ABDIRISAAQ CARAB | ITIXGALI DOOKHA | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024

  Рет қаралды 213,008

Waqal WStudío

Waqal WStudío

3 ай бұрын

Acting: Abdirisaaq Carab
Ereyada: Guleed Raygal
Laxaki : Abdirisaaq Carab
Music: Furinle
Camera: Idiris Dabcasar / Yonez Crown
Edited: Yonez Crown
Produced by
Afro - Waqal - Furinle

Пікірлер: 167
@WaqalStudio
@WaqalStudio 3 ай бұрын
Taleefoonka goortaan waceen tabayo sawdkaaga Waxaad siida iigu taabataa toban kun oo goore Oo ku tacadigaagaygu iigu filan taagsi iyo ciile Qalbigana inaan kaa tiraan kaaga tudhayaaye. Xiisuhu tan dhaaf noqoy naftaad meel fog kaga taale Oo tusaale waxa kuugu filan tawsta aan qabo'e Tacabkii xidhiidhkeena galay uma wacnayn tuure Kusoo noqo tabtii aad ahayd waan ku tabayaaye Ag joogaagu tamar buu ahaa lagu tanaadaaye Halkaad igaga toosnayd beryahan waa bar kuma taale Iga tiiri nacabkoo macaan hayga tagin qaali adaan taarka kuu soo dirtaye ii tixgali dookha Inkastoo naf kugu tiirsanayd kaa wax tabanayso Iyadoon turxaan iyo xumaan kaaga iman tayda Oo aad tiriigey ahayd tiirka noloshayda Maan garan waxaad tooyatiyo murankan soo taagan U dhis taalo iyo baan lahaa goob tilmaan wacane Tus inaad jeclaataan lahaa timo haldhaalaye Ku talaal dareen baan lahaa yaanay kaa tagine Adna talo fogaan ina badaad taminayaysaaye
@abdikadirnor8995
@abdikadirnor8995 3 ай бұрын
@SAMO-TALIYE
@SAMO-TALIYE 3 ай бұрын
❤❤
@BossNo-oy2kn
@BossNo-oy2kn 2 ай бұрын
😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊❤😊❤😊❤😊❤😊❤😊❤😊❤😊❤😊❤😊❤😊❤😊❤😊❤😊❤😊❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@user-yk5uy5je8v
@user-yk5uy5je8v 2 ай бұрын
Wlhi heesyan waxay soo baxday wakhti aan uu bahnaa the best sound
@Caaqil_lyrics
@Caaqil_lyrics 3 ай бұрын
Ma ihi qof dhawacan balse waxaan xiiseeya heesaha calaacalka ah alle ha u boogo dhayo inta qalbi jabka dareemaysa 🤲🤲🤲inta is jecelna allow calaf iskugu dar 🤲
@MA-qx6wf
@MA-qx6wf 3 ай бұрын
😭😭😭😭😭😭😭 anigaa wax dareemayaaa
@muuqsanproduction8438
@muuqsanproduction8438 3 ай бұрын
Laxanka heesta waxa lagasoo dheegay heesti Abdirakin iyo Juweeriya, adaan laan ubax ku yaal🎉 Ilasoo eega saxibayaal❤
@nimcocabdi-ij9vu
@nimcocabdi-ij9vu 3 ай бұрын
Malaha cabdi kariin cali shaahba laxanka saarey
@barcashorts8902
@barcashorts8902 3 ай бұрын
Rer Hargeysa ❤ Rer Muqdisho 👍
@HamseKhadar-sb5rf
@HamseKhadar-sb5rf 3 ай бұрын
@user-iy2cj6gq6q
@user-iy2cj6gq6q 3 ай бұрын
❤​@@HamseKhadar-sb5rf
@mumtaazabdirisaaq6242
@mumtaazabdirisaaq6242 3 ай бұрын
@raxmakaltuun1892
@raxmakaltuun1892 2 ай бұрын
@abdirahmandhagabadan371
@abdirahmandhagabadan371 3 ай бұрын
Congratulations 18 may somaliland ❤
@user-co2yy4di1n
@user-co2yy4di1n 3 ай бұрын
Thanks❤🎉
@yutubehaat8265
@yutubehaat8265 3 ай бұрын
Thanks brother 🎉❤
@AbdirahmaanAbdimahamoud
@AbdirahmaanAbdimahamoud 3 ай бұрын
Axmad wali furinle wlhi wuxuu inaga mudanyahay in taalo loodhiso❤
@Sacad.Official
@Sacad.Official 3 ай бұрын
Hestan markay gadho isbuc gudihi 100k please love ❤isara
@abaawn_caqlisame
@abaawn_caqlisame 3 ай бұрын
Inta la dhacday heestan halaydin arko😢
@user-no9pj2su8l
@user-no9pj2su8l 3 ай бұрын
Hestan aniga ayabay iga hadleysa 😢💔
@DeeqCali-jh9vv
@DeeqCali-jh9vv 3 ай бұрын
Abwaan guuled raygal cawale and c/risaaq carab hore sxb usocdaa weli ma dhawa❤ hayaankeennu
@inantaSomalilandkufanta7766
@inantaSomalilandkufanta7766 3 ай бұрын
Guuleed Reygal iyo Abdirizak carab legends❤
@SAMO-TALIYE
@SAMO-TALIYE 3 ай бұрын
Abwaan Guuleed Reygal hees wayn baad soo fasaxday ❤ .
