HEES Usha Maad U Qaban Oo 9 Naagood Rifeen

  Рет қаралды 13,350

Qarniga Hadalka

Qarniga Hadalka

2 ай бұрын

#yurubgeenyo #iqrayaray #ifraax indho #shaadiyasharaf #hodanafrica #munamiski #aliharare #qaryaanhadalo#munajabuuti #munaxidigta

Пікірлер: 40
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si 2 ай бұрын
Allah Yarxma Abwaan kiiweynaa Abdiqadir xirsi Yam yam, Legend buu ahaa
@anabalinur5623
@anabalinur5623 27 күн бұрын
Cabdi qani mahadsanid heesaha ka celi kuwaan wey kufsadeen waxey ku leeyihiin fanaan baan nahey wax ey hees iyo murti ka yaqaanaan ma jirto ha xishoodaan ee runta u sheeg
@MohamedMohamed-cw3ud
@MohamedMohamed-cw3ud Ай бұрын
Kuwaan inaad fanaaniin ku shergtaan ayaa khalad ah
@abdulahiahmed1986
@abdulahiahmed1986 2 ай бұрын
Hadal waa kii hore dadna waa kii hore
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg Ай бұрын
Laxankii axmed gacayte
@Bytity35
@Bytity35 Ай бұрын
" sagaal naag rifeen " Waa la heshay
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg Ай бұрын
Ninkani dukaan ayuu ka dul furtay heesihii la kufsan jirey
@fanah58
@fanah58 2 ай бұрын
Eedaan iyo Aadaan ayey kala yihiin.
@saidfarah2644
@saidfarah2644 Ай бұрын
VAR baa soo wada qabtay suugaan kufsatoo idil 🤣🤣🤣🤣💯
@MaxamedGuray-nb6bt
@MaxamedGuray-nb6bt Ай бұрын
Soomaalidi afkoodi way ilaaween
@maxamedcabdicumarmaxamedcabdic
@maxamedcabdicumarmaxamedcabdic 9 күн бұрын
Cabdi qani dadkan dacwad halagu ogu kadibna hala xukumo
@MohamedMuqtarMohamud
@MohamedMuqtarMohamud 2 ай бұрын
Ustaadow Waxaan kaa Sugaynaa Barnaamijkii "baro abwaankaaga" Iyo Beelaha Hawiye iyo ciisse Ee Inoo Soo gudbi ustaadow MAHADSANID🙏
@yasminosman1658
@yasminosman1658 2 ай бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@muzamilmuzamil8456
@muzamilmuzamil8456 2 ай бұрын
Abdiqaniyow sxb sida uu abwaanku sheegay erayga heesta kujira eedaad kalgacal adaa igu unkay waaye ee ma ahan adaa igu ugbay sida wareysi uu ku sheegay yam yam
@user-oe6ul9fj6n
@user-oe6ul9fj6n 2 ай бұрын
Abwanku wuxu yiri Eedaad jacayl Adaa igu unkaye weye E gabadhu adaa igu ugbay meelay ka keentay maqaan
@Matildaschannel-kx8rz
@Matildaschannel-kx8rz 2 ай бұрын
Ceeb ayay lugaha lagaleen.
@user-gf2pw5br3f
@user-gf2pw5br3f 2 ай бұрын
Barmaamujakani waa ku haysta
@abwaancolaadbariween7965
@abwaancolaadbariween7965 Ай бұрын
Waxaa ka waalan kuwa musiga u tumaya
@SamatarNour-gi6nw
@SamatarNour-gi6nw Ай бұрын
Kuwani waa fataaliin ee fanaaniin maaha 😂😂😂
@aaminanuur7335
@aaminanuur7335 2 ай бұрын
Edaad ee'ad maxaa kalagalay
@abdulahiahmed1986
@abdulahiahmed1986 2 ай бұрын
Yurub keenyo meelana kama qald
@user-oe6ul9fj6n
@user-oe6ul9fj6n 2 ай бұрын
Eraybay Marna qaladay Marka saxda Wana kan Garta odayada La ijoday baa Marna waxay leedahay Garta odayada Ka ajoobay baa
@mohamudsamantar1162
@mohamudsamantar1162 Ай бұрын
Waxba fanka Kama taqaanid abwaananada Somalidu intaas Waa ka badan yihiin Hadii Aadan garanayn isoo waydii Mataqaan abwaankii lahaa Baxsanay hargeysaay Mataqaan abwaankii lahaa Nayruusku Waa ciid Riwaayadii qalanjo qaybsami way day Waxaa matalayey Mohamed saleebaan,magool, abdikhadar xasan, maandeeq Mataqaan abwaankii lahaa Heesaha Galaydh,sheeko baraley, caynba cayn, iyo heestii Gobaad Iyo qaar kaloo badan hadii aad u baahatid
@user-oe6ul9fj6n
@user-oe6ul9fj6n 2 ай бұрын
