Abwaanada Beesha XAWAADLE Macawisley Maafiyadii Madhiyay

  Рет қаралды 28,879

Qarniga Hadalka

Qarniga Hadalka

Ай бұрын

#abwaan mustafe sh cilmi #abwaan maxamed maxamuud qaaqaay #abwaan cabdi dhuux yuusuf #abwaan cali cabdule guure #abwaan cabdi dhuux guure.#khadra daahir cige #cumar xasan rooraaye #cabdilaahi cumar xarago #sahra mire #maxamed axmed kuluc #muuse ismaaciil qalinle #saalax qaasin naaji #kinsi xaaji aadan #aamina xasan #faysal muniir

Пікірлер: 186
@amiinxirsi6105
@amiinxirsi6105 Ай бұрын
Xawaadle waa dad aan laheysankarin cimaamadooda taariiqna leh noolaada from Galmudug❤❤❤❤❤❤❤❤❤👏
@mellowyellojello6520
@mellowyellojello6520 Ай бұрын
Thanks for this ❤❤❤❤❤
@Yabar342
@Yabar342 Ай бұрын
Qosolka 😂😂 Maxa Waye? Maa fahmin
@LibanAden-dm7ur
@LibanAden-dm7ur Ай бұрын
Leelkase iyo xawadle horta maxa jira
@hersijama6905
@hersijama6905 Ай бұрын
Mahadsanid walaal, Xawaadluhu waa reer nasabad fiican, Dusma mareeb ayaan ka soo salaamayaa reer ayeydey. Dalka ALLE hanoo hagaajiyo Aamin
@zoolacadeofficial16
@zoolacadeofficial16 Ай бұрын
Isma lahyan. Abwaan. Qaaqay baba. Ina aderkga ah. Wa idhuntay Yabr dige. Adan warsame Alw barakey. Abwanada somaliyed ❤❤❤
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg Ай бұрын
Inuu xawaadle yahay caawa iigu horaysa
@FuulSare
@FuulSare 28 күн бұрын
War Qaaqay goormuu dhintay?, Xamar gaar ahaan Xamar Jajab in uu joogay baan filayaa
@MOOLIF00
@MOOLIF00 Ай бұрын
Waligey isma dhaheynin abwaan khaakhaay ayaa xawaadle ah. Heesta barasho ninka sameeyay walaahi waa qatar
@sayidka6911
@sayidka6911 Ай бұрын
Qaaqaa, Heesihiisu waa bad, xisaab maleh.
@user-pg3lj5cj7s
@user-pg3lj5cj7s Ай бұрын
Iyo waxan sugnaa abwanada somali galbeed somali region ♥️
@ahmeddahir6224
@ahmeddahir6224 Ай бұрын
Khaakhaay ileen Waa ii dhuuntay Macawisley buu ahaa guuleysta X ❤
@saidbodle
@saidbodle Ай бұрын
Viva walee xawaadleh ❤show waxanoo heesa iyagaa leh❤❤❤❤ mansha allah
@sabraa2009
@sabraa2009 Ай бұрын
Abwaan Maxamed maxamuud qaaqaa waligeey ma maqal heesahiisana aad anan u jeclahay oo waan dhageeystaa.
