Qandho ayaan dareemayaa!! | Sidee tahay 7 ᴴᴰ┇Abubakar Mohammed

  Рет қаралды 36,276

Abubakar Mohammed

Abubakar Mohammed

4 жыл бұрын

Ha iloobin in aad subscribe dhahdid, si aad ula socotid muuqaal walba oo cusub.
kzfaq.info...
Wanaaga ayaa mudan in la faafiyo ___
Follow me on social Media.
Facebook: brotherAbubakar
Instagram: abubakar_mohamed
twitter: BrotherAbubakar
Snapchat: Abubakar-z
MAHADSANID

Пікірлер: 696
@fahadmukhtaar29
@fahadmukhtaar29 4 жыл бұрын
Masha allah dadka jacel abuubakar like isara wlhi tasaa been aheen aniga xitaa xaley waan xanunsadey qandho ayaa i qabatey waa jawiga isbadalayo waye illah hanawada cafiyo
@suheilamuhamedothman90
@suheilamuhamedothman90 4 жыл бұрын
Alx wn fcnhy adiga ilahy hakucaafiyo adiga iyo inta Muslim ah oo xanuunsan scw
@sahrocadey4850
@sahrocadey4850 3 жыл бұрын
Abubakar alahakucafiyo wanjeclahay inan fir sadomar walba inta xanuun san alahacafiyo
@MohCaato
@MohCaato 4 жыл бұрын
Allah haku cafiyo 😭😭walhi qalbiga ixanunay 😭😭adiyo add baan uga xumaday Scw Allah haku cafiyo adiga iyo intii muslimin ah aa xanusanaya😭😭🙌🙌Amiin Amiin yaa Allah 🙌🙌
@asturansal2676
@asturansal2676 4 жыл бұрын
amin amin amin
@maruunali5982
@maruunali5982 4 жыл бұрын
Aamiin
@fiinayismacil4932
@fiinayismacil4932 4 жыл бұрын
Aamiin aamiin yaa allha
@fiinayismacil4932
@fiinayismacil4932 4 жыл бұрын
Allah haku cafiyo
@fartunqalabside1024
@fartunqalabside1024 4 жыл бұрын
Alhamdullilah Allah ku caafiyo 😓😓😓dhamaan intii muslim ah Allah caafio inshallah
@narmeenegeh2767
@narmeenegeh2767 4 жыл бұрын
Asalamu Alaikum brothers and sisters in Islam.
@musamusacab8008
@musamusacab8008 4 жыл бұрын
Wacalaykumussalam
@Sidra_abdi
@Sidra_abdi 4 жыл бұрын
Alle cafimaad taam hakusiiyo wllkena xanuunka waan kuladareemeynaa allow inoocaafi wllkena Insha Allah Waad cafimaadeysaa Wll 💛 waxaa tahay hogaamiyaheena aan marwalbo aan wax ka faa iideysano cimri dheer iyo cibaado suuban aan kuurajeynaa
@faizasamaara
@faizasamaara 4 жыл бұрын
Ilaah haku caafiyo waliba si dag dag ah Insha allah 🤲🤲🤲🤲
@suadasad7988
@suadasad7988 4 жыл бұрын
Insha Allah
@razninadegan7044
@razninadegan7044 4 жыл бұрын
I.a
@kaltuncabdi1495
@kaltuncabdi1495 4 жыл бұрын
Alaxamdulilaa wllo Alle haku xafido
@hamze391
@hamze391 4 жыл бұрын
Allhe haku cafiyo amiin
@xamiidaousmaan7936
@xamiidaousmaan7936 4 жыл бұрын
ماشاء الله وان تعدو نعمة الله لا تحصو ها الحمدلله الذي بنعمته تتم الصالحات جزاك الله خيراً اخي ابوبكر الله يحفظك ويرضى عليك 😍
@faaiido-6158
@faaiido-6158 3 жыл бұрын
وان تعدوا نعمة الله لا تحصوها 💕
@maariyaabdi1235
@maariyaabdi1235 4 жыл бұрын
الحمد لله☝ الصحة اكبر نعمة نعم الله شكرا يارب يا ارحم الراحمين يامقلب القلوب ثبت قلبي علي دينك وعلي طاعتك
@nuurmuxudiincumar6638
@nuurmuxudiincumar6638 4 жыл бұрын