@NaZteeHoUpthiraHmaNn
@NaZteeHoUpthiraHmaNn 3 ай бұрын
Fv song walhiE wxay so baxdey xili aan ku jiRoH xalaDaz 😭💔
@queenheart9707
@queenheart9707 3 ай бұрын
Sorry walal
@bilanmaxamed2322
@bilanmaxamed2322 3 ай бұрын
abdirisak carab waxad mooda inaad qalbigayga si toos ah uga dhex hadlayso 😢😢😢 thank you wllo ❤❤❤
@Lagayaabey
@Lagayaabey 3 ай бұрын
Wa layaabey c risaaq ❤
@zhsk9
@zhsk9 3 ай бұрын
Guuled raygal abwaan intiisa ka wayn 🔥🔥
@FaysalAbdi-xz1lg
@FaysalAbdi-xz1lg 3 ай бұрын
Clrisaaq carab fanan faniinta layey
@HamseKhadar-sb5rf
@HamseKhadar-sb5rf 3 ай бұрын
Telephone kaaga goortan wacee ☎️ Tabayo sowd kaaga📌🔐 Waxaad siida igu taabata🚫❎ Toban kun oo goore😭🙏 Oo ku tacadigaagu iigu filan🥺💔 Taagsi iyo ciile🤌🙏 Qalbigana inaan kaa tiraan❤😲 Kaaga tudhayaaye ✋😊 Xiisuhu tan dhaaf noqoy😢 Naftaad meel kaga taale😫😍 Oo tusaale waxa kuugu filan😁 Towsta aan qabe😭🙄 Tacabkii xidhiidhkeenu galay 😢 Uma wacnayn tuure❎✋ Ku soo noqo tabtii aad ahayd 🤌 Waan ku tabayaaye💔🌍
@ahmettshactiro7653
@ahmettshactiro7653 3 ай бұрын
Best song abdirisaaq arab
@ayaniitaosmaan6202
@ayaniitaosmaan6202 3 ай бұрын
Waw. Apdirisaq arab. And waqel 🎉❤
@Mohamedaydiid230
@Mohamedaydiid230 3 ай бұрын
Waqal studio layaab layaab ❤😊
@apkaomart2030
@apkaomart2030 3 ай бұрын
What a melody abdirezak Arap 🔥🌪
@aliayan4038
@aliayan4038 3 ай бұрын
Waxan xalay laaha baad tiir matan MashAllAh wllo hore u soco 😊😊😊thx you cawa uu diiray InshAllAh
@raxmakaltuun1892
@raxmakaltuun1892 3 ай бұрын
tacabkii xidhiidhkena galay uma wacnayd tuhune uso noqo tabti ad ahyn wn ku tabayaaye❤ agjogaagu tamar bu ahaa lagu tanaadaye halkad igaga tosnaynd wa bar kuma taale iga tiri nacabko mcn hayga tagin huuuno 🔥
@siman1we
@siman1we 3 ай бұрын
Waw ish calaa hees
@Abdillahi.Dsarte
@Abdillahi.Dsarte 3 ай бұрын
Abdirizak aeabka👌🐐😊
@DekmohamedmahadDekmohamedmahad
@DekmohamedmahadDekmohamedmahad 3 ай бұрын
Legend Cabdi Risaaq Carab is not Easy
@YTJ_CAROLE
@YTJ_CAROLE 3 ай бұрын
ABDIRISAAQ CARAB 🐐🐐🔥🔥
@HamseKhadar-sb5rf
@HamseKhadar-sb5rf 3 ай бұрын
Inkastooy naf kugu tiirsanayd Kaa wax tabanayso💔 Iyadoon turxaan iyo xuman Kaga iman tayda😢 Oo aad tiriigay ahayd Tiirka noloshayda 🌍😢 Maan garan waxad tooyatiyo Muranka soo taagan🥺 U dhis taalo iyo baan laha Goob tilmaan wacane😭 Tus inad jeclaatan laha Timo haldhaalaye🙏💔 Ku talaal dareen baan laha Yaanay kaa tagine 🤌❣ Adna talo fogaan ina badaad Tamaniyaysaaye 😫🤙
@AbdiRashiid-mg6fv
@AbdiRashiid-mg6fv 2 ай бұрын
Ax😭😭😭😭😭
@hayatcawale4595
@hayatcawale4595 3 ай бұрын