@Mamar6310
@Mamar6310 Ай бұрын
Heeskani wuxuu ku JIRAY ruwayadii GAR JACAYL HAKA QAADO EE UULAHAA ABWAAN MAXAMUUD MAXANED QAAQAAY LAZANKII JIIM SHEEKH MUMIN
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh 27 күн бұрын
Heestaas leh sidee meel buktiyo gacan lagugu kala bariiyaa iyo AUN kinsi xaaji aadan waan dhagaystay lkn ma ogeyn inay cabdi qays jawaab u ahayd❤❤
@Yabar342
@Yabar342 Ай бұрын
Xawaadlaha waa gob ah wallahi
@abdirisakmohamoud1772
@abdirisakmohamoud1772 Ай бұрын
Joodax caadi maaha haa igu raacsan tahay ha isoo eegina like ta ku boob😁😁😁👍
@user-jr6fc7oq2e
@user-jr6fc7oq2e 11 күн бұрын
Maashaa alaahwaad ku mahasantahay saaxiib
@gt-somalia7640
@gt-somalia7640 2 күн бұрын
XL- Classic songs 👏👏👏👏
@farahfartun3961
@farahfartun3961 Күн бұрын
Xawaadle power guuul
@hassanhussein1004
@hassanhussein1004 Ай бұрын
Barnaamijka baro abwaankaaga iyo kabiirka da da yar ee Cilmi baaray waan u mahadcelinaynna shaqadaas wanaagsan
@ahmeddahir5152
@ahmeddahir5152 Ай бұрын
Xawaadle ❤ Macawisley weli rag badan baa ka maqan ❤❤
@user-fu3og7sf4p
@user-fu3og7sf4p 27 күн бұрын
Xawaadle waa dad wanaagsan❤❤❤
@abdimohamed3122
@abdimohamed3122 Ай бұрын
Aadan warsame ❤
@hiiraan_boy10
@hiiraan_boy10 Ай бұрын
Tolkey xawaadle dad taariikh fac weyn leh❤
@anabalinur5623
@anabalinur5623 Ай бұрын
Maasha alaah abwaanadeena Xawaadle maxamed
@Aidarus-Abdullahi
@Aidarus-Abdullahi Ай бұрын
Next ka soo dhig Abwaanada beesha Sheekhaal
@FARHIYAHAPPYTUBE
@FARHIYAHAPPYTUBE Ай бұрын
Xawaadle is not easy ❤❤
@mohamedalishire1636
@mohamedalishire1636 Ай бұрын
Xawaadle iney Abwaan leeyahay ma u maleyn jirin
@warsamewaberi3792
@warsamewaberi3792 3 күн бұрын
Uuma baahnin inaad noosheegto qabiilka abwaanka waxaa nagu filan magaciisa iyo sawirkiisa. From jabuuti.
@gaminglov4303
@gaminglov4303 Ай бұрын
Macawislay isn't easy 🎉
@mohamedhassan6556
@mohamedhassan6556 Ай бұрын
soomaalidi hore dad gobonimo lehe oo aan xaasid ahen oo aan qalbi xumeyn ayeeye aheyne
@user-fg6ys2rz6b
@user-fg6ys2rz6b 28 күн бұрын
agoon cabdale madxweeyne❤❤❤❤
@mukhtarmaxamed5357
@mukhtarmaxamed5357 Ай бұрын
Ilayn Hawiye wuu isku filnaa maanta ayaan kahadhay
@CumarIbrahimCawale-st8ni
@CumarIbrahimCawale-st8ni Ай бұрын
Hore u soco zxb ,wa cilmiye
@jokerpoiofficial7623
@jokerpoiofficial7623 Ай бұрын
Abwaan QaaqaaYyy Lagend waaye wllhi pig fuN ayn U ahy iLahey Ha cafiye❤❤
@mustafaabiib1916
@mustafaabiib1916 Ай бұрын
Xawaadle rag adag
@dahirdubow8636
@dahirdubow8636 Ай бұрын
Waale xawaadle waa Rag Rag dhalay
@Mamar6310
@Mamar6310 Ай бұрын
Alaxaantiaas oo dhan waxa laha ahm jiim Sheekh’s mumin
@MrKayse2011
@MrKayse2011 Ай бұрын
Waa barnaamij fiican
@abdifatahhasanmohamed828
@abdifatahhasanmohamed828 Ай бұрын
Mansha allah
@xoxo-yg6gb
@xoxo-yg6gb 29 күн бұрын
Abwaan ado ugu Waa waynaa somalia Ee beesha sheekhaal soo baar. Oo ay ka mid yihiin abwaan Mahamed Ali kaariye iyo abwaan Sahal macallin ciise.
@ziziato4481
@ziziato4481 22 күн бұрын
Af xawaadle ha ku hadlo ama hee
@abdinasirdaud3798
@abdinasirdaud3798 Ай бұрын
Beesha madhibaan ee suugaanta fanaaniinta badan kusoo xiji insha Allah
@mursalnuur2027
@mursalnuur2027 14 күн бұрын
Agoon waa naaneys magaca saxda ah waa Abdalle Madaxweyne
@MuuseCumar-jx6jd
@MuuseCumar-jx6jd Ай бұрын
Yaa salaam axyaa abwaano
@abdifatahhasanmohamed828
@abdifatahhasanmohamed828 Ай бұрын
❤boos Aad u fcn baad noo haysaa runtii allaha noo kaa daayo wll
@CarabDhayloos
@CarabDhayloos 26 күн бұрын
XAWAADLE WAA REERKA UGU XIKMADA BADAN SOMAALI,WAAYO BIYAHA HIRAAN QOFKI CABA WAA WADA XIKMAD
@abdiroblenahar7879
@abdiroblenahar7879 29 күн бұрын
Aad baad u mahadsan tahay mudane si fiican ayaad u faahfaahisay abwaanada Xawaadle waxaanse kuugu derayaa abwaan mustafa waxaa ka mid ah heesihiisa "waa lagu kufaa lagu kala jabaa kibirka iyo samadiidoow dabin baa kuu dhigan lagugu dili doonee" , iyo kuwa kale oo fara badan.