M.allah wll allah hku cafiyo cafimad taam ah بارك الله فيك شيخ أبوبكر محمد عمر أللّهم أرزق أبواب الجنة الثمانية اللّهم أمين
@scwatat6918
@scwatat6918 4 жыл бұрын
Haadaa kalaam saxiix weyjiran dad heysan intaa Ad soshegtay alx inta ba waan hestaa scw sh ihey haku xifdiyo intaa dad ka heysan ilaahey ha u gargaaro Aaaamiiin
@fardowsaqurux5506
@fardowsaqurux5506 4 жыл бұрын
جزاك الله خيرا شيخ أبوبكر محمد
@kifayachannel6357
@kifayachannel6357 4 жыл бұрын
ilaahay haku caafiyo sheeq abuubakar qofka muslinka ah waa inuu jirtaa sabab too ah ilaahay woo ku xasuustaa qofka aanan jiranin waa shaydaan
@sane_zz646
@sane_zz646 4 жыл бұрын
Walaahi wan kaxomahay ilahay hakocafiyo cafimadka waa shay muhim ah 🤲🤲🤲🤲🤲😥😥😓😓😓😓😓😓😓
@reesaaeedeandean3724
@reesaaeedeandean3724 4 жыл бұрын
😭😭this is beautiful lecture thanks bro
@sumeyaabdi188
@sumeyaabdi188 4 жыл бұрын
Allah hakucafiiyo wll qali cafiimad kher qaba Allah hakusiyo I.A Cafiimad ayan kurajena inbadhan Ilhun Allah hakaqabto😭😭😭😭😭Amiin ya Raabi👐👐👐👐👐👐👐👐👐👐👐👐👐👐👐👐👐
@deqoharuun1559
@deqoharuun1559 4 жыл бұрын
Sh.abubakar ilaheey ha ku siiyo cafimad sareeca Aamiin yaarabi
@kifahizaaq5226
@kifahizaaq5226 4 жыл бұрын
Masha Allah Shekh Abubakar Mohamed waa XaQiiQ Illhay ku xifdiyo
@narmeenegeh2767
@narmeenegeh2767 4 жыл бұрын
Allah ha ku xifdiyo walalkay abubakar ,Allah ha ku caafiyo Adiga iyo umada islaamka ee aduunka jooga, kuwii dhintay na ha uu naxariisto.😭😭😭
@iqrailyaas1039
@iqrailyaas1039 4 жыл бұрын
Alle ha ku caafiyo wll qali caafimad dagdag dambi dhaaf alle hakaa dhigo dhamaan inta muslim oo xanuunsan alle ha caafiyo insha allaah 💖💗💕
@user-yn9se5wx8c
@user-yn9se5wx8c 4 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله الله يشفيك ويشفي كل مريض
@ismahaanmohamed1605
@ismahaanmohamed1605 3 жыл бұрын
Ilaahay hakUcaafiyo wallaal Abubakar Aamiin Aamiin Aamiin yaarabe
@nimcoabdi4621
@nimcoabdi4621 3 жыл бұрын
Mansha allah alxam dulilah abubakar wllo allah haku xifdiyo
@qamarkoffi2287
@qamarkoffi2287 2 жыл бұрын
allah kucaafiyo shabubakar danbigaaga allahadhaafa kiisa hore kiisa danba cafimad dag dag ah allah kusiiyo allah dartiis ayaan kuu jeclahay allah nagu kulmiyo adun iyo aankhiro wllhi farxadada waa farxadeeda murugtada waa murugteyda caafimaad dag dag ayan yaan kuu rajeynayaashekh abuubakar mahadsanid
@farhiyasharif1903
@farhiyasharif1903 4 жыл бұрын
Allah kucafiyo Aamin ya rabi
@zahraaxmedcabdulaahizahraa5006
@zahraaxmedcabdulaahizahraa5006 8 ай бұрын
Alx wn fcnhy adiga ilahy haku caafiyo adiga iyo inta muslim ah oo xanuunsan scw😂
@salmaahnet7501
@salmaahnet7501 3 жыл бұрын
شكرا يا شيخ أبوبكر
@nashaadnashaad1459
@nashaadnashaad1459 4 жыл бұрын
Ilaahay caafimad taama haku siiyo adiga iyo inta xanunsan Allahuma Amen Yaa Rabbi 👏👏👏😍😍😍😍❤❤❤❤❤💚💚💚💚💚❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣
@Naieturre
@Naieturre 4 жыл бұрын
Dhibka nahaysta ayaa ah marwalba waxan eegnaa dadka naga sareeyaan markan hanti firinayno lkn ma eegno kuwa naga hooseyaa.Markad kuwa kaa hooseeya eegto markaas ayad arkaysa nicmoyinka ALLE(SWT)ku siiyey
@ubaxayaanbadan566
@ubaxayaanbadan566 4 жыл бұрын
Bismilaahi shaafii aqiii ilaahay hanookaa caafiyo ducadeena alaaah sweet hakuu aqbalo
@amalmire5627
@amalmire5627 4 жыл бұрын
Alle haku caafiyo walalkey aan alle dardii ujeclahay wllhi waa kula xanuun saday waayo waxaa tahay qof aan aad uqadariyo saas waaye caafimaad hadaa heesadid waa wax qaali ah allxamdulillaah adina alle caafimaad daama haku siiyo walal scw
@sofiyaabid9271
@sofiyaabid9271 4 жыл бұрын
Walaha warotada madarano faraxada an hasano ilahay hakuxifdiyo🤲🤲🤲💓💯💯💕
@sofiyaabid9271
@sofiyaabid9271 4 жыл бұрын
Ilahaya hakucafiyo wan kusodocanina 🤲🤲🤲🤲🤲🤲ilahay cafimaka hanosidadiyo amin😓😓😢
@daauudosman7135
@daauudosman7135 4 жыл бұрын
Wllky aad iyo aad ayaad umahadsnthy sida wanaagsan aad noogu faaideysay nimcada rabbi in loogu mhdceliyo jazakallahu kheiraa akhii alle caafimaad taaama haku siiiyo wlalyaal anna iisoo doceeeyo xoogaa xanuun xanuuna ayaan dareemayaaye
@ayaanabdiraxman5886
@ayaanabdiraxman5886 4 жыл бұрын
alle haku caafiyo adiga iyo intii xanuunsan inta cafidamd qabta alle ha usiyaadiyo aamiin yaa rabi scw
@nastehoyusuf199
@nastehoyusuf199 4 жыл бұрын
Alhmdulilaah 🙏 jazakalaah sheikh dhaman inta bukto Allaha caafiyo inta caafimaad qabtana Allaha u siyaadiyo Amiin Amiin
@salmayuusuf2424
@salmayuusuf2424 4 жыл бұрын
Sheekh abubakar sidiiq ilaahay baa mahad usugnaatay waan dareemikara qofxanuun sanaya allah caafimaad taama hasiiyo intii xanuunsan subaxii markaantooso anoo caafimaad qaba waxaan dhahaa ilaahayoow waakugu mahad adaan awoodaada ku waabariisanee ilaahay adna caafimaad taama hakusiiyo haa wlhy nicmooyin badan buu allah nasiiyay allah mahadleh thank you sheekh ♥️♥️🙏🙏👋👋
@haawaahmed9567
@haawaahmed9567 3 жыл бұрын
Alle hakuu rumeeyo wax walba oo kheyr ah abuubakar wll alle haidin xifdiyo adiga iyo cumar
@xaawodaauud3421
@xaawodaauud3421 4 жыл бұрын
Masha allha jasakallha khayr sheikh abuubakar allha kucafiyo
@razninadegan7044
@razninadegan7044 4 жыл бұрын
Ale hakucafiyo wllken qali I.a
@ama5974
@ama5974 4 жыл бұрын
Wll alle haku caafiyo waxaa tahay qofka wadada saxda itusay wll
@rumansalah7124
@rumansalah7124 4 жыл бұрын
Wan ilmeye wlhi 😢😢 WllQali kheir Allah kusiyo makoobi karno nimcaada allah Alxamdulilaah rabil caalamiin❣️❤️🥰
@sacdiaabdalla9415
@sacdiaabdalla9415 4 жыл бұрын
wcs wllkeena alxamdulilaah aad kuugu fcnahy wllo rabi cafimad taama hakusiyaadsho wllena amiiin😘 الخیر جزاك اللهُ‎
@halimasacdiya7418
@halimasacdiya7418 4 жыл бұрын
