Aboufalah | Sirta ka dambaysa guushiisa | Somali mise…

  Рет қаралды 109,553

Waaberi Media

Waaberi Media

2 жыл бұрын

Ku soo biir janalkeena labaad: bit.ly/2GsnFsg
Facebook: bit.ly/2JycRdj
Instagram: bit.ly/2TPlYrR
Twitter: bit.ly/3mOR27D
Muqaalo ku qancin doona:
- Yurub iyo islaamka | Hagardaamo iyo tuugnimo: bit.ly/38fcIFI
- Veto | 5ta dal ee aan laga daba hadli karin aduunka: bit.ly/32bHdIX
- Namruud | Qofkii ugu horeeyay ee ilaahnimo sheegta: bit.ly/3etRaGD
- Alzawari | Hindisaha diyaaradaha drone ta ah ee falastiiniyiinta: bit.ly/35XTZMp
Waaberi Media Hoyga garashada iyo aqoonta...

Пікірлер: 215
@haaruunmaxamed3443
@haaruunmaxamed3443 2 жыл бұрын
Inta dhibatesan dhibatada Allah haka qaado aamiin isooqabo wll 😣
@hassanmacruuf2918
@hassanmacruuf2918 2 жыл бұрын
Amiin
@abdulrashiidhassan2215
@abdulrashiidhassan2215 2 жыл бұрын
Dadka dhibta kusoo kora waa dadka dhibta dadka kale fahma keep going waberi media
@aminaabdi6245
@aminaabdi6245 2 жыл бұрын
Alla yaa saas kadhiga raga qaar ee waliba isaga kawada da’ wayn oo KZfaq ka maalinwalba danbi iyo bili aaadam ay kumashquulaan mooyee rajo kale lahayn talow tusaale maka dhigan doonaan qofkii alle isku xidhi qacmahana hoorsada dantiisana udhabar adeega Mansha allah ilaahay cimri iyo cafimaadba ha usiyaadiyo❤️❤️
@abdiqadirmabrook3176
@abdiqadirmabrook3176 2 жыл бұрын
Zxp muqalkan maxan in badan sugaye. Haddan helay mahadsanid Waberi media.
@ahmadisse
@ahmadisse 2 жыл бұрын
Ku sali Nabigaaga Salaahu Calayhi Wasalam ❤❤❤
@hamseofficial3002
@hamseofficial3002 2 жыл бұрын
Scw
@luulaali3000
@luulaali3000 2 жыл бұрын
Scw
@faadumoaxmed9894
@faadumoaxmed9894 2 жыл бұрын
Scwscw scwscw scw scwscw
@realdreams9723
@realdreams9723 2 жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم.
@raxmoahmed8059
@raxmoahmed8059 2 жыл бұрын
MashaAllah wa Arin lugu farxo inta dhiban Ilahay dhibka Haka dulqaado aamiiin yaa rab Hasan Suleiman wa Somali anaa ka mid eh dadka asaga ku xiran waxaana gartay hooyadis hadiyad dahab uu ukenay hadalka iyo cilaanka mamoyinka somalida asalka eh u saarnaa ❣️❣️ Role model ❣️❣️
@kheerjecelmedia1059
@kheerjecelmedia1059 2 жыл бұрын
Asc walka kheerka jecel muraadkiina Allaha Idin saqiro Amiin yrp nasoo booqda insha Allah mahadsanidiin
@aasiyaibrahim5469
@aasiyaibrahim5469 2 жыл бұрын
ماشاء الله الله يحفظك ويطول عمرك يا أخي أبو فلة💥my role model ABO FALA💪
@yb1576
@yb1576 2 жыл бұрын
kzfaq.info/get/bejne/rteGhNhmycylYHU.html
@siidcumar5437
@siidcumar5437 2 жыл бұрын
@@yb1576 8uj
@AwedJR
@AwedJR 2 жыл бұрын
Somali mahan!!
