Abwaan Diana - Yaa ka shaqeeyay in shacabki

  Рет қаралды 116,883

HANOOLAATO

HANOOLAATO

2 жыл бұрын

Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato.com/
Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Fahad Yasin, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,

Пікірлер: 745
@jibriladam3896
@jibriladam3896 Жыл бұрын
Grateful for getting us this legendary Abwaan. She has determination, principled and great wisdom. Allow Soomaali badbaadi. Aamiin
@gaashaamotv
@gaashaamotv Жыл бұрын
Ayaanle Marlabaad iyo Mar sadexaadba Mahadsanid Waraysigan qaybo badan Ka soodaa abwaanadan Waa gabad waxbadan og Mansha allah
@fadmazahracabdinuur1643
@fadmazahracabdinuur1643 Жыл бұрын
Wallaahi waa gabar halyeyad geesiyada ah, iyadoo kale weli ma arkin waa naadir maashaa allaah
@rashedguleed6736
@rashedguleed6736 Жыл бұрын
Siyaad barre iyo intii kula shaqaysay divide and rule-kii qabiilooyinka iyo dadkii jaarka ahaa isku diray. Taasi waxa ka dhashay tan taagan hada.
@tanaad4588
@tanaad4588 Жыл бұрын
Muuqaal kaa yaabin Doona kzfaq.info/get/bejne/sNBnrbWbz57Qnmg.html
@aminahussein5802
@aminahussein5802 Жыл бұрын
Maanta waxaan ku faraxsanaha Abwaanadan Aragtida dheer iyo Ayaanle Degane. Wali waa Nool nahay . Mashaa Allah. Horey u socoda. ❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴
@nastexoabdi4012
@nastexoabdi4012 Жыл бұрын
Waa runtaa
@AmalAli-qv3fn
@AmalAli-qv3fn Жыл бұрын
Runtay kahadasha y wa mutacalimad caqli ilaahay siiyay I wish I could meet diyaano one day eedo iam very proud of u from hargaysa iam free for qabil
@tanaad4588
@tanaad4588 Жыл бұрын
Muuqaal kaa yaabin Doona kzfaq.info/get/bejne/sNBnrbWbz57Qnmg.html
@Dheemanluul903
@Dheemanluul903 Жыл бұрын
Allaahu Akbar ilaahow cafimaad sii somali amiin amiin 🥰🥰🥰🥰
@jamiilanuur2007
@jamiilanuur2007 Жыл бұрын
Waa sheeko xanuun badan inkastoon aniga shaqsi ahaan arag dagaal sokeeye Allhamdulilah. Laakiin dhibkii weli wuu taagan yahay Allow dabar goo qabyaalada umada soomaliyeed is jecleysii Allahuma aamiin. Ayaanle❤ noo soo badi wareeysigeda walaasheena❤ waa halyeeyad wax badan usoo joogtay Masha allah tabarakallah
@Qaali12
@Qaali12 Жыл бұрын
Wlle musiba ayay ahayd in qabyalad la aburay, oo weli ay na haysato. Wax fican ma abuurin dadki aburay qabyalad 🥺. Alle ha iskuso duwo somalida qulubtoda 🤲
@maryammoh1450
@maryammoh1450 Жыл бұрын
Amiin wll ducada
@SANDUUQA_QISOOYINKA
@SANDUUQA_QISOOYINKA Жыл бұрын
Intii aan yara waxan aaminsanaa in somalia caalamku ka hortaaganyahay hormarka oo lugaha uu nahaysto, hada oo aan waynaaday waxan ogaadan in dunidan cid walba ku mashquulsantahay hormarkeeda cid Dan io ujeed naga lehna in aysan jirin, marka laga yimaado shakhsiyaad matala naftooda io danahooda oo weerar ku ah mustaqbalkeena
@tanaad4588
@tanaad4588 Жыл бұрын
Muuqaal kaa yaabin Doona kzfaq.info/get/bejne/sNBnrbWbz57Qnmg.html
@sinaichannel7827
@sinaichannel7827 Жыл бұрын
Masha’allah mamada waa runteed Kacaanku wuxuu ka shaqeeyay kadaashiis in Doowlad Soomaaliyeed oo awood leh in aysan dhalan
@ashaomar6719
@ashaomar6719 Жыл бұрын
Ileeyn Siyad Barre yiri aniga dad kama tagayi ee dhul aan ka tagaa, wuxuu sameyay waa ogaa in Qabiilada oo qoorta isku geliyay. Allah ha u naxariisto.
