ABDIRIZAK CARAB | DANEYSATO | New Somali Music Video 2021 (Official Video)

  Рет қаралды 1,146,502

Tusmo Films

Tusmo Films

3 жыл бұрын

FADLAN TUSMOFILMS SAAR SUBSCRIBE HADAAD NAGU CUSUBTAHAY
m.kzfaq.info?su...
FOLLOW US ON
TIK TOK: TUSMOFILMS
INSTAGRAME: TUSMOFILMS
SNAPCHAT: TUSMOFILMS
FACEBOOK:TUSMOIFLMS
WHATSAPP:2265060459
COPYRIGHT PROTECTED BY SOMIPP AND TUSMO FILMS 2020
MIDHAHA:ABDIRAHMAN CMC
LAXANKA :ABDIRIZAK CARAB
MUSIC : ADNAN MUKHTAR
CAMERA: ASAD QARNI
PRODUCER: JAMAL CADAAWE & ABDULLAHI KING
MANAGER: M.ABSHIR
want to support tusmofilms produce more high quality songs
paypal.me/tusmofilms?locale.x...
we constantly produce songs from your favourite somali artists
awale adan,isilaaji,kiin jamac,guled simba,faysal muniir,lafoole,maslax mideeye,ugbaad aragsan,khadrar silimo,mursal muse,maxamed bk,suldaan seeraar,lil baliil,king ck,wiz b,sharma boy,farxiyo kabayare,ilkacase qays, nasiib ali, maxamed kadheeri,ikran ozil,omaar bar bar,king jaceelow,maxamed biibshe,khadar keeyow,abdikariin ali shaah,ali zaki,saalaha sanaag,asma saban,fardiy fiska,xusein shire,xaawo kiin,zaki yare,xabad olad,deeqa ahamed,fartuun birimo,miss xiis,liibaan jig jiga,xariir ahmed,abdirizak carab,dalmar yare,ahzaab osman,hodan abdirahman,yurub geenyo,sahra kiin,abdirizaq anshax,dayax dalnuurshe,najiib alfa,ismail danan,ayana,asad faqdiid,tahliil yare,nimco migil,xayaad maydal,shaadiya sharaf,nadiira neyruus,deeqo afro,waayaha cusub,

Пікірлер: 380
@abdirizakcarabofficial3828
@abdirizakcarabofficial3828 3 жыл бұрын
Waxaan ka halkan uga mahadnaqayaa dhamaan qof kastoo heestan ka qayb qaatay gaar ahaan camera man azad qarni Studio Iyo dhaman Wallkay mohamed romeo Musician adnaan mukhtaar Abwaan Abdirihman cmc Abwaan Khadar casood Abwaan ismail pirlo Musician sarkhaawi rooxaanta #Abdiqanitusmo Iyo dhamaan shacabkii wakhtiga sugayay allah mahad leh
@khadarcasoodofficial5314
@khadarcasoodofficial5314 3 жыл бұрын
Nin aan ku faano ayaad tahay sxb guulayso 🙏
@mubaarigaltaaf5590
@mubaarigaltaaf5590 3 жыл бұрын
Oo carab seethy best song walahay hees tadu
@damiissong3733
@damiissong3733 3 жыл бұрын
Lengerd keep going
@zuhuurismeail5382
@zuhuurismeail5382 3 жыл бұрын
🤩🤩😍😍😍😍😍😍😍😍🥰🥰🥰🥰🥰hore usoco wllky
@mubaarigaltaaf5590
@mubaarigaltaaf5590 3 жыл бұрын
@@zuhuurismeail5382 Nice😍
@captainmo77
@captainmo77 3 жыл бұрын
Abdirizak arab+khadar casood+adna mukhtar+abdiqani tusmo= Hit makers legends is helay✊🕴
@zermullerxasan7804
@zermullerxasan7804 3 жыл бұрын
Danaystayaal inta ah liketa hayla dhaafina 😂👍👑
@abdinajibabdirahman9696