@apdikareemi-chennel
@apdikareemi-chennel 2 жыл бұрын
kzfaq.info/get/bejne/l6mYm6ymrqfXo5c.html
@mariazuhuur7760
@mariazuhuur7760 2 жыл бұрын
😍😍😍
@ismailsmile9496
@ismailsmile9496 2 жыл бұрын
abdirahman waaberi waa Rag yaqaan dhalinyaradana inta horumar gaadhayna maamuusa inta aan weli meel gaadhina dhiirigeliya hadalkiisa keliyana noloshada bedelayo barakow walal malin uun adigana waanu kaa sheekayn sidaad noo dhistay noona dhiirigelisay ilahay jano hakugugu bedelo ❤️
@abdirahmanali7300
@abdirahmanali7300 2 жыл бұрын
Brow adna saas cml aan kuu rajeenaa inuu chanalkaada kuukala kaco insha Allah
@Kacaan_madia
@Kacaan_madia 2 жыл бұрын
Video gaan mudo badan ayaan sugaayey zxb wadna ku mahadsan tahay waxa u baahan in la taageero kuwa wanaaaga sameya alle haku xidiyo zxb
@nasramohamed2580
@nasramohamed2580 2 жыл бұрын
Dadalaa wuu garaa allah qayr ka haku sii hago , 🥰
@mohan146u
@mohan146u 2 жыл бұрын
m.a allow naga yeel kuwii kuguleysta nolosha aakhiro iyo aduunba aamiin
@realdreams9723
@realdreams9723 2 жыл бұрын
Mansha allah, Kalmada ah markaad qorayso dhameystir masuul
@abdilaahiabdirashiid8401
@abdilaahiabdirashiid8401 2 жыл бұрын
Maasha allaah waa shakhsi qalbi fiican dadka kudadaala inuu ka farxiyo maasha ilaahayna wuu jecel yahay dadka kafarxiya dadka masaakiinta ah ee aan waxba haysan
@m.farah07
@m.farah07 2 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad Abdirahman ❤
@____Cumar____
@____Cumar____ 2 жыл бұрын
Waxa jirta deeq ilaahay uu bixiyo taas oo ah inay dadka qaar ka mid ahi gartaan dadka kle ama qofka la jinsiga ah oo markaaba soo saara inta aan wiilkan ka arkay si buu somali iigula eeg yahay dhawr meelood marka aan ka eegay inuu somali u eekaan karana waa mid aan meesha laga saari karin.
@amincano9255
@amincano9255 2 жыл бұрын
اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم ١٠
@apdikareemi-chennel
@apdikareemi-chennel 2 жыл бұрын
kzfaq.info/get/bejne/l6mYm6ymrqfXo5c.html
@awmuse71
@awmuse71 2 жыл бұрын
Masha allah Alle ha sharfo noloshiisana ha barakeeyo, isaga iyo dhammaanteenba ☝❤
@MrAweys
@MrAweys 2 жыл бұрын
M.a waa muqaal aan inbadana kaa rajenaayey thanks bro
@realdreams9723
@realdreams9723 2 жыл бұрын
Mansha allah, Kalmada ah markaad qorayso dhameystir masuul
@Bashka001
@Bashka001 2 жыл бұрын
The one on only legend waaberi media
@shuwaykar4053
@shuwaykar4053 2 жыл бұрын
M.a waa arin lagu farxo ilahy ha barakeeyo
@geezigarerciise1948
@geezigarerciise1948 2 жыл бұрын
Mashalah Abu falah shaqsi ku dayasho mudan hadana Alxm 9m usd wa ururiyey 1m le dhiman m.a
@engabdihussein6258
@engabdihussein6258 2 жыл бұрын
So much thanks WAABERI media.
@abdirahman8954
@abdirahman8954 2 жыл бұрын
M.A Abdurahman Cumar.📽♥️▶️🔥Tnx__Dalabkaygii Waa Uu ii Fuliyay♥️♥️💯☑👍
@zaek_adde1276
@zaek_adde1276 2 жыл бұрын
Carabiga turjumaanta ah ayaba ishafiyay 👌
@qadarc1
@qadarc1 2 жыл бұрын
walaalka Ayaan ahay fursad isii isoobooqo Juhdi iyo waqti ayaan soo GALIYAY si AAN caawimaad kaga helo🥰🇸🇴 Mahadsanid🥰🙏
@zaek_adde1276
@zaek_adde1276 2 жыл бұрын
Kaliya dadka bahida kusokoray ayaaa garanakro qiimaha nolosha 👌😫
@maryanmohameddirie2043
@maryanmohameddirie2043 2 жыл бұрын
Mansha allah, allaha xafido Aboufala.
