Waraysi Wariye Jamal Osman | In Xamar la Iga soo Tarxiilo waxay Ceeb ku tahay RW Hamsa Abdi Barre.

  Рет қаралды 237,089

SSTV

SSTV

Жыл бұрын

𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on KZfaq, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on KZfaq.
𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
Email: sstvsomali@gmail.com
Our KZfaq channel: / sstv2
Facebook: / sstvrasmi
𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
Mr. Noor Abdi

Пікірлер: 1 200
@qaran-maal1319
@qaran-maal1319 Жыл бұрын
Dadka dhan waa juhalo iyo dad waalan isaga kaliyaa wax yaqaano oo caqli leh shabaab shabaab dhalay khawaarijta iyo inta daba dhilifka u ahba waa lasoo afjarayaa inshallah
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Жыл бұрын
Somalidu waa dad liita qabyaalad baa kala wayn Alshabaab, Jamaal waa nin Alshabaab Ehlu naar ah
@aishayusuf4545
@aishayusuf4545 Жыл бұрын
Waa nin aqlaaq xun Jamaal
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Жыл бұрын
@@aishayusuf4545 axlaaq xumada waxa ka xun sida argagixisada Alshabaab u taagersanyahay ileen isaga dhib kuma hayaan oo Ingiriis buu ku noolyahay
@HUSSEIN10764
@HUSSEIN10764 Жыл бұрын
sxb ninkan shaqadiisa ayuu wataa waana ninkii shababb ka jebiyay wuxuu la shaqeeyaa sirdoonka bilad sharaf ayuu mudanyahay in la siiyo sheekada aiport ayaa layga celayay waa been nimankaa shabab ayaa loo been guuraryay ilaa hadana been guurkii ayaa socda ee la soco ninkan waa halyeey
@mulkicadey8472
@mulkicadey8472 Жыл бұрын
Xanuunka waxaadareemikaro qofwalalkiis eeydileen
@abdinasirmohamed4739
@abdinasirmohamed4739 Жыл бұрын
Wariyahan waa nin adag oo si xirfadleh u waraysanaya ninkan Sidii laguyaqanay somalida ee ahayd inuu tolka u eexdo kama muuqato manta Thanks wariye sare
@shadiaibrahim6490
@shadiaibrahim6490 Жыл бұрын
Little education is dangerous 😳 This guy he things he knows everything. He things working for Channel 4 as a journalist is the ultimate job! He needs a lot to learn!
@osamahassan9277
@osamahassan9277 Жыл бұрын
Correct ur English first😂😂😂 kulaha things 😂
@nurudinismail5025
@nurudinismail5025 Жыл бұрын
I agree with you
@MM-tw7pu
@MM-tw7pu Жыл бұрын
@@osamahassan9277 correct his English? What are you the grammar munishiibiyo? 😀 The Jamaal character is a disgrace, definitely an huge tribalist based on his dealing with Farmaajo/Ahmed Madoobe dynamics, and a terrorist sympathizer. I don’t believe even an OUNCE of the shyt he is spewing about the names he names in Mogadishu government from one tribe that supposedly wronged him supposedly. If what he says was remotely even true, he wouldn’t have purchased his own ticket out of Mogadishu. It is more like his ultimate mission was discovered and his handlers abroad wanted him back ASAP! I doubt he will ever set foot there again now except we’re ever Alshabaab controls
@hanifanur3468
@hanifanur3468 Жыл бұрын
The more I listen to Jamal the more he diminish. I wish he could be sympathetic to many Muslim Somali who are victims of Al-Shabab. I couldn’t believe how he glorified Al-Shabab on his last visit. What is Chanel 4 as you bragging up
@delion8418
@delion8418 Жыл бұрын
@@osamahassan9277 it mite be typical error think before you speak 🤓
@abdullahisharif2382
@abdullahisharif2382 Жыл бұрын
Ceebta Somalia ayuu rabay inuu aduunka ku faafiyo. Aad baan ugu mahad celinayaa ciidanka CID da.
@mohammedali202
@mohammedali202 Жыл бұрын
Somalida South Africa boobka iyo dilka lagu haayo muxuu documentary uga sameyn waaye
@amirmedia6586
@amirmedia6586 Жыл бұрын
He did it so many times
@am.b5688
@am.b5688 Жыл бұрын
We have to save the Tigre regime in Maqalla! As a Somali, he has to protect Melez Zenawi remnants!
@mohaaadam9335
@mohaaadam9335 Жыл бұрын
@@am.b5688 wonder full
@umimohamed2323
@umimohamed2323 Жыл бұрын
Waa runtaa, haduu Somali u naxaayo, durbadiiba wuxuu bilabay inuu isku diro madaxweynaha iyo prime minister asoo adeegsanayo qabiil
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Жыл бұрын
Jaajuus meeshi loo diro ayuu adaa
@silverloola726
@silverloola726 Жыл бұрын
Jamal Osman was telling the facts.
@maxamuudcali2564
@maxamuudcali2564 Жыл бұрын
How do u know..?