@abdinajibabdirahman9696 2 ай бұрын
Adaa ka kow eh I aamim😂
@sabirmohamedabdalla5305
@sabirmohamedabdalla5305 3 жыл бұрын
Wax qabad hal abuur leh hadal yar iyo howl badan muqal aan inaba caadi ugu tag Tusmo Films 👌👌
@sharmaakeabdimalik9122
@sharmaakeabdimalik9122 3 жыл бұрын
My big bro kabtada lama gashan karo fanki dhintay wakan kii nolaylaha Cod100% Laxanka 100% Music 100% Video clip ka 100% Keep going my brother
@iam_azaam10
@iam_azaam10 3 жыл бұрын
Ogu Dambeyn Wey So Baxdey Every Day Search Ba Dhihi Jirey 🎶 💜
@abdikadirmohamud6236
@abdikadirmohamud6236 3 жыл бұрын
Heesta Tiktok Somali da ogu shidan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@QARNISTUDIO
@QARNISTUDIO 3 жыл бұрын
Hambalyo walalkey abdi rizak markasta garabkaga ayan ahan doona Hadan nahay Bahda #QARNI_STUDIO THANKS TUSMOFILMS
@abdirizakcarabofficial3828
@abdirizakcarabofficial3828 3 жыл бұрын
Thanks my best fanaan camera man. Waxaad tahay laf dhabar
@momy1432
@momy1432 3 жыл бұрын
Dareen cajaba lahayd Dadbad u ahayd tusaale Abdirisaq carab waa socday Cod:100% Music:100% Muuqaal:100%
@kingromantic3506
@kingromantic3506 3 жыл бұрын
Woooow Heestan waqal Dheh Yaa heli kara😱
@promoteramooreofficial3434
@promoteramooreofficial3434 3 жыл бұрын
Daneysato best song 🤴. Al fanan abdirizakh Arab horay usoco Wallkey . Best camera man usoo baxay wadanka asad Qarni waad tagtay Lagend 🙏
@abdirizakcarabofficial3828
@abdirizakcarabofficial3828 3 жыл бұрын
Thanks wallo amore
@khadarcasoodofficial5314
@khadarcasoodofficial5314 3 жыл бұрын
Hees in badan la sugayay Abdirisaaq carab waxba lagama qaban karo bro horey usoco sanadkan waa sanadkaagiye 😱✌️
@MkXiddo
@MkXiddo 3 жыл бұрын
Hadii aaad danaysto ahayn ismuuji like😂😂🙌
@dayesomaliyoutube7108
@dayesomaliyoutube7108 3 жыл бұрын
ManShaLh Hees Kasto Oo adnan MukTar Uu TumaY Waa HEes Walhy Isasaran Adnan Muktar GO Forward
@idilmed4548
@idilmed4548 3 жыл бұрын
Abdirazaq carab lagend walahi best song keep going
@hanikoroow6534
@hanikoroow6534 3 жыл бұрын
This song cajiib wlhi xaqiiq keep up tosmo studio 🙌💓
@ayuubapdi4114
@ayuubapdi4114 3 жыл бұрын
Nice song🎶🎶tusmo films waxkaLe 👌abdirisaq Arab legend
@safiyoabdulhi5279
@safiyoabdulhi5279 3 жыл бұрын
Abdirisaq arab heesihisu wah kuwah daren leh bowe hore uso leyskamah heeso murti bah lalah yimadah somaliyeey 💓✌️💯
@cawomohamed6644
@cawomohamed6644 3 жыл бұрын
Wow nice song and one and only abdiqani tusmo hees baa ka dhacey
@akaafikc5047
@akaafikc5047 3 жыл бұрын
Daneysto maad Aheen💯 Dareen cajabo la heed💯 Dad baa u Aheed tusaale 💯 Big fanaan Abdi risaaq carab💯 Laxanka💯 Music 💯 Codka💯 Style💯 Camerada💯 Location💯 Keep going lbx🎤💯✌🏆
