyaa malin isnin ah like ii saar hadii aad iga dambeysid 😢😢😢😢
@maryansayitali2699
@maryansayitali2699 Жыл бұрын
2023 daawana manqawo jiye tahay❤❤
@iqroali6519
@iqroali6519 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@user-pq3dl3ll9h
@user-pq3dl3ll9h Жыл бұрын
Hhhhmm🤣🤣🤣🙄
@farxiyaabdala6340
@farxiyaabdala6340 Жыл бұрын
🤪
@shamsumohamed
@shamsumohamed Жыл бұрын
Masha allah 2023 in friday night listening it's hold of the old farhia fiskaa and abdikhalikh
@Kingalonefreefire
@Kingalonefreefire 5 ай бұрын
2024 yaadhsgaystay
@mohamedabdi5979
@mohamedabdi5979 2 жыл бұрын
Heestii aan jeclahey
@pacifierboy
@pacifierboy 17 күн бұрын
2017still listening ❤
@mohaapdi3530
@mohaapdi3530 10 ай бұрын
2015 Upto 2023 still listening 🎧🎶 fav song❤
@abdirahmanbarays
@abdirahmanbarays 2 жыл бұрын
Heesta qoraalkeeda hadhuminin mudane inaad saxdo isku day ood qorto waxey kudhawaaqayaan fanaaniintu
@Waxkasta
@Waxkasta Жыл бұрын
Hadhumin af somali ma aha ee wax caafi ah qor
@abdikarimyasin7688
@abdikarimyasin7688 Жыл бұрын
Heesta qaybta danbe buu xoga khalkhalday dhib maleh
@user-uh2ur9ge6h
@user-uh2ur9ge6h Ай бұрын
4/6/2024 still listening ano broken 💔 😢
@dahirrooble7879
@dahirrooble7879 Жыл бұрын
Xasuus and illow bin iyo Jewi macaan leh and jooga Africa qesatan somalli /2/8/20013 XASUUS AND ILLOW BIN IYO JEWI MACAAN ANIGOO AH ardey dugsi serray dhigto ayan ka dhegaysne jirray Nokia terri on sirro haddan school ka soo neqdo ille xafadde katago ayaa dhegaysen jirray haddan waa /6/12/2022 XASUUS AND ILLOW BIN IYO JEWI MACAAN
@abdifataxfantastic7435
@abdifataxfantastic7435 Жыл бұрын
2017bishii 3 safar ban soomaliya u ahaa anoo kambala ka imi oo waliba yar
@FIIQAWI
@FIIQAWI 10 күн бұрын
2024 favorite music 🎶❤💯
@abdiwahabosman1923
@abdiwahabosman1923 6 ай бұрын
2024 listening
@mustafeyaxye3151
@mustafeyaxye3151 7 ай бұрын
2021 zxp ayuu uqaadi jiray jacylkiisa bayjka labaad ee heesta hadan way kaltgeen
@maanyuproductions903
@maanyuproductions903 2 жыл бұрын
This masterpiece will never get old🔥🔥👌 “maamulkaygi noloshow kala maarmi mayne Allow mowd inaga haay “ 🔥🔥 caleeyk
@ahmedgalab7734
@ahmedgalab7734 2 жыл бұрын
Q
@hazaandebaldoz1339
@hazaandebaldoz1339 5 күн бұрын
7/7/2024 Ayay ii daarnthy Xili habeen ah
@zuleikhaahmed7220
@zuleikhaahmed7220 2 жыл бұрын
Best love song ever!!! 💖💯💖
@Mohamed-hs8ml
@Mohamed-hs8ml 2 жыл бұрын
mowliid i QRO
@Mohamed-hs8ml
@Mohamed-hs8ml 2 жыл бұрын
dtygm
@mohamedhujale2359
@mohamedhujale2359 Жыл бұрын
@@Mohamed-hs8ml ¹1
@nugaalsaid513
@nugaalsaid513 6 ай бұрын
Hees taarikh igu leh waxaan soo xasuusanayaa 2011
@AxmedRuush-ly1ij
@AxmedRuush-ly1ij Ай бұрын
Y.dawanya 2024😅❤
@MaxamedMaxamuud-oe5bh
@MaxamedMaxamuud-oe5bh 3 ай бұрын
Xasuus hore listening 2024 ❤
@mohodinPliano
@mohodinPliano Күн бұрын
Midabkalaa qurxoon dumar muuuqalka......
@As-jk2cp
@As-jk2cp Жыл бұрын
2023 Still watching🤤💓
@aasiyo939
@aasiyo939 Жыл бұрын
😂😂
@cabdifataaxcabdiqaadir9014
@cabdifataaxcabdiqaadir9014 Жыл бұрын
Maasha allaah
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim Ай бұрын
Somalie 🇸🇴💯🥰💖🥰
@aliowsomo9421
@aliowsomo9421 2 ай бұрын
30/4/2024 Thursday nights in Minesota still listening ❤❤
@user-ts2jf9md1q
@user-ts2jf9md1q Ай бұрын
Heestn waxa daawanaa jire 20 12 😢😢😢❤❤😅😮
@abdirahmanmoh5801
@abdirahmanmoh5801 Жыл бұрын
08/05/2023 11:15 MAALIN ISNIIN AH AYN KU XADRAYNAYA HEESTAN
@user-uo7cz4vm6j
@user-uo7cz4vm6j Жыл бұрын
@salmaabdiasiisali4549
@salmaabdiasiisali4549 Жыл бұрын
Heestan 😩😂
@ayaanhaybe9399
@ayaanhaybe9399 Жыл бұрын
Remember ❤😩
@Amer.79
@Amer.79 3 жыл бұрын
3:28 bro halkaa aan ku saxo MOWRALI WAXAAD THY ❌ MURAN LA 'I WAXAD THY ✅
@fardosasaiid5614
@fardosasaiid5614 8 ай бұрын
2023😢🎉
@MohamedSamow70-s
@MohamedSamow70-s 2 ай бұрын
Still listening 😊2024
@user-horo
@user-horo 2 жыл бұрын
Xasuus reeb heestani qof isoo martay mar oo igu dheer ayay lamid tahay oo jeclayd heestan
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 3,4 МЛН
아이스크림으로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 54 МЛН
That's how money comes into our family
00:14
Mamasoboliha
Рет қаралды 10 МЛН
MEGA BOXES ARE BACK!!!
08:53
Brawl Stars
Рет қаралды 36 МЛН
Survival skills: A great idea with duct tape #survival #lifehacks #camping
00:27
FARXIYA FISKA & FUAD CADE ASHQARAAR
5:55
Waqal WStudío
Рет қаралды 9 МЛН
Isa Sheeg
11:33
Release - Topic
Рет қаралды 198 М.
FARXIYA FISKA IYO ABDULLAHI GOOF LAHASHO REMIX 2016
12:19
Deeyoo Media
Рет қаралды 866 М.
eid jama and kaltun bacado mahadnaq
9:58
mcbarry10
Рет қаралды 1,2 МЛН
CabdiNuur Allaale | Maxay Dantu Ciishay Wiiloo | With Lyrics
6:59
SHOKANA FILMS
Рет қаралды 75 М.
AHMED RASTA DARDAARAN HEESTI FARXIYO KABAYARE OFFICIAL VIDEO
7:12
Fanka North America
Рет қаралды 8 МЛН
Heesta Nimco Yaasiin iyo Cabdi Qaboojiye
6:06
Wararka Somalida
Рет қаралды 3,9 МЛН
아이스크림으로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 54 МЛН