Alla qalbiga 😢
@jamacabdi7410
@jamacabdi7410 2 ай бұрын
Apti guuulayso alfanan abdirazak arab💪🎉🎉🎉
@khadarzaxane3548
@khadarzaxane3548 3 ай бұрын
MACalinka Codka wayi wlhi legend❤🎉🎉
@musaabdi3070
@musaabdi3070 3 ай бұрын
Abdirizak legend👍
@GuledAxdar
@GuledAxdar 3 ай бұрын
Layaab layaab wow🎉🎉🎉
@Sacaad
@Sacaad 3 ай бұрын
Talent man ❤
@mohamedkahin3671
@mohamedkahin3671 3 ай бұрын
Eesh qiyaska tacabkii xidhiidhkena galay uma wacaneen tuuree guleed raygal cawale waxa kale alle hibada hakuu barakeeyo sxb
@horijoogmedia
@horijoogmedia 3 ай бұрын
Abdirisaq keep going brother
@_iambruno
@_iambruno 3 ай бұрын
First ceesh cala hees🎉❤
@adnoabdirzaaq674
@adnoabdirzaaq674 3 ай бұрын
Heestan wey qarxaysaa anaa huba😢❤
@RumaanIbrahim
@RumaanIbrahim 3 ай бұрын
Ileen qarash ayaa galay dad badan ayee ma talaysaa😢
@RumaanIbrahim
@RumaanIbrahim 3 ай бұрын
@Rihaan712
@Rihaan712 3 ай бұрын
Abdirisak Arab❤
@najmaabdilahi-hn6qg
@najmaabdilahi-hn6qg 3 ай бұрын
Ayyy hesta hes way dhaftay wlhi
@claahi4095
@claahi4095 3 ай бұрын
Waxaan ereyo waa dhafeen 🥰👑👑
@najiibNimcaan-vn2vp
@najiibNimcaan-vn2vp 3 ай бұрын
Wow music 🎶 🎵
@KhadroKhaalid-po6fx
@KhadroKhaalid-po6fx 3 ай бұрын
Way hees dhaftay
@hipkayusuf
@hipkayusuf 3 ай бұрын
Woof woof caleeg🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@niciimaniciima9294
@niciimaniciima9294 3 ай бұрын
Clrisaaq heestan meelfogbad kadoontay❤❤
@Sacada.abdilahi
@Sacada.abdilahi 3 ай бұрын
hore usoco pro
@yasminhussein9256
@yasminhussein9256 3 ай бұрын
Woow❤❤❤😊
@gabyaaye3
@gabyaaye3 3 ай бұрын
What a song 😮😮
@jamilaali6416
@jamilaali6416 3 ай бұрын
Omg emotional song 😢💔
@binucase2168
@binucase2168 3 ай бұрын
Fanaankaygii
@abdiwasackaraamaproduction
@abdiwasackaraamaproduction 3 ай бұрын
WOW TAANII HEES DHAAFTAY
@cawoyar-fr8ft
@cawoyar-fr8ft 3 ай бұрын
tani hees way dhaafteyy Qalbiyada no dhowrA😭😭💔
@Lil_apdio
@Lil_apdio 3 ай бұрын
Guleed Raygal cawaale DhipanE jacyL😢😢
@juliajano4645
@juliajano4645 3 ай бұрын
😢😢
@FaysalMuniir-js8jb
@FaysalMuniir-js8jb 3 ай бұрын
Ahmedweli furinle ciiltire haday fanaaniintu bilad kusiinwaayen anaa bilada musica kusiinaya macalin
@SitinaamammadSitinaa
@SitinaamammadSitinaa 3 ай бұрын
Namati Tola❤
@user-ft1sl6zy5h
@user-ft1sl6zy5h 3 ай бұрын
Fananita fananga ujehlahay❤
@KhadarSaxardiid-dr6oo
@KhadarSaxardiid-dr6oo 3 ай бұрын
Reygal 📚✍️
@ShuceybMohamed-wg1gv
@ShuceybMohamed-wg1gv 3 ай бұрын
Ina arab+ ma'alimu furinle🙌
@sidiiqismacil5154
@sidiiqismacil5154 3 ай бұрын