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he Жыл бұрын
100%
@sheekadaDahab
@sheekadaDahab Жыл бұрын
Balaayo uu asaga sameen Soomaaliya kama jirto. Allaha u naxariisto
@lilla2118
@lilla2118 Жыл бұрын
Walahay waa yaab
@sahrafarah8834
@sahrafarah8834 Жыл бұрын
Kaasa Illaheye umaa maalynyo iinu Jaano uurinyo odygas muujrim kaa Ahaa
@abdirizakabdallah2672
@abdirizakabdallah2672 Жыл бұрын
Dagaalkii Afarta bilood kawaran
@megal470
@megal470 Жыл бұрын
Best and honest interview, please archive it.
@zamzam5255
@zamzam5255 Жыл бұрын
MAAMADA AADEEY UU AAQLII BADAAN TAHEEY MAASHAA ALLAAH ILLAAHEEY HAA HAFIIDO
@tanaad4588
@tanaad4588 Жыл бұрын
Muuqaal kaa yaabin Doona kzfaq.info/get/bejne/sNBnrbWbz57Qnmg.html
@user-vz2bk2ji2b
@user-vz2bk2ji2b 5 ай бұрын
Abwaanadan waa unique she beautiful kind honest caring and intelligent xogaga yar ee farakutiriska ah ee caqligu ku haray Bay ku jirta I admire her a lot noolow maamo intay nolol jirto
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 Жыл бұрын
Great interview thanks Ayaanleh !!!!!!!!!!
@amiincnasir9389
@amiincnasir9389 Жыл бұрын
Me too bro this is great interview I swear to God
@amiincnasir9389
@amiincnasir9389 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂
@abdirizakabdallah2672
@abdirizakabdallah2672 Жыл бұрын
Fake Interview
@saidburale9253
@saidburale9253 Жыл бұрын
Waa Said puntland oo jooga Germany sxb aad baan u dawadaa your Channel sxb masha allah noo soo badi barmaamujyada thanks
@tanaad4588
@tanaad4588 Жыл бұрын
Muuqaal kaa yaabin Doona kzfaq.info/get/bejne/sNBnrbWbz57Qnmg.html
@manaalmuse3247
@manaalmuse3247 Жыл бұрын
Alla Ayaanle ilahey haku xifdiyo walle raadi wax garadkii hore ee joogay oo wax ka og dhibaatadii dhacday waayo waa dhaxal wax laga barto
@cabdallayare4554
@cabdallayare4554 Жыл бұрын
Kkkkkkkkkk
@AhmedNurXaafid
@AhmedNurXaafid Жыл бұрын
Maashaa allah quruxda dadku waa qaayaha laba qof oo qiimo weyn leh baa is helay guulaysta lecture weyn oo wax lagu qaadan baad noo.bandhigteen
@asadhassan9093
@asadhassan9093 Жыл бұрын
Mama dayaano waa xogaagaal allaha ku sharfo ❤
@somcana
@somcana Жыл бұрын
Rwanda 🇷🇼 Sawta heshiisay. Nus qarni dhaaften move on wadankiina dhista. ilaahay qoom aan wa iska badalin ma badalayo. I am sick & tired playing victims. they are all criminals full of Qabiil shit. .
@tanaad4588
@tanaad4588 Жыл бұрын
Muuqaal kaa yaabin Doona kzfaq.info/get/bejne/sNBnrbWbz57Qnmg.html
@axmedfaarax766
@axmedfaarax766 Жыл бұрын
Marka koowaad dhibka dhacay In aas aaskiisa lahaa siyaad barre markii la fahmo Lana qiro dhibaatada dhacday ayaa xal la helaa
@alil3574
@alil3574 Жыл бұрын
Hhhhh sax
@sahalxasan
@sahalxasan Жыл бұрын
Ruwanda runtaa la isku sheegay, wixii qaldana fartaa lagu wada fiiqay, lkn anaga sax iyo qaladba ma naqaano, qolo siyaad ayaa u halyeey u ah, qolana macal reerkiisa ma maqli karaan asaga iska daayee.