@mellowyellojello6520
@mellowyellojello6520 Ай бұрын
Barnamijkan aad bu uwanaagsan yahay❤❤❤❤
@gaminglov4303
@gaminglov4303 Ай бұрын
Top songs
@Daljir143
@Daljir143 Ай бұрын
Agoon waa Cabdalle Madaxweyne oo waa saddex ilmo Madaxweyne mid ka mid ah Cali Madaxweyne, Yabar Madaxweyne iyo Cabdalle Madaxweyne oo Agoon ah.
@timacaddechannel6602
@timacaddechannel6602 Ай бұрын
Dhawaqa naga sax Habar iji maaha ee Waa Habar-aji
@kamaaludiinka
@kamaaludiinka 18 күн бұрын
Cajiib 🔥❤️
@user-qg2ec3jw6o
@user-qg2ec3jw6o Ай бұрын
Aadan warsame is not easy
@ifka2877
@ifka2877 Ай бұрын
Xawaadle waa gob jira oo jooga
@drshoonbe2632
@drshoonbe2632 10 күн бұрын
SIDA DHAMSATA WAXA LE ABWAAN DACAR RIWAAYADII DIRQI MAAHA JACAYL
@mellowyellojello6520
@mellowyellojello6520 Ай бұрын
Qarniga hadalka waxaan idinka sugeyna samaroon iyo cisse abwaanadodi please ❤
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 14 күн бұрын
Abwaannadii Banaadiriga Aaway?...thanks.
@ismailmohamed1525
@ismailmohamed1525 Ай бұрын
Well done Qaryaan hadalo sxb ❤❤❤❤
@mohamedshampao495
@mohamedshampao495 Ай бұрын
ManshaaLaaah Tabaraklaaah Hambalyo Hambalyo Hanii-yen laka kuGuuleyso Salam Sare
@farahdahir8554
@farahdahir8554 Ай бұрын
CALI CABDULLE GUURE AUN BUULO BURTE AYAN KU ARKI JIRAY 1988 ,
@MustafeMohamed-mj4vr
@MustafeMohamed-mj4vr Ай бұрын
Dee iyadoo Ay fiican tahay raali gelintu laakiin waxay ila tahay markaad magacii koowaad iyo kii labaad ee beesha Abwaan kasta oo aad ka hadasho uu yahay ee Aad sheegto,muhiim ilama sii Aha hoos usii gal keedu tusaale Ahaan h gidir cayr,dee ku filan tilmaan muhiim ilama Aha hoos usii dhaadhaceedu
@maxamedaxmed3361
@maxamedaxmed3361 Ай бұрын
abwaanada xawaadle not easy long life
@Gantaalahamedia
@Gantaalahamedia 26 күн бұрын
Mahadsanid sxp ❤❤
@user-we3ty2ct8f
@user-we3ty2ct8f Ай бұрын
Sinleydii baladhatoo baday nala jibaxdee waa B’leye iga qabo cabdi qaays
@mgeesi9252
@mgeesi9252 Ай бұрын
Thnks sxb
@osmanheymoy5527
@osmanheymoy5527 Ай бұрын
Rubaayadaa waa Isla sameeyeen waa sax onkod ayaay ka wada tirsanaayeen
@mohamadabdishiekaden994
@mohamadabdishiekaden994 Ай бұрын
Abwaan cabdi dhuux guure allaha u naxariisto
@daljirkadaahsoon3478
@daljirkadaahsoon3478 Ай бұрын
Aamiin cabdi dhuux waa noolyahay
@wiiloolol5582
@wiiloolol5582 Ай бұрын
Yabardige waa labo 1-Uurka xeeb iyo 2-Adan warsame
@zoolacadeofficial16
@zoolacadeofficial16 Ай бұрын
Yabr dige. Wa 3. Adan warsame. Urkaxeb. Io.owsen
@user-nw9qm8fg3b
@user-nw9qm8fg3b 9 күн бұрын
​@@zoolacadeofficial16Owsen waa laf uurkaxeb ka tirsan
@jeexdinTV
@jeexdinTV 5 күн бұрын
OGAADEEN yaan kasugeynaa c/qaniyoow ina adeeroow
@Ibrahim-n6k
@Ibrahim-n6k Ай бұрын
Xawadlle waa cajiib
@cabdiraxmaanyuusuf
@cabdiraxmaanyuusuf 29 күн бұрын
Abwaan madama aad hawiye soo gashay soo qabo abwaaniinta beesha murusade