U Dhis taalo iyo Baan lahaa goob Tilmaan wacane tus inaad jeclaataan lahaa timo haldhaalaye ku talaal dareen baan lahaa yaanay kaa tagin adna talo fogaan ina badaad tamaminaysaye😪😔
@UpdiRahman-df7ow
@UpdiRahman-df7ow 3 ай бұрын
Hees wakhtigeedii ku timi miss you more my mine ❤😢❤️‍🩹💔❤️‍🔥💘
@user-es5mz2fj3v
@user-es5mz2fj3v 3 ай бұрын
Itixgali doqa😢❤
@bilanmaxamed2322
@bilanmaxamed2322 3 ай бұрын
heestan 😢😢🥹
@maryanmxamed7270
@maryanmxamed7270 3 ай бұрын
Guuleed raygal tani qalbi hadal 😢
@israibrahim2011
@israibrahim2011 2 ай бұрын
Malaga yaabaaa in heesta fanaanka qaadaya ka turjumayso🤔🤔🤔🤔
@zuweydaahmed-pl5rw
@zuweydaahmed-pl5rw 3 ай бұрын
Arapkeena wooow❤❤😊
@user-dt9nn1ee6m
@user-dt9nn1ee6m 3 ай бұрын
Furinle axyaa musican
@y3bfilms504
@y3bfilms504 3 ай бұрын
🎉🎉
@SitinaamammadSitinaa
@SitinaamammadSitinaa 3 ай бұрын
Wow❤
@sahaltyga9933
@sahaltyga9933 2 ай бұрын
best
@Abdiwasa-ur3oq
@Abdiwasa-ur3oq 3 ай бұрын
Legend
@IstaahilCali-op1co
@IstaahilCali-op1co 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@cabdijaamac6968
@cabdijaamac6968 3 ай бұрын
Best song ❤❤ wlhi
@yasminyousufxusain3359
@yasminyousufxusain3359 3 ай бұрын
❤❤❤
@Omarlawz
@Omarlawz 3 ай бұрын
Sometimes music is medicine 🥺😢💔
@BoqorkaBacadka
@BoqorkaBacadka 3 ай бұрын
Waa. Fanan cusub. Miyaa kan 😮😂
@c.raxmaanmaxamed4280
@c.raxmaanmaxamed4280 3 ай бұрын
C.risaaq carab indero nin sacad muuse uun baa saa u raaxaysan kara 🦁👑🫡
@user-mq8hh6oq9x
@user-mq8hh6oq9x 3 ай бұрын
Waw❤❤❤❤
@user-rk1tq7cs4f
@user-rk1tq7cs4f 3 ай бұрын
Yanay ka tagin😭🥹
@ridwaanhaashi3174
@ridwaanhaashi3174 3 ай бұрын
nin lawaa
@maryanelmi-cw9jy
@maryanelmi-cw9jy 3 ай бұрын
Itixgli dokha 🥹
@Ixsaancarfoon
@Ixsaancarfoon 3 ай бұрын
😢 alla jacayl ima hyo lkin waa dreemyaa wakhtigy ku habooneed😢
@amaldhof9245
@amaldhof9245 3 ай бұрын
Hayga tagin huuuno 😢
@Munamusefarah
@Munamusefarah Ай бұрын
🎉
@XaliimoxasanAadan
@XaliimoxasanAadan 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤😮😮😮
@RumaanIbrahim
@RumaanIbrahim 3 ай бұрын
Talow c.rizaq qalbigyga miyuu ka war hayy💔😭
@farxiyocadaawe2117
@farxiyocadaawe2117 3 ай бұрын
9:10 29/4/2024 🥺❤️
@user-jx5km8mo6w
@user-jx5km8mo6w 3 ай бұрын
Congratulations 18 may and somaliland recognition ❤😂
@user-hj8sr4du5b
@user-hj8sr4du5b 3 ай бұрын
2024/4/28 Heestan😢
@AbdirahmaanAhmrd
@AbdirahmaanAhmrd 3 ай бұрын
Casimada iskadhal from #sool
@CRFATE
@CRFATE 3 ай бұрын
Goat 🐐 fanka ❤
@user-qc8wl1vf5p
@user-qc8wl1vf5p 3 ай бұрын
Siilkii hooyada baa laga tumanjirey
@CRFATE