Allaha ku caafiyo wllkeey abubakar jasaakallaahu qayran
@wardaabuukar4086
@wardaabuukar4086 4 жыл бұрын
Allah haku caafiyo sheikh Abuubakar
@sahruujajama397
@sahruujajama397 4 жыл бұрын
Sheikhuna abubakar mohamed. Allah hano hacafiyo wan ka xumahay walahi ❤️❤️
@cayshoaadan5197
@cayshoaadan5197 4 жыл бұрын
Masha Allah 💖ilhy haku xifdiyo 🤲jasakalaah. Alhamdullilah
@rahmadais2522
@rahmadais2522 4 жыл бұрын
Scw scw scw Masha allah alle haku cafiyo she Abubakar wanku jeclahay alle dartiisa waxan kuu rajeynaa cafimad taaam ah insha allah 💝🥰🤩
@hanifarxaan1729
@hanifarxaan1729 4 жыл бұрын
Ilahay haku cafiyo sheq abubakar mohamed cafimad ka ilahay aya bixiya Allah waxan kuwey dinaya in uu ku cafiyo
@MissNHAH
@MissNHAH 4 жыл бұрын
Illahi hakucaafiyo abowe MCN I.a wankusoduceyneynaaa I.a walalahaga kuwi hoyadha dashay Bas maahan I.a wanficnaneysaaa I.a coz anaga hta walalkena aya tahay💞💞💞😭💞💞💞
@user-yr4nk9bb4o
@user-yr4nk9bb4o 4 жыл бұрын
Allah haku caafiyo abubakarow shukran
@xamdiina3565
@xamdiina3565 4 жыл бұрын
Illhy hku caafiyo akhii dambi dhaafne ha kaaga dhigo aamiin
@filsanchannel3487
@filsanchannel3487 4 жыл бұрын
xiliyada qaboobaha waa jiramiran amba hospital banka sobaxey alxamduliaah waa inmarkasta ladhaho sheikh jzkl kheyra
@barwaaqomustafe6079
@barwaaqomustafe6079 4 жыл бұрын
Mansha allah Illahay ha ku caawiyo wll Abu bakar. 😊😊❤️
@ismahanyuusuf9624
@ismahanyuusuf9624 4 жыл бұрын
ilhy swt ha ku cafiyo wll qlii wn ku soo ducaynayaa😢😢
@sharifaxassan2425
@sharifaxassan2425 4 жыл бұрын
Masha allah wllhi qalbiga ayaa iqashucay alle ku xifdiyo cafimaad ku siiyo alhmdulilah
@qqa300
@qqa300 4 жыл бұрын
Msh Allah ku caafiyo inshaa Allah waadcaafimaadeyn اللهم اشفي مرضانا ومرض المسلمين اللهم امين
@qqa300
@qqa300 4 жыл бұрын
Amiiiin
@fartuuncabduqadirfartuunca6581
@fartuuncabduqadirfartuunca6581 4 жыл бұрын
Aniga nimcoo yinka oo ilaahey isiyay wxa kamid ah qur aanka aan jecelhy suradan ugu jecelhy alxshri Fasirada sifiican mau aqani mar yutubka so gili wllkey qali ilaahey haku xifdiyo
@ShumeeyBbe
@ShumeeyBbe 4 жыл бұрын
Ilaah haku caafiyo wll alxmd
@suleqamuhamud8355
@suleqamuhamud8355 4 жыл бұрын
M.a sheikh Abubakar ilahi hakucafiyo Scw
@anisamoha6321
@anisamoha6321 4 жыл бұрын
Ilaaheey hakucaafiyo shiiq Abubakar
@sumeyaabdi188
@sumeyaabdi188 4 жыл бұрын
Wanficanahay Alx Adhigana Allah hakucafiiyo👐👐👐👐👐👐👐
@rowdah6972
@rowdah6972 4 жыл бұрын
Sheikh waaa runtaa wlh waqti walba markaan xanusado waxaan dhahaa cafimadka alle kusiyay ku siyey ku shugri alxadulilah ayaandhahaa hosbitalka markaan aado lugahya ayaan ku tagayaa irta an ku jiro hosbitala waaan iska oyaa waxan arka qofba qofka kle ayuu ka litaa adbaa lowada ildaranyahy salada kuwa saran kuwa gariyasha lagu rixayo markaan arko ayaan dhahaaa waxad shegataa waaaa danbi wlh aad baan u ilmeyaa aad ayaan igu duceyaa dadkaaas walalahya ah wlh alxamdulilaaah washygru lilaaaah yaaa allaaaah
