Mahadsanid Aboflah , Ahmiyada ay leedahay in dadka wax loo sheego .

  Рет қаралды 132,679

OGAANSHO

OGAANSHO

2 жыл бұрын

kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 468
@faizasamaara
@faizasamaara 2 жыл бұрын
Jazakallah ❤️🥰
@therealT0RONTO
@therealT0RONTO 2 жыл бұрын
@faizasamaara AYEYO Adna Meshan Miyad Jogtaaa 🤣🤣🤣🤣
@realzackabdi888
@realzackabdi888 2 жыл бұрын
Best youtuber in female Samaara 🖐♥
@realzackabdi888
@realzackabdi888 2 жыл бұрын
❤🖐🖐
@faizasamaara
@faizasamaara 2 жыл бұрын
@@therealT0RONTO ha 😂😂
@faizasamaara
@faizasamaara 2 жыл бұрын
@@realzackabdi888 shukrn
@haaruunmaxamed3443
@haaruunmaxamed3443 2 жыл бұрын
Inta murugeysan murugada Allah ha ka qaado aamiin isoboqo wll 😣😞🇸🇴
@amincano9255
@amincano9255 2 жыл бұрын
Xageen kasoobooqanaa
@ashahenna9390
@ashahenna9390 2 жыл бұрын
Amiiin Yaaarab
@MOHAMED-tt8mf
@MOHAMED-tt8mf 2 жыл бұрын
ilaahay haka dulqaado wll
@wllmaajidcade417
@wllmaajidcade417 2 жыл бұрын
Aamiin
@fatumaabdirhaman5542
@fatumaabdirhaman5542 2 жыл бұрын
Amiin amiin yaa rabi🤲🤲
@abdush5898
@abdush5898 2 жыл бұрын
Billion of stars✨ But moon is one Million of books📚 But Quran kareem is one☝️👍💓
@user-iq6rl3vz8l
@user-iq6rl3vz8l 2 жыл бұрын
Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor
@Mohamedali69411
@Mohamedali69411 2 жыл бұрын
@@user-iq6rl3vz8l Bilyan xiddig laakiin dayaxu waa hal milyan oo kitaab laakiin quraanku waa mid
@yaya_______boss
@yaya_______boss 2 жыл бұрын
سبحان الله (٣) الحمدلله (٣) لاإله الاالله (٣) الله اكبر (٣) لاحول ولاقوه الا بالله (٣)
@sharmaarke-Nabane
@sharmaarke-Nabane 2 жыл бұрын
كل بني ادم خطائون وخير الخاطئين التوابين🖤🥺
@user-dp1nv5wt5e
@user-dp1nv5wt5e 2 жыл бұрын
الله يهدينا ويهدي الجميع استغفروا ربكم إنه كأن غفارا 😭
@abdirahmansahalmohammed9207
@abdirahmansahalmohammed9207 2 жыл бұрын
aad iyo aad
@zamriyemohamed9596
@zamriyemohamed9596 Жыл бұрын
MASHALLAH ❤
@abdirahmankeisal9939
@abdirahmankeisal9939 2 жыл бұрын
Sheekh tanwaati ayaa yiri "Hadii aadan xaqa sheegi karin, baadilka ha u sacabo tumin " Rali ahada hadii an qalday xikmada
2 жыл бұрын
MAASHA ALLAAH ♥️ mahadsanid muslimiinta walaalkood guuleystaha dunida guul ayaan kuurejeynaa walaal
@abdikadirQulle
@abdikadirQulle 2 жыл бұрын
comment ku dhiigle see ku heshay ✅
@Abdimaaliki
@Abdimaaliki 2 жыл бұрын
@@abdikadirQulle iska ilaali ninkan see ku heshe mahanee waa kuwa KZfaq jabsadee
@abdikadirQulle
@abdikadirQulle 2 жыл бұрын
@@Abdimaaliki 100k iyo no vedio lacag muu bixiyay ninka
@Abdimaaliki
@Abdimaaliki 2 жыл бұрын
@@abdikadirQulle maya somali maba ahan ee waa hacker afka Somalia isticmalayo dadka comment qoralkoda so coppy gareye
@adoontiialle3162
@adoontiialle3162 2 жыл бұрын
@@Abdimaaliki mnsha allh nio caqli baa kugu duugan waan la yaabanaa lkn jawabtan bay u dhowdahay✅
@hawoadan3577
@hawoadan3577 2 жыл бұрын
MashaAllah omar waad ku mahadsan tahay fikerkaaga wanaagasan wiilkan aad ayuu u yar yahay hadii aad laxirir karto fahan sii wixii kamaqan