@aishaqazim5653
@aishaqazim5653 Жыл бұрын
M.a Great interview Zo Keep Up Ayaanle Xuseen Capdi ❣️💯✊
@saadiabukar6762
@saadiabukar6762 Жыл бұрын
Absolute power corrupts absolutely. Some use to do good things with this type of power, other use it to cause pain , mayhem and complete annihilation of an entire nation
@vossbuddy7541
@vossbuddy7541 Жыл бұрын
Kkkkk
@sulekhatheni6665
@sulekhatheni6665 Жыл бұрын
Very true
@mohamudabdulahi2517
@mohamudabdulahi2517 Жыл бұрын
Muna runtii waxa aad sheegeyso Waa run very true mida kale waxaan ku sii jecladay qabiil kasto wuxuu ahaay ayad sheegtay ilaah haku xafido walaashey . Big respect ✊
@abdulazizd
@abdulazizd Жыл бұрын
Mashalah mamadan waa diyaarsantahay waa jeclahay dadka hadal yaqaan ka ah Thanks ayaanle
@tanaad4588
@tanaad4588 Жыл бұрын
Muuqaal kaa yaabin Doona kzfaq.info/get/bejne/sNBnrbWbz57Qnmg.html
@FarhanAbdi-eq2it
@FarhanAbdi-eq2it Жыл бұрын
Allah ku shafro mama diana she's really great person good speech.
@ayanhashi7111
@ayanhashi7111 Жыл бұрын
Maasha Allah Muna Diana, Walaashay macaan caqliga fayow iyo garashada Allah hakuu siyaadiyo.
@ruqiiyacawiil9116
@ruqiiyacawiil9116 Жыл бұрын
Masha allaah waa taariikh nool walaashu
@mursalabdikadir7851
@mursalabdikadir7851 Жыл бұрын
Walaahi waan la ilmeeyey dhiwaatadaani waayo taarikhdaa maana joogin lkn wali qabiil wuu taagan yxy somali waad isku xernaayeen lkn xada ma ahan 😥😥😥😢😢😢😢😥😥
@tanaad4588
@tanaad4588 Жыл бұрын
Muuqaal kaa yaabin Doona kzfaq.info/get/bejne/sNBnrbWbz57Qnmg.html
@abdirizakabdallah2672
@abdirizakabdallah2672 Жыл бұрын
Habar gidir ayaa bililiqeysatay
@asliimuur5024
@asliimuur5024 Жыл бұрын
Maashaa allah waa wadaniyad caaqilad maashaa allah
@ciiseileeye4989
@ciiseileeye4989 Жыл бұрын
Mashallah waxay Run ka Shegtay Eedo, hadii Yurub ama Maraykan Dagaak ka dhaco wax kaliya Ee la'dilaayo waa Umadaha Ka Soo Diday wadamadodi Ee u malaynaya inay Maraykan ama Yurub yihiin Ee isku Xanjaynayo kuna fanayo Dalal Ragii La'hay dhisteen Oo Sharci iyo Kala Danbeyn ka jirto, sax waxa ku dilaaya waa kuwa Cunsuriyadu Dilootay aa isku jira nooc walba, taasa sax ah Ee Somali waa inay Dalkoda u tashtan iskalana haraan Qabiil aan waxbo soo kordhineyn.
@kham3610
@kham3610 Жыл бұрын
Aabahey allaha u naxariisto shirkaa ayaa laga wacay laakiin wuu ka baaqsaday oo tiisa ayaa wax ka dhinneyd. Xaashi wehliye ayaa ku dhintay iyo qaar badan iyaga ilaah ha u naxariisto.
@safiawarsame8598
@safiawarsame8598 Жыл бұрын
Waaw maasha alaah Muna Diana she is amazing wadani ale hadhowro waan arkaa mararnadan lmn inay saan khatar utahay ma ogayn. ale haxafido wadakeenana khayr ale haku danbaysiiyo
@kaahomahamuud4801
@kaahomahamuud4801 Жыл бұрын
Maasha alah alaha xafido waaqisa xanun ah dadkii jaziira iyo culimadii la baabiyay hanolato guul
@aliadan303
@aliadan303 Жыл бұрын
Great interview as always!
@FarhanAbdi-eq2it
@FarhanAbdi-eq2it Жыл бұрын
Thanks Ayaanle Hussain your honest and effort, really you are heroes,, we right to know our history and what was happen and what went wrong and who did it!!!
@maryanomer8365
@maryanomer8365 Жыл бұрын
;,.