@yb1576
@yb1576 2 жыл бұрын
الله يحفظك يا اخي؟
@ramlaabdinurofficial8530
@ramlaabdinurofficial8530 2 жыл бұрын
mashallaah waan waayay ilaa hada qof arrinku guulaystay oo aan caqabad soomarin
@darulakhirah6094
@darulakhirah6094 2 жыл бұрын
ASC MASHA ALLAH jizakalah walaaalayal dhamaan 🤲🔑❤️ INSHA ALLAH DARUL AKHIRAH sido kale wuxuu idin so gudbinaya Muxadaroyin diini ah fadlan soo booqo kuso dhowow mahadsanidin🌍🔑.
@sharmaarke-Nabane
@sharmaarke-Nabane 2 жыл бұрын
Xasan Sulayman (Abu Falah)🖤🖤
@thestrongperson519
@thestrongperson519 2 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله الله يحفظك
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 2 жыл бұрын
Masha'Allah Waa Wiil Cajiib ah, Allaha Usiyaadiyo Xigmadiisa Saliimka ah👍💖👏
@khadarhassan4366
@khadarhassan4366 2 жыл бұрын
waa nin Wanaagsan ❤❤
@wllakpoi4143
@wllakpoi4143 2 жыл бұрын
Keep going poqortooyo 🧑‍🤝‍🧑🥰😇🖇
@realdreams9723
@realdreams9723 2 жыл бұрын
Mahadsanid waaberi media👏👏warbixin fiican ayaad noosoo gudbisay.
@mohaade7622
@mohaade7622 2 жыл бұрын
Masha Allah
@hoyodamac2083
@hoyodamac2083 2 жыл бұрын
Keep going sxb waan kuu salaamey
@cademuumin5554
@cademuumin5554 2 жыл бұрын
Waan kusalameye wilki kartida iyo samirkabadane guleso oomusliminta dhibtesan waxa uqabo guul mashala
@shariifoahmed6143
@shariifoahmed6143 2 жыл бұрын
Masha allah
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 2 жыл бұрын
Mashaa Allaah illaahay ha xifdiyo
@umumeyzxuseen5884
@umumeyzxuseen5884 2 жыл бұрын
Masha Allah abwe adna Allah ha ku wanajiyo KZfaq kaga insha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@cabdirisaaqyare43
@cabdirisaaqyare43 2 жыл бұрын
masha allah
@mohammedabdi8479
@mohammedabdi8479 2 жыл бұрын
Masha allh
@mohaali9817
@mohaali9817 2 жыл бұрын
Maash allah
@mohamudabdiibrahim9228
@mohamudabdiibrahim9228 2 жыл бұрын
Sxb adoo raaliya waxaa furmaayo dhawaan scholarship yada wadama badan sxb inaad ka soo hadasho kuwa ugu tayada badana soo qaadato ayan kaa sugeynaa i.a
@ogaalsidemedia730
@ogaalsidemedia730 2 жыл бұрын
Thanks
@hamseofficial7116
@hamseofficial7116 2 жыл бұрын
MAsha Alh
@ciisesiciidciise6675
@ciisesiciidciise6675 2 жыл бұрын
codkar cabdiraxmaan cumar maasha allah zxb
@engalibashirofficial8133
@engalibashirofficial8133 2 жыл бұрын
Walal hore u soco Masha baro
@hafsajama8084
@hafsajama8084 2 жыл бұрын
Masha Allah waan ku faraxsanahay walaal hassan guushuu gaadhay Allah haku xafido rabi haku barakeeyo Allah haku garab galo rabi hakula jiro ilaahay haku guuleeyo mar walba qof kasta oo Allah aaminsan kuna xidhana rabi ayaa Lajira oo garabkiisa ah dulmi wade kasta qofkaa daacadaa ayuunbaa ka guulaysanaya qof ilaahay ku xidhan nooLa kastoo nooLi waxba kama nusqaamiyaan waxna kama qaadaan qof kasta oo aduunka ku nooL waa Ladhibaa qof walba waa la imtixaamaa qof walba duruufaha adagi way soo maraan qofna sifudud ugama baxo qof walba casharo adag ayay siisaa nolashu qofna uma naxariisato qofna uma tudho qofna ma dayso nolashu dadka qiiray bartaa qaxar ayay bartaa guul daray bartaa adkaysi ayay bartaa sabir ayay bartaa calool adayg ayay bartaa orad ayay bartaa inaanay guushu fududayn ayay bartaa in jid dheer Loo maray bartaa in wax waliba da,daal rabaan ayay barta nolashu casharo