@khaildahmed7492
@khaildahmed7492 Жыл бұрын
You right brothers jamal waa qabyaladasde duug majnuun adaa ah
@shukriyoqanciye3793
@shukriyoqanciye3793 Жыл бұрын
Good work SSTV,these are very useful conversations. Shaqo wanaagsan ayaad haysaan
@abdikadirabdirizak2118
@abdikadirabdirizak2118 Жыл бұрын
The interviewee is very professional he is allowing his guest to speak without interruption.
@abdiasisyusuff787
@abdiasisyusuff787 Жыл бұрын
Runtii wan Aaminsanahay inuu lashaqeyo mr jamal afdubta
@abudarda00
@abudarda00 Жыл бұрын
Wa adiga iyo ra’yigaaga dee.
@walkaaweloo7562
@walkaaweloo7562 Жыл бұрын
Maasha Allah wll
@AnasYoung
@AnasYoung Жыл бұрын
This guy is real Majnuun😮
@Garane2020
@Garane2020 Жыл бұрын
He is very experienced journalist.
@ubahsicid349
@ubahsicid349 Жыл бұрын
Al-Shabaab weeye ninkaan waana doqon 😮
@mahdnova3465
@mahdnova3465 Жыл бұрын
He's not even capable of being al shabab, he is a spy
@naemaahmed3135
@naemaahmed3135 Жыл бұрын
If you want to know what narcissist means this guy is the definition
@mahdnova3465
@mahdnova3465 Жыл бұрын
Bro we should cancel him, he puts sexual documentary on bbc about somali women. This mudafucker
@A.A.A045
@A.A.A045 Жыл бұрын
Kudos to SSTV , this was such a wonderful interview to watch and understand alot about being a journalist. But for me i think Jamal is right and wrong also at the same time on many aspects he has talked about. The way he was forced out of Somalia was really bad in the first place and for him to talk about the leaders in such a way is something else .
@muruudi4961
@muruudi4961 Жыл бұрын
Manshallah - Nuuroow waa excellent interview. Jamal-na wax sax ah iyo waxyaabo badan oo khalad-ahba waa is dhex-dhigay. Lakin khalad wayn bay aheed runtii in Xamar laga tarxiilo
@fartuunabdirahman9129
@fartuunabdirahman9129 Жыл бұрын
Ma aheeyn waa sax hada xaaditka dahaalka ka dhaxeeyo muslinka iyo al shayaaadiin everyone knows
@hassanibrahimhabibhassanib8906
@hassanibrahimhabibhassanib8906 Жыл бұрын
Jamal waa al shabaa
@ugbadm6075
@ugbadm6075 Жыл бұрын
Who is he to say Farmajo is crazy, is he a doctor 🤔
@IskufilanSido2810hooyad.
@IskufilanSido2810hooyad. Жыл бұрын
Have you ever Farmajo talk to the public as president or making any condolences to innocent people after Explosions! Never no !
@mohamedkamor723
@mohamedkamor723 Жыл бұрын
he is da one who very mentally abnormal.
@ugbadm6075
@ugbadm6075 Жыл бұрын
@@IskufilanSido2810hooyad. somali people are tired of condolences. It's getting soo boring that it is even needed as I write this comment. Meanless tacsi inla diro waa qalad while the killing is still on going and we all know who is behide them. HASSAN SHEIKH AND HIS ALSHABAB FRIENDS!
@barlexlee7660
@barlexlee7660 Жыл бұрын
Kibir kiisa geed kaan am xaarka .xamsaa ku fakateeedeb yellow ama london aa laguna jogaa sxb beerka lagaa garaacaa hadaa edab dato keenyee hakaa sadho .adga gixiso faanshoòw
@alisheikhadam9829
@alisheikhadam9829 Жыл бұрын
Waa sax farmaajo waa crazy
@abdirizakyusufmohamed3726
@abdirizakyusufmohamed3726 Жыл бұрын
Tankale sstv iyo wariye nuur waa ay mahadsan yihiin
@hersijama6905
@hersijama6905 Жыл бұрын
''42.28 waa la ii soo xaqiijiyay in ra'iisal wasaare Xamse oo kale loo sheegay uu yiri HALA CELIYO'' Mahadsanid Ra'iisal wasaare XAMSE. Jamaal waxa uu isku dayayaa in wax walba uu qabiileeyo laakiin waan garanayaa oo Xamar ayuu joogi jiray, cara ayaa ka muuqata runtiina aad baan u taageersanahay in la celiyo maadaama hadalada uu ka yiri Al Shabaab ay RECORD-KA ku jiraan uuna yahay DHIIRA-GALIYAHA ugu weyn dhiigyacabyadaa baneystay dhiiga Soomaaliyeed iyo hantidoodiiba. Jamaalow maanta lagu baray waxa uu ka badin la'yahay ra'iisal wasaare Xamse asaga oo xusay magaciisa waliba uu u gafay aaga oo ku tilmaamay qof LIITA,, DOQONA ah ,Jamaal waa kaas. af-lagaado ayuu marayaa in uu madaxdii ku yiraah. Al Shabaab aan qarsooneyn ayaad tahay .
@safiyohassen3102
@safiyohassen3102 Жыл бұрын
Aad baan u dhageystey waanan fahmey, waxaan jeclaa inaan arimaha bulshada ka shaqeeyo, lakiin waxaan ogaadey ineysan ogoleend masuuliyiinta wadanka. Illahey ha u gargaaro DDD Ameen yaa rabi
@negussieabebe6911
@negussieabebe6911 Жыл бұрын
Weldon the interview had no exaggeration. Accountability and Professional norms can be learn from the interview.