@abuuyowcabdulqadir4732
@abuuyowcabdulqadir4732 Жыл бұрын
Ayaanle waddani somaliya hanoolaato mahadsanid
@mohamudabdi5130
@mohamudabdi5130 Жыл бұрын
Ilaahay baan ku dhaartaye waa run in xukuumadii bilowday in xamar qabiilka uu bilaabay xukuumadii oo madaxtooyadu qaybisay qoryo
@janna8357
@janna8357 Жыл бұрын
Ilahey haunaxariisto umadaa somaliyeeed💔
@rukiakujiki2232
@rukiakujiki2232 Жыл бұрын
Mashallh wa taariikh lo bahna in la ogaado oo naga qarsooned
@alihuryie7223
@alihuryie7223 Жыл бұрын
Ladies and gentlemen iam somali man who was touched by this lady honestly about the decades of the burtal dictator of sayed barre regime from 1969 -1991 , its the stories that we hear or watch television like ,Hitler or stalin or Saddam, millions served order his family rule
@trumpppl2024
@trumpppl2024 Жыл бұрын
I agree with you 100% brother
@Imanibrahim1983
@Imanibrahim1983 Жыл бұрын
Mr. hurie you need to go ESL bro.
@Mukhtaar2004
@Mukhtaar2004 Жыл бұрын
Masha Allah ayaanle waa wariye aruuriya taariiq naga qarsoon aad baad u mahadsan tahay ayaanle abwaanad Diana thank you so much mama
@mohammedabdi7061
@mohammedabdi7061 Жыл бұрын
Mukhtar Ali Ilaa u nala wadaago wixi 1991kii iyo ka gadaal ka dhacay Mogadishu, ma aaminsani inuu run sheegayo. Mohammed Siad Barre ayaa kelidi dembi galay waa,beenta hooyadeed iyo fuleynimada Somalidu isku maaweeliso. Ninkani wuxu rabaa inu qariyo dulmigii laga galay boqolaal kun oo si dhaqanka, milgada iyo islamnimada loola dhaqmay, hantidoodi been been lagu haysto Jareer iyo jilaycleh. Ninkani waa nin xun oo qabyaaladayste ah.
@nuradinmohamed5662
@nuradinmohamed5662 Жыл бұрын
Mareexaan iyo afweyne kashaqeeyay dhibaatada soomaaliyeed
@suadmire7450
@suadmire7450 Жыл бұрын
Asc Mashaallaah ayaanle waa nin soomaaliya oo dhalada allaah ha noo xafido amiin amiin 🌹♥️👍
@sahram9135
@sahram9135 Жыл бұрын
Maansha Allah Abaayo Allah ku Xafido walee Waxaa tahay Soomaali dhaba ha❤🤲🤲🤲
@kadroahmad7924
@kadroahmad7924 Жыл бұрын
Mashalah Abwanad muna salaan sare absolutely runta ka hadashey baraawo 👍✊
@dayxa561
@dayxa561 Жыл бұрын
Mansha Allah Abwaanaada Afkumago
@Heloo-b4v
@Heloo-b4v Жыл бұрын
Farmaajo baaa playbook siyaad bare qaatey ilaahey baa naga wadey booran/mareexan waxey uuu maleynyaan kursiga iyagaa iney leeyihin majority mareexan isma qabtaaan
@omarcoonka2578
@omarcoonka2578 Жыл бұрын
Farmajo waa dambiile waana la xisaabin doonaa
@user-ds1oe2ei5j
@user-ds1oe2ei5j Жыл бұрын
@@omarcoonka2578 Farmajo,hadoh,timid Lakin,wAxa,jirah,niman Ka,weyn,oo,dabilayal,ah oo,31sanoh,kuwadey,dhib Somaliyah,oo,hadah,jogah Sokhabtah,nimankah,waad Takhanineh,somaliyeey
@abuuyowcabdulqadir4732
@abuuyowcabdulqadir4732 Жыл бұрын
Waa somali dhab ah alle hadeysto qofka daacadda ah allena kacabsada haguuleysto waddaniga daacadda ah aamiin!