badan ayay bartaa dadka qofna wuu ka gudbaa caqabadahaa nolasha oo siduu uga bixi Lahaa ayuu xalkeeda raadiyaa qofna wuu La kadeedmaa wuu La cadibmaa oo way ku adkaataa siduu uga bixilaahaa qofna siduu uga bixilahaa ayuu garan La,yahay qof kastoo arin ku adkaadaaba ilaahay ha baryo waqti walba rabi hatalo saarto Allah haku xidhnaado waa hubaal wax kastaaba way fududaan Anigu sikastoon xaalad adag ugalo sikastoon maalmo adag ugalo sikastoon duruufo adag u maro sikastoo caqabadaha nolashu iiga horyimaadaan ma rajo dhigo mana quusto mana niyad jabo abid mar walba waan calool adaygaa waxaan naawilaa haba yaraadaan haday doonaane marna kama hadho ,waxaan idinku dhiiri galinayaa inaad waligiin hore usocotaan waligiin ha isdhiibina guul darada ha isu dhiibina ha Laciifina ha rajo dhigina ha quusanina waligiin khaasatan waxay si gaara ugu socotaa dhiiri galintaydu dadka dhalin yaradaa een kamidka ahay Allah ha idinku xafido meel kastood ka joogtaan dunida (dhalinyaro) anigoo aniguba qof dhalinyara ah ayaa hadana qof dhalinyara hadii ay dhibi ku dhacdo waxaan uga naxaa si,aad iyo aada si xad dhaafaan ugu damqadaa dadka waawayni dhalinyarada uga nixin my dadkaygii dhalinyarada caalamka Allah ha ina sharfo dhamaanteenba Allah ha ina dhawro guulaysta waligiin qof waliba waa inuu sidaa walaalkeen hassan abu falah tusaale ugu noqdaa qayrkii iyo qayr ku xigihii iyo jiilka danbee soo socda ee soo koroya qof kastoo horumar Leh qof kastoo horu socod Leh qof kastoo isbedel Leh qof kastoo hadaf runa Leh qof kastoo dadka iyo dunidaba wax ku soo kordhinaya qof kastoo tusaale wanaagsan u noqonaya dadka qof kastoo tilmaam wanaagsan u noqonaya dadka dunida ayaa ubaahan mujtamaca ayaa u baahan bulshada ayaa u baahan waayeelka ayaa u bahan barbaarta ayaa u baahan waxa jira youtubers badan oo bulshada aan waxba ku soo kordhin dadka masaakiinta ah ee baahana aan waxba ku tarin walaalkay hassan wuu ka duwan yahay wuxuu ka mid yahay dadka raadka wanaagsan iyo saamaynta fiican bulshada ku dhex yeeshay sumcad aad ubaaladhan ayaad bulshada ku dhex Leedahay mawluhu haku karaameeyo inbadan waan ku amaanayaa shaqada ajarka iyo anfacaba Leh ee uu bulshada iyo aduun waynahaba u hayo Allah haku sharfo aduun iyo aakhiraba Allah haku ciseeyoo Allah haku maamuuso karaamo ku noolow walaal Liibaan ku noolow iyo farxad dhigaa ugu saree waligaa dhigaa ugu horee abid rabi haku garab galo Allah ha kula jiro waligaa walad saalixa weeyaan walaalkeen hassan ilaahay ayaa hadaynta bixiya iyo hanuunkaba hanuun ilaahay ayaad qabtaa wll baari ayaad tahay Allah haku barakeeyo iimaankana rabi haku siyaadiyo ilaahay haku quweeyo waligaa shaki kuma jiro inuu hassan yahay inan soomaaliya way ka muuqataa halkuu ka soo jeedaa waxaa Lagu garanayaa shax shaxada ka muuqata iyo fariidnimada iyo hawlkarnimada iyo firfircoonida iyo kartida iyo shaqo badnaanta iyo maskax badnaanta iyo caqliga iyo raganimada iyo garaad tognaanta sidoo kale waa sariix waa shakhsi daacada runta ayuu sheegaa mida kale waxa Lagu garanayaa dhiigii soomilada ayuu Leeyahay wuu ka muuqdaa dhiigii soomaalidu waxa cadaynaya tilmaamahaa aan soo sheegay dhamaantood wuu wada Leeyahay geesinimadii dadka soomiladana wuu Leeyahay waa geesi aan ka gabasho Lahayn dalkuu udhashay inuu qariyaa waa ikhtiyaarkiisa xor ayuu u yahay hadii uu sheegayo iyo hadii uu qarinayaba waa arin shakhsiya oo kaligii khuseeya balse hadii dadku waydiiyo inuu qariyo maaha waa inuu sheegaa oo uu waliba ku faanaa qofka uuyahay iyo dalkuu udhashayba sharaf mar walba dadkaaga iyo dalkaagaba walaal 💗👑💗👌🏻🔥👏🏻