@adilosman6839
@adilosman6839 Жыл бұрын
Ogaadeen wax bartay waa kan oo kale iyo R/W xamse, kani markasta waxa uu lee yahay dadku waxba ma yaqaanaan, Xamsena waxa uu yidhi waxa la soo gaadhay xiligii aynu ka fakari lahayn in aynu binu aadam nahay😃
@guwa1980
@guwa1980 Жыл бұрын
😂😂
@suleiman2967
@suleiman2967 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@dubataden6236
@dubataden6236 Жыл бұрын
Kkk huno armay kugu badan yahiin manta iyo baritoley in ad very large qabiil ad ku mentioned gareyso afkada lkn kusoco hadad xoogbadan heyso .
@bortstanson2034
@bortstanson2034 Жыл бұрын
Ninyahow lanqabnimada kawaran. Side darenda marka nin landhere oo ogaden ka hor imado?
@muxiyodiinyuusufbarremacha4078
@muxiyodiinyuusufbarremacha4078 Жыл бұрын
This is man who say i don't work somali people 😒 he forgot what he is ! Did you know everyone have self identity who has been his religion.,culture. Attitude, values and so on.
@loso5930
@loso5930 Жыл бұрын
Jamal Osman is the most professional Somali journalist. We need to admit that he‘s pure class if we like him or not..The interviewer did a good job
@sharmarkesamatarsam5236
@sharmarkesamatarsam5236 Жыл бұрын
Although I understand where Jamal is coming from when he calls President Farmajo Majnuun, I would like to remind him that a qualified psychiatrist can make such diagnosis. It is extremely important to distinguish your own opinion vs the reality. Jamal seems to be acting as if though he is judge, the jury, and the psychiatrist doctor who is qualified to give such diagnosis. I believe he can point out the grave mistakes that politicians are making, but he went too far with his opinions. Sometimes he contradicts his own understanding of reality. I wish he could hear himself.
@ducaysane1133
@ducaysane1133 Жыл бұрын
English jajaban aad soo xarxariiqaysaa wax saxa qor ama afkaada ku hadal caaqow
@sharmarkesamatarsam5236
@sharmarkesamatarsam5236 Жыл бұрын
@@ducaysane1133 I will appreciate if you can teach me if you know any better😂
@donjulio6084
@donjulio6084 Жыл бұрын
@@ducaysane1133 😂😂😂😂 you is a clown 🤡
@zaidaly5039
@zaidaly5039 Жыл бұрын
@@ducaysane1133 if you dont understand it sit back and enjoy reading it instead of spitting some nonsense
@ducaysane1133
@ducaysane1133 Жыл бұрын
@@zaidaly5039 orod iska sax magaca meesha kuugu qoran eber yohow
@abdihassan3836
@abdihassan3836 Жыл бұрын
Jamal be honest. You called Ahmed Madobe “Sayid”” We know Ahmed Madobe is an Agent for Kenya. That means you are one side because of your Clan.
@barkhadhassan4378
@barkhadhassan4378 Жыл бұрын
This journalist and his friend I think hid name is galaad, are to me the most professional ethical and Unbiased duo on the somali sphere. His standards are so far ahead of the rest of the pack.
@abdulrahmana2216
@abdulrahmana2216 Жыл бұрын
💯 💯
@sharmarkesamatarsam5236
@sharmarkesamatarsam5236 Жыл бұрын
He somehow managed to make himself into believing his own interpretation of reality irrespective of other possible interpretations. Very insightful interview indeed
@mohameddeeq1136
@mohameddeeq1136 Жыл бұрын
Absolutely ❤
@somalitiktok8430
@somalitiktok8430 Жыл бұрын
I’m 😊😊so😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊ol😊o😊😊😊😊😊😊😊😊😊o😊l😊😊😊😊😊😊😊😅😊😊😊😊😊ll😊😊
@MM-tw7pu
@MM-tw7pu Жыл бұрын
It is on a mission given to him by his handlers in the western intelligence block. Weaken the Somali government, raise tribal tensions, and give Alshabaab some breathing room and life line. Simple. I doubt he will succeed because his story isn’t t very believable with his tribal diatribe
@hanifanur3468
@hanifanur3468 Жыл бұрын
Absolutely you are right
@shamsamohamed2739
@shamsamohamed2739 Жыл бұрын
Jamaal is not knowledgeable journalist because if he would be enough educated then he would understand differences between political criticism and personal attacks. He is free to criticize his president by expressing his own opinions, but personal attacks and offensive language is totally unprofessional and lacking of respect.