ANNAGU HADDAN R/MUDUG NAHAY ADAAN,EEDAAN,EEDAAD 3DEX BAN U KALA NAQAN 1) AADAAN= ADDINKA SALADDA 2) EEDAAN= ARIGU MARKU KOR U CIYO 3) EEDAAD= MARKA XOOLUHU XANUUNSADAN AMA HARJADKA YIHIIN AMA HALA TUMAYO AMA NAFTU HAKA SII BAXAYSO,( EEDAAD=HARJAD).
@Idiris17
@Idiris17 2 ай бұрын
Aadaan iyo eedaad waa isku mid Io deegaana qaar qaylada riyaha markay naftu kasocoto kale waa eedaamaysa baa ladhahaa Tii adinki salaadana maahan
@AAAbdi-eb2of
@AAAbdi-eb2of 2 ай бұрын
Afsomsliga. Soo. Baro. Adoo. Qadaadweyn. Ahbaa. Raba. Inaad dadka. Wax. U. Sheegto
@abdihassan8244
@abdihassan8244 Ай бұрын
RAGANAA SUGAANTA KANTAROOLI KARA HEESAHA LABILILIQAYSTAY
@aaminanuur7335
@aaminanuur7335 2 ай бұрын
Waxkasta waad khaladay afsomali yaan lagugu cadaabin
@garaadqalinle8027
@garaadqalinle8027 2 ай бұрын
Wall iga sooqabo WhatsApp ama kaga isoo dir heeso badan oo la qaldaan hayaa iso qabo wall
@ahmeddirirnuur1335
@ahmeddirirnuur1335 2 ай бұрын
Earaga eedaan saas ayuu sax ku yahy lahjada konfyrta, neefbaa edamaya ayeey yirahdaan
@Gamboole
@Gamboole 2 ай бұрын
Magaca ganalka waxd ka dhgta ---- Qaladki Qarniga
@ahmedabdimm
@ahmedabdimm 2 ай бұрын
5 dumara/haween ah afka inaka toosi ducaqabe
@Idiris17
@Idiris17 2 ай бұрын
12:16 aqool sidu sharxay wa sax lkn mecne kaley leedahay waa maamulid wax dad kadhexeeya qofki sixun wax u qaybiya maxaa ladhaha aqool xumaa Halkaana sidaasu ugu jiraa ee cunto iyo xilli cunto lagama hadlayo san filayo
@aaminanuur7335
@aaminanuur7335 2 ай бұрын
Or Dhibta ma'u ilbixin fage dhibta ma u'urbixin Waxaba karagmaysan
@aidarousibrahim5550
@aidarousibrahim5550 2 ай бұрын
Muqaalka iska hagaaji sxb, sida kale aad ayaad wakhti u galisay
@Bytity35
@Bytity35 Ай бұрын
Adaa igu ugbay = igu abuuray ( i geliyay jacaylkaaga ) Dhibta maw uur bixin ( iga saar calloolyowya, murugada iyo isla- hadalka jacaylkaaga ee iga gudoon iyadoo ubax oo kale ah )
@Bytity35
@Bytity35 Ай бұрын
Af aan saa loo lafa gurin ma kobco. Shaqo wacan ayaad haysaan. Halkaa ka wada:
@Bytity35
@Bytity35 Ай бұрын
Suugaanta soomaalida ayay Dhoocilo ka yihiin. Bal wax aadan lahayn Maxaa kuu geynaya. !!!
@hassanhussein272
@hassanhussein272 2 ай бұрын
Waxan maalaa yacniga ahee afka yuubbani muxuu ahaa kkkk ma moodaa inuu dadka xadiis ama aayad quraanoo la khalday ku haysto, waar wuxu waaa hees markeedii horeba maalaa yacni bay ahayd , kkk ka sameeyeyna wax ma samayn ta si wanaagsan u qaadayna wax weyn may samayn kkkk xaaji afyuuboow waxba meesha kuma haysid
@mowlidkhayre1007
@mowlidkhayre1007 2 ай бұрын
Waxiiba meelkalay la,aadeen saasooy tahayna danbi bay kugalayaan waxaad qaladay danbina kuguro waa yaab
Heesta Dalsankii Widhiidh Oo 12 Fanaan Kufsadeen
16:01
Qarniga Hadalka
Рет қаралды 28 М.
Q: 1aad Mucjisada Af-Soomaalida
28:15
Qarniga Hadalka
Рет қаралды 12 М.
ROCK PAPER SCISSOR! (55 MLN SUBS!) feat @PANDAGIRLOFFICIAL #shorts
00:31
Khó thế mà cũng làm được || How did the police do that? #shorts
01:00
孩子多的烦恼?#火影忍者 #家庭 #佐助
00:31
火影忍者一家
Рет қаралды 44 МЛН
DAAHIR CALASOW OO SI LIVE AH U OOYAY QISADA GABAR😭😭😭😭😭
35:47
Jacayl Buka & Nin Beerka Ku Socda  Waa FAAF REEBKA FANKA
35:07
Qarniga Hadalka
Рет қаралды 19 М.
CODKA UBAX: Fanka & Suugaanta - Nimcaan "Qays Galbeed"
33:11
Codka Ubax Podcast
Рет қаралды 8 М.
Heesta Ugaaso Oo 12 Fanaan Dhulka Ladhaceen
15:50
Qarniga Hadalka
Рет қаралды 16 М.
Qalbi Tuunbo Noqday !! Ayaa lagu Heesay
33:38
Qarniga Hadalka
Рет қаралды 4,6 М.
ROCK PAPER SCISSOR! (55 MLN SUBS!) feat @PANDAGIRLOFFICIAL #shorts
00:31