@sayidgurayfaarax1483
@sayidgurayfaarax1483 3 жыл бұрын
Abwan cmc abwaanka da,da yar hore u soco sxb adnan mukhtar iyo abdirisak arab dhamantiin guulaysta
@beegziofficial2581
@beegziofficial2581 3 жыл бұрын
Tusmo flims keep going hawshu hasocoto🥰🥰🥰 C/risaq arab legend🥰🥰🥰
@istahilomerabdilahi111
@istahilomerabdilahi111 3 жыл бұрын
Hesti ugu horaysay 2021 the best fanan da yar cod halasiya leh keep going bro ✌️
@cabdicasismusic9530
@cabdicasismusic9530 3 жыл бұрын
HorTa SomaLi Ma Ahi Miya HaL Like isaar Wll🙏
@ismailpirlo9392
@ismailpirlo9392 3 жыл бұрын
Heestii Heesaha eryatay Ibnu Arab good Job Bro 🦁👏🏾
@azizhadi9375
@azizhadi9375 3 жыл бұрын
Grâce à ton partage awaleh merci frr
@sakneyms1214
@sakneyms1214 3 жыл бұрын
Song = 100% Music = 100% Style = 100% Video = 100% Alfa mabruuk A. Arab 💕
@Hotho-kaaYa
@Hotho-kaaYa 3 жыл бұрын
ApdiriZak Carap Daymo QuruxLaad Lahayd✌😍
@fatah684
@fatah684 3 жыл бұрын
Hothoy kkk
@zamiiraziciid5323
@zamiiraziciid5323 3 жыл бұрын
Woooow hees iyo badh inaanka gaadhsiyaa 1m 😘🥰
@maxamedkhadar8740
@maxamedkhadar8740 3 жыл бұрын
Geedka Christmas ka ee dhawr jeer muuqalka ka danbeeyo in layska jiro ayay ahayd maaha wax fiican heesta sideeda kale way u socotaa
@hassanozofficial1589
@hassanozofficial1589 3 жыл бұрын
DANAYSATU MAAD AHAAY 😥 DAREEN CAJBAAD LAHAYD 😍 DADBAAD U AHAYD TUSAALE 🎆 DANTAADANA WAAD TAQAAN 😋
@nimcocabdi2597
@nimcocabdi2597 3 жыл бұрын
Alle hakuu barakeeyo cod kaaga wllo mcn💯
@Motivmomentum1
@Motivmomentum1 3 жыл бұрын
heestan waa laga jiifa nio ninka haloo kaco
@tahliilromantic3462
@tahliilromantic3462 3 жыл бұрын
Heestaan qofkii jecel hore soo maray lee daremi karo hit 💥💥💥💥💥💥
@zamirck4765
@zamirck4765 3 жыл бұрын
Qofkii ugu horeeyey ee dawaada Ahay 🤩😜😎
@maryanabdi4343
@maryanabdi4343 3 жыл бұрын
Qofkii ugu horeeyey ee dawaada ahay
@zamirck4765
@zamirck4765 3 жыл бұрын
@@maryanabdi4343 Yeah
@hassankaafi5220
@hassankaafi5220 3 жыл бұрын
Saas waaye bro wixii dansto ah karbshkaan. Ha qaatan
@abdimohamed7425
@abdimohamed7425 3 жыл бұрын
💯Bro of mine A/risaq arab keep goin🔥 bro im proud of u this song is another💥 level. Oui frère a moi♥️ abdirisaq arab allez avance. Frr je te fière ce chanson est formidable frr et c'est d'autres🥰🤷‍♂️ niveaux really réalité. Najiib waalayabay shpe ee iixayaadna boaorow⭐🙏💯🤷‍♂️♥️
@cabdicasismusic9530
@cabdicasismusic9530 3 жыл бұрын
HeezTa 1MiLLion GaadhsiYaa Gaashii idin DhashaY Wazee Upth¡RizaCk Arab Big Legend😍✌️
@kaaysworld4038
@kaaysworld4038 3 жыл бұрын
Yaa Salaam! Love this ❤️