@abdiadan4837
@abdiadan4837 Жыл бұрын
He is very malicious, hateful to the core, calling president majnuun, & calling Ali khyre hypocrite is disgusting & disappointing, they is alarmst & can burn Somalis with hate speech,
@abdullahalmuwaxid9643
@abdullahalmuwaxid9643 Жыл бұрын
He said i did my studies in the UK, go do your research and see what you are allowed to say about the leader in the UK, you can call him, lazy, crazy, stupid, dumb and worse. Go see what the Americans and europeans call their leaders. Btw the same government that is in power right now has been saying worse things than what Jamaal said. He just said waa nin waalan. Inuu nin waalan ahaa daliilo badan baa loo hayaa, taa iska dhaafe xataa waaqica soomaalidu ku nooshahay kumuuna noolayn ( na that is crazy!), dawladiisuna dawlad duliyad ah bey ahayd oo wax un Somaliland iyo Puntland lagu yaqaanay buu Muqdisho keenay, in Nin muslim ah gaalo cadaw ah loo gacan galiyo waxa kawayn ee uu samayn lahaa maxay tahay? Diin ahaan iyo dadnimo ahaanba fadaro ayuu u ahaa ficilkaasi ninyahow. That doesnt mean i support Gurguurte either, i actually dont recognise any of these puppets you people call leaders, and until we figure that out we aint getting any stable government. Qudhun baan waligeenba qasanaynay lixdii bilood ee barakeysneyd ee maxaakiimta waxaan ka ahayn.
@abdullahalmuwaxid9643
@abdullahalmuwaxid9643 Жыл бұрын
@@abdiadan4837 إِنَّ الَّذِينَ ارْتَدُّوا عَلَىٰ أَدْبَارِهِم مِّن بَعْدِ مَا تَبَيَّنَ لَهُمُ الْهُدَى ۙ الشَّيْطَانُ سَوَّلَ لَهُمْ وَأَمْلَىٰ لَهُمْ (25) ذَٰلِكَ بِأَنَّهُمْ قَالُوا لِلَّذِينَ كَرِهُوا مَا نَزَّلَ اللَّهُ سَنُطِيعُكُمْ فِي بَعْضِ الْأَمْرِ ۖ وَاللَّهُ يَعْلَمُ إِسْرَارَهُمْ (26) فَكَيْفَ إِذَا تَوَفَّتْهُمُ الْمَلَائِكَةُ يَضْرِبُونَ وُجُوهَهُمْ وَأَدْبَارَهُمْ (27) ذَٰلِكَ بِأَنَّهُمُ اتَّبَعُوا مَا أَسْخَطَ اللَّهَ وَكَرِهُوا رِضْوَانَهُ فَأَحْبَطَ أَعْمَالَهُمْ (28) أَمْ حَسِبَ الَّذِينَ فِي قُلُوبِهِم مَّرَضٌ أَن لَّن يُخْرِجَ اللَّهُ أَضْغَانَهُمْ (29) Actually they are all hypocrites according to the quran.
@caralemousedaud3460
@caralemousedaud3460 Жыл бұрын
That's absolutely right
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Жыл бұрын
@@abdullahalmuwaxid9643 qarmuunka qabyaalada ayaa kaa soo Kabacayso wax kale ma haysid
@farahfariid1718
@farahfariid1718 Жыл бұрын
Wlhi waligay maan taageerin Mahad Salaad lakiin maanta laga bilaabo waan tageerayaa waa geesi Somaliyeed Mahad Salaad.
@mohamedosman5690
@mohamedosman5690 Жыл бұрын
This guy has personality competence of jonourlism
@maslax1119
@maslax1119 Жыл бұрын
Hamdi way fikrtay waxuu SOO wado KA wena ILAHAY ka badeyay Somali tarxeel wuu istahaly ARSENAL
@alinoor6515
@alinoor6515 Жыл бұрын
He has the right to interview Alshabab bse he is journalist
@sucaadmahamud5131
@sucaadmahamud5131 Жыл бұрын
In lagu dili lahaa iyo in uu kusoo celiyo asxaan buu kuu sameeyay
@engdhuguf
@engdhuguf Жыл бұрын
WARIYE JAMAAL WAAJIBAADKII AAD SHAQAYSATAY BAA. LAGUMARIYAY IN GABAR YARI KUCAYRISO WAA SAX
@abdiwalikhalaf6487
@abdiwalikhalaf6487 Жыл бұрын
Well done
@warsamediiriye3743
@warsamediiriye3743 Жыл бұрын
Jamaal in la xiro xaq weeyaan, waa nin aan marna ceeb yar u qarin Soomaalida marka la wareysanayo oo sida loo dhowrsadana aan garaneyn loona ilaaliyo jinsiyada aad tahay, tan kale waxa uu si dadban ula shaqeeyay gafuura duub laysay waxtarkii iyo waxgaradkii Soomaaliyeed , marka Jamaal waxba ka dhageysan maayo asaga oo hadlayana in badan ayaan dhageystay.. Arinka tarxiilka waan uga garabaaya.
