Abwaan Jiheeye oo xujeeyay Abwaannada Soomaaliya.

  Рет қаралды 74,685

MM Somali TV

MM Somali TV

2 жыл бұрын

Пікірлер: 69
@Guiled100
@Guiled100 2 жыл бұрын
Ismaaciil Yusuf Cabdi (Jiheeye) Abwaan Cabqari ah ,oo Ilahay hibo u Siiyay Sugaanta Somalida
@abdilahito
@abdilahito 2 жыл бұрын
Waad mahadsantihiin MMTV. Fadlan inoo badiya Suugaanta oo qayb warbaahinta ka mida Noogu dara. “Suugaanta Maanka” Codsi :✍️ waxaan codsanlahaa in qofka wax wareysanayaa uu inbadan wax soo baadho, Su’aalaha la weydiinayaana Ay ku suntanaadan waxa markaa taagan . Iyo in qofka la wareysanayaa dadka wax la hor imaado. Waxa iiga baxay in Abwaanka Jiheeye, Alle ha daayee uu yahay Nin wax badan og . Wax badana aanu ka barano. Fadlan dib inoogu soo casuuma, Wakhtigana inoo dheereeya . Runtii ma dhaliilayo, Wariyayasha lknse waa soo jeedin In qofka aad wareysaneyso aad waxbadan ka akhridid, soo baadhid, ka dib aad dadweynaha hor keentid. Mar labaad wuu Mahadsanyahey Wariyuhu, wax isku sheeguna ceeb ma’ahan. Ee waa wax wanaajin un . Alle ayaa mahadleh .
@EARTHSPORT200
@EARTHSPORT200 2 жыл бұрын
Beentaa maaha wlhi xirfadnimadii suxufinimo ka maqan
@hooyohooyo9359
@hooyohooyo9359 2 жыл бұрын
L
@engabdulkhaliqmohamed5977
@engabdulkhaliqmohamed5977 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤hhy
@ShugrixasanNour
@ShugrixasanNour Ай бұрын
Aga war abwaan jiheeye. Abwaaniinta. Soomaaliyeed. Siduu uxujeeyay. Aga war abwaanka xujadiisa halafuro❤❤❤
@abdinasiraxmed2471
@abdinasiraxmed2471 2 жыл бұрын
Bilaa calayka wariyaha inaga zoo hagaajiya kani wariye maaheee
@ilyasvikiesharma2879
@ilyasvikiesharma2879 2 жыл бұрын
Kkkk waxaan qaatay erayga waxeenii baa laynaga dumiyey oo wax kale ayaa lay noo dhiibey
@nimanabdi7032
@nimanabdi7032 2 жыл бұрын
Macalinkaygii Somaliga dugsigii sare dayib guray Abwaan Macalin jiheeye
@cabdirisaaqcumar3357
@cabdirisaaqcumar3357 2 жыл бұрын
Oday nimcan aha libax anu isku galas ahayn
@nimanabdi7032
@nimanabdi7032 2 жыл бұрын
@@cabdirisaaqcumar3357 Sxp Dee sawir kuma saarnee isku kay sheeg
@cadnaanmontolivo7196
@cadnaanmontolivo7196 2 жыл бұрын
Abwaanka #Cawa igu Horeysa waxaas o Heesa asaga leh Lamana yaqaan🤣 Kuwa Abwano isku shega o #Baranbur wax u eg Tiriya ba na waalay o TV'GA dhex taagan maalin walbe 🤣
@sagalfaarah4123
@sagalfaarah4123 2 жыл бұрын
Waa layaqaane adaan aqoon
@h_alcumaribnucumar5237
@h_alcumaribnucumar5237 2 жыл бұрын
Ilaa haddan yaabnhy ninku waa ninka fankaba shida,ana maanta ii maqal magaciisa&heesihiisaba.
@abwaanqarayare
@abwaanqarayare 2 жыл бұрын
Ismaaciil Yuusuf Cabdi Abwaan Jiheeye Waa Shaqsi intaan ka aqaano aan la gaban dhaliisha.Wixii qaldan iyo boogaha buka ee shacabka dusha looga dhacayo gunta soo taabta. Tixdan Dhufaan Laba Wax uu si togan ugu dul istaagay xaaladaha dalka ka jira.
@ShugrixasanNour
@ShugrixasanNour Ай бұрын
Aga war abwaan jiheeye. Abwaaniinta. Soomaaliyeed. Siduu uxujeeyay. Aga war abwaanka xujadiisa halafuro
@mustafaaden736