@CRFATE 3 ай бұрын
@@user-qc8wl1vf5p maxa hooyaday ku cayaysaa wll
@juliajano4645
@juliajano4645 3 ай бұрын
😢😢
@mohamedabdirashid2733
@mohamedabdirashid2733 3 ай бұрын
Yasalam Heeskan Wa Olal ✌️
@maax221
@maax221 3 ай бұрын
TODAY I'M FIRST 😂❤
@HamdaAhmed-wb5hf
@HamdaAhmed-wb5hf 3 ай бұрын
Same😂
@apdiwaasac7585
@apdiwaasac7585 3 ай бұрын
Ax💔😢
@AhmedzakiCumar
@AhmedzakiCumar 3 ай бұрын
Fanaanku laacib tegayy waaye 😂😂
@almas8915
@almas8915 3 ай бұрын
Tolow hestan ma Aniga leyga sameye 😮😢
@zaybaqueen2691
@zaybaqueen2691 3 ай бұрын
KusO noqo tabtaad ahayd wan ku tabayayeh 💔😢
@hakimawi12
@hakimawi12 3 ай бұрын
TaN hees way dhafty 😢
@user-ub5no6ti5b
@user-ub5no6ti5b 3 ай бұрын
Tacabkii xidhiidhkeena galay uma wacynaym tuure ciisow😢
@MudalibAlcazal
@MudalibAlcazal 3 ай бұрын
ᴀʙᴡᴀᴀɴ ɢᴜᴜʟᴇʀ ʀᴀʏɢᴀʟ ᴄᴀᴡᴀᴀʟᴇ ʙɪɢ ꜱᴘᴇɴᴅᴇʀ ✅✍
ABDIRIZAK CARAB  WAN KAA HAN JABAY  OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
5:51
Abdirizak Carab
Рет қаралды 1,2 МЛН
ABDIRAHMAN NASRI - QOF KA NOQO ADUUNYADA OFFICIAL VIDEO 2024
5:33
Waqal WStudío
Рет қаралды 437 М.
Useful gadget for styling hair 🤩💖 #gadgets #hairstyle
00:20
FLIP FLOP Hacks
Рет қаралды 11 МЛН
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 7 МЛН
MUSTAFE KANTE 2024 | QALBI KULA MIDOOBO HAWEEEN | HEES CUSUB
5:01
ABDIRIZAK AKON - DHADHAN JACAYL (Official Music VIdeo)
4:40
Waqal WStudío
Рет қаралды 15 М.
ABDIRIZAK CARAB | HIBASHO | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022
3:45
Hawraar Music Production
Рет қаралды 2,7 МЛН
ABDIRISAAQ SICIID - RIYADAN KU QABAY OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
6:56
Waqal WStudío
Рет қаралды 149 М.
XUSEEN LABKA - NIN WEYN DIBAD LAMA DHIGAY - OFFICIAL VIDEO 2024
7:30
Waqal WStudío
Рет қаралды 30 М.
ROODA KAYF | BAL EEG | (OFFICIAL MUSIC VIDEO) 2024
6:02
Rooda Kayf
Рет қаралды 141 М.
MUSTAFE KANTE | QALBI KULA MIDOOBAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
5:01
MUSTAFE KANTE
Рет қаралды 1,6 МЛН
Aq Koilek
2:51
Algyt - Topic
Рет қаралды 186 М.
Kenjebek Nurdolday & Baller - sokpe#сокпе#сөкпе
3:10
Kenjebek Nurdolday
Рет қаралды 241 М.
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 13 МЛН
Umar Keyn - Ever 2024
3:10
Umar Keyn Music
Рет қаралды 304 М.
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
JAMAL & GANJA, ИРИНА КАЙРАТОВНА & КАЙРАТ НУРТАС - TUN (LYRIC VIDEO)
3:41
ИРИНА КАЙРАТОВНА
Рет қаралды 1,3 МЛН
IL’HAN - Bir aida (official video) 2024
4:01
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 101 М.