@issaabdi9732
@issaabdi9732 2 жыл бұрын
VIVA wabari medhiya ❤❤❤❤❤❤💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯🧡🧡
@seynabyuusuf8106
@seynabyuusuf8106 2 жыл бұрын
Màsha alah
@amalismail7772
@amalismail7772 2 жыл бұрын
Aboflah amazing person
@Kuwiihorepodcast
@Kuwiihorepodcast 2 жыл бұрын
Keep going my prother
@gacanvic3083
@gacanvic3083 2 жыл бұрын
M.allah
@cabdicasiiscarab1525
@cabdicasiiscarab1525 2 жыл бұрын
Aqabadaha soomarey ninkan. Aney ihaystaan hada Allah iga saaro
@abdiqani581
@abdiqani581 2 жыл бұрын
Masha alaaaah
@engalibashirofficial8133
@engalibashirofficial8133 2 жыл бұрын
Walal hore u soco
@sumayoahmed1635
@sumayoahmed1635 2 жыл бұрын
Mansha Allah wiilkan in uu somali yahay qof walbo wuu fahmi karaa Abu flah 😊❤️🇸🇴
@laampepoy2361
@laampepoy2361 2 жыл бұрын
Bashar karaamaysan baad tahay wll Maalinba maalinka ka dambeeya in aan wax kàa faaidayo maahe kama baxo wll mcn 👊
@aminaawaberi3985
@aminaawaberi3985 2 жыл бұрын
Machaal machaal
@Halgan-Media
@Halgan-Media 2 жыл бұрын
Mashallah ku dayasho mudan
@uniqueperson6294
@uniqueperson6294 2 жыл бұрын
Waa soomaali aan biyo is marin💯%. Keep going pro.. 💪 ✨ 🧨👑👑💫
@amiir23
@amiir23 2 жыл бұрын
Pro I am Big Fan♥️
@cabdalemohamud917
@cabdalemohamud917 2 жыл бұрын
Aad u mahadsanty Wll
@firstthing9853
@firstthing9853 2 жыл бұрын
Legends
@guuleednaaji
@guuleednaaji 2 жыл бұрын
M.a waabari media go forward pro
@user-zm6iw9uf7v
@user-zm6iw9uf7v 2 жыл бұрын
اخ عبد الوحمن انا اشكرك على هذا الفيدو الرائع والمنتاج والترجمة الرائعة ولاكن على حد علمي انه ابوفلة ما واجهه عنصرية بشخصه او شكله الخ...، وانما كان يقصد بلهجوم الي كان يكبي منه زي ما انا فهمت طبعاً من تعليقات الناس السلبية في القناة على اليوتيوب وهذا الي تعب نفسيته في البداية هذا الي انا فهمته واكرر شكري على حتواك الرائع .
@faadumofaaraxmahad9259
@faadumofaaraxmahad9259 2 жыл бұрын
7pk
@harithturab
@harithturab 2 жыл бұрын
اي نعم
@hollaatme2991
@hollaatme2991 2 жыл бұрын
Halkanina waa waaberi media
@madadaalo6002
@madadaalo6002 2 жыл бұрын
Aboflah félicitations
@xasandeeq8231
@xasandeeq8231 2 жыл бұрын
Mar kale kasoohadal
@halimoiman4890
@halimoiman4890 3 ай бұрын
Asc wrb Walal dad Waxaa jira soomaalida u eg oo hadana aan ahayn soomaali Sida dadka loo yaqaani nubia oo dega Dalka masar iyo murutaniya iyo qaarka. Mid ah suudaanta marka Waa isku ekaan karaan dadka. Ha ku mashuulina wadanka uu u dhashtey haduu ka aamusy jisiyadiisa u daaya Waa qof mulim ah jzk Allah khayran
@AhmedMohamed-je5td
@AhmedMohamed-je5td 2 жыл бұрын
Hooyo Wllha Waa Janno
@halanesky
@halanesky 2 жыл бұрын
Inta dhibatesan alle haku dulqaado insha allaha
@goldkey1451
@goldkey1451 2 жыл бұрын
barbaarinta wanaagsan ee waalidki siiyay+ iyo uma samafalka waalidka iyo xasuusashada sadaqada hadii kuwan youtbrs ah ee wax aduun iyo aakhiro midna anfacayn soo kordhinayn ee hadal iyo ka sheekaynta dadka uun ku mashquulay talow tusaale ma u noqonays wiilkas yar.