@erew6420
@erew6420 Ай бұрын
CABDI QANI SXB WAXAATAHAY CUSURI ABWAANADA GABOOYE MA U SOO SHEEGI LADAHAY WAAN KAA SUGAYNAA ILEEN WAA KU TAAGEERNAAYE
@nasiixudiini7503
@nasiixudiini7503 Ай бұрын
Way so gaadhi doonta wll
@user-en2eb5ry3z
@user-en2eb5ry3z Ай бұрын
Abwan nur cadana ku dar allaha u naxariste
@munaibarahim1977
@munaibarahim1977 Ай бұрын
Eshqiyaasa❤
@abdullahisahal8369
@abdullahisahal8369 27 күн бұрын
Abwaanada xawaadle waxeey heesaha ay curiyeen u dhiibeen inta badan isaaq Dhanka kale abwaaniinta isaaqa heesahooda waxaa qaada Habar gidir
@suheybibrahim8079
@suheybibrahim8079 Ай бұрын
Saxid abwaan abdi nuux yuusuf qabiilkiisa wa dige yabar dige Aadan warsame blse adiga waxaad kusoo koobtay dige.
@foziasalad1152
@foziasalad1152 Ай бұрын
Meel baad Saar tay wax baad noo kor dhigay naga dhina
@drshoonbe2632
@drshoonbe2632 10 күн бұрын
HEESAHA WAXA LAHAA AXMED SALEEBAN BIDE BUURTA GACAN LIBAAX MAKAY DOONTA DAGAYSO DADKA SAARAN ABWAAN AXMED SALEEBAN BIDE
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 Ай бұрын
Hadalo❤
@farahmalin1963
@farahmalin1963 Ай бұрын
Hawiyaha waa looga fiicanahay buunbuuninta waana dad humble ah oo aan jeclayn faanka
@farahmalin1963
@farahmalin1963 Ай бұрын
Waa saas
@user-gy3qi6yl4r
@user-gy3qi6yl4r Ай бұрын
Aniga wiilkan dhalinyarada ah yaan u mahadcelinaya guulayso ader wiil soomaaliyed fikir fican keenay baad tahay
@AbdillahiHassan-cc9su
@AbdillahiHassan-cc9su Ай бұрын
Abwaan Abdi dhuux yuusuf ma xawaadle muu ahaa
@AbdiAbdulahi-rs5zl
@AbdiAbdulahi-rs5zl 29 күн бұрын
Haa waa xawaadle
@warsameahmedamalle4667
@warsameahmedamalle4667 27 күн бұрын
heesaha wuxuu ka tagay: sida laama looshaha codkii Khadra Daahir. Laxankii Saciid Maxamed Xarawo iyo waa heeska caanka ah ee waa lagu kufaa, lagu kala jabaa: Waaberi iyo Shiiraan Shiidaad Muraad.
@user-ul9hl3tj3t
@user-ul9hl3tj3t Ай бұрын
Kinsi oo Xaamilo ah ayaa ka mid ahayd FANAANIINTAN
@YasirGureey
@YasirGureey Ай бұрын
Mahadsanid sxp qariniga hadalka sida uso sameysay barnaamijkan
@HayanStudio763
@HayanStudio763 Ай бұрын
Waa Agoon Abdalle madaxweyne ciise dige Sidoo kale cali Madaxweyne Ciise dige Halka Aadan Warsame yihiin Yabar dige
@mahdiqalaad8335
@mahdiqalaad8335 Ай бұрын
Sxb biliqadi funka ayaa toosh ku daaratay rntii wana ku mahadsantahay sxb wadankan wax kasto waa la bililiqestey xitaa funka gabayo waxaa arkeen nin aan shuqul ku lehen loo ssariyay heesahane waa sidaas
@MohamedMuqtarMohamud
@MohamedMuqtarMohamud Ай бұрын
Abgaal iyo sheekhaal iyo murusade baanu kaa sugaynaa ustaad🙏
@ahmeddahir6224
@ahmeddahir6224 Ай бұрын
Agoon Abdalla Madaxweyne weeye curudka
@user-fg6ys2rz6b
@user-fg6ys2rz6b 28 күн бұрын
xl❤❤❤❤❤❤
@abdibarrenooh7563
@abdibarrenooh7563 Ай бұрын
Abwaanada Gaaljecel waa inay ku xigaan.