@abdusalaamridwaani9643
@abdusalaamridwaani9643 2 жыл бұрын
Bini aadamku waa qaldamaa abu falah waad mahadsanyhy maadaama aad qaladkaadii ka laabatay🌺
@okiisajiisi7476
@okiisajiisi7476 2 жыл бұрын
Omer inshaar sxb ssre dambigaaga allaah ha dhaafo . Maasha allaah sida aad barnaamijyada aadka uquruxda badan inooga soo gudbisid جزاك الله خيرا
@amincano9255
@amincano9255 2 жыл бұрын
اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم ١٠
@zamriyemohamed9596
@zamriyemohamed9596 Жыл бұрын
ALLAHU AKBAR MASHALLAH ❤❤❤❤
@zamriyemohamed9596
@zamriyemohamed9596 Жыл бұрын
Scw❤
@ahmedqadar6227
@ahmedqadar6227 2 жыл бұрын
Mashaa-Allaah,In Qofkastaa Uu Qaladkiisa,Haddii uu Ogaado ama Loo tilmaamo Oo Uu ka soo Laabto Waa Hanuun Allaah Kula Doonay.
@munamohamed6215
@munamohamed6215 2 жыл бұрын
Illhy Ajar ha siiyo inti waanisay oo baraaarujisay asigane qof wngsn waaye nin dhalinyaro ah ooo magaalada u kala kacsantahay sanadkan Inta badan ineey waano iyo maqlaan ma badno lkn asiga waa qaatay mnsha allh illhy wadada saxda ah haku sugo marwalbo diintiisane illhy kama fitneeyo.
@yahyamessi4059
@yahyamessi4059 2 жыл бұрын
Mashaalh sxb qli from Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤
@hodoali5714
@hodoali5714 2 жыл бұрын
Mansh allah tabarak raxman wlo qali mahadsanid alx muslimiintu waa isku muraayad sida uu nabigu inoo sheegey scw🥰
@ayaanahmed1547
@ayaanahmed1547 2 жыл бұрын
Scw
@kamalafnaan8703
@kamalafnaan8703 2 жыл бұрын
Subxanallah. Walalka Soo gudbiyay aqbartan, Jazakallahu qairan, Dad badan muslimin sheegta ayaa usacbiyay wiilkan Halaga kusugnaa oo ayagana Jahli ugeeyay, Qofka Muslim ka Haduusan garanaynin Maxaa Islaamka buriya Maxaa imaankada dhaawici Kara waa Musiibo wayn xataa haduu uu quraanka dhameeyo oo uu xaafid yahay Hadusan caqiido lahyn ama Toowxiidka Garanynin it’s a big problem, dadka islamka waxan kula talinaa Kutubta Caqiidada Inay Bartaan oo waqti badan galiyaan. Sida basic kutubta yar yar kabilaba, khud Caqiidatka, Uthuulu Thalatha. ilaa Kitaabu Towxiid, Xaqa Allah nagusugo Amin
@abdilaahiabdirashiid8401
@abdilaahiabdirashiid8401 2 жыл бұрын
Maasha allaah ilaahay ayaa xaqqa waafajiyey wallkeen abuflah madaama uu qaladkiisa qirtay hidaayada allaah ayaa haya qofkuu doonuuna siiyaa koleey waa wiil qalbi fiican sida uu umuuqdo sey ilatahay waxaa qaadey xamaasadda iyo sheydaanka rabbi hanaga qabto sheydaanka kiisa insaan ka ah iyo kan jinka ah Acuudu billaahi minasheydaani rajiim
@darulakhirah6094
@darulakhirah6094 2 жыл бұрын
Masha Allah jizakalah walalayal ❤️👏. INSHA ALLAH DARUL AKHIRAH sido kale wuxuu idin so gudbinaya Muxadaroyin diini ah fadlan soo booqo kuso dhowow mahadsanidin🌍
@fawsiyoali7685
@fawsiyoali7685 2 жыл бұрын
Masha allah brother 🙏❤ 🙏 ❤ 💙
@asmamohmoud12
@asmamohmoud12 2 жыл бұрын
Salallahu caleyhi wasallam. Wllo Omer Alleh haku xifdio aduun iyo aakhirbah
@ridwaanyuusuf7688