@mustafaaden736 2 жыл бұрын
Weriye aakhirsamaan. Su'aalo xumaa, oo mawduuca uu ku dhex jiro iyo aqoonta uu u leeyahay kala durugsanaa!
@ShugrixasanNour
@ShugrixasanNour Ай бұрын
Wariyuhu. Abwaanka ha adeeco
@Outside-box-the
@Outside-box-the 2 жыл бұрын
Cajiib cajiib, barnamijyadan inoo badiya MMtv
@cabdifataxadan4526
@cabdifataxadan4526 2 жыл бұрын
Kani wariye maahee gaajaa ugaysay microphoneka🤔
@Dr.HusseinEid
@Dr.HusseinEid 2 жыл бұрын
Kani wariye maahee malaha meesha waa la iska keenay uun telefiishanka kani wuu ceebaynayaa
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 2 жыл бұрын
"Abwaan Jiheeye waa Abwaan Aragti Fog "
@abdirahmanismailhussein1903
@abdirahmanismailhussein1903 2 жыл бұрын
Legend
@Top_G_forever
@Top_G_forever 2 жыл бұрын
Abwaanka warysiga wad ku cidhiidhinysa wariye daa anu ka faaidne😤😤
@mahadmataankuriya
@mahadmataankuriya 2 жыл бұрын
hore usoco abwan qaliga ah abwan jaheye
@shicib-udaneeye-studio
@shicib-udaneeye-studio 2 жыл бұрын
Abwaanka waxa wareysan kara qof suugaanta wax ka yaqaana
@suugaan
@suugaan Жыл бұрын
sida qoraa mawliid aadan biixi astaan tv ku waraystay fan dhaadi uun baa abwaan faqi kara
@saimurmohamed2466
@saimurmohamed2466 Жыл бұрын
Masha allah masha allah masha allah masha allah masha allah masha allah masha allah masha allah masha allah masha allah masha allah masha allah masha allah masha allah masha allah
@abdiwahab77
@abdiwahab77 2 жыл бұрын
Abwaanka halken xaqal ciidka ugu soohagaajiyaa mm tv?
@yaasinismail7956
@yaasinismail7956 2 жыл бұрын
MM Somalitv cinwaanka iska waxaa wa khaldan yahay Wa waa waa maxay a waa Ada Somalia waxay somalida
@EARTHSPORT200
@EARTHSPORT200 2 жыл бұрын
Kuwan wariyaasha sheeganaya maba yaqaanaan waraysiga sida loga qaado qofka la waraysanayo marka cidhiidhina waa ku galinayaa
@faaraxaadam3676
@faaraxaadam3676 2 жыл бұрын
Waar wariye professional ayaa loo baahanyhy isagaba khaldaya abwaanka
@yaasinismail7956
@yaasinismail7956 2 жыл бұрын
Somalia ayan somali ku qorteen ma hoos gelisbaa
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 21 күн бұрын
Jiheeye❤
@mustafeabdilahi5613
@mustafeabdilahi5613 Жыл бұрын
Wariyhu xirfad uma laha shaqada u hayo!!!
@noirdiin2709
@noirdiin2709 Жыл бұрын
Jcyl dhiil ah jelaan dhog daran jamasho dhoof doon ah 👍💟
@user-xb7zq9mg1o
@user-xb7zq9mg1o 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤ aad iyo aad abwaan jaheeyo ❤❤❤
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 2 жыл бұрын
Sxb halkaas iska sax inta jeer gabayga la laablaabo macne maleh waxa macnaha u yeela wa fariinta ad gudbineysid massage ka iyo ku xeeldheeri luuqada adku gabyeysid
@museismail6352
@museismail6352 Жыл бұрын
jiheeye
@abdulqadirabdisataar
@abdulqadirabdisataar Жыл бұрын
Nin culus jiheeye
@nimco2332
@nimco2332 2 жыл бұрын
Abwaan kuwa heestaa ku guursadey hadalkaagu waa ii malab dawiyo timirta doocaade
@wiildhalad9021
@wiildhalad9021 2 жыл бұрын
Aan ku saxne abwaanada reer Somaliland dheh
@maxamuudaxmed6022