@deeqomacalin1084
@deeqomacalin1084 2 жыл бұрын
Kaftankada wan kahelay wayo Waxaa tahay qof habiya masha alaah
@naciimonalka2469
@naciimonalka2469 4 жыл бұрын
Abuubakar alle hakaaga dhigo dambidhaaf alle haku caafiyo iyo inta jiran oodhan muslimiinta aamiin aamiin aamiin yaa allaah
@ayaandheehaayaandheeha4188
@ayaandheehaayaandheeha4188 4 жыл бұрын
Alle hu ku caafiyo sheekh abuubakar
@hanaabashiir3205
@hanaabashiir3205 4 жыл бұрын
Allaha ku caafiyo allahana kaaga dhigo dambi burburis xanuunka waxan moola ku waydiina caafimaad taam ah walaal abuubakar
@ashaaden4557
@ashaaden4557 4 жыл бұрын
Jazakallah kher
@loveisbeautiful6494
@loveisbeautiful6494 4 жыл бұрын
wlhi nimcada oo alla nasiiye mala soo koobi karo alla ayaa uku mahad naqeenaa mar walbo shugran yaa rabi
@fardowsocabdiali4756
@fardowsocabdiali4756 4 жыл бұрын
Mash Allah Allah haku cafiyo sh abubakar
@saidsaidhassan7854
@saidsaidhassan7854 4 жыл бұрын
Allaha kucaafiya wll.
@zamiraibrahim3501
@zamiraibrahim3501 3 жыл бұрын
Wll salaamu calay kum ilaahay ha ku xiftiyo sheekh abubakar muxamad
@naciimonalka2469
@naciimonalka2469 4 жыл бұрын
Scw scw scw maasha allaah sheeq abuubakar illaaheey haku caafiyo insha allaah 🤲🤲🤲🤲
@asmaabdulqadir5631
@asmaabdulqadir5631 4 жыл бұрын
Walaalkeey qaaaal barakoowa adiga iyo Sheeeq walaalkaaa ah waan farxaaa markaan arko oowada muxaadareenayo wlh farxad igabadato allow kucaaaafi ooonibarakeeeee
@asmamohamoudyousuf40
@asmamohamoudyousuf40 4 жыл бұрын
Alle ha ku cafiiyo sheekh abubakar
@najmojamal7573
@najmojamal7573 4 жыл бұрын
Allaha kucafiyo Shekh 🤲
@abdirisokramallah4245
@abdirisokramallah4245 4 жыл бұрын
Allah.haku.ucaafiyo😰😰😰😰😰👐👐👐👐
@sacdiyoxasan5292
@sacdiyoxasan5292 4 жыл бұрын
Masha alh alxmdulla sheeq Allaha ku caafiyo Aamiin
@mariaadaawe2447
@mariaadaawe2447 4 жыл бұрын
Alxamdulilha yaa alaah allhayow inaga dhig kuwa nimcadada ku shukriya mar walbo
@hibaqupdy5744
@hibaqupdy5744 4 жыл бұрын
Asalamu calykum walal qali Abubakar Allah kudowro kuna hifdiyo Runti mahadsanid walal qali Keep on doing good thing Allah will bless you inshallah MAHADSANID WALAL qali Allah dartis ayan kujclay MAHADSANID WALAL
@umurayanchannel6559
@umurayanchannel6559 4 жыл бұрын
Alxm jazakallah khayr
@imaanisse5621
@imaanisse5621 4 жыл бұрын
Allah kucaafiyo wllkey🤲🤲🤲
@fartuuncabduqadirfartuunca6581
@fartuuncabduqadirfartuunca6581 4 жыл бұрын
Mdax xanuunka oou roon yhay ilaahey hakugu cafiyo ilaahey nimcoo yinkiisa mlatirin karo oona siiyay aniga xita ilaahey wanka xishooda inaan wax weydiisto marwalbo wanku mahdiyaa alxamdulilaah wllkey
@nimconashaad1085
@nimconashaad1085 4 жыл бұрын