@ridwaanyuusuf7688 2 жыл бұрын
Jazakallh Cumar 🙏💯
@awmuse71
@awmuse71 2 жыл бұрын
Alle haku sharfo macalin, runtaad ka hadashay❤❤
@loveisbeautiful6494
@loveisbeautiful6494 2 жыл бұрын
Masha allah wax fcn aya samesay omar mar walbo qofka walaakaa ah waa loo sheekaa waxa aan wanagsaneen jazakallah adiga iyo inta qof ee ka hadashay arinta abo falah
@fakirmaii5914
@fakirmaii5914 2 жыл бұрын
أبو فلة نتيجة تربية سليمة
@farhiaayaanle1353
@farhiaayaanle1353 2 жыл бұрын
جزاكم الله خيرا و احسن الجزء💫💕
@umuosama2956
@umuosama2956 2 жыл бұрын
جزاك الله خيرا اخي عمر بارك الله فيك
@naniboy2835
@naniboy2835 2 жыл бұрын
Masha Allah ❤️ wll qaali shukran wax walba inoo Soo gudbiso mahadsanid
@user-wm6bl4jq9r
@user-wm6bl4jq9r 2 жыл бұрын
جزاك الله خيرا
@Bilecali-ko8vp
@Bilecali-ko8vp 2 жыл бұрын
Mahadsanid wall Omar inshaar
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 2 жыл бұрын
runti aboFlah wxow sameyay aad ufican inyar o qalad ah asago ogeen allah aya magaf ah runti wilkan wa dacad wana wil ey musliminta ku fanan mashallah jisakallah
@suldaanboy1555
@suldaanboy1555 2 жыл бұрын
Horay usoco My bro Omar INSHAR GO& AHEAD OUR MOTIVATION KZfaqR 😍
@ismaciilabdiqaadir1214
@ismaciilabdiqaadir1214 2 жыл бұрын
جزاك الله خير يا استادعمر
@cabqari07
@cabqari07 2 жыл бұрын
Mashallh allah u barakeeyo sadaqadiisa
@brotheranwarqalid2763
@brotheranwarqalid2763 2 жыл бұрын
Sax maqaldamo wa EEBE, Walaal waad mahadsan tahay👏
@abdallahabdurahman2288
@abdallahabdurahman2288 2 жыл бұрын
Omar Inshar mahadsanid pro
@somalilegend7588
@somalilegend7588 2 жыл бұрын
Allah haku xiftiyo bro adaaba nasteexeeye ah m.a
@kamaalgoodir1519
@kamaalgoodir1519 2 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad cumar inshaar
@qalbiifiye3832
@qalbiifiye3832 2 жыл бұрын
Tnx wll cumar indhaar
@onlysimple4023
@onlysimple4023 2 жыл бұрын
aad iyo aad ayaad u mahadsan thy walal omer inshar sida aad wax walba noogu soo tabisid ee aad wax walba uga qaybqaadatid kahadalkooda mar walba grabkaga ayaan ahaan doonaa❤
@maxamuudcabdisamed3493
@maxamuudcabdisamed3493 2 жыл бұрын
Mahadsanid boowe
@mohamedabdullahisamatar7216
@mohamedabdullahisamatar7216 2 жыл бұрын
Masha alah ogaansho
@sultanmoh1745
@sultanmoh1745 2 жыл бұрын
Dr Eyad Allah barakeeyo❤️🙏🏽
@abdikariimaliahmed1727
@abdikariimaliahmed1727 Жыл бұрын
Mataqaanaa
@user-ig9ix5qs6e
@user-ig9ix5qs6e 2 жыл бұрын
Masha Allah shukran wallka
@abdilaahiabdirashiid8401
@abdilaahiabdirashiid8401 2 жыл бұрын
Wall Ogaansho waadku mahadsan tahay sidaad nooga garab istaagayso iftiiminta xaqiiqooyinka kuwooda muuqda iyo kuwooda qarsoonba
@saciidsuleiman1355
@saciidsuleiman1355 2 жыл бұрын
Shukran ustaad aadban ugu kalsoonahay wararkaga
@quruxleydacida4860
@quruxleydacida4860 2 жыл бұрын
Masha Allah walalken omar aad u mahadsan thy sida waca wax.nogu so gudbisid
@maryanmohamed1386
@maryanmohamed1386 2 жыл бұрын
Thanks brother Omar Allah macak.