@mukhtarahmed3102
@mukhtarahmed3102 3 жыл бұрын
Heeestan africa dadka oo hurdaa lasoo galiyay lkn one million way xidhaysa
@djhamse655
@djhamse655 3 жыл бұрын
Adnan mukhtar the best musician keep going pro ✌
@mohamedromeo12
@mohamedromeo12 3 жыл бұрын
Shaqo badan ka dib we made it 👨‍💻 my brother abdirisaak arab #zarqaawi#asad qarni#ismailpirlo#adnaanmukhtar#tusmofilms hormar wacan dhamantiin brothers🙏🤴
@fatah684
@fatah684 3 жыл бұрын
Romeo wllkeen legend
@haayaahm3d36
@haayaahm3d36 3 жыл бұрын
Waad nagu raajiseen nio😂 so beautiful walhi keep going bro👏
@maryankaafiya3025
@maryankaafiya3025 3 жыл бұрын
Danayzato man ahayn Keep going pro
@qayzxaaji4803
@qayzxaaji4803 3 жыл бұрын
Hore u sco brokey Abdirisaq cisman haasan 🙏🏻
@itsnasira1853
@itsnasira1853 3 жыл бұрын
His voice hit me so hard💔💔💔💔💔😭❤❤❤
@naxariis2637
@naxariis2637 3 жыл бұрын
Yasalaaam horay usoco afanaaan ABDIRIZAK wakuwataaaaa lipaax
@Somali7792
@Somali7792 3 жыл бұрын
Abdirisak Arab go forward Legendary🔥🔥🔥
@realwarya8215
@realwarya8215 3 жыл бұрын
niinkan Yari Wuu Soconaya Qofka Hobolka Waxa Lagu Qimayen Kara Marku Fanka Socodkisa Bilaaba Sida Caruurtu MarkaY Socodka Baranayan Fanku Weeyan Marka Wuxu Ku Socod BartaY Mudo Kooban Manchalah Wllo Horusoco Runtii Kuma Garanayo Garasho aan Ku Garanaya Saas Kuma Lihi Lkn Fanku inkasto Wax Fiican Qofka Walalka Ku Soco La Dhaho aanu aheyn Lkn Fankaga Waanu Ka HelnaY aniga & Bulshada Somalida ahba Waar Sow Saas Maha Dee Somaliyey 🌟✌️
@user-qv1gb7mb2z
@user-qv1gb7mb2z 3 жыл бұрын
Aaad iyo aad❤️
@zuhuurismeail5382
@zuhuurismeail5382 3 жыл бұрын
Keep going wllky
@ahmedsaleebanahmetseki4
@ahmedsaleebanahmetseki4 3 жыл бұрын
Yes reallY
@englebanhassan9311
@englebanhassan9311 3 жыл бұрын
Waa runtaaa saxiib
@nourahassan2434
@nourahassan2434 3 жыл бұрын
Codkiisa cadi mahan Wow!!!!!!
@hamzequrbo6300
@hamzequrbo6300 3 жыл бұрын
Abdirzak Arab fanaan mustaQbal fanned leH
@kokeee_athe2907
@kokeee_athe2907 2 жыл бұрын
Dad baad u ahayd tusaale 🥺🤕 abdiarzaq carab big legend
@ilwaadqurux5
@ilwaadqurux5 3 жыл бұрын
Germany Frankfurt fanana uu soo baxay 😁😁 Ar abdi meel ka soo hese ani Maxa irebe 😁 Asda ani heesa waad iduba he 😁
@QARNISTUDIO
@QARNISTUDIO 3 жыл бұрын
Queen 👸 Ilwaad 🥰 warkaaga jiiro 🥰
@yaqinyusra1976
@yaqinyusra1976 3 жыл бұрын
Qofkasto oo xanun so arkay ayee kahadleysa heestana ya ila arkay 🤭🤭✌️
@xamdaahmed5822
@xamdaahmed5822 3 жыл бұрын
Qof kasto
@abdulbiihi6392
@abdulbiihi6392 3 жыл бұрын
Naagaha danaysatada ah oo intay heestan comment ka bixiyaan dhahaya like ii saar nacala ku wada yaal kkk