@khaludizuldaan6893
@khaludizuldaan6893 2 жыл бұрын
💯💯
@sabriinsiciid4410
@sabriinsiciid4410 4 ай бұрын
Waa
@hodoali5714
@hodoali5714 2 жыл бұрын
Cajiib
@deikhassan8518
@deikhassan8518 2 жыл бұрын
🙏🙏
@macruufibnuzaid6932
@macruufibnuzaid6932 2 жыл бұрын
HORAY USOCO
@nihamcilmi5301
@nihamcilmi5301 2 жыл бұрын
M allah
@user-lx3um6ql6s
@user-lx3um6ql6s 7 ай бұрын
M.a❤❤❤
@dhindhiin3885
@dhindhiin3885 2 жыл бұрын
💕💖❤
@maxamedyusuf3397
@maxamedyusuf3397 2 жыл бұрын
Waa somali ama ethiopian laba waa mid
@nuurqays3206
@nuurqays3206 2 жыл бұрын
Aad baad umahad santahay abdiraxmaan barnaamujkan wan sugayney
@maanka305
@maanka305 2 жыл бұрын
Waxaan Soo gudbinnaa kheyrka Fadlan Nasoo booqda جزاكم الله خيرا 💔💯
@cabdicasiismavio3576
@cabdicasiismavio3576 2 жыл бұрын
Download ka fur wll waa iga codsi
@abdinasirabshir7876
@abdinasirabshir7876 2 жыл бұрын
Waa somali shaki kuma jiro
@abdifatahmuhumed8834
@abdifatahmuhumed8834 2 жыл бұрын
Walaal
@muuminchannel4304
@muuminchannel4304 2 жыл бұрын
Wllahaygaa somliyeed 1k subacribta wax yar iga dhiman igaarsiyaa waa codsi mahadsanidiin igarap isdaagan😭😭😭 😭😭😭😭😭
@pmcabdiqani2578
@pmcabdiqani2578 2 жыл бұрын
Guuleyso
@Zaara.genyo.
@Zaara.genyo. 2 жыл бұрын
Xasan waa wiil Yr geesinimo keny👊👑
@however9074
@however9074 2 жыл бұрын
M.a
@mohamedaligorgorkahaado99
@mohamedaligorgorkahaado99 2 жыл бұрын
Gacmo Wadajir beey ku goyaan
@Asli256
@Asli256 2 жыл бұрын
waa somali hassan
@awilahmed3692
@awilahmed3692 2 жыл бұрын
Wllo maanta jaamacadda wuu baran karayaa
@AbdiqaniomerAbdi
@AbdiqaniomerAbdi 2 ай бұрын
😮😮😮
@OgaalSaxan2023
@OgaalSaxan2023 2 жыл бұрын
M.a sxp barnaamij ka soo diyaari Blockchain iyo siduu u shaqeeyo
@had1070
@had1070 2 жыл бұрын
LKN XLAY WUU WUXUU XIRAY 11M+
Fikirkeygi Hore ee @AboFlah Oo  Is Bedelay -
18:22
Hosow Pro
Рет қаралды 322 М.
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 6 МЛН
Hackerska Ruushka | Wajiga qarsoon ee ciidamda ruushka | Waaberi Media
11:11
OOMAAR BARBAR OO NORWAY LAGU DILAY LIVE DAAWO
17:32
Mohamed Buskut Official
Рет қаралды 10 М.
КАЧЕЛИ ИЗ АРБУЗА #юмор #cat #топ
0:33
Лайки Like
Рет қаралды 4,2 МЛН
天使妈妈拍到了什么大家吓一跳?#火影忍者 #佐助 #家庭
0:23
Spot The Fake Animal For $10,000
0:40
MrBeast
Рет қаралды 134 МЛН
MrBeast Встретился С Сигмой😳 #shorts
0:48
a_ve_znali
Рет қаралды 2,8 МЛН