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 2 жыл бұрын
Subxaanalaah Allaahu Akbar illaahay Ayaan mahadleh Naga dhigay umad islaama Kuna qanacsan inaynu nahay sunni Waliba soomaaliya shukran OGAANSHO
@seynabnuur3020
@seynabnuur3020 2 жыл бұрын
Jazaaka allahu kheyr Alle hakugu abaal mariyo janatu alfirdowa alaclaa Omar adiga iyo reerkaada
@AbuZeyd
@AbuZeyd 2 жыл бұрын
Nabigeena Muxammad SCW wuxuu yiri ruuxii ku dadaala Inuu walaalkii muslimka ah caawiyo in Alle weyne uu u gargaarayo unu fududeeyo amuurtisa walal ilahey dartiis I caawiya isoo boqda kuna soo biira kheyrka kafaideyso wll qali 🙏
@cabdizaki7071
@cabdizaki7071 2 жыл бұрын
Scw scw scw
@Zuhurdoyow
@Zuhurdoyow 2 жыл бұрын
Diinta islaamka waa naseexo, qofka muslimka qaladka uu galay waa loo sheega wa lagu buraarijiya. Abofalah qaladkiisa wuu qirtay خير الخطائين التوابون
@AhmedMohamed-qf9zh
@AhmedMohamed-qf9zh 2 жыл бұрын
Amrida Wanaaga iyo reebida xumaantu waa xil saaran qof kasta oo Muslim ah sidaasaa Allaah na faray.
@sadiiqcali1195
@sadiiqcali1195 2 жыл бұрын
Salan sare inta badan shacabka jarkatura thanks bro
@zaahid9831
@zaahid9831 2 жыл бұрын
Mahadsanid wll arintaan qof somali inuu soomaalida usoo gudbiyo aad ayaan ujeclaa kadib markaan arkay abu falah geesinimadii qaladkiisa ooga laabtay iyo dadaalkii ragii usoo jawaabay , Dr iiyaad iyo cumar aal cawdah, adigaana noqday qof sameeyo saan rajeynaaye, alle hakaa ajar siiyo.