@RamloRamlo-kw4wf
@RamloRamlo-kw4wf 3 жыл бұрын
Ragu wa cadow giina is ilaaliya jileec daaya haladaneysto
@kafiyayasiin7986
@kafiyayasiin7986 3 жыл бұрын
@@RamloRamlo-kw4wf wax nool badtahay😍
@happyqueen5158
@happyqueen5158 3 жыл бұрын
Hhhhh hhhhh 😂 Allah berka
@RamloRamlo-kw4wf
@RamloRamlo-kw4wf 3 жыл бұрын
@@kafiyayasiin7986 daxweyna hablaha somaliyeed iguqaata difaaca gabdhow
@kafiyayasiin7986
@kafiyayasiin7986 3 жыл бұрын
@@RamloRamlo-kw4wf wakukaa hawsha halka kahay🤗✌
@yurubdahir3957
@yurubdahir3957 3 жыл бұрын
Deeqa magac jira❤💋
@farduuzmohamoutt8977
@farduuzmohamoutt8977 3 жыл бұрын
Dareen cajabaa laheyd Dadbaad u eheed tuzaale Hees iga dheh cod bu leyahay wiilka✅👈
@abasskhanbarrow482
@abasskhanbarrow482 3 жыл бұрын
Masha Allah abowe🙏❤🇸🇴
@c.caziizbidixo8946
@c.caziizbidixo8946 3 жыл бұрын
All the best Amazing voice and best music
@pretyysmile9923
@pretyysmile9923 3 жыл бұрын
Apdirzak caraB🔥 Danaysta maad aHaYn😱
@zubaydaofficial1718
@zubaydaofficial1718 3 жыл бұрын
Hees wax badan ayaan sugayay ❤
@najmotahliil6240
@najmotahliil6240 2 жыл бұрын
Wax kale iga dheh wah wah 😋 👌
@cabassamatarythtie
@cabassamatarythtie Жыл бұрын
Waaaaw esh calaa fanaan
@empiresaara9927
@empiresaara9927 3 жыл бұрын
Dareen cajabaad laheyd😍
@dailyxiin
@dailyxiin 3 жыл бұрын
*DanaysaTo maad ahayd !! 🎶*
@aadallaashraf5475
@aadallaashraf5475 3 жыл бұрын
Intii heestan ka heshay liketa ha ila dhafinina
@Avacado.A
@Avacado.A 3 жыл бұрын
This song will go viral Few days later insha allah
@Hzgghf
@Hzgghf 3 жыл бұрын
Zu Wild es wird rasiert 2021🔥🇩🇪🙏
@ifraaxmohamed4034
@ifraaxmohamed4034 3 жыл бұрын
Dantaada wa taqaan 😭❤️
@somaliarmy5328
@somaliarmy5328 3 жыл бұрын
I Love this song 😭🥺😱 He killed thesong 🕊🤷‍♀️😭💜
@bigw0781
@bigw0781 2 жыл бұрын
Yes he did killed it
@hunguridhubuq3275
@hunguridhubuq3275 3 жыл бұрын
Codkaa iGa Gadan wooooow 10/10
@ajtv6510
@ajtv6510 3 жыл бұрын
Legend ABDIRIZAK KEEP GOING BRO
@IzmailApeez
@IzmailApeez 3 жыл бұрын
SUgNaa dirEsLe 😊😊
@mubaarigaltaaf5590
@mubaarigaltaaf5590 3 жыл бұрын
Best song walahay my frend carab
@mahamedabdi5057
@mahamedabdi5057 3 жыл бұрын
Waa macha Allah sxb
@sakariyefarxaan20
@sakariyefarxaan20 Жыл бұрын
Legend guuleyso
@ahmatmoh8137
@ahmatmoh8137 3 жыл бұрын
Ciyalki hargeisa 🥰🥰 hore usoco
@abashaa4406
@abashaa4406 3 жыл бұрын
Bruder hore uu socoo cabdiraraq 💕💯👌
@Bintumrayama
@Bintumrayama 3 жыл бұрын
Mansha allah Horey u Soco Wll Tusmo Filims 👋
@Tusmofilms
@Tusmofilms 3 жыл бұрын
Thanks Rahma ❤️😘
@ubax.maxamadxasan3503
@ubax.maxamadxasan3503 3 жыл бұрын
@@Tusmofilms Anika love isaar.