@user-vf7sj8gi9x
@user-vf7sj8gi9x Жыл бұрын
Wadku mahadsantahay walalkey iyo mamada waan ubahanahay hadaynu nahay dadka yaryar tariiqdi saxda ahayd ina wax ka ogaano
@farhanabdullahi4404
@farhanabdullahi4404 Жыл бұрын
Masha allah abwaanada waxbadan baan ka faaiidnay Mahadsanid Ayanle
@saciidoshaxmed2949
@saciidoshaxmed2949 Жыл бұрын
Asc ayaanle walaale alaha ku sharfo aadbaan uga barnaamijyada wanwanaagsan ee aad bulshada usoo tabiso maamo diyaana waa waa wadaniyad aad uqiimo badan abwaanad gabayadeeduna waan la qiirooday keep going walaalkeey
@alidamey2276
@alidamey2276 Жыл бұрын
Waa Taariikh Runtii Xusuus Mudan.Abwaanaduna Wey Ku Mahadsantahay Taariikhda,Ay Ka Sheekeyneyso.Oo,Aan Goob Joog U,Ahaa Runtii.
@tusmoaadil1825
@tusmoaadil1825 Жыл бұрын
February 1991 anagoo isu diyaarinay in aan qaxno oo reerka nus kood baxeen oo sugayna gaarigii qaaday reerka intoodii kale oo guriga ku joogna habaryartay iyo aniga iyo wiil iyo gabar walaashay ah iyo waardiye baa habeen waxaa nagu soo garaacay guriga nin ay ehel ahaayeen jiiraankayaga oo aan codkiisa garanay oo wata niman waxaan ka eegnay dusha habaryartay oo reer kenya ahayd oo taqaanay sida hubka loo isticmaalo ayaa waxay ka qaadatay qorigii uu waardiyuhu hayey intay albaabka gadaashiisa istaagtay bay qorigii in ay xabada gashatay maqashiisay nimankii banaanka taagnaa markay Markay qoriga sanqadhiisa maqleen ayay naga tageen. salaadii subax intaan la gaarin ayaan gurigii ka baxnay Saan marba guri ugu gudbaynay dhuumasho aan madina ku tagnay oo kaga soo baxnay muqdisho ninka noo yimi wuxuu ahaa reerkii maalin kasta nagu oran jiray magaalada waa nooga guuraysaan qaxii ka hor.
@yahyeyuusuf8999
@yahyeyuusuf8999 Жыл бұрын
Qabiilkooda yawaaye idinka qabiilkin yawaaye meesga dagneeden inte waaye
@abdirahmanhashi2038
@abdirahmanhashi2038 Жыл бұрын
Maamad waa xaanun saantahay Allah ha caafiyo qof waalbo qaabriges aya suugayo inkasto taariqad inaa laga beenshego
@eliasmoha3121
@eliasmoha3121 Жыл бұрын
In aadan wx ku laheen ma dareentay markaa
@tusmoaadil1825
@tusmoaadil1825 Жыл бұрын
@@eliasmoha3121 Kkkk 2 guri oo kale oo cusub baan ka dhistay maanta waana deganahay muqdisho maahee meel kale soomaaliya kama aqaan waa meeshaan ku dhashay
@moadam7003
@moadam7003 Жыл бұрын
@@tusmoaadil1825 Good job. Waa iiga guuree waa been. adaa iska leh.
@abdirizakabdallah2672
@abdirizakabdallah2672 Жыл бұрын
Caydiid 800 boqol oo majeerteen ayuu Galkacyo ku dilay ayaanlow duqda weydii taariikhdaas
@khawlam5008
@khawlam5008 Жыл бұрын
ان لله وانا اليه راجعون الله Waa waddan cuquubo xun lagu dhex sameeyey. Wallahi abwaanadaan wax badan aan ka ogaadey. Thanks bro Ayanle 😎
@faisaahmed2312
@faisaahmed2312 Жыл бұрын
Thx mother for give us your view of Somalia government in 1960s to 1991
@somcana
@somcana Жыл бұрын
Yeah her biased view. Ka dharag.