@abdirizak1234mohamed
@abdirizak1234mohamed 2 жыл бұрын
Masha allaah Shukran ustaad Wax badan Nafahansiisay
@ayaanmxmed4540
@ayaanmxmed4540 2 жыл бұрын
Mahadsanid walaal Cumar Allaha ku karaameeyo
@sadaamahmed70
@sadaamahmed70 2 жыл бұрын
Hadaanu nahay culimada tapliiqa loyaqaan dadka iyo iLaahay wan uso dhawynaa qofna cidlo ugama tagno Waxa jira maanta dad culimo waawyn ah oo hadii meel waxwalba lagu samynayo eegaya dhaafaya waana ayaan daro wayn
@cabdalemohamud917
@cabdalemohamud917 2 жыл бұрын
Ilaahyba inoo shegay waani waanadu way anfacaysaa waad mahadsanid Omar
@amiraturkish9307
@amiraturkish9307 2 жыл бұрын
Ilaahay hanawada cafiyo 🤲
@harunabdielmi5807
@harunabdielmi5807 2 жыл бұрын
Ma qaldame waa allaah , abofalah waa wiil qaladkiisa ka soo laabtay waana tusaale fiican
@mohamedaweys2630
@mohamedaweys2630 2 жыл бұрын
Maashaa Allah
@suhuuraxmed4761
@suhuuraxmed4761 2 жыл бұрын
Mahadsanid walaal xaqa sheeg waligaa ciiddii kudhaliisha muhiim mahaan
@cabdifatahoscar4405
@cabdifatahoscar4405 2 жыл бұрын
Masha Allah Ustaad
@Billowyare
@Billowyare 2 жыл бұрын
Thnk ❤ omar inshar
@mmuusemuuse5266
@mmuusemuuse5266 2 жыл бұрын
Thanks ustaad omar inshaar youtuberka ugu fiican somalida oo dhan allha ku barkeeyo nin aan isla wayneeyn hadda ka hor ayaan Facebook kala hadlay annaga oon aqoon isku laheeyn runtii waana isoo dhaweeyay msha allh cilmiga iyo cimriga allha kuuziyaadiyo thanks
@gadansholabel6401
@gadansholabel6401 2 жыл бұрын
Thanks @ogaansho
@abdulahiabdihussein5142
@abdulahiabdihussein5142 2 жыл бұрын
Masha Allah brother ✌ 🙏 ❤
@xasancadde5581
@xasancadde5581 2 жыл бұрын
Big respectfull the family of ogaansho 🙏❤🙏
@user-iq6rl3vz8l
@user-iq6rl3vz8l 2 жыл бұрын
Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor
@yacquubxirsi2041
@yacquubxirsi2041 2 жыл бұрын
Shukran
@adnan8395
@adnan8395 2 жыл бұрын
Thnks omar
@abuuaxmedcabdullahi672
@abuuaxmedcabdullahi672 2 жыл бұрын
M.a Allah haku xafido
@user-od6px3cl1y
@user-od6px3cl1y 2 жыл бұрын
جزاك الله خيرا جزاء
@cadirashiidxasanciid1198
@cadirashiidxasanciid1198 2 жыл бұрын
Masha Allah
@lula383
@lula383 2 жыл бұрын
Ma Shaa Allah. Mahadsanid. Hada qaar soomaalidu Ka mida waxaaba la dhahaa horey u soco. Iyo adibma police haram baa that. Dadku waa xor. Waana Arin Qatar oo la diidan yaha in waxa xu la Iska waaniyo
@amaalmakhtal8588
@amaalmakhtal8588 2 жыл бұрын
thnks ogansho ❤🙏
@jabibabaa4022
@jabibabaa4022 2 жыл бұрын
M.a alle qofku wanag iyo qayr ladoono waxuu fahan siiya diinka 🥰
@alamuddinmahamad8279
@alamuddinmahamad8279 2 жыл бұрын
Masha allaah
@cabdixafid1220
@cabdixafid1220 2 жыл бұрын
SUBXAANALAH 100 JEER WALXAMDULILAH 100JEER ALAHUUAKBAAR 100JEER LAAILAHAILLALAAH 100JEER AQRI WALAAL SI AD NAARTA UDU XOROWDO MALIN Kasto
@xaajiaadanproduction174
@xaajiaadanproduction174 2 жыл бұрын
M.a Allah yajziik Yaa akhiii
@engrcasanyo120
@engrcasanyo120 2 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad mar walba si aad wax noogu soo gudbinayso
@suldaanupthiali1325
@suldaanupthiali1325 2 жыл бұрын