Abubakar Mohamed nolasha kuma xumeyso big respect ❤
@batuulaxasan5021
@batuulaxasan5021 4 жыл бұрын
Masha allh walal abubakar alle ku Cafiyo waan ku so doceynenadhaman inta xanuunsa ba
@hansarebanleyahy3006
@hansarebanleyahy3006 4 жыл бұрын
Allaha kucaafiyo walaal qaali ah kuligeen allaha nasiiyo caafimaad aamiin
@anzalcx7407
@anzalcx7407 4 жыл бұрын
Jazaakallaahu qeyr wllkeen ❤️❤️❤️
@ramiizahmed1001
@ramiizahmed1001 4 жыл бұрын
Maasha allah allah ku caafiyo insha allah
@aminaabukar5827
@aminaabukar5827 4 жыл бұрын
Allaha ku cafi wllkey cafimad tama alle haku siiyi insha allaah
@anzalcx7407
@anzalcx7407 4 жыл бұрын
Allha kucaafiyo wll waliba caafimaad aadhamaaneen insha allh ❤️❤️❤️😍
@xalimodahiradawe2133
@xalimodahiradawe2133 4 жыл бұрын
Mnsha allh wxd thy qof ilhy diin siyay ilhy haku xafido cfmd taam ayn ku rajynaya wllky qali
@taqwahayat8376
@taqwahayat8376 4 жыл бұрын
Hoyo ,Allah ha ku caafiyo hana ku xifdiyo. Try to plan to come to Toronto.
@xilwatiirow2040
@xilwatiirow2040 4 жыл бұрын
Ilahe haku cafiyo shiq abubakar Ilahe na haku xafido
@caishamahamuud7249
@caishamahamuud7249 4 жыл бұрын
Ilaah dartis aya ujeclahay sheikhan marka arko waba iska farxa
@nimoibro936
@nimoibro936 4 жыл бұрын
Alle ha Ku xifdiyo wlky abubakr
@ibraahimmursal3133
@ibraahimmursal3133 4 жыл бұрын
Sheekh Abuubakar Nashiidada aad bar naamijka kudaah furee sida magaceed
@Dr_bahjaa
@Dr_bahjaa 4 жыл бұрын
Wcs 💚 Masha allh 💚 Allhumdillh nimcada rabi na siiyay ma tiran karno allhumdillh calaa kuli xaal❤💚 Alhudillh wan fcnhy 💚 Ilhy cafimad taam ah ha ku siiiyo 🤲 Ilhy ha ku xifdiyo 💚 Jazakallh kher 💚
@faadumomaxamad7031
@faadumomaxamad7031 4 жыл бұрын
Allha ku caafsho walaal oo ku xafido cafimaad taama
@suusuucdey374
@suusuucdey374 4 жыл бұрын
Allah kucafiyo aad ayan kuu taageeraa wall qaali
@faridofilsan282
@faridofilsan282 4 жыл бұрын
Allah ku caafiyo hadaa naga xanunsan thy waxaye la mid thy anago xanunsan allah ku caafiyo
Raaxada Maskaxda (3) - Ku Raaxayso Noloshaadaᴴᴰ┇Abubakar Mohammed
36:46
Aramco | Sirta shirkadda shidaal ee ugu baaxada wayn aduunka!
6:21
Waaberi Media
Рет қаралды 30 М.
Can A Seed Grow In Your Nose? 🤔
00:33
Zack D. Films
Рет қаралды 30 МЛН
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 57 МЛН
Schoolboy - Часть 2
00:12
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 11 МЛН
Jaceelka Ugbaad Aragsan & Shiiq Abubakar Halayabin🤔
9:14
Illintir
Рет қаралды 71 М.
إلى متى رح تبقى موظف؟ | وجهة خطر
11:19
La Bentana
Рет қаралды 53 М.
النفاق والجهر بالمعصية !!
13:04
RandoMan+
Рет қаралды 446 М.
Axwaasha Qabriga | Cadaabul qabriga | Sheekh Abuubakar Xoosh
47:13
HANAQAAD MEDIA
Рет қаралды 29 М.
Hordhac - Ku Raaxayso Noloshaada ᴴᴰ┇Abubakar Mohammed
10:59
Abubakar Mohammed
Рет қаралды 20 М.