@fardowsoali8652
@fardowsoali8652 3 жыл бұрын
Cod macan ayaa led a hay Walalkey hor usoco
@baabaahassan7
@baabaahassan7 3 жыл бұрын
Hees io badh👏
@abdirashidyare2250
@abdirashidyare2250 3 жыл бұрын
Masha Allah Sxbkay Alfanaan Abdirizaq Horay Usoco Sxb Guul Ayaan Kuu Rajayn
@mrallnew5032
@mrallnew5032 3 жыл бұрын
We love music 2021 👊👊
@lqjr7848
@lqjr7848 3 жыл бұрын
The best of the best 😭
@maraykanle7716
@maraykanle7716 3 жыл бұрын
Adnaan mukhtaar saxibkay qaliga wan ku bararujinaya saxiib 👏👏👏
@pharihaabdi3772
@pharihaabdi3772 2 жыл бұрын
Wlh wiilkan tiktok ku so arky halkaas ka tageri jiray lkin fanaan inuu yhy hda lee ogaaday codkiisa waa halaazi ♥️♥️
@mohamedabdullahi9308
@mohamedabdullahi9308 2 жыл бұрын
Legend reer Frankfurt sooran binu jawaan sxb kiis sln waaxid from Bosaso asxbtaadii reer Bad vilbel Germany hadadana Italy 🇮🇹 kaasoo salamaya libaax horay usoco adi iyo reerkaga quruxda bdn nooladda walaalayal
@clshakurcanada7943
@clshakurcanada7943 3 жыл бұрын
First song soo paxda 2021 ka yaa ila arkaaya ✌✌✌✌
@abdikayse1644
@abdikayse1644 3 жыл бұрын
Hees dagan iyo cod wanagsan 🔊🎹🎤🎶🎧
@xattomoh6157
@xattomoh6157 3 жыл бұрын
Legend wlhi✌️😁
@umubarwaqobilaan8957
@umubarwaqobilaan8957 2 жыл бұрын
Daneyste mad ahyn Daren cajabad lahayd yaa qalbi💔💘💔💔
@luckylayara8557
@luckylayara8557 3 жыл бұрын
WaLee Fanka z0maliyeed GeziyaaL ba uz00 baxaaYa💯
@abdirashidibrahin2629
@abdirashidibrahin2629 3 жыл бұрын
Hore usoco alfanan Abdirisaaq carab
@deeqa7129
@deeqa7129 3 жыл бұрын
Waaaaw waaW APDISAK CARAB HORAY USOCO HUNO
@shangax
@shangax 3 жыл бұрын
Waaw axsan hees
@mustafenorth8703
@mustafenorth8703 3 жыл бұрын
nice song abdirazak carab
@nasrudiincabdi318
@nasrudiincabdi318 3 жыл бұрын
I like song the best song Abdirisak Arab keep going pro
@fivestars2652
@fivestars2652 3 жыл бұрын
Hees 2021 ugu shidan
@abdalexoosh5729
@abdalexoosh5729 3 ай бұрын
Am listenig 2024❤
@yahyesalad9701
@yahyesalad9701 3 жыл бұрын
best song of year 2021 although is beginning of year but it will be best song of the year
Abdirizak Carab Duniyo Official Video 2022
3:59
Hawraar Music Production
Рет қаралды 491 М.
Smart Sigma Kid #funny #sigma #memes
00:26
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 6 МЛН
Я обещал подарить ему самокат!
01:00
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 9 МЛН
Sigma girl and soap bubbles by Secret Vlog
00:37
Secret Vlog
Рет қаралды 15 МЛН
ABDIRISAAQ CARAB | ITIXGALI DOOKHA | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
5:29
Waqal WStudío
Рет қаралды 212 М.
Riyaad Night & Abdirizak Carab
23:07
Fadumo Riyaad
Рет қаралды 54 М.
SAALAX SANAAG | CALAF | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
4:12
Saalah Sanaag
Рет қаралды 10 МЛН
ABDIRIZAK CARAB NAASH NAASH OFFICIAL VIDEO 2022
3:33
Waqal WStudío
Рет қаралды 834 М.
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 12 МЛН
Mar La’arag (OFFICIAL VIDEO )2021
4:22
GULLEDSIMBA
Рет қаралды 24 МЛН
ABDIRIZAK CARAB  WAN KAA HAN JABAY  OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
5:51
Abdirizak Carab
Рет қаралды 1,2 МЛН
Jaloliddin Ahmadaliyev - Erta indin (Official Music Video)
4:32
NevoMusic
Рет қаралды 2,8 МЛН
IL’HAN - Bir aida (official video) 2024
4:01
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 101 М.
Sevinch Ismoilova - Ustozlar qo'shiqlaridan popuri (Xorazmcha)
6:15
Sevinch Ismoilova
Рет қаралды 1,3 МЛН
Duman - мен болмасам кім? (Mood Video)
2:35
Duman Marat
Рет қаралды 231 М.
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 13 МЛН
Aq Koilek
2:51
Algyt - Topic
Рет қаралды 186 М.