@faisaahmed2312
@faisaahmed2312 Жыл бұрын
@@somcana i don't know is her view n my parents have different view so is good to hear everybody painting no matter what .. Her pain is her n my family pain is my family n your pain is your pain.. One thing is cleared civil war happend 1991 n many children till now can not go home because game adult play back fire most qabil of Somalia and every household affected u like or not
@SNUFFED2ROLLs
@SNUFFED2ROLLs Жыл бұрын
@@faisaahmed2312 THIS lady is from my region and clan i know her very well no doubt it's biased if i am to be frank
@mohamedhasancirro3452
@mohamedhasancirro3452 Жыл бұрын
Ayaanle ugu horayn mahadsanid walaal, warbixin wanagsan baad soo bandhigta inta Badan warbixin Dawlada lid ku ah ayaad Soo bandhigta bur-burki iyo dawladi dhexe haa dawladi khalad mid wayn iyo mid Yar way geysanysa wax yaabo Badan baa keenaya Laakin waxan kaa codsanaya in aad iyana Soo bandhigto wanaagi ay sameyen dawladii rayidka ahayd iyo dawladi Maxamed siyaad uu hogaaminayay wax Badan oo wanaagsan bay qabteen runti bal iyana taas ino bilaw markeda .
@farhiaahmed3621
@farhiaahmed3621 Жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh
@fadumohassan1487
@fadumohassan1487 Жыл бұрын
Maanshaallah waa maamo runta ka hadashey,aniga waxaan ku sugna Mugadisho oo waa sida ay u sheegtey.
@yasinaddow41
@yasinaddow41 Жыл бұрын
Wlhi waa run arinkaas waa maqlay
@iskufilan174
@iskufilan174 Жыл бұрын
Masha allah
@fadumociise2107
@fadumociise2107 Жыл бұрын
Masha allah wlh waa waaya joogii xog lahubo kahaaya goobjoogna u ahaa wixii foosha xumaa ee siyaad bare ama afweyne lacnatulaahi caleyhi sida qurunka iyo qabiilka uu dalka ugeliyay
@farmamuur6316
@farmamuur6316 Жыл бұрын
Ina adeet maxaad sheekadaan mar hore u sheegi wayday Dad badan ayaa labadbaadin lahaa
@moneyman4697
@moneyman4697 Жыл бұрын
Waa hooyadii ugu runta badnayd (ever)nice talk about truth!!!!!!!
@sahracr1073
@sahracr1073 Жыл бұрын
Walaahi waa runteed waxa ay sheegeyso oo dhan maasha allah
@oneride8228
@oneride8228 9 ай бұрын
Waa runteed aniga ayaa qabiil leygu dili Rabay ciidanka dowlada siyaad bare ayaa I weydiiyay
@moudali9238
@moudali9238 Жыл бұрын
masha ALLAH HUNO AYANleh iyo martidada waan qiroday anigo waligay arkin somaliya oo nabad. reer jabuti waxan jecel nahay somali nabada ah oo mid ah oo waliba quwad ah. ha nolaato somali
@khalidmohamed3885
@khalidmohamed3885 Жыл бұрын
Masha allah,waa channel aad uwanaagsan oo umada wx ku soo biirinyaa ayaan u arkaa.
@abdulrahmanbaarebaare5902
@abdulrahmanbaarebaare5902 Жыл бұрын
Mashalah
@xadeedseexdeacademy7606
@xadeedseexdeacademy7606 Жыл бұрын
Alla ha u naxariistee M. Siyaad barre haduu markii hore ee uu xooga lahaa uu qabiil dadka iskugu dirayey markii laga awood roonaaday illeen isaga iyo kooxdiisiiba inay kaarto ay ku badbaadaan keenaan waa qasab, hadii kale waa la maxkamadaynayaa waana la Layn.... WAA ARRIN JIRTA INAY DADKA ISKU DIREEN si ay ugu yaraan u baxsadaan markay dadku isku mashquuleen.
@sahalxasan
@sahalxasan Жыл бұрын
lkn natiijo xun ayaa ka dhalatay sow ma ahan, waa run waa uu ku badbaaday, taageero reerkiisa ahna waa ku helay, lkn waxay noqotay arrinkii tusbax furtay
@ayanhashi7111
@ayanhashi7111 Жыл бұрын
Wallee waa geesiyad ka fayow qabyaalad iyo qudhunkeeda. Noolow walaalo.