@maxamuudaxmed6022 2 жыл бұрын
Ok
@mhaajisalah773
@mhaajisalah773 2 жыл бұрын
War kini wariye maaha malaa reer ahaan baa lagu keenay
@SamiirSirad
@SamiirSirad 2 жыл бұрын
MMTV Waxan idin weydiina lahaaa meel Aan kala xariira abwan jiheeya maigu saacidi kartaaan???
@apdiwaasaccdc8724
@apdiwaasaccdc8724 Жыл бұрын
Kan wariye maahan😂
@xussencade5486
@xussencade5486 Жыл бұрын
abwaan ku dhihi makaree abwaanada soomali faraha kala bax
@EARTHSPORT200
@EARTHSPORT200 2 жыл бұрын
Ala wariyahu maxuu waraysi ka qaadi suugaanba makala yaqaanee hees iyo maanso ku lahaa abwaanadu ma maanso uunbay tiriyaan
@aadanalfoofficiall2149
@aadanalfoofficiall2149 2 жыл бұрын
Kani waxba garanmaYo 😅😅🤣😂
@shaaficihassan2805
@shaaficihassan2805 2 жыл бұрын
cyaalkaagii tktkga waryso yaa dhaha Kan.
@abdirahmanfurreh5057
@abdirahmanfurreh5057 2 жыл бұрын
Waar maxamed iligow kan wariyaha ma waxaad ku keentay 4.5 kkkkk wax badan baa ka khaldan wariyahan
@Hallas51
@Hallas51 2 жыл бұрын
waaar waa maxay jeeego xiiirkani
@dugsigahoose.darulinsaan7689
@dugsigahoose.darulinsaan7689 2 жыл бұрын
ABWANKAAN waa sitaa Anigu
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 2 жыл бұрын
Galal Tv keeba wll jeega xiira ma wariyaha mise ninkale
@abdulghanihassan3837
@abdulghanihassan3837 2 жыл бұрын
Kani wariye maahee waa muunad muraayada lagu iibgaynayo kkkk
@monagoth
@monagoth 2 жыл бұрын
Kuye xidiga maKa dul jooga ayaa liyidha jaheeye: Xidigee? Ma xidigbaa maka duljoogaa
@nuuribrahim3131
@nuuribrahim3131 2 жыл бұрын
Fahad shakiib saciid
@EARTHSPORT200
@EARTHSPORT200 2 жыл бұрын
Ta kale wariyuhu kolba meel buu u boodaya wax ka weydiinayaa
@bashiirtarabbi
@bashiirtarabbi 2 жыл бұрын
Baqal iyo Faras?
@abdifatahomar7654
@abdifatahomar7654 2 жыл бұрын
11 ayaan maraya
@axmedxaaji8418
@axmedxaaji8418 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤😂😂😂😂🎉
@jalbisgeelqaad984
@jalbisgeelqaad984 Жыл бұрын
Af soomaaligaagna Cidna kama sareeyee Dadkaad ula siman tahay
@axmedxaaji8418
@axmedxaaji8418 8 ай бұрын
❤❤❤is is very 😂😂😂
@axmedxaaji8418
@axmedxaaji8418 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤is 🎉😢😮😅😊
@abdifatahomar7654
@abdifatahomar7654 2 жыл бұрын
Hhhhhhhhh
@bulxandahir734
@bulxandahir734 2 жыл бұрын
Ninkani waxan jirin ayu is modiisayay gabeygu meeris ayu leyay Marka meeris kasta wa inu sadex leh kabadan
@suugaan
@suugaan Жыл бұрын
barnamijkaba wariyaha dhabqinaya
@searchrightthings.947
@searchrightthings.947 Жыл бұрын
Legend
3M❤️ #thankyou #shorts
00:16
ウエスP -Mr Uekusa- Wes-P
Рет қаралды 14 МЛН
Nutella bro sis family Challenge 😋
00:31
Mr. Clabik
Рет қаралды 12 МЛН
🤔Какой Орган самый длинный ? #shorts
00:42
HALKUU MARAYAA DHAAMKA KAL-QORAY EE UGU WEYN SOMALILAND
9:44
Hargeisa Water Agency
Рет қаралды 4,6 М.
TOP 30-MUSIC ABWAAN JIHEEYE
15:13
BEEYO MUZIC
Рет қаралды 3,3 М.
sheeko jaceyla iyo abwaan jiheeye
4:36
khaalid marcos
Рет қаралды 32 М.
3M❤️ #thankyou #shorts
00:16
ウエスP -Mr Uekusa- Wes-P
Рет қаралды 14 МЛН