@abudarda00
@abudarda00 Жыл бұрын
Journalism doesn’t equal personal attacks. This guy might have valid points but damn. Even I didn’t like the personal attacks and am not fan of Farmaajo
@crahmanabdisalan2141
@crahmanabdisalan2141 Жыл бұрын
Wariye Alqushaasha uun iga dhe nin dad caruur gawracay soo waraysabaya oo buun buuninaya ilaahay baa xisaabin
@PapaMama-lj2vr
@PapaMama-lj2vr Жыл бұрын
wlll bikuli ixtraam,,,,,dowladnimda nuuca aaaad rabto hdiii lagugu fahmey,,,,mrkii hore aanad somarin press protocol ood leedahy anu chanel 4 ushaqeeeya hebel telephan uga wacey imaanshahyga waa wax aan isqabanyn pls hadaanad shaqo kle usocon maaad raacdid press protocol,,,,,,in waawareeeey yaaa tollaaay aad kushaqeyso taaaaas micne kle ayey bixineysaaa waxa wada kulmey waa warbaahinta reer galbeedka iyo dhiiga cusub ee dhalinta nabad sugida somalia viva
@MoMo-vm3rc
@MoMo-vm3rc Жыл бұрын
Viva freedom of speech and viva freedom of press. Intaana ka raali ahaada soomaalaay ma jecli af gaaleedka malaha ceertaan reeraha ka cunaan ayaan yara daacaayee..
@aminasalad9205
@aminasalad9205 Жыл бұрын
Ogaden sidii hore buu ku ficna oo ay tigraygu Madawaska garacayay
@nimcoxasan3761
@nimcoxasan3761 Жыл бұрын
Tuug ale iyo rasuulkii ka furtey oo nahaaba welee nasiib baaleedahey in godka jilicow lagu geeyo baad mudneed laakiin waxaa kugu filan waxey xamdi wadani kugu sameysey xamdi alaa ya cisag guul iyo gobanimo walaal aaamiin
@aishahibo8796
@aishahibo8796 Жыл бұрын
SSTV walahi great interview lkn ninkan channel 4 waa inay caafimad u diran isagaba majnuuna jamal 😂😂😂😂
@Waloos
@Waloos Жыл бұрын
Ninkaan far aa ku godan, nin dhagool ah ayaa yiri " inaan gardaranahay waxaa ku ogaaday dadka oo dhan aa isoo fiirinaaya" hade dowladu waa ka shakisay nin drono wata oo hadana inta khawaariijta u tagay oo la soo baashaalay waraysina ka soo qaaday isagoo nabad qaba ka soo baxay, isaga iyo Fahad yaasiin kaliya aa saas sameeyey, marka ma ahan in la aamino ayadoo ninmankaas la la diriraayo, mideeda kale wuxuu rabaa in qabiil uu ku soo gambado, Xamse damiirla aan ma ahee wuu San u bagin ficiladiisa.
@macruffofficials5933
@macruffofficials5933 Жыл бұрын
Nice interview well done
@fartunyussuf3511
@fartunyussuf3511 Жыл бұрын
Ilaahow somalia dowlad cadilah usoosaar qabyalad iyo qurun baanarogay
@FreemanV99
@FreemanV99 Жыл бұрын
As they say "crooked by nature is never made straight by educating " although he claimed to have been trained in journalism, his manners and ways of thinking remain barely developed unfortunately.
@aishayusuf4545
@aishayusuf4545 Жыл бұрын
He speaks as nomadic speaks kk
@abdiadan4837
@abdiadan4837 Жыл бұрын
He is very wrong to call leaders names, he claims to rectify the wrongs in the society, & abusing leaders to correct them, his very malicious, why can,t he correct those leaders where he claims he works & let's him repertreted from where works, his totally wrong,
@aishayusuf4545
@aishayusuf4545 Жыл бұрын
@Mohamed Ali I have never ever hated anyone. But Jamal is a liar and a narcissistic man. He can not correct his own undisciplined behavior. You know it, and I know it. Journalists should report the facts and not twist the story into something that is incorrect. He shouldn't call Farmaajo majnuun if he didn't do anything to deserve it. He's the one who is crazy if he is calling other people crazy.
@Hashi88.
@Hashi88. Жыл бұрын
@@aishayusuf4545you're very right sister, this guy is UK agents for alshabaab terrorists sympathiser and has clannish ideology targets of individuals. I really agree your thoughts and perspective thank you.
@abdiadan4837
@abdiadan4837 Жыл бұрын
disgusting & disappointing calling farmajoo majnuun, & a gain calling r/ wazaree hypocrite, elected leaders trying to fix their nation, that was insult to the entire shaabka somaliyad, his impressing al shaabab terorist, & insulting madahaweyne, & r/ wazaree, that is not acceptable at all, the young man is supposed to apologize to the leaders, & also apologize to the entire shaabka somaliyad, all what was saying we're hate & hatespeech, the young man needs to change his arrogancy, rehotrics is no value to the shaabka somaliyad,
@ainabdirahman7368
@ainabdirahman7368 Жыл бұрын
Majnuun Jamaal
@muscabmohamedmohamud7416
@muscabmohamedmohamud7416 Жыл бұрын
Simaanay denbi u ahayn waaba argagixisee tan kale orod Al qaacida soo warayso ama daacish in la waayi waayo meelaa martay.
@sacdiyajelle7920
@sacdiyajelle7920 Жыл бұрын
Maxaa cebeyay wrs xamsa waxey aheyd in uu xabsiga ku dhigo.
@mrsaidmoha8097
@mrsaidmoha8097 Жыл бұрын
Majnuun ,jaahil baathy qof to yohow Allha ku duleeyo
@robleanomohamed538
@robleanomohamed538 Жыл бұрын
The problem of giving leadership position to people who are not qualified is extremely displayed. Look how far that woman mentioned here has gone. She was determined to get rid of this guy.