@ubahmohamud7475
@ubahmohamud7475 Жыл бұрын
Walaahi aniga ayaa aaqiro la Ii weeydiinaah abaayo waa runteed
@adamibrahim8263
@adamibrahim8263 Жыл бұрын
Qabyaalad & Hungry raadis. Absolutely right😭😭. Very sick society😭😭
@wasacshafi5425
@wasacshafi5425 Жыл бұрын
Masha allaha abwaanka muno
@duceysannoor4022
@duceysannoor4022 Жыл бұрын
Mashà allah wa run Ted mar qaati waxay sheegeyso abwaanada 😭
@nazmohammed5271
@nazmohammed5271 Жыл бұрын
waaa. ba cajiiiiib. waa. aqaan. cidkii. 1 ah
@sadiosheikhabdi6202
@sadiosheikhabdi6202 Жыл бұрын
Maadhaallaah Waa maqlay Arintaa ay Gabadha sheegeeyso🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🪴🌿🌿🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@musemohmud5032
@musemohmud5032 Жыл бұрын
Xaqiiqdii maxamed siyaad bare nin rabi iyo rag ba yaqaan ma ahayn musiibo ilaahy ummada u soo direy buu ahaaa
@warsamet7290
@warsamet7290 Жыл бұрын
First time I’m watching live
@tanaad4588
@tanaad4588 Жыл бұрын
Muuqaal kaa yaabin Doona kzfaq.info/get/bejne/sNBnrbWbz57Qnmg.html
@MuxammadX.Yacquub
@MuxammadX.Yacquub 3 ай бұрын
USC (Ururka Soomaali Ceybees) iyo SNM (Soomaali Naceyb Maliishiya). Kuwaas baa ka masuul ahaa wixii xumaa oo idil oo Dalka ka dhacay Shacabkana loogeystay. Shukran.
@musea.jimcale2014
@musea.jimcale2014 Жыл бұрын
Kaligii taliskii Diin la dirirka shuuciga ahaa ma jirin cid u wakiilatay inay xukumaan dalka waxay ahaayeen maafiyo habeen madow ku guuraysay dawladnimadii Waxay shaqo ka bilaabeen beeninta kitaabka waxay laayen culumadii Waxay Baabi,yeen oo kala irdheeyey somali waxay qabiilka u adeegsadeen QEYBI OO XUKUN walina waata la is aamini la,yahay qaar goboladooda aan cid kale u ogalayn qaar goosteen dhulkoodi. Qaarna burburkii iyo fitnadii ay ka dhex shideen ayaa wali ka qiiqaya.
@user-zp6mq2um7i
@user-zp6mq2um7i 11 ай бұрын
@qatranoor2801
@qatranoor2801 Жыл бұрын
Allahu akbar xiligaas hooyadey ayaa madfac Kula dhacay Baar ubax oo Ku dhimatay ayaanle aniga 12 jir ayaan ahay Alle ha u naxariisto hooyo Lama dhaqin hilibkeedii jawan ayaa lagu aruuriyey nalamana tusin
@sahrafarah8834
@sahrafarah8834 Жыл бұрын
Soory wallala Allaha uu naxaristo
@umuyuusuf833
@umuyuusuf833 Жыл бұрын
Alaha unaxariisto
@kbpost6947
@kbpost6947 Жыл бұрын
Gabadh aad u caqli badan Alle ha ku daayo
@cadarmohamed8327
@cadarmohamed8327 Жыл бұрын
Mashaa Allah tabarakallah faraj Allah qariib soomaaliyeey
@jacfarabdi940
@jacfarabdi940 Жыл бұрын
Waa wareysigii ugu dheeraa abid dhageysto ama daawado anoon kacaajisin soomaliya allaha xaqa tuso
@trumpppl2024
@trumpppl2024 Жыл бұрын
Well done mr AYAANLE HUSSAIN abdi WAREYSI QIIMO badan
@saciidoshaxmed2949
@saciidoshaxmed2949 Жыл бұрын
Walaal ayaanle insha alaah anigu waxaan jeclahay inaan mar uun barnaamijkaaga ka qeyb qaato waxaan qoraal ku wadaa buug aan qoraayo oo aan ku soo gudbin doono gabayo iyo suugaan kusaab san gobanimada iyo guud ahaan arimaha bul shada hadii ale idmo
@sharmaakemaxamed2026
@sharmaakemaxamed2026 Жыл бұрын
Ina soo gaarsii buuga aad qorayso abyo
@alisuldaan8314
@alisuldaan8314 Жыл бұрын