Muqqladada isla marka notificationku iso dhaco isla markiiba waan soo cararr no Matter what you talking about keepgoing wllkay omar
@naimaboor5646
@naimaboor5646 2 жыл бұрын
Masha allah
@libanosman3531
@libanosman3531 2 жыл бұрын
Mashaa ALLAH wall dar ILAAHEY ayaan ku jeclahey ALLAH ku xafido wax badan baan kaa faa,idney
@adnaanibrahim7043
@adnaanibrahim7043 2 жыл бұрын
Mashlh 2daan beri muuqaalada joogto ayaad nooga dhigtay mahadsanid shp
@miskoo1333
@miskoo1333 2 жыл бұрын
Umada nabi mohamed salalahu calayhi wasalm umadihii hore waxay uga duwanyihin (الأمر بالمعروف والنهي عن المنكر )🙏🥰
@user-iq6rl3vz8l
@user-iq6rl3vz8l 2 жыл бұрын
Muxammad ✅ Maxamad ✅ Sallallaahu caleyhi wasallam
@miskoo1333
@miskoo1333 2 жыл бұрын
@@user-iq6rl3vz8l salalahu calayhi wasalam🥰🙏
@user-to2nw6jk3w
@user-to2nw6jk3w 2 жыл бұрын
He is hero guy iwill say to Aboflah keep going Brother❤
@ifrahmohamed5854
@ifrahmohamed5854 2 жыл бұрын
You Wright, Jazzka allaho khier,
@muxamad8022
@muxamad8022 2 жыл бұрын
Mahadsanid
@cadekacade535
@cadekacade535 Жыл бұрын
Waa mahadsanthy zxp
@nihanabdi4541
@nihanabdi4541 2 жыл бұрын
maşallah jazakallah wllky
@abdourahmanahmedhoussein5841
@abdourahmanahmedhoussein5841 2 жыл бұрын
Thanks walaalkay runtii waxbadan ayaan kaa faa'iday ilaahay hakaa jazaa'i siiyo
@abdirazaaqabdale2613
@abdirazaaqabdale2613 2 жыл бұрын
Horay u soco ustaad
@asmaabdoulwahab1325
@asmaabdoulwahab1325 2 жыл бұрын
كل بني ادم خطاء وخير خطاؤن التوابون
@Itsyoboishuaib
@Itsyoboishuaib 2 жыл бұрын
Assalamucaleykum brother jazakumullahu kheiran barakallahu feekum walaal sii wad dadkii youtuberska waa washeen somalida
@mohamedabdullahiisse6350
@mohamedabdullahiisse6350 2 жыл бұрын
Masha allaha masha allaha
@cr7skills737
@cr7skills737 2 жыл бұрын
LEGEND OMAR INSHAAR ♥️✌
@abdimohamed4773
@abdimohamed4773 2 жыл бұрын
كنتم خير امة اخرجت للناس تأمرون بالمعروف وتنهون عن المنكر وتامنون باالله بدون كلاهما لا خير لنا
@sahrafarah3527
@sahrafarah3527 2 жыл бұрын
Ma sha allah tabarakallah
@Kadiri191
@Kadiri191 2 жыл бұрын
Keep going brother inshaar❤️❤️❤️❤️
@samiiraxiirey4198
@samiiraxiirey4198 2 жыл бұрын
Mansha Allah tabaarakallah Hamigaaga illahay haku Rrumeyo Guuuuuuleyso markasta insha Allah markasta Alle haku dhowro aamiin yaarabi pic respect Keep going ❤❤❤👏👏👏👏👏🖐
Isla Hadalka  | Caqli iyo xikmad mise waali ? |
11:05
OGAANSHO
Рет қаралды 143 М.
New model rc bird unboxing and testing
00:10
Ruhul Shorts
Рет қаралды 24 МЛН
Пранк пошел не по плану…🥲
00:59
Саша Квашеная
Рет қаралды 4,9 МЛН
A clash of kindness and indifference #shorts
00:17
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 116 МЛН
50 YouTubers Fight For $1,000,000
41:27
MrBeast
Рет қаралды 191 МЛН
Xagey Ku dambeeyeen lacagihii Aboflah ururiyey?
12:31
DADWEYNAHA ,
Рет қаралды 198 М.
001 | Akhris ayatiin leh | fure dhan kasta ah
14:50
WAKHTI MEDIA
Рет қаралды 380
Qaab Sir ah oo Guul lagu gaaro | Xeelada Pareto 80/20 |
11:36
OGAANSHO
Рет қаралды 186 М.
19 JIr oo ISBAARO INTERNET U Dhigtay ELON MUSK
8:09
Hosow Pro
Рет қаралды 71 М.
New model rc bird unboxing and testing
00:10
Ruhul Shorts
Рет қаралды 24 МЛН