@shiinkabarre7241
@shiinkabarre7241 26 күн бұрын
Abwaan mustafe shiiq cilmi hesihiisa waxaan ujeclhy (adiguna ha moogaa). ninkii dhagaystaaa fahmaya dadka qaarna 😅 uyaqaabaan maxaaas iyo hesta ah( baayooyo waan ku jclhy) 2 hees oon markasta kadhagaysta
@mohamedyusuf2144
@mohamedyusuf2144 Ай бұрын
Tiyaaterka ma reer baaleh mise somali
@ifka2877
@ifka2877 Ай бұрын
Tiyaatarka qaranka magaca udhiman oo loobixin lahaa muxuu yahay asagaba qaranki ku magacabane shaqsi ama qabiil ka weyn ❤❤❤❤
@user-pg3lj5cj7s
@user-pg3lj5cj7s Ай бұрын
Waxan abwanada Djibouti 🇩🇯 sxb
@user-rk1vn7rf9i
@user-rk1vn7rf9i 27 күн бұрын
SAMAROOON MEEE
@AbdillahiHassan-cc9su
@AbdillahiHassan-cc9su Ай бұрын
Agoon Abdalle madaxweyne ciise dige samatalis waaye
@ziziato4481
@ziziato4481 22 күн бұрын
Wariyeh culus
@user-ew3sh1vp7r
@user-ew3sh1vp7r 29 күн бұрын
17:02
@user-oq8nm8tm3w
@user-oq8nm8tm3w Ай бұрын
Asc raaligaa janno wll guuleyso umada hawl badab baa uhaysaa
@AhmedHassanp4
@AhmedHassanp4 Ай бұрын
Abgaal kuso dar sxb Abwaannada Abgaal
@Haaji397
@Haaji397 Ай бұрын
Wakhtigaas abgal lugaha calamad looga sameyn jiray 😂 kaftan sxb
@Xasan-qorile525
@Xasan-qorile525 29 күн бұрын
Hawiye ma gabyo ha iga harto❤❤❤❤
@mohanomar1472
@mohanomar1472 27 күн бұрын
Xawadle ma hawiye baa marka
@Xasan-qorile525
@Xasan-qorile525 24 күн бұрын
@@mohanomar1472 Oo yow yahay tankale kuwii hg maadan daawan miyaa
@mahamedyarecisman3492
@mahamedyarecisman3492 Ай бұрын
agoon magaciisa waa cabdalle madax wayne ciise waxa adeer u ad cali madax waye ciise
Habar-Gidirta Halganta Oo Taalo U Baahan Abwaanada Beesha Habargidir
27:10
Ku Socota Beesha Sacad-Muuse & Somalida Hiilka Leh
34:44
Qarniga Hadalka
Рет қаралды 1,1 М.
Haha😂 Power💪 #trending #funny #viral #shorts
00:18
Reaction Station TV
Рет қаралды 15 МЛН
Luck Decides My Future Again 🍀🍀🍀 #katebrush #shorts
00:19
Kate Brush
Рет қаралды 8 МЛН
Qabiilka Kaalinta 1aad U Galay Beesha Daarood ?
23:33
Qarniga Hadalka
Рет қаралды 36 М.
Q: 3aad Mucjisada Af-Soomaaliga 668 HEESOOD
17:52
Qarniga Hadalka
Рет қаралды 34 М.
Laxanka laga Soo Xaday Xayawaan ka
18:07
Qarniga Hadalka
Рет қаралды 4,8 М.
Gaariye oo Taageeray Khaliif Sh. Maxamed.
14:43
Hassan Horri
Рет қаралды 31 М.
HEES Usha Maad U Qaban Oo 9 Naagood Rifeen
16:09
Qarniga Hadalka
Рет қаралды 13 М.
Mustafe SH Cilmi 1
59:06
abdi qani
Рет қаралды 84 М.
Abwaanada Beesha Isaaq Qeybta 1aad
18:35
Qarniga Hadalka
Рет қаралды 23 М.
DEGDEG Hamze iyo Hassan oo kala dhintay maanta
47:39
Aftaag media
Рет қаралды 1,9 М.