Jzakumulaah ayaanle iyo muna waxi dhacey o.musiibada ah in wax laga qoro umadana lo sheego tariqda we wacan tahay weli dhibkii iyo rafaadki aa ku jirnaa mar hadii dadki qaxeen o an lakala harin duurjoogtina qaxeen dhirtiina si nabaad gureso dad damiir leh weli lama Helen miyaa o umada inta hartey wax usheegta si aysan mysibadan dib ugu dhicin welina dhibkii wuna hestaa ya allah na amaanso
@efootballtube
@efootballtube Жыл бұрын
Keep going
@cabdirixmaancabdixakiin9269
@cabdirixmaancabdixakiin9269 Жыл бұрын
Islanta shekadeda wa igu socotay wareesiga aan dhamaystay bilow ila dhamaad kana ka jirra
@amaladan5579
@amaladan5579 Жыл бұрын
Afxumudaa maad tiraahdid mamada ama haweeneyda ama abwaanada
@dadaalintaaadcaafimaadqabt2205
@dadaalintaaadcaafimaadqabt2205 Жыл бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد
@ayaancnasir5971
@ayaancnasir5971 Жыл бұрын
Abwaanada fadlan buug halaga qoro ayaanle taaas kaa codsaday waa maamo runsheeg ah wax badana og
@ubaxayaan4811
@ubaxayaan4811 Жыл бұрын
Waraysigii ugu xiisaha badnaa aad soo duubtay ✅✅✅❣❣❣
@Heloo-b4v
@Heloo-b4v Жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😫😫😫😫😫EEDOOO sheeg ragga mujriminta
@user-ds1oe2ei5j
@user-ds1oe2ei5j Жыл бұрын
Hadeybah,jogan,ragah Mujrimintah,ah,oo,kuh Shakhestoh,khabilkah oo,xumantah,iyo,iskuh Dirkah,kah,shakheyah
@sahrafarah8834
@sahrafarah8834 Жыл бұрын
Ayaanle iyo Abwaanda Muuna Waada mahadsantin
@ibrahimabdikadir9652
@ibrahimabdikadir9652 10 ай бұрын
I like the way mother is explaining
@GeediGeediMuse
@GeediGeediMuse Жыл бұрын
Ogadeen iyo Mareexaan iyo Majeereen 👉🏾 Kismayo ayagana yaa isku diray. Waa tan midba mar qabsanaye oo dhiiga iska miirteene ilaa maantana taagan kala❤qaybsiga Jubaland
@momohammed6359
@momohammed6359 Жыл бұрын
Maasha Allah Allaha kuxifdiyo mamada Ileen cuquba naga horeysay inte masibada odinka timid baan islaha lkn tariiqda wadankena cuquba badan bajirta ootobad Ken ubahan Allaha xaqahatusiyo aaamiiiiin
@sadiosheikhabdi6202
@sadiosheikhabdi6202 Жыл бұрын
Waa wareeysi Aad u xiisa badan Waa Abwaanad Aran Jir oo joog🌿🌿🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🍒🍒🍒🍒🍒🍒
@mohamudabdi5130
@mohamudabdi5130 Жыл бұрын
Walaahay waa sheeko dhab ah
@Ruun-finder
@Ruun-finder Жыл бұрын
Waraysi qiimabadan sidii looga bartay Hanoolaato.
@fatxicabdi2384
@fatxicabdi2384 Жыл бұрын
Waaa Wareysigii Ugu cajiibsanaa Een daawado Weriye Ayaanle Alle cimrigaaga ha raajiyo
@halimoabdi6336
@halimoabdi6336 Жыл бұрын
Allahu akbar alle run badanaa wax baan kaxasuustaa
@cebla7849
@cebla7849 Жыл бұрын
Hanolaato da Ma qabyaaladu hanoolaataa
КАРМАНЧИК 2 СЕЗОН 7 СЕРИЯ ФИНАЛ
21:37
Inter Production
Рет қаралды 511 М.
I wish I could change THIS fast! 🤣
00:33
America's Got Talent
Рет қаралды 110 МЛН
你们会选择哪一辆呢#short #angel #clown
00:20
Super Beauty team
Рет қаралды 14 МЛН
ОСКАР ИСПОРТИЛ ДЖОНИ ЖИЗНЬ 😢 @lenta_com
01:01
QEYBTI 2/2: TAARIIKHDA NSS / NISA DR MAXAMED H INGIRIIS
1:04:09
HANOOLAATO
Рет қаралды 276 М.
КАРМАНЧИК 2 СЕЗОН 7 СЕРИЯ ФИНАЛ
21:37
Inter Production
Рет қаралды 511 М.