@abdulkadiromar6997
@abdulkadiromar6997 Жыл бұрын
Go,aan wanaagsan ayuu ahaa in la celiyo, wuxuu rabay in soomaaliya uu reergalbeedka u tuso meel aad u xun!!!
@casanova2450
@casanova2450 Жыл бұрын
Yes, waan kugu raacsanahay
@abdirahmansheikh1287
@abdirahmansheikh1287 Жыл бұрын
Wonderful journalist! Jamal is a real jourmalist ,his respond is accurate and his is a mellow.
@7omali
@7omali Жыл бұрын
Jamal, khalad bay ahayd sidii laguula dhaqmay.
@aminagure8520
@aminagure8520 Жыл бұрын
Walal ka wareysanayow n ma waxad rabtaa in uu channel kaa uu side effects kuu keeno?
@nurmohafarey1971
@nurmohafarey1971 Жыл бұрын
Inaba caadi ma ahan, waxaan dhihii karaa best ever interview
@blackyamyam788
@blackyamyam788 Жыл бұрын
Runtii Mogadishu hawiyo ayaa iska leh sidaa jigjigaba ogaadeen uleeyihiin qaabiil kasto guriis asigaa hukumo
@saiidmoalim5596
@saiidmoalim5596 Жыл бұрын
WIXII KHAWAARIIJ LA SHAQEEYO OO JAAJUUS AH,, HALA ISKA TARXIILO,,, WAA SAX,,,,
@farhiyosharif8208
@farhiyosharif8208 Жыл бұрын
MARTI MAHAN JAAHUS RER GALBED OO RABAY IN UU DALKAENA CEEBEYO!
@abdirashidabdirizak6105
@abdirashidabdirizak6105 Жыл бұрын
Farmajo waa cadaw hawiye lo sodiray
@abdinuraden968
@abdinuraden968 Жыл бұрын
Waxaa kala duwan aqoonta iyo akhlaaqada qofka. Ninka sida u hadlaya dad baa amaanaya oo la dhacan!!!!!
@sadiyanurre7802
@sadiyanurre7802 Жыл бұрын
Sidaan uyaabay ayaad uyaabta dad ayuu qatar layahay isaguna wuu iscajabiyay
@abdinuraden968
@abdinuraden968 Жыл бұрын
Dan Soomaaliyeed kama hadlo qolyaha uu ushaqeeyo waxay usoo dhiibaan ayuu ka hadlaa. AS waan mashruuc lagu haysto Soomaaliya sidaa darteed ayey u buuniyaan. Waxaa ka daran qabyaaladu heerka ay ka gaarsiisan tahay.
@abdirahmanomar384
@abdirahmanomar384 Жыл бұрын
Excellent journalism at play! Allowing the interviewee to explain without interruption and asking tough, pertinent questions. Great job SSTV!
@muscabmohamedmohamud7416
@muscabmohamedmohamud7416 Жыл бұрын
Jamaal warkiisu waa cadyahay sheekadi jinsiga wadaa xagee dumarka lagu bahdilaa anaga dumarkayga madaxay nosaaran yihiine
@cabdi-hosh
@cabdi-hosh Жыл бұрын
The big question remains who he works for or with not as a jornalist but as an agent ????
@ayaanabdulkadir5363
@ayaanabdulkadir5363 Жыл бұрын
Carab Wayne adna majnuun shabaab Boon buuniya baadahay hal isma dhaandaan adaba ka daran oo masiibo umada gumada saxiib la ah in xamar lagaa soo celiyay waan soo dhawaynaa waana lagugu sugay yes xamar hawiye baa leh👍👍👍
@hireomar971
@hireomar971 Жыл бұрын
Waligey nin ka hadal xun jamal aniga waa iga dhintay carab weyne nabadsugida elaborka wey mahadsanyihin waxuu usocday edabdaro iyo in uu caayo raswasaraha iyo madaxweynihi hore been kashegayo weligaa somaliya dambe masoo gali kartid beenlow
@asiyaberger7719
@asiyaberger7719 Жыл бұрын
Sax. al-shabaabna wuu taageersanyahey. Mahadsanid.
@abdullahishire1921
@abdullahishire1921 Жыл бұрын
Waa nacas caraysan wuxuunadoonayay inuu alshabaab xayeysiis usoosameeyo sidiilaguyaqaanayba gabar baa iqabyaaladaysay kulahaaa Ogaden gabarkaagahiilin maayaane ee shabaab hiil uraadso
@abdlehurwaa8079
@abdlehurwaa8079 Жыл бұрын
Wariye jamal boss
@m0hamedkadar479
@m0hamedkadar479 Жыл бұрын
Wonderful interview
@suadabdi5
@suadabdi5 Жыл бұрын
Wuu is cajabiyay chanal 4 wuxuu mooday wax wayn good in la tarxiilo
@odeyga_xafada8352
@odeyga_xafada8352 Жыл бұрын
Nabsigii Farmajo aya kasobaxay, welcome to Muqdisho
@amirabukar2913
@amirabukar2913 6 күн бұрын
Wariye Jamaal waa halyey💪
@idiriselmi3215
@idiriselmi3215 Жыл бұрын
Jamal 7 maal mood oo godka jilicoow ah in lagu dhigay ahayd aad baad u nasib badan tahay gabadhu waa runteed ee xamse abdi bare ayaa ku dadaaley oo lagugu xushmeyay ee waxaa sameysaa San kula Taliye hadaa nin raga tahay jigjiga barnaamij ka same oo soo bandhig dadka dhibatada iyo bahdilaada lagu hayo oo hoyoyinka magalada lagu uleyo iyo suuqa bartankisa oo amxarada at ku bah dilaan magaca somaliyeed iyo elaborka jigjiga Jugeyro Subcis allaha unaxaristo sifaha lagu dilay aad iyo aad ayaan uga xumahay inaan soo qaato lakin waa Tariq xumo nagu dhac day Jamaalow ayaada kuma danqin miyaa mise gabar somaaliyeed ma ahan miyaa maxaa barnaamig uga sameyn wayday hadaad damir somalinimo ama mida bili aadanimo kugu jirto dadka reer jigjiga soo caawi markaas ayaa dadka reer Muqdisho ay gogol gaduudan ay ku goglayaane marka sxb Jigjiga oo dhaawac ah iyo meyd ayaad dhabarka ku wadataa ee gabdha reer Muqdisho kufsigooda iyo dhibataada waxba kama qaban kartid Al Shabaab danbana noo xayesin maysid waray sigoodana waa la mam nucaay we
@casanova2450
@casanova2450 Жыл бұрын
Warriye ma tihid Jamaal Osman, daanyeer caqli xun oo ruufiyaan caddow ku ah dadka Somaliyeed ayaad tahay. Waanna kuu daanyeernimo in aad ra'iisalwasaare Hamza meel cidla ah iyo toll beelayee aad ku ooyso. Khatar ayaad ku aheeyd amniga dadka Somaliyeed, taliyaha nabadsuggida Mahad Salaad iyo hay'adda amniganna shaqo fiican ayeey kaa qabteen. Ealliba adddiga oo aan lagu dhibaateeyn. Waan ognahay in aad rabtay in aad macluimaad gaarsiiso argagixissada alshabaab maadaama eey sii jabbayaan khawaarijta. Waanna ognahay in addiga, Farmaajo iyo Fahad Yaasiin aad markii horre ee aad u tagtay argagixissada alshabaab aad xog, iyo resources u geeysay argagixissada
@abdirashidhussein3029
@abdirashidhussein3029 Жыл бұрын
Why ad Jigjiga iyo xamar ad isugu qaban. Nairobi ayu hore oga sameyey hadana uu shegay in u kasemeyn rabo. You know the difference between Nairobi and Mogadishu? Nairobi is more advanced and democratic than Mogadishu.
@idiriselmi3215
@idiriselmi3215 Жыл бұрын
Waxaan ka hadleynaa waa Somali ma ahan Kenya
@abdirahmandahirabtidon7702
@abdirahmandahirabtidon7702 Жыл бұрын
Wariyahan ka sokow barnaamijka hore ee uu ka sheekaynayo ee lagu qabsaday waxa ka daran barnaamijka kale ee uu soo waday. Ninkaa in la celiyo ayaa sax ahayd waxa uu rabay in uu gabdhaha Somaliyeed ceebeeyo subxaana ALLAH.
@shinaali4360
@shinaali4360 Жыл бұрын
Gabdha somaliyed Muqdisho walu gata ben maahan
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 Жыл бұрын
Maan sha allah ina Adeer qubadi Adeerka madaxweynihi hore mudane madaxweyne Mohamed Abdulahi Mohamed Abdulahi Mohamed waan kaxumahay in nin muwaadin Soomaaliyeed waa khalad ah in lagu masaafuriyo
@aishahassanomar315
@aishahassanomar315 Жыл бұрын
Dowlaad dhan o itoobiyan ah bad dhawacdaay adigo cidna kudirsan markasa somaaliya o mudo 32 sano burbursaned ba rabta in ad siburburiso alxamdulilaah hadiba muqdiisho laga celiyay doofar shabab ah batahay
@ubax3018
@ubax3018 Жыл бұрын
Viva mahad salaad Waad uqalantaa tarxiilka Xamar waayo argagixiso ayaa Tahay nacasyahow duliga
@alinoor6515
@alinoor6515 Жыл бұрын
Jamal has the right to inform educate and entertain.very noble journalist
@alinoor6515
@alinoor6515 Жыл бұрын
Very serious the govt of hassan sheikh has no tolerance for free press and hamza bare.very sad.
@maimounhassan2890
@maimounhassan2890 Жыл бұрын
Weriyahan wa doqon gabdhaha somaliyed waxey leyihiin sharaf bey leyihiin kuwo qurbaha jogo dulobey miya gabdhaha hawiye lagu metala in fidiyow laga duubo mu tago garowe jubbaland gabdhohoda lasacanod dhulka darood ka so dubo qurunkasta hawiye lo sameysta tas ba loga diidey inu wareysto sawiro hadda bal gariwe jubbalan ha tago wax ka so duubo na tuso markas ban dhihi karna muqdisho ha tago
@farhiyosharif8208
@farhiyosharif8208 Жыл бұрын
NINKAN IN U BARMAMIJ FOOLXUN KA DUUBO LKN ILAHAY AYA FASHILIYAY WAYNA KU SAXNAYE MADAXDA DALKA IN LAGA CEELIYO WADANKA!
@xariircirro6357
@xariircirro6357 Жыл бұрын
Asc Downloada u furaya pls
@nasrinaali5397
@nasrinaali5397 Жыл бұрын
Si fiican bey ku yeleen wey kugu ficantahey duli carabweyn oo majnuun ah😀😀😀
@user-qo6wi6hz1c
@user-qo6wi6hz1c 11 ай бұрын
Runta ka gubanaysaaa
@sifircadeciise498
@sifircadeciise498 Жыл бұрын
Hhhhhh shisheeyaha iskala shaqeeyso somali is fahmi maysaane🤣🤣🤣🤣🤣
@jooinajamacgari9983
@jooinajamacgari9983 Жыл бұрын
Ninkaan wuxuu isku haystaa inuu dadka ugu caqli badan yahay markasta oo uu hadlayo dadka wuxuu Ku tilmaamaa juhalo iyo erayo xun xun kibir iyo islawayni ayaa Ka buuxo.waana sababta xamar looga soo tarxiilay
@user-kj2yb5sd3h
@user-kj2yb5sd3h 3 ай бұрын
Waxuu kamid yahy kuwo ay soo dirsadeen reer galbeedka ee dalkeen Ku abuurten
@hawoshirwa8320
@hawoshirwa8320 Жыл бұрын
Xamze waajibkiisa ayuu gutay waa sax inlagu tarxiilo Xamze guul iyo gobanimo
@sadiiqmohamud7449
@sadiiqmohamud7449 Жыл бұрын
Jamal wll nabad umad iyo hormarka muqdisho ayaa ka muhiimsan hal qof in lagu sooceliyo wey dan umad ayaa ka wanaagsan
@farhiyosharif8208
@farhiyosharif8208 Жыл бұрын
WARYAA KANN TV LAHE HOOW SABAB AD DADKA NABADSUGIDA USHAQEEYA AD SAWIRADODA IYO MAGACA YADOODA U SOO DHIGAYSA????? WA QALAD IYO BADH!
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 Жыл бұрын
Waar jamal wuxuu ku qaldan yahay Majnuun inuu ku tilmaamo. Xabiibul malaayiin Farmaajo
@abdulrahmana2216
@abdulrahmana2216 Жыл бұрын
I don't even follow Somali news or documentaries like tha but I have to say this the interviewer looks very professional and definitely unbiased individual Allah xabarakeyo we really really need neural Somali media like him No Qabil at all equal Somali media. Thank you SSTV. My opinion on Jamal one word he's a egotistical and haughty individual he needs to calm down first and working for Chanel 4 doesn't mean you're something different we don't care at all the guy is very suspicious walahi.
@thefearlesskibaarka9642
@thefearlesskibaarka9642 Жыл бұрын
Salute this guy somali ma taqaan the meaning of journalism 👏 huge respect from hargeisa
@tfarahan27
@tfarahan27 Жыл бұрын
💯✅
@haldor0127
@haldor0127 Жыл бұрын
Vedio fur fadlan 🙏
@alimire2
@alimire2 Жыл бұрын
Waa caddahay in uu ka mid yahay Allshabaab
@siraadwarsame4935
@siraadwarsame4935 Жыл бұрын
BEEN ABUUR IYO KIDBI KAWEYN NINKAAN UUR KASHABAABKAA , REYSELWASAARE XAMZE MA ISAGAAD LAXIRIIRTAY OO JUU OGGOLAADAY? TAN KALE WADDAMADA KALE OGGOLAANSHO LA'AAN ISKA GAL!!!! DOQON
@mohamadgureey2830
@mohamadgureey2830 Жыл бұрын
Channel 4 wax weeyn la,ah qalbi saqiirkan war wariye waa leyahay ninkan guwarey sanayo gudayo waa wariye dagan oo aqlaaq leh oo marwalba laxush meeyo
@mahamedduale411
@mahamedduale411 Жыл бұрын
Jamaal majnuun waa ubaxay magacaasi waraysigan markaan dawanay waxaa cadaatay inuu jamalyahay majnuun waayo waxaa kamuuqata1 inuu yahay basaas shisheeye2 inuu yahay qabyaaladayste3 inuu yahay majnuun
@fatimasalad8325
@fatimasalad8325 Жыл бұрын
Majnuun jamaal
Jamal Osman - Waxay isku diyaarinayaan dowladdnimo!
1:26:19
HANOOLAATO
Рет қаралды 565 М.
Became invisible for one day!  #funny #wednesday #memes
00:25
Watch Me
Рет қаралды 46 МЛН
когда повзрослела // EVA mash
00:40
EVA mash
Рет қаралды 3,9 МЛН
Получилось у Вики?😂 #хабибка
00:14
ХАБИБ
Рет қаралды 7 МЛН
Guddoomiye Cabdulqaadir - Waxaan soo toosay aniga oo dhaawac ah !
45:09
Deg deg  - Wariyaha ay ugu necebyihiin Shabab oo aan wareysanay.
52:47
Became invisible for one day!  #funny #wednesday #memes
00:25
Watch Me
Рет